-
Content Count
17,714 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Maanta oo ay tariikhdu tahay 14 May 2020, Wasiir Fawziya Abikar Nur ayaa ku dhawaaqday tirada xaaladaha cusub ee caabuqa #COVID19 in ay tahay 65 xaaladood oo lagasoo xaqiijiyay 5 Maamul Goboleed oo kala duwan. Maamulka Koonfur Galbeed ayaa laga xaqiijiyay 24 xaaladood, Maamulka Somaliland 14 xaaladood, Gobolka Banaadir 13 xaaladood, Mamulka Puntland 13 xaaladood iyo Maamulka Jubaland 1 xaalad. Wadarta guud ee xaaladaha cusub ayaa noqoneyso 1,284 xaaladood, waxaana geeriyooday 1 bukaan, halka ay bogsootay 5 bukaan. Wasiirka ayaa aad u adkeysay ahmiyada ay leedahay ka hortagga iyo feejignaanta si bulshada ay uga badqabto caabuqa waxyeelada weyn leh, waxaana ay ku boorisay bulshada in ay u midoobaan la dagaalankiisa ayna hal meel uga soo wada jeestaan ayagoo ku dadaalayo dhaqan gelinta siyaabaha looga hortaggo caabuqa oo ay Wasaaradda Caafimaadka iyo quburada caafimaadka ay ugu baaqaan. -
Rabi ha u wada raxmado halyeygii u soo halgantay dalkeena Soomaaliya iyo Aabiyaashii Gobonnimodoonka. Taariikhda SYL Billow illaa Dhammaad Cali Xasan Maslax(Berdura), waxaa uu ka mid ahaa 13-kii dhallinyaro ee aasaastay ururkii SYL, isagoo 80 jir ah ayuu 2002-dii Cabdicasiis Gurbiye ugu waramay magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelada Hoose. Dhallinyaro Kala Fikir ah: Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed waxaa la aasaasay 1943-dii, waxaa ay ahaayeen dhallinyaro da’doodu u dhxeeya 15-21 jir, koox Suufiyo oo Aways iyo Qaadiriya ahayd sida {Dahir Xaji Cusman Dhagawayne, Maxamed Xirsi Nuur Sayidiin, Cusmaan Geedi Raage iyo Maxamed C/llaahi farax xayeysi. Koox kale oo aqoon yahan ayaa ku jiray aasaasayaashii SYL sida {Yaasin Xaaji Cusman, Maxamed Cali Nuur} iyo koox 3-aad oo aad u yaraa sida Cali Verdura, Dahir Dhagaweyne iyo iyo Maxamed Hilowle, sidaa waxaa xaqiijiyay Cali Verdura. Dalka Sidee Buu Ahaa: Xilliga la dhisayo SYL, Soomaaliya waxaa ay ku jirtay gumeysi ba’an gaadiidka gadaal ayaa laga raaci jiray, shaneemooyinka gadaal ayaa laga fariisan jiray, si looga hortago gumeystaha ayaa waxaa la dhisay naadigii SYC oo loola jeeday in lagu qaldo gumeystaha. Habeenkii la dhisayey Leegada ma wada joogin 13-ka dhallinyaro, balse nasiib wanaag Cali Verdura waxaa uu ka mid ahaa kooxdii joogtay, Waxaa SYL lagu dhisay guri ku yaalla Wadada Via Roma ee magaalada Muqdisho. Dastuurkii SYL: Yaasiin Xaaji Cusmaan ayaa dhallinyarada soo hor dhigay barnaamijka xisbiga, qodobadii ugu muhiimsanaa waxaa ka mid ahaa: -In Soomaaliwayn la isu raadiyo, -Qaabyaaladda iyo Dariiqooyinka laga fogaado. -In dadka wax la baro. Waxaa halkaas lagu doortay 3 qof oo aqoon lahayd, kuwaas oo kala ahaa: -Cabdulqaadir Shiikh Sakhaawodiin – Guddoomiye -Xaaji Maxamad Xuseen – Guddoomiye-xigeen -Yaasiin Xaaji Cismaan.-Xoghayaha guud ee ururka SYL Geesiyaddii SYL: Magacyadii 13-kii Dhallinyaro waa: C/qaadir Sheekh Saqaawadiin, Max’ed Xirsi Nuur {Siidii}, Yaasiin Xaaji Cismaan Sharmaarke, Xaaji Maxamed Xuseen Max’ed, Cismaan Geedi Raage, Dheere Xaaji Dheere, Daahir Xaaji Cusmaan , Cali Xasan Maslax ,Maxamed Cali Nuur, Maxamed Faarax Hilowle, Xaaji Maxamed C/llaahi {Xayeesi}, Huudoow Macalin Cabdulle iyo Maxamed Cusmaan Baarbe. Laga bilaabo 1943, waxaa Xisbiga laga furay gobollada Soomaaliya oo idil, waxaa batay taageerayaashiisii qeybaha kala duwan ee bulshada sida dhallinyarada, odayaasha, culimada, dumarka iwm. 1947 ayaa waxaa la go’aansaday in isbedel lagu sameeyo magaca Xisbiga, sanadkaas ayaa laga dhigay SYL. Waxaa xusid mudan in uu xanuunsaday Yaasiin Xaaji Cismaan kadibna uu xanuunkaas u geeriyooday, Waxaa uu ka dardaarmay sida la sheegay in jagadiisii lagu bedelo Cabdullaahi Ciise Maxamud. Dhacdadii 11ka Jannaayo 1948 11 Janaanyo 1948: Waxaa dhacay dagaalkii Ha noolaato, maalintaas waxaa dibad bax ka dhacay magaalada Muqdishu. Dhacdadaas dadkii Soomaalida ka shahiiday waxaa ka mid ahaa Xaawo Taako oo astaan u noqotay gumeysi diidka iyo midnimada. 11-kii Janaayo 1948-dii waxaa dalka soo booqanayey guddi UNada raacsan oo ahaa dalalkii ku adkaaday dagaalkii labaad ee Aduunka sida Maraykanka, Ingiriiska, Faransiska, Ruushka, iyo Talyaniga. Maalintaas waxay adeegsadeen dadka daba-dhilifka ah. SYL, waxaa ay sameeyeen tab la yaab leh, boqolkii qofba waxaa loo dhiibay hal hogaamiye , labo calanka sida iyo afar ilaalo ah…Cali Berduda oo taariikhdan aan ka qornay waxaa uu sheegay in isaga callamada uu qeybiyay. Dagaalkaas Hanoolaato waxaa Soomaalida ka shahiiday 14 oo ay ku jirto Xaawo Taako, halka Talyaaniga laga dilay 52 Talyaani ah, waxaa gumeystihii lagu aruuriyay bilaajo Carab. Dhacdadii Dhagaxtuur: September 1949 ayaa waxaa furmay kalfadhigii golaha guud ee Qaramada Midoobay. kalfadhigaas ayaa laga sugayey inuu go’aan ka gaaro aayatiinka dalalkii Talyaanigu gumeeysan jiray oo ay Soomaaliya ka mid ahayd. Leegadu waxay New York u dirtay Cabdilahi Ciise Maxamud si uu u cabbiro Mawqifka Leegada . October 5, 1949 ayaa Leegadu mudaaharaad ka dhan ah Talyaaniga ku sameeysey goobta loo yaqaan Dhagaxtuur. Dagaalkan Dhagaxtuur, Waxaa uu dhex maray Soomaalida iyo Ingiriiska, dowladda Ingiriiska waxaa ay is bidday xoog, Waxaa ay bandow kusoo rogtay dadka, kadib waxaa Dhagaxtuur bilaabay Soomaalidii, dagaal is burbursi ah kadib,. Waxaa halkaas ku dhintay laba qof, waxaana ku dhaawacmay 50. Afar booliska Ingiriiska ah ayaa halkaas lagu dhaawacay. Labadaas dhacdo ee taariikhiga ah kadib, November 21, 1949 ayey Golaha Guud ee Qaramada Midoobay soo saareen go’aankiisii ahaa in Soomaaliya loo dhiibo Maamul Talyaani ah oo 10 sano ah, Qaramada Midoobayna ku ilaaliyaan. Xukunkii Daakhiliga: April 1950 ayaa maamulkii Talyaanigu la wareegay xilkii Soomaaliya, Waxaa Talyaaniga weheliyey Guddi ka kooban saddex dal: Masar, Philibin iyo Colombia oo wakiil ka ah Qaramada Midoobay, ilaalinayana sida Talyaanigu u fulinayo hawsha lagu aaminay. SYL waxaa ay sidoo kale ku guuleysatay 12ka Oktoobar 1954 in la taago calanka Soomaaliya kaas uu sameeyay nin SYL ka tirsan Allaha u naxariistee Maxamad Cawaale Liibaan. Madaxbanaani: Ugu Dambeyntii guushii halgankii waxaa la gaaray 1da July 1960 markii laba gobol oo xor ah oo Soomaali ah isu tageen oo dhiseen Jamhuuriyadda Soomaaliya. SYL, Waxaa ay ku guuleysatay dhamaan doorashooyinkii dalka ka dhacay intii u dhaxeysay 1954-1969-kii, waxaa ay dhiseen dhamaan xukuumadihii rayidka ahaa sida Xukuumadii Cabdirashiid Cali Sharma’arke, Cabdirisaq Xaaji Xuseen iyo Maxamed Xaji Ibrahim Cigaal, waxaa xilligaas dhacday doorasho dimoqoraadi ah tii ugu horeysay Afrika, waa markii uu Sharma’arke xilka kala wareegay Aden Cadde June 10, 1967-dii. SYL iyo Afgambigii Jaalle Siyaad: SYL 9 sano oo xukun Madani ah iyo doorashooyin xor ah ay wadeen waxaa afgambiyay Maxamed Siyaad Barre isagoo xiray madaxdii xisbiga uu ka mid ahaa Ra’iisul Wasaare Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal, Xisbigii SYL siyaasadda ayaa laga mamnuucay wixii maalintaa ka dambeeyay. Cali Berdura oo Inqilaabkaas uga sheekeeyay waxaa uu yiri“- Haa, waxaa jirtay in ay noo yeereen Maxamed Siyaad, Kulmiye, Gabayre iyo Caynanshe, waxay noo sheegeen in dalka ka dhacayo Inqilaab aan dhiig ku daadan oo dalka ay isbedel ka samaynayaan… aniga meel cidla ah ayaan ka istaagay waxaa u sheegay in taariiqda xusi doonto khiyaanada ay wadaan…waxaa igu xanaaqay Gabayre oo gacantooda ku sababsaday markii dambe….Siyaad Barre waa i xiray xitaa lacag uu ii balan qaaday aniga ayaa diiday…wax xil inaan qabto waligeey ma jeclayn, daacadnimo ayaan intaan ku soo gaaray adeer. SYL waxaa soo afjaray Maxamed Siyaad, waxaa uu mamnuucay xisbiga iyo dhamaan axsaabta kale, hogaamiyeyaasha SYL waxaa la dhigay kuwa la xiro, koox dalka isaga cararay iyo in kaloo tacab iyo Beeraley iska noqday sida Berdura. 73 kadib aasaaskii SYL, maanta da’da ugu badan Soomaalida waa inta ka yar 35 sano oo waxaa lagu qiyaasaa 75%, malaha hogaamiyeyaal, malahan ururo siyaasadeed, qabiil iyo kooxo kale ayaa kala jiitay, Waddaniyaddii ayaa meesha ka baxday, waxaana baahi loo qabaa dhallinyaro dalka ka bixisa qabyaaladda, 4.5-ka, kooxeysiga, shisheeye kalkaalnimada iyo dhamaan afkaarta dib u dhaca u keentay dalka…….Dalka waxaa uu u baahan yahay in la soo celiyo eraygii caanka ahaa “Soomaaliya, Soomaalibaa leh” iyo Dhallinyaro ku midowda danta guud ee dalka, dadka iyo diinta. Xigasho
-
Somalia: May 15th celebrating Somali Youth League (SYL) Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in Politics
Happy 15ka Maajo. Halgamayaashii gobonnimodoonkana Eebbe ha u wada raxmado. -
Happy 15th May. Rabi ha u wada raxmado Aabiyaashii Gobonnimodoonka.
-
SOL had been those sewage-dwelling parasites stress relieve therapy since 2001. Ha iska daac daacsadaan maxaa yeelay noloshee ka dhaceen wax kale ma haayaanee.
-
Deep down the sewage-dwelling vermins in boosaneero think every gobol of Soomaaliya is like their dusty little tuulooyin and buulooyin. Their projections is unparalleled. Their insecurity is unparalleled as well, starting from claiming inay yihiin the garacyadii Reer Qureysh, to the illegitimate offspring of unknown habar Amxaar ah and to top the cake, orphans of British. Some of those sewage creatures even claim part Yahuud. They worship anything and everything foreign. Marka sidooda camal qashinka ah ayee moodaan in inta magaalo walba lagu soo bandhigo. We are secure and satisfied how magaalooyinka aan ku dhalanay, u dhalanay yihiin, hence no need istus tusid.
-
Somalis at liberty on when elections take place-Amb. Yamamoto The U.S will provide financial support for the upcoming elections but will not dictate when it should take place, the US ambassador Donald Yamamoto (pictured) has said. Ambassador Yamamoto told journalists during a virtual presser Thursday Somalis are at liberty to decide when the polls take place but noted holding elections on time was critical. “Election lies with the people of Somalia. If you want to decide to delay slightly, that is your decision,” ambassador Yamamoto said responding to a query on fears the ongoing COVID-19 might hamper preparations for the polls. “What the US is going to do is to provide you the best advice and also the best support. Whatever you wanna do we will support you 100%,” ambassador Yamamoto said noting the US had already set aside funds for the exercise. “We have money already committed now; about $6 million to run the election. We’re holding back about $4 million because we want to make sure that whatever we do it meets with the needs of the people of Somalia.” Somalia is set to hold parliamentary elections expected to be on a one person one vote basis October this year with a new president to be elected early 2021. Ambassador Yamamoto noted though it was critical to hold the elections on time, it was equally necessary to meet the requirements set in the constitution and agreed through political processes. These include ensuring a 30% quota for women and building the capacity of the electoral commission to effectively conduct the poll.
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Soomaaliya oo laga diiwaan-geliyay kiisaskii ugu badnaa oo ah COVID-19, maalin qura Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa waxay maanta shaacisay in dalka laga helay kiisaskii ugu badnaa ee maalin qura la diiwaan-geliyo oo ah bukaanno cusub oo qaaday xanuunka COVID-19, sida lagu sheegay war kasoo baxay wasaaradda caafimaadka. Warbixin maalinlale ah oo ay sii daayso wasaaradda ayaa lagu shaaciyay in laga helay waddanka maanta oo keliya 81 xaalad oo cusub oo lagasoo weriyay dhowr maamul oo hoostaga dowladda faderaalka ah iyo Somaliland. Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr. Fowsiya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in kiisaskaan cusub laga helay Muqdisho, Hirshabeelle, Jubaland , Puntalnd iyo Somaliland. Gobolka Banaadir ayaa waxaa laga diiwaan-geliyay 44 xaalad oo cusub, halka Jubaland laga xaqiijiyay 24 kiis, Puntland ayaa lagasoo sheegay 6 qof oo ah bukaan cusub, Hirshabeelle ayaa lagu arkay 2 xaalad , iyadoo Somaliland-na lagasoo weriyay 5 kiis . Xanuunkan ayaa aad hadda ugu fidayo Soomaaliya, waxaana wadarta guud ee dadka qaaday ay gaarayaan 1170 ruux, sida ku cad diiwaanka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Istustus, laakiin we will take anything that helps our people: Amiirka Dubai oo amray in si degdeg ah Soomaaliya loogu diro kaalmo ka caawisa covid19 iyo fatahaadaha Sheikh Mohammed bin Rashid Al Maktoum, Madaxweyne kuxigeenka, raiisel wasaaraha iyo amiirka Dubia, ayaa amar ku bixiyay duulimaad gargaar ah oo lagu taageerayo gaarsiinta qalabka hawo-mareenka iyo alaabada kale ee muhiimka ah oo lasiinayo Soomaaliya. Qalabkaan gargaar ayaa qayb ka ah ka jawaabida dagaalka COVID-19 iyo dadaallada gurmadka fatahaadda. Hay’adda International Humanitarian City (IHC) oo loo wakiishay inay gargaarkaan gaarsiiso Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay magaalada Muqdisho ka dejiso in ka badan 35 tan oo ah qalabka badbaadinta nolosha iyada oo la raacayo tilmaamaha Sheikh Mohammed bin Rashiid si loogu caawiyo kuwa ugu baahi badan xilligan adag. “Ilaa bilowgii sanadkan, in kabadan 200,000 oo Soomaali ah ayaa ku bara kacay gudaha ama ha ahaadeen musiibooyin la xiriira cimilada iyo iskahorimaadka. Waxaan ka baqeynaa in xaaladaha degdegga ah oo ay weheliso faafitaanka COVID-19 ay u horseedi doonto cawaaqib xumo, ilaa aysan jirin jawaab adag oo isku duuban oo ka socota bulshada caalamka iyo kuwa ka shaqeeya arrimaha bina-aadamnimada, ayuu yidhi, Nadia Jbor, Madaxa Xafiiska UNHCR ee UAE. UNHCR ayaa loo wakiishay inay dirto diyaarado iyo shixnado badda ah oo gargaar deg deg ah oo ay ka mid yihiin qalabka nadaafada iyo agabka hoyga si loogu caawiyo kumanaanka barakacayaasha ah ee Soomaaliyeed ee ay saameeyeen fatahaaduhu. -
And here it is from the mouthpiece: Al-shabaab oo shaaciyay inay madax furasho ka qaateen sii daynta haweeney u dhalatay Talyaaniga Afhayeenka al-Shabaab Cali dheere oo waraysi khadka taleefanka siiyay wargeyska Talyaaniga, La Repubblica ayaa u sheegay in kooxdu madax furasho ka qaadatay sii daynta haweenay samafal ahayd oo u dhalatay dalka Talyaaniga. Cali Dheere ayaa sheegay madax furashadaas inay u adeegsan doonaan si ay ugu maalgaliyaan wuxuu ugu yeeray Jihaadka Soomaaliya iyo gobolka Bariga Afrika. "Qayb ka mid ah lacagta waxaa loo isticmaali doonaa in lagu iibsado hubka loo baahan yahay in lagu fuliyo howlgallada Jihaadka," ayuu yidhi Afhayeenka al-Shabaab Cali Dheere. “kala badh ayaa lagu isticmaali doonaa arrimaha horumarinta ee ka socda iskuulada, cuntada iyo daawooyinka la siinayo dadka baahan, iyo barnaamijyo tababaro ah oo la siinayo Boliskayaga oo ilaaliyaya hirgalinta shareecada, ”ayuu raaciyay hadalkiisa. Af hayeenka ayaa xaqiijiyay in kabadan 10 qof ay kaqeyb galeen afduubkii loo geystey Silvia Romano, laakiin wuxuu dafiray howlgalka in ay qorsheeyeen hogaamiyaasha Al-Shabaab. Mar wax laga weydiiyay sababta aysan si fool xun ugula dhaqmin Silvia u ahayd badeecad qaali ah oo ay ka gorgortamaan. “Silvia waxay ahayd badeecad qaali noo ah inaan gorgortan ku galno., AlShabaabna way ixtiraamaan dumarka,” ayuu yidhi afhayeenka Al-Shabaab
-
I think Reer Turkiga did more than intelligence field they claim. They might have paid a ransom money, plus the victim herself reverted to Islam, which might have facilitated her release. Turkish intelligence agency rescues a kidnapped Italian citizen in Kenya Rescued Italian citizen Silvia Constanzo Romano is handed over to Italian authorities in Mogadishu, the capital of Somalia. Turkey’s National Intelligence Agency (MIT) has rescued an Italian citizen, who has been kidnapped in Kenya and taken to Somalia, as a result of coordinated efforts. According to the information obtained from Anadolu Agency's security sources, the Italian authorities made a request to MIT for the 25-year-old Italian citizen Silvia Constanzo Romano, who was abducted in the Chakama region of Kenya and taken to Somalia in November 2018. Thereupon, MIT started to examine the situation of Romano in December 2019. Activating the local intelligence network in the region, MIT first determined that Romano was alive. As a result of the coordinated work carried out with the relevant units of Somalia and Italy, Romano was rescued and handed over to the Italian authorities by MIT on Saturday in Mogadishu, the capital of Somalia. The Italian media reported that Romano volunteered at the aid organisation called Milelel Onlus in Africa and has been in Kenya for this purpose for some time. Italian media emphasised that Romano was rescued as a result of the operation carried out in cooperation with Turkish, Somali and Italian secret services. Italian Deputy Minister for Foreign Affairs and International Cooperation Marina Sereni confirmed the cooperation in a statement to Italian LA7 TV. "There has been cooperation with the Turkish secret service in the region to locate and take action at the right time," he said. Rescued from the operation held on May 8-9 after 18 months of captivity, Silvia Romano arrived at Ciampino Airport in the capital city of Rome by noon by private jet belonging to the Italian state. Romano, Italian Prime Minister Giuseppe Conte, Foreign Minister Luigi Di Maio and his family welcomed, while the 25-year-old girl thanked those who contributed to his rescue. Gunmen seized Romano, who was working for an Italian charity called Africa Milele, in northern Kenya in November 2018. No group claimed responsibility for the kidnapping, which brought fears of an upsurge in attacks by militants. Police and residents said at the time that the gunmen seized the young woman from a guesthouse in Chakama, a small town south of the border with Somalia and near the coast. The Somali militant group Al Shabab has periodically staged attacks in Kenya, including an attack on a university in April 2015 in which 148 people were killed. TRT World
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ayaa maanta u baahisay bulshada xaaladaha ku soo kordhay dalka ee caabuqa COVID-19. Wasiirka ayaa ku dhawaaqday tirada xaaladaha cusub ee maanta in ay tahay 81 xaaladood oo lagasoo xaqiijiyay 5 maamul goboleed oo kala duwan. Gobolka Banaadir ayaa laga xaqiijiyay 44 xaaladood, Maamulka Jubbaland 24 xaaladood, Mamulka Puntland 6 xaaladood, Maamulka Somaliland 5 xaaladood iyo Maamulka Hirshabelle 2 xaaladood. Wadarta guud ee xaaladaha la xaqiijiyey ayaa noqoneyso 1,170 xaaladood iyadoo ay bogsootay 5 bukaan. Majirin wax dhimasho ah 24kii saac ee lasoo dhaafay. Wasiirka ayaa la wadaagtay fariimo waciyigelineed dhammaan bulshada gaar ahaan dhalinyarada maadaama ay yihiin da’da uu aad u saameeyay caabuqa, in laga rabo inay muujiyaan taxadar aad u farabadan, ayna si ficil ah u dhaqangeliyaan siyaabaha looga hortago caabuqa. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Latest report: -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
War lagu farxo: Been fakatay run ma gaarto indeed. Dowladda dhexe helping its citizens. -
Unlike you with your cuqdad-ridden against your Soomaali capital city, nothing makes me proud and happy to see Muqdisho - a city I was born in, bred in, grew in, invested in - make a tremendous progress while you die of hatred inside to see it rise and shine. Waa isnaqaan yaa secessionist cuqdad dishay.
-
Somaliland region police steals cars belonging to khat dealers
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Beyond tuugnimo. I guess tuugnimo 2.0 version waaye. -
So she reverted to diinteena suuban, too and changed her name to Caasho. I am waiting the attacks from Talyaani media any day now. ______________________ Conversion to Islam not forced, says rescued Italian Rescued Italian aid worker Silvia Constanza Romano, who has embraced Islam, says she converted on her own will and not by force. Romano, 25, was abducted from Kenya’s southeastern coastal town of Chakama in November 2018. She was rescued on Sunday through joint efforts by Turkish, Somali and Italian intelligence services. "They assured me that I would not be killed, and so it was,” Romano told Italian news agency ANSA. On her conversion to Islam, Silvia said it happened mid-captivity. "It was spontaneous and not forced. In these months I was given a Koran and thanks to my captors I also learned some Arabic,” she said. “They explained their reasons and culture to me. My conversion process has been slow in recent months. There was no marriage or relationship, only respect." Italy's deputy foreign minister acknowledged Turkish cooperation during the rescue operation. “There had been cooperation with the Turkish intelligence service to locate her and take action at the right time,” Marina Sereni told LA7 TV channel. Xigasho
-
Cadnaan ee ku dhaheen. Laakiin magaalo madaxdii Soomaaliya ee Muqdisho maa degmooyinkii la barbardhigeysaa? Reer Hargeysa ilaa iyo hadda waxeeba sameysan karin la yihiin tubooyinkii biyaha guryaha ugu keeni lahaa. They have a severe lack of running water. All wixii xumaa ka dhacaaye Xamar, I had never seen guryaha badankooda Xamar ku yaalay oo biyo tuba la'aan ah, even during the heyday Cali Mahdi vs Caydiid conflict in '91, '92. Many of guryaha Xamar still had a running water. When I went back first time in 2003, all the houses I had seen had a running water 24 a day.
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Eastleigh residents protest containment measures A section of Eastleigh residents took to the street yesterday to protest restriction of movement in the area and appealed to the government to provide them with relief food. They say their livelihoods have been disrupted, leaving them with no means of generating daily income during the 15-day period that the State imposed cessation of movement starting May 6, 2020. They said they have not reported to their places of work since Friday last week, making it hard for them to provide for their families. Eastleigh Business Community General Secretary Ahmed Noor pointed out that whereas shop owners are counting losses due to lack of business brought about by the lockdown, it is their employees who are feeling the pinch most since they have nowhere else to gain income. “As business owners, we can weather the lockdown but what will happen to those who earn a living in Eastleigh such as house helps, car washers, trolley pushers, waiters, security guards and many more who depend on the Eastleigh economy to survive?” posed Mr Noor. He said that while closure of the business-hub was a good step in containing the spread of Covid-19, he called on the government to also carry out targeted mass testing across Nairobi to establish the true picture of the spread of the virus in the capital. He reckons that targeted mass testing will help in tracing people who work in Eastleigh but live in other parts in Nairobi. Area MCA Osman Adow also echoed the concern that many people who depend on Eastleigh for their livelihoods risk starvation during the lockdown. “We are not fighting the lockdown but I think our officers stationed at the various border points should be instructed to allow vehicles ferrying foodstuff in and out of Eastleigh to pass because if they ground them then this will put area residents at risk of starvation,” said Mr Adow. Even as they called for mass testing, the government last week ruled this out in areas such as Eastleigh and Old Town in Mombasa. Health Director General Patrick Amoth said targeted testing was only applicable in specific circumstances like when it is not possible to map contacts. Eastleigh, known for its shopping malls, eateries and a teeming population, has registered more than 67 cases of Covid-19.
