-
Content Count
17,710 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Kheyre oo arrimo muhiim ah kala hadlay madaxa WHO Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa faah faahin ka bixiyey kulan khadka telefoonka ah oo uu la yeeshay madaxa hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, Tedros Adhanom Ghebreyesus. Khayre oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa sheegay inay ka wada hadleen arrimo ku aadan cudurka faafa ee Covid-19 oo fara ba’an ku haya Somalia. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu uga warbixiyey xaaladihii ugu dambeeyey ee Coronavirus iyo sida ay u la taacaleyso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Dhankiisa Tedros Adhanom ayaa u ballaan qaaday xukuumadda federaalka Soomaaliya inay WHO si weyn uga gacansiin doonto dagaalka lagu jiro cudurka Covid-19. Kulankaan khadka taleefoonka ah ayaa ku soo aadaya, iyadoo haatan socdaan dadaallo oo ay dowladda federaalka ay ku dooneyso inay ku xakameyso fidista cudurkaasi. Soomaaliya ayaa waxaa laga diiwaan-geiyey kiisas gaaraya 671 qof, sida lagu sheegay warbixintii ugu dambeysay ee wasaaradda caafimaadka xukuumaadda federaalka. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Dowladda Soomaaliya oo deeq caafimaad ka heshay Turkiga Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd la wareegtay deeq caafimaad oo ka timid Jamhuuriyadda Turkiga, waxaana loogu tala-galay in xaaladda caafimaad ee waddanka wax weyn looga qabto. Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr Fowsiya Abiikar Nuur iyo wasiirka wasaaradda gargaarka iyo hortagga masiibooyinka ayaa la wareegay taakuladaasi caafimaad ee ka timid Turkiga. Waxaa sidoo kale madashada Soomaaliya ay ku guddoomeysay agabkaasi caafimaad joogay wasiirka arrimaha dibadda Amb. Axmed Ciise Cawad iyo safiirka Turkiga ee Soomaaliya, waxeyna dhammaantood sheegaan in qalabkaan uu yahay mid kusoo aaday waqtigii loo baahnaa. Deeqdan maanta Soomaaliya la siiyay ayaa waxaa kamid ah mashiinnada bukaanka ka saacido neefta oo aad dalka ugu yaraa iyo dharka ay xirtaan shaqaalaha caafimaadka xilliga ay la fal-galayaan bukaannada qaba xanuunka COVID-19. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo shaacisay kiisas cusub oo Covid19 Wasiirka wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay inaay sii kordheen dadka qaba cudurka Covid19, waxaana aay sheegtay in 48 saac gudahood laga helay 70 qof. Fowsiya Abiikar ayaa sheegtay in 67 qof aay joogaan gobolka Banaadir, 3 qofna aay ku suganyihiin Soomaaliland. Cudurka Karoona oo kusii faafaya Soomaaliya ayaa tirada guud ee laxanuunsan waxaay gaarayaan 671 qof. “24 saac waxaa soo kordhay 70 xaaladood oo cusub oo ah Covid19, 67 qof waxaay joogaan gobolka Banaadir, 3 qof waxaay joogaan Soomaaliland. Xanuunkan wuu sii faafayaa waxaana muhiim ah in laqaato talooyinka Caafimaadka oo maalin walba aan soo gudbino”. Fowsiya Abiikar. Dowlada Soomaaliya ayaa wada dadaalo aay ku xakameeyneyso cudurka, waxaayna sameeysaa wacyigalin, hasa-ahaatee dadka Soomaaliyeed ayaanan weli qaadan talooyinka kooxaha Caafimaadka. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Puntland: 12 qof oo cusub oo laga helay Covid 19 Wasiirka caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan ayaa xaqiijiyey inay korortay tirada dadka laga helay cudurka Covid19. Wasiirka ayaa cadeeyay in la baaray 20 ruux oo 16 kamid ah ay rag ahaayeen iyo 4 dumar ah, xanuunkana laga helay 12 qof oo 9 kamid ah ay rag ahaayeen iyo 3 haween ah, halka 8 ruux laga wayay. Da’dooda ayaa udhaxaysa 15jir ilaa 65jir Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan ayaa sheegay in tirada guud ee xaaladaha COVID-19 Puntland laga diiwaan geliyay ay noqonayso 23ruux, uuna hal bukaan ahna uu ugeeriyooday xanuunka. Puntland ayaa maalmihii uu dambeeyay uu hakad ku jiray arimaha baaritaanka cudurka Covid19, iyadoo maamulku ku mashquulsanaa gurmadka Qardho. Dhinaca kale, muwaadiniin Ethiopian ah oo ka tagay magaaladda Bosaso ayaa markii ay ku laabteen dalkooda laga helay cudurka Covid19, waxaana taasi ay sababtay in Ethiopia ay adkaysay in loogasoo gudbo xadkeeda. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
$1m for Qardho and nil to Bardhere puts to question FGS’ motive
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to qorane's topic in Politics
Reer Baardheere iyo deegaanada kale daadadka ku dhuftay wey heli doonaan caawintooda hadduu Rabi idmo. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Puntland oo shaacisay qofkii ugu horreeyey ee cudurka Coronavirus u geeriyooday Wasiirka wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Puntland, Dr. Jaamac Faarax Xasan oo warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa ka warbixiyey xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan cudurka saf-marka ah Covid-19. Ugu horreyn wasiir Jaamac ayaa xaqiijiyey in qofkii ugu horreeyey uu xanuunkaan ugu geeriyooday deegaanada maamulkaasi, wuxuuna tilmaamay in ruuxaasi oo looga shakisnaa cudurka uu dhowaan dhintay isaga oo ku jiray xaalad karantiil ah. Wasiirka ayaa carabka ku dhuftay in baaritaanka dheecaan laga qaaday ay u direen dalka Kenya, islamarkaana ay haatan jawaabta soo baxday lagana helay Covid-19, taas oo ka dhigeysa dhimashadii ugu horreysay xanuunka ee deegaanada Puntland. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in marxuumka uu ahaa qof da’ah, islamarkaana uu ku noolaa degmada Galdogob ee gobolka Mudug. Dr Jaamac Faarax Xasan wasiirka caafimaadka dowlad goboleedka Puntland oo hadalkiisa sii wata ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan deegaanada maamulkaasi inay qaataan talooyinka caafimaadka, si loo xakameeyo fidista Coronavirus. Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo marba marka dambeysa uu ka sii darayo cudurka Covid-19 ee Soomaaliya oo laga xaqiijiyey kiisas kor u dhaafaya 600 oo qof. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
DF: Qof kasta oo geeriyooda waxaan u aqoonsannahay inuu dilay cudurka Covid-19 Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Maxamed Xayir (Maareeye) oo ka hadlayey cudurka faafa ee Covid-19 ayaa sheegay in xanuunka uu yahay mid aan la yareysan karin, islamarkaana loo baahan yahay in si wadajir ah loola dagaalamo. Maareeye ayaa tilmaamay in kiisaska cudurka Coronavirus maalin kasta ay isa soo tarayaan, taasina ay muujineyso halista uu cudurkaan ku hayo Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dowladda federaalka qof kasta oo dhinta maanta ay aqoonsan tahay inuu dilay Coronavirus, sida uu hadalka u dhigay. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sababta ku sheegay in dadka dhimanaya maanta ay badankood u geeriyoonayaan cudurkan saf-marka ah ee Corona. Wasiirka ayaa sidoo kale carabka ku dhuftay in Qandha oo dhan ay tahay Coronavirus, isagoona ugu baaqay dadka inay ka fogaadaan qof-kasta oo Qandheysan. “Wuxuu dhahayaa qofka Malaariyo ayaa i heyso, Cagaarshow buu u dhintay dowladda Soomaaliya qof-kasta oo dhinta maanta waxay aqoonsan tahay inuu dilay Coronavirus, maadaana uu yahay majority -ga ugu badan.” ayuu yiri wasiir Maareeye. Magaalada Muqdisho oo ah meesha ugu badan ee kiisaska Coronavirus laga helay ayaa waxaa jira dad badan oo xanuunsan, islamarkaana sheegaya inay isku arkeen astaamo u eg kuwa Covid-19-, sida qandho, qunfac, kor xanuun iyo urta oo ka maqan, kuwaas oo hadana aan tagin gooba caafimaadka, si loogu saameeyo baaritaan guud. Xigasho -
And he is dead now. Tanzanian minister Augustine Mahiga dies at 72 Tanzanian Minister of Constitutional and Legal Affairs Augustine Mahiga has died aged 72, Tanzania president Magufuli has announced. The Minister reportedly died as he was being rushed to a medical facility from his Dodoma home. Details of what caused the sudden demise of the former United Nations special envoy for Somalia are still scanty. President Magufuli eulogized the Minister as dedicated hard worker who has served diligently in several top positions in and out of the country. Thousands of people across the world sent in their condolences shortly after the new broke including the United Nations, Somalia and the German Embassy in Tanzania. Xigasho
-
Hirshabeelle shenanigans
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Maxee isku heystaan horta labadaan Jowhar ku lagdagamaayo? Waqti la isjiid jiido lamaba joogo ma'ogi waxa ka qaldan. -
First, welcome to SOL. You can use the name Ilsan. It is a nice name with a beautiful meaning, especially for a women's shop.
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Xaaladihii ugu horeeyay ee Covid19 oo laga xaqiijiyay Koofur-Galbeed Soomaaliya Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Dr. Fowsiya Abiikar Nuur oo maanta ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee Covid19 ayaa sheegtay inaay sii bateen kiisaska Caronavirus ee Soomaaliya, waxaana kiisaska qaar laga helay maamulada Jubbaland iyo Koofur-Galbeed. Fowsiya Abiikar ayaa sheegtay in xaaladihii ugu horeeyay oo ah Caronavirus in laga helay deegaanada Koofur-galbeed, waxaana aay sheegtay in taasi aay sawir u tahay in xanuunkan uu ku faafay dhamaan deegaanada Soomaalida islamarkaana aay muhiim tahay in dadku aay qaataan talooyinka caafimaadka. “Maanta xaaladaha soo kordhay waxaay gaarayaan 48 qof, dadkaas 41 kamid ah waxaay joogaan gobolka Banaadir, 3 qof waxaay ku suganyihiin Jubbaland, sidoo kale 4 kamid ah waxaay joogaan Koofur Galbeed, kiisaskii ugu horeeyay ayaa laga xaqiijiyay koofurgalbeed taasina waxaay cadeeyneysaa in cudrkaan uu ku faafay gudaha Soomaaliya. Tirada guud ee laxanuunsan cudurka Covid19 waxaay gareeysaa 528 xaaladood” ayaay tiri wasiir Fowsiya Abiikar. Wasiirka caafimaadka ayaa markale ku celisay wacyigalinta Covid19, waxaayna sheegtay inaay muhiim tahay in dadku aay kala fogaadaan, sidoo kale waxaay ku baaqday in laga taxadaro dadka da’da ah iyo kuwa qaba xanuunada. Xaaladaha Covid19 ayaa kusii faafaya Soomaaliya waxaayna sameeyeen dhimasho badan, waxaana dadka geeriyooday guud ahaan aay gaarayaan 28 qof sida aay xaqiijisay wasaarada caafimaadka Soomaaliya. Xaaladaha Covid19 ayaa hore looga helay maamulada Soomaliland, Puntland iyo Jubbaland, hasa-ahaatee waa markii ugu horeeysay ee kiisaska Caronavirus laga helay deegnaada Koofurgalbeed Soomaaliya. Xigasho -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Death rate of COVID-19 intensive care patients falls from 58% to 10% in Turkey Health Minister Fahrettin Koca said Wednesday that the death rate of coronavirus patients in intensive care units has fallen from 58% to 10%. He added that Turkey has 5,849 filiation units currently on duty, these units have detected 468,390 people in the contact chain of COVID-19 patients. "This success does not mean that we will give up on measures but cling to them instead. We will continue measures throughout this month," he said in a press conference. A total of 7,428 health workers have been infected, he added. Turkey’s coronavirus death toll stands at 2,992. The number of patients in intensive care, as well as those intubated, also maintained a downward trend. Also, the country saw recovery figures hit another record high of 5,018 on Tuesday, bringing total recoveries to 38,809, with more than a third of all cases testing positive. Daily Sabah -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Wasaarada caafimaadka Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay faafitaanka Covid19 Wasiirka wasaarada caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur oo warbaahinta kula hadashay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay inaay soo kordheen xaalado cusub oo laxariira Covid19. Waxaana aay sheegtay in aay soo kordheen 54 qof. Wasiirka caafimaadka ayaa sheegtay in xaaladaha soo kordhay aay dhamaan joogan gobolka Banaadir, waxaana aay intaas ku dartay in tirada guud ee laxanuunsan Caronavirus aay gaarayaan 582 qof. Fowsiya Abiikar ayaa mar kale ku celisay inaay muhiim tahay in laqaato talooyinka caafimaadka si looga hortago cudurkan faafitaanka badan ee Covid19, waxaana aay shacabka ugu baaqday inaay ku dadaalaan ka fogaanshaha goobaha aay dadku ku badanyihiin iyo in lagu dadaalo nadaafada. “Xaaladaha soo kordhay waxaay gaarayaan 54 qof, dhamaantood waxaay joogaan gobolka Banaadir, hadda tirade guud ee dadka qaba Covid19 waxaay gaareeysaa 582 qof. Dadkeena Soomaliyeed waxaan u jeedinayaa inaay qaataan talooyinka wasaarada caafimaadka si aan uga hortagno Caronavirus” Sidaas waxaa tiri Dr. Fowsiya Abiikar. Dowladda ayaa sameysay qorshe guud oo lagu xakameynayo faafitaanka iyo saameynta kale ee COVID-19. Waxaa la hir-geliyay Isbitaallo lagula tacaalo bukaannada uu haleelo Feyruska Karoona, waxaana dalka soo gaaray qalab caafimaad oo dowladdu soo iibsatay. Covid19 ayaa ku faafaya Soomaaliya, waxaana inta badan baaritaanada laga sameeyaa magaalooyinka Hargeysa, Garawe iyo Muqdisho, waxaana aad u adag in lala socdo xaaladaha dadka ku nool gobolada kale ee Soomaaliya. Ilaa hadane majirto qorshayaal wasaaradu u sameeysay dadka kunool gobolada Soomaaliya si looga badbaadiyo Covid19. -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Somalia struggles with coronavirus as infections go undetected Six weeks after registering its first coronavirus case, Somalia on Monday had confirmed 480 infections out of 764 people tested for COVID-19, the highly infectious respiratory disease that has disrupted life worldwide. The figures, given to Al Jazeera by Dr Abdirizak Yusuf Ahmed, the person leading Somalia's COVID-19 response, raised major concerns that the actual tally could be much higher. "We believe we are missing thousands of cases," said Ahmed, incident manager of Somalia's task force. He explained that infections are going undetected because only highly symptomatic people are being tested, which also in part explains the number of positives given the sample size. Ahmed also said the country does not have the capacity to mass test. There are currently only three labs equipped to safely test for the disease, including one in the semi-autonomous state of Puntland and one in the breakaway region of Somaliland. "The number of tests these labs can process is very limited," said Justin Brady, the head of office for the United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) in Somalia. Doctors, community leaders, public health experts and staffers with humanitarian agencies spoke to Al Jazeera expressing worries that swaths of the population, especially in the capital, Mogadishu, might have been impacted by COVID-19. On Tuesday evening, the number of confirmed infections rose to 528. Hodan Ali, the durable solutions and humanitarian coordinator for Benadir Regional Administration, the region in which Mogadishu sits, said no organised system for recording information has been implemented across hospitals, clinics and facilities supported by international partners. One reason for this lapse, according to national chief medical officer Dr Mohamed Mohamud Fuge, is a lack of preparation. "We were not prepared for a pandemic. We are just starting now," he said. OCHA's Brady said that in terms of treatment, Somalia's health sector "has been reliant on humanitarian funding for decades to simply operate, with little development funding invested. "So the capacity is extremely low, though authorities, NGOs and the private-sector healthcare facilities are doing the best they can with the limited resources they have." Poor health infrastructure In Somalia, the challenge to contain COVID-19 is staggering. The country's health infrastructure has been gutted by decades of conflict and instability. A large part of the population lives in close quarters, while millions reside in decrepit settlements for internally displaced people without money to buy soap or access to regular running water. At the same time, staying at home is not a practical option for most informal workers who need to leave their homes daily to earn money and put food on the table. "Somalia comes top of the INFORM Global Risk Index with a vulnerability score of 8.9 out of 10. This makes it the country with the weakest capacity to cope with the added stress of a pandemic such as COVID-19 in the world," Iman Abdullahi, Somalia/Somaliland country director for CARE, a humanitarian organisation. "With a health system already at breaking point, shortage of personal protective equipment for health staff and deep-rooted stigma of those affected, if no urgent attention is given to this looming crisis, Somalia will likely suffer the effects of the pandemic more severely than many other countries - which has already been shown by the rapid spike in reported cases on a daily basis," Abdullahi said. While there is little conclusive data on the virus's spread, anecdotal evidence suggests that it is getting transmitted across Mogadishu. On social media, there are reports of concerns about neighbours, relatives and colleagues with the sickness. "The Ministry of Health is doing their best, but they are not equipped, and there is no system," said Abdisalaam Aato, a communications consultant and Mogadishu resident. "There is no tracking at all. The Ministry of Health is just telling us how many people died, they are not sharing with the public which area [in Mogadishu] is hit. It's scary. You see people dying." A health practitioner, who wished to remain anonymous, said there has been an increase in funerals in some neighbourhoods around the city. Another doctor, who also requested anonymity, said: "Many people are dying in their homes. It's either because the families of the sick think it's a mere common cold, or they're afraid hospitals will turn them away." Two of the 10 people interviewed did not allow their names to be used in this article, fearing reprisals from the government. All expressed an urgency that the severity of the situation in Somalia be made clear. "The federal government of Somalia has a history of cracking down on anyone who speaks out against its policies," said Abdullahi Hassan, Somalia researcher at Amnesty International. Al Jazeera reached out to the office of the prime minister and the information ministry, but did not receive a response by the time of publication. As of Tuesday, the country had registered 28 deaths related to coronavirus. Nineteen confirmed patients have so far recovered from the virus. Martini Hospital in Mogadishu is the only medical facility dedicated to treating COVID-19 patients. Due to its limited capacity, the hospital only caters to the most severe cases. Ali, the Benadir regional coordinator, said she believed the spread of the virus was in part due to a lack of education on the sickness and how to manage it, and in part because it was impossible to physically distance in a crowded city where most people have to go outside to make ends meet. She expressed frustration that her team of 370 community health workers trained to sensitise communities do not have protective equipment to travel to neighbourhoods to follow up on suspected cases and spread basic awareness about coronavirus. The government has set up a call centre where citizens can reach out for free to get information and advice - and the system has been widely successful, with Fuge, the chief medical officer, saying the centre got more than 8,800 calls in a period of 24 hours. Ali agreed the initiative had been a great support, but noted that a call centre alone was not sufficient to spread awareness nationwide. Somalia closed its borders in mid-March as part of measures aimed at preventing the spread of the pandemic. The government also imposed a curfew in Mogadishu earlier this month. Last month, Chinese billionaire and Alibaba cofounder Jack Ma donated coronavirus-related supplies to countries across the continent. Somalia received 20,000 testing kits, 100,000 face masks and 1,000 protective suits and face shields, which the government is expected to distribute to various states, according to the UN. In mid-April, Turkey also dispatched a plane with medical supplies. Police, meanwhile, should receive hygiene and information packs next week. Aljasiira
