Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,660
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Wararkii ugu dambeeyey kulan caawa ka socda Dhuusamareeb Wararka aan ka heleyno xarunta madaxtooyada Galmudug ayaa sheegaya in madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada ay mar kale caawa u socdo kulan kadib kulankii halkaas ku dhex-maray maanta. Kulankii maanta ayaa ku saabsanaa sidii loo jaangoyn lahaa qodobbada muhiimka u ah wadatashiga Heer Federaal iyo Heer dowlad Goboleed, hannaanka geeddi socodka siyaasadda doorashooyinka iyo Amniga Qaranka. Sida aan xogta ku helnay kulanka maanta ayaa doodo adag oo ku saabsan doorashada ay harreeyeen, ayada oo aanay jirin wax isfaham ah oo laga gaaray ajendeyaasha kulanka weyn ee la filayo inuu berri furmo. Kulanka caawa socda ayaa la sheegay in ujeedkiisa uu yahay in wixii maanta aan la isku fahmin xal laga gaaro, si kadib shirka si rasmi ah loogu furo berri. Ujeedada ugu weyn ee kulamadan ayaa ah in ayada oo wax la isku raacsan yahay la tago shirka weyn, maadaama uu yahay mid dadka oo dhan iyo warbaahinta u furan islamarkaana aan dood iyo buuq lagu muujin karin. Dhinaca wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Villa Somalia ay weli ku adkeysaneyso doorasho qof iyo cod ah iney ka dhacdo Soomaaliya 2020/2021-ka, taasi oo ah caqabadda taagan. Ilo ka tirsan mas’uuliyiinta la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi saacadihii tagay ayaa xaqiijiyey iney jirto kala aragti duwanaanshiyo ku saabsan qaabka doorashada oo u dhaxeysa dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah. Madaxweyne Farmaajo waxaa uu dadka la kulmay u sheegay in la gaaray xilligii Soomaalida go’aan ka gaari lahaayeen dadkii matali lahaa, isla markaana uu rajeynayo in riyadaas uu u dhabeeyo. Xigasho
  2. Mowqifka Farmaajo kadib kulamadii dhacay Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Villa Somalia ay weli ku adkeysaneyso doorasho qof iyo cod ah iney ka dhacdo Soomaaliya 2020/2021-ka. Ilo ka tirsan mas’uuliyiinta la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi saacadihii tagay ayaa xaqiijiyey iney jirto kala aragti duwanaanshiyo ku saabsan qaabka doorashada oo u dhaxeysa dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah. Madaxweyne Farmaajo waxaa uu dadka la kulmay u sheegay in la gaaray xilligii Soomaalida go’aan ka gaari lahaayeen dadkii matali lahaa, isla markaana uu rajeynayo in riyadaas uu u dhabeeyo. Arrintan ayaa loo fasirtay in madaxweynaha uu raadinayo waqti kordhin hey’adaha dastuuriga ah si ay u suuro-gasho doorasho qof iyo cod ah. Muddo kordhinta ayaa noqon karta inta ay guddiga doorashada dalbadeen ama ka badan oo ah ilaa laba sano. Dhankooda, madaxda dowlad goboleedyada ee la kulmay madaxweynaha iyo xataa xubnaha bulshada rayidka ah waxaa ay madaxweynaha u sheegeen in laga tashto jidka ugu haboon ee doorasho loo geli karo, loona baahanyahay doorasho la isla ogol yahay, oo waqtigeeda ku dhacda. Caqabaddan oo ka mid ah kuwa ugu weyn ee hortaagan inuu shirka furmo ayaa laga shaqeynayaa in laga gudbo, oo lagu qanciyo madaxweyne Farmaajo in xilligan aan laga gaarin doorasho qof iyo cod ah, loona baahanyahay in laga tashto badal fiican. Xigasho
  3. It is beyond sad. In kuwaas oo sheegto inay wax barteen and want to be national leaders inay tolkooda ku qasbaan shirar noocaan ah. It is not even odey dhaqameedka who want shirtoleedkaan. It is facilitated by kuwaan sheeganaayo inay dhiseen ururo qaran. At least four of them - Shariif, Xasan Sh., Geedi iyo Cosoble - created 'national' parties Soomaalida kale ku jirto and here they are in clan meetings. What do other Soomaalis, who are members of their parties, think this? No wonder some of them already left from those parties.
  4. Shacab Soomaaliyeed - ha joogaan Seylac ama Xaafuun ama Kambooni - dowlad dhexe oo awood balaaran leh ayee wada rabaan, inta qabyaalad ku sameysan ka ahayn. It is not about shaqsiyadeed ama qof. Dowlad dhexe salkeeda fidsan oo awood leh dalkeenana caalamka u matasho ayaa wada rabnaa.
  5. Farmaajo oo kulan dhacay caawa mar kale ku celiyey rabitaankiisa ah doorasho qof iyo cod ah oo dhacda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyey muhiimadda doorasho qof iyo cod ah in la xaqiijiyo xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed ay u leeyihiin in ay doortaan masuuliyiinta ay ku aaminayaan hoggaaminta dalka. Farmaajo ayaa hadalkan sheegay isaga oo hoggaanka ururada Bulshada Rayidka kula kulmay magaalada Dhusamareeb, wuxuuna uga warbixiyey hannaanka geedi socodka siyaasadeed ee dalka, dadaallada xasilinta dowladnimada iyo sii-amba-qaadidda qorshaha Qaran ee qabsoomidda doorasho daah-furan, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa Ururrada Bulshada Rayidka ah ku ammaanay sida ay ugu hanweyn yihiin in ay soo bandhigaan aragtidooda ku wajahan hannaanka doorashooyinka dalka. “Madaxweynaha ayaa Ururrada Bulshada Rayidka ah ku ammaanay sida ay uga shaqeyn lahaayeen in la xaqiijiyo xuquuqda muwaadiniinta Soomaaliyeed ay u leeyihiin in ay doortaan masuuliyiinta ay ku aaminayaan hoggaaminta dalka” ayaa lagu yiri qoraalka. “Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa uga warbixiyey hormuudka Ururrada Bulshada Rayidka ah dadaallada dowladda ee ku aaddan xaqiijinta xasilooni siyaasadeed, waxa uuna ku bogaadiyey sida ay ugu taagan yihiin muujinta aragtidooda ku aaddan dimuqraadiyadda iyo qabsoomidda doorasho hufan oo wakhtigeeda ku qabsoomta.” Ugu dambeyntii qoraalkan ka soo baxay Villa Somalia waxaa lagu yiri, “Dhankooda, Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa la wadaagay Madaxweynaha rabitaankooda ku aaddan doorasho qof iyo cod ah oo dalka ka hana qaadda, waxa ayna muujiyeen in ay qorshahaas ku garab taagan yihiin Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka.” Madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ayaa ku wada sugan Dhuusamareeb waxaana lagu wadaa in halakaasi uu uga furmo maalmaha nasoo aaddan wajiga labaad ee shirka wadatashiga, oo diiradda lagu saarayo arrimaha ku geedaaman ka wadashaqeynta siyaasadda dalka oo ay ugu horeyso doorashada soo socota.
  6. Cumar Filish oo laba jeer xanuun uga baaqday safarka Dhuusamareeb Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish, ayaa laba jeer uu xanuun uga baaqday safar uu ku tegi lahaa magaalada Dhuusomareeb. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay duqa Muqdisho uu shalay iyo maantaba ka baaqday safar uu ku aadi lahaa Dhuusamareeb, sababo la xiriira xanuunkan. Sidoo kale xogta aan ku helnay xanuunka guddoomiye Cumar Filish ma ahan mid darran, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan, ayada oo qaarkood ay sheegayaan inuu gaas ku kacay, halka qaar kalena ay sheegayaan inuu isku arkay qandho. “Waa xanuunsan yahay balse ma ahan mid darran, shalay iyo maantaba waan ka baaqanay safarka sabab arrintaan la xariirta,” ayuu yiri qof ka tirsan xafiiska guddoomiyaha gobalka Banaadir, oo codsaday inaan la magacaabin. Waxyaabaha adkeeyay in la helo warbixin dhameystiran oo xaaladda guddoomiyaha ah ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ah in Guddoomiyaha uu waayahaanba ku shaqeynayay gurigiisa maadaama uu dhismo ku socdo xarunta gobalka. Si kastaba, Cumar Filish ayaa la filayaa inuu berri u safro magaalada Dhuusamareeb kana qeyb-galo shirka madaxda dowladda federaalka ah iyo madaxda maamul goboleedyada. Xigasho
  7. Deni ma wuxuu bedelayaa mowqifkiisa ku aadanaa nooca doorasho ee dalka? Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa markale ka hadlay mowqifkiisa ku aadan hanaanka doorashada qof iyo cod ee ay waddo VILLA SOMALIA, isagoona muujiyey dabacsanaan badan oo ku aadan qorshahaasi. VILLA SOMALIA ayaa si weyn ugu adkeysaneysa inay dalka ka dhacdo doorasho ‘qof iyo cod ah’, taasi oo la rumeysan yahay inay qeyb ka tahay xeelad uu Farmaajo ku rabo muddo kororsi. Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa sheegay inuusan marnaba ka soo horjeedin in la raaco hanaanka doorasho ‘qof iyo cod ah’, taasi oo go’aamadii shirka madaxda maamulada lagu soo saaray inaysan marnaba suurta-gal aheyn. Deni ayaa si dad-ban usoo bandhigaya tanaasul dabacsanaan ah oo uu ka muujinayo qorshaha VILLA SOMALIA, inkasta oo uu sheegay in uu diidan-yihiin in la isku dhex qaldo qoorasho qof iy cod ah iyo nidaamka u baahan in laga gudbo ee 4.5. Sidoo kale waxa uu ka dhawaajiyey in daruufaha xiligan ka taagan gudaha Soomaaliya ee kamid tahay amnigu uu suurtagal ka dhigeyn in doorasho qof iyo cod ah oo Shacabka Soomaaliyeed ay doortaan cidii ay doonaan. Deni ayaa u muuqda qof kasoo dabcaya mowqifkiisa ku aadanaa nooca doorasho ee dalka, kaasi oo uu hore meel adag iskaga taagay. Hadalka Deni ayaa sidoo kale u muuqan kara mid laab xaadasho oo ku aadan shirka ay isku hor-fadhiisanayan madaxda sarre ee dowladda federaalka iyo cadeynta in Puntland aysan kasoo horjeedin hanaanka doorasho ee qof iyo cod ee baarlamaanku ansixiyey, balse xiligan caqabadaha ku gadaaman aysan saamaxayn. Xigasho
  8. Xog ku saabsan kulankii dhex-maray madaxda DF iyo madax goboleedyada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo uu wehliyo ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Dhuusamareeb ku yeeshay kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Kulankan ayaa ku saabsanaa sidii loo jaangoyn lahaa qodobbada muhiimka u ah wadatashiga Heer Federaal iyo Heer dowlad Goboleed, hannaanka geeddi socodka siyaasadda doorashooyinka iyo Amniga Qaranka. Kulanka waxaa ka qeyb galay Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Dani, Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan. Wararka aan ka helayo kulanka ayaa sheegaya inay u badan tahay in kulanka weyn ee looga hadlayo xilliga kala guurka uu dhici doono maalinta berri oo Talaado ah. Sidoo kale warar kale oo la isla dhex marayo, oo aan weli xaqiijin ayaa sheegaya in kulanka weyn ee berri dhici doona uu yahay mid hal maalin ah oo khudbado ay ka jeedinayaan madaxda, kadibna Guddi Farsamo oo heer Wasiiro Federaal iyo Dowlad Goboleed loo saari doono wada xaajoodyada, kaddibna la soo go’aamin doono kulan kale oo la isu imaan doonaan oo aan caddeyn halka uu ka dhici doono. Guddiga heer wasiir ee la filayo in la sameeyo ayaa la sheegay inay kasoo talo bixin doonaan hab doorasho oo dhinacyada ay isku raaci karaan oo dalka laga qbato. Kulanka maanta, ayaa ka dambeeyay kulamo gaar gaar ahaa oo xalay illaa shalay ay yeelanayeen Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxda dowlad Goboleedyada, waxaana kulankaas uu yahay mid Albaabada u xiran yihiin.
  9. Somalia resumes football season after suspension due to COVID-19 Somalia became the second African country after Tanzania to resume its domestic football season following a three-month suspension due to the COVID-19 pandemic. In March, the minister for youth and sports, Khadija Mohamed Diriye announced a halt to all sporting activities in the country shortly after the first COVID-19 case was reported in the country. The last game in the Somali Premier League to be played was a 2-1 away win for Mindimo against Jazeera on March 18. Following the resumption on Thursday, Horseed Sports Club beat Raadsan 4-0 while Mogadishu City defeated Elman 2-0 on Friday. Meanwhile, on Monday, Dekkeda thrashed bottom-of-the-table Rajo 4-1. Thursday and Friday’s matches had been scheduled to take place just before the suspension of the season. On Wednesday last week, the Somali Football Federation president Abdiqani Said Arab announced that all football competitions in the country will resume on Thursday after the federal government allowed a resumption of all sport in the country. The Somali Premier League became the first sport in the country to restart following the break. Senior Somali FA vice president, Ali Abdi Mohamed had said that a number of precautions had been taken to ensure the resumption of the league. These included having all matches played without spectators until further notice, a ban on pre-match handshakes, rearrangement of technical benches to ensure social distancing, provision of hand sanitizers and tissue paper and deployment of additional stewards and volunteers to enforce regulations. Horseed currently top the table with 25 points after 12 games followed by Mogadishu City and Dekkeda both on 24 points. However, Dekkeda has played a game more than Horseed and Mogadishu City. Jazeera and Rajo are ninth and tenth respectively with six and five points. Xigasho
  10. Hajj cancelation due to COVID-19 hurting Somali farmers With the annual Muslim pilgrimage to Mecca, or hajj, canceled this year because of the coronavirus pandemic, the socio-economic lives of Somalis have been dealt a serious blow. Livestock accounts for almost 80% of Somali export earnings, providing nutrition and income to more than 60% of the population, according to a report by the Food and Agriculture Organization. “I have to sell my animals whenever I hear there is a market right now. COVID-19 has really affected us who used to export animals all the way to Saudi Arabia for Hajj,” livestock trader Cabdi Axmed told Anadolu Agency at an open-air Barwaaqo-sooraan market in Hargeisa, Somalia. He is part of routine cattle exporters of goats, sheep and camels in Somaliland and noted the cancelation of the annual pilgrimage left the entire Somali livestock industry at a crossroads. Many traders who have a surplus of animals reared for hajj are facing challenges. “I have sold hundreds of thousands of cattle to Saudi Arabia in my lifetime, I have never seen anything like this where there are no markets here locally in Somalia and abroad,” exporter CabdiRaxmaan Burhaan told Anadolu Agency. Annually, millions of heads of cattle are slaughtered during the hajj season to feed more than 10 million pilgrims from 185 nations who travel to Mecca. “To meet demand Saudi Arabia imports over 3 million head of cattle during the Hajj Season – almost one million imported from Sudan, Somalia and Djibouti,” according to a 2019 report by the Veterinary Medicine and Science. “Right now we are battling with not only the coronavirus but also, water scarcity and droughts, which are all killing our animals, if the markets in Saudi Arabia were open then most of the healthy animals could have been sold for Hajj and we wouldn’t have incurred losses,” said Axmed. Livestock traders spoke of “empty pockets” because of the coronavirus. “We are very disappointed spiritually as pilgrims because even I wanted to travel to Mecca, our economy, our country relies on Hajj, so many lives are going to be ruined … maybe even lost because of this," said Axmed. With nothing in the pockets, there is “no way to feed our families. None of these traders have anything. We were all relying on the market," he added. The Somali economy has benefitted from the export of sheep and goats to the Arabian peninsula, cementing its position as a global leader in the export of cattle. But COVID-19 has greatly affected the market and spelled doom for hundreds of thousands employed in the industry. "In 2010, a total of two million three hundred and fifty-two thousand (2.352M) sheep and goats were exported through the Berbera port (including from Ethiopian sources). Of this total, one million six hundred and twelve thousand (1.612M), equivalent to 69% of the sheep and goats population, were exported between September and November for the Hajj festivities," according to a report by the African Unions Inter African Bureau for Animal Resources. Local businesses are keeping many afloat during these challenging times, though markets have been flooded with cheap livestock leaving traders counting losses. Xigasho
  11. 19 July 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya. > Laga Helay: 8 > Somaliland: 7 > Banaadir: 1 > Lab: 6 > Dhedig: 2 > Bogsasho: 5 > Dhimasho: 0 -------------------------------- > Tirada Guud Laga Helay: 3,119 > Bogsashada Guud: 1,457 > Dhimashada Guud: 93 Kala soco wixii faah-faahin dheeraad ah: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 Whatsapp: bit.ly/MoHSomalia
  12. Turkey's Erdogan visits Hagia Sophia after reconversion to mosque Turkish President Recep Tayyip Erdogan paid a surprise visit to Hagia Sophia just days before the first Muslim prayers will be held at the Istanbul landmark since it was reconverted to a mosque last week. In a quick visit billed as an inspection, Erdogan took stock of the conversion work, the president's office said on Sunday, providing images showing scaffolding inside the building. The Diyanet, the country's religious authority, said Christian icons would be curtained off and unlit "through appropriate means during prayer times". Authorities said last week the mosaics would be concealed with either curtains or lasers when the first prayers are held. In an interview with broadcaster NTV, presidential spokesman Ibrahim Kalin said on Sunday some mosaics of Mary and Gabriel that are positioned in the direction of Qiblah, where Muslims face during prayer, would be covered with curtains. He said other mosaics of Jesus and other Christian figures did not pose an obstacle for Muslim prayers because they are not located in the direction of Qiblah. But he did not say whether they would remain uncovered at all times. Outside prayers, Hagia Sophia will be open to all visitors and tourists and all mosaics will be uncovered, authorities have said. It was unclear whether Erdogan planned to be among some 500 worshippers set to attend Friday prayers. Turkey's top court paved the way for the conversion in a decision to revoke the edifice's museum status conferred nearly a century ago. Xigasho
  13. Unlike the sewage-dwelling drug addict vermin on here, I am firmly aware. Alas you are defending cow-worshiping Hindus destroying majaadido now. But waa lagu yaqaanaa certain society of Soomaalis to defend and follow anything and all foreign, including diintooda, bilaa xishood iyo akhlaaq la'aan. Nothing new.
  14. ...all meet in the name of one clan. In the year of 2020. What is even funny is that none of them trust one another. In fact, it was three of them - Shariif, Xasan Sheekh and Cosoble - who could not tanaasul one another in 2017 selections. They did not trust then and they certainly do not trust one another now. ___________________ Khilaafkii Shirka beelaha *** oo xal buuxa laga gaaray Khilaaf ka dhashay qaban-qaabada shirka Beelaha **** oo u dhaxeeyay siyaasiyiinta iyo dhaqanka beesha, ayaa ugu dambeyn galabta laga gaaray heshiis buuxa oo horseedi doona in shirka la qabto. Shirkan oo la filayey inuu dhaco 13-kii July ayaa baaqday kadib markii xubno ka tirsan beesha oo ku xiran Villa Somalia ay horseedeen khilaaf qorshuhu ahaa in shirka lagu baajiyo. Kullanka waxaa ka qeyb galay; Cali Ugaas Cabdulle, Cali Mahdi Maxamed, Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud, Muuse Suudi Yalaxow Ugaas Maxamud Cali Ugaas, C/qaadir Macalin Nuur, Cali Maxamed Geedi iyo xubno kale waxaana isku cafiyey Ugaas Maxamuud Cali iyo Muuse Suudi. Kulanka oo ka dhacay xarunta Macallin Nuur ee degmada Hodan, ayaa waxaa si wadajir ah loogu ballamay in laga shaqeeyo habsami u socodka shirka guud ee Beelaha ***, kaasoo dhowaan furmi doona. Dadaalada lagu xaliyay kala aragti duwanaanta iyo madmadowgii ka jiray qaban qaabada shirka ayaa waxaa hormuud u ahaa Madaxweynayaashii hore, Imaamka, Ugaaska iyo Khaliif Cabdulqaadir Macalin Nuur. Xalka laga gaaray khilaafka guud ee beesha ayaa yimid kadib markii sidoo kale xalay la xaliyey khilaaf gaar ah oo u dhaxeeyey Senator Muuse Suudi iyo Ugaaska *** Ugaas Maxamuud Cali Ugaas. Mudane Xassan Sheikh Maxamuud iyo Mudane Shariif Shiekh Axmed oo ah laba Madaxweyne oo xilka isaga dambeeyey haatanna hoggaamiya Madasha Xisbiyada Qaran ayaa mas’uuliyiintan ku booriyey in laga wada shaqeeyo sidii loo mideyn lahaa loona walaaleyn lahaa bulsha weynta gobolka. Waxaa la filayaa in dhowaan dib loo shaaciyo waqtiga kale ee uu qabsoomi doono shirka beesha ****.
  15. Sacuudiyaankii u niikinaayo cadowga Islaamka. I guess in la jar jaro ayuu ka cabsanaayaa qoraaga waxaan hoose qoray hadduu amaano madaxweyne Rajab Dayib Erdogan. _____________________ Hagia Sophia and Erdogan: The debate of ideologies and cultural identities It was actually interesting that Turkish President Recep Tayyip Erdogan exhausted his options in his quest for what is called, in political marketing, “crisis migration strategies.” He drew the attention of Turkey and the world to the issue of the Hagia Sophia by deciding to convert the Byzantine church-turned-museum into a mosque. This decision has been condemned by the world, especially the UN, which issued a statement deploring the move and considering it an illegal one that is a cause for regret. UNESCO Director-General Audrey Azoulay also informed the Turkish representative that Hagia Sophia is part of the “historic areas of Istanbul” and is officially on its World Heritage List. She described it as an architectural masterpiece and a unique testimony to interactions between Europe and Asia over the centuries. “Its status as a museum reflects the universal nature of its heritage and makes it a powerful symbol for dialogue,” she said. Erdogan’s move was driven by his greed for jumping over his internal crises, the results of his recklessness in the Syrian and Libyan cases, his support for extremist organizations, exporting terrorists to regions of tension, and the fragility of Turkish diplomacy because of his actions with everyone, including Europe, with which he has no hope for any future ties. There is much clamor and delusion surrounding the issue of the Hagia Sophia due to Erdogan’s recruitment of certain media — including Al Jazeera and its online sisters — to support his stance, while historical facts and tolerant and moderate Islamic concepts that contradict this behavior are lost. His behavior not only reflects diplomatic recklessness, but is also an affront to the concept of Islam. It incites conflict between civilizations and ignites waves of Islamophobia. It echoes the behavior of extremist and terrorist groups, which employ provocative approaches and play the cards of historical components, monuments, and civilizational issues. Continue reading this hunqaac
  16. Culture and Tourism Ministry hands over some services at Hagia Sophia to Diyanet Turkey’s Culture and Tourism Ministry has handed over the management of some services at the Hagia Sophia to the Presidency of Religious Affairs (Diyanet) after its conversion into a mosque from a museum late last week. “As it used to be, it will be open to domestic and foreign tourists. Moreover, with the order of our president, restoration works and budgets have been increased massively. We are speeding up restorations with very significant budgets,” Culture and Tourism Minister Mehmet Nuri Ersoy said in a protocol ceremony. Ersoy and Diyanet head Ali Erbaş on July 16 signed a cooperation protocol on “Protection, Development, Promotion and Management Activities to be carried out in the Hagia Sophia Kebir Mosque Sheriff.” According to the protocol, religious services at the Hagia Sophia will be carried out by the Diyanet, and preservation activities will be carried out by the Culture and Tourism Ministry. Ersoy also stated that the Hagia Sophia will be open to tourists free of charge. The main principles for the protection of Hagia Sophia have been determined by the protocol, he said. “It has been once again signed that the preservation of the historical and cultural aesthetic values of the mosque will be realized,” Ersoy noted. “Religious services in the Hagia Sophia Mosque will be carried out by our Diyanet. We will fulfill protection and restoration. Nothing has changed,” he stated. “Hagia Sophia will continue to serve all humanity,” Erbaş said for his part. He added that they were working to preserve the heritage “in the best way,” in cooperation with the ministry and General Directorate of Foundations. Xigasho
  17. Dowladda Soomaaliya oo soo saartay DIGNIIN ku socota dadka ka safraya Muqdisho Wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay uga digtay dadka ka safraya Muqdisho in shahaadada caafimaadka ee safarka ee Covid-19 aan laga qaadan karin meel ka baxsan sheybaarka qaranka ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda ayaa sidoo kale sheegtay in waraaqaha shahaadada safarka ee la xiriirta Covid-19, ee laga soo qaato goobo ka baxsan sheybaarka qaranka ay u aqoonsaneyso waxba kama jiraan baalmarsan hanaanka baarista ee Covid-19. Sidoo kale waxa war-saxaafadeedkaasi lagu sheegay in xarunta Sheybaarka Qaranku ay heysato aqoosiga baarista COVID-19, isla markaana ay leedahay tiraac iyo sumadda sheybaarka dhexe ah. War-saxaafadeedka ayaa waxa kale oo lagu xusay in wasaaraddu diyaarisay hab online ah oo lagu hubinayo in qofka wata shahaadada uu ka soo qaatay sheybaarka dhexe oo lagu diyaariyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Ugu dambeyntiin waxa lagu sheegay war-saxaaafadeedkaasi in isbitalaada De Martino iyo Banaadir ee magaalada Muqdisho ay yihiin kuwa ay kasoo qaadan karaan dadka safraya waraaqaha caafimaad ee safarka, kuwaasi oo la xiriira cudurka Covid-19. Waxaana xusid mudan in Wasaaraddu aysan marnaba cadeyn in wax kharash ah laga rabo qofka baaritaanka Covid-19 maraya si uu dalka uga safro, iyada oo baaritaanka cudurkaasi uu hore u ahaa mid bilaash ah. Digniinta Wasaarada ayaa imaneysa xili dadka ka safraya garoonka magaalada Muqdisho lagu xiro waraaq cadeynaysa bad-qabkooda ku aadan cudurka Covid-19, iyada oo dalalka ay u safrayaana uga baaqsada galida karantiil todobaadyo ah.
  18. Jawar Mohammed investigation allowed 13 more days A court in Lideta, Addis Ababa, allowed police on Thursday 13 more days to finalize an investigation on Jawar Mohammed, owner of Oromia Media Network and one of the leaders of Merera Gudina led Oromo Federalist Congress, according to a report by Ethiopian News Agency(ENA). Police told the Court about the role that Jawar had in the ethnic and religious-based “violence” (observers say it was an act of ethnic cleansing, not violence) in the Oromo region of Ethiopia soon after the killing of Ethiopian Singer Hachalu Hundessa in late June 2020. Oromo Regional State Police reported that 181 people have been killed in the Oromo region of Ethiopia, and firearms seized from a group that Jawar leads are illegal. Other sources report that the number of people killed in the attack is at least 240. Nearly three hundred are wounded, and hundreds of residential homes and businesses, mostly belonging to followers of the Ethiopian Orthodox Church were destroyed. Apart from having a role in what the police called “violence,” Jawar is being investigated in connection to the incident in the capital Addis Ababa in the days following the assassination of Hachalu Hundessa on June 29. Police told the court that a crowd that Jawar led forcefully tried to enter the Oromia region Prosperity Party office, with the coffin of Hachalu Hundessa, which led to the killing of one police force. A policeman was shot dead and three others wounded in the ensuing scuffle with the security forces. The court is told that the incident happened because of the order that Jawar Mohammed gave to his followers. The family and parents of Hachalu Hudessa wanted the body to be laid to rest in Ambo town, the birthplace of the singer. Police also told the court that it had gathered evidence that Jawar made phone calls, apparently to different parts of the Oromo region of Ethiopia where he is believed to have hundreds of thousands of followers, inciting protests. It is also said that 14 investigative teams are carrying out further investigation and additional evidence is being gathered. In late October 2019, at least 86 people were killed, and hundreds wounded in the Oromo region of Ethiopia after Jawar Mohammed wrote a facebook update claiming that his life is endangered as the government withdrew security forces. The government of Abiy Ahmed received widespread criticism for failing to hold him accountable for the loss of lives back then. Now, many seem to be nodding to Abiy Ahmed’s administration move to enforce the rule of law in Ethiopia although there seems to be skepticism that radical forces within Abiy Ahmed’s government might arrange for the escape of Jawar Mohammed from prison. Xigasho