-
Content Count
17,651 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Latest xeerar passed by baarlamaanka dhexe
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Maryooleey wali uma bislaan ka doodida arrimaha waxaas ku saabsan. -
Latest xeerar passed by baarlamaanka dhexe
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Beesha caalamka iyo QM oo walaac ka muujiyey ‘isku day uu wado’ gudoomiye Mursal Qaramada Midoobey iyo xubnaha kale ee beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujiyay isku day ay sheegeen in baarlamaanka Soomaaliya lagu horgeynayo hindise sharciyeed “qaladaad badan leh” oo ku saabsan dambiyada galmada. Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa shaki badan ka muujiyay sax ahaanshaha hindise sharciyeedkaas, oo baarlamanka uu maanta diiday inuu ka doodo, kaasi oo ay ku sheegen inuu ogolanaayo guurka caruurta, kana hor imanaya heshiisyada caalamiga ah. Qoraal kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu xusay inay u gudbiyeen Gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal walaaca ay arirntan ka qabaan. “Qaramada Midoobay iyo saaxiibadeeda kale ee Soomaaliya ayaa guddoomiye Golaha Shacabka Maxamed Mursal u muujiyey walaaca ay ka qabaan isku deyga miiska lagu soo saaray sharci cusub qaladaad badan leh, kaas oo oggolaanaya guurka carruurta, kana hor imaanaya heshiisyada caalamiga ah ee arrintaasi la xiriira,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Xafiiska QM oo ay ku baahisay barteeda Twitter-ka. Waxa kale oo lagu yiri qoraalkaasi “Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa uu ku boorinaya golaha wasiirrada dalka in ay dib usoo celiyaan Hindise-sharciyeedka Dembiyada Galmada ee Asalka ah”. Walaaca Qaramada Midoobay ayaa kusoo aadaya xili ay maanta diideen Xildhibaanada Golaha Shacabku ansixinta Ajendaha kulanka maanta oo lagu sheegay inuu ahaa Mashruuc sharci oo ah akhrinta Koowaad ee Hindise sharciyeedka Dambiyada la xiriira Galmada. Waxaana kulankii maanta ee golaha ka dhashay buuq badan oo looga soo horjeedo hindise sharciyeedkasi, oo ay xildhibaanada qaarkood ay meel adag iska taageen arrintaasi oo ay sheegen inuu ka hor imanayo Diinta Islaamka. -
Importing jaadka should immediately be stopped
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Kuukuuyadaan ma quustaan. -
Erdogan posts Aya Sophia song - No Somali
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Peace Action's topic in Politics
Aawey Soomaalidii Turkiga joogay. They should have contributed. But I guess Turkiga's historical neighbouring communities' languages ayee soo xusheen. -
On the road to Bu'aale
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ciidamada dowladda oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay Jubadda Hoose Ciidamada kumaandooska Danab, gaar ahaan ururka 5-aad ayaa waxay sheegeen in howl-gal saacadihii lasoo dhaafay ay ka fuliyeen Gobolka Jubadda Hoose ay kula wareegeen deegaanka birta dheer oo 60KM u jira magaalada Kismaayo. Taliyaha guutada 16-aad G/le Ismaaciil cabdiqaadir Maalin ayaa waxa uu sheegay in ciidamada dowladda hadda ay maamulayaan deegaanka ay la wareegeen. "Wuxuu ahaa howl-gal si wanaagsan loo diyaariyay, ururka 5-aad ee guutada 16-aad waxay xaqiijeen guulo waaweyn" ayuu u sheegay warbaahinta. Wuxuu intaa ku daray iney sii wadi doonaan dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab. Dhinaca kale ma jiraan war kasoo baxay Al-shabaab oo ay uga hadlayaa guulaha ciidamada dowladda ay sheegeen. Xigasho -
Arbitrary arrests of civilians in Somaliland region thread
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
The wretched secessionists are always and will always be weak. That is why Soomaalida ugu cararaan, shisheeyana iskugu dhajiyaan - to Carabs to Ingiriis to Xabashis to... - because deep down they know they are cowardly weak and insecure. -
Arbitrary arrests of civilians in Somaliland region thread
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Gabadh Hargeysa loogu xiray Calanka Soomaaliya dartii Marwo Degan Miiraash oo ah Hooyo dhashay afar caruur ah ayaa isbuucii labaad ku xidhan Saldhiga dhexe ee Magaalada Hargeysa, waxaana loo haystaa in ay qolka hurdada ee gurigeeda ku sharaxatay Calanka Soomaaliya . Degan ayaa qolkeeda hurdada ku gogoshay calanka Soomaaliya kadibna sawiro ka qaaday oo ku faafisay baraha bulshada. Muuqaal Degan Miiraash kasoo duubtay gudaha jeelka ayaa ku sheegtay inay markasta ku celcelin doonto Soomaaliya Hanoolaato oo aysan jirin cid wax ka qaadaysa. Marwa Degan oo ah gabadha ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa waxaa lagu eedeyay in ay qaran dumistahay, dhaawacna u gaysanayso jiritaanka Somaliland sida ay iyadu sheegtay. -
Arbitrary arrests of civilians in Somaliland region thread
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
When jaad-induced, drug-addicted powerless dudes like Muuse Muqayil thinks he has power, abuses like this happen: -
Rome to name metro station after 'black partisan'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar posted a topic in Politics
Rome to name metro station after 'black partisan' Rome votes to name future Amba Aradam metro stop after Giorgio Marincola. Rome city council has backed a motion to name a future Metro C station after the so-called partigiano nero or 'black partisan' Giorgio Marincola, instead of the planned name of Amba Aradam - Ipponio. "Rome is proudly anti-fascist," said mayor Virginia Raggi who declared that Marincola "sacrificed his life for the good of our country, his example keeps alive the memory of those who died for the liberation of Italy." Naming the station after Marincola is "a precise and important signal, especially in this historical period," said Raggi, adding: "Rome does not forget." The move comes six weeks after activists placed a banner over the Metro C works on Via dell'Amba Aradam which stated (in Italian) that no station should be named after "oppression", and signed in support of the Black Lives Matter movement. The activists pledged to "dismantle the symbols of colonialism in the capital", targeting Rome streets that recall "shameful massacres carried out by Italian soldiers in Ethiopia, such as Via dell'Amba Aradam" (named after a battle which took place in Ethiopia in 1936). The activism in Rome followed the defacing of the Milan monument to Indro Montanelli, the prominent right-wing Italian journalist who bought a 12-year-old Eritrean girl as his wife while serving in the Second Italo-Ethiopian War in 1936. Who was Giorgio Marincola? Son of an Italian military officer and a Somali woman, Marincola was born in 1923 in what was then called Italian Somaliland. Contrary to the customs of the time, his father recognised both children (Giorgio had a younger sister called Isabella) and brought them to Italy where they were raised as Italian citizens. Marincola chose to contribute actively to the liberation of Italy in the Resistance period, participating in raids against the German military in the provinces of Rome and Viterbo, before parachuting into the northern province of Biella in 1944. In January 1945, Marincola was arrested by the Germans who tried to coerce him to make disparaging remarks against the resistance movement during a radio broadcast. However Marincola defied them by saying the exact opposite of what was written in his script, and was beaten while still on air. Italy: Rome mayor says no to Museum of Fascism After the Nazi SS abandoned its transit camp in Bolzano, where Marincola had been incarcerated, he made his way to join a partisan faction in the Fiemme Valley in the northern province of Trento. It was here that he was shot and killed, along with 25 other partisans and civilians, by retreating German soldiers at a checkpoint on 4 May 1945. In 1953 Marincola was posthumously awarded Italy’s highest military honour, the Medaglia d’Oro al Valor Militare, in recognition of his heroism and ultimate sacrifice. Xigasho -
Aamiin. _________________ Famous Somali humanitarian Hawa Abdi dies at 73 Hawa Abdi Dhiblawe, a renowned Somali doctor and human rights activist, died on Wednesday in the capital Mogadishu after a short illness. She was 73. Amina Abdi, her daughter, confirmed the news of her death to reporters. In a statement, Somalia's Information Ministry said: "She was a Somali mother who established a free hospital for vulnerable Somali women and children outside Mogadishu." Dr. Ahmed Hassan, who has known her for many years, told Anadolu Agency by phone she came up with the idea of establishing free medical camps for internally displaced persons (IDPs). "What she has done was heroic and she be will remembered fondly forever in Somalia's history," he added. People also took to social media to recall her services for the nation. "She was a doctor who donated her backyard to treat IDP mothers & children in Mogadishu's outskirts," Mohamed Abdi, a Twitter user said. Dhiblawe was also nominated for the Nobel Peace Prize in 2012. Xigasho
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
05 Aug 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 7 > Puntland: 4 > Somaliland: 3 > Male: 6 > Female: 1 > Recovery: 130 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 3,227 Total recoveries: 1,728 Total deaths: 93 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
Somali rights activist, Nobel Peace Prize nominee Dr. Hawa Abdi dies Prominent Somali human rights activist and Nobel Peace Prize nominee Dr. Hawa Abdi has died. She was 73 years old. The exact date and cause of death of Abdi, popularly known as Mama Hawa, was not clearly established. Somali National Television (SNTV), however, reported that she died after a short illness. “The Ministry of Women HRD would like to send heartfelt condolences to the family & loved ones of Dr. Hawa Abdi. She was a fierce advocate for the rights of Somali women & children & dedicated her life to providing them with free healthcare. Her legacy will live on through the lives she changed,” the Ministry of Women and Human Rights Development tweeted. Abdi was famous for providing refuge for thousands of refugees using her own money and funds from donors in Somalia after founding the Dr. Hawa Abdi Foundation, previously known as the Rural Health Development Organization. Abdi had studied medicine in Ukraine becoming one of Somalia’s first female gynecologists. She also went on to pursue law studies and worked for government hospitals in Somalia. In 1983, she opened a one-room clinic, on her family’s ancestral property, which over the years grew into a settlement which hosts tens of thousands of people, mainly women and children. The settlement in the Afgooye corridor, less than 15 miles from Mogadishu, includes a hospital, a school and a refugee camp. She famously stood her ground when Islamist militants laid siege to the settlement in 2010 and attempted to force her to shut it down. The militants ended up withdrawing from the compound following intense pressure from locals and rights groups and even apologised for the incident. In 2010, she was named one of Glamour magazine’s Women of the Year along with her daughters, Amina and Deqo. In 2012 she was nominated for the Nobel Peace Prize and also won the BET’s Social Humanitarian Award. She is survived by her two daughters who also both became doctors. Xigasho
-
Aamiin. Dad badan ayaa ku baxsaday isbitaalkee maamuleysay sanadihii 2006-2011, kaas oo ku yaalay agagaarka deegaanka Lafoole. ______________________ Dr Xaawo Cabdi oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Allaha unaxariistee Drs Xaawo Cabdi oo ahayd Dhaqatarad cimrigeeda inta ugu badan ku bixisay samafalka bulshada. Drs Xaawo Cabdi ayaa mudo ka badan nus qarni ka soo shaqeynaysay Arimaha Caafimaadka, iyadoona lagu xasuusto Halgankii ay u soo gashay Bulshada Soomaaliyeed mudadii Dalka uu ku jiray Burburka. Marxuumadda ayaa duleedka Magaalada Muqdisho ka yagleeshay cusbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka iyo dadka kale ee buka. Drs Xaawa Cabdi Dhiblaawe, waxa ay ku dhalatay magaaladda Muqdisho, sanadku markii uu ahaa 1947kii. Waxa ay ka shaqeynaysay ilaalinta Xuquuqda Aadanaha iyo daweynta kuwooda taagta daran, gaar ahaan hooyada iyo dhallaanka. Markii ay burburtay dawladdii dhaxe ee Soomaaliya waxay duleedka magaaladda Muqdisho ka dhistay Cisbitaal, iyo xero barakacayaasha ay ku helaan hoy iyo daryeel caafimaad. Dad badan oo isugu jira masuuliyiin dowladdeed iyo shacabka ayaa geerideeda ku tilmaamay tiir adag oo ka baxay umadda Soomaaliyeed.
-
Turkey sets up first African military base in Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Afar sano ka dib: Turkey to train 1/3 of entire Somali military, envoy says Turkish-Somali relations have experienced great success over the years, and as part of their strategy of cooperation, Turkey has trained one-third of the Somali military forces. Turkey’s Ambassador to Mogadishu Mehmet Yılmaz told Anadolu Agency (AA) in remarks regarding bilateral relations, “When we look at the total numbers, Turkey will have trained one-third of Somali military forces, estimated to be around 15,000-16,000 personnel." In addition to military cooperation, Yılmaz also touched other areas of the countries' partnership, including health and education. The envoy underlined that historical relations between Turkey and Somalia have dated back many years but began to develop further after President Recep Tayyip Erdoğan’s official visit to Mogadishu in 2011, when the country was struggling with a drought. “The visit by our president in 2011 to Somalia changed the fate of this country and took the bilateral relations to a new level,” Yılmaz said. He said Somalia "came under the spotlight" following President Erdoğan’s visit, noting that Somali sympathies toward Turkey and the Turkish people continue. Underlining that Erdoğan became the “only non-African leader to visit Somalia in 20 years,” the ambassador said Erdoğan’s message of solidarity was received with happiness by the Somali people. The ambassador added that Turkey has been continuing its support to Somalia with humanitarian aid according to the country's current needs, in the areas of health, education and security. 'Turkey’s military cooperation with Somalia of critical importance' Regarding military cooperation between the two countries, Yılmaz said Turkey's involvement in Somalia is of “critical importance.” “Turkey’s military cooperation with Somalia is of critical importance for this country. It contributes to Somalia’s security and its fight against terror,” he said. Stating that the international community’s biggest expectation from Somalia is the training of units that will ensure safety in the country, he noted the debates regarding the possible withdrawal of the African Union Mission in Somali's (AMISOM) forces from the country. “The withdrawal of AMISOM forces is being debated nowadays. In fact, the Somali Transition Plan, which was put into effect for directing the reconstruction efforts by the state, also envisions this. Within the scope of this, last year and this year the number of AMISOM troops have been decreased by 2,000. But the realization of the plan depends on the creation of Somali’s own local security forces,” Yılmaz said. “I can say with clarity that the country that provides the contribution of the highest quality is Turkey,” he said. Saying that sergeants and noncommissioned officers, who will make up the backbone of the Somali military, are being trained in the Camp TURKSOM, a defense university and a Turkish military base, the ambassador added that the training provided is high-quality commando training. “They first receive initial education in Somali. After that, they are sent to Isparta province (in Turkey) for commando training. After it ends, they are transferred to the Somali military,” Yılmaz said. Yılmaz added that Turkey managed to overcome and contain the coronavirus outbreak at the military base, all the while continuing to provide training. The ambassador said at least 1,000 special police officers will have been trained by Turkey. The envoy also touched upon the fight against the Gülenist Terror Group (FETÖ) and said Somalia was the first country to end FETÖ activities after the July 15 failed coup attempt. Yılmaz also praised the Maarif Foundation’s efforts to bolster education in the African country. “Maarif did a very good job in Somalia. The foundation is making efforts to develop the two schools it has taken over here. These schools are in high demand. There is another school that Maarif has taken over in Somaliland too. Our teachers are successful,” he added. Yılmaz also rejected allegations that Turkey demanded soldiers from Somalia for its efforts to help Libya’s U.N.-recognized Government of National Accord (GNA) in its fight against putschist Gen. Khalifa Haftar’s forces. “Social media is very powerful in Somalia. We are observing the efforts of some countries to manipulate the area for their interests. We see this as a targeted effort. Those allegations are not true. There is no truth to these claims,” the ambassador said. Xigasho -
Mogadishu- Afgoye Road Project
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to biyo-cad's topic in Developement | Projects
-
Eebbe ha u raxmado marwo Xaawo Cabdi oo maanta ku geeriyootay Muqdisho. Drs Xaawa Cabdi oo ku geeriyootay Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa saaka magaalada Muqdisho ku geeriyootay Drs Xaawa Cabdi oo muddo dheer ka soo shaqeyneysay horumarinta arrimaha caafimaadka Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in xanuun deg-deg ah oo kusoo booday ay sababtay geerida ku timid Xaawa Cabdi oo ka mid aheyd dhaqaatiirta waa weyn ee Soomaaliyeed. Sidoo kale qaar ka mid ah caruuteeda iyo ehelladeeda ayaa warbaahinta u xaqiijiyey geerida ku timid marxuumadda oo xarun caafimaad ku laheyd deegaan iyada loogu magac daray oo ku yaalla duleedka koonfureed magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Geerida ku timid Drs Xaawa Cabdi waxaa sidoo kale ka tacsiyeeyey qaar ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed. Waxa ay aheyd 73 sano jir wax ku soo baratay wadanka Ruushka, horaantii toddoaatameeyadii, waxaana ay garab qaban jirtay dadka danyarta ah. AUN Drs Xaawa Cabdi ayaa waxaa lagu xauusan doonaa kaalintii ay ka soo qaadatay howlaha adeegga caafimaadka muddadii burburka. Xigasho
-
How in the name of Eebbe did this dude become a leader of a country, let alone a major country like Mareykanka? And three and half years later, he still has his seat. Any other nation - major or minor - his matching orders would have long be given, if not overthrown forcibly. He has zero sense of self-awareness, empathy, sympathy with or any other soothing words a leader is expected to offer in times of crisis.
-
Uproar as Somalia turns back another miraa flight
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Kenyan khat traders count losses as Somalia fails to lift ban Khat traders in Kenya have decried loss of business following the latest order by Somali Government to turn back a cargo plane carrying the product headed for Puntland. The Miraa Traders Association said Sunday the continued ban of the leafy stimulant by Somalia had occasioned them losses running into millions of dollars. International flights in Somalia resumed today but the federal government did not lift the ban on khat. A cargo plane carrying 11 tones of khat was ordered to return to Nairobi Sunday before it landed in Puntland. According to the association, the plane entered the Djibouti airspace by about 10am after flying over Ethiopia and was readying to land in Puntland when it was ordered to return. The association said the plane was carrying khat valued at $80,000. Somalia banned the importation of khat in March as part of its COVID19 response measures. Though Somaliland and Puntland have eased khat import restrictions, the Federal Government is yet to issue a directive on lifting the order. Kenya used to export up to 50 tones of khat valued at $2.5 million daily to Somalia prior to the ban. -
Salaad Cali Jeelle: Nimaan dhaxeynin
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Salaad Cali Jeele oo ku baaqay in culeyska laga yareeyo Madaxweyne Farmaajo Salaad Cali Jeele ayaa ku baaqay in culeyska laga qafiifiyo Dowladda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isla-markaana ay dowladdu ka shaqeyneyso, sidii ay doorashada ugu qabsoomi laheyd waqtigeeda. Salaad Cali Jeele oo ka mid ah La taliye-yaasha Madaxweynaha Qaranka ayaa su'aal geliyay culeyska intaa le'eg ee lagu hayo dowladda haataan jirta, bacdamaa sida uu sheegay ay horeyba muddo kororsi u sameeyeen dowladihii hore. "Xasan Sheekh inuu lix bilood ku darsaday maad moogtihiin? Shiikh Shariif Kampala Accord hal sano inuu ku darsaday maad moogtihiin? Soomaalinimadu cadaalad bay rabtaa." Ayuu yiri Salaad Cali Jeele. Salaad Cali Jeele oo maanta ka hadlayay Shirka Beesha Mudulood ayaa yiri "Ninkan haddii ay u dhammaato uu farsamo la imaan waayo, isagaa laga rabaa." Waxa kaloo uu yiri "Madaxweyne Farmaajo anaa la taliye u ah doorashada inay waqtigeeda ku qabsoomtaa ka shaqeynaa, laakiin dadkaan suggi karin oo fitno uun dawo u tahay ayaan anagu diidanahay. Ilaah baan idinku dhaarshee fursadiisa hala siiyo." Jeele ayaa intaa ku daray "Hadda dhibaatada la geliyay, inta laga wacay meesha la yiraahdo Dhuusamareeb ayaa Ra'iisal Wasaarihii saaxiibka ahaayeen inta leesku diraa, la riday." UniversalTv -
The Scaramucci of Soomaaliya
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dhacdadii xilka looga qaaday Cabdirisaaq Caato oo la sheegay in uu amray Mahdi Maxamed Guuleed Ilo-wareedyo ka tirsan xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in amarka ahaa in baabuurta aan xabadda karin dib loo soo celiyo uu bixiyey sii-hayaha ra’iisul wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed Khadar. Doodda ku saabsan in shaqaalaha xafiiska, gaar ahaan kuwii ku dhowaa ra’iisul wasaare Kheyre, laga soo celiyo baabuurta ayaa keentay in xilka laga qaado xoghayihii joogtada ahaa ee xafiiska ra’iisul wasaaraha Cabdirisaaq Xuseen Aadan Caato. Cabdirisaaq Caato ayaa waxaa xilka ka qaaday Mahdi Guuleed, kadib markii la sheegay inuu ciidan ku dalbaday Yaxle Cali Hareeri, si uu uga qaado baabuur xabadda aysan karin oo dowladdu leedahay, hase yeeshee xubno ka tirsan xafiiska ayaa sheegay in Cabdirisaaq uu ahaa nin ku shaqeynayey amar ka sarreeya. “Cabdirisaaq Caato, waxaa amray Mahdi Guuleed, markii arrintu dood dhalisayna asagaa ayuu eedda dusha u saaray, waa nasiib darro,” ayuu yiri qof ka mid ah xafiiska ra’iisul wasaaraha, kuna dhow Caato. “Cabdirsaaq kama suurtoobaan ficillo qalafsan. Waa shaqsi aad u afgaaban aqoon sare leh, shaqo yaqaan ah, haddana si xushmad leh ula macaamila dadka ay shaqo wadaagta yihiin, isagoo ammaan badan ku kasbaday howlihii uu ka qabtay madaxtooyada, oo uu ka ahaa agaasime ku xigeen,” ayuu yiri. Dhinaca kale, shakhsiyaad ku dhow Cabdirisaaq Caato ayaa sheegay inay rumeysan yihiin in amarka markii hore ka yimid Mahdi Guuleed uu ahaa qorshe iyo shirqool abaabulan oo ay ka dambeeyeen mas’uuliyiin iyo xildhibaano doonayey in xilka laga qaado Caato, kuwaas ooh adda ku guuleystay sidaas. Xigasho -
Uproar as Somalia turns back another miraa flight
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
It would have been worse if Reer Islii and NFD stopped chewing it overnight. The whole Meru region ayaa dhaqaalo la'aan ku dhaceyso.