Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,651
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Aaska marxuum Xasan Abshir Faarax ayee u tageen. Ka dibna Dhuusamareeb lagu soo noqon doonaa. Shirkadaha diyaaradaha ayaa iska lacageystay mashruucyadaan dhoofka badan. Maryooleey iyo diyaarad ku dhoofkeeda.
  2. Khayre iyo madaxda maamul goboleedyada dalka oo tegaya Garoowe Warar soo baxaya oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in saacadaha soo socda ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada ee ku sugan Dhuusamareeb ay ku wajahan yihiin magaalada Garoowe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland. Qaban-qaabada iyo soo dhoweynta wafdiga uu hoggaaminayo ra’iisul wasaare Khayre ayaa haatan si weyn looga dareemayaa magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Sidoo kale ammaanka ayaa aad ah loo adkeeyey, iyadoona ciidamo dheeraad ah la dhigay jidadka muhiimka ah ee magaaladaasi. Ujeedada socdaalkan wafdigan ayaa waxaa lagu sheegay inay ka qeybgalaan Aaska ra’iisul wasaarihi hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya,Xasan Abshir Faarax iyo madaxweynihii hore ee Puntland marna soo noqday madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, Maxamed Cabdi Xaashi oo ka dhacaya gudaha magaalada Garoowe. Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo muddooyinkan ku sugnaa Dhuusamareeb ayaa shalay ka baxay magaaladaasi, si uu qeyb uga noqday diyaar garowga aaska qaran ee loo sameynayo mas’uuliyiintaasi oo ku kala geeriyooday dalalka Kenya iyo Turkiga. Dhinaca kale ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa xalay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay madaxweynayaasha maamullada Jubbaland, Koonfur Galbeed, HirShabelle iyo Galmnudug oo marti loo yahay. Kulankan ayaa la sheegay inuu ahaa mid horudhac u ah midka ay dhowaan Dhuusamareeb ku yeelayanayaan dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka. Labada dhinac ayaa sidoo kale iska xog wareystay xaaladda siyaasadeed ee dalka, shirkii dhawaan ku soo gaba-gaboobay Dhuusamareeb, wajiga labaad ee kulanka Heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed iyo qodobo kale. Waa shirkii ugu horreeyey ee ay yeelanayaan labad dhinac, kadib warmurtiyeedka sabtidii ka soo baxay shirka madaxda maamulka goboleedyada dalka. Xigasho
  3. Wararkii ugu dambeeyey safarka madaxweyne Farmaajo ee Dhuusamareeb Saacadaha soo socda waxa magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug lagu wadaa inay gaaraan wafdi hordhac u ah madaxweyne Farmaajo, kaasi oo dhawaan safar ku tagaya magaaladaasi. Magaalada Dhuusamareeb ayaa si weyn looga dareemaya qaban qaabada soo dhaweynta madaxweyne Farmaajo, xili ay maanta tagi doonaan wafdigaasi hordhaca u ah madaxweynaha, kuwaasi oo ay kamid yihiin ciidamada ilaalada u ah. Amaanka magaalada ayaa si weyn loo adkeeyay, xili ay ku sugan yihiin Kheyre iyo xubno sarre oo maamulada dalka ah, kuwaasi oo hore shirar ugu socdeen. Ra’iisal wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa iyaguna shalay tagay magaalada Dhuusamareeb, isagoona kulamo gooni-gooni ah la yeeshay madaxda maamulada dalka, ka hor inta aysan maanta u safrin Garoowe. Kulamada Kheyre ayaa ahaa kuwo loogu gogol xaadhayo shirka lagu wado inuu dhawaan dhex-maro dowladda federaalka iyo maamulada dalka, kaasi oo qeyb ka ahaa war-murtiyeed ay soo saareen madaxda maamuladu. Madaxda sarre ee dowladda federaalka iyo kuwa maamulada ayaa ka wada-hadli doona arrimaha doorashooyinka oo xiligan taagan iyo sidii ay xiligeeda ugu qabsoomi laheyd, isla markaana looga baaqsan lahaa muddo kordhin. Shirkaasi ayaa lagu wadaa inuu dhawaan ka dhaco magaalada Dhuusamareeb, iyada oo la go’aamin doono marka Madaxda maamul goboleedyadu ay kasoo laabtaan Aaska Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Abshir Faarax oo ay u tageen magaalada Garoowe.
  4. 14 July 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya. > Laga Helay: 4 > Somaliland: 2 > Banaadir: 2 > Lab: 3 > Dhedig: 1 > Bogsasho: 37 > Dhimasho: 0 -------------------------------- > Tirada Guud Laga Helay: 3,076 > Bogsashada Guud: 1,380 > Dhimashada Guud: 93 Kala soco wixii faah-faahin dheeraad ah: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 Whatsapp: bit.ly/MoHSomalia
  5. Hagia Sophia will open outside prayer time, says Turkey Turkey’s Hagia Sophia could open to visitors outside prayer times and its Christian icons will remain, religious officials said on July 14, after a court ruling paved the way for it to become a mosque. The sixth-century Istanbul landmark’s museum status -- in place since 1934 -- was revoked on July 10 and control was handed to the religious authority, Diyanet. The decision sparked condemnation from Western governments, Russia and Christian leaders -- Pope Francis saying he was "very distressed". Hagia Sophia spent almost 1,000 years as a cathedral before being converted into a mosque in 1453 and later a museum. Diyanet said in a statement on July 14 that Christian icons in Hagia Sophia were "not an obstacle to the validity of the prayers". "The icons should be curtained and shaded through appropriate means during prayer times," it said. "There is no obstacle from a religious perspective to Hagia Sophia Mosque being open to visitors outside prayer times." In 2018, President Recep Tayyip Erdoğan recited a verse from Koran at the building. Erdoğan, who said the first Muslim prayers in Hagia Sophia would begin on July 24, has insisted the building will be open to all, including non-Muslims. Meanwhile, Turkey's Foreign Ministry said on July 14 that the Hagia Sophia mosque will be open to visitors of all religions, and anyone who wants to can visit this amazing building. After a meeting of the EU Foreign Affairs Council on Monday in Brussels, Foreign Ministry spokesman Hami Aksoy said in regards to Hagia Sophia that nobody can interfere with Turkey's sovereign rights. Aksoy stressed that Hagia Sophia's status is an internal matter and is the property of Turkey. "Hagia Sophia will continue to embrace everyone with its new status, preserving the common cultural heritage of humanity," he said. Aksoy also emphasized that all parties are aware of Turkey's stance on the issue of the Eastern Mediterranean and the first step toward resolving the issue is to establish a cooperation mechanism for the fair sharing of hydrocarbon resources between the two peoples of the island of Cyprus. He added that there should be a resumption of dialogue channels with Turkey and that the tensions in the Eastern Mediterranean can only end through the adoption of such approaches by all parties. Aksoy stressed that Turkey had always been emphasizing on how there would not be a military solution to the crisis in Libya and said Turkey has consistently supported and contributed to all international efforts to revive the political process led and embraced by Libyans. He said if the EU wants to contribute to the peaceful resolution of the Libyan crisis, it should favor international legitimacy in line with the relevant decisions of the U.N. Security Council. However, Aksoy stated that they welcomed EU foreign policy chief Josep Borrell's dialogues and engagement on bilateral relations between Turkey and the EU. Foreign ministers of the European Union gathered in Brussels on July 13 to discuss Turkey and international issues in an actual meeting for the first time since the beginning of the COVID-19 pandemic. All features of Hagia Sophia to be 'better preserved' Meanwhile, Hagia Sophia will be "better preserved" following Turkey's decision to reconvert Istanbul’s iconic architectural gem into a mosque after decades as a museum, Turkey's ruling party spokesman said on July 13. "All features of Hagia Sophia will be preserved. It will even be better preserved from now on," said Ömer Çelik, spokesman for AKP, after a board meeting of the party. Also, UNESCO officials should know that Turkey is open to any cooperation to preserve Hagia Sophia's universal heritage, Çelik added. "We do not think that Hagia Sophia will be removed from the UNESCO cultural heritage list," he said, adding that Hagia Sophia is not honored with that list, rather the list is honored with Hagia Sophia. "Hagia Sophia will continue to show its glory to all of humanity as a great place that carries the magnificence of the mosque and the cultural heritage of the universal world," he stressed. Xigasho
  6. Turkey to cover Hagia Sophia's Christian icons during prayers Mosaics in Istanbul's iconic Hagia Sophia will be covered by curtains or lasers during the Muslim prayers, the spokesman for Turkey's governing Justice and Development Party (AK Party) has said. The Christian icons would be uncovered and be open to all visitors at other times, and admission would be free of charge, the AK Party's Omer Celik said on Monday, without explaining further. A Turkish court last week ruled that the conversion of the sixth-century Byzantine site into a museum in 1934 was unlawful. President Recep Tayyip Erdogan declared the building a mosque and said the first prayers would be held there within two weeks. The move drew international criticism and concern, including from Greece, the United States and Russia, as well as UNESCO, which is now reviewing the structure's World Heritage Site status. Turkish Foreign Minister Mevlut Cavusoglu said Ankara was surprised by UNESCO's reaction and would let it know of further steps to be taken regarding Hagia Sophia, which was a Byzantine church for nine centuries before the Ottomans converted it to a mosque. Turkey is sensitive about protecting its historical character, he said. "We have to protect our ancestors' heritage. The function can be this way or that way - it does not matter," Cavusoglu told state broadcaster, TRT Haber. On Monday, the leader of Italy's far-right League party, Matteo Salvini, led a demonstration outside the Turkish consulate in Milan to protest against the decision. "I would stop every kind of financial aid to the Turkish regime, and I would terminate once and for all any hypothesis of Turkey entering the European Union because we have given more than 10 billion euros to a regime that transforms churches into mosques and I think they have gone over the limit," he said. Salvini's protest came a day after Pope Francis said he was "very saddened" by Turkey's decision. In response to the pope's remarks, Celik told a news conference in Ankara that the biggest disrespect to Hagia Sophia in history had been committed by the papacy. He said Orthodox Christians and Hagia Sophia had suffered for years during a "Latin invasion" led by the papacy in the 13th century, when Crusaders pillaged the cathedral. Turkish foreign ministry spokesman Hami Aksoy on Monday said Hagia Sophia is an internal matter and no country can interfere in Turkey's sovereign matters. "Hagia Sophia will continue to embrace everyone with its new status, preserving the common cultural heritage of humanity," he said, according to an Anadolu Agency report. Xigasho
  7. Sewage-dwelling vermin, who so long in so many times here in SOL tried get the littlest of attention from me and now its circle jerking sock-puppet desperately trying to attempt to get my attention once again from their boosaneero qashinqub. Boosaneero creatures, you will never get my attention and will always remain under cagteyda - always.
  8. Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo geeriyooday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa saaka ku geeriyooday dalka Turkiga, sida ay VOA u sheegeen ehelladiisa. Xasan Abshir Faarax ayaa muddo xanuunsanaa, waxaana uu ahaa 77 sano jir. Xasan Abshir waxa uu xilal ka duwan kasoo qabtay Soomaaliya, isgaoo soo noqday Ra’isul Wasaare xilligii dawladii Madaxweyne Cabduilqaasim Salaad Xasan. Sidoo kale Xasan Abshir Faarax waxa uu soo noqday duqii magaalada Muqdisho xilligii dawladdii hore ee Maxamed Siyaad Barre. Sannadihii u dambeeyey Xasan Abshir Faarax waxa uu xubin ka ahaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ka hor intii uusan ka fariisanin siyaasadda. Dhinaca kale waxaa magaalada Nairobi ku geeriyooday xalay Madaxweynihii iyo Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi. Maxamed Cabdi Xaashi ayaa jagadaasi ka beddelay madaxweynihii hore ee Puntland Cabdullaahi Yuusuf Axmed markii u noqday madaxweynaha Soomaaliya sannadkii 2004-ka. Xigasho
  9. Xasan Abshir Faarax: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ku geeriyooday Turkiga Ra'iisal wasarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Ankara ee dalka Turkiga, sida uu BBC-da u xaqiijiyay safiirka Soomaaliya u fadhiya Turkiga, Jaamac Cabdilaahi Maxamed. Marxuumka oo ahaa 77 sano jir ayaa u dhintay xannuunka kansarka oo in muddo ahba la xannusanaa. Safiirka waxa uu sheegay in Xasan Abshir uu labadii isbuuc ee la soo dhaafay ku jiray qeybta bukaannada halista ah la dhigo ee ICU-da. "Dowladda Soomaaliya ayaa Turkiga keentay, muddo dheer ayaa la daweynayay. Xannuunkiisa dhinaca maskaxda ayuu ahaa. Maanta ayayna dhakhaatiirtiisa nagu wargeliyeen inuu dhintay", ayuu yiri Jaamac. Xasan Abshir ayaa dowladihii kala duwanaa ee Soomaaliya ka soo qabtay xilal kala duwan. Wuxuu ra'iisal wasaare ka soo noqoday dowladdii Ku meel gaarka ahayd ee madaxweyne C/qaasim Salaad Xassan uu hoggaaminyay. Waxaa loo magacaabay xilkaasi ka dib markii xilkii laga qaaday ra'iisul wasaarihii isaga ka horreeyay ee Dr. Cali Khaliif Galleyr, wuxuuna xilkaasi hayay muddo seddax sano ah. Wuxuu sidoo kale Xasan Abshir Faarax soo noqday duqii magaalada Muqdisho xilligii dawladdii hore ee Maxamed Siyaad Barre. Sanidihuu u dambeeyay waxa uu ahaa xubin ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ka hor inta uusan siyaasadda ka fadhiisanin. Taariikh nololeedkiisa oo kooban: Xasan Abshir Faarax Waxa uu ku Dhashay magaalada Muqdisho sanadkii 1943 kii. 1963 ciidanka xoogga ayuu ku biiray 1973 waxaa loo magacaabay Duqqa Magaalada Muqdisho isagoona ahaa Mayorkii ugu Da'da Yaraa 1998 Xasan Abshir Faarax ayaa ka mid ahaa Aas'aasayaashii Dowladda Puntland . 2001 Dowladdii Carte ee Jabuuti lagu Soo dhisay ee uu madaxweynaha ka ahaa Cabdi Qaasim Salaad ayaa Xasan Abshir Faarax loo Magacaabay Raiisul Wasaare. 2006 ilaa 2007 Dowladdii Madaxweyne c/laahi Yuusuf ayaa Xasan Abshir Faarax u Magacaabay Wasiirkii Howlaha Guud Xigasho
  10. Nayroobi ayaa ku kulanay Xasan Abshir Faarax sanadkii 2011, qof fiican ayuu ahaa. Rabi ha u raxmado marxuumka.
  11. How is Canfar birthrate vis-a-vis Soomaalida Jabuuti degan? Is it the same rate?
  12. Jartii loo degay mee ku dhici rabaan odeyaasha maamul goboleedka? Mise madaxda qaranka ayaa siriq loo dhigaayaa. We will see. Ra’iisul wasaare Kheyre oo maanta u safraya Dhuusamareeb Warar laga helayo ilo ku dhow xafiiska ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa waxay HOL u xaqiijiyeen in la filayo maanta in uu u dhoofo magaalada Dhuusamareeb ra’iisul wasaaraha, isagoo aqbalay casuumaaddii ay u sameeyeen madaxda maamul Goboleedyada dalka, isaga iyo madaxweyne Farmaajo. Madaxda maamul Goboleedyada ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb, iyagoo halkaasi uu uga socday shir looga hadlayo arrimaha masiirka qaranka iyo xaaladda kala guurka ah. Sidoo kale Wararka laga helayo Villa Somalia ayaa sheegaya in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu isagana aqbalay inuu ka qeyb-galo shirka ka soconaya magaalada Dhuusamareeb, Wararka madaxtooyada laga helayo ayaa sidoo kale qeexaya in uu madaxweynahu u dhoofi doono magaalada Dhuusamareeb Khamiista soo socota. Habeen hore ayaa waxay madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ay soo saareen war saxaafadeed 4 Qodob ka kooban , kaas oo ah mid kamid ah qodobada uu dhigayay in ay casuumeen madaxda dowladda Soomaaliya, si ay qeyb uga noqdaan shir looga hadlayo xaaladda dalka oo ka dhacaya Dhuusamareeb. Xigasho
  13. Their fishing boats dowladda dhexe ayaa u saxiixday. I do not agree, but they do have legal agreements. As usual I am sure the sewage-dwelling boosaneero creature who desperately want my attention (like a dog puppy) was deep in marqaan session in its marfish when the agreement happened.
  14. Xabashiland have officially stopped reporting Covid-19 cases since June 29th. I guess political instability in the recent weeks have caused it. Anyway, WHO is reporting the numbers. The latest number is 206 new positive cases and 1 new death for July 13th.
  15. COVID-19: SCHOOL CLOSURES PUT DECADES OF GAINS FOR SOMALI CHILDREN AT RISK Late last year, 15-year old Sahra spoke at the Mogadishu Tech Summit about challenges children in Somalia are facing. In her brief, powerful speech, she dared a room full of men and women to find meaningful ways protect Somalia’s children. As a 15 year-old Somali girl from Mogadishu determined to continue her education, the hurdles she would had to overcome to arrive on this stage in the country’s capital are remarkable. When I caught up with Sahra again this year, I asked what gave her the courage. She said: “I have a very supportive family, who encourage me to study and work hard in school. I want to become a minister or an administrator. Somalia needs strong leaders to bring change, and I will be one of them.” Soon after our meeting, COVID-19 hit Somalia, and schools were closed to prevent the spread of the virus. It has been over three months since doors were shut, and Sahra along with millions of other children have no idea when or if they will ever return to school. School-closures have had a massive impact on children around the world but in Africa, this comes on top of years of pre-existing challenges that have excluded millions of children from accessing quality education. Even before the COVID-19 crisis, Sub-Saharan Africa had the highest rates of education exclusion, with more than one fifth of children aged 6-11 years out of school. Across Africa, an estimated 262.5 million children (some 21.5% of the student population)[1] are now out of school due to coronavirus. The situation is even worse in Somalia. Before COVID-19 hit it was estimated that of the 4.5 million school-aged children, only 1.5 million children (35 per cent of girls and 41 per cent of boys) were in school, leaving well over 3 million school-aged children out of school. Today, education experts estimate that an additional one million children don’t have access to any sort of learning and COVID-19 is preventing children from completing the academic year, in particular the end-of-year exams for Grade 8 and Grade 12. School closures have forced millions of children to miss out on their basic right to learn. When the devastating drought and famine of 2011 hit six regions in Somalia, it affected at least 3.1 million people. Half of them were children, who were forced out of school, many after being displaced. At least 15% of the children affected by the famine never returned to learning according to the Somalia Education Cluster, meaning around 225,000 children never picked up learning again. We can assume a similar or worse scenario as this time, the whole country is affected. “Three months since schools were closed, students still have no idea when they will resume learning. This is very discouraging for many children, and we fear they may give up their education and enter the workforce”, says Mengistu Edo Koricha, Head of Education for Save the Children in Somalia. Mengistu says although the Federal Government of Somalia has developed comprehensive strategies to allow children to learn from a distance, most of the strategies are focused on online learning and use of mass media such as TV and Radio stations. The fear is that this will exclude thousands of children in Somalia, particularly marginalised and rural children who do not have access to these tools. Prolonged school closures have already exposed more children to abuse and exploitation in the country. Save the Children has seen a spike in child right violations, with a particular increase in cases of female genital mutilation (FGM), sexual violence and child marriage. A recent report from the Social Norms and Practice Consortium[2] found that in the 13 districts where consortium works, 52 cases of FGM were reported in March and April, compared to 38 cases in January and February. With the majority of cases of FGM going unreported, the rise is a grave concern. Cases of child marriage also appear to be on the rise as Save the Children case workers across the country reported an increase in the number of child marriages in their communities. Children across the globe face similar challenges. Somalia, but other governments as well, must do more to ensure the education of children does not suffer from the COVID-19 pandemic. Save the Children is calling for an increased funding of education, to ensure national COVID-19 plans respond to more than just the health crisis – they must make education a priority and ensure safe and accessible education for every child. Children who return to school should be able to do so safely, with access to school meals and health services. Curriculums must be adapted so that children can make up for their lost learning. It is critical children like Sahra are protected, encouraged, and given back their dream to complete their education. Short of this, the education of a whole generation of children in Somalia and across the globe may be lost. Xigasho
  16. 13 July 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya. > Laga Helay: 13 > Somaliland: 9 > Puntland: 3 > Banaadir: 1 > Lab: 10 > Dhedig: 3 > Bogsasho: 37 > Dhimasho: 0 -------------------------------- > Tirada Guud Laga Helay: 3,072 > Bogsashada Guud: 1,343 > Dhimashada Guud: 93 Kala soco wixii faah-faahin dheeraad ah: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 Whatsapp: bit.ly/MoHSomalia
  17. Maakhiri, please do not be misled by the secessionist sewage-dwellers, who are also notoriously known as bootlickers of gaalada. Mudane Rajab Dayib Erdogan has had been more democratically elected than the Dotard in the White House. He has been elected and re-elected in so many times by popular vote until Reer Galbeedka and their mass media started questioning the legitimacy of the elections themselves after exhausting other excuses and unwarranted criticisms. It is a classic move of theirs and had used them before in places like Venezuela and other countries' democratically-elected governments they don't like.
  18. Don't you know inuu Korona baxay oo wuxuu sii marayaa Xarar iyo agagaarkeeda.
  19. True, boqolkiiba boqol waa run. What did Hindiya's Modi's Hindu-ruled higher court rule on last year regarding the destroyed Ayodhya masaajid? They gave the land the masaajid stood to their Hindu extremists. Where were kuwaan maanta dacaayadeenaayo markaas? What about the whole annexation of Daanta Galbeed on this very moment by the Zionists? Reer Galbeedka filinkooda only weak-minded awalba iyaga dabanaageys u ahaa ayaa raaco.
  20. Haddeeba aad u buuxan Xamar. Kuwa bajaajyada, hoteellada iyo maqaayadaha ka shaqeeyo lahjado Waqooyi ku hadlaan.
  21. Erdogan rejects global criticism over Hagia Sophia decision Turkish President Recep Tayyip Erdogan has rejected international condemnation over the decision to change the status of Istanbul's landmark Hagia Sophia from a museum to a mosque, saying it represented his country's will to use its "sovereign rights". In the past, he has repeatedly called for the stunning building to be renamed as a mosque and in 2018, he recited a verse from the Quran at Hagia Sophia. "Those who do not take a step against Islamophobia in their own countries ... attack Turkey's will to use its sovereign rights," Erdogan said at a ceremony he attended via video-conference on Saturday. The colossal Hagia Sophia was built 1,500 years ago as an Orthodox Christian cathedral and was converted into a mosque after the Ottomans conquered Constantinople, now Istanbul, in 1453. The secular Turkish government decided in 1934 to make it a museum. Erdogan on Friday formally converted the building back into a mosque and declared it open for Muslim worship, hours after a high court annulled the 1934 decision turning it into a museum. He said Muslim prayers would begin at the UNESCO World Heritage Site on July 24. International reactions The president went ahead with the plan despite appeals from NATO ally the United States and from Russia, with which Ankara has forged close relations in recent years. Greece swiftly condemned the move as a provocation, France deplored it while the US also expressed disappointment. Russia's Deputy Foreign Minister Alexander Grushko on Saturday said Moscow regretted the decision. "The cathedral is on Turkey's territory, but it is without question everybody's heritage," he told the Interfax news agency. The World Council of Churches wrote to Erdogan expressing "grief and dismay" over the move and urged him to reverse his decision. As a World Heritage museum, "Hagia Sophia has been a place of openness, encounter and inspiration for people from all nations," interim secretary-general Ioan Sauca said in the letter released on Saturday. Continue to read
  22. A Turkish court officially ruled Mustafa Kamaal's degree a century ago was illegal to make Hagia Sophia (or as I call it Xaajiya Safiya) as a museum. Now it is back as a Muslim place of prayer. Turkey reconverts Istanbul's Hagia Sophia museum into a mosque Turkey's president Recep Tayyip Erdogan has declared Istanbul's Hagia Sophia open to Muslim worship after a top court ruled that the building's conversion to a museum by modern Turkey's founding statesman was illegal. Erdogan made the announcement on Friday an hour after the court ruling was revealed, despite international warnings not to change the status of the nearly 1,500-year-old monument, revered by Christians and Muslims alike. "The decision was taken to hand over the management of the Ayasofya Mosque ... to the Religious Affairs Directorate and open it for worship," the decision signed by Erdogan said. Erdogan had previously proposed restoring the mosque status of the UNESCO World Heritage Site, a focal point of both the Christian Byzantine and Muslim Ottoman empires and now one of the most visited monuments in Turkey. Earlier, a top Turkish court revoked the Byzantine-era Hagia Sophia's status as a museum. The Council of State, which was debating a case brought by a Turkish religious organisation, cancelled a 1934 cabinet decision that defined the sixth-century building as a museum. "It was concluded that the settlement deed allocated it as a mosque and its use outside this character is not possible legally," Turkey's top administrative court said in the ruling. "The cabinet decision in 1934 that ended its use as a mosque and defined it as a museum did not comply with laws," it said. Erdogan shared on his Twitter feed a copy of the decree he had signed which said the decision had been taken to hand control of the Ayasofya Mosque, as it is known in Turkish, to the country's religious directorate and reopen it for worship. Reporting from Istanbul, Al Jazeera’s Sinem Koseoglu said the decree was not a surprise as Erdogan had previously stated that he would like to see Hagia Sophia open for Muslim prayers on July 15, the anniversary of a failed coup attempt. Koseoglu said that in four hours Erdogan was expected to make a speech on the importance of the Hagia Sophia, and its status being altered to a mosque again. "There are dozens of people in front of Hagia Sophia museum. As soon as the court decision was announced ... they have been here chanting, they have been celebrating since then, and we spoke to them, they are very impatient to be able to pray inside Hagia Sophia," Koseoglu said. Continue to read
  23. Shiinaha oo dhoolatus millateri ka sameysay meel u dhow xeebaha Somaliland, kadib xiriirka ay la yeelatay Taiwan Dowladda Shiinaha ayaa dhoolatus ciidan oo balaaran ka sameeysay meel aan wax badan u jirin badda Soomaaliya, gaar ahaan gobollada waqooyi ee Somaliland, xili ay taagan tahay xiisada ka dhalatay xiriirka cusub ee Taiwan. Shiinaha ayaa toddobaadkii hore dhoollatus milateri ka sameeyay gacanka cadmeed oo aan ka fogeyn biyaha Somaliland ee Badda-cas, Sida uu dhawaan baahiyay Telefishanka dowladda Shiinaha ee CCTV. Saddex markab oo kuwa dagaalka ah ee dowladda Shiinaha ayaa dhoolatuskaasi lagu sameeyay, iyada oo ay bar-bar socdeen tababar ay ku tijaabinayeen cududdooda ay kaga hortagi karaan khataraha amniga iyo gudashada waajibaadkooda hawl-gallada milateri ee kala gedisan. Dhoolatuska Millateriga Shiinaha ayaa loo arkaa mid hanjabaad nooc cusub ah oo ku socota Somaliland oo uu rumeysan yahay inay qeyb ka noqoneysa kala goynta dhul weynihiisa, wallow aysan labada arrin si rasmi ah iskula xiriirin dowladda Shiinuhu. Sidoo kale waxa dadka ka faallooda arrimaha diblumaasiyadda ay dhoollatuska Shiinaha ku macneeyen fal uu ku muujinayo cadhadiisa iyo diidmada xiriirka cusub ee Taiwan iyo Somaliland. Shiinaha ayaa si adag uga horyimid xiriirka ay Somaliland la sameysatay Taiwan, oo uu aaminsan yahay inay tahay Jasiirad ka tirsan dhul weynihiisa, halka ay iyadu ku doodeyso inay tahay dal madax-banaan. Xiisada ka dhalatay xiriirkaasi ayaa u muuqata mid kasii dareysa, maadama oo Shiinaha iyo Soomaaliya ay si wada-jir ah u wadaan qorshayaal ka dhan ah xiriirkaasi iyo kuwa diblumaasiyadeed ee Somaliland iyo Taiwan, oo labadoodu kala sheegtan. Xigasho _______________ Dowladda dhexe waa inay Shiinaha kala hadashaa inay ku soo xadgudbin baddeena Soomaaliya.
  24. Saalax, no wonder kuwaan marqaansan saan baabuurta u wadaayo shil kama dhamaado meesha: Naftooda iyo tan dadka kale ayeeba halis galinaayaan intee jaad daroogo ah meel ciyoow ku geeya isleeyihiin. Haddeeba wax caafimaad waxtar leh wadaan fiicnaan lahaydaa.