-
Content Count
17,651 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Such a colossal blunder
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Gaambiya is just another Gini (Guinea) as you can remember from last year when jaad-addicted marqaan zombies filinkaas Gini na aqoonsan doonto loo shiday after poorly photoshopped images were posted online. Another utter fashil. -
Such a colossal blunder
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
And even Gaambiya of all countries, after bribing some poor xildhibaanno of theirs, refuted marqaan's idea of lobbying. GAMBIA’S FOREIGN MINISTER HAS TOLD GAMBIAN MPS, WHO ARE ADVOCATING FOR SOMALIlAND TO BE RECOGNIZED AS AN INDEPENDENT STATE TO BACK OFF! Some Gambian parliamentarians have been pushing and lobbying for the self-declared “Somaliland state” to be recognized as a sovereign state, Parliamentary questions fired to The Gambian Foreign Minister Momodou Tangara, by different MPS, on Wednesday, have revealed, Freedom Newspaper can report. Some of the MPS mainly from the United Democratic Party (UDP), had asked the Foreign Minister, if The Gambian government could spearhead the campaign for Somaliland to be recognized as an independent state, outside the recognized Federal Government of Somalia. But Foreign Minister Tangara warned that it would be irresponsible for The Gambian government to engage in such illegitimate diplomacy. He insists that the globally recognized country in Somalia, is the Federal Republic of Somalia. He added that both the African Union and the United Nations have recognized the Federal Government of Somalia. According to Tangara, it is dangerous for the MPS to advocate for such a diplomatic move. He has called on the MPS to avoid selling such an agenda. Somaliland is located in Somalia. It is a self-proclaimed independent state, which hasn’t been recognized by the international community. The territorial dispute has been been in existence for decades. He pointed out that the only recognize government that The Gambian government has recognized in Somalia, is the Federal Government of Somalia. He has implored on the MPS to be careful about the people that they are talking to and the agendas that they would bring in Parliament. Sedia Jatta, Member for Wuli West, had asked Tangara if Somaliland had been recognized by the African Union, and the Minister replied in the negative. Similar questions were asked by Suwaibou Touray, the member for Wuli East, but the Minister was unequivocal in his straightforward answers. He maintained that the Federal government of Somalia was the only recognized country in that state. According to the online search engine Wikipedia, “The Federal Government of Somalia (FGS) (Somali: Dowladda Federaalka Soomaaliya, Arabic: حكومة الصومال الاتحادية) is the internationally recognised government of Somalia, and the first attempt to create a central government in Somalia since the collapse of the Somali Democratic Republic. It replaced the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia on 20 August 2012 with the adoption of the Constitution of Somalia.[1] It officially comprises the executive branch of government, with the parliament serving as the legislative branch. It is headed by the President of Somalia, to whom the Council of Ministers reports through the Prime Minister.[2]” One of the MPS notes that since the previous Jammeh government had lobbied for Taiwan to be recognized as an independent state at the United Nations, he sees no reason, why the current Barrow government should employ a similar diplomatic move for Somaliland. But Minister Tangara said the Taiwan issue was bad for The Gambia. He warned that history wouldn’t judge them fairly, if The Gambia should repeat the Taiwan’s situation. He said The Gambian should work side by side with the international community and cannot operate in isolation. Foreign Minister Tangara went as far as advising The Gambian MPS to visit the BBC website to study about the Somali state dispute issue before meddling into such a sensitive issue. “Some of you, who are French literate can visit the BBC French site, and you will learn first-hand about the Somali issue. There is also a BBC English page available,” he said. Tangara said the AU has tasked certain parties that have been assigned to handle the Somali issue. He says The Gambia cannot afford to meddle into the Somaliland issue. Xigasho -
I hadn't seen such an own goal in Soomaaliya's politics time immemorial. This is unheard of. But wretched secessionists maxaa ka sugee, especially blindly led by a jaad addict Muuse Muqayil. Maroodi jiifo ayee isku soo jeediyeen. It is all good and reinforces Soomaaliya's muqadas unity.
-
Somaliland region government arrests 17 year old poet
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
-
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
05 July 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 36 > Banaadir: 12 > Puntland: 11 > Somaliland: 10 > Jubbaland: 3 > Male: 31 > Female: 5 > Recovery: 41 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,997 Total recoveries: 1,014 Total deaths: 92 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia -
Guys, why aren't we talking about the Coronavirus?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Holac's topic in Politics
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DFS, HE Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa maanta kula wareegtay munaasabad ka dhacday Isbitaalka Hooyada & Dhallaanka Banaadir agab caafimaad oo loogu tala galay ka hortagga caabuqa COVID-19 oo ka timid Hay’adda IRC. HE Wasiir Fawsiya iyo Agaasime Fartuun ayaa uga mahadceliyay Hay’adda IRC agabkan muhiim ka ah oo ay soo gaarsiiyeen isbitaal Banaadir. -
Soomaaliya airspace closure oo dhaqangalay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Meantime, the zombies waiting jaadka: -
Soomaaliya airspace open once again
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Soomaaliya airspace open once again
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Also a newly re-built national air traffic controller is launched in Muqdisho today. -
After more than three months, Soomaaliya's airspace is finally re-opened for first domestic and shortly international flights. Duulimaayada gudaha oo si rasmi ah uga bilowday garoonka Aadan Cadde Waxaa saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka bilowday duulimaayada gudaha oo hakad ku jiray bilihii u dambeeyey, sababo la xariira xakameynta cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus. Diyaaradaha isaga kala gooshaya magaalooyinka dalka ayaa si rasmi ah u bilaabay duulimaadyadooda , iyada oo ay dadka safraya ay si aad ah u soo dhaweeyeen in dib loo fasaxo duulimaadyada gudaha, inkastoo weli kuwa caalamiga ah aan dib loo fasixin. Mid ka mid ah dadkii saaka ka amba-baxayey garoonka Aadan Cadde oo ku sii jeeday magaalada Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyey socdaalkiisa iyo dib u furista garoonka “Waxa aan joognaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, qorshaheenu waa in aynu ka duulnaa, waxa aan ku qoranahay diyaarad safarkeedu yahay Magaalada Dhuusamareeb” ayuu yiri qofka ka mid ah rakaabka diyaaradaha maanta baxaya. Dhanka kale wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday dadka raacaya diyaaradaha inay dhaqan-geliyaan talooyinka caafimaad ee lagu xakameynayo faafitaanka fayruska dilaaga ah ee Corona. Soomaaliya oo kiisaska cudurkan laga xaqiijiyey bishii March ee sanadkan 2020-ka ayaa qaaday tallaabooyin dheeraad ah oo lagu xakameynayo cudurka faafa ee Covid-19, iyada oo hakad galisay dhamaan duulimaadyada, sidoo kale xirtay goobaha waxbarashada ee dalka. Xigasho
-
Soomaaliland oo ka hadashay Diyaarad Hawada Soomaaliya shalay laga Celiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya Shalay waxaay ay Hawada ka celisay Diyaarad siday qaad badan oo dooneyay inay ku degtao Magaalada Hargeysa sida la sheegay kana timid dalkani Kenya,waxaana tallaabadaasi ka hadlay Masuuliyiinta Soomaaliland. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa sheegay in arrintaasi ay jirto,isla markaana dowladda Soomaaliya ay ku kacday fal uu sheegay in uu qeyb ka yahay waxa uu ku Tilmaamay dagaal ay kula jirto Soomaaliland. Wasiirka oo la hadlay Voa-da ayaa sheegay in Arrimaha looga hadlay shirkii Jabuuti ay qayb ka aheyd in hawada Soomaaliya la wada maamulo,isla markaana tallaabada ay shalay qaaday Dowladda Soomaaliya ay wax u dhimi karto heshiisyadii ay horay u wada gaareen labada dhinac. Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada weli kama hadlin tallaabada ay ku joojisay diyaaradaas,hayeeshee ay xusid mudan tahay in weli dowladda Soomaaliya aysan furin duulimaadyada Caalamiga ah balse Maanta dib loo bilaabay. Ku dhawaad boqol Cisho oo ay xirnaayeen duulimaadyada gudaha dalka Soomaaliya ka dib saameyntii cudurka safmarka ah ee Covid19 oo yaraatay darteeda ayaa saakay si rasmi ah dib loogu furay. MXigashounaasabad kooban oo ka dhacday gudaha garoonka Adan Cade ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu maamuusay dib u furka garoonka iyadoo ay goob Joog ka ahaayeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Maareeyaha hay,adda duulista rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa sheegay inay u diyarsanyihiin howsha adag ee hortaala maadaama wali ay jirto halista cudurka Karoona Feyrus. Golaha Wasiirka xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shirka golaha ee Khamiislaha ah ku ansixiyay in dib loo furo duulimaadyada gudaha dalka oo horay loogu hakiyay si loo yareeyo faafitaanka cudurka covid19. Dowladda Soomaaliya ayaa 29-kii bisha sedexaad ee sanadkaan 2020 hakisay duulimaadyada gudaha sabab la xariiira cudurka safmarka ah ee Covid19 oo xiligaas si aad ah bulshada ugu dhex faafayay wallow hada tirade Maalin laha ah ee Soomaaliya ay aad hoos ugu dhacday marka loo fiiriyo bilowgii hore.
-
Soomaaliya airspace closure oo dhaqangalay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Soomaaliland oo ka hadashay Diyaarad Hawada Soomaaliya shalay laga Celiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya Shalay waxaay ay Hawada ka celisay Diyaarad siday qaad badan oo dooneyay inay ku degtao Magaalada Hargeysa sida la sheegay kana timid dalkani Kenya,waxaana tallaabadaasi ka hadlay Masuuliyiinta Soomaaliland. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa sheegay in arrintaasi ay jirto,isla markaana dowladda Soomaaliya ay ku kacday fal uu sheegay in uu qeyb ka yahay waxa uu ku Tilmaamay dagaal ay kula jirto Soomaaliland. Wasiirka oo la hadlay Voa-da ayaa sheegay in Arrimaha looga hadlay shirkii Jabuuti ay qayb ka aheyd in hawada Soomaaliya la wada maamulo,isla markaana tallaabada ay shalay qaaday Dowladda Soomaaliya ay wax u dhimi karto heshiisyadii ay horay u wada gaareen labada dhinac. Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada weli kama hadlin tallaabada ay ku joojisay diyaaradaas,hayeeshee ay xusid mudan tahay in weli dowladda Soomaaliya aysan furin duulimaadyada Caalamiga ah balse Maanta dib loo bilaabay. Ku dhawaad boqol Cisho oo ay xirnaayeen duulimaadyada gudaha dalka Soomaaliya ka dib saameyntii cudurka safmarka ah ee Covid19 oo yaraatay darteeda ayaa saakay si rasmi ah dib loogu furay. MXigashounaasabad kooban oo ka dhacday gudaha garoonka Adan Cade ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu maamuusay dib u furka garoonka iyadoo ay goob Joog ka ahaayeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Maareeyaha hay,adda duulista rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa sheegay inay u diyarsanyihiin howsha adag ee hortaala maadaama wali ay jirto halista cudurka Karoona Feyrus. Golaha Wasiirka xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shirka golaha ee Khamiislaha ah ku ansixiyay in dib loo furo duulimaadyada gudaha dalka oo horay loogu hakiyay si loo yareeyo faafitaanka cudurka covid19. Dowladda Soomaaliya ayaa 29-kii bisha sedexaad ee sanadkaan 2020 hakisay duulimaadyada gudaha sabab la xariiira cudurka safmarka ah ee Covid19 oo xiligaas si aad ah bulshada ugu dhex faafayay wallow hada tirade Maalin laha ah ee Soomaaliya ay aad hoos ugu dhacday marka loo fiiriyo bilowgii hore. -
PM ABIY SAYS PLANNED ATTEMPT TO IGNITE CIVIL WAR THWARTED
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Galbeedi, why are you AGAINST Abiy Axmed? He has so far shown nothing against Soomaaliya, unlike his Tigrey predecessors' divide-and-rule of Soomaalis. Soomaali Galbeed Soomaaliyeey Toosoo ayaa maanta lagu qaadaayaa, calankeena suubana waa astaantooda. Only wretched secessionists (who eagerly wanted to worship him as they did to Tigreys) and other qabyaaladist ka soo horjeedo ninkaan because of his unity policies in Soomaaliya, which is our own interest. We don't care his ulterior motives, wuxuu ku dhaqmaayaa ula dhaqmeynaa intaa awood buuxdo ka heleyno. Let him hilfaha u qaado Tigrey iyo Xabashada kale. If it wasn't him tuugii weynaa Shariif Xasan siyaasadda ayuu wali ku galaangalan lahaa. If it wasn't him, Axmed Madoobe Kismaayo kaliya bandow laguma saari lahayn. If it wasn't him, Muuse Muqayil siyaaradiisa Adisababa kama dhamaateen. If it wasn't him, Deni calaacalka kama dhamaadeen. Abiy Axmed could have chosen to take this ugly road as his Tigrey predecessors did since mid '90s, but he did not. -
Useless opposition party complaints
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Cali Mahdi Maxamed awalba magaciisa qiil qiil magacxumo ah ku jiree muu labadaan aanan iyaga isaaminsaneyn iskaga haro. Sartiisa weyn uu dhisaayo iyo ganacsigiisa muu ku ekaado. Cali Mahdi, Xasan Sheekh iyo Shariif oo ku kulmay Muqdisho Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa guriga uu ka deganyahay magalada Muqdisho waxa ay ku booqdeen Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed, iyagoo kala hadlay arrimo dhowr ah. Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh oo hada hoggaamiya xisbiyada ku bahoobay Madadsha Xisbiyada Qaran ayaa Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed ugu tegay salaan iyo is xog wareysi waxayna si qotta dheer uga wada hadleen “baahida loo qabo in lala yimaad dadaal samata bixineed oo ku aaddan xaaladda uu hada dalku ku jiro” sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay. Qoraalka ayaa lagu sheegay in seddaxda madaxweyne ay si gaar ah uga wada hadleen “Arrimaha doorashooyinka dalka oo weli mugdi ku jiro, hannaanka loo marayo iyo kala aragti duwanaashaha baahsan ee ku aaddan arrimahaas iyo curdinnimada hannaanka dowladnimo ee dalka.” Madaxdan ayaa sida lagu sheegay qoraalka isla qaatay in laga hor tago dhibaato kasta oo ku imaan karta habsami u socodka dowladnimo iyo geeddi socodka nabadda Soomaaliya “taas oo u baahan in laga hor tago, si looga baaqsado qataraha soo wajihi kara markale Qaranimada Soomaaliya.” Waxyaabaha sida gaarka ah uga wada hadleen Madaxweyneyaasha waxaa ka mid ahaa “Inuu mira dhalo shirka u socda Beesha Mudullood, waxaana la dhiirra geliyey in shirarka nuucaas ah oo bulshadu uga tashaneyso aayaheeda la xoojiyo lana gaarsiiyo heer Qaran.” Sidoo kala madaxda ayaa isla gorfeeyay baahida loo qabo dib u heshiisiin dalka ka dhacda guud ahaan si umadda Soomaaliyeed markale uga tashaadaan aayahooda gaar ahaan arrimaha taagan oo kamid yihiin doorashooyinka lagu wado inay dalka ka bilaawdaan dabayaaqada sanadkan. Ugu dambeyntii kulankaas waxaa lagu falanqeeyey ‘shirarka beesha Muddullood uga socda Muqdisho iyo in baahi loo qabo in la dhiirri geliyo habsami u socodkiisa ayna gaaraan heer Soomaaliya oo dhan ah.’ Xigasho -
THE RECOVERY OF MOGADISHU IN PICTURES.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to biyo-cad's topic in General
-
THE RECOVERY OF MOGADISHU IN PICTURES.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to biyo-cad's topic in General
-
Independence Week - Soomaaliya at 60
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Toronto: -
Independence Week - Soomaaliya at 60
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Gaarisa: -
Independence Week - Soomaaliya at 60
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Xariifadaan qatari cadiim iga dheh. -
DF Soomaaliya oo ‘hawada ka celisay’ diyaarad ku sii jeeday Hargeysa Warar soo baxaya oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay hawda ka celisay diyaarad ka timid dhinaca dalka Kenya, kuna sii jeeday garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee Somaliland. Diyaaradda oo siday qaad fara badan oo ah nooca loo yaqaano Miirooga ayaa lagu soo warramayaa inay u rarneyd ganacsatado reer Somaliland, balse waxaa hawada ka celisay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo heshay xog-ta diyaaraddaasi, inta aysan dagin. Sida ay ogaatay Caasimada Online diyaaradda ayaa dib ugu laabtay dalka Kenya, waxaana ka degtay garoonka diyaaradaha ee Wajeer. Sababta ay dowladda Soomaaliya dib ugu celisay diyaaradda ayaa la xiriirta sida la sheegay xayiraaradda weli saaran duulimaadyada ee ka dhashay cudurka Covid-19. Sidoo kale ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay labada dhinac iyo Kenyaba oo la xiriira diyaaraddaasi dib looga celiyey hawada Soomaaliya. Arrintan ayaa ku soo aadeysa, xilli maalmahan uu yaraaday Qaadkii Somaliland uga imaan jiray dhanka Ethiopia, sababo la xiriira qalalaasaha ka socda gudaha dalkaasi. Si kastaba ha’ahaatee tallaabadan ayaa sii xumeyn karta xiisadda dhinaca hawada hawada ee Soomaaliya iyo Somaliland oo dhowaan ay wada-hadallo uga bilowdeen dalka Jabuuti.
-
Soomaaliya airspace closure oo dhaqangalay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
DF Soomaaliya oo ‘hawada ka celisay’ diyaarad ku sii jeeday Hargeysa Warar soo baxaya oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay hawada ka celisay diyaarad ka timid dhinaca dalka Kenya, kuna sii jeeday garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee Somaliland. Diyaaradda oo siday qaad fara badan oo ah nooca loo yaqaano Miirooga ayaa lagu soo warramayaa inay u rarneyd ganacsatado reer Somaliland, balse waxaa hawada ka celisay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo heshay xog-ta diyaaraddaasi, inta aysan dagin. Sida ay ogaatay Caasimada Online diyaaradda ayaa dib ugu laabtay dalka Kenya, waxaana ka degtay garoonka diyaaradaha ee Wajeer. Sababta ay dowladda Soomaaliya dib ugu celisay diyaaradda ayaa la xiriirta sida la sheegay xayiraaradda weli saaran duulimaadyada ee ka dhashay cudurka Covid-19. Sidoo kale ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay labada dhinac iyo Kenyaba oo la xiriira diyaaraddaasi dib looga celiyey hawada Soomaaliya. Arrintan ayaa ku soo aadeysa, xilli maalmahan uu yaraaday Qaadkii Somaliland uga imaan jiray dhanka Ethiopia, sababo la xiriira qalalaasaha ka socda gudaha dalkaasi. Si kastaba ha’ahaatee tallaabadan ayaa sii xumeyn karta xiisadda dhinaca hawada hawada ee Soomaaliya iyo Somaliland oo dhowaan ay wada-hadallo uga bilowdeen dalka Jabuuti. Xigasho -
Soomaaliya airspace closure oo dhaqangalay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
The wretched secessionists still complain about this while dowladda dhexe is saving their lives and their donar-donated money. Marqaanimo waa u dhintaan. -
I guess they are Soomaali Aboow after all.
-
Kowda Luulyo--Happy Independence Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Garoowe: