-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
North America Somalis mass show up for the President + PICS
Che -Guevara replied to Emperor's topic in Politics
^Reducing to the Qabiil issue eh, that's your only argument otherwise these people laugh while their people in Xamer are being blown to bits. -
Birth in a Nation: African Hospital Founder Describes Conditions
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in General
^Atleast she is not promoting the slaughter of her own people!!! -
Somalia’s Interior, Foreign Minister denies on mosque massacre
Che -Guevara replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
Lazy--We can question the tactics being employeed by Al-Shabaab and I personally don't care for global Jihad and their willingness to kill anyone who they deem UnIslamic.One must however keep in mind the Woyanes are not here to help. They are here to obliterate everything Somali, and they do that everyday in Somalia and SomaliGalbeed.The unfortunate actions by Al-Shabaab shouldn't excuse the atrocities committed by the Tigray on daily basis. P.S. And please those condemning the Al-Shabaab, if you disagree their methods, then join the fight! PPS...There are actual vidoes of this and many other atrocities. These things are rumors. A year or so ago, many saying Ethio troops in Somali soil were just a rumor, and now we have people saying atrocities by the Tigray are fabricated. -
Somalia’s Interior, Foreign Minister denies on mosque massacre
Che -Guevara replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
^When did you become an ardent TFG supporter? -
Mogadishu, Monday ,21 April 2008,(Hornafrik Media). in ka badan 10 qof oo rayid ah kuwaas oo ay kujiraan culuma udiin ay ciidamada itoobiya ku gowraceen Masjidka Al Hidaaya ee ku yaala deegaanka waxaracade ayaa maantay la aasay xili tiro kale oo dad ah ay ciidamada itoobiya u wateen xarunta warshadii hore ee Baastada ee Magaalada Muqdisho. Dadka ay xasuuqeen ciidamada itoobiya ayaa waxa ka mid ah sheekh caan ah oo imaan ka ahaa Masjidka Al Hidaaya oo la yiraahdo SHeekh Saciid Yaxye. Ciidamada itoobiya ayaa sidoo kale saakay waxa ay xarunta warshada baastada u taxaabeen dad dhowr ah oo ay ka mid yihiin qaar ka tirsan culuma u diinka Tabliiqa. Meydadka dadkaan rayidka ah ayaa saakay lagu arkay goobihii ay shalay iska hor'imaadyada ka dhaceen waxana in ka badan 28 meydad dad rayid ah oo ciidamada itoobiya bireeyeen saakay lagu arkay agagaarka shaneemo cabdi waayeel iyo Masjidka Al Hidaaya. Dadka deegaanka SOS ayaa sheegay in dadka meydadkooda saakay laga helay deegaanadaasi ay u badan yihiin culuma udiin ku ciibaadaysanayay masjidka Tabliiqa Al Hidaya waxana dhamaantood meydadkaasi ka muuqanayay gowrac. Dhaawacyo ku go'doomay guryaha labadii maalin ee dagaaladu dhacayeen ayaa saakay iyaga oo aad u tabcaan ah laga soo saaray xaafado ka mid ah degmada huriwaa waxana dadkaasi ka mid ah carruur iyo haween Madaafiicda ciidamada itoobiya ridayeen ay ku dul dhaceen. Dhimashada labadii maalmood ee dagaaladu ka dhaceen degmada huriwaa iyo qeybo ka mid ah degmada yaaqshiid ayaa waxa gaaraysaa dhimashada dad ka badan 100 qof,iyadoo ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 250 ruux kuwaas oo isagu jiray dhinacyada dagaalku dhexmarayay iyo dadka rayidka ah,laakin khasaaraha ugu badan ayaa soo gaaray dadka rayidka. Dhinaca kale Meydadka labo qof oo rayid ah oo ay shalay galinkii dambe toogteen ciidamada itoobiya ayaa saakay lagu arkay deegaanka xamarjadiid degmada wardhiilay ee Magaalada Muqdisho. Meydadkaan ayaa laga helay agagaarka garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho iyo xaafada Baar Hilaac ee deegaanka xamarjadiid. Toogashada dadkaan rayid ah ayaa la rumaysanyahay inay timid kadib markii shalay galinkii dambe ciidamada itoobiya ee saldhiga ku leh garoonka ciyaaraha iyo deegaanka calikamiin ay kooxaha hubeysani weerar xoog leh ku qaadeen. Howlwadeena goobaha caafimaadka ayaa sheegay in dagaaladaan dhexmarayay ciidamada itoobiya iyo kooxaha kacdoonka ay yihiin kuwii ugu khasaaraha badnaa mudooyinkaani iyadoo cusbitaalada Magaalada Muqdisho la dhigay dad ka badan 150 ruux oo isagu jira carruur,Haween iyo dad Da,ah. web page
-
Shooting Practice web page
-
Laascaanood: 8 ayaa la dhaawacay 12 kalana xabsiga ayaa loo taxaabay ka dib Faashash isla dhaceen Laascaanood- April 22, 2008 Waxaa manta maxkamad la soo taagay 12 qof oo ka mid ah urur diimeed oo ku soo xoogeysanaya Gobolka Sool gaar ahaan magaala Madaxdiisa Laascaanood kaasoo lagu magacaabo Takfiir oo ah urur aaminsan in iyaga mooyee umada kale ay tahay dad aan Islaam ahayn. Xubnaha manta maxkamada la soo taagay ayaa waxa aay kala ahaayeen 6 rag ah iyo 6 dumar ah kuwaas oo loo haysto ka dib markii ay dhawaan weerar ba’an ku qadeen kooxo dhalinyara ah oo gabdha ah isla markaana ay ku werareen midiyo iyo faashash. Dood dheer ka dib ayaa ay wali ku xiran yihiin Saldhiga Laascaanood iyaga oo ay gacanta ku hayana ciidamada degaanka ee amaanka xukunkoodana dib loo dhigay ka dib markii ay aqoonsan waayeen sharciyada maxkamada dawcadooda qaadeysa iyaga oo uba arka dhamaan umada kale dad gala ah. Dadkan ayaa la soo qabtay ka dib markii ay dorada dagaal baaxad weyn ku qaadeen qaybo ka mid ah xaafada Daami halkaas oo ay dhaawc soo gaarsiiyeen ilaa 8 gabdhood oo ka mid ah dhalinyarada loo yaqaano YoYo-ga. Dagaalkan ayaa yimid ka dib markii ay is afdhaafeen oo ay murmeen gabdhaha YoYo-ga loo yaqaan ama degaan ahaan ku magic dheer Ha iga Baqan, iyo dumar xubno ka ah ururka xag jirka ah ee Al Takfiir . Muran dheer ka dib ayaa waxa loo itaal sheegtay haweenka Ururka Takfiirka ka dibna waxaa u soo gurmadaya ragooda iyaga oo sita faashash iyo tooreeyo si naxariis dara ahna ula dhacay gabdhihii yaryaraa . Falkaasi oo ahaa mid si weyn uga yaabiyay shacabaka Reer laascaanood ayaa waxaa markiiba soo gaadhay ciidamada amaanka ee degmada kuwaas oo sladhiga dhexe u taxaabay dhamaan xubnihii ka tirsanaa ururka Takfiir ee sida naxariis darada ah u laayaya dhalinta magaalada ee aan ku shuqulka lahayn ururada diimaha . Mid ka mid ah Raga Takfiirka ah oo ay Xargaga Online kula kulntay magaalada Laascanaood ayaa u xaqiijiyay in uu dagaalka iyaga lagu soo qaday isla markaana ay is difaacyeen hase ahaate mar aanu wax ka weydiinay qaabka iyo qalabka ay u adeegsadeen gabdhaha yaryar ee ay afka un ka wada hadleen haweenkooda ayuu kaga jawaabay in ayba habooneyd in dhamaantood madaxa laga gooyo waayo ayuu yiri uma aqoonsanin in ay islaam yihiin adiguna ku daree (weriyaha Xargaga ) . Ururka Takfiir waa urur ka mid ah firqooyinka diinta Islaamka isla markaana ah kan ugu xag jirsan waxaana ay aamin san yihiin xubnahooda cidii aan ka mid ahayn ururkooda in aysan islaam ahayn, Dhaqan ahaana ma cunaan hilib aysan iyagu nefkiisa bireyn. Seddexdii sane ee u dambeysay ayay si xoog leh ugu soo badanyeen magaalada Laascaanood. Kooxda dhalinyarada ah ee ay hada isku dheceen ayaa ah kooxo dhalin yara ah oo inta badana ka jira magaalooyinka waaweeyn ee dalka Somalia, waxaana ay da’doodu u dhexeysaa 12 ilaa 18 jir . Astaamaha lagu garto ayaa ah iyaga oo koox koox isu raaca, caada ahaana ma ahan kuwa ku lug leh dhinaca rabshadaha oo waxa ay inta badan ku mashquulsna yihiin dhageysiga heesa wallow ay hada dalka Somalia ay aad u dhageystaan heesaha afka Xabshiga . Wiilashu waxa ay ku lebistaan saraawiil ku dhegan gabdhuhuna waxa ay inta badan xidhaan dhar ku dhegan waxaase u dheer indha Shareer oo ay wajigoodu ku qarsadaan gabdhuhu, magaalada Laascaanood aad uguma aysan fidin laakin gabdhaha jooga ee ka mid ah ururkana wxaa halkan looga yaqaan Ha iga baqan , xogoodu waxaa ay ka soo hayaamaan gobolada Waqooyi waan arin ta badan mucjisa ah halka aya ka helaan dhaqaalha xooga badan ee ku baxa labiska qaaliga ah ee ay xidhaan maadama ay intooda badani kaligood (waliid la’aan) nool yihiin oo ay ka soo hayaameen walidkood. Xiligii maxaakiimtu ka talineysay magaalada Muqdisho waxaa soo gaadhay dhirbaaxo weyn taaso kaliftay in ay isaga hayamaan Muqdisho xiligaas . Horaantii sanadkana waxa ay ururka YOYO-gu fooda is dareen ciidamada booliska ee magaalada Hargeysa ka dib cabasha ay soo gudbiyeen culimada Hargeysa oo dalabaday in magaalada laga fadhiisiyo dhalinyarada YOYO-ga . Xargaga Online Laascaanood,Somalia sscayn@gmail.com
-
Ethiopian soldiers blamed for mosque massacre in Somalia 21 Apr 21, 2008 - 6:12:20 PM MOGADISHU, Somalia Apr 21 (Garowe Online) - Ethiopian soldiers deployed in southern Somalia are responsible for a brutal killing at a mosque in the capital Mogadishu yesterday, witnesses and confidential sources said. Residents in Mogadishu's Huriwa district buried dead victims from two days of intense fighting in the capital between Islamist-led insurgents and Ethiopian troops backing the country's weak secular government. A witness named Omar told Garowe Online that he was inside al Hidaya Mosque in Huriwa district when Ethiopian soldiers stormed inside on Sunday. "The first person they [Ethiopian soldiers] killed was Sheikh Said Yahya, the Imam [prayer leader]," Omar said, adding that the late Imam opened the mosque door after the soldiers knocked. "I stood above 11 dead bodies, some with their throat slit and others shot to death," said the witness describing the gruesome scene. Of the 11 dead victims, nine were regular congregants at the mosque and reportedly were part of the Tabliiq wing of Sunni Islam. A source who took part in Monday's effort to bury the dead victims privately told Garowe Online that some of the victims had their hands cut off and their backs broken. Another source who was arrested by Ethiopian soldiers yesterday at al Hidaya Mosque and released today said the soldiers ordered him and other detainees not to return to the mosque. "They accused us [detainees] of attacking them [Ethiopian soldiers] and said that we were trained at the [al Hidaya] mosque," said the source who did not want his name in print. It is not clear why Ethiopian troops attacked al Hidaya Mosque, which is frequented by Tabliiq congregants who are reportedly not involved in the insurgency. Upwards of 80 people were killed over the weekend in Mogadishu, according to the Elman Human Rights group. Mogadishu-area hospitals said more than 120 wounded people have been admitted since Friday, according to an inquiry by Garowe Online. Somali Prime Minister Nur "Adde" Hassan Hussein defended the military operation in Huriwa district, telling the international media that Somali and Ethiopian troops will "defend themselves as they come under constant attack." [ Full story] Somalia's Ethiopian-backed interim government is attempting to restore national order since its establishment in 2004. But the government has faced armed resistance since January 2007 led by remnants of an Islamist movement that once ruled Mogadishu. Source: Garowe Online
-
^Don't hold ur breath
-
Dad meyd ah oo la gawracay oo laga helay goobo lagu hirdamay iyo Nuur Cadde oo ka hadlay dagaalada Muqdisho Jamaal Cismaan _____________________ Muqdisho, 21 April, 2008 (WDN) - Dad ku dhaw 30 ruux oo rayid ah oo lagala soo baxay guryahooda qeybo ka mid ah degmada Heliwaa ee gobalka Banaadir, ayaa la sheegay in qudha ay ka jareen ciidamada Itoobiyaanka oo guryahooda kala soo baxeen. Qaar ka mid ah dadka degmadaasi oo WardheerNews la xiriirtay ayaa sheegay in ay odaya dhaqameedyo ku guda jiraan soo ururinta meydka oo midba meel laga soo helaayo, waxaana dhamaan dadkaasi ay yihiin kuwo qoorta ka jaran. Xaaladda magaalada ayaa ah mid kacsan laakiin ma jiraan wax dagaallo ah sidii labadii maalin ee la soo dhaafay oo kale ah. Waxaana dagaaladii labadii maalin ee ugu dambeeyay ka dhacay Muqdisho ku dhintay dad ku dhow 100 ruux oo ay ku jiraan rayid ah oo xabadu haleeshay, kuwaasi oo aan haba yaraatee dagaallo shaqo ku laheyn . Warar kale ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay Masjidka Hiddaaya ee degmada Heliwa ku wateen waddaado Tabliiq ah oo gaaraaya 30 ruux , kuwaasi oo inta ay wajiyada ka xireen ka xeystay. Ma cadda halka loola kacay wadaaddaasi. Dhinac kalena Ra'isul wasaaraha DFKMG Col.Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), ayaa si weyn u difaacay dagaalka ciidamada Itoobiya kula jiraan kooxaha ka soo horjeeda. Ra'isul wasaaraha ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay yihiin kuwo is difaacaya isla markaana ka jawaabaya weerarada gardarada ah oo ay ku soo qaadayaan kooxaha ka soo horjeeda. "Runtii dagaalka labada maalin ka socanaya waxaan u arkaa in uu yahay mid ciidamada Itoobiya isaga difaacayaan weerarada gardarada ah oo ay ku soo qaadayaan kooxaha ka soo horjeeda" ayuu yiri ra'isul wasaare Nuur cadde. Ra'isul wasaare Nuur Cadde ayaa hadalkaani ka sheegay mar uu saxaafada Muqdisho kula hadlayay isaga oo sidoo kalena ugu baaqay kooxaha dowlada ka soo horjeeda in ay nabada dalka la ilaaliyaan. Sidoo kale ra'isul wasaare Nuur cadde ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadiisa isku dhafi doonto ciidamada dowlada ee haatan ka howlgala gudaha dalka isla markaana tababaro loo furi dono. Waxaa uu sheegay in arintaasi ku qaadan doonto mudo sedex bilood ah, isla markaana sugida amniga ku wareejin doonaan ciidamadaasi la isku dhafay soona qaatay tababarka. Si kastaba hadalkan ka soo baxay ra'iisul wasaare Nuur Cadde ayaa ku soob eegmay xili mudo 2-maalmood ah dagaal qaraar muqdisho ku dhex marayay ciidamada Itoobiya iyo kooxaha ka soo horjeeda, kaasi oo galaaftay nolosha dad badan oo rayid ah. Jamaal Cismaan WardheerNews, Muqdisho
-
Bodies of Several Clerics Found In, Around Somali Mosque After Heavy Fighting By Derek Kilner Nairobi 21 April 2008 At least nine people have been found dead at a mosque in the Somali capital, Mogadishu. Residents say the victims, a number of them clerics from the mosque, were killed by Ethiopian troops during a weekend of heavy fighting with insurgent groups. Derek Kilner has more from VOA's East Africa bureau in Nairobi. Several of those killed are religious leaders from a major Sufi Islamic sect. According to Ali Hersi, who says he witnessed the event, the mosque's imam, Saed Yayhe, who is also the sect's leader in Somalia, was among the dead. Hersi says Ethiopian troops rounded up at least 20 people from the mosque and surrounding areas, and killed them in the mosque's parking lot. "People were collected from their homes and they were killed deliberately," Hersi said. "They were not fighting. Most of them were elders." He says the troops also arrested more than 30 people around the mosque, including 12 Koranic students. A spokesman for Ethiopia's Ministry of Information, Zemedkun Tekle dismissed charges of Ethiopian involvement in the killings . He told VOA such claims are "pure allegations aimed at damaging the image of Ethiopian troops and getting them to leave Somalia." Residents of Mogadishu have been assessing the aftermath of a weekend of fighting between Ethiopian troops backing the transitional government and Islamist-led insurgents. New bodies were still being found Monday. Some estimates of the number of people killed in the clashes are as high as 100. A Mogadishu resident who declined to be named, says the fighting began after Ethiopian troops entered an area in the north of the city seen as an insurgent stronghold. "After fighting for a few hours, the Ethiopians began to shell the areas," he said. "Heavy shelling has occurred which has not been seen for the past few months. Shelling with mortars, tank shells, and also Katyusha rockets." Somalia's prime minister, Nur Hassan Hussein, said the Ethiopian troops were defending themselves after being attacked by insurgents. With many residents afraid to recover the bodies of those killed, the number of casualties is difficult to assess. The local Elman Peace and Human Rights Organization says 81 people were killed Saturday and Sunday. From the Eritrean capital Asmara, Zakaria Haji-Abdi, deputy chairman of the Alliance for the Re-liberation of Somalia, a moderate Islamic insurgent group, said the figure was higher. "The Ethiopian tanks and artillery are inside the capital city of Somalia and are shelling indiscriminately the Somali people," Haji-Abdi said. " Only yesterday, they have killed more than 100 people, women and children, and old." Ethiopian troops backing Somalia's Transitional Federal Government ousted the Islamic Courts Union from control of the capital, Mogadishu, in December 2006, but have since struggled to contain a growing insurgency involving several Islamist and clan-based militias opposed to the presence of Ethiopian troops. Residents say the bulk of the insurgents involved in Monday's fighting were former members of the Islamic Courts Union aligned with Haji-Abdi's Alliance for the Re-liberation of Somalia, rather than members of the more radical Shabaab. The United States recently designated the Shabaab as a terrorist organization. Mogadishu returned to relative calm on Monday, with many residents taking the opportunity to flee. More than a million Somalis have been displaced by the conflict. U.N. officials have called Somalia Africa's worst humanitarian crisis and warn that the situation continues to deteriorate.
-
North America Somalis mass show up for the President + PICS
Che -Guevara replied to Emperor's topic in Politics
^Who knew? I didn't think Eedo was that easily swayed though. -
North America Somalis mass show up for the President + PICS
Che -Guevara replied to Emperor's topic in Politics
Lazy-What's with Eedo? -
That was waste of money. The first I saw movie in two years and what dissappointment. I wanna my 20 dollars back.
-
MOGADISHU (AFP) - The bodies of nine Islamic clerics were found in and around a mosque in the Somali capital Monday, with residents saying they were shot by Ethiopian forces during weekend clashes with Islamist fighters. Six of the corpses lay inside the Al-Hidaya Mosque in northern Mogadishu and three outside. Their discovery brought the death toll from two days of clashes to 56. "They were innocent preachers who were shot dead by the Ethiopian forces," said Farah Fargan, a resident who helped collect the bodies. Witness Sheikh Mohamed Muse said the Ethiopian troops also arrested 21 boys who had taken refuge in the mosque during the fighting. "What they did was a gross humanitarian violation. They shot innocent clerics inside the house of Allah, I'm sure God will punish them," Muse said. Mogadishu's heaviest fighting in two months erupted Saturday between Islamist insurgents and Somali government troops backed by Ethiopian forces. Ethiopian troops came to the rescue of Somalia's embattled transitional government in late 2006 to oust an Islamist militia which had taken control of large parts of the restive Horn of Africa country. Islamist fighters have since waged a guerrilla war against the government, their Ethiopian allies and African Union peacekeepers, with civilians often caught in the ensuing crossfire. Somalia has been rocked by seemingly endless fighting since the 1991 ouster of president Mohamed Siad Barre.
-
Sorry, I will not morn them This is one of the things that got us where we are today!!!
-
Clerics killed in Somali mosque The bodies of 10 people have been found in a mosque in the Somali capital, after two days of clashes between Ethiopian troops and insurgents. Local residents blame the killings on the Ethiopians, who are backing the government against Islamist fighters. Six of the dead are religious leaders from the Tabliq Sufi sect, which is not involved in the conflict. Some 70 people were killed over the weekend, local residents say. Sporadic shooting can still be heard. Prime Minister Nur Hassan Hussein says the government was defending itself during the weekend clashes. But locals accused the Ethiopians of shelling the residential areas of Hurwa and Yaqshid in north-eastern Mogadishu, after they came under attack. 'Slaughtered' Aden Haji Yusuf, 60, was one of the local elders helped to bury the dead on Monday. "We are now out, for the first time in two days, to discover the dead bodies of some neighbours and bury them," he said. Tabliq official Shiekh Abdi-kheyr Isse said the Ethiopians had "slaughtered" the clerics. "The Ethiopians surrounded al-Hidaya Mosque on Sunday and killed [the] mullahs mercilessly, including Sheikh Sa'id, the chief of the group in southern Somalia," he said. Local resident Yahye Sheikh Muse said he had seen the dead bodies of three of his neighbours after the fighting. More than 100 people have been injured. Abdi-wali Hashi, only got the chance to take his mother to Daynile Hospital in Monday. "I could not venture out, even to check next door, where my mother was bleeding because of a gunshot wound on her leg," he told the BBC's Mohammed Olad Hassan. "The sound of the heavy gunfire for two days is still echoing in my ears," he said. Meanwhile, Islamic militants of the al-Shabab movement are still holding the south-western town of Wajid, 90 kilometres (52 miles) north of Baidoa, the current seat of the interim parliament. They took the town on Sunday, shutting down video cinema and kiosks selling narcotic leaves known as "khat" and also forced some boys in the city to shave their heads because they had their hair cut into western styles, witnesses said. "Heavily armed young men, who masked their faces with turbans, have been in control of the town and they have also been patrolling in the streets," local resident Madey **** Nur told the BBC by telephone. "Islamic law does not allow video cinema and all kinds of narcotics and that that is why we prohibited them here during our presence," militant commander Hassan Mo'alim Ibrahim told the BBC. "We are not going to leave the town until we set up an Islamic administration for the local people," he said. The prime minister blamed the violence on the Islamists. "The government is sorry about the fighting and loss of innocent civilian lives," he said on Sunday. "Our aim is to restore law and order through reconciliation and peaceful means, but that does not mean our troops and those of our ally Ethiopia will not defend themselves as they come under constant attack." The UN says that more than half of Mogadishu's population has fled recent fighting in the city. The Ethiopians intervened in 2006 to help government forces oust Islamists who had taken control of much of southern Somalia. The country has not had an effective national government since 1991.
-
Culimada Diinta ee kulankaan soo qaban qabisay ayaa waxaa kamid ahaa Sheekh Cabdulqadir Nuur Faarax, Sheekh Jaamac Liibaan , Sheekh Siciid Axmad Faarax waxeyna tilmaameen in fariintooda ku socoto dadweynaha gobolka Nugaal iyaga oo sheegey in ay ka quusteen maamulka Puntland ee hadda jira in uu wax ka qabto dhibaatooyinkaas web page
-
^Umada ma fiyooba. Ilaaheey iyaguu istusay!
-
web page
-
Puntland: Amaankii Puntland oo lumay & Xukuumada oo aan waxba ka qaban 21. april 2008 Puntland (AllPuntland) - Ammaanka Deegaanada Dawlad gobaleedka Puntland ayaa faraha ka sii baxay, waxaana lumay ammaankii iyo kala dambeyntii ka jirtay meelo ka mid ah Puntland oo horey loogu yaqaanay Nabad & Kala dambeyn wanaagsan. Xukuumada Madaxweyne Cadde Muuse ayaa ku guuldareysatay in ay sugto ammaanka deegaanada Puntland, taasoo dhaliilo xoogan ay kala kulmeyso shacabka. Mamaamulka Cadde Muuse wuxuu awood u yeelan waayey ,iyadoo ay Lacag fara badan soo gasho Mushaarsiinta Ciidamada & shaqaalaheeda, waxaana muuqanaya habacsanaan baahsan oo dhinaca ammaanka. Xukuumada Puntland ayaa ku guuldareystay in ay si wanaagsan wax uga qabato falalka amaan daro ee ka dhacaya deegaanada Puntland ,waxaana muuqata falal badan oo hoos udhigey amaanka Mandiqada gobalka. Dawladdu ayaa dhamaanba ku guuldareysatay Wax ka qabashada waxyaabihii loo igmaday ,taasna waxa ay keentay in dadka Puntland eedeyn usoo jeediyeen Maamulka Sarre. Ma jirto ilaa iyo hada tallaabooyin ay ku dhaqaaqday Xukuumada Cadde Muuse oo ay ku soo celineyso amniga iyo kala dambeynta, waxaana magaalooyinka waa weyn xilliyada habeenkii ka dhaca falal burcadnimo ah oo kooxo hubeysan ay dadka ugeystaan Dilal & Dhac labadaba. Waxyaabaha markan quusta ay ka taagan yihiin Shacabka Ismaamulka Puntland ayaa ah Amnigii Magaalooyinka Puntland oo faraha ka baxay & deegaano ka mid ah Puntland oo ay heystaan Maamulka la baxay Somaliland ee gobalada Waqooyi Galbeed. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland
-
Citizens taking matters into their own hands web page
-
Tafaasiisha Culumo Tabliiq ah Oo ay Ciidamada Ethiopia Ku Gowraceen Masjid Ku Yaala Muqdisho. MOGADISHU - Waxaa isa soo taraya Maydadka Dad badan oo Soomaali ah oo ay shalay Ciidamada Ethiopia ku gowraceen Masjid caan ah oo ku yaala deegaanka Waxar cadde ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa la sheegay in shalay gudaha u galeen masjid weyn ee Al-Hidaaya oo ku yaala xaafadaaasi waxar cadde ee deegaanka Suuqa Xoolaha ka tirsan isla markaan ay dad farabadan oo lagu qiyaasay 30-ruux ku gowraceen. Sodonka ruux oo ciidamada Ethiopia la sheegay in ay gowraceen ayaa dhamaantood ahaa Culumada Tabliiqa loo yaqaan kuwaasi oo in mudo ah fariisin u ahaa Masjidka Al-Hidaaya oo ah goobta ciidamada Ethiopia ka soo qabteen. Culumada Tabliiqa loo yaqaan ee ciidamada Ethiopia gowraceen ayaa waxaa ku jiray Madaxii Culumadaasi oo lagu Magacaabi jiray Sheekh Siciid Yaxye, islamarkaan si weyn looga yaqaanay gudaha dalka Somalia. Gowraca Culumadan, ayaa dadka deegaankaasi ku dhaqan ku soo warameen in ay timid kadib markii ciidamada Ethiopia gudaha u soo galeen masjidkaan oo ahaa mid si aad ah inta badna ugu kulmaan culumada Tabliiqa ah, islamarkaana ay ka wateen Dhowr ruux oo la shegay in ay ahaayeen hogaanka culumada Tabliiqa. Dhinaca kale Meydadka 2-ruux oo rayid ah ayaa sakaay waabarigii lagu arkay xaafada xamar-jadiid degmada wardhiigleey ee Magaalada Muqdisho. dadka Tirada yar ee xafadaasi ku dhaqan ayaa saakay saxaafada u sheegay in markii uu waagu baryay arkeen 2-ruux oo Meyd ah kuwaasi oo jirkooda ay ka muqdeen dhaawacyo rasaas oo xoogan. Muuse Cumar oo isagu sheegay in uu ka mid yahay dadka Tirada yar ee xaafadaasi ilaalo ka haya guryahii laga qaxay ayaa ku nuux nuuxsaday in 2-ruux oo meydkooda saakay xaafadaasi lagu arkay ahaayeen Odayaal da'ah isla markaana ka mid ahaa dadka ilaalada ka ahaa xaafadaasi. Muuse ayaa ku nuux nuuxsaday in ay labadaani ruux soo toogteen ciidamo Ethiopian ah oo ku sugan qeyb ka mid ah xaafada isla markaana diida inta badan dhaq dhaqaaqyada dadka ee deegaankaasi. Isaga oo hadalkiisa sii wata waxaa uu sheegay in haatan ku howlan yihiin qabkii ay meydadkaasi ku aasi lahaayeen isla markaana qaban qaabadeeda ku jiraan. Inta badan Ciidamada Ethiopian ka ah ayaa si liif ah ku toogta dadka rayidka ah ee ku sugan deegaanada fariisimada ay u tahay taasina keenta in dad badan oo meydad ah markii uu waagu barto lagu arko xaafadaha Ciidamada Ethiopian-ka ah ku sugan yihiin ee Magaalada Muqdisho. Si kastaba gowraca Ciidamada Ethiopia u gaysteen culumada Tabliiqa ka tirsanaa ayaa yimid iyada oo Mudo 2-maalin ah dagaal qaraar deegaano Hiliwaa iyo Yaaqshiid ka tirsan dagaalo xoogan ku dhex marayay ciidamo Ethiopian ah iyo kooxo Hubeysna oo ka soo horjeeda. == Boocame Online news warbaahinta Qarniga Cusub