Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,729
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^Nothing beats you.You know that. He is looking sad now
  2. Malika-A hug from me won't do!
  3. Ibti-You could always come to the good old US of A, but I know Burco is waiting Malika....Someone missed you P.S. Someone tell Stoic CL is here. Wuu ku qafiifay da last two weeks.
  4. ^Euros are lazy. Yanks start working at 14 and never stop, and about him, I found out education doesn't necessarily make wise. Unfortunatly it's not acquired trait. I thought you were moving from UK anyway. Hello Malika
  5. Ibti- know forty yr old, still in school with two PHDs and several masters degrees. Start paying taxes like the rest of us.
  6. Originally posted by rudy-Diiriye: in your dreams did u see that Dji gals dont look so hot during day time but look yummy during nite time!! Hot and Djs...Me thinks not or is it over-sized see through dirac Ibti- I thought you were done with school and joined the workforce
  7. ^I assume SNM is Qabiil now Lander....Saaxib, you didn't have to do to Mr the Point.He loves his Uni of Ottawo. This is article you posted web page P.S. Farah fella is seriously disturbing!
  8. ^No one could change Somali way of doing things. Even Wadaadka waa kutuuranaa. And yes Beledweyne chicks are seriously hot-so is buulo Burte, Jalalaqsi,chicks-ok I'm thinking of certain tribe...LooooooooL
  9. Qad sometime made pretty good toothpaste depending how creamy it is.
  10. You gotta love Somali 'politics' supposedly Xaabsade and Riyaale renewing an old alliance to undermine Beelaha Gobolla dhexe.Interesting to see what happens or doesn't happen on the 15th.
  11. Boorama: Booqashada Xaabsade, Tuhunka USP iyo Dareennada ku Xeeran May 13th, 2008 Boorama (Jam)- Xubno wafti ah oo ka socday gobollada bariga oo uu hoggaaminayay Axmed Cabdi Xaabsade oo ah siyaasi miisaan weyn ku leh Gobolka Sool, ayaa habeennimadii Isniintii ka soo laabtay socdaal toddobaad qaatay oo uu ku joogay magaalada Boorama, xarunta Gobolka Awdal. Xubnaha waftiga uu hoggaaminayo Xaabsade ayaa sida ay wararku sheegayaan waxaa magaalada Boorama ku martiqaaday qaar ka mid ah duqayda magaalada Gobolka Awdal, waxaanay watiga wada qaateen aad looga adkeeyay inay saxaafadda wax xog ah ka hesho, lamana garanayo waxyaabaha ay ka wadahadleen labada dhinacna wax war ahi kama soo bixin, marka laga reebo booqashooyin ay ku tageen Jaamacadda Cammuud, cusbitaallada, shirkdadda biyaha magaalada maamusha iyo goobo kale. Waxyar ka hor intii aanay Xaabsade iyo xubnaha weheliyaa ka ambabixin magaalada Boorama oo ay saxaafaddu isku dayday inay wax ka weydiiyaan ujeeddada socdaalkooda ayaanay suurtogalin, balse mid ka mid ah xubnaha reer Awdal ee martiqaaday, ayaa qaar ka mid ah warbaahinta u sheegay in socdaalka waftiga barigu uu la xidhiidho sidii wax uga korodhsan lahaayeen horumarka ay gaadheen adeegyada bulshada ee Awdal, maadaama dib-u-dhac weyn ku yimi Gobolka Sool oo ah deegaanka salka u ah waftiga Xaabsade si warbixin iyo xogo uga helaan ama ugaga dayan lahaayeen. Haseyeeshee, marka la eego waftigan iyo wakhtiga uu ku soo beegmay ayay dad badani u sawirteen inuu yahay mid dib loogu soo noolaynayo ururkii isu-boodada iyo is-gaashaan buuraysiga ee USP oo aasaasmay sannadkii 1960, waxana arrimahaa sii badhitaaray xubnaha reer Awdal ee waftiga casuumay oo ay ka dhex muuqdeen rag ama siyaasiyiin ka mid ah xubnihii xilligaa aasaasay ururka USP oo ujeeddadiisu ahayd isgaashaan-buuraysi looga gol-lahaa beelaha dhexe ee Somaliland oo xilligaa isku arkayay inaanay jirin cid kale oo kula tartami karta hoggaaminta . Waxa kale oo loo badinayaa inuu tuhunka xiligan ee dib u soo cusboonaysiinta keeni karo, maadama uu hadda dalka madaxweyne ka yahay Daahir Rayaale oo reer Awdal ah, isla markaana u arka inay gobolada dhexe intooda badani xukuumadiisa mucaarid ku yihiin, waxa kaliya ee uu isaga joojin karaana yahay inuu saaxiibkii Xaabsade oo u arko siyaasi ay hadda aad isugu dhow yihiin, Gobolka Soolna ku soo celiyay Somaliland ay markale dib u wadaagi karaan ururkii USP si uu doorashada cod uu ku guulaysto uga helo labada deegaan ee darifyada. Si kastaba ha ahaatee, weli ma cadda ujeeddada dhabta ah ee ay salka ku haysay booqashada iyo kulamada badan ee uu Boorama muddada intaa le’eg u joogay siyaasiga Xaabsade.
  12. Booqashada Wefdiga Gobolada Sool Iyo Sanaag Bari Ee Boorama Iyo Dareenada La Xidhiidha Socdaalkooda “Ma jiraan arrimo siyaasadeed oo booqashadani xambaarsan tahay" xubin ka tirsan guddida Jaamacadda Cammud “Shacbiga reer Somaliland meel kastay booqan karaan ama lagu casuumi karaa" badhsaabka gobolka Boorama, May 11, 2008 (Haatuf) – Magaalada Boorama ayaa weli waxa ku sugan wefti ka kooban siyaasiyiin ka soo jeeda degaanada Sool iyo Sanaag Bari oo u horkacayo, siyaasiga caanka ah ee reer Sool, Axmed Cabdi Xaabsade kuna weheliyeen xubno ka soo jeeda degaanada Sanaag Bari ee Somaliland. Sida uu ku soo waramay weriyaha Haatuf ee gobolka Awdal, Maxamed Cumar Sheekh, booqashadan oo la filayey maalintii Khamiistii oo dib uga dhacday ilaa habeenkii, ayaa sida la sheegeyo dareenno kala duwan ka dhex abuurtay qaybaha dadweynaha Boorama, balse sida uu Haatuf u sheegay xubin ka tirsan Guddida Jaamacadda Cammuud, lana yidhaahdo Xaaji Axmed Miisaan, ayaa la sheegayaa inay booqashada weftigani la xidhiidho iskaashi la xidhiidha dhinaca waayo aragnimada maamul, iyo horumarineed ee ka dhaxayn kara gobolada dalka isagoo xaajigu arrintaasi ka warramayana waxa uu yidhi "Weftigani waa siyaasiyiin reer Somaliland ah, waxayna noogu yimaaddeen markii ay naga codsadeen inaan ka caawinno waayo aragnimada reer Boorama ku dhisteen jaamacadaha, jidadka iyo horumarinta maamulka Biyaha. Waxaan maanta geynay Jaamacadda Cammuud, shirkadda Biyaha ee SHABA iyo meelo kale oo ay is leeyihiin waxbay dadkooda ku nool gobolada ay ka yimaaddeen uga faa’iideyn karaan. Waxay nooga warrameen baahiyahooda dhinaca qalabka waxbarashada iyo maamulada horumarinta, waxan saaka [shalay] u dirray buugaag iyo agab kale oo waxbarasho oo Jaamacadda Cammuud u dirtay goboladaasi, annagoo ugu dhiibnay siyaasiyiintoodan, mana jiraan arrimo siyaasadeed oo ay nagu soo hadal qaadeen, annaguna shaqoba kuma lihin siyaasad." Guddoomiyaha gobolka Awdal, Maxamuud Sheekh C/Laahi oo qaddar kaddib markii uu ka soo baxay shir xogwaraysi ah oo ay wada yeesheen isaga, masuuliyiintaa ka socotay gobolada Sool iyo Sanaag bari, iyo madaxdhaqameedyo reer Boorama ah, oo aan kulankoodaa saxaafadda waxba looga sheegin wixii ka soo baxay, ayaa yidhi "Waa shay iska caadi ah in dadka reer Somaliland aanay kala qo-qobnayn, qofka Sool joogaana iman karo Boorama. Annagu ka dawlad ahaan, uma yeedhin, balse dhinaca ururada rayidka ah, oo ay jaamacaddu ka mid tahay way isdhaafsan karaan booqashooyin, mana aha in laga sameeyo wax aan jirin." Inkastoo aanay weftiga reer barigu booqashadoodan Boorama waxba uga sheegin saxaafadda, isla markaana aad moodeysay inay iska dhawrayeen dareenno badan oo sababay inaanay ka muuqan goobaha martidu ku soo degto, sida Rays Huteel laguna martigeliyey guryaha rayidka, balse qaar ka mid ah dadweynaha ayaa booqashoodan u haysta inay tahay mid siyaasadeed oo ay labadaa gobol ee darafyadu ku doonayaan inay iska bahaystaan beelaha dhexe ee Somaliland, maadaama wakhtigan xasaasiga ah ee dalka uu ka taaganyahay muran siyaasadeed reer Awdal goboladaasi uga baahan yihiin taageero siyaasadeed oo la mid ah tii looga bartay dawladdii 1960kii . Dhinaca kale qaar ka mid ah dadweynaha ayaa sheegay inaanay weftigan iyo reer Sool toona ku saamaxayn wixii ay ku sameeyeen Madaxweyne Rayaale wakhtigii uu booqashada ku tegay goboladooda, kuwaas oo xabbad kala hor yimi weftigii Rayaale ee booqashada ugu tegay shan ama lix sano ka hor. Sidaa darteedna ay weftigani Boorama u yimaaddeen sidii ay reer Boorama uga raalligelin lahaayeen wixii waagaa dhacay, bog cusubna loo furo xidhiidhkooda horumarineed.
  13. ^Adiga Sheikh inuu ku karbaasho waaye complete 180' aad samayse..cajiib
  14. Ibtilo, nin dhulkiis loogu yimid aas terrorist la dhahaa.
  15. Ok..Maryooley waaye...I stop listening those longtime ago...complete lack of artistic creativity. It seems this part of our culture died with the civil war as well.
  16. Who's King Khalid..I heard of DJ Khalid
  17. ^ MMA....He was referencing this piece web page by Farah Jama to boost the point that he (Farah) was staunch secessionist who no longer believes in Riyaale's admin as evidenced by this latest article web page
  18. ^Geeze adiga...do you really had to do that. People are all praises and very proud of da kiddo.
  19. Article by Dr. Muhammad Megalommatis referecing an article posted on Sol by Lander Hhhhhhhm...Is lander Farah Ali Jama and more interestingly, does Megalomattis frequent these SOL pages to reference an article from 2004. The fact that Mr. Farah Ali Jama, who lives in Ottawa, has been accused by forum members as a "die-hard Somaliland nationalist" ( http://www.somaliaonline.com/cgi-bin/ubb/ultimatebb.cgi?ubb=get_topic;f=9;t=002728;p=0 ) and has published repeatedly controversial texts against almost any other Somali ( http://www.somalilandtalk.com/node/1296 ) only increases the importance of his rejection of the Riyale gang. web page
  20. We know that with old USP alliance now have a total of five (5) regions and the pro-SNM communities have seven (7) regions and the difference between the two groups is currently only two (2) regions. And that president Riyaale and his henchmen are counting on to close the gap in the future by recruiting some unpatriotic and corrupt parliamentary members from both Houses of Parliament (House Representative and the Guurti) who are pro-federalist or pro-unity with Somalia or Somaliweyn lackeys who may allow him to pass, for instance, a motion that either Somaliland to stand alone as it is or to unite once again with Somalia due to the circumstance or predicaments that may prevail in that planned period. We know that with the deployment of the tribal militias in disguise of Somaliland Armed Forces in the major cities of Somaliland such as Hargeisa, Berbera, Burao, etc. is evidence that he is asking for a fight or bloodshed—one that is reminiscent of the injustice, gross violation of human rights, civil war, barbarism, massacres, mass graves, displacement of civilians particularly women, children, and the frail elderly, war crimes, and crimes against humanity, and genocidal war of the tyrannical military regime of Savage Siyad Bare, which he served locally to the very bitter end. Overall, the people of Somaliland are not moved one bit by president Riyaale’s attempt to undermine and hijack UDUB party in his bid to resuscitate the long dead tribal alliances and the USP of the late 50s and 60s. And UDUB party must rejuvenate itself and take its rightful position in the country’s affairs. Moreover, it is clear that president Riyaale is in cahoots with the UN Special Representative for Somalia and other foreigners such as the TFG of Somalia in their bid to foment political turmoil and chaos, web page
  21. Muqdisho: Dagaalo iyo duqeyn xoog leh oo caawa lagu qaaday Xarumaha Ciidanka Itoobiya ee Muqdisho. 12. maj 2008 Muqdisho (AllPuntland) - Dagaalo saacado socday iyo duqeyn madaafiic ayaa maqribkii caawa lagu qaday xarunta Warshada Baastada ee Ciidamada Itoobiya. Magaalada Muqdisho waxaa caawa gil gilay madaafiicda hoobiyaha, kaasoo lagu bartilmaameedsanayay Xaryunta Ciidanka Itoobiya. Madaafiicdaas kadib waxaa xigay iska hor imaad culus oo dhex maray Ciidanka Itoobiya iyo kooxaha ka soo horjeeda dawlada. Iyadoo xil habeen ay tahay ayaan la ogaan karin khasaaraha labada dhinac soo kala gaaray, waxaase Madaafiicda lagu weeraray Ciidanka Itoobiya qaarkood ay ahaayeen kuwo soo gudbay oo ku dhacayay goobo dad rayid ah degan yihiin. Dagaalkan iyo duqeynta caawa ka dhacday Caasumada ayaa ku soo aadeysa, qaraxyo kala duwan oo maanta Magaalada Muqdisho lagula eegtay Ciidamada Itoobiya. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland
  22. Saddex ka mid ah gaadiid kolonyo ah oo ay wateen ciidamada Ethiopia ayaa lagu gubay deegaanka Leego oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose, waxaana la sheegay in ciidamadaas khasaare nafeed oo xooggan kasoo gaartay weerarkaas. Miinooyin iyo baasuukayaal ayaa lala beegsaday gaadiidka kolonyada ah ee ay wateen ciidamada Ethiopia, kuwaasoo kasoo amababxay Degmada Baydhabo kuna soo jeeday dhanka Magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo marka uu weerarku dhacayay ku dhawaa goobta ayaa xaqiijiyay inay maqleen daryan xoog badan, kaddibna ay arkeen uuro madow oo cirka isku shareertay, waxayna dadku sheegeen inay arkeen saddex gaari oo gubtay. Ciidamadii Ethiopia ee weerarka lala bartilmamesaday ayaa waxay ku jawaben hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoo madaafiicda ay rideen laga maqlay deegaano ay ka mid yihiin Buur-hakaba oo ka tirsan Gobolka Bay. Wararka laga helayo deegaanka uu weerarkan ka dhacay ayaa waxay sheegen inay arkeen maydadka saddex askari oo Ethiopian ah, balse la filayo inay khasaarada ciidamada gaartay intaas ka badan tahay maadamaa lala helay madaafiicda gaadiid ay ciidamo ku raranayeen. Ciidamada qaraxyada lala helay ayaa waxay si dhaqso badan isugu fidiyeen howdka ku dhow halka uu weerarku ka dhacay iyagoo qabqabtay dad dhowr oo la sheegay inay u badan yihiin dhallinyaro. Warar laga helay Baydhabo ayaa waxay sheegayaan in gaadiid ka tirsan kuwii lagu weeraray Leego ay dib ugu laabteen Degmada Baydhabo kuwaasoo ay ciidamada saaran ka muuqatay cabsi weyn. Weerarkaan ayaa kusoo beegmay iyadoo maamulka gobolka Sh/hoose ay sheegeen inaysan haysan wax hub iyo gaadiid ah oo ay kaga hortagaan xoogagga weerarada ka geysanaya inta u dhexeysa Shabeellada hoose iyo Gobolka Bay oo kaabiga ku haya. Waa markii labaad oo lagu weeraro ciidamada Ethiopia inta u dhexeysa degmada ********* iyo Buur-hakaba oo ka kala tirsan Sh/hoose iyo Bay, iyadoo qaraxyadii hore ay sheegteen Ururka Al-shababaab, ayna khasaare nafeed iyo mid hantiyeed gaarsiiyeen ciidamada Ethiopia. Sida caadiga ciidamada Ethiopia ayaa wax war ah ka soo saarin howlgalada iyo dagaalada ay kula jiraan kooxaha ka soo horjeeda. Qaraxyo gilgiley magaalada Muqdisho Ugu yaraan laba askari oo Ethiopian ah ayaa ku dhintay halka 6 kale ku dhaawacantey qaraxyo maanta gilgilay caasimadda Somalia ee Muqdisho. Qaraxii ugu horeeyay oo lala bartilmameedsaday ciidamo Ethiopian ah ayaa ka dhacay agagaarka Isgoyska Towfiiq ee degmada Yaqshiid iyadoo qaraxas uu sababay dhimashada askarta Ethiopia iyo kuwa dhaawacmay. Ciidamadan oo lala eegtay miinada meelaha fog-fog lala kontaroolo ayaa waxay xilligas socod ku marayey wadadas, iyagoo quraac u waday askar kale oo ka tirsan koxdooda. Goobjoogayaal ayaa waxay sheegeen inay ciidamada Ethiopia ay ku jawaabeen rasaas aad u badan, ayna goobta oo dhan isku gadaameen, waxaana dadku sheegeen inay qabqabteen dhowr ruux oo ay ku tuhmayaan inay falkaas lagu qarxiyay lug ku leeyihiin. Labo saacadood kaddib ayay ciidamadu waddada fureen, iyagoo sii watay howshooda halka maydadkii iyo dhawacyadii askartaas loo qaaday dhanka Isbartiibada Muqdisho oo fariisin u ah. Waa markii saddexaad muddo saddex toddobaad ku siman oo qaraxyo noocaan oo kale ah lagula beegsado ciidamada Ethiopia wadadaas, waxaana deegaanka Yaaqshiid uu noqday meesha ay halista ugu badan kasoo wajahdo ciidamada Ethiopia. Sidoo kale, Qarax loo adeegsaday miinada meelaha fog-fog laga hago ayaa lala beegsaday ciidamo Somali ah kuwaasoo ay ka dhaawacmeen saddex askari. "Ciidamada waxa lagu qarxiyay miino iyagoo marayay deeganka Radarka ee Degmada Dayniile; waxay fureen rasaas badan, balse cidna waxba ma yeelin" ayuu goobjooge ku sugnaa xaafada uu qaraxu ka dhacay u sheegay warbaahinta. Dhanka kale gaadiid ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa DF ayaa lagula beegsaday qarax miino agagaarka dhismaha hay'adda UNDP oo ku dhow garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyadoo qaraxaas uusan geysan wax khasaare ah. Qaraxyadaan ayaa la rumeysan yahay inay ka dambeeyaan xoogagga ka horjeeda siyaasadda DF iyo joogitaanka ciidamada Ethiopaia, balse ma jirto cid sheegatay weli qaraxyadii maanta dhacay. Garowe Online,Muqdisho
  23. I think concentrating on one thing in this case Diin can be detrimental.
  24. It is time Somalis to start thinking outside the box and come up suitable alternatives.If history is anything to go by, I just don't see these men sacrifing little and compramise for the sake of peace. And of course, the question remains who has the ownership of this peace process and who do these men answer to?