-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
LoooooooL...poor guy
-
ABUU MANSUUR: “Nuur Cadde haddii uu sheegi jiray in uu nabad ka shaqeynayo hadda waa nin Colaadeed” Khamiis, April 24, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Masnuur oo shir jaraa’id u qabtay saxafiyiin kula xiriiray Taleefoonnada leh adeegga lagu shiri karo ayaa wuxuu ka hadlay dagaalladii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho iyo arrimo kale oo ku saabsan dib u heshiisiinta laga dhex wado Federaalka iyo Mucaaradka ka soo horjeeda. Abuu Mansuur waxaa uu sheegay in Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka ay xasuuq ka geysteen Xaafado ka tirsan Degmada Huriwaa, wuxuuna carrabka ku dhuftay in rag Culumaa’udiin ah oo ka tirsanaa Jamaacada Tabliiqa lagu dilay Masjidka Al-Hidaaya ee ku yaala Degmada Huriwaa. Afhayeenka Al-Shabaab Abuu Mansuur oo sii hadlayay waxaa uu shirkiisa jaraa’id ku weeraray Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), wuxuuna sheegay in uu Nuur Cadde uu yahay nin colaadeed oo sida uu hadalka u dhigay ah Maato-leys ah. “Nuur Cadde haddii uu sheegi jiray in uu nabad ka shaqeynayo hadda waa nin Colaadeed, wuxuuna sheegay in uu ku faraxsan yahay dadkii rayidka ahaa ee dhawaan lagu xasuuqay Degmada Huriwaa”ayuu yiri Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur. Mar wax laga weydiiyay Afhayeenka sida ay u arkayaan dadaallada ay Qaramada Midoobay waddo ee la doonayo in lagu wada hadalsiiyo Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka ka soo horjeeda, waxaa uu sheegay in aysan jirin wada hadallo ay la gelayaan Dowladda Federaalka, isagoo sheegay in Isbaheysiga Dib u xoreyntana uu sheegay in uu ka fiirsanayo wada hadallo uu la galo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Wuxuu beeniyay Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur in Hub laga qabsaday ay shalay soo bandhigeen Saraakiil Itoobiyaan ah iyo Saraakiil kale oo ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in aysan dagaalyahannadooda gaadiid dagaal ku dagaalamin, hubka la soo bandhigayna uu ahaa mid lahaayeen Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya. Joogitaanka Ciidamada Amisom ee Magaalada Muqdisho ayuu shirkiisa Jaraa’id uga hadlay Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Masnuur, wuxuuna sheegay in ay Ciidamadaas ugu baaqeen in ay isaga tagaan Dalka Soomaaliya haddii aysan waxba ka qaban karin dhibaatada lagu hayo Shacabka Soomaaliyeed, “Waan ku celineynaa mar kale war haddii aadan wax ka qaban karina xasuuqa lagu hayo Shacabka Soomaaliyeed waxba ha eeganina ee isaga baxa Dalka Soomaaliya”ayuu yiri Abuu Mansuur oo sheegay in aysan jirin nabad ay Ciidamada Amisom ka sugayaan Magaalada Muqdisho. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
-
Jeremiah Wright speaks out -- at Obama's expense.
Che -Guevara replied to Baashi's topic in Politics
This will be hardly a factor, and Obama will win the remaining States. I don't see him loosing Indiana, Oregon or the delegate rich North Caroline. Of course, the mainstream will run with the story for while and the Clintons will try to make a meal out of it, but it will fade away or simply relegated to the back pages as soon another story about any candidate surfaces. P.S. Michigan and Florida are out of the question. I do admire the Clinton tenacity. They are true veterans! -
web page What happened :confused: And not good comeback Jimcaale :cool:
-
North America Somalis mass show up for the President + PICS
Che -Guevara replied to Emperor's topic in Politics
^War mushkilo, no one is attacking Tigray in their lands. Let them leave, and no more bombing Tigrays! -
Lazy-What rights do mere spectators have in comdemning people that are defending their country, and do those that deride Al-Shabaab do anything to mitigate the situation. You could question the manner in which Al-Shabaab conducts itself but let's not condemn them for doing the job every Somali including you and I should have partake. If one has problem with their monopoly in the resistance, then all means join the fight and let there be an alternative. And no point reminding us how we get here. It is like being firefighter watching a house burnt to dust all while he looks for those that started the fire. We know what happen in Somalia and how we get here. As it stands, today no Somali tribes are fighting, all wars and skirmishes can be attributed to Tigray and warlord stooges. Somali people will make peace in due time.
-
The sentiments of the people on the ground are turning in favor of Al-Shabaab. There are two main contributing factors, one being the sheer animosity shown by Ethios to every Somali, and the other being people's realisation that those in 'power' are just there to amass wealth at the expense of the general public. From Zaylac to Kismayo, the Somalis are facing severe droughts, starvation, high inflation and insecurity. Those in power whether be self-proclaimed landers in the north or warlords in the South have done little to alleivate people's problems. If anything, they hamper the ability of people to feed themselves. People get locked in Awdal cuz they "looted" aid or barely could afford anything in Puntland cuz Cadde Uusay gave free reign for those flooding the market with counterfeit curreny. Only the Culimma has done something to help people by clamping down on insecurity in Garowe or curbing high inflation or by ferrying water to Buhoodle. Whereever you go in the former republic, it is them that's attending to sick, feeding the poor and helping maintain peace.Somalis understand that they are facing the same calamity brought upon by corrupt leaders, neo Gumaysi and natural disasters. It is no longer a matter of inter or intra Qabiil rivalry but tragedy bigger than Qabiil ego. I don't support Al-Shabaab out of religious conviction, but merely out of the simple fact of them being the only viable oppisition to a neo-Gumaysi hell bent on obliterating everything Somali. Some would argue the Tigrays are here to 'help' us. They use reason and logic to substantiate their stance.They contend seventeen years of Somali on Somali violence necessitates the Tigray the presence on Somali soil-perhaps a reasonable argument hadn't the Tigray indulged in orgy of violence against the Somali. It is beyond me how could anybody jusfify the dialy atrocities committed against Somalis and paint the Al-Shabaab as being irrational warmongers. It is worthy noting Al-Shabaab that are indeed sons of Somalis and they need no justifications in trying to evict a colonial forces and their hired guns.I don't know about people but when neighbor shows at your home with gun in their hands, my primal instinct is to guard myself and everything dear to me.If that neighbor intrudes, it is basic right of every being to defend themselves no matter how well intentioned the intruder might be. Reason has no place when it is your very existence that's stake. Reality dictates your instinct for survival you should kick in. Those in the west have luxury and the peace to delibaretly sift through the tragedy that's Somalia. They assign blame and arbitrarily condemn Al-Shabaab all while ignoring the plight of their own people. Do yourselves and everyone a favor, if you decide not to support freedom fighters, atleast try to appreciate the terrible circumstances your people are in.Nudge yourself to do something for those that perish everyday due droughts, starvations and yes Ethio bullets. And remember,you are not much of a person if you don't help your people in the hour of need. God bless us all and may He save us from tranny.
-
The tenth one this year in MA. Woman fatally shot in Abington home Enlarge this imageABINGTON, Mass. -- A man called police and confessed to shooting his wife more than a dozen times during a jealous rage, a prosecutor said Wednesday at a hearing where the man pleaded not guilty in his wife's murder. John Tassinari, 29, called 911 to report the shooting Tuesday night, telling police "his wife had been cheating on him and he shot her more than 12 times," Assistant District Attorney Shelby Smith said during his arraignment in Brockton District Court. Barbara Tassinari, 29, was found face down in the driveway of the couple's home with 12 gunshot wounds, Smith said. John Tassinari was arrested after neighbors who heard gunshots called police. He was ordered held without bail Wednesday. Abington Police Chief David Majenski said Tassinari used two guns, a .45-caliber and a .40-caliber. He was issued a firearms permit in 2004, and more guns were found in the home, Majenski said. Police said they had not been called to the couple's home for reports of domestic violence before Tuesday night. Tassinari's lawyer, William F. Sullivan, declined to comment on the jealousy motive outlined by prosecutors. "It's obviously a horrific incident, but I think it's at this point kind of early to be commenting on the evidence that led up to this," Sullivan said. (Copyright 2008 by The Associated Press. All Rights Reserved.) web page
-
^That's clear enough or do wanna him translate it
-
THE SEEDS OF RESENTMENT AND FUTURE INSTABILITY IN ETHIOPIA
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
It would be interesting how long this minority could 100 millions in chains -
^I don't see Kibaki in there Isseh....Naxar beat it to you web page
-
Warqadaha laga sameeyo Lacagta been abuurka ah ee Shilin Soomaaliga oo maanta lagu gubay Magaalada Boosaaso Arbaco, April 23, 2008(HOL): Magaalada Boosaaso ee Xarunta u ah Gobolka W/Bari ayaa maanta waxaa lagu gubay Warqadaha laga sameeyo Lacagta been abuurka ah ee Shilin Soomaaliga, iyadoo gubitaanka warqadahaasna ay ka dambeeyeen wada hadallo dhexmaray Ganacsatadihii keensatay Warqadahaas iyo weliba Culumaa’udiinka Magaalada Boosaaso. Culumaa’udiinka iyo Ganacsatada ayaa sidoo kale waxay isku af-garteen in la fur-furo oo howl-gab laga dhigo Makiinadda lacagtaas lagu daabici jiray, si aysan mar kale u dhicin in lacag Shilin Soomaali ah la daabaco. Waxaa kale oo ay labada dhinac isku af-garteen in Magaalada Boosaaso dabayaaqada todobaadkan, gaar ahaan maalinta Jimcaha ah ee soo socota laga dhoofiyo Lix Nin oo Ajnabi ah oo lacagtaas daabici jiray. Go’aankan ay wada gaareen Ganacsatada iyo Culumaa’udiinka Magaalada Boosaaso waxaa si weyn u soo dhaweeyay dadweynaha ku dhaqan Magaaladaas, kuwaasi oo beryahan uu faro ba’an ku hayo sicir barar ku yimid qiimaha Raashinka quutul-daruuriga ah iyo weliba sarifka lacagta Doollarka. Ugu dambeyntiina, goobtii lagu gubay Warqadahan laga sameyn jiray Lacagta Shilin Soomaaliga ah ee been abuurka ah ayaa waxaa goob-joog ku ahaa mas’uuliyiin ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland iyo weliba Dadweyne aad u faro badan. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
-
^She actually is. Her parents who are here in Boston have disowned her. Supposedly she was to go to NYU, but opted for modelling,
-
I think he is referring the story of Macondo from the novel One Years of Solitude by Gabo. What's the point of his piece though?
-
Amnesty International strongly condemns the targeted killing of civilians in the raid. Eleven of the 21 dead were killed inside the mosque, including the Iman Sheik Saiid Yahya, Sheik Abdullah Mohamud and several Tabliq Islamic scholars. Eye-witnesses report that those killed inside the mosque were unarmed civilians taking no active part in hostilities. Seven of the 21 were reported to have died after their throats were cut – a form of extra-judicial execution practised by Ethiopian forces in Somalia. A spokesman for the Ethiopian government has denied the involvement of Ethiopian troops in these killings. web page
-
horjeeda ayaa ka bilowday warshadii hore ee Baastada. Soomaalinews.com 23 Apr 08, 14:40 Dhageeso-Dagaal qaraar oo u dhexeeya Ciidamada Itoobiya iyo kooxaha ka soo hurjeeda ayaa ka bilowday wadada warshadaha gaar ahaan warshadii hore ee Baastada.Dagaalka ayaa wali ka soconaya goobaha ku dhow warshada baastada, iyadoo dagaalka uu ka culus yahay dagaaladii hore. web page Daryanka madaafiicda ayaa laga maqlayaa inta badan xaafadaha ku dhow goobahaasi sida ay sheegayaan dadka deegaanka.
-
War deg-deg ah Dagaal culus oo ka bilowday warshadda Baastada. (Muqdisho}23.4-8 " Wararka naga soo gaaraya degmada Hurwaa ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor uu bilaabmay dagaal u dhexeeyo ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka horjeeda. Dagaalka ayaa ka socda warshadda Baastada waxaana la maqlayaa rasaasta nuucyadeeda, waxaana madaafiic ay ku dhacayaan xaafadaha ku yaala degmada Hurwaa. Faah faahin buuxda lagama hayo dagaalka iyo khasaaraha ka dhashay. Wixii ku soo kordhaya dagaalka waxaad kula socon dontaan warakeena dambe. Xafiiska Muqdisho WidhWidh Online
-
^Sounds like it.
-
^Allpuntland and Duke are synonymous.
-
Ciidamadan ayaa lakala geynayaan dalka Soomaaliya oo dhan When all else fails, call more of them
-
Addis Ababa: Ciidamadii ugu badnaa ee ka socda Itoobiya oo ku fool leh Soomaaliya. 23. april 2008 Addis Ababa(AllPuntland)- Ciidamadii ugu faraha badnaa ee ka socda dawladda Faderaalka ee Itoobiya una dirto dalka Soomaaliya ayaa udhaqaaqay dalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa ka badan Sadex Jibaar ciidamada hada ka jooga Itoobiya Soomaaliya ,waxa ayna arintan ka dambeysay wada hadalo dheeri ah oo ay yeesheen todobaadkan Madaxda labadaasi wadan. Heshiiska Xukuumada Muqdisho & Addis Ababa ayaa dhaliyey in ciidamo gaaraya 45 Kun Askari ay tagaan dalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa lakala geynayaan dalka Soomaaliya oo dhan ,ayadoo gobal loogu talagalay ciidamo fara badan kuwasoo amaankiisa sugaya. Ujeedka ciidamadan faraha badan ayaa ah in ay hubka dhigaan dhamaanba dadka Soomaaliyeed oo dhan ayna dawladda Soomaaliya gacanteeda ku soo celiyaan dalka Soomaaliya oo dhan. Heshiiska labada dal ayaa la saxiixay maalmo kooban intii uusan dagaaladu ka bilaaban Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya ,waxaana loogu talagalay in ay Soomaaliya nabad ka dhaliyaan. Horey Xukuumada Itoobiya Soomaaliya waxaa uga joogey ciidan aan ka badneyn 10 Kun oo Askari ,waxa ayna hada soo dirtay ciidamo Leh Cudud & Tababaro sarre. F. C. Geylan AllPuntland
-
North America Somalis mass show up for the President + PICS
Che -Guevara replied to Emperor's topic in Politics
Xoogsade...You don't have to justify your stance whether those who gather to see this Da-dhilif are from one clan or not. That is beside the point. The issue here is these people came to support murderous SOB. They sat and laughed, listening to his speech while people were being literally slaughtered in mosques.