Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Somali President Appoints His Adviser’s Husband as Premier After spending weeks deliberating his choice for prime minister among a list of experienced and educated candidates, the Somali president, Hassan Sheikh Mohamud, decided in the end to appoint his adviser’s husband to the position of premier. Abdi Farah Shirdon is the husband of Asha Haji Elmi, the most powerful female parliamentarian in the new Somali government. Mr. Shirdon was also a financier of Hassan Sheikh’s campaign in September, helping the unknown candidate achieve high placement among rivals. Before his appointment as prime minister, Mr. Shirdon was a businessmen and NGO fundraiser, often seen promoting his wife’s non-profit campaigns. He is also a member of the president’s Dam Al-Jadid (New Blood) network, a group of political Islamists based in Mogadishu. Abdi Farah Shirdon is seen as a toothless prime minister accompanying a powerless and timid president. Neither the president, nor his premier, nor his advisory team have any political experience inside Somalia. Some experts have given a six-month timeline before this new government finds itself isolated and unable to continue its term. DissidentNation.com
  2. 1.Denial 2.Anger 3.Bargaining 4.Depression 5.Acceptance-Final Stage
  3. Washington D.C Metropolitan Area Somali Community welcomed Mrs. Asha Haji Elmi, winner of 2009 Clinton Global Citizen Award & her husband Mr. Said Farah Garad It seems his wife is very effective woman Stoic....That was very broad prediction.
  4. Mooge is in the second stage of mourning period. 1.Denial 2.Anger 3.Bargaining 4.Depression 5.Acceptance-Final Stage
  5. Madaxweynaha Soomaaliya oo soo magacaabay Ra'iisal Wasaarihii la sugayay Sabti, Oktoobar 06, 2012(HOL): Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa goor dhaweyd soo magacaabay Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, kaasi oo muddo bil ku dhow soo magacaabiddiisa laga sugayay Madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, kaasi oo ah nin ganacsade ah oo degan dalka Kenya, isla markaana la soo shaqeeyay hay'adaha samafalka. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ka mid ahaa musharrixiintii isu soo taagay xilka Madaxweynenimada Soomaaliya, sidoo kalena waxa ay madaxweynaha ka wada tirsanaayeen isbaheysi ay ku bahoobeen xisbiyo isbedel-doon ah. Ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa maalmo kaddib la hor-geyn doonaa Baarlamaanka Soomaaliya si uu codka kalsoonida u siiyo, kaddibna waxaa ooga fadhiyaa in uu soo dhiso xuuumad tayo leh oo afarta sano ee soo socota gudata waajibaadka horyaalla ee ah in ay dalka iyo dadka ka bixiso dhibaatada ay ku jiraan. Munaasabad ka dhacday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Ra'iisal Wasaaraha cusub, waxaana goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Jawaari ayaa munaasabadda magacaabidda ka hadlay, waxayna ra'iisal wasaaraha cusub u rajeeyeen in uu alle u fududeeyo xilka loo magacaabay. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com
  6. War Deg Deg ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo u magcaabay Raysal wasaare Saacid Faarax Garaad.OCTOBER 6, 2012 17:53 5 COMMENTS Saacid Faarax Garaad waxaa loo magcaabay Raysal wasaaraha Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamed ayaa goor dhow magacaabay Ra’isulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa u magacaabay Ra’isulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Waxaa lagu magcaabay Raysal wasaaraha cusub xaflad ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaana goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka & Saraakiil ka socotay beesha Caalamka. Waa Raysal wasaarihii 5-aad oo Soomaaliya yeelato tan & markii Dowladda Federlaaka lagu soo dhisay sanadkii 2004 wadanka Kenya wuxuuna xilkaas kala wareegi doono Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo horay u hayey. Ilaa xalay waxaa la isla dhex marayey warar sheegaya in Saacid laftigiisa loo magcaabi doono Raysal wasaare arrintaas oo maanta si rasmi ah u cadaatay. Waa shakhsi ku cusub siyaasada Soomaaliya mase aha markii ugu horaysay ee uu u ordo xilkaas horay Madaxweyne Shiriif Sh. Axmed ayaa la sheegay inuu u balan qaaday inuu xilka Raysal wasaare u magcaabi doono kadib markii uu is casilay Raysal wasaare Sharmaarke sanadkii 2010 hase ahaate markii danbe wuxuu Madaxweyne Shiriif go’aan saday inuu xilkaas u dhiibo Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Wuxuu ku yimi nidaamka 4.5 isagoo ka soo jeeda Beesha ********* oo ka tirsan beelaha ******* . Shaqooyinka ugu muhimsan ee horyaal. Raysal wasaaraha cusub waxaa horyaala hawlo badan ayna u horeeyaan inuu soo dhiso Xukuumada tayo leh oo hogaamisa Dalka 4-ta sano ee soo socota. Intixaanka ugu weyn ee hada horyaala Raysal wasaaraha cusub waa go’aankii uu ka qaadan lahaa xaaladda Gobolada Jubooyinka oo dhowaan ay la wareegeen Ciidamada Dowladda oo taageero ka helayey kuwa Kenya deegaanadaas oo hada la qorsheynayo in Maamul Goboleed loo dhiso waloow beesha uu asal ahaan ka soo jeedo Raysal wasaaraha cusubi ay si weyn uga biyo diidan tahay sida hada loo wado qorshayaasha lagu soo dhisayo maamulkaas. Jawaabta Puntland. Raysal wasaaraha cusubi kama soo jeedo dhanka Deegaanada Puntland oo si weyn loo hadal hayey in jagadaas loo magcaabo shakhsi ka soo jeeda Deegaanadaas lamana oga jawaabta ay ka bixin doonto Xukuumadda Puntland oo iyadu horay genefka ugu dhufatay magcaabidii Raysal wasaarihii hore ee Farmaajo oo ay isku beel ka soo jeedaan Raysal wasaaraha cusub. Magcaabidii Raysal wasaare Farmaajo kadib Xukuumadda Puntalnd waxay si cad u sheegtay in xilkaas ay lahaayeen siyaasiyiinta reer Puntland taas oo dhalisay khilaaf baahsan oo soo kala dhex galay TFG & Puntland markii danbena ku soo dhamaaday in meesha laga saaro Raysal wasaare Farmaajo laguna bedelo Raysal wasaaraha hada wakhtigiisii dhamaaday ee Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas). Shiine Culay Horseed Media
  7. EG DEG: MADAXWEYNAHA DALKA OO MAGACAABAY RA'IISUL WASAARAHA DALKA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw waxaa uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya . Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa isagu waxaa loo magacaabay in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha Dalka Soomaaliya kaasi oo si rasmi uu ugu dhawaaqay Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Prof : Xasan Sheikh Maxamuud . Madaxweynaha ayaa dhawaanahanba waxaa laga sugayay in uu soo magacaabo Ra’iisul Wasaaraha Dalka Soomaaliya si uu isna u soo magaabo Xukuumad uu yaasho Dalka http://www.risaala.net/view.php?id=8396
  8. WAR DEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow ku dhawaaqay Ra'iisul Wasaaraha cusub Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daqiiqado ka hor u magacaabay Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Saacid Faarax Garaad, kaasoo si aad ah saacadihii u dambeeyay loo hadal hayay in xilkaas loo magacaabayo. Munaasabad ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ayaa Madaxweynaha waxaa uu kaga dhawaaqay in Ra'iisul Wasaare u magacaabay Saacid Faarax oo ah nin ganacsade ah. Wararka ayaa sheegaya in Munaasabada oo wali socoto uu khudbad ka jeedin doono Ra'iisul Wasaaraha cusub oo ka soo jeeda Beesha *********, waxaana u dhaxda Haweeneyda caanka ah Caasha Xaaji Cilmi oo ah Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka, heysata bilada Nobel Peace Prize. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu horgeeyo Baarlamaanka Soomaaliya si codka kalsoonida ugu helo, kadibna ku soo dhiso Gole Wasiiro. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe, Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharnews@gmail.com jowharcom@hotmail.com
  9. Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow oo daqiiqado kaliya naga xigaan bilaabaneysa xaflad ballaaran oo madaxweynaha Soomaaliya uu ku magacaabayo raysul wasaaraha cusub ee dalka iyadoo wariyaasha iyo marti sharaf kale ay haatan fadhiyaan hoolka shirarka ee xarunta Villa Soomaaliya. Wariyaha Raxanreeb oo ku sugan madasha ayaa sheegaya inuu arkay nuqul ka mid ah wareegtada madaxweynaha oo uu ku qoran yahay in raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya loo magacaabayo “Cabdi Faarax Shirdoon” oo ku magacdheer Saacid. Mid ka mid ah kalkaaliyaasha xafiiska madaxweynaha oo aan rabin in la magacaabo ayaa Raxanreeb u sheegay in wareegtadan ay tahay mida rasmiga ah ee madaxweynuhu ku magacaabayo wasiirka koowaad ee xukuumadda (inkastoo aan si rasmi ah weli loo shaacin). Click
  10. Blue....Abtigiis is already protesting. Abtigiis you were all over the place.
  11. Bluelicious;877422 wrote: Ps Che your the first to post the news while you don't even have a source in Somalia and weren't even keeping yourself that busy with it LOL I know, Reuters and AP are my insider people.
  12. Yes, there are none. I rather stick to Reuters and Associated Press:) I am sure something Mooge has something to say though.
  13. Waa Kuma Raysalwasaaraha Cusub?OCTOBER 6, 2012 14:16 1 COMMENTS Waxaa saacadaha soo socda la wada sugayaa ku dhawaaqida Raysalwasaaraha cusub ee Soomaaliya, kadib isbedelkii ka dhacay dalka Soomaaliya 10 September 2012. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayey ku qaadatey in ka badan saddex todobaad in uu soo xulo qofkii hoggaamin lahaa xukuumadda. Madaxweynaha ayaa malintii Jimcada ee la soo dhaafey soo afmeeray wadatashigii u wadey, waxaana uu heley qofkii ay wada shaqeyn lahaayeen. Warar Horseed Media heshey ayaa sheegaya in aad loogu badinayo in loo magacaabayo Raysalwasaare Cabdulqaadir Faarax Shirdoon (Saacid Faarax Garaad) oo ahaa nin ganacsade ah ka soo jeeda gobolka Gedo in muddo ahna hay’adaha la shaqeynayey, Saacid ayaa ka mid ahaa shakhsiyaadkii la hadalhayey in loo magacaabayo xilkan markii Cumar cabdirashiid is casiley September 2010, taas oo Farmaajo ku guuleystey. Saacid Faarax Garaad ayaa muddooyinkan quud daraynayey in siyaasadda Soomaaliya uu qayblibaax ka galo, waxa uu horaantii sanadkan Nairobi kaga dhawaaqey Xisbi la yiraahdo Rajo kaas oo uu sheegay in uu baadigoobayo sidii Soomaaliya u heli lahayd Dawlad Rasmi ah. Xildhibaan Caashi Xaaji Cilmi oo in muddo ah ku soo jirtey siyaasadda Soomaaliya ahna qof u dhaq-dhaqaaqda arrimaha bini’aadanimada ayaa ah Xaaska ninka la hadal hayo inuu noqon doono Raysawasaraha cusub, waxaana Caasho horey ugu guuleysatey abaalmarino caalami ah, Caasha Xaaji Cilmi ayaa la sheegey in ay hadda ka mid tahay la taliyaasha Madaxweynaha. Si kastaba ha ahaatee Saacadaha soo socda ayaa la ogaanaya dhabnimada wararka ka soo duulduulaya Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho, iyo qofka xaqiiq ahaan loo magacaabayo Raysalwasaaraha Soomaaliya. Wixii kusoo kordha arrimahan iyo magacaabiista Raysalwasaaraha Soomaaliya kala soco Horseed Media haduu eebo idmo. Horseed Media Muqdisho, Somalia
  14. MOGADISHU (Reuters) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud has named Abdi Farah Shirdon Saaid as the country's new prime minister, diplomats and a government source said, the first major decision by an administration installed after over 20 years of conflict. Saaid, a political newcomer, has been a prominent businessman in neighbouring Kenya and is married to Asha Haji Elmi, an influential Somali peace activist. Mohamud, a former academic and a political newcomer himself, was elected president in a secret ballot on September 10, a result hailed by his supporters as a vote for change in the Horn of Africa state ravaged by war and anarchy since 1991. (Reporting by Abdi Sheikh in Mogadishu and Drazen Jorgic in Nairobi; Writing by Drazen Jorgic)
  15. ^Bal fiiri Ibti iyo Blessed.....lol N Chubacka made me laugh. I wouldn't compare them to ciyaal xaafad. I think despite the economic disadvantage, social and political marginalization, ghettozition and bad education, a closer examination will reveal the troubles facing our community stems from breakdown of the basic unit-that's the Somali family.
  16. On side-note, it's rather amusing to see qaxooti qaxooti wax ka sheegaya.....lool
  17. Give us your tired, your poor, your hungry, your huddled masses, and your Somali-Euro Trash by Emma Lazarus Lady Liberty Welcomes you all.
  18. Qaban qaabada Munaasabada magacaabista Madaxweynaha oo ka socota Madaxtooyada Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa ka socota qaban qaabadii u dambeysay Munaasabada lagu soo magacaabayo xilka Wasiirka Koowaad ee Xukuumada Soomaaliya, kaasoo lagu wado in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqo gelinka dambe ee maanta. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Madaxtooyada hadal heynta magacaabista Ra'iisul Wasaaraha ayaa aheyd mid xalay oo dhan la isla dhex marayay in maanta oo sabti ah Madaxweynaha uu goostay inuu ku dhawaaqo Ra'iisul Wasaaraha cusub. Wararka ayaa intaa ku daraya in xilka Ra'iisul Wasaaraha loo magacaabi doono gelinka dambe siyaasi ka soo jeeda Gobolka Gedo, taasoo aheyd arrin horay loo filayay, gaar ahaan in siyaasi ka soo jeeda Beesha *********. Hadal heynta ayaa u badneyd nin lagu magacaabo Saacid Faarax Garaad oo aheyd saadaasha ugu badan ee magacaabista in isaga Madaxweynaha uu u xushay, waxaana warkan uu ahaa mid hareeyay Madaxtooyada gudaheeda. Labadii maalmood ee u dambeeyay ayaa waxaa sii kala yaraanayay ragga u hanqal taagayay xilka Ra'iisul Wasaaraha oo 10-ka badnaa, hase ahaatee xalay ay soo baxday in Madaxweynuhu hal shaqsi ka soo reebay, oo uu u xushay xilka Wasiirka koowaad ee Xukuumada. Magacaabista Ra'iisul Wasaaraha ayaa imaaneysa, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu maalinta berri u kicitimi doono Uganda, si uu uga qeyb galo munaasabad xoriyada dalkaas, taasoo noqon doonta safarkiisii u horeeyay ee dibada ku tago. Laakiin arrinta kale ee muuqatay ayaa aheyd sida Madaxweynaha kalsooni uga heli karo Baarlamaanka hadii uu magacaabo shaqsi aanay raali ka aheyn, wada tashiyadooda ku imaan, waana caqabad miisaankeeda laheyd. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ah Madaxweynihii u horeeyay ee ku qaadata muddo 25-cisho inuu ku soo magacaabo Ra'iisul Wasaare, iyadoo haatan ay muddo afar cisho uga harsan tahay waqtiga uu sharciga u siinayo in Ra'iisul Wasaare ku soo magacaabo oo ah 30-cisho. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharnews@gmail.com jowharcom@hotmail.com Master on October 06 2012
  19. " buux dhaafiyay " In week? Salaad and his tabloid outlet should be hanged for insulting Somali women on hearsay,