-
Content Count
29,789 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
272
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
The Five Stages of Grief-Let the Healing Begin Puntlanders
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
^Let's hope so! -
^As long as you accept him as your PM:D Fiqi...It's matter of exercising sovereignty by the Central Government. Federalism does not mean having a state within state.
-
Madaxweyne Xasan Sheekh "Aniga gar-guurta la igu naaneysaa, gar-guurashadeyda maanta ayay soo gaba gabowday" Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qiray inuu la soo daahay soo magacaabista Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya, isagoo cadeeyay in muddo laga sugayay. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in mudo uu soo waday la tashi, isla markaana ay eegayeen shaqsi karti iyo aqoon leh, in howlaha Xukuumada socodsiiyo. "Dad badan waa sugayeen in maanta la soo gaaro, Aniga gar-guurte la igu naaneysaa, gar-guurashadeyda maanta ayay soo gaba gabowday, intaasna waxay aheyd inaan isu roonaano, iyo la tashi, ma aheyn la tashiga hebel maa rabtiin iyo hebel ma aheyn, la tashiga wuxuu ahaa nooc aan rabno in wax u socdaan"ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha ayaa sheegay in Ra'iisul wasaaraha cusub ay u hayaan kalsooni, isla markaana ay kula garab galayaan sidii xilkiisa uu u gudan lahaa. "Aad iyo aad ugu kalsoonahay xilkaas inuu guto anaga waa kaalmeyn doonaan, waxaan leeyahay shacabka waa ku sugayeen waa kuu heelan yihiin, waan u duceyneynaa in howshiisa ku guuleeyo, waa cusub iyo is bedel cusub inuu ka ambaqaado rajeyneynaa"ayuu sii raaciyay hadalkiisa. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed ayaa noqday Madaxweynihii u horeeyay ee ku daaha soo magacaabida Ra'iisul Wasaaraha, iyadoo shaqsigan loo magacaabay xilka uu Muqdisho ku sugnaa xilligii ay bilaabanayeen ololihii doorashada xilka Madaxweynaha. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharnews@gmail.com jowharcom@hotmail.com Master on October 06 2012
-
^AS gone maybe but tell your homeboy Saacid is his new prime minister....lool
-
^Tell them dee lool
-
^No, you are calling the SOMALI GOVERNMENT the regional south central Government of Somalia. Should Abdiweli been selected, I guess it would have stayed Somali Government in your books. Mogadishu is your capital and Garowe answers to it-get use to it.
-
^Why not just secede if you see this Government as government of South Central Somalia...
-
The Five Stages of Grief-Let the Healing Begin Puntlanders
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
I like how Duke is spinning it. -
The Five Stages of Grief-Let the Healing Begin Puntlanders
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Abtigiis....What is you know that we don't know about these men that render them clueless? Mooge....I could take joke but I haven't heard one yet.....Shoot, amuse me! -
The Five Stages of Grief-Let the Healing Begin Puntlanders
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
lool@warrior Mooge kaba kaa wayn amaad gashatay Oba......I am sure they could take joke. It's harmless fun. -
The Five Stages of Grief-Let the Healing Begin Puntlanders
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Somalia....In fairness to you, you are exercising some self-control and putting a face. Your friend on the hand became unhinged. -
The Five Stages of Grief-Let the Healing Begin Puntlanders
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
I love this part: "Some experts have given a six-month timeline before this new government finds itself isolated and unable to continue its term." -
The Five Stages of Grief-Let the Healing Begin Puntlanders
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Somali President Appoints His Adviser’s Husband as Premier After spending weeks deliberating his choice for prime minister among a list of experienced and educated candidates, the Somali president, Hassan Sheikh Mohamud, decided in the end to appoint his adviser’s husband to the position of premier. Abdi Farah Shirdon is the husband of Asha Haji Elmi, the most powerful female parliamentarian in the new Somali government. Mr. Shirdon was also a financier of Hassan Sheikh’s campaign in September, helping the unknown candidate achieve high placement among rivals. Before his appointment as prime minister, Mr. Shirdon was a businessmen and NGO fundraiser, often seen promoting his wife’s non-profit campaigns. He is also a member of the president’s Dam Al-Jadid (New Blood) network, a group of political Islamists based in Mogadishu. Abdi Farah Shirdon is seen as a toothless prime minister accompanying a powerless and timid president. Neither the president, nor his premier, nor his advisory team have any political experience inside Somalia. Some experts have given a six-month timeline before this new government finds itself isolated and unable to continue its term. DissidentNation.com -
1.Denial 2.Anger 3.Bargaining 4.Depression 5.Acceptance-Final Stage
-
Madaxweynaha Soomaaliya oo soo magacaabay Ra'iisal Wasaarihii la sugayay Sabti, Oktoobar 06, 2012(HOL): Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa goor dhaweyd soo magacaabay Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, kaasi oo muddo bil ku dhow soo magacaabiddiisa laga sugayay Madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, kaasi oo ah nin ganacsade ah oo degan dalka Kenya, isla markaana la soo shaqeeyay hay'adaha samafalka. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo ka mid ahaa musharrixiintii isu soo taagay xilka Madaxweynenimada Soomaaliya, sidoo kalena waxa ay madaxweynaha ka wada tirsanaayeen isbaheysi ay ku bahoobeen xisbiyo isbedel-doon ah. Ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa maalmo kaddib la hor-geyn doonaa Baarlamaanka Soomaaliya si uu codka kalsoonida u siiyo, kaddibna waxaa ooga fadhiyaa in uu soo dhiso xuuumad tayo leh oo afarta sano ee soo socota gudata waajibaadka horyaalla ee ah in ay dalka iyo dadka ka bixiso dhibaatada ay ku jiraan. Munaasabad ka dhacday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Ra'iisal Wasaaraha cusub, waxaana goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Jawaari ayaa munaasabadda magacaabidda ka hadlay, waxayna ra'iisal wasaaraha cusub u rajeeyeen in uu alle u fududeeyo xilka loo magacaabay. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com
