-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Give us your tired, your poor, your hungry, your huddled masses, and your Somali-Euro Trash by Emma Lazarus Lady Liberty Welcomes you all.
-
^Yes, Chimera's Delivery
-
Qaban qaabada Munaasabada magacaabista Madaxweynaha oo ka socota Madaxtooyada Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa ka socota qaban qaabadii u dambeysay Munaasabada lagu soo magacaabayo xilka Wasiirka Koowaad ee Xukuumada Soomaaliya, kaasoo lagu wado in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqo gelinka dambe ee maanta. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Madaxtooyada hadal heynta magacaabista Ra'iisul Wasaaraha ayaa aheyd mid xalay oo dhan la isla dhex marayay in maanta oo sabti ah Madaxweynaha uu goostay inuu ku dhawaaqo Ra'iisul Wasaaraha cusub. Wararka ayaa intaa ku daraya in xilka Ra'iisul Wasaaraha loo magacaabi doono gelinka dambe siyaasi ka soo jeeda Gobolka Gedo, taasoo aheyd arrin horay loo filayay, gaar ahaan in siyaasi ka soo jeeda Beesha *********. Hadal heynta ayaa u badneyd nin lagu magacaabo Saacid Faarax Garaad oo aheyd saadaasha ugu badan ee magacaabista in isaga Madaxweynaha uu u xushay, waxaana warkan uu ahaa mid hareeyay Madaxtooyada gudaheeda. Labadii maalmood ee u dambeeyay ayaa waxaa sii kala yaraanayay ragga u hanqal taagayay xilka Ra'iisul Wasaaraha oo 10-ka badnaa, hase ahaatee xalay ay soo baxday in Madaxweynuhu hal shaqsi ka soo reebay, oo uu u xushay xilka Wasiirka koowaad ee Xukuumada. Magacaabista Ra'iisul Wasaaraha ayaa imaaneysa, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu maalinta berri u kicitimi doono Uganda, si uu uga qeyb galo munaasabad xoriyada dalkaas, taasoo noqon doonta safarkiisii u horeeyay ee dibada ku tago. Laakiin arrinta kale ee muuqatay ayaa aheyd sida Madaxweynaha kalsooni uga heli karo Baarlamaanka hadii uu magacaabo shaqsi aanay raali ka aheyn, wada tashiyadooda ku imaan, waana caqabad miisaankeeda laheyd. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ah Madaxweynihii u horeeyay ee ku qaadata muddo 25-cisho inuu ku soo magacaabo Ra'iisul Wasaare, iyadoo haatan ay muddo afar cisho uga harsan tahay waqtiga uu sharciga u siinayo in Ra'iisul Wasaare ku soo magacaabo oo ah 30-cisho. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharnews@gmail.com jowharcom@hotmail.com Master on October 06 2012
-
Daad Laga iibinaayo Ciidamada Kenya ee Kismaayo Jooga
Che -Guevara replied to Saalax's topic in Politics
^He's no miskiin. He knows what he's doing. -
Daad Laga iibinaayo Ciidamada Kenya ee Kismaayo Jooga
Che -Guevara replied to Saalax's topic in Politics
" buux dhaafiyay " In week? Salaad and his tabloid outlet should be hanged for insulting Somali women on hearsay, -
Shinbir Majabe's
-
Duke's
-
-
lool@Stoic
-
^So blue of you:) Salahudin's Prediction
-
Khadar......People I supported one time are on the decline hence I have no preference among the current crop of contenders and see no value in predicting who's gonna be nominated. The best I could do is not to be obstructionist and wish our dear country and people all the best.
-
^
-
I don't particularly care who becomes Prime-Minister but whoever fills the spot would hopefully go to work on behalf of the people.
-
Samsung's Prediction
-
'SNL' Debates: Every Showdown From Carter To Romney (VIDEO) http://www.huffingtonpost.com/2012/10/03/snl-presidential-debates-video_n_1936271.html#slide=1591494
-
Muqdisho (RBC Radio) Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu maalinta Barito ah uu si rasmi ah ugu dhawaaqi doono shaqsiga noqonaya Raysal wasaaraha Soomaaliya. Madaxweyanaha Soomaaliya ayaa maalmihii ugu danbeeyay wuxuu waday latashiyo uu la lahaa qaybaha kala duwan ee bulshada iyo walibasiyaasiyiin ku dhow dhow, wuxuuna kala tashanayay soo magacaabista Raysal Wasaaraha. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa inoo sheegay in madaxweynaha uu doo gaba gabeeyay latashiyadii uu la lahaa qaybaha kala duwan ee Bulshada maalmihii ugu danbeeyay, eek u aadanaa shaqsiga noqonaya Raysal wasaaraha. Inkastoo haatan aanan si dhab ah loo ogayn shaqsiga uu madaxweynaha u magacaabyo Raysal wasaaraha ayaa hadana waxaa la sheegayin maalinta barito ah ay noqonayso maalinta sida rasmig ah loo shaacinayo raysal wasaaraha. Waxaa jira xubno badan oo maalmihii ugu danbeeyay qaarkood yimaaday magaalada Muqdisho isla markaana ku dadaalayay in xilkaan loo magacaabo. Sidoo kale maalmihii ugu danbeeyay ayaa waxaa mashquul badan laga dareemayay madaxtooyada Soomaaliya, waxaana buux dhaafiyay siyaasiyiin raadinayay xilka Raysal wasaaraha. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horay wuxuu u sheegay in shaqsiga noqonaya Raysal wasaaraha uu ahaan doono shaqsi karti iyo aqoon dheeraad ah u leh xilka loo dhiibayo, isla markaan soo dhisi kara xukuumad. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
-
Abtagiis Predictions
-
Aw Xiin
-
Nagadaa dee
-
American female soldiers get raped with impunity on daily basis by same soldiers that are serving with . Let's hope she doesn't become statistics and dishonorably discharged for protesting.
-
Dr. Hawa Abdi nominated for 2012 Nobel Peace Prize
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in General
Let's hope as she wins. It will make it easier for her foundation to get funds. -
Ngonge...Oromos are victims. I don't hate victims, just aggressors. Besides. I consider XX an Oromo depending on the topic.
-
They don't have boqor. I think the authors of the article didn't know what to call him or they confuse him with Black Mountain.