Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Che -Guevara

    Kigali

    Has anyone been there? BOB?
  2. Thanks Warmoog. Our problem is lack of understanding of the system and absence of any civic responsibilities coupled with deficient leadership, in other words Somali can not come together around an issue that inflicts them all and we lack the good leaders.
  3. I thought people had to pay to see it. Surprised they put it online so quickly-good fun.
  4. Jacaylbaro;877878 wrote: Watch this space .... That makes no sense.
  5. Come on Osman, we have been through this already.
  6. Last three movies I saw: The Aura (Spanish: El Aura). Under the Salt ( Spanish: Bajo la Sal) Battle in Heaven (Spanish: Batalla en el cielo) Battle in Heaven has graphic sexual scenes!
  7. Carafaat;877850 wrote: Che, nobody is immune from it. Atleast you are honest-cut BS marka.
  8. ^You know saying something over and over again doesn't change a thing-get grip. The sad thing is you could actually have made good argument if it wasn't for your obsession with Puntland and how it you want it to implode.
  9. Mingis Puntland Carafaat ku dhacay.
  10. I just found out why some folks are pissed about the man's wife....loool
  11. Meaning of Legend-a person whose fame or notoriety makes him a source of exaggerated or romanticized tales or exploits. That's not to say Abdiweli did well.
  12. ^As long as you accept him as your PM:D Fiqi...It's matter of exercising sovereignty by the Central Government. Federalism does not mean having a state within state.
  13. DAAWO SAWIRRO: Magacaabista R/Wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon
  14. Madaxweyne Xasan Sheekh "Aniga gar-guurta la igu naaneysaa, gar-guurashadeyda maanta ayay soo gaba gabowday" Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qiray inuu la soo daahay soo magacaabista Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya, isagoo cadeeyay in muddo laga sugayay. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in mudo uu soo waday la tashi, isla markaana ay eegayeen shaqsi karti iyo aqoon leh, in howlaha Xukuumada socodsiiyo. "Dad badan waa sugayeen in maanta la soo gaaro, Aniga gar-guurte la igu naaneysaa, gar-guurashadeyda maanta ayay soo gaba gabowday, intaasna waxay aheyd inaan isu roonaano, iyo la tashi, ma aheyn la tashiga hebel maa rabtiin iyo hebel ma aheyn, la tashiga wuxuu ahaa nooc aan rabno in wax u socdaan"ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha ayaa sheegay in Ra'iisul wasaaraha cusub ay u hayaan kalsooni, isla markaana ay kula garab galayaan sidii xilkiisa uu u gudan lahaa. "Aad iyo aad ugu kalsoonahay xilkaas inuu guto anaga waa kaalmeyn doonaan, waxaan leeyahay shacabka waa ku sugayeen waa kuu heelan yihiin, waan u duceyneynaa in howshiisa ku guuleeyo, waa cusub iyo is bedel cusub inuu ka ambaqaado rajeyneynaa"ayuu sii raaciyay hadalkiisa. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed ayaa noqday Madaxweynihii u horeeyay ee ku daaha soo magacaabida Ra'iisul Wasaaraha, iyadoo shaqsigan loo magacaabay xilka uu Muqdisho ku sugnaa xilligii ay bilaabanayeen ololihii doorashada xilka Madaxweynaha. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharnews@gmail.com jowharcom@hotmail.com Master on October 06 2012
  15. ^AS gone maybe but tell your homeboy Saacid is his new prime minister....lool