Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Guzel;974823 wrote: No man needs educating about sex, Dear Guzel, you are not a man and you can not make wildly inaccurate claim. No man or person for matter needs education in procreation, however sex is different animal.
  2. Is the guy Somali. He could be simply a geeljire that needs educating?
  3. N I thought you were freak. Now I am just disappointed Advise your friend since you have an actual experience in this department:-)
  4. "My husband and I met on a singles website, we met after a few email exchanges, got married a year later and the rest is history. I dont find it odd." Guzel http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/67150-Somalis-on-Muslim-Singles-Sites!/page3?highlight=guzel So which Guzel is telling the truth?
  5. Wada hadalada ka socda Addis Ababa oo gabo gabo ku dhow iyo qodobo horudhac ah oo la isla gaaray Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya wada hadalada ka socda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kaasoo u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Kismaayo ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe, iyadoo qodobo horu dhac ah lagu heshiiyay. Sida ay sheegayaan wararka wada hadalada ayaa waxay yihiin kuwo gabo gabo ku dhow, hase ahaatee ay jiraan qodobo la isku mari la'yahay, iyadoo ay socdaan dadaalo ku saabsan sidii labada dhinac ay is faham u gaari lahaayeen. Xarunta Wasaarada Arrimaha Dibada Itoobiya oo ay wada hadaladu ka socdaan ayaa ilaa iyo hada qodobo horu dhac laga heshiiyay, waxaana ka mida h qodobada Maamulka Jubooyinka iyo Gedo oo muddo hal sano uu si KMG ah u heynayo Axmed Madoobe, kadibna la soo dooranayo Maamul cusub. Sidoo kale waxaa la kala qaaday qodobkii ahaa Maamulka Jubaland, oo lagu soo koobay Maamulka Jubba Region, isla markaana uu yeelanayo saddex kuxigeeno, waxaana saddexda gobol ee Jubada Hoose, Jubada Dhexe iyo Gedo ay yeelan doonaan Gudoomiyeyaal u gaar ah. Qodobka aadka ugu xasaasiga ah ee la isku mari la'yahay ayaa ah dhaqaalaha ka soo xaroonaya Dekeda Kismaayo iyo Garoonka oo ay dalbadeen ergooyinka dowladda in maamulkeeda ay lahaato dowladda, hase ahaatee ay diideen Ergooyinka uu hogaaminayo Axmed Madoobe. Qodobkan ayaa la sheegay inay u dhow dahay in labada dhinac is faham ka gaareen, maadaama labada dhinac aragtiyo kala duwan ay soo jeediyeen oo kala ah in dhaqaalaha ka soo xaroonaya Dekeda iyo Air Porka saddex loo kala qaado, qeyb dowladda, qeyb Maamulka iyo qeybta saddexaad oo bulshada loogu adeegi doono. Laakiin waxaa la isku hayaa cida maamuli doona, taasoo laga yaabo in dib laga soo magacaabo, waxaana diblomaasiyiin ku sugan Addis Ababa ay sheegayaan in wada hadalada ay ku dhow yihiin in heshiis rasmi ah laga gaaro. Wada hadalada ayaa markii hore gaaray heer lagu kala tago, hase ahaatee dadaalo uu sameeyay Wasiirka Arrimaha Dibada Itoobiya ayaa keenay in labada dhinac ay dib u ambaqaadaan wada hadalada, meel dhowna isugu yimaadaan. Wixii warar ee ku soo kordha Wada hadalada Addis Ababa kala soco Jowhar.com Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com
  6. There's a lot of things we are not comfortable with, but the good Somalis decided to stay on the side lines, so you gotta work with the bad.
  7. Sheekadu dry humping haday gaadhey, it might be above my pay grade. That said, ultimately a man has control over his urges, but in the context of intimate relationship where sex is implicitly and explicitly expected. It is difficult not act on one's urges. On different point, kissing will set him off but not dry humping...haha
  8. You work with what you have, not what you would like to have.
  9. Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya shirka dowladda Somalia & Maamulka Jubbaland uga socda Magaalada Addis Ababa Axad, August 25, 2013 (HOL) — Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shirka magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya uga socda ergooyinka ka socda dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland, iyadoo wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in dhinacyadu ay ku heshiiyeen dhowr qodob, balse ay weli jiraan kuwo la isku mari la’yahay. Qodobbada ay dhinacyadu isku raaceen ayaa waxaa ka mid ah in maamul cusub loo sameeyo gobollada Jubbooyinka iyo Gedo lagu magacaabi doono Jubba, uuna si guud u hoggaaminayo Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe). Sidoo kale, waxaa lagu heshiiyay in saddex guddoomiye ku xigeen oo ka hoos-shaqeynaya Sheekh Axmed Madoobe la sameeyo, gobol walba oo ka mid ah gobolladana loo sameeyo saddex guddoomiye oo kala maamulaya. Wararka ayaa waxay intaasku darayaan in lagu heshiiyay in dhaqaalaha ka soo baxa dekedda Kismaayo loo qaybiyo saddex qaybood oo qayb ka mid ah ay qaadanayso dowladda Soomaaliya, qayb kalena maamulka cusub ee loo sameynayo saddexdan gobol iyo qaybta saddexaad oo bulshada gobolladaas loogu adeegayo. Ergooyinka ayaa waxay isku mari la’yihiin qodob xasaasi ah oo ah cidda sida guud u maamulaysa dhaqaalaha kasoo xarooda dekedda Kismaayo, kaasoo ah midka keenay inay ergooyinku ku kala kacaan shirka. Ergooyinka dhinaca dowladda Soomaaliya ka socda ayaa dalbaday in dowladda loo dhiibo, balse dhinaca Jubbaland ayaa iyaguna dalbaday in maamulka la sameynayo loo daayo inuu dhaqaalaha maamulo. Inkastoo qodobkaas weli ka isku mari la’yahay ayaa waxaa haddana socda kulammo gooni-gooni ah oo labada dhinac la isku fahamsiinayo, kuwaasoo ay ku lug leeyihiin dowladda Itoobiya iyo urur goboleedka IGAD. Shirka oo lagu waday in maanta lasoo gaba-gabeeyo ayaa waxaa caqabad ku noqday qodobkan la isku hayo, iyadoo la sheegayo in lagu wado in lasoo gabgabeeyo shirka saacadaha soo socda. Dowladaha Itoobiya iyo IGAD ayaa waxay isku dayayaan in Sheekh Axmed Madoobe ay ku qanciyaan in maamulka dhaqaalaha kasoo xarooda dekedda Kismaayo ay maamusho dowladda Somalia, maadaama shirar hore arrintaas lagu go’aamaiyay. Ma jiro waqti go’an oo loo qabtay soo gaba-gabeynta shirkan; waxaase rajo weyn laga muujinayaa in dhinacyadu ay is-afgartaan shirka ayna saxiixaan qodobbada ay ku heshiiyaan. Xubnaha shirkan ka dhex-muuqda ayaa waxaa ka mid ah la taliyaha dhinaca siyaasadda ee madaxweynaha Soomaaliya, C/raxmaan C/shakuur Warsame iyo Prof. Maxamed Cabdi Gaadi oo isaguna dhinaca maamulka Jubbaland ka socda. Wixii warar ah ee shirkan kasoo kordha waxaad kula socon doontaan haddii Alle ogolaado wararkeenna soo socda. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  10. Innocent, nagadaa qofyahay. Nothing innocent about two grown azz people exchanging salive. It is only natural he wants to exchange other internal body secretions. Coofle. You forget the fondling part, which could me anything haha
  11. I thought you were married haha To your question now, are you asking the Western audience in SOL or the Somali ones? We have Johnny Bravo answers, Khayr answers, and Nur answers.
  12. Cambuulo iyo bun;974744 wrote: horta nuune muxuu lasoo boodaa everytime jubbaland is mentioned? haha couldn't the same be asked about you?
  13. Wiil Cusub;974568 wrote: Yes Xaqiiqadu is leading may conclusion and if the facts on the ground changes same my conclusion too. Fact is now that part of the ransom many gets in local economy in that area and the development in that area gets profit from that illegal activity read this paper to believe ( Treasure Mapped: Using Satellite Imagery to Track the Developmental Effects of Somali Pirac y) So let me see your logic, the mafia control good deal of Italy's economy, so by the extension we should consider Italians to be mafia members, And you keep saying the local economy benefits, if a pirate buys a product from shop-keeper, that makes him a pirate?
  14. This is really simple, do you call the citizens of this region pirates? We are talking your views here. Own up to it or drop it. Xaqiiqo? please let's not use that for you nothing about what an individual in Galkacayo, Garowe and Bosaso go through
  15. So by extension, the locals are pirates?
  16. Illegal fishery? How does one illegally fish one's own fishery? And what does any criminal activity have to do with the general public of any society. By your logic, we should call Europeans and Asians thieves because trawlers emptying the Somali sea hail from those regions?
  17. I don't congratulate facts but apologize to the man for insulting his tribe.
  18. Dear Ditoore. Would you allow Wiil Cusub call your tribe pirates?
  19. Garoodi confuses wishes with prophecies. Since everybody loves saying 'the reality is', well the facts are, none of us here have any real vested interest in Somalia or whatever tribal land we are from.. So let's wish our people the best. May Allah Somalia and Somalis.
  20. Naxar. Service to country and old age does not absolve one of the crimes he has committed. He might be old or dedicated his life to Egypt, but in the end, he committed crimes that are hard to overlook. Giving him a pass amounts to impunity, hardly something you want to build secular society on.