gooni

Nomad
  • Content Count

    2,415
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    53

Everything posted by gooni

  1. bob- doob ma ahi adeer lakiin waxa la iska raba raashin iyo caano maahan waa jacayl. jacaylna waa gogol xalaala oo nadiifa sow maadan maqal in markay dumarku andacoonayaan yiraahdaan ma gurigii aabahay baan waxaan cuno ka waayay.
  2. ninku wuxuu donayaa inuu saxan nadiifa helo intusan bilaabina waa inay bissinka xasuusisaa si awlaad xalaala oo bad qaba loo hello idan alle.
  3. reer Waqooyiga ayaa noogu roon dhaqan ahaan xafidaada luuqadeena barakeysan Reer waqooyiga afka iyo dhaqankaba waa ku fiican yihiin waana yaqaanaan haddase hawl ka culus baa u taala. Afka soomaaligu waa hodan aan laga gun gaari karin,waxaase la yaabay saxaafadda somaalida markaad dhagaysato siday u badaleen afkii hodanka ahaa tusaale cidamadaas oo saakay halkaa faarujiyay,ka gadaal,kala fadhi iwm. maqaal fiican mahadsanid
  4. salaam akhyaarta, Inanta hajuumka badan ha laga yareeyo hawlo badan oo raggii garan la'yahay bay faraha ku haysaa magaceedun waa somalina. Hadaba nimankiinaan waqooyi galbeed somaaliya sadex mid soo gala:D 1- Inaad wadanka iyo qarankii wax ka toosisaan oo aad labadiina lugood si fiican ugu istaagtaan. Daacadna la timaadaan ama qudhiinu isku daydaan inaad wax hogaamisaan adinkoon xishoonayn. 2- Inaadnan koonfur usoo dirin nin qalbi jilicsan oo aan aronayn markuu xabadaha maqlo siilaanyow i cafi iminkaan ictaraafkii kula baadi doonayaa. 3- Inaadnan waxba ku darsan shar iyo khayr intay koonfurtu maradeeda geesdka ka fuqsanayso,adinkuna iska dhagaysataan buraanburka ina dhakhtar iyo silaanyo.
  5. I am trying to be rational here and understand markii ugu horreysey oo dad Soomaaliyeed qabiil ahaan ay maamul amase qolo ka xoog badani ay u awood sheegtaan qaxiyaanna, taas oo aan ka soo billaabay inqilaabkii dhicisoobey ee 1978 ) abwaan waa runtaa fidnada soomaaliya waa markay bilaabatay qiyaastii sanadahaas. ninkii bilaabayna meela badan buu ka sheegay inuu khaldamay. gurgiisii inta xaaqay ayuu shacabkiisii la dardaarmay ha lay cafiyo doog cagaaran baan dab iyo basin ku shubay, wixii dhacay waa dhaceen yamana waa u socdaa hana la igu aaso awawgay agtiisa ama mukulla taasu waa dhamaatay. waxaan hadaba dhamaadka lahayn waa mucaaradkan joogtada iyo xasuuqaan koonfurta ka bixi la' iyo ismaqal la'aanta tusaale madaxweyne shariif hala mucaarado ka dib markii wax loo toosiyo, waa haduu hawshii loo igmaday kasoo bixi waayo. see suurta gal ku noqotay in toban madax weyne laga ag dhiso asagoo jaaniskii ugu fiicnaa heli kara,,,,, ximan iyo mudugland,waax iyo waadi,hiiraan ,waran iyo gaashaan iyo kuwa kaloo dariiqa kusoo jira waliba dad mutacalimiin sheeganaya baa inta umad dhan casuuma gabdho sanka biro ku leh ii mashxarada oo geesaha iga istaaga,xagee waayarku ka xirmi la'yahay? abwaanow sarta soo rog si aad u ogaato meeshay ka qurunsatahay.
  6. Waxqabad intaas ka badan baa Soomaali ka sugeysaa than in la isku cammiro. Ilaahow Sahal ummuuraha . wax qabadku iskama soo dago abwaanow waa in marka hore dadka la baro sida loo fariisto,tv ga loo daawado,milkshake loo cabo ka dib allaa kariim.
  7. miyay ka faashadeen haday buuhoodle qabsadaan in aqoonsigii soo degdegayo?,,,,,caqligu ha shaqeeyo yaan dadka la'isku layn
  8. Ictiraafku horta ma gacmuu lahaa ?? haa saxiib labo gacmood buu leeyehay, midna jaad buu ku haystaa midna riyo:D
  9. Haddii aad rabto inaad nasiib u yeelato inuu jacaylkiina waaro lamaanahaaga ha dhaliilin, hana cannaanan, hadduu qalad idinka dhex dhaco adiga & lamaanahaaga si deganaani ku jirto isu deeqsiiya inaad qaladka u wada saxdaan, waxaa hubaal ah inaad arki doontaan adigoo isu muusaanaya halkii aad ka xanaaqi lahaydeen. waynnan kusoo ag istaagin ciyaalkii oo duuf leh oo canjeeladii ka gubatay,,,,, jacaylka aduunka ka jira qolo wabaa si buu uga dhacaa aragtidayda kuna salaysan dhaqankooda. reer galbeedka wuxuu ug dhacaa sida ilamha yar yar u tusarufaan, markaad la joogtana waa in hadala macaan dhaguhu maqlaan sida honey, sweety etc. siiba qofka dumara, intaadan joogina waa waa inaad boombale yar oo beerka sii gashato guriga u dhigtaa. kan soomaalidii hore ku dhici jiray wuxuu ahaa run hadii ilmo ka timaado gabadha ayadaa iska masaxi jitay,laakiin mar walba waxay ogtahay in ninkeedu jecelyahay maalinta ay ooyday habeenkeeda ayayna ugu qurux badnaataa, tusaale hadda ka horbaa nin koob caano ah soo qastay oo meel fadhiya waxaa la weydiiyay war hebelow xaaskaaga ma dhunkataa,,,, markaasuu inta qoslay wuxuu yiri,,,,,, aga ma masxaf quraanaa markaan dhunkani jacayl dhaqmeedka cidina waxba kama qori karta kan hindida iyo reer galbeedka oo kale maahan.
  10. South Sudan then Somaliland meel un waa inaad uga ekaataan south sudan si laydiin aqoonsado kolaad ilkaha hoose iska bixisaan
  11. ismahan kolay dadnimo kuguma yaree yaa shaaha kula cabba,,,,,, waa oday iyo kaftankiis. Tan kale ma aha in aad qabiil kaga kaliya jeceylaati wax kasta oo fiicana la jaceylaati ee waa in aad Muslimiinta dhan (umah) jeceylaati, si cadaalad ahna ula wada dhaqanti. Wixii aad naftaada la jeceyshahayna aad la jeceylaati qofka kale ee Muslimka ah. Alle (swt) waxuu Qur'aan kiisa ku leeyahay '' The believers are but brothers, so make settlement between your brothers. And fear Allah that you may receive mercy''(Surah Hujurat 49: 9-10). markaan sidaada diinta u barano oo micnaheedu na galo yaan muslinkoo dhan jeclaan doonaa insha allah hadda kama wad gaarno. Waxaa dhab ah in soomaalidu qabiil iyo qaran kala saari la'yihiin,kii wax bartay iyo kan sidayda geeljirahaa.....sheekadii gaabnayd Q2aad Faa iidada qabiilka waa li tacarafu waa sidaa u sheegtay dhibaatadiisana mayara matalan ,hadii reer wiil laga dilo magaaladu waa shidantaa, odayaashu shaah baa loo shubaa arin baa taalaa layiraahdaa , magaaladii xarako ayay yeelataa, dibada lacago badan baa laga soo diraa,waliba haduu mutacalin noqda iska daa warkiisa. ilaa mid u dhigma la helo hawsha qabiilku iyo shirarku kala go'malahan,,,, intaasu waa quruxda qabiilka. Waxaa kuusoo haray magaalooyinka waa weyn ayaga qabiilku waa ku yaryahay sidan filayo waxa carabtu tiri man yakhsar qoom,qoom fawaa'iduhaa Hadda ko hor baan waxaa transit ku maray boosaaso anoo arladii u socda masha allah waa magaalo weyn. oo dad kala nooc ah oo aan qola lahayn is dhex boodayaan,mid kabaha kaa siibta, sidii inuu ku dhacayo oo isla markii kuusoo celinaya ayagoo baalashan, mid shaaha duqsiga kaaga celiya,noocba nooc,lagama sheekayn karo muuqaalka dadkaas iyo sida qof walbaa mashquul u yahay. Muqaalkaas ayaan damcay inaan weydiiyo odayaal meel agtayda ah shaah ku cabayay soomaaliduna waa isku sheeko darsataa dhaqankooda siiba marka miiska shaaha la fadhiyo laakiin reer barigu xoogaa bay aamusaan intaysan kuu jawaabin aad moodid inay maqleen luuqad aan somali ahayn waa dhaqanka xeebta iyoxadaaradda laga yabaa. inyar ka dib ragiii mid ka mida yaa ii jawaabay wuxuun yiri boowe dadku aa iska yacaayaa lama yaqaan meelay u socdaan. halkaas waxaa iiga cadaatay dad hadii la nabad galiyo inaad adna ka faa'iidayso ayaguna kaa faa'iidayaan waana sahal sida loo maamulo hadaan y;laga bilaabin kaliya nabad galyo un...... towfiiq insha allah.
  12. As for Gen. Cabdi Macalin Xassan Shiiq Cawaale Qeybdiid. ninka aan wax ka shagayno ileen shiikh baa owow u ah,,,alla ka cabsi iyo rag iska celin meel ma wada galaan adeer.
  13. oo jaahilnimada ka baxaan. Markaay jaahliga ka baxaan baay fahmi karaan qiimaha dalkoodu leeyahay iyo farqiga u dhexeeya Soomaalinimo, qaranimo, qabiil , iyo wadaninimo waa caqli saliim ah masha allah. in kastoo la yiri qof muslina jaahil ma noqdo oo wuxuu kala yaqaan xaqqa iyo baadilka dariiqa saxan iyo kan khaldan. soomalida muslin nimadeeda waxaa kala weyn qabiilkooda aniga iyo adiguna ka mid baan nahay...... qisa dhaba markay somaalidu heshiin waayeen waa tashadeen waxay ku tashadeen inay meel hotel iyo biyo shawer leh isugu tagaan dalka martida loo yahay iyo caalamkuna qarashka bixiyaan si dawladnimadoodii ay usoo ceshadaan. caalamkii waxaa u yimid dad fara badan oo rag iyo haween isugu jira oo haybad leh dhar qurxoon oo udgoon wata,luuqada badan ku kala hadla aduukii waa yaabay!!! wuxuuna go'aan ku gaaray in qarashka laga bixiyo dakaa mutacalimiinta ah sidii dalkooda ay dawlad uga dhisi lahaayeen qaarbaa ku aroosay isla markiiba madashii qaranka soomaaliyeed ka dibna wiil ugu dhashay, masha allah wiilkiina waxaa loo bixiyay suge isla markiina maraykankaa loo qaaday asagoo laba jir ah kii dakiisa iyo dadkiisa anfaca allaha ka dhigo waa ducooyimka soomaalida lagu yaqaano. see qaran loo helaa weeye mowduucu gacaliso??? waa in alle loo noqdaa kow, anigu shakhsiyan qabiilkayga waan jeclahay waayo waa dadkaygii adiguna sidoo kale lakiin waxaa ku dhex jira kuwa sharis ah ama dilaa ah sida libaaxu cidiyaha iyo ilkaha wax ugu diloo kale oo aan qaran iyo midnimo waxba ka aqoon hadii aan u sacabino oo ku magacawno mujaahid qoran soomaaliyeed oo xoog leh la heli maayo, sanseekeeduna waaba muuqdaa sida kuwa leh itoobiye hanaga soo gaarto cadawgeediibaan xalay soo qabanay, iyo anigu aan sanawi fooxa u shido, iyo maya anaa kaaga horeeyay ilahay hana asturo aamiin.
  14. qaybdiid,gama'diid,qalindiid,qawldiid,caydiid magacyadooda kuugu filan xalkay keeni karaan
  15. Qaran somaaliyeed oo jira aragtidayda waxaa ka horeeya in marka hore rag la helo. meel cruur iyo dumar ku tabaaloobeen hadaad aragto rag baan jirin allah yarxam dumarkii iyo caruurtii qayb xalbaa loo helay gaalaa qaaday dhulkooda kusoo dhaweeyay,dhaqankoodana bartay ilaa ay su'aalo qariib ah ay ku waydiiyaan. sida ducadayda maxaa loo aqbali waayay oo kale iyo kuwa kasii daran eedaasna hooyada iyo gabadheedu ma lahane waxaa iska leh marxuumkaas mootan allah yarxamu. hadaba soomaalida xalka laga sugayan waa un sadex 1-mid dhalanteedsan 2-mid isla dheer 3-mid is dhexyaala midka dhalanteedsan dal waa hore la aqoonsaday ayuu aqoonsi u doonayaa oo ku daalay waa la yaab midka isla dheer igu dayda, oo sidayda u taliya, oo cid kale ma taliso. calanka ma lasoo baxaa misa waa iska dayaa waa yaab kan xabada dhabarka jabisay oo kii ku dhuftay oo indha beelay ag fadhiyo oo dawlad qaran baan ahay wali lasoo taagan waa yaab
  16. puntland dimuquraayad sadex geesooda oo hana qaaday ayaa ka jirta mudanna inay somalida kalana ku daydaan arigtaydana ma qabo faroole inuu kursiga isku dhajinayo, waayo? waa doorkii curadka.
  17. somalina meeshan nal baad ka tahay ha u joojin u yara ilka cadee kii kaa xanaajiya rag gogoshiisu waa nabad baa la yiri cheers
  18. sanad khayr badan barwaaqo nabad iyo caano geel
  19. jiidda hore iyo subcis? nimankanu baruur tooray lagu goosto waa yaqaanaan,barqadii marka qoraxdu ku dhacdana alow xaal astur
  20. sheekadan waa sheeko jacayl ah sidan filayana, waa qiso dhab ah. arimaha labada sadar u dhexeeyana dadkeenan caadiga ah ma fahmi karaan. ilaa ilaahay noo sahlo ruug caddaa wax noo kala dhiga
  21. waa laga yaabaa inaanan akhrin mowduuca balse waxaa faham iigu filan islaantii dar alle u kuftana diyaaradihii baa jabiyey kii marqaamana waa mujaahid oo aan dhamaad lahayn sanad guuradii mujrinmujaahidka iyo biti biti
  22. askariga hargaysa ku dhashay jeelka xamar ayuu waardiye ka ahaa kan baydhabo ku dhashayna boosaaso tuugo ma ahayn qarankooda ayay cadaw ka hor joogeen alaha u naxariisto shohadaas adiguna u ducee saxiib habeen wanaagsan
  23. nacayb lama barto jacayl baa la bartaa saxiib askariga la dilay caruur iyo hooyadood ayuu guriga uga soo tagay asagoo labisan astaantii qaranka soomaaliya kumana noqon gurigiisii ee wuu shahiiday ninkaad ku jahaaday dad iyo dal buu usoo jihaaday. ama hala wado ooyo ama ha la iska iloobo qura miyaad garan la'dihiin?
  24. mujaahid waxaa ah ninka dambiile xabsi ku jira ilaalo ka hayay. una soo jeeday dalkissa iyo dadkiisa kuna dhintay. waxaase la yaab leh dambiilihii markuu majaahid noqday war caalamku xaguu ka waalan yahay? ina godane waa gabyaa sidii yayid abdille xasan kitaabna waa wataa miyuuna mujaahid ahayn?