gooni

Nomad
  • Content Count

    2,415
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    53

Everything posted by gooni

  1. sheekooyin cajiiba;) Waxaa socotay ciyaar aad u xiisa badan muqdisho stadiom orodada 5000m iyo 10ka kun laba oday oo suuqa caano ka soo iibsaday oo doonaya inay miyigii ku noqdaan ayaa waxay la yaabeen meeshaan dadku kusii qulqulayo waa isbatiibadee,waxay goosteen inay galaan,isla markiiba waxay arkeen orod aad u xiisa badan iyo sawaxan dadweynaha ka baxaya. Meesha ay taagnaayeen oo hoose nin taagan ayay weydiiyeen waxa ku kalifay in dadkaan oo aad u xuurtaysan ay ordaan. wuxuu ug jawaabay ninkii oradka ku guulaysta wuxuu qaadanayaa bilad dahab ah. intay yaabeen baa mid ka mida yiri ma intaan dhinax,,,, ar dhiisha ii qabo,,, orodyahaanadii buu feerta ugu qabtay ama orodkii la galy. jiirada kowaad markuu soo galay buu dhinac u dhacay,asagoo dhulka jiifa ayaa saaxiibkiis weydiiyay ar calasow xaa dhacay? asagoo hadalku dhib ku yahay ayuu yiri habartiin''''''''''' mahaan iyo caliyaalo ay noo laalaabeen.
  2. http://adventure-travel-destinations.com/1227/socotra-with-cindy-mosey/ dadka iyo geella wax waa naga dhaxeeyaan
  3. saxiib wixii fitno iyo dulum ku dhintay soomaali oo dhan alaha u naxariisto,,,, ubadka yar yaree w/gabeed somaaliya snm yaysan cuqdad ku ababin
  4. democracy somaliland waa oday sadex xaas leh haduusan kursiga ka dagin sow habartii kale cadhoon mayso:)
  5. waxaan isku qanciyey in maadaama Somaliya 21 sano oo u dambaysay dagaallo iyo dhibaatooyin ka socdeen in Dad badan maskaxda wax uga dhimneen,taas oo aan markii dambe ku qancay, anigoo Xildhibaankana ugu cudurdaaraya. Waayo Xildhibaanada Xulidooda looma eegin Caafimaadkooda, Aqontooda iyo garashadooda toonna. :D سقطرى أو Soqotra (عربي سقطرى، سقطرة) هو عبارة عن أرخبيل من أربع جزر صغيرة في المحيط الهندي. أكبر جزيرة، كما دعا سقطرى، حوالي 95 ٪ من مساحة اليابسة في الأرخبيل. انها تقع على مسافة 240 كيلومترا قبالة (150 ميل) الى الشرق من منطقة القرن الأفريقي و 380 كلم (240 ميل) الى الجنوب من شبه الجزيرة العربية [1] جزيرة معزولة جدا وخلال عملية انتواع، ثلث الحياة النباتية فيها تم العثور على أي مكان آخر على هذا الكوكب. وقد وصفت بأنها المكان الأكثر الغريبة المظهر على الأرض. [2] سقطرى هي جزء من الجمهورية اليمنية. وكان منذ فترة طويلة جزءا من 'محافظة عدن ، ولكن في عام 2004 أصبحت تعلق على محافظة حضرموت، وهي أقرب إلى الجزيرة من عدن (على الرغم من أقرب محافظة سيكون المهرة حوالي 95 ٪ من مساحة اليابسة somaalidu dhulka qaaxilka ah kuma noolaan karaan,,,,, taariikhda uu qoray iyo wiki waa isu dhawyihiin sheekooyinka soomaaliduna waa iska badan yihiin, waxaa igu maqala inaysan saldanidii barigu iibsan,balse ay hadiyad u bixiyeen gumaysiga ka hor allahu aclam.
  6. :D,,, waan gartay hadaa gabadha yar xaal baan siiyay. darwiishtu somali oo dhan, abaal aan la gadi ama iibin karin bay ku lee yihiin waa gar inaan caroono.
  7. ^Gabar maxaad uceeney[/quote che,,,i see you have difficulty somali language i didn't insult a little girl i insult to my self
  8. xaqiiq waa mujaahid,,, ilaa uu marada cagaaran ka tuuro laas canoodna xafladu uma taal.
  9. nin dadkiisa u ogalaaday in somaali diid u taliyo,, gabar yaroo kursi loo dirsaday waxba ma dhaamo.
  10. don't worry your son will teach you,,,, joke ku dadaal afkaaga hooyo
  11. ^ ^ Oohinta yarayso waa talo fiican lakiin hadba waxaan arkayaa ayadoo i soo dhaafaysa:o
  12. 3. Waxa kale oo uu Wasiirku Cadeeyey in Halkii Berigiii hore ay Dawlada Somalailnd ay ka heli jirtay 40% Gar-gaarka loogu Tallo-galay Somaliland iyo Somaliya in loo bedelay Inay Somaliland Hesho 62% Kaalmada Dhaqaale ee ay Dawlada Ingiriisku Somalialnd iyo Somaliya Siiso. dhan walba u seexday sadaqo mooyee gaal aqoonsi laga waa,,,, 38 da soo hartayna oromada ha la siiyo
  13. dagaalku marna waa xaq marna waa xaq daro,guriga dagaalku ka socdo waa sool barbara maahan, reer sool ha isku tashadeen,,, walaalahood puntland labo dagaal oo kale ayaa ku furan gudniinka fircooniga, iyo barakacayaasha.
  14. Bariga Buco ay garabsanayaan Maamulka ay hoostagaan ee Somaliland . halkaa waxaa ku cad in habar wacasho dhacday
  15. Dagaalkan maanta dhacay ayaa waxaa uu markii hore bilowday subaxnimadii hore ee saaka waxaana deegaanka kalshaale isku rasaaseeyey laba kor-jooge ama ilaalo oo ka kala socota ciidan beeleedka buuhoodle iyo midka bariga burco, dagaalkaasi ayaan dhalin wax khasaare ah, intaasi kadib ayaa galabta saacadu markii ay ahayd abaaro 3:50 daqiiqo waxaa weerar kusoo Qaaday fariisin ciidan beeleed-ka Buuhoodle leeyihiin ciidamo ku hubaysan gaadiidka Dagaalka kuwaasi oo hoostaga Maamulka Somaliland. Dagaalkani oo socdey mudo saacada ah kaasi oo gabalku ka dhacay ayaa waxaa la sheegayaa inuu dhaliyey khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac kaasi oo soo gaarey labada dhinac. Inkasta oo ay adag tahay in si rasmi ah loo ogaado khasaaraha dagaalku dhaliyey maadaama weli dhinacyadii is diriray iska aag dhow yihiin, hadana waxaa la tilmaamayaa inuu Khasaare Badani Jiro.   Jawiga Magaalada Buuhoodle ayaa ah mid aad kacsan, gebi ahaanba waxaa xiran goobaha ganacsiga, sida Makhaayadaha laga cunteeyo, meelaha laga sharaabo,Iyo goobaha kale ee la isugu tago, dariiqyada Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa tuban dadweyne aad u tira badan kuwaasi oo u badan haween Iyo caruur, waxaa soconaya gaaadiid ka noocyadiisa kala duwan kuwaasi oo kusii jeeda deegaanka dagaalku ka dhacay ayna saaran yihiin ciidan beeleed kasoo jeeda gobolka cayn. dhakhtarka magaalada Buuhoodle ayaa waxaa la soo gaarsiiyey hal qof oo dhaawac ah waxaana la sheegayaa in ay hada kusoo wajahan yihiin tira kale oo dagaalka kusoo dhaawacmay , dhimasho ayaa la tilmaamayaa inay jirto labada dhinac walow aan la xaqiijin karin tirada labada dhinac ka dhimatay.   Marka la iskusoo wada duubo dadweynaha Magaalada Buuhoodle Iyo Guud ahaanba Gobolka Cayn ayaa Caawa ah kuwo Colaad ku soo hoy’dey, waxaana saacadaha soo socda la filayaa inuu dhaco dagaal ka khasaare Badan midka galabta dhacay, mana muuqato saansaan dagaalku baaqdo oo ka socda labada dhinac, Ciidamo Beeleedka Gobolka Cayn ayaan Iyagu wax garab ah ama Taageero ah ilaa hada ka helin wax maamul ah, halka Ciiidan beeleedka Bariga Buco ay garabsanayaan Maamulka ay hoostagaan ee Somaliland. Khadar Cawl Ismaaciil Idaacadda Daljir Buuhoodle
  16. Garoowe:(Allpuntland)-Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay si kulul uga hadashay dagaalka kasoo cusboonaaday deegaanka Kalshaale,waxaana ay dawladu sheegtay in dagaalkaasi uu yahay mid xasuuq ah oo loola danleeyahay shacabka gobolka Ceyn ee Puntland,iyadoo sidoo kalena ay dawladu sheegtay in Somaliland ay wado qorshayaal ay shacabka Puntland ku xasuuqayso. Wasiirka Wasaarada Amniga ee dawlada Puntland Jen,Yuusuf Axmed Kheyr ayaa dagaalkan si kulul uga hadlay,waxaana uu Wasiirku sheegey in Puntland ay diyaar utahay difaacista shacabkeeda,isagoo Somaliland ugu baaqay inay si deg deg ah ciidamadeeda ugala baxdo deegaanada ay colaadu kajirto,waxaana uu muujiyey sida ay Puntland uu u taabtay dagaalkii u danbeeyey ee ciidanka Somaliland & dadka deegaanku ay isaga horyimaadeen. Yuusuf Axmed Kheyr Wuxuu canbaareeyey qabqabashadii ay ciidamada Somaliland ay deegaanada qaarkood ka qabqabteen dad kusugnaa kuwaas oo la geeyey magaalada Burco iyagoo lagu eedeynayo inay ahaayeen gurmad dagaal,waxaana uu talaabadaasna ku tilmaamay mid aanan loo dulqaadan Karin,wuxuuna ku celceliyey in Somaliland looga baahanyahay inay derisnimada Ilaaliso si deg deg ahna faraha ugala baxdo xaalka Kalshaale & guud ahaanba gobolada xuduuda kuyaala oo ciidamo badan ay soo dhoobtay. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  17. ciidamada qaranka somaliland,,,,,, barri yaan lagaa maqlin alla ina abti biyo isii adoo dhaawacan,,,,
  18. Number khaldan baad igu xirtay saxiib,,xabashida ma jecli. caydiid waxba looma haysto waa tagay waa snm nimanka qoriga dabkaa la wareegaya wali kala go' iyo riyo jamhuuriyad yaroo marqaansan:)
  19. culimadii iyo shacabkii oo dhan waa kuu duceeyeen ee horey u xurood saxiib,,,, maskax filtaraysan wax ku baro. carabtu waxay ku maahmaahdaa man yastaxii binti camatu ma yajiib ciyaal
  20. Qoorta Looga Goonayo iyada oo uu markaasi Bixiyay Gen Maxamed Faarax Caydiid Alle Janadii Haka Waraabiyee waa inaka Hooseeyaaye Maanta. ilaahayna naxariis bay uga dalbeen walina waa soomaali,, taageerayaasha snmna wali meeshii jilic sanayd oo dhaawucu gaaray bay taabanayaan:D
  21. Somaalida ra'yigooda iyo ficilkooda waa isku mid. amaba intooda badan,kii wax bartay iyo kaan wax baran iska daba wareeg rubuc qarni, aan lakala gar qaadanayn,,, lama difaaco qof dhintay ilaahay buu u noqday xisaabna asagaa u haya,waana khasab inaad ilowdo mar hadaanad qabriga ka soo saari karin. hadaba waxaa kaloo meesha qaban siyaad barre dhib buu noo gaystay. dadka na maamulayana waa in siyaad noo soo tababaray snm waa mujaahidiin dalka xoreeyay, hadana waxba laguma aamini karo,,, dabka waayarku waa kan cas & kan madow +-
  22. dadkii dhantay alaha u naxariisto lamana iloobi karo dadku canbe gaari ka dhacay maahan lakiin dadkaan waayarada isaga khaldamay dadkii laayayna waxay u bixiyeen mujaahidsnm dadkii difaacayna dambiile hadda maamulka hargaysa hadii jabhad itoobiye lagasoo abaabulay kusoo duusho ma gacmahay laabanayaan? waa maya!!! hadaba dawlad kasta waajib baa ka saaran dadkeeda iyo dalkeeda. haraadigii snm maxkamad ha lasoo taago si dadku labada dhinacba isugu calool fiyoobaado.
  23. naga daa sawirada intaa ka badan yaanan qaracmine