wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wyre

  1. interesting hunnu hunnu maanta anigo shaqada ska fadhiyaan hees soo xasuuste 12 years ma maqal Luuley leerta isii makasaaso mey kiin jeeyi liiskaaga waa la moodi lama rooti, lama rooti, lama rooti koobkoo shaah "waa haddaad weligaa xamari dhageysatay"
  2. weyba cayishee ma hilib doonfaar bey cuntay
  3. you talking to me??? balaayo idin kuu qaadatay oo uunsi kuu shidatay
  4. NY odayga waa 160 jir yemeni ah, oo gees ka soo baxay, haddana markuu 120 jiray buu geeska kasoo baxay, shan jeer ayuu iska jaray, wuu kasoo baxaa mar walbuu jaro
  5. Anigu afsoomaaligu markaan qorayo waa OK, laakiin markaan ku hadlaayo dhinacaas iyo reer awowgey inaan iska yeel yeelo waan ka wareegtaa, sababtoo ah in afka muruq iga galo ayaan ka cabsadaa
  6. Ngonge, go find a job waryaa the friday after the coming friday yaa NORF, Killiyaha waan jeclahay mr Jaceylbaro, we can't find it here laakiin
  7. I just wanted to help Ngonge, si aan quraan u saarno odayga ayaamahan wuu fogaaday, but then nin og inuu fogaaday quraan ma raboodo evening all and Norf, will you have شاورما with me next week
  8. wyre

    qosol

    Blue aniga xittaa i dint get what i just wrote, how are you anyways Showqi adigaa mudan ugaas sare inkastoo aan kuu yara careysanahay
  9. wyre

    qosol

    Xarfaan Ciyaalka Xaafada ayaa Gaari caasi soo koray kadibna intuu mobile-ka la soo baxay chating iska galay, Facebook waxyar kadib wuxuu dareemay inuu mid midigtiisa fadhiyo sheekada la,aqrisanayo! Asagoon dareensiin ayuu mowduuca u badalay.... Wuxuu qoray...... Akhii Fil-Caqiidah wali gaari caasi ah ayaan saaranahay mana gaarin meeshuu target-ku ahaa oo wadada jaam ah, kolleyna dhimashadu wey yaraaneysaa waayo 5 qof ayaan ku saaranahay baabuurta kalena firirku wuu gaarayaa maadaama ay wadadu jaam tahay, hadane 3 daqiiqo ayaa ka dhiman inuu qarxo bamku sidaas iyo nabad gelyo, xaqaygana sidaan ku ballanay xaaska iyo ilmaha iyo waalidkeyga u qaybiya..... Markuu hadalka halkaas wado kii ag fadhiyey asagoon darawalka joogi dhihin albaabka intuu iska furay gaarigoo xowli ku socdo ha iska tuuro Xariifki Intu Kursiga Qosol Dartiis La Seexday Kuma Laho Ma Adaa Mar Danbe Mopileda Dadow Aqrin Doona Nabeey Maxa Saas Ku Diiday
  10. Asc Ngonge, I don't think you did do what you think you did do, and if you did do i think you undid it again Morning all
  11. finally my former boss wants me back and he'll triple my salary Evening Ngonge, go to inbox
  12. india is to make it's first zombie movie, Go Goa Gone Morning all I met a philistinian with hard name today
  13. Good news indeed, thanks for sharing
  14. i've been to nairobi for more than 4 yrs and i've never seen or heard of sixir, i've been to GSA never heard, Mombasa heard it but only bajun's do it, i've spent 2third of my life in NAKURU clean as heaven Morning all
  15. wyre

    Sijuis and Sixir

    who told you that waryaa
  16. wyre

    Sijuis and Sixir

    jinni ku dar dar
  17. na maneno waseme ucjali wacha wavime wapasuke
  18. seems as if qof walbo juxa darteed usoo geli jire threadkan lagu kala yaacay morning peeps i'm listening to sibel can's song I think i am falling in love with turkish music
  19. Great stuff chimera you are a big mind in a small man
  20. Loooooooool oo maad u ceeb qaridid