Garyaqaan2

Nomads
  • Content Count

    878
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Garyaqaan2

  1. walaalo, may Allah ease the next two weaks for you and bless you with a healthy baby. Insha Allah. haduu wiil noqdo. ubixi. Camaloow xandule xifdiye yaxye cilmi Jeele C/laahi C/manaan Qanyare Sheeq shariif Daahir Just keep it somali name if you can.
  2. ladies and gentleman. somali waxeey ku maah maahdaa Hubsiino hal geela baa la siistaa So, any time we heard news lets us not job to conclution. I am currently in Liberia... I will invistigate this issue and get back to you... well said we shall wait for you then. Dadkii waa ladhacaa, naagihii waa la kufsadaa, caruurtii nolol maheestaan, all in Muqdisho markaasaa afka waxaa laga bartay Dowlad, Dowladda la sheego intee joogtaa? they are the ones behind people's misery and want to cash in on the blood of the innocent. They are agents of doom and destruction set upon our country to ensure its demise. Xoogsade abti pls take deep breath, Ha is wareerinin. I call everyday muqdisho didn't heard the above statment that you telling us. Everyday been robbed and so on. exaggerating is not good sxb dhiiga hanagu kicinin awaluu kacsanaa
  3. Originally posted by Jacaylbaro: looooool ,,,,,,, we happy with the dhagaxaas niyow JB watch out of what you wish for sxb. anigaa idinka naxaayo. even laascaano, garoowe Qardho and galkacyo are very close with you guys and they don't have all the goods. so marka yeesan qudaar la aan idunku dhicin.
  4. ^^^^ lol sxb brainwash miyaad kusameeysay. sheekadii ayaad kabadisay.
  5. all my fellow somalilanders please Express your emotions Emotions All my
  6. Emperor sxb translate these for me Naagta igu Dar I hate to tell this but you are getting smile
  7. please don't be united with as southrens. We will safe our banaans, papya, canuuni and so on. war heedhe meeshiina ku ekaada. oo dhagaxa ah.
  8. ^^^ sxb nice pic, good to see things are going as planed.
  9. Emperor sxb shatigii hadanah waa iga weeynaaday waxaan ku celiyey dukaankii. sxb kismayo things are going as planed. Reer gedo was told to disarm with in two weaks. It seems like they are taking orders. like you can see they were alot atemps for peace talk most off them were rescheduled. Just today I called Kismayo I was told Geedi was the one who postpone the talk. due to under certain conditions that geedi put on the peace talk. 1st reer gedo needs to fulfill that.and that was reer gedo to go out off the city into Berxaani. Odayaasha ayaga matala kaliya in la la hadlo. ciyaalka yaryarna in ay soo wareejiyaan hubka ay gacanta kuhayaan. Insha alaah I will let you know what cames out by the end of this weak.
  10. well Ali mahdi spoke out . Guddoomiyaha guddiga shirka dib u heshiisiinta qaranka Soomaaliyeed Md. Cali Mahdi Max'ed, ayaa ku dhawaaqay in tirada ergada ka soo qayb galeyso oo markii hore lagu sheegay 3 kun oo qof, hoos loo dhimay oo la gaarsiyey 1,325. Hobyonet. Muqdisho Sabti, May, 19, 2007 Cali Mahdi oo shir jaraa'id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, kadib kulan uu la yeeshay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda ee dalka Talyaaniga oo booqasho ku timid magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in shirkaasi lagu qaban doono xarunta booliska ee ku taala degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho. Cali Mahdi, waxa uu sheegay in maalinta talaadada ah ee soo socoto ergooyin loo kal diri doono dhammaan gobolada dalka, si ay casuumaad ugu fidiyaan qabaa'ilada Soomaalid. Cali Mahdi, oo wax laga weydiiyey in ay shirkaasi ka soo qayb galayaan Somali-land, ayaa sheegay in Soomaaliya ay Soomaaliya tahay, ayna Somali-land ka soo qayb gali doonto shirkaasi. Guddoomiyaha guddiga shirka dib u heshiisiinta qaranka, waxa uu ku sheegay sababaha loo dhimay tirada ergada ee ka qayb galeys kulan dib u heshiisiinta in ay tahay arrimo dhaqaale. M/weynaha iyo ra'isal wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxa ay kal hor ku dhawaaqeen in shirkaasi ay ka soo qayb galayaan ergo gaareyso 3 kun oo qof. Beesha caalamka oo ay ku jiraan Midowga reer Yurub iyo Jaamacadda Carabta, ayaa sheegay in ay taageero u fidin doonaan Dowladda KMG ah, haddii shirka dib u heshiisiinta uu si wanaagsan u dhaqan galo. Ahmad Dahir Hobyonet. Muqdisho Soomaaliya
  11. Originally posted by Stealth: As for peacenow, he/she is NOT Muslim, so what the fuzz all about here. If what you said Stealth is true I don't see why we are wasting our breath on him Subxaanalaah :mad: I'm not interested in religion, at all, and the more Somalis i speak to are beggining to realise this stop it right there. You shouldn't talk about their faith then couse you don't belive in religion.
  12. For same is clean up day and others a celebration day lol
  13. Originally posted by Emperor: TheSomEco, yeah I know but the US have just recently appointed very important man for Somalia... Great news sxb Good to hear we are back from the Darkness of incomprehension. Good news indeed
  14. Originally posted by Bokero: answer this- is coincidence, that emperor, Duke and Somalieco.. who think like. are also from the same region.. or mere manifestation of clannish mental slavery!! I wonder SIDEEH WAX KU FAHANTAA WAXAA LAGU YIRI KAHADAL ARINTA MEESHA KU QORAN ISKA DHAAF RUUXA WAX QORE. ABTI MA FAR WAA WEEYN BAAN WAX KUUGU QORNAA. WALAAHI WAA YAAB. SAY YOUR TWO CENTS YHAT IS IT MA FAHANTAY ADEER GOOD JOB!!!!
  15. JB odaygu wuxuu rabaa in uu jeebka na gashto ,Yeeli meeyno.
  16. Wakhtigii gumeystuhu joogay Soomaaliya raalli laguma noqon joogitaankiisa laguma dhaqmin nadaamkiisii ama xuduuddii uu sameeyay siday doontaba ha ahaatee, balse waxaa bilowday kacdoon hubeysan oo lagaga soo horjeedo, xoodgagii Daraawiishta oo inta badan ka soo jeeday gobollada hadda diidan goosashadda (Sool, Sanaag iyo Cayn) ayaa halgan hubeysan la galay wakhtigaas oo hadda laga joogo 100 sannadood ku dhawaad, waxaana ku nafwaayay halgankaas in ka badan 20,000 oo ruux. Sidoo kale waxaa jirtay siyaasiyiinta wakhtigaas ka hadlay ammuurtaan, waxaa ka mid ahaa: Micheal Maryama oo sheegay in Soomaaliya tahay 'Hal iyo Nirigteed' oo aan xuduud la kala dhex dhigi karin, taasoo uu uga jeeday inayna suurta gal ahayn in shacabka Soomaaliyeed xuduud loo kala sameeyo, isagoo sheegay inay yihiin shacab isku luqad ah, isku diin ah, isku dhaqan ah. war heedhe salaadu halkeey iska qabsan la adhay. Hadii ajaanibtii leeyihiin sidaas kor ku xusan maxaa kudhaay brianwashed kid's in Hargeeysa. :confused:
  17. lol cad's time is up sxb is time for me to step up. oo kaalay shaqadii Duke ma adigaa kala wareegay.
  18. Emperor is that you with the black hat. Good to see Puntland going a head.
  19. great news indeed. Hooshu sidi larabay bay kusocotaa.
  20. Originally posted by Emperor: Geeljire C'mon now you can do better than use Kids... JB, Indeed expect anything from the desperate groups... Emperor sxb what would you expected an thinking people. this is sad walaahi :mad:
  21. all in all the reality on the ground tells me that Boqor cade needs to leave office. He is No good for Puntland.....!!!!
  22. Originally posted by Jacaylbaro: looooooooool ,,,,,,, hadaa maxaa is taataabanayay bal adigaba kaalay sheeg wax istaabtay
  23. Originally posted by Munira002: The day I will celebrate would be the day, where any Somali can live in peace and in prosperity where ever he/she find themselves within Somalia, when, where you call home isnt necessary linked with your 100th ancestor. ALA AFKAADA CAANO GEEL LAGU QABAY RUNBADANIDAA.!!! INSHA ALAAH SOMALI MARY ONEDAY THEY WILL BE UNITED.
  24. Originally posted by President Anwar: IT IS THE DAY SOMALIALAND MADE BIG mistake yes indeed it is a day that "we " southren somalis will never forget. The big mistake that our brothers made.