ANWAR

Nomads
  • Content Count

    1,616
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ANWAR

  1. I love Hargeysa and Burco but i cant go there becaouse the SNM. I the south i love love love Kismay0 and its Islands :cool: :cool:
  2. Mudaaharaadyo Ka Dhacay Gobolada Waqooyi Muqdisho(Calanka) 18-Janaayo-2007 Mudaaharaad aad u balaadhan oo saaka lagu qabtay Gobolada Sool iyo Ceyn ayaa Dadweyne ka qiireysan Hadaladii kasoo butaacay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Somaliland Feysal Cali (Waraabe)ayaa sababtay in goob fagaare ah lagu gubo maanta Calanka Jamhuuriyada iskeed isku Caleemo-saartay ee Somali-land. Dadweynaha ayaa ku dhawaaqayay erayo xamaasadi ku dheehan-tahay iyo Wadaninimo,iyagoo ku qeylinayey "Doonimeyno in Soomaaliya lakala dhaantaalo" waxaanu ka xunahay Shirqoolka Hargaysa laga soo abaabulayo ee lagu kala goynayo Midnimada Shacabka Soomaaliyeed ee Walaalaha ah iyo hadalo ay ka mid yihiin "Ma maantuu hadana Feysal Cali (Waraabe)is bar-bardhigay Soomaaliya iyo Yuhuud oo aan isku Diin aheyn ayey ku dhawaaqayeen Mudaaharadayaasha. Shacabkii mudaaharadayeey ayaa u sheegay Suxufi Keynaan oo ku sugnaa Goob katrsan goobihii Mudaaharaadka ka socday, in sababta ay u gubayaan Calanka Somaliland ay oogu wacan-tahay,iyagoo ka xumaaday gubniinkii Calanka Soomaaliya ee lagu gubay Magaalaada Hargeysa. http://www.calanka.com/Wararki-Maanta/warka290
  3. 17, Jan.07 ( Sh.M.Network) Qeybo ka mid ah gobolada Sool iyo Sanaag ayaa maanta waxaa ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo dowladda Somalia, loogana soo horjeedo banaanbaxyo shalay ka dhacay magaalooyin ka tirsan Somaliland. Boqolaal dad ah ayaa isugu soo baxay magaalooyin ku yaala Sool iyo Sanaag, kuwaasi oo watay boorar ay ku qoran yihiin halku dhigyo ay ku taageerayaan dowladda Somalia. Banaanbaxaan oo ay soo abaabuleen maamulka gobolka Sanaag ayaa waxa uu ka dambeeyay isla markaana uu lidi ku ahaa banaanbaxyo shalay ka dhacay magaalooyin dhowr ah oo ku yaala maamulka Somaliland oo lagu diidanaa Dowladda Somalia. Nabadoono ka qeyb qaatay banaanbaxaasi ayaa waxa ay ka jeediyeen bayaan ugu muhimsanaa in Somalia ay tahay mid, isla markaana sheegashada Somaliland ay tahay mid aan waxba ka jirin. Banaanbaxaan ayaa ku soo beegmay xilli maamulka Somaliland uu shalay banaanbaxyo ka sameeyay magaalooyin dhowr ah oo lagu gubay calanka Somalia.
  4. Kumanaan dad ah ayaa maanta banaanbax looga soo horjeedo hadalo ka soo yeeray qaar ka tirsan mas'uuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaasoo lidi ku ahaa maamulka la baxay Somaliland waxay ka dhigeen wadooyinka magaalada Hargeysa, iyagoo markii dambena isugu tegay fagaaraha xoriyada ee isla magaaladaasi halkaasoo Khudbado kala duwan ay ka soo jeediyeen qaar ka tirsan mas'uuliyiinta xisbiga talada haya ee Udub iyo labada xisbi ee mucaaradka ah oo kala ah Ucid iyo Kulmiye oo iyagu si wadajir ah u soo abaabulay banaanbaxan, waxaana la fasaxay ardayda dugsiyada iyo guud ahaan shaqaalaha dowladda, iyadoo meheradaha ganacsigana albaabada loo laabay. Banaanbaxan oo ahaa mid aad u balaaran ayaa dadkii ka soo qeyb galay waxay shucuurtooda ku muujiyeen sida ay ugu soo horjeedaan dowladda uu madaxweynaha ka yahay C/llaahi Yuusuf Axmed ee fadhida magaalada Muqdisho oo ay ku eedeeyeen iney dibindaabyo ku heyso qaranimada Somaliland, waxaana dadka isugu soo baxay ay lulayeen calanka Somaliland, iyagoo ku qeylinayey ereyo ay ku muujinayaan sida ay u taageersan yihiin madax banaanida Somaliland oo ay sheegeen iney diyaar u yihiin iney u dhintaan. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo ka mid ahaa mas'uuliyiintii ka hadashay banaanbaxaasi ayaa sheegay in Somaliland ay Soomaaliya ku biirtay sanadkii 1960-kii iyadoo xor ah kana mid ah shantii Soomaliweyn, hase ahaatee ay mar kale madaxbanaanideedii la soo laabatay oo taana ay tahay mid ka timid rabitaaanka shacabka Somaliland, wuxuuna xusay madaxweyne ku-xigeenku in Soomaaliland ay tahay dalka madax banaan oo caalamkana ay ka dalbanayaan in la aqoonsado, isagoo meesha ka saaray wax uu ugu yeeray riyada dowladda federaalka oo ah Somaliweyn, sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe oo isna sheegay in maanta ay tahay maalin weyn ay shucuurta reer Somaliland ku soo bandhigeen rabitaankooda ku aadan madaxbanaanidooda. “Waxaan idin sheegeynaa wax calan qaatoo Soomaali ah Somaliland baa ugu horeysay, dowladnimadeenii markaan qaadanay waxaynu sadqeynay in Soomaaliweyn la helo, sadqadaa waxaa inaga raacay walaalayeyaal nalaguna abaal guday in la ina xasuuqo, la ina baabiyo weynu ka dhiidhinay halgan beynu galnay sanadkii 91-kii baynuna la soo noqonay cadowgiina waynu ka adkaanay” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe oo ugu baaqay dadkii halkaasi isugu yimid iney midoobaan. Intii uu banaanbaxaasi socday ayaa waxaa dadkii isu soo baxay iyagoo careysan ay halkaasi ku gubeen calanka jamhuuriyada Soomaaliya, iyadoo mar mas'uuliyiinta maamulka la baxay Somaliland wax laga weydiiyey arintaana ay sheegeen inuusan jirin qorshe lagu gubayey calanka Soomaaliya oo ay sii ogaayeen waxayna intaa ku dareen dadka banaanbaxayey ay iyagu sidaa go'aansadeen. Dibadbaxyada ayaa sidoo kale maanta ka kala dhacay magaalooyin badan oo ku yaala dalka la baxay jamhuuriyada Somaliland. ............................................. I KNOW FEYSAL CALI WARAABE WAS IN THIS GAME :mad: :mad: :mad: THE MOTHER FUC*********
  5. Do Puntland Have control over sool and sanag :confused: or juste Laascaanood
  6. Baydhabo 14, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Waaxda socdaalka Dowladda KMG ah ee Somalia oo shalay xafiis ka furatay magaalada Baydhabo ayaa maanta si rasmi ah u bilowday bixinta Baasabooro cusub. Baasaboorkaan oo nuuciisu yahay E-passaporta ayaa waxaa durba qaatey ilaa 270 ruux oo isugu jira Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda iyo shacab kale sida uu shabelle u xaqiijiyay taliyaha waaxda socdaalka C/laahi Gaafow Max'uud. Baasaboorkaan oo ka kooban 4 nuuc oo kala ah mid loogu talo galay shacabka, Diblumaadisyiin, Ajaanibta iyo shaqaalaha dowladda. Gaafow waxa uu sheegay in ay sameynayaan waaxyo lagu bixinayo baasaboorkaan oo laga hirgalinayo gobolada dalka oo dhan. Baasaboorkaan ayaa waxaa horey loogu soo bandhigay gudaha magaalada Nairobi, halkaasi oo munaasabad loogu sameeyay. Waa markii ugu horeysay oo xarun Baasabooro lagu qaadanayo laga furey magaalada Baydhabo.
  7. http://www.youtube.com/watch?v=XwtS0vx-kXE
  8. IM NOT from Puntland but I LOVE Puntland it is always good news from THERE
  9. Originally posted by Taako Man: I Hear Somaliland is begging the President
  10. God news from the government. I hope they UNITY SOMALIA 5
  11. Maxkamadaha oo sheegay inay rajaynayaan in Somaliland dib ula midawdo Soomaaliya dabayaaqadda sannadkan euters- Maxkamadaha Islaamiga ah ee ka talliya Magaalada Muqdisho iyo deegano kale oo ka mid ah Soomaaliya, ayaa markii u horaysay caddeeyay inay u qorshaysantahay inay wada hadal la gallaan dawladda Somaliland si loo helo Midnimada Jamhuuriyadii la odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliya. Masuulka Golaha Maxkamadaha u qaabilsan Dacwadda iyo Warfaafinta oo lagu magacaabo Sheekh Cabdiraxmaan Cali Muuday oo u waramay toddobaadkan Wakaaladda Wararka ee Reuters, ayaa sheegay inay rajaynayaan in dabayaaqadda sannadkan ay helaan Midnimadii Soomaaliya ee burburtay, “Waxaanu doonaynaa inaanu la hadalno Dawladda taagta daran [Dawladda Cabdillaahi Yuusuf], waxa kale oo aanu doonaynaa inaanu la hadalno Jamhuuriyadda la baxday Somaliland, waxaanan rajo weyn ka qabnaa in aanu helno Midnimadii Soomaaliya dayaaqadda sannadkanâ€, ayuu yidhi Sheekh Cabdiraxmaan Muuday. Waxa uu sheegay in Maxkamaduhu ka soo horjeedaan nidaamka Federaaliga ah ee ay ku salaysantahay dawladda Cabdillaahi Yuusuf, ee lagu soo dhisay dalka Kiiniya, fadhigeeduna yahay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Waa markii u horaysay ee ay Maxkamadaha Islaamiga ahi cadeeyaan inay doonayaan inay wada hadal la gallaan dawladda Somaliland, balse Sarkaalka Maxkamadaha u hadlay ma cadayn xilliga iyo qaabka ay doonayaan inay Somaliland kula soo xidhiidhaan.. Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ku celceliyay inaanu marnaba wax wada hadal ah la galaynin Soomaaliya ilaa ay tallada dalkaas qabato dawlad dadkeedu soo doorteen.
  12. We, the Unionists of Northern Somalia (UNS) and the Northern Somalis for Peace and Unity (NSPU), wish to convey and share with the US Government, with the foreign participants in this week’s “Somaliland†convention in Virginia, and with the international community at large that the existence of the self-styled secessionists’ enclave of “Somaliland†is based on a number of fallacies and fabrications, including: That: the people of northern Somalia—“Somaliland†in their terms—are united on seceding from the rest of Somalia. On the contrary, many communities in the region are, indeed, opposed to the sentiment of secession. In fact, the region is adequately represented in the TFG under the 4.5-formula for power sharing in those Federal Institutions, now based in Baidoa. That: the decision to secede was taken in a meeting held in Burao, one of the major towns in the region, in May, 1991. Indeed, the meeting was haphazardly held and the decision was taken on the spur of the moment when the SNM militia all of a sudden started saber rattling in a mob like atmosphere, forcefully calling for the separation of the region. That: elections were subsequently held for the local governments, parliament and the president in a democratic way. On the contrary, those elections were held in the triangle between Hargeisa, Burao and Berbera, if at all. Especially, communities in the east—those in Sool and Sanaag - had declined to participate in any such elections. There may be a few individuals from those communities, who do not necessarily represent the people they claim to represent and who serve in the secessionist administration of Hargeisa. Some such individuals are now participating in this Conference, as a ploy to show the world a false unanimity of the people of the North on the secession. That: “Somalilandâ€, as a State, pre-existed the Act of Union of July 1, 1960 of the Somali Republic and that, on such baseless grounds, “Somaliland†ought to be recognized by the international community. No “Somaliland’ State existed before the Act of Union. It is ironic that the secessionists are holding their Conference in the backyard of the Federal Institutions of the United States of America to lobby the American Government. What a big, fat fabrication! We, the Unionists of the North of Somalia wish to inform the world that, for sixteen years—since the collapse of Barre’s government—we have tolerated the existence of this misleading notion in the hope that such a mythology as the secession would in the end crumble under its weight, since our people are not united under its banner. On the contrary, the secessionists have also waited in the hope that the rest of Somalia would disintegrate so that the world would recognize their so-called sovereignty. The unionists of the North have now come out to begin to organize themselves and to rally around the cause of unity with their brethren elsewhere in Somalia. The unionists further call upon the secessionist leadership in the North to start considering meaningful reconciliation, and dialogue between the communities in the North and with their Somali brethren elsewhere. The unionists of the North also call on the International community to continue to uphold the national unity and territorial integrity of the Somali Republic. For further info contact: Gamal Hassan Director, Communication & Public Relations Northern Somalis for Peace and Unity (NSPU) E-mail: info@somaliunity.org website: www.somaliunity.org NORTHERN SOMALIS FOR PEACE & UNITY (NSPU) is a grass-roots Somali advocacy organization with Branches in Somalia, United Arab Emirates, Canada, USA, UK, and South Africa. We are dedicated to the promotion of peace and unity among the long suffering people of Somalia. We believe the ‘Somalia problem’ can only be dealt with within the framework of a holistic strategic approach aimed at the empowerment of a central government to rebuild national democratic governance institutions and restore law and order throughout the country. NSPU believes the balkanization of Somalia is a recipe for future conflicts and a bleak future for the Somali people, who are bonded by ethnicity, language, religion, and shared centuries-old culture and traditions.
  13. her is real House in SOMALIA MUGADISHU
  14. Hargeysa, Somaliland, August 5, 2006 (SL Times) – Certain individuals, politicians of Somaliland origin, are reported to have arrived in Khartoum and joined the Islamic Courts delegation which had arrived there earlier to attend the abortive peace talks. These individuals, well-known for their opposition to Somaliland's independence issue and their support for whichever group has the upper hand in Somalia, include Jama Muhammad Qalib aka (Jama Yare), Ali Khalif Galayr, Ahmed Ismail Samatar and Mahmud Abdillahi Sifir. They are reportedly hoping to be appointed to government positions in an Islamic government that the courts plan to set up. There are also reports that MPs of the Somali parliament set up in Mbagathi [Kenya] have left Baydhabo for Mogadishu, where they held a news conference criticizing the Abdillahi Yusuf regime for inviting Ethiopian troops into Somalia. These MPs, who include Abdullah Haji Ali, Yusuf Abdillahi Kahin aka (Yusuf Geyr), Jamal Hassan Ismail and Yusuf Hassan Ibrahim aka (Yusuf Dheg), are reported to be in Mogadishu to support the Islamic courts hoping to be included in the government that is expected to be formed by the courts. Source: Somaliland Times :confused: :confused:
  15. Originally posted by General Duke: 1..The Mogadishu courts claim that they will not attack Baido, then you get a Mr Mansuur who hails from Bay and claims they will attack Baidoa. 2...The TFG makes much noise and puts its troops on high alert.. 3... Ethiopia claims it will crush the courts in order to defend the TFG? Then we get sightings of Ethiopian troops all over Gedo, Bay and Bakool.. What on Earth is happening? ...Here is the news.. :eek: :eek: :eek: :eek: :eek:
  16. NOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOWWWWWWWWWWW :eek: :eek: :eek: :eek: :mad: :mad: NOT THIS TIME
  17. Wefdi uu horkacayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan oo ku sii jeeda caasimadda dalka Suudaan ee Khartuum ayagoo ka qaybgalaya kulankii loo ballansanaa in uu ka dhaco Khartuum, Suudaan ee lagu dhamaystiri lahaa heshiiskii ay Khartuum, ku gaareen Midowga Maxaakiimta Islaamiga ee Muqdisho iyo dawlada Federaalka Soomaaliya: July 16, 2006 Baydhabo (Baidoa.com)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan iyo wefdi uu hogaaminayo oo ka kooban xildhibaanno ayaa ka dhoofi doona Baydhabo maalinta Khamiista ee soo socota ee ku beegan July 20, 2006 ayagoo ku sii jeeda caasimadda dalka Suudaan ee Khartuum si ay uga qaybgalaan kulankii loo ballansanaa in shalay-15 July, 2006 uu ka dhaco Khartuum, Suudaan ee dib loo dhigay ka dib markii ay dawlada codsatay in dib loo dhigo, laguna dhamaystiri lahaa heshiiskii ay June 22, 2006 Khartuum, Suudaan ku gaareen Midowga Maxaakiimta Islaamiga ee Muqdisho iyo dawlada Federaalka Soomaaliya. Wefdiga wehelin doona Gudoomiyaha Baarlamaank ayaa waxaa ka mid ah a Wasiiru dowlaha xiiriirka Baarlamaanka iyo xukuumada Cabdiraxmaan Aadan Ibbi, Wasiir Ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdi Axmed "Dhuxulow" iyo xubno kale. Ka qaybgalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ee kulanka Khartuum oo ay hadda joogaan wakiillo matalaya Midowga Maxaakiimta Islaamiga ee Muqdisho ayaa yimid ka dib markii Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan uu si rasmi ah u shaaciyay in Baarlamaanka uu qabo fikirka ah in Kulanka Khartuum laga qaybgalo oo dib u heshiisiintii la billaabay la sii wado inkastoo hadal uu maalintii dorraad Madaxwayne Cabdulaahi Yuusuf Axmed ka hor jeediyay kalfadhi aan caadi ahayn oo uu yeeshay Baarlamaanka federaalka Soomaaliya kaasoo uu si kulul ugu weeraray Midowga Maxaakiimta Islaamiga ee Muqdisho uuna ku sheegay in dawladu aysan ka qaybgalayniin kulankii loo ballansanaa in 15 July, 2006 uu ka dhaco Khartuum. ................................................ WE WON
  18. MEY BORTHERS i tink one day zomaliland will be a stat and that day is ner, becaous i KNOW THAT CLAN GOVERMENT TFG AND ICU WIL NEVER BE YOU NOW FRENS ............................. BAY BAY GREAT SOMALIA I WIL MIS YOU
  19. http://www.somaliweyn.com/pages/news/July_06/13July40.html
  20. Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Md. Shariif Xasan Shiikh Aadan oo ay wehliyaan Wasiirka Arimaha Gudaha Federaalka Soomaaliya Md. Xuseen Maxamed faarax Caydiid, Wasiiru dowlaha Warfaafinta Md Ibraahim Maxamed Deeq, Gudoomiyaha gobolka Bay Md. Xaaji Maxamuud Barbaar iyo General Cali Xasan oo taliyaha Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta waxa uu hariga ka jaray dhismayaal la dayactiray oo la dhameeyey kuwaasoo kala ah Dhismaha Taliska Guud ee Booliiska, Saldhiga Booliiska magaalada Baydhabo iyo Xabsiga dhexe ee Gobolka Bay. Gudoomiyaha ayaa ugu horeyn waxa uu xarig jaridiisa ka bilaabay Xarunta Taliska Ciidanka Booliiska isagoo guud ahaan soo kormeeray qolalka jiifka iyo xafiisyada ay yeelan doono ciidanka Booliiska dowlada federaalka isagoo warbixin ka dhagaystay mid ka mid ah saraakiisha sar sare ee Booliiska oo halkaasi kusugnaa. Shariif Xasan iyo Wasiirka Arimaha gudaha Eng, Xuseen Maxamed Faarax Caydiid ayaa waxa ay usii gudbeen saldhiga Booliiska oo isna dhismahiisa la dhamaystiray iyadoo xariga laga jaray oo halkaasi ay ciidamada baanbaanyada ee muusikada ay halkaasi astaanta calanka ugu garaaceen. Ugu danbeeyntii waxa albaabada loo furay Xabsiga dhexe iyadoo halkaasi uu shir jaraa'id ku qabtay Ra'iisul wasaare k/xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Gudaha Eng. Xuseen Maxamed Caydiid isagoo u mahadceliyey Madaxweynaha iyo kusimahii wasiirka arimaha gudaha Md. Shaati gaduud isagoo ugu mahad celiyey sidii ay u suura galiyeen in hawshaan la qabto isagoo sheegay in booliiska iyo ciidanka Asluubta laga doonayo in ay dhaqso u hawl galaan. Dhismayaashaan la dayactiray oo albaabada loo furay ayaa waxay ka dhigaysaa in lasoo gaba gabeeyey xarumahii ugu muhiimsanaa in amniga magaalada wax laga qabto iyaddoo dhowaan la dhaariyey garsoorayaasha fulin lahaa kuwa ku xadgudba xuquuqda aadahana iyo xadgudubyada loo geysanayo dad aan wax galabsan iyo guud ahaan kuwa qaska ka wada gudaha magaalada