ANWAR

Nomads
  • Content Count

    1,616
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ANWAR

  1. Sabti, July 08, 2006 (HOL): Maleeshiyooyin ka amar qaata Maxkamadda Islaamiga Ridwaan oo ka tirsan Golaha Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed ayaa joojisay Xaflad Aroos oo ka dhaceysay Degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Cali Salaad oo Maxkamadda Ridwaan Guddoomiye ka ah ayaa sheegay in goobta uu Arooskaas ka dhacayay lagu hayay waxyaabo fisqi ah oo aan ku banaaneyn Shareecada Islaamka, “Markii horey wey noo yimaadeen waxayna naga qaateen warqad aan ugu ogolaaneyno in ay dhigtaan Aroos aaney ku jirin waxyaabo lid ku ah diinta Islaamka, kadibna waxay bilaabeen in ay la yimaadaan Koox Music tuntaâ€ayuu yiri Cali Salaad oo intaas ku daray in ay xitaa jireen Rag iyo Haween kala ajnabi ah oo isku dhex jiray. Khadiijo Wehliye oo dhashay mid ka mid ah labadii ruux ee la isu guurinayay (Wiilka) ayaa sheegtay in ay Maxkamaduhu geysteen xadgudub bacdamaa sida ay tiri aaney xafladba socon marka ay maleeshiyooyinka Maxkamadaha soo weerarayeen, waxayna carrabka ku adkeysay in ay jiraan dad is-buurtay oo lugaha iyo gacmaha wax ka gaareen iyo kuwo kale oo ka argagaxay rasaastii ay maleeshiyooyinka ridayeen. Caasho Kiin Cilmi Xaashi oo ka mid ah Fanaaniintii loo wacay in ay xafladdaas ka heesaan, isla markaana ka tirsan kooxda Mogadishu Star ayaa sheegtay in Maxkamaduhu ay ka qaateen qaar ka mid ah qalabkii ay ku shaqeynayeen, halka qaar kalena ay dhulka la dhaceen, isla markaana ay bur buriyeen. ............................................... THEY ARE terrorists
  2. GEN DUKE I want to watched the video, do you have link
  3. GEN DUKE I want to watched the video, do you have link
  4. GEN DUKE I want to watched the video, do you have link
  5. 26 Janaayo 1991 waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay kacdoon dadwayne kii ugu weynaa intii la xasuusan yahay taariikhda Soomaaliya,Waxay ahayd maalintii la riday dowladii uu hogaaminayay M Siyad Barre,Dad badan ayaa maalintaas ku tilmaamay in ay tahay maalin Qaran oo la xusi doono sida 1da Luuliyo & 26da June,Nasiib daro ma dhacin in ay noqoto maalin la qadariyo waxayna noqotay bilcaksi maalin madoow oo soo martay taariqda Soomaaliya, waxaa durbadiiba biloowday burbur aan joogsi lahayn waxaa mid mid loo waayay dhamaan adeegyadii & hayadihii dawlada ,waxaa biloowday dagaalo sokeeye oo sanadba sandka ka dambeeya sii kordhayo, isku soo wada duub waxaa magaalada Muqdisho loo aqoonsaday caasimada aduunka ugu liidata, dadkii sugayay in hadii Siyaad Barre la eryo ay heli doonaan nolol ka wanaagsan tii ay heysteen ayaa hawadoodii beenoowday,waxaad maqlaysaa iyagoo leh Beri samaadkii, Waagii aan qaranka ahayn, Waagii nabada ama burburka ka hor erayadaas oo ay inta badan ula jeedaan xiligii Siyaad bare talada haayay hadaba ereyadaas ayaa waxay muujinayaan in halgankii & kacdoonkii USC uu fashilmay, 16 sano kadib & kacdoon labaad waa tulucdeena manta waxaana aqristoow halkaan idiinkugu soo gudbinaynaa calaamado ay isaga mid yihiin kacdoonka midowga Maxkamadaha & Kii USC. United Somali Congress Midowga Maxkamadaha 1 Magacu waa Urur mideeya Soomaaliya 1. Magacu waa urur mideeya Maxkamadaha Soomaaliya. 2. Xaruntu waa Hotel Towfiiq 2. Xaruntu Waa Hotel Ramadaan 3. Markii USC talada la wareegtay iyagoon Soomaali isugu yeerin waxay isla markii ku dhawaaqeen in uu xukunka qabto Cali Madi Maxamed waxeyna taasi ka caraysisey dad badan oo Soomaaliyeed waxaa aad ugu riyaaqay beeshiisa waxayna arintaasi ka mid noqotay waxyaabaha dhaliyay Muranka Soomaaliya gaar ahaan beelaha ****** . 3. Markii maxkamaduhu talada la wareegeen waxay isla markii magacaabeen Guddi Shuuro oo macnihiisu yahay Baarlamaanka oo ay Madax uga dhigeen Xasan Daahir Aways wayana taasi ka caraysisey dad badan oo Soomaaliyeed waxaa aad ugu riyaaqay beeshiisa. waxayna arintaasi ka mid noqotay waxyaabaha dhaliyay Muranka Soomaaliya gaar ahaan beelaha ****** . 4. Markii USC Muqdisho la wareegeen kuma ekaan ee waxay isla markii u qalab qaateen weerar lagu qaaday Magaalda Kismaayo. 4. Markii Maxkamaduhu Muqdisho la wareegeen kuma ekaan ee waxay isla markii u qalab qaateen weerar lagu qaaday Magaalda Jowhar. 5. Waxay USC amar ku bixisay in hubka lagu wareejiyo Jabhadaha taageersan USC 5. Waxay Maxkamaduhu amar ku bixiyeen in hubka lagu wareejiyo Maxkamadaha taageersan Midowga Maxkamadaha. 6. USC qorshe & barnaamid u degsenaa si ay dalka u hogaamiso ma jirin waxayna u arkayeen guul lama filaan ah oo Alle keenay. 6. Maxkamadaha qorshe & barnaamid u degsenaa si ay dalka u hogaamiyaan ma jirin waxayna u arkayeen guul lama filaan ah oo Alle keenay. 7. USC Jabhadihii taariikh ahaan iyaga ka horeeyay sida SSDF ma tixgelin waxayna u arkayeen cadaw. 7. Midowga Maxkamadaha Maxkamadihii taariikh ahaan iyaga ka horeeyay sida Maxkamadaha Xararyaale,Siinaay & Towfiiq ma tixgelin waxayna u arkayeen cadaw. 8. Markii USC guulaysatay waxba dembi ah looma raacan mas’uuliyiintii sar sare ee ka tirsanaa maamulkii M Siyaad bare sida Xuseen Kulmiye Afrax & C/qaasin Salaad Xasan waxaana loo aqoonsaday caaqiliin ****** oo lala tashado maxaa yeelay beelahooda ayaa kacdoonka hogaaminayay. 8. Markii Maxkamaduhu guulaysteen waxba dembi ah looma raacan mas’uuliyiintii sar sare ee ka tirsanaa Dagaal oogayaasha soomaliya sida Yusuf Indha Cade waxaana loo aqoonsaday nin gacan wanaagsan siiya Maxkamadaha maxaa yeelay beeshiisa ayaa kacdoonka hogaaminaysa. Waxaan halkan idiinkugu haynaa labo calaamad oo ay ku kala gedisan yihiin USC Midowga maxkamaduhu. USC Waxaa hogaaminayay saraakiil & Janano aan diinta aqoon u lahayn sida Shabeel, Dhoore, Caydiid, Calasoow Dheere, & Maqadeeye. Maxkamadaha waxaa hogaaminaya rag culimaa’udiin ah sida shariifka, Sh Xasan aweys & kuwo kale. Waxay sheegi jireen in ay dalka ku xukumayaan hanaanka Dimoqoraadiga Waxay sheegayaan in ay dalka ku xukumayaan hanaanka Shareecada Islaamka ee Muqadaska ah. Hadaba aqristoow waxaa suurtagal ah hadii ay maxkamaduhu sii hayaan wadada ay hada hayaan in taasu dhali karto fashilkii ku yimid guushii USC.
  6. Former Mogadishu-based factional leader and current interim Minister of Interior, Hussein Mohammed Farah Aideed, tells VOA that he will travel to the capital, ahead of the delegation, to ask for clan elders' help in reining in the Islamists' ambitions. "Everybody says Sharia courts control Mogadishu," he says. "That is false. The sub-clans control. When the Sharia courts said, 'We want to control Mogadishu,' the tribes sitting in Mogadishu blocked them. I know that. The control is with the tribes. ................................................. Hmmmmmmmmmmmm :confused: :confused:
  7. Originally posted by General Duke: ^^^ This is so funny, kind of reminds me of the story of the boy who cried wolf. Some people here are wishing for an Ethiopian invasion. Be careful what you wish for. HEHEHEHEH
  8. WAS Riyaale a Member of the old regime :eek: :eek: :eek: :eek: :eek: NOW WAYYYY :eek:
  9. 1) Waxaan si deg deg ah ugu dhaqaaqayaa dhismaha maamul wax ku ool ah oo ku dhisan nidaam iyo kala dambeyn oo hay'ad walibana ay leedahay barnaamij shaqo oo cad oo fulintiisana lagula xisaabtamayo maamulkaas oo ku saleysan habka maamul wanaaga ah, kaas oo loo marayo wadiiqada wadatashiga ah ayadoo la tixgelinaayo dokomintiyada maamul ee aasaasiga ah kaas oo aan ku kalsoonahay bulshada gobolka Baay inuu u horseedayo nabad iyo horumar oo mustaqbalka ay ku deydaan maamulada iga danbeyn doona. 2) Maamulkeygu wuxuu si deg deg ah u sameyn doonaa Ciidan Gobol oo awood u yeelan kara sugidda amniga gobolka guud ahaan kuwaasoo u qeybsamaya Booliis, Asluub iyo ciidan Gobol, ciidankaasoo ilaalinaaya sharciga gobolka iyo shuruucda dalka. Xuquuqdoodana loo heli karo. 3) Waxaan xil weyn iska saari doonaa xalinta colaadihii dhex marey dadka gobolka iyo baaba'inta aanooyinkii laga dhexlay si loogu bedelo nabad iyo iskaashi, dibna loogu dhiso Gobolka. 4) Wuxuu maamulkeygu u hawlgali doonaa soo celinta adeegyada aasaasiga ah ee bulshada sida in la hagaajiyo Goobaha Caafimaadka, Biyaha, Waxbarashada, Korontada, Nabadgalyada, Sharciga, Xaruumaha Agoonta, Xafiisyada, Fanka iyo Isboortiga. 5) Maamulkeygu wuxuu diyaarin doonaa Barnaamish lagu horumarinaayo wax soo saarka gobolka, dib u dejina loogu sameynayo dadkii ka barakacay gobolka Baay ee qaxootiga ku ah gobolada kale ee dalka si looga faa'iideysto kheyraadka dhulka, xoolaha iyo macdanta ayadoo laga hortagayo xaalufinta dhirta lana raadinayo maalgelin dibadeed iyo suuq. 6) Waxaan dhiirigelinayaa Barnaamij lagu hirgelinaayo qorista farta afka Maayga, saxaafada gobolka, tacliinta iyo hidaha Reewineed. 7) Maamulkeygu wuxuu u hawl galayaa sameynta Maamul Goboleed ku dhisan hannaanka Federaalism iyadoo la tixgelinayo sida ay goboladu isku raaci karaan. 8) Waxaan balanqaadayaa dhiirigelinta iyo in si weyn wax loola qabsado dowlada federaalka Soomaaliyeed ee xarunteeda ku meelgaarka u dooratey Gobolka Baay ayadoo laga faa'iideysanaayo barnaamishyadeeda Dib u heshiisiinta, Hub ka dhigida, Dhaqancelinta Maleeshiyooyinka, Dib u Dhiska Dalka iyo Horumarinta Arimaha Bulshada. 9) Waxaan balanqaadayaa in si cadaalad iyo sinaan ah oo eex la'aan ah aan ugu adeego bulsha-weyta gobolka ayadoo maamulkeygu kor u qaadi doono xiriirka gobolada dalka iyo dhawrista xuquuqda derisnimo. 10) Wuxuu maamulkeygu si gaar ah u tixgelin doonaa xuquuqda caruurta, haweenka,curyaamiinta iyo dadka laga tirada badanyahay, ayadoo haweenka iyo curyamiintan loo sameyn doono xarumo lagu barayo xirfado shaqo si ay noloshooda u maareeyaan. 11) Mabaadii'ida uu ku hawlgalayo maamulka gobolka Baay waa Ilaalinta caqiidada Diinta Islaamka, Xuquuqul Insaanka Iyo Shuruucda Caalamiga ah iyo kan dalka u degsan. INSHAA-ALLAAH
  10. "Riyaale leaving to Gambia in order to attend the African leaders confers.
  11. (born 1952) is a veterinary surgeon and an African Union official; he was relatively unknown in political circles when he was appointed as Prime Minister of Somalia in November 2004. He promised to form an inclusive government, and to strive for reconciliation among Mogadishu's warlords. Mr Ghedi was not linked to any of Somalia's armed groups during the war. He is affiliated to Mogadishu's ****** clan, one of Somalia's two main clans. Ali Mohammed Ghedi is Hawiyes subclan Abgal. Ghedi was in exile in Nairobi, the capital of neighbouring Kenya until July, 2005 and is now at Jowhar, one of two towns (the other being Baidoa) being used as a joint capital for the time being, as warlords controlled Mogadishu until June, 2006 when the Islamic Court Union took over. so he is not a WARLORD HMMMMMM
  12. Cape Town - Somalia's embattled transitional government deserves the support of South Africa and others, says Defence Minister Mosiuoa Lekota. He also ruled out unilateral SA military intervention in the chaotic east African nation. Lekota was responding to Democratic Alliance leader Tony Leon, who expressed deep concern at reports warning of a catastrophic humanitarian situation developing in Somalia. Leon said: "There is every indication that a major confrontation is brewing between militia run by Islamic courts and troops loyal to the transitional government, and prospects of an invasion by neighbouring Ethiopia." Somalis mistrust foreigners While the DA welcomed the decision to lay the groundwork for a possible deployment of a peacekeeping mission to Somalia, two critical issues still needed to be resolved. "Firstly, which side of the conflict has a legitimate right to support from outside forces. Secondly, given the deep mistrust the majority of Somalis have of foreigners, it still needs to be determined whether a foreign force would serve to heighten or lessen the conflict." Leon said that the SA government should immediately announce what role if any, it intended to play in the troop deployment and how advanced the plans were to deploy an AU peacekeeping mission. Colonial boundaries 'should be maintained' Lekota said it was important to remember the historical context of Somalia. The country was one of the so-called "failed states" that resulted during the closing years of the cold war. The AU's approach - and that of the Organisation for African Unity before it - was that colonial boundaries should be maintained. If they were not, it could unleash "incredible conflicts everywhere in the continent". Most of the warring parties had signed an agreement, which had produced the transitional government in Kenya. The AU continued to support that effort, and therefore the return to Somalia of the transitional government, with the understanding that it would continue efforts to further unite and consolidate the nation of Somalia. 'Separatist position of Somaliland' Lekota said that as had also been demonstrated in Burundi and the Democratic Republic of Congo, "there's always one or two elements that will not be attracted to the idea of peace". This was the grouping which had declared a "separatist position of Somaliland". The AU and SA supported the one Somalia, and therefore the transitional government "deserves our support". Regarding allegations of an Ethiopian offensive, he said it might well be that media reports suggested an imminent attack, but "that's not correct". He added: "Ethiopia is cautiously guarding its eastern borders, but there is no intention indicated anywhere... that Ethiopia is planning to attack Somalia." In any event, as supporters of the transitional government, Ethiopia would be attacking the transitional government it was trying to help put into place. Source: SAPA
  13. YES YES YES YES YES I LOVE YOU SUDAN MEY ALLAH BLESS YOU
  14. SOO MAAL YOU ARE GOOD SXB VIVA SOMALIA NO MORE CLAN STATE
  15. SOO MAAL YOU ARE GOOD SXB VIVA SOMALIA NO MORE CLAN STATE
  16. One can hardly miss the irony in Chairman Sheik Sharif’s comments to the townspeople of Jowhar. Militias loyal to Islamic Courts-allied warlord Yusuf “Indhaade†Mohamed Siad – the white-eyed devil that controls Lower Shabelle region – led the charge into Jowhar on June the 14th. Warlord Indhaade fancies himself as a “sheik†and certain Somali media outlets refer to him as such. Reality has always stated otherwise, however. Warlord Indhaade has a particularly dark history in contemporary Somalia. His militias have been involved in virtually every major intra-clan conflict in the southern theatre of the country. Whenever two clansmen fought, Indhaade was quick to become the third party and tip the balance of power. When Bashir Rageh – ex-Mogadishu businessman allied to the now-defunct ARPCT – fought against Abukar Adani, a leading financer of the Islamic Courts, warlord Indhaade threw the weight of his militias behind Adani, who eventually succeeded in routing Rageh from his stronghold in the outskirts of northern Mogadishu. In early 2005, internecine violence erupted in the city of Baidoa – a major trading center and the current home of the Somali transitional federal government (TFG) – between two opposing RRA (******* Resistance Army) factions. The Associated Press reported that, “The self-proclaimed leader of neighboring Lower Shabelle region, Sheik Yusuf Mohamed Siad Indha Ade, said he had sent fighters and pick-up trucks mounted with anti-aircraft guns to Baidoa to back Habsadeh.â€2 (During that struggle for control of Baidoa, Habsadeh led the RRA faction that opposed the TFG’s attemps to temporarily house itself in the city. Supported by Indha Ade’s militias, Habsadeh’s RRA faction was successful in expelling the TFG-allied RRA faction from Baidoa). Warlord Indha Ade’s dark history hardly stops there. An October 2005 report released by the United Nations Security Council on violations of the 1992 arms embargo on Somalia portrayed the true nature of the white-eyed devil of the fertile Shabelle valley. The U.N. report stated that, to exercise control of the region, “Indha Ade has his own militia, made up of men from his clan, and other militias from the same clan group, ********.â€3 Indha Ade uses his clansmen to impose clan hegemony on the unarmed civilian population of Lower Shabelle region, which has suffered successive invasions since the collapse of the Somali nation-state in 1991. As things stand today, all the district commissioners of Lower Shabelle region are from warlord Indha Ade’s sub-clan within the ******* clan-family. The non-******** clans who have traditionally inhabited Lower Shabelle region consider the presence of warlord Indha Ade’s militias in their home region as an occupation and native resistance fighters have carried out covert operations against the positions of Indhaade’s militias. Furthermore, the U.N. report publicized warlord Indha Ade’s drug operations: “Indha Ade also owns drug farms in the area under his control,†the report read. The resounding question in the minds of many is this: How can a man claim to be a “sheik†but run, according to the U.N. report, a “sophisticated†drug operation in the fertile region he occupies through his clan's military muscle? I Love and I Support THE ICU, BUT NOT WARLORD Indha Ade :mad: _______________ Edit clan names out of your copy and paste articles, baliis. [ June 19, 2006, 23:33: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  17. ONE DAY MEY brother IN O-G-A-D-E-N WILL BE FREE ONE DAY
  18. THE US sponsored SOMALIA CONTACT GROUP MEETING New York - June 15, 2006 The Empowerment of Somalia’s national Transitional Federal Government (TFG) is the Key to restoring Law and Order and building national democratic institutions. For Immediate Release June 14, 2006 Northern Somalis for Peace & Unity (NSPU) wishes to extend gratitude to the government of the United States of America for convening this crucial and timely Contact Group Meeting on Somalia. As series of events are unfolding in Somalia and the Islamic Courts are gaining grounds in the country, we urge the meeting participants to stay focused on how better the international community can help rebuilding the Transitional Federal Institutions (TFI): a by-product of two years of arduous national reconciliation conference, sponsored jointly by the UN, AU, IGAD, EU, the US, and most importantly the neighbouring countries. All the clans of the Somali Republic are represented in the TFI, which is governed by an Interim Constitutional Charter, which resulted in the election of a President, the appointment of a Prime Minister and a Cabinet who are accountable to a 275 members Parliamentary Chamber with representation from all regions/clans. There are calls coming from the regional states in Somalia, such as Puntland and Somaliland, who are eager to participate in this meeting. The Transitional Federal Government (TFG) unequivocally and repeatedly stated in the past that their priority is to restore law and order to unstable parts of the country. Once this goal is achieved the TFG promised to enter into peaceful negotiation with existing local regional administrations. Therefore, it will be counter-productive and a recipe for confusion if these local regional administrations are invited to participate in this meeting. As recently stated by a senior EU official “…. the whole situation is so complex, there is great deal of reluctance to add another element (such as secession) to the mix.†Unlike the TFG, these regional administrations are basically the creation of Northwestern and Northeastern clan groups and, therefore, extending invitation to them as Participants or Observers will alienate other clans. The meeting should NOT be deflected from its central focus, namely “how to co-ordinate efforts to help build governance institutions within Somalia that will transform the nascent TFG to an effective central government, functioning throughout the countryâ€. The Transitional Federal Government is at present the only available viable instrument that has the legitimacy, the structure, and the national mandate to restore normalcy and security throughout the country. All the other groups, including the Islamic Court Union, should be encouraged to co-operate with the TFG and prepare to compete for power through participation in national elections, which are scheduled to take place after the end of the 5 years term of the TFG.