ANWAR

Nomads
  • Content Count

    1,616
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ANWAR

  1. ^^YOU ARE TRUE NationalisT ^ THE FUTURE
  2. Dayniile: Shirkii golaha wasiirada dowlada KMG Soomaaliya oo uu shir gudoominayay Ra’iisal wasaare Geedi ayaa shalay looga hadlay qodobo muhiim ah. Kulankan oo ka dhacay xarunta KMG ah ee golaha wasiirada ayaa ugu horeyn waxaa golaha la soo hordhigay qorshe guud oo ku saaabsaan wasaarada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee uu madaxda ka yahay Maxamed Ibraahim Xaabsade, sidoo kalena qorshahaas wuxuu ka koobnaa dhowr bog, wuxuuna ka tarjumayay qorshaha guud ee wasaaradda Gaadiidka ugu talo gashay Gaadiidka kala geddisan ee dowladda iyo midka dadka rayidka ahba. Qorshahan dhemeystiran ee ku saabsan howlgal wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ay ugu talogashay in lagu maamulo Gaadiidka dowladda iyo kan rayidka, ayaa loo qaybiyay dhammaan xubnaha golaha wasiirrada, si ay u soo aqriyaan ugana soo baaraandagaan si loo ansixiyo shirkaan shirka xiga. Sidoo kale, wasiirka arrimaha gudaha ayaa soo hordhigay shirkii golaha wasiirrada qorshaha Amniga ee saddexda bilood ee soo socota uu ku howlgalayo booliiska Gobolka Banaadir, iyadoo loo qaybiyay 16-ka degmo, sidoo kalena degmooyinka aan la hayn saldhigyada booliiska si deg-deg ah loogu sameeyo saldhigyo booliis. Qorshahaan ayaa ka koobanaa afar qaybood oo ku wajahan howgalka gobolka Banaadir, waxaana 16-kii saldhig booliis lagu kordhiyay laba saldhig oo ka dhigaya saldhigyada 18-saldhig, waxayna sidoo kale wasaaraddu qorshaha ku soo dartay gaadiidka uu u baahan yahay ciidanka booliiska si loo xoojiyo nabadgalyada Gobolka Banaadir. Gabagabadii kulankaas ayaa waxaa ka hadlay Ra’iisul wasaaraha Dowladda Prof. Cali Maxamed Geeddi oo ka warraamay xaaladda guud ee uu dalka ku sugan yahay iyo xiriirka caalamiga ah ee dowladda. Ra’iisul wasaaruhu wuxuu kaloo xubnaha golaha wasiirrada u sheegay in loo baahan yahay in wasaarad kasta ay diyaarsato xafiisyadeedii iyo gurigii uu degi lahaa wasiirka, si deg-deg ahna looga baxo hotellada ay xilligaan wasiirradu deggen yihiin, si loo yareeyo kharashka faraha badan ee ku baxa golaha Wasiirrada, wuxuuna si deg-deg ah u faray inay u sameeyaan howlahaas sida ugu dhaqsaha badan. THE FUTURE
  3. I WILL personally BUILD THE house OF national PARLAMENT AND PUT IN PLACE THESE TO MAN WHERE THEY belong http://www.youtube.com/watch?v=8rrvV7bJKHQ
  4. Originally posted by Gordon Gekko: This must be Jacaylbaro pondering about this weeks paltalk girl HEHEHEHEHEHEHEHEHEHEHE..................... HEHEHEHE....
  5. SomaliGalbeed will never be free unless UNITED SOMALIA HELPS THEM
  6. DUKE YOU nearly scareT ME MAN HOOO :eek:
  7. Khamiis, May 17, 2007(HOL): Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Telcom Somalia ee Magaalada Borama, waxaa markii u horeysay irdaha loo furay 12kii February 2000, xiligaasi oo ay magaalada ka shaqeyn jirtay shirkaddii Aerolite Somaliland Telecomunication oo la furey 1996. Mudadii ka horeysay furitaanka shirkadda Telcom–Borama qiimaha gelinta Line-ka iyo iibka dirashada telefoonnada dibadda waxay ahaayeen kuwo aad u sareeya oo gaarayay $300(Saddex boqol oo dollars), sidoo kale qiima dirashada telephone-nnada dibadda wuxuu ahaa 2.5 $/min (Laba dollar iyo bar halkii minute). Shacabka reer Awdal ayaa mar qura waxaa soo gaartay layr qabaw , kadib markii ay soo degtey shirkadda Telcom oo gebi ahaanba ka jabisay qiimayaashii aadka u sareeyey ee lagu gelin jirey Line-ka Telephone-nada iyadoo ka dhintey 80%(boqolkiiba siddeetan qiimihii hore loogu gelin jirey) , iyadoo ka dhigtey $60 (Lixdan dollars) sidoo kale qiimaha dirasha telephone-da dibadda wuxuu noqday $1(hal dollar), iyada oo hadda uu yahay 0.50 cents. Shirkadda Telcom Company waa shirkaddii ugu horeysay ee ka hirgelisay adeegyada GSM ( Mobile) iyo Internet-ka dhammaan gobollada Somaliland, isla markaana muddo kooban ku gaarsiisay adeegyadaas macaamiisheeda ku nool dhammaan gobollada dalka. Shirkadda Telcom ayaa mar walba waxay ku dadaalaysaa raaligelinta macaamiisheeda, iyadoo dhawaan shirkaddu hirgelisay adeegyada kala ah: SMS International: (short message services) waa adeeg ay dadku u diri karaan fariimahooda oo qoraal ah asxaabtooda iyo qaraabadooda deggan dalka dibaddiisa, Call Back Services: wa adeeg jaban oo loogu talagalay macaamiisha shirkadda ee deggan dalka dibadiisa , si ay uga faa’iidaystaan qiimaha telephone-nada. Google Via Mobile: wa adeega baaraha Google oo aad ka gali karto mobile-kaaga. News: waa adeeg kuu sahlaya inaad wararka caalamka aad kala socon karto Mobile-kaaga. Si kastaba arrintu ha ahaatee, shirkadda Isgaarsiinta Telcom waxay adeeggeeda ku baahisay dhamaan gobollada dalka, waxayna dadka heysta taleefoonadeeda ay u sahashay in meel kasta oo ay joogaan toos loo wici karo, iyadoo aan wax nambar ah laga hormarin sida shirkadaha ah ee dalka ka jira, waxaana adeeggaas si weyn u soo dhaweeyay macaamiisheeda. good news
  8. Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 15/05/07 Waxaa olole nadaafadeed ka bilowday xarunta Gaadiidka Booliska ee magaalada Muqdisho, iyadoo halkaasi ay ka socoto nadaafad isla markaana qashinka ay ka qaadayaan gaadiid, waxaana qabanqaabada ololahan oo ay wado dowladda Hoose la sheegay inuu soconayo muddo afar maalmood ah. Ku xigeenka duqa arrimaha bulshada ee duqa magaalada Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur iyo xubno kale oo ka socday D/hoose ayaa iyagu wada howsha nadaafadeed ee ka socota gaadiidka Booliska. Dhinaca kale waxaa markii ay bilaabatay howsha lagu nadiifinayo xarunta gaadiidka Booliska ku soo xoomay dadweyne fara badan oo iyagu iskood isku xilqaamay si ay uga qeyb qaataan ololaha nadaafadeed, waxaana markii ugu horeysay la arkayay in halkaasi ay tageen madax ka tirsan Dowladda Federaalka. Sidoo kale diyaar garowga loogu jiro qabashada shirka dib u heshiisiinta ayay sheegeen warar ku dhow dhow Guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta Cali Mahdi Maxamed in waqtiga loo qabtay uu dhici doono. http://www.somaliweyn.com/pages/news/May_07/15may33.html ................................... you will se
  9. shit on big COBRA http://www.liveleak.com/view?i=d3b_1178524471
  10. Originally posted by Jacaylbaro: Another Minister is dreaming ,,,,,,,,,,,, just like Buubaa lol
  11. Mogadishu 15, May.07 ( Sh.M.Network) Wasiirka dib u heshiisiinta iyo jaaliyadaha dowladda KMG ah ee Somalia ayaa sheegay in ergo ka tirsan maamulka Somaliland ay la soo xiriireen dowladda KMG ah si ay uga qeybgalaan shirka dib u heshiisiinta Qaran oo dhowaan lagu wado in uu ka dhaco caasimadda Somalia. Wasiirka dib u heshiisiinta iyo jaaliyadaha, Max'ed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka oo wareysi siiyay idaacadda shabelle, ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay qaabka shirka dib u heshiisiinta qaran uu ku bilaabanayo iyo ergooyinka lagu casuumay, waxaana uu sheegay in xiriiro ay la soo sameeyeen isimada iyo boqorro ka soo jeeda W/galbeed isla markaana ay ka codsadeen in ay ka soo qeybgalayaan shirka. Maareeye waxa uu sheegay in dowladda KMG ah aan lagu fara galin doonin shirweynaha dib u heshiisiinta, isla markaana ujeedka uu yahay in ay isku yimaadaan qabaa'ilada Somalia. Waxa uu sheegay in guddiga dib u heshiisiinta qaran ay u madax banaan yihiin shirka dib u heshiisiinta isla markaana aan lagu fara galin doonin. Maareeye waxa uu sheegay in ergada ka soo qeybgaleysa kulanka ay soo xuli doonaan qabaa'ilada isla markaana kulanka uu ahaan doono mid lagu dhameeyo khilaafaadka soo kala dhex galay qabaa'ilka 16 kii sano ee la soo dhaafay. Shirka dib u heshiisiinta qaran ee kal hore uu iclaamiyay Madaxweynaha Somalia ayaa lagu wadaa in uu qabsoomo bartamaha bisha June ee soo socota. www.shabelle.net
  12. http://www.somaliweyn.com/pages/news/May_07/15may10.html look at what they have done AND LOOK WHAT WE HAVE GIVE THEM BACK MY ALLHA BLESS YOUR SOUL I HOPE YOU GO TO heaven
  13. ANWAR

    CITY OF LOVE

    LINK http://www.geocities.com/daadiland/Ceelbuur.htm
  14. ANWAR

    CITY OF LOVE

    Im trying to put together some information and pictures from Ceelbuur City, Elbur City lies 360 Km North of Mogadishu the Capital of Somalia. Ceelbuur was a city of 50 thousand population before the civil war of 1991, but after the wars of 1991/2 which severely destroyed the city, thousand of people has been displaced. Since 1992, the city has relatively enjoyed stability, Though Some minor accident may happen in the Baadiyah between nomads who fought over water and grass. The city has now 2 Primary Schools, Modern Telecommunication , electricity ..The Economy of the City Based, Burjiko mining, Eastern party is farming area the rest of the District is based on life stock raising. And many things should be done.
  15. Originally posted by Jacaylbaro: [QB] I'm glad they stayed apart and they did not join that false Somaliweyn ,,,,,,,,, ^^WHY ARE YOU SAYING THAT
  16. Support from Rwanda hehehe from who, Hutu or tutsi
  17. the cold blooded killer who massacured 500 thousand ppl and displaced 3million the devil himself rotten in hell. :mad:
  18. WE LOVE YOU Jenaraal Gabra YOU HAVE freed SOMALIA
  19. NO NO Im from Awdal, and I want Awdal to be declared independent from Somaliland And if you dont believe me so go head
  20. ANWAR

    where ARE THEY

    HEHEHEHE YOU ARE SOOO FUNNY :rolleyes: