ANWAR

Nomads
  • Content Count

    1,616
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ANWAR

  1. MY brother Superfluous¨ I THINK from Waqooyi Galbeed to Jubbada Hoose people are with us
  2. The more they fight the more we kill ICU OF MOGADISHU WILL NEVER learn
  3. Originally posted by Ahmed_Guree: source plz? HIIRAAN, SOMALILANDTIMS, ALLPUNTLAND AND UCI
  4. Muqdisho:Diyaaraddaha Qumaatiga u kaca oo duqeyn xoogan ka wada soonaha warshada sigaarka iyo taraqa, taliskii hore ee ciidanka guulwadayaasha iyo xero jarmalka. - Waxaa weli socda dagaalada saakay dib ugu bilowdeen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho iyadoo goobo hor leh ay ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ay la wareegeen waxayna ku sii siqayaan goobo kale oo ciidamada kasoo horjeeda ay rasaas ka soo ridayaan. Diyaaraddaha qumaatiga u kaca ee Helicoterska ayaa bilaabay iney duqeyn xoogan ay ka geysteen goobo ay ku xoogan yihiin maliishiyooyinkii ka haray maxkamadaha. Agagaarka warshada sigaarka iyo taraqa, iyo taliskii hore ee ciidanka Guulwadayaasha umada iyo xero Jarmalka ayaa diyaaraddaha qumaatiga u kaca duqeyn xoogan ay ka wadaan iyadoo ay ay gubeen xarumo shidaal oo lagu taageeri jiray kooxaha maliishiyada kasoo horjeeda dowladda iyo xarumo kale. Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ayaa dadweynaha sameecadaha codka dheereeya kula hadlaya iyagoo u sheegaya in aysan dooneyn in waxyeeleeyaan dadka rayidka balse ay baadigoobayaan kooxaha haraadiga maxkamadihii Islaamiga ee iska caabinta kula jira dowladda. Waxaa soo badana khasaaraha uu dagaalkan geystay iyadoo dhowr madaafiic ay ku dul habsadeen dad ku sugnaa guryahooda ay ku geeriyoodeen tiro gaareyso 8 ruux iyo dhaawaca 12 qofood oo qaarkood dhaawacooda uu aad u culus yahay. Howlgalkan ayaa waxaa uu yahay mid dowladdu ay ku dooneyso in ay ku xasiliso amaanka magaalada Muqdisho, iyadoo horay ay u sheegtay in kahor inta aan la gaarin shirka dib u heshiisiinta oo maalmo ay ka harsan yihiin qabsoomadiisa xasilin doonaan amaanka gobolka Banaadir.
  5. -Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Maxamed Maxamuud "Gacma Dheere" ayaa ka hadlay dagaalada ka socda magaalada Muqdisho isagoo sheegay in guud ahaan magaalada Muqdisho ay gacanta ugu jirto dowladda Federaalka wuxuuna sheegay in saacadaha soo socda ay soo afjari doonaan ciidamada dowladda iyo saaxiibadood Itoobiya inta harsan. "Dagaalada saakay ka bilowday magaalada Muqdisho waxay qeyb ka yihiin howlgalada dowladda ay ku islaaxineyso caasimada waxaana cadeyneynayaa in howshu ay u socoto sidii loogu talagalay" ayuu yiri Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Gacma Dheere oo saxaafada la hadlayey. "Muqdisho waa mid haatan inta badan gacanta ugu jirto dowladda, waxayna ciidamada dowladda ay ku guuleysteen in ay eryaaan dhamaan kooxihii dowlad-diidka ahaa, waxaana filayaa in saacadaha soo socda la soo afjaro howlgalada ciidamada dowladda wado" ayuu sii raaciyay Gacma Dheere. Wasiirka arrimaha gudaha waxaa kaloo uu sheegay in kooxihii ka soo horjeeday dowladda ay kala carareen isla markaana aysan jirin meel ay ku sugan yihiin oo la ogsoon yahay iminka. Gacma Dheere ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay guryahooda ku jiraan oo aysan banaanka u soo bixin inta howlgalka laga soo afjarayo oo waqti gaaban kadib soo gabagaboowaya. Dhanka kale waxaa haatan duqeyntii ka socotay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ay u weecatay dhinaca miisaanka dhuxusha walow ay hakad geliyeen ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya waxaana socda madaafiicda taangiyada laga tuuro iyo PM-ka oo si xoogan loogu garaacayo goobo cayiman oo ay ku harsan yihiin kooxaha kasoo horjeeda dowladda.
  6. Originally posted by abu ansaar17: 7 confirmed by non-muslims. YOU MEAN confirmed BY ******* [ March 30, 2007, 12:58 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  7. ***************************** ________________ Stop the clan names. [ March 29, 2007, 11:45 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  8. Originally posted by Xoogsade: Let us hope Ethiopians learn a lesson in Muqdisho. May Allah grant Somalis victory my brother this is NOT A SOMALI victory IT's a ******** VICTORY, AND IF YOU THINK ETHIOPIANS WILL GO SO THINK again. I Will not see ********* destroy SOMALIAS ONLY government :mad: :mad: [ March 29, 2007, 11:39 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  9. ANWAR

    5.4????

    way are they not clans from somali-land part off it :confused: it should be 5.4
  10. Horudhac Ka dib markii aan aragnay baahida Ummadda Soomaaliyeed ee xiligan u qabaan in la helo dad Soomaaliyeed oo maskaxdoodu ka caafimaad qabto caadifad qabiil iyo u hiilinta danaha cadowga Soomaliyeed ayaan go’aansanay in aan dhisno xisbigan oo howshiisu tahay horumarinta wadanka ee dhinaca dhaqaalaha, arimaha bulshadda & ku soo dabaalitaanka nabadgelyada Soomaaliya oo Dagaalo sokeeye halakeeyeen 16 sano ee la soo dhaafay. -Ka dib markii aan ogaanay in Cadawga Ummadda Soomaaliyeed ee soo jireenka ah oo kaashanaya Cadowga Islaamka (Mareykanka) iyo caada qaateyaal ay qabsadeen wadanka isla markaana Itoobiya oo gumaysi gaamuray ah qabsatay caasimadda Soomaaliyeed & guud ahaan Gobolada Dalka, xisbigu waxa uu dareenka wadaninimo ku raacsan yahay Ummadda diidan kana dhiidhineysa in dalkaada dal kale qabsado, isla markaana waxaan sharci daro qaawan ku tilmaamaynaa qabsashada Dhulka Soomaaliyeed. Ka dib markii aan aragnay in umadda Soomaaliyeed ay ka aamuseen waxa loogu yeero Bulshada Caalamka iskana indha tireen wax u qabad la’aanta Shacabka Soomaaliyeed ee dhibaataysan xisbigan waxa uu balan qaaday in uu bulshada caalamka u soo bandhigi doono baahida rasmiga ah ee ummadda Soomaaliyeed. Ka dib markii aan aragnay dagaalada Muqdisho laga hurinayo & madaafiicda arxan daradda ah ee Amxaaradu ku garaacayso Shacabka Soomaaliyeed habeen & maalin, sidoo kale dhaawacyadda faraha badan ee yaala isbitaalada Muqdisho & caruurta la ildaran cudurka Colera ee daadsan shamiitada qalalan ee Banaadir Hospital iyo dhibaatada baaxada weyn ee shacabka heysata. Baaq: Umadda Soomaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa Wuxuu ku baaqayaa Xisbiga SOMALI PROGRESSIVE PARTY qodobada soo socda : 1. Waxaan ugu baaqaynaa Hay,adaha caalamiga ah ee caafimaadka inay daawo deg deg ah la soo gaaraaan shacabka Soomaaliyeed 2. in shacabka Soomaaliyeed is afgartaan laguna xaliyo wax kasta wadahadal & shareecada Islaamka. Iskana ilaaliyaan in ay mar kale isku dagaalaan qabiil iyo waxkasta oo dhibaata u keenaya umadda Soomaaliyeed. 3. Hadii ay dalka Soomaaliya yimaadeen ciidamada AU-da midowga Afrika waxaan ka codsanaynaa in ay u turaan Shacabka Soomaaliyeed iyo in ay ka baxaan dalka ciidamada Ethiopia taasi oo ah in ay Soomaalidu xasuusan tahay Taariikh aysan iloobi Karin .................................................
  11. SOMALIA HAS NO PROBLEM NOW AFTER 15 APRIL ALL THINGS WILL BE GOOOD ThankS TO GEEDI AND THE BIG BOSS YEEY :cool: :cool:
  12. This Christmas my brother was in Boorama and Baki, he said it was no somaliland flag there and most of the people dont recognize somali-land??? :confused:
  13. I LOVE PITBULLS CANT I BUY ONE :eek:
  14. Originally posted by KEYNAN22: lookS like Mougadishu WEN I GET THINKS OKEY
  15. so he from somaliland good news Dalka Ruusha ayaa ahaa dowladii sida weyn uga soo qeyb qaatay tababarida inta badan janaraalada dalka Somalia iyo qaar badan oo ka tirsan saraakiisha ciidamadihii hore ee xooga dalka Soomaaliyeed. ............................. i hope they will help oss now to
  16. so he from somaliland good news Dalka Ruusha ayaa ahaa dowladii sida weyn uga soo qeyb qaatay tababarida inta badan janaraalada dalka Somalia iyo qaar badan oo ka tirsan saraakiisha ciidamadihii hore ee xooga dalka Soomaaliyeed. ............................. i hope they will help oss now to
  17. hawlaha guud iyo guryeynta. what is that
  18. who is from somaliland or puntland in this Cabinet :confused:
  19. Originally posted by Jacaylbaro: Ethiopia does not rule SOMALILAND ,,,,, But Somaliland is the only territory survived to be ruled by Ethiopians unlike Somalia ............................................ ^^^ HEHEREHEHERHER YOU ARE FUNNY SIXB Ethiopia does not rule SOMALILAND
  20. Originally posted by Jacaylbaro: Caamir, Somaliland people are those who defeated Siad Barre's strong army and they know how to manage themselves ,,, if you stll don't realize that then you need helpl. May be you are talking about 20 years ago but there is nothing in Xiingallo and Dabalaxagare now ,,,,,, it is just a desert with no BMs ,,, ............................................... IT was not SNM who defeated Siad Barre's strong army SIXB BUT THA USC (United Somali Congress) SO somaliland should thanx as
  21. ^^^ you mean clan army you **************........ :mad: MEY ALLHA stop your devlish work :mad: __________________ Respect others, baliis [ February 06, 2007, 01:06 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]