ANWAR

Nomads
  • Content Count

    1,616
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ANWAR

  1. But it sad 2 see hodan like that
  2. Barakicii ugu xoogana oo galabta ka bilowday degmada Luuq Luuq: (Sh. M. Network) Barikcii ugu xooganaa ayaa galabta ka bilowday degmada Balad Xaawo ee gobolak Gedo kadib markii duleedyada degmadaasi ay buux dhaafiyeen ciidamo ka tirsan dowladda oo doonaya inay la wareegaan gacanta ku heynta degmadaasi. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo degmada Luuq ee gobolka Gedo, galinkii dambe ee maanta ayaa degmadaasi waxaa ka bilowday barakicii ugu xooganaa ee abad soo mara kadib markii dadka halkaasi ku nool ay ka warhaleen in degmadaasi ay ku soo foolleeyihiin ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo haatan la sheegay inay kusuganyihiin meel aan sidaasi uga fogeyn degmada Luuq. Ilo lagu kalsonyahay oo ku sugan degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa Shabelle u sheegay in galabta degmadaasi lagu arkaya dad aad u farabadan oo ka cararaya guryahooda, waxaana la sheegay in cabsida ugu daran ay timid kadib markii ciidamada dowladda ay dhowr jeho ka soo galeen duleedyada degmadaasi Luuq ee gobolka Gedo. Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Ahlu Sunna oo ku sugan degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa ku hanjabay in ay weerar ku yihiin degmada Luuq islamarkaana ay ka fara maroojinayaan ciidamada Al Shabaab ee halkaasi ku sugan. Dhankooda ciidamada Xarakada Mujaahidiinta al Shabaab ee gacanta ku haya degmada Luuq ayaa sameynaya abaabulo dagaal oo la sheegay in ay kaga hortagayaan ciidamada dowladda ee dagaalka ku soo hogaaminaya degmada Luuq ee gobolkaasi Gedo, waxaana dhaq dhaqaaqa Ciidan ee Al Shabaab si weyn looga dareemay gudaha degmada Luuq. Xaalada degmada ayaa Caawa kacsan waxaana dadku ay ka baqdin qabaan in saacadba saacada ka dambeysa magaalada uu ka qarxo dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Xarakada AL Shabaab. Dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ay Luuq iyo hareeraheeda ay ka sameynayaan ciidamada dowladda iyo kuwa AL Shabaab ayaa saameyn waxaa ay ku yeesheen ganacsigii ka jiray degmadaasi, waxaana galabta galinkii dambe gaabis galay howlihii ganacsi ee ka jiray degmada Luuq Cabsida dadka awgeed. Majiro wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha dowladda ee gobolka Gedo iyo Maamulka Al Shabaab oo ku aadan xiisada dagaal ee ka taagan degmada Luuq ee gobolka Gedo.
  3. Luuq: (Sh. M. Network) Waxaa xiisado kacsanaan ah laga dareemayaa degmooyinka Luuq iyo Garbahaareey oo ka tirsan gobolka Gedo halkaasi oo ay isku hayaan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab. Iyadoo maanta ay degantahay xaaladda degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo, ayaa hadana wararka laga helayo degmooyin ka mid ah gobolkaasi waxa ay sheegayaan in qaar ka mid ah ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ee gacanta ku haya degmadaasi ay u jihayteen degmooyinka ka tirsan gobolka Gedo. Sida ay Shabelle u sheegeen Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ee ku sugan degmada Baladxaawo, qaar ka mid ah ciidamada dowladda ayaa u ruqaansadaday degmooyinka ka tirsan gobolka Gedo oo ay ka mid tahay degmooyinka Luuq iyo Garbahaareey halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada Xarakada Al Shabaab. Wararka ayaa sidoo kale waxaa ay sheegayaan in degmooyinka Luuq iyo Garbahaareey ay ka jiraan diyaar garow ay samaynayaan ciidamada Xarakada Shabaab, waxaana dhaq dhaqaaqa xoogan ay ka jirtaa degmada Luuq oo ah degmo u dhow magaalada Baladxaawo. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa sheegay in horumar la taaban karo ay ka gaareen qabsashadii magaalada Baladxaawo inkastoo Saraakiil iyana ka tirsan Shabaab ay caedeeyeen in xeelado dagaal ay kaga baxeen magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo. WE WILL WIN INSHALLAH
  4. ^^you live in Galoo country who will rescue you from them ...... THIS IS FAKE NEWS ... A PROPPEGANDA FROM AL-Sababa SUPORTERS
  5. Now we know TFG military plan, they will make a ring around bakarha market .... there after cleaning it. And after Beledxaawo they will just continue to take city by city until they reach Baydhabo. And if I'm not mistaken, there will be a new front started soon in galgaduud!! I hope that plan works as it should. the only thing that can stop the Somali National Army is BAD MORAL
  6. http://www.radiomuqdisho.net/news/wararka/3649-wasiiru-dowlaha-madaxtooyada-oo-manta-booqday-aagga-dagaalka-degmada-hodan-sawirro.html
  7. http://allbanaadir.com/infusions/the_kroax/embed.php?url=199
  8. it looks like some village in mudug
  9. way is the PICTURE OF THE WEEK??
  10. heheheheheheh dumb AMERICANS http://www.youtube.com/watch?v=mwO8vCLcTE4&feature=related
  11. Originally posted by Jacaylbaro: I'm in Borama right now ,,,,, they don't even know who is he ,,, I did now that Borama hade innternett connection..... hmmm ooooo someone is lying :rolleyes:
  12. I vote for General Duke cuz we need a strong man
  13. Originally posted by Che -Guevara: 4. regional state of Puntland (i.e., Mudug, Central, Bari and Nugal) and This is Nonsense????? GALMUDUG and GALGADUD WILL NOT AND SHELL NOT BE A PART OF PUNTLAND