ANWAR

Nomads
  • Content Count

    1,616
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ANWAR

  1. ISMAACIIL BUUBAA: “Hadday noqoto inay igu soo baxsato magacaabista Ra’iisal-Wasaaruhu waan u babbac-dhigi doonaa” Sabti, 09 October, 2010 (HOL)- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo hore xilal kala duwan uga soo qabtay Dawladihii kala dambeeyay ee Soomaaliya, isla markaana hore u ahaa mudane ka tirsan Baarlamaanka DKMG, ayaa ka hadlay warar sheegaya in uu ka mid yahay Siyaasiyiinta u sharraxan jagada Ra’iisal-Wasaaraha Soomaaliya. Ismaaciil Buubaa waxa uu sheegay in ay jiraan siyaasiyiin ka tirsan Dawladda ku-meel-gaadhka ah oo ay ka wada hadlaan arrimaha la xidhiidha magacaabista Ra’iisal-Wasaaraha la filayo in la soo magacaabo ee Soomaaliya. Waxaanu ka jawaabay in isaga laftiisa loo wado in uu qabto jagadaas. “Warbaahinta waan ka akhriyay oo way qorqorayeen arrintaas, laakiin runtii anigu uma xusul-duubahayn arrintaas, haddii ay noqoto inay magacaabista Ra’iisal-Wasaaruhu igu soo baxsatana waan u babac-dhigi doonaa waqtigaas. Laakiin, maanta qof u xusul-duubaya arrintaas ma ahi,” ayuu yidhi Ismaaciil oo isaga oo ku sugan magaalada Nairobi Khadka Telefoonka ugu waramay Wargeyska Ogaal oo ka soo baxa Hargeysa. Waxaanu intaa raaciyay oo uu yidhi, “Walaahi, dad kala duwan arrimaha (magacaabista Ra’iisal-Wasaarahha cusub) waanu ka wadahadalnaa, in nidaamka wax laga bedelo.” Mar Ismaaciil la waydiiyay in uu shaqsiyan u taagan yahay Jagada Ra’iisal-Wasaarenimo ee Soomaaliya, ayaa wuxuu ku jawaabay oo uu yidhi, “Walaahi, sidaan horeba u idhi anigu maanta arrintaa xusul-duub uguma jiro, haddii ay timaadana kolkaas baan la xaali doonaa. Laakiin, shaqsiyan wax xusul-duub ah oo aan ugu jiraa ma jirto.” Mar ruu ka hadlayay Ismaaciil aragtidiisa la xidhiidha siyaasadda Maraykanka ee la xidhiidha la-macaamilka Somaliland iyo Puntland, ayaa waxa uu yidhi, “Arrintan Maraykanku soo bandhigay (gaar ula macaamilka Somaliland iyo Puntland) oo kale waxay u baahan tahay in dawladda dhexe ay iyaduna sidaas si le’eg ay u qaadato siyaasaddaas oo kale oo ay iyadu siyaasadeedii guud ka hadlaysa, ay Caalamka ku tidhaahdo ‘waa lagama maarmaan in meelaha degen ee wadankayaga ah in wax lala qabto oo horumarinta ama dhismihii laga qabto’, taas baana suurtogelin lahayd dawladdo fara badan oo doonaya inay Somaliland wax ka qabtaan, laakiin haddana u arkaya hadday sidaa yeelaan in laga yaabo oo loo qaato inay taageero gaar ah bixinayaan, markaa kuwaas bay ka furanaysaa inay shaqadoodii galaan. Markaa waxa lagama maarmaan ah dawladda dhexe iyadana qudheedu sidaas Maraykanku ugu dhawaaqay, inay Caalamka ugu baaqdo in si hagrasho la’aan ah wax looga qabto meelaha degen, waayo dadka Soomaalida ah ee qaxootiga u tegaya dhulalka kale haddii ay shaqooyin iyo nolol wanaagsani ka jirto meelaha degen ee wadanka halkaas ayay tegi lahaayeen. Markaa dawladda dhexe in badan baan anigu ku dhaliilay arrintaas, waan la soo qaaday Raysal-wasaareyaashii iyo Madaxweyneyaashii soo maray, wayna jirtay qaarkood in aanu arrintaas aad iskaga hornimi, laakiin waxa lagama maarmaan ah dawladda dhexe ee Soomaaliyeed inay ka soo baxdo xilkeeda oo ay caalamka ugu baaqdo in qaybaha degen ee wadanka ah wax laga qabto.” Madaxweynaha DKMG ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa tan iyo intii uu is-casilay Ra’iisal-Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali, waxa uu u xusul-duubnaa magacaabista Ra’iisal-Wasaarihii bedeli lahaa.
  2. Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Originally posted by Timur: If you khat people want to be independent so bad, why do you consider yourselves part of Somalia's political problems, why do you keep posting articles from Somalia and few from your khat state? Maxaad tidhi timiray maxaad qaadka journaal u dul saartan maad tidhi
  3. this is gold for my anti somaliland power machine the screaming kid givs me a exstra point loool Enough is enough
  4. NOO THIS IS FITNA I WILL PERSONELY KILL Mr Osborne if he do this
  5. Somalia do not need or care about There kafiir clothing
  6. Indeed very good news my allah reward the elders and all Who Made this job done!
  7. Xaji_Xunjuf: WE ALL know every somali leader need neighbours 2 help him, soo just stope with the ''MY boss is better the your boss''
  8. Xaji_Xunjuf Attacking Other Leaders, But look a bilnd eye When your own boss does the same
  9. Clearly this topic shows Somali country boys do not have the understanding of political respect attacking an old man, weak, very weak Xaji_Xunjuf: YOU ARE very weird
  10. the first think faroole must do is to retake lascaanod befor summer but before that Puntland need more modern army!!
  11. Originally posted by August 1st: Puntland and Yemen to brotherly States [/img] are you drunk or somthing :confused:
  12. do not compare siad barre army 2 al-sabab Gorila warfer Somaliland is NOOO DIFFERENT FROM PUNTLAND!! hell PUNTLAND is more modern then somaliland plus Puntland have oli woops dooo
  13. ''Somaliland Girl'' is Somalilanders ethnic group of people??
  14. you grow and stop dreaming,do not believe that Somaliland is secure al-sabab as a special plan for you
  15. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Heesta daljecelnimo ku saabsan oo ugu . [ ] Soori, Ninac, for messing up this thread. :eek: :eek: :eek: are you NOT afraid of Allah
  16. all Candidates from Puntland are Either teachers or Professors way??? my vote gose 2 Saciid Qoorsheel
  17. SOMALIA NEED A ARMY MAN NOT A TEACHER!! Sharif HOTEL have the teaching covered...
  18. ANWAR

    The N word

    Originally posted by NASSIR: Self-respecting persons don't employ the N word. oo sooo B-B-B-B-eautiful....
  19. somali GIRLS over 16 are just FAT and ugly!! I'm guessing too much Paltalk Therefore i will marry a girl from ethiopia!! PROV