ANWAR

Nomads
  • Content Count

    1,616
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ANWAR

  1. lool 5 years ago!! are you guys still here?? bring upp this topic heeeee
  2. god news indeed.. now we will se real WAR AL-SHYTAN days are numberd
  3. is a evil man, and do not like THE soimali STAT
  4. Originally posted by Freedomfighter007: I rather my solider be fit with no teeth then out shape lol. Plus you lot luv khat guess how many punts in London chew like no tomorrow aahhh you gave us your Military secret!! a bunch of SNM junkis RUNNING around like no tomorrow no wonder why Puntland are so afraid of you guys!
  5. The title, Xaji_Xunjuf and AYOUB comments ARE really quite disturbing. This is a sad news and you guys are just making it a pit point figth out of it. VERY disturbing indeed
  6. mogadishu is dead DEAD I TALL YA
  7. but it will look good in the eyes of the world, they will think we are united
  8. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Anwar Your right Northern clans = Puntland oo sorry i meant both north west and north east clans this is what i call a stiky situasjon
  9. ALLAHA U NAXARIISTEE ABWAAN ABSHIR BACADLE AYAA CAAWA KU GEERIYOODAY MAGAALADA MUQDISHO. ABWAANKA AYAA U DHINTAY XANUUN SOO WAJAHAY. FAAHFAAHIN DHEERAAD AH IYO TAARIIKHDIISA WAAN IDIIN SOO GUDBIN DOONAA HADDUU ALLE IDMO.
  10. Siilaanyo oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka EU-da u qaabislan Somaliland iyo Somaaliya iyo wasiiro 9 Aug, 2010 - [siilanyo] Hargysa -Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi Balaadhan oo ka socda EU-da. Sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada mr Cukuse, warsaxaafadeedkaasi oo nuqul ka mid ahi uu na soo gaadhay waxa uu u dhignaa isga oo dhamystiran sidan: Weftigan oo uu hogaaminaayey Geroges-Marc Andre oo ah wakiilka EU-da ee Somaliland & Somaliya kana koobnaa 13 Xubnood oo ka kala socda wadamada Sweden, Finland, Denmark, France. Netherlands, Hungary, Spain, Germany, Austria, iyo UK. Waxa uu madaxwaynuhu uga waramay Xaalada Guud ee Somaliland ee dhinacyada Nabad gelyada, Maamulka iyo Dhaqaalaha. Waxa kale oo uu madaxwaynuhu Weftiga uga waramay Dhismaha Xukuumada oo uu sheegay in ay tahay Xukuumad aad u Tiro yar isla markaana Tayo leh oo ay Aqoonta iyo Khibradu Saldhi u yihiin, Madaxwaynuhu waxa uu tafaasiiska bixiyey siyaasada xukuumada Cusub ee Horu marinta Wadanka & in ay uu yoolkeedu yahay rumaynta iyo meel marinta Balanqaadyadii xiliga kaanbaynka ee hore. Dhinaca kalena madaxwaynuhu waxa uu ku nuuxnuuxsaday Adkaynta Nabad gelyada iyo Ka hortaga Argagixisada iyo Budhcad badeeda. Madaxa Weftiga Ceroges-Maec Andre ayaa isaguna waxa uu madaxwaynaha si wayn ugu hambalyeeyey doorashadii Dalka ka dhacday iyo Sidii nabad gelyada lahayd ee isbedelku u dhacay, Madaxa weftigu waxa uu soo maalilnad ku dhiiriyey Dadaalka ay ugu jirto inay Horu-mar ka gaadho Dhismaha Dawladnimada & Hanaanka Dumuquraadiyada, waxaanu sheegay in ay EU-du diyaar u tahay in ay Somaliland ka caawiso farsamada iyo Aqoonta lagu Xaqiijinaayo taas. Gebegebadii kulankan waxa uu ku dhamaaday is Afgarad.
  11. in the 4.5 Clan Formula the PM seat is for the nothern clans
  12. GALKACYO-Xaflad si weyn loo soo agaasimey oo xariga looga jarayey jaamacadda Embssy University ee magaalada Galkacyo ayaa maanta lagu qabtey gudaha jaamacaadsi. Xafladan oo ay ka soo qeyb galeen Madaxweynaha Galmudug, wasiiro prof, macalimiin iyo ardeyda kala duwan ee galmudug, ayaa waxaa xariga ka jarey madaxweyana maamulka Gal-mudug State Axmed Maxed Caalin oo ka hadley muhiimadda ay leedahay waxbarashada heerarkeeda kala duwan, isaga oo sheegay inay Farxad u tahay in gal-mudug ay yeelato ajaamacado badan. Madaxa jaamacadda Galkacyo University prof shirwac oo isna halkaasi ka hadley ayaa sheegey in dadka reer Gal-mudug ay sidan oo kale u dhiirigeliyaan kor u qaadida aqoonta, taasina ay u muuqato mid lagu faani karo, Ugu danbeytii waxaa halkaasi ka hadley madaxa Jaamacadda Mudug University Xuseen Salaad Wehliye oo isna ka sheekeeyay mar xaladaha kala duwan ee ay waxbarashada gal-mudug soo martey isaga oo alle ugu mahad celiyey in maanta ay yeesheen jaamacado kala duwan oo kor u qaada aqoonta dhalinta reer Gal-mudug, waxaana uu ka codsadey dhamaaan dadka Galmudug ee jooga gudaha iyo dibadda inay gacan ka geystaan dadaalka loogu jiro kobcinta aqoonta ee heer jaamacadeed
  13. Faroole iyo Jawaab Gabay oo ku haboon