Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Maaddeey, Dhilqo & Booddo ma waxay isku mid yihiin Takfi? Nuune, waxbaa isaga keey qasanee Bootaan horta maxay aheeyd?
  2. Nuune , mahadsanid. Yarka bal shaaha ka soo tuur dheh. Xaraarad baa meesha nagu haysee
  3. Xasharaadkani (Cayayaan) waa qaar ay qaniinyadoodu aad u kulushahay ee bal iska ilaali Jinac Wariiri Shini Kaneeco Kud Kudde Kutaan Takfi Kuwanina waa qaar aad u fool xun, ama qudhunka jecel ee bal ka fogoow Baranbaro Xaar walwaal Dukhsi Caaro caaro Hangaraarac Laakin anigu Xasharaadka waxaan ugu jecelahay Balanbaalis iyo Qudhaanjo . Qudhaanjadu waxaabay iska leedahay maah maah Soomaaliyeed oo odhaneeysa: Qudhaanjo aruurtay Bulac waa jiidaa What is your favorate cayayaan/xasharaad?
  4. Saado is the only person uu dhiig Soomaalinimo ku jiro. Dadka intiisa kale waxaa madaxa ka galay Qabiil :mad:
  5. B , Where do I start?...... Hadaan soo xusuustay! I will start from the beginning. Bal iga daba dheh: Alif wax malle Ba hoos ku hal leh Ta kor ku laba leh Tha kor ku saddex leh Jiin hoos ku hal leh .................... .................... Intaasi waa Arabic Alphabet oo loo tarjumay Afka Soomaaliga. Taas ayaana kuu cadeeyn kareeysa, in Diinta Islaamku markii ay Soomaaliya soo gaadhay. Ay Soomaalidu markiiba ku sameeyeen Study weeyn sidii ay u fahmi lahaayeen.
  6. Qofkii Einstein nabi ku sheega, waa runtaa oo waa qof waalan dee. I apologise no Feedh iyo Laad here sxb.
  7. Originally posted by chocolate & honey: quote:Xoolo uu iska helay oo meel ay u socdaan iyo meel ay kayimaadeen aa aqoon. Indeed! Waa isma dhaanto iyo dhasheed ma maqli jirtay. I agree with you. We really need a Strong leader :mad:
  8. Originally posted by Haatu: Hey bullies leave the guy alone. I hear emotional men are a hit in the market these days What market? Suuqa Xaawaleeyda mise suuqa Lagaroone-yaasha
  9. Nuune , I agree with Allamagan we need his profile si aan Odayga daawo ugu qorno Bal noo cadee: 1) Ninku balwada siduu ku yahay Jaadka/Khamriga 2) Imisa goor ayuu guursaday(Naag Cadaan ah?). Xaaski imika ma la nooshahay 3) Caruurtiisa xidhiidh fiican ma la leeyahay! Walise isagu Awoowe ma noqday? 4) Imisa sano ayuu qurbaha joogay? 5) Psychatric miyuu booqday 40kii sano ee ugu dambeeyey.
  10. Originally posted by Jacaylbaro: Marka hore sucaad raadi, Samsam iyo ruqiya dayday, Saddexdaba hadaad weydo, Lama seexan kari waayo, Single momtu Ceeb maaha Ururka Single Mothers ee Toronto ayaa ku raadinaya,,,
  11. Originally posted by Cara.: ^Banooni this banooni that... men are so BOOOOOORING! Cara , sorry I thought we were in Sport section Ma runbaa! waxay yidhaahdeen Cara waa cajalad (Script)... Radiyoowgii baad dhageysaneeysaa! Cajalad Cajalad dhageysaneysa
  12. Ma inaga hubtaa, anigu ma jecli in aan reer Aakhiraadka lacag u doonto ee
  13. Ma Shillinkii baa Qabriga iidinkaga dhacy
  14. Runtaa waaye sxb. Banooni caafimaad iyo nus waaye. Dadka aniga amaan iyo nabadgalyo weey iga helaan. Laakiin markeey Banooni noqoto, qof iga xaasidsan oo iga dhib badan ma jiro. I loose all my aggression and frustration on the ball. I play fair though.
  15. Tuujiye , I love Soccer sxb.I got no time lately. Busy working :mad: But I will make time for the world Cup
  16. Showqi

    Life is

    Lycheeeee, where r u? R u all right Sis intaad Calaamad su'aal meesha ku qortay ayaad carartay!!!
  17. Maalin wanaagsan Maaddeey, Waa maxay Feedhka iyo Laadku! ma Xalwo Hilaal (Hissa Hilal) baad isku dileeysaan
  18. Showqi

    Life is

    Life is good I am enjoying every minute, every second. Illaahay baana mahad leh. Dalkeenii iyo Dadkeenina illaahay Barwaaqo iyo Nabad ha siiyo. Bal idinkuna Aamiin dhaha walaalayaal.
  19. Originally posted by NGONGE: When he doesn't come to work, at least he'll provide great excuses. "You see boss, it's like this. I found a bus pass, yeah, I picked it up to give in to the police later in the day. I was running late I jumped on the train. The inspectors caught me and I spent four hours explaining myself. I couldn't make it to work". "My rent boss. I couldn't pay it and that's why I couldn't make it to work. Actually, it was a council error. I paid it but they put it on the wrong account and now they are trying to evict me. I spent the day in the council offices". "It's my friends. Poof! They're gone, boss. I spent the day trying to put them back together and that's why I didn't make it to work". [/QB] Ngonge, You just explained Cumar Beenaale
  20. B , All I can say is: Walaal ha noqon Cumar Beenaale,,, Boy who cried wolf
  21. There is no such thing, Controlled vice. At the end it's gonna kill you sxb. Soomaalidu waxay ku maah maahda: Booraan hadimo ha qodin, hadaad qodidna ha dheerayn ku dhici doontana ma'ogide. Originally posted by Napoleon: Besides in the long term, our reliance on these vice industries will fade as better industries develop. So you still belief other people will come and build our country? :rolleyes: :rolleyes: tell me sxb, why would they do that? Waxaan hubaa adiga shaqsi ahaan in'aanad marnaba ogolaan doonin in nin kale gurigaaga masruufkiisa bixiyo, caruurtaadana nacnac u soo iibiyo. Hadaba Wadankeenu inaga ayuun buu ina sugayaa. Saaxiib baryada aynu iska deeyno oo aynu wadankeenii dhisano. Xitaa Cariish ama Mudul(Aqal Soomaali) ba ha noqotee.
  22. Originally posted by Napoleon: Who said vice is bad? Vice is good. Vice keeps cities vibrant and alive. Vice jump-starts economies and creates jobs. Just look at what piracy has done for that region, not only did the pirates and those who helped them get rich off terrorizing the oceans, but now that corrupt government in that region can also bring in some money from western governments to fight off pirates and create 'anti-piracy' coast guards, from NGO's, which in the end means, more jobs, more money for a fragile regional state. Other than remittance from back home, the piracy industry and the khat industry are the main reasons somali's survive today. :mad: What a backward thinking, narrow-minded. Listen my friend you are promotin vice here. And when you do that remember that you are giving Thugs, Murderers, and Drug Dealers a play-ground. This will affect our countrys future economic development. Please stop chasing the quick buck and think about the long term.