sahal

Nomads
  • Content Count

    401
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by sahal

  1. Ma doonaysaan in gancsigu ka co oo shilinka Samuariland doollarka ka sare maro ... Faysal doorta :eek: .
  2. Faysal doorta, isgaa Bugland & Samurailand Arigooda Amerika & yurub u iibgenaye Faysal ddorta
  3. Faysal ayaa arrintaan xallinya ee idinku 26ka june Faysal ugu shuba isagaa waddankoo dhan Kaabaj iyo Baradho ku berayee ... :eek:
  4. Wixii qaxooti ah ama IDPs ah Faysal baa soo celinayaa markuu mdaxwyne noqdo :confused:
  5. Dumarkeenii caanaha iibinayey waad arkayseen halka ay fadhiyeen, dumarkeenii khudradda waad arkayseen khudraday iibinayeen, waxay ahayd mid ay ka keeneen Itoobiya kaabashka iyo Baradhadu Waad arkayseen intay leekayeen, Sanaag Kaabashka ka baxaa wuxuu leeg yahay neef adhiya, Baradhaduna waxay le’eg tahay xabbad Maango ah :rolleyes: Halkan waxaanu ka dhigi doonaa iyo meelaha kale ee wax lagu iibsadaba meelo casriya, walaalayaal waxaanu idiinku ballan qaadaynaa Caanahaa caagadaha ku jira inaanu weel cusub u samayno oo aanu Wershado u samayno oo dhalooyin lagu shubo oo suuqa adduunka loo iib geeyo.” :eek: (xoolehenna) waxaanu doonaynaa inaan carabta oo qudha la gaynine Maraykan la geeyo oo Aasiya la geeyo oo insha alla aynu Yurub gayno oo uu Wankeenu ka qaalisanaado laba foosto oo Baasiin ah. Markaa walaalayaal xoolaheena waxaanu ka dhigaynaa inay dahab inoo noqdaan Dadka laga iibsanayo Kaadhadhka waxaanu leenahay, Kaadhadhka la iibsanayaa waa Kaadhkii dhalashada ee maaha Kaadhkii codaynta. Qofka Kaadhka iska iibiyow waxaad ogaataa in aan lagu dawaynayn, in aan Shaqo lagu siinayn oo ay Kaadhkaa kaaga xidhmayso oo qofka reer Somaliland ahi kaadhka ayuu ku kala baxayaa. Anigu ujeedo ay ka leeyihiin Kaadh-urursiga ma garanayo, laakiin waxaan idin leeyahay waxaad iibsanaysaan maaha Kaadhkii codaynta ee waa Kaadhkii dhalashada.” Ayuu yidhi Guddoomiyaha UCID. In isaga la waydiiyaba maaha, fikirkiisa ayaanu hadlay, inaga ayay ina khusaysaa arrintaasi. Xornimada Somaliland maynu baryin oo xoog baynu kaga soo qaadnay (Soomaaliya), insha Allah aqoonsigana baryi mayno..haddii uu isagu (Madaxweynaha Jabuuti) isagu Soomaaliya waydiisanayo, anagu wax aanu waydiisanaynaa ma jirto. Sanad ii qabta Insha Allah, anaga ayaa keenayna ictiraafka.” :mad:
  6. Guddoomiyaha UCID oo ka hadlay hadal ka soo yeedhay M/weynaha Jamhuuriyadda Jabuuti May 23rd, 2010 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo maalmihii u dambeeyey kormeer ku marayey qaybo ka mid ah xarumaha ganacsiga ee magaalada Hargaysa, ayaa shalay wuxuu kormeer ku soo maray Saylada Xoolaha ee magaalada, Sariibadda Inji iyo Biriijka labaad. Guddoomiyaha oo ay socdaalkiisan ku wehelinayeen masuuliyin ka tirsan Xisbigiisa, ayaa ugu horrayn kormeerkiisa ka bilaabay Saylada Xoolaha ee magaalada Hargeysa, halkaas oo soo-dhawayn ka dib, uu kula hadlay dadweynihii soo-dhaweeyay. “Maanta Daaq xumaanta xoolaheena haysata, waxa ka xun Saylad-xumaanta haysata Xoolihii Saylad ma haystaan. Sayladdan magaalada waanu ka dhex raraynaa, Saylad hadhkii leh oo Biyihii leh oo dadku marka ay wax iibsanayaan aanay kululaan baanu u dhisaynaa. Halkan waxaanu ka dhigaynaa garoon Kubbadeed oo dhalinyartu ku ciyaarto..” ayuu yidhi Faysal, waxaanu intaa raaciyay oo uu yidhi, “Xoolaheenana wixii Ood ah ee la ootay waanu ka baabiinaynaa, Geed dambe oo la jarayaa ma jirayo, xoolihinana xor baad u noqonaysaan, wax kooto la yidhaahdo oo dalka ka jirayaa ma jirayo. waxaanu doonaynaa inaan carabta oo qudha la gaynine Maraykan la geeyo oo Aasiya la geeyo oo insha alla aynu Yurub gayno oo uu Wankeenu ka qaalisanaado laba foosto oo Baasiin ah. Markaa walaalayaal xoolaheena waxaanu ka dhigaynaa inay dahab inoo noqdaan.” Sidoo kale, Guddoomiyuhu wuxuu kormeerkiisan ku soo maray Sariibadda Hilibka lagu iibiyo ee Inji ee magaalada Hargeysa. ““Halkan waxaanu ka dhigi doonaa iyo meelaha kale ee wax lagu iibsadaba meelo casriya, walaalayaal waxaanu idiinku ballan qaadaynaa Caanahaa caagadaha ku jira inaanu weel cusub u samayno oo aanu Wershado u samayno oo dhalooyin lagu shubo oo suuqa adduunka loo iib geeyo.” Ayuu yidhi Guddoomiyaha UCID oo la hadlayay dadweynihii ku soo dhaweeyay Sariibadda Inji. Intaa ka dib, waxa uu Guddoomiyaha UCID kormeerkiisa ku tegay Biriijka labaad ee magaalada Hargeysa oo muddo dheer qabyo ah. isla markaana wuxuu ka hadlay ujeedada socdaalkiisa iyo arrimaha Biriijka. “Walaalayaal ilaa dorraad magaalada ayaanu dhex maraynay, hadda waxaanu dhex maraynaa waa Hargaysadii hore, waxaan labada maalmood ee soo socdana waxaanu tagi doonaa daafaha magaalada oo halkan ka sii liita. Waxaynu arkaynaa inay magaaladii Hargaysi qudhuntay, waad aragtaan Biriijkii, ummad ama dawlad samaysan kari wayday Biriij magaalada isku xidha way adag tahay inay Qaran dhisaan, taasi waxay ku tusaysaa inaan dan laga lahayn dalka, Dumarkeenii caanaha iibinayey waad arkayseen halka ay fadhiyeen, dumarkeenii khudradda waad arkayseen khudraday iibinayeen, waxay ahayd mid ay ka keeneen Itoobiya kaabashka iyo Baradhadu Waad arkayseen intay leekayeen, Sanaag Kaabashka ka baxaa wuxuu leeg yahay neef adhiya, Baradhaduna waxay le’eg tahay xabbad Maango ah.” ayuu yidhi Faysal, waxaanu intaa raaciyay oo uu yidhi, “Maanta waad aragtaan khudraddeenii waxa haysata Itoobiya, haddaynu wax beerano WFP ayaa raashin bixinaysa, hadhuudhkeenii wuu baaba’ayaa. Waxaan jirin sharci, adduunku wuxuu ku dhisan yahay waa sharci, waxaanu jecelnahay inay dadka reer Somaliland ku cibro qaataan caasimadii Hargaysa hadday sidaa tahay, dhulkii kalena maxaad u malayn doontaan. Markaa waxaanu idin leenahay maanta codkiina ku aarsada. Somaliland waa inuu waa cusubi u baryaa, waa inaynu gadaal iska marinaa xumaantii, xaasidkii, musuqmaasuqii iyo qabyaaladda. Waa inaynu ku hamminaa sidii dalkeena loogu haajiri lahaa ee inaynu ku fikirno maaha sidii aynu uga tahriibi lahayn. Maanta waad arkaysaan Hargeysa Club (Hudheelkii Dawladda) wuu xidhan yahay, wuxuu ka mid ahaa meelaha ugu fiican ee lagu nasan jiray.” Guddoomiyaha UCID wuxuu dhaliilay wax-qabadka Wasiirka Hawlaha guud iyo guud ahaan Xukuumaddaba. “Wasiirkii hawlaha guud wuxuu qabanayaa ma jirto, waddooyinkii way burbureen, Wasaarad qudha oo shaqaynaysaana ma jirto. Waxa lagu mashquulsan yahay sidii dhulka ummada loo iibsan lahaa, dadka cashuurtii waa laga qaadayaa hadday cashuurta la habsaamaan albaabka ayaa laga goosanayaa wax uga soo noqonayaana ma jiro.” Ayuu yidhi Faysal Cali. Eng. Faysal Cali Waraabe wuxuu ka hadlay dad uu sheegay in laga iibsanayo Kaadhadhka codaynta iyo Aqoonsiga. “Dadka laga iibsanayo Kaadhadhka waxaanu leenahay, Kaadhadhka la iibsanayaa waa Kaadhkii dhalashada ee maaha Kaadhkii codaynta. Qofka Kaadhka iska iibiyow waxaad ogaataa in aan lagu dawaynayn, in aan Shaqo lagu siinayn oo ay Kaadhkaa kaaga xidhmayso oo qofka reer Somaliland ahi kaadhka ayuu ku kala baxayaa. Anigu ujeedo ay ka leeyihiin Kaadh-urursiga ma garanayo, laakiin waxaan idin leeyahay waxaad iibsanaysaan maaha Kaadhkii codaynta ee waa Kaadhkii dhalashada.” Ayuu yidhi Guddoomiyaha UCID. Mar Guddoomiyaha UCID la waydiiyay sida uu u arko Dhismaha Biriijka labaad ee raagay, ayaa wuxuu ku jawaabay oo uu yidhi, “Wasiirka Hawlaha guud, saaxiibkay Siciid Sulub waxaan xusuusinayaa, in uu halkaas (Biriijka labaad) uu isa soo taagay oo uu yidhi, Hargeysaay ogaada Biriijkii waxa u hadhsan saddex bilood, hadda waxa uu marayaa bishii Afraad.” Mar uu ka jawaabayay Faysal su’aal la xidhiidhay hadal dhawaan ka soo yeedhay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo la xidhiidha aqoonsiga Somaliland, isla markaana uu ku sheegay in aqoonsiga Somaliland ku xidhan yahay Koonfurta Soomaaliya, ayaa wuxuu yidhi, “In isaga la waydiiyaba maaha, fikirkiisa ayaanu hadlay, inaga ayay ina khusaysaa arrintaasi. Xornimada Somaliland maynu baryin oo xoog baynu kaga soo qaadnay (Soomaaliya), insha Allah aqoonsigana baryi mayno..haddii uu isagu (Madaxweynaha Jabuuti) isagu Soomaaliya waydiisanayo, anagu wax aanu waydiisanaynaa ma jirto. Sanad ii qabta Insha Allah, anaga ayaa keenayna ictiraafka.”
  7. By our correspondent from Ukraine Alan Vartuli sabato 2 gennaio 2010, di alandd2001 - 3 letture Ratushniak, the Mayor of Uzhgorod, the little regional capital in the West Ukraine, candidate for president, asked Yushenko to declare war to Somalia because of the frequent attacks to Ukrainian ships and sailormen by Somali pirates. This is the last joke from the Ukrainian presidential campaign; the head of Uzhgorod administration has been, since the beginning of the run for presidency, a little bit aggressive: he hit a girl, political volunteer distributing leaflets in favour of the young candidate Yazeniuk; the result of the aggression was a broken arm for the young lady and a reporting to the police for the mayor. I myself met once Ratushniak because of business issues: he lives in a big ex-military base near Uzhgorod, protected by armed men (probably soldiers), and, with him, live in the territory also his friends to whom he gave as a present one of the villa near the little lake of the military base. So this declaration by Ratushniak doe not surprise us at all. The only problem is when a presidential campaign risks to create international conflicts that Ukraine even could not afford, because of extremely weakness of the army that does not even have the possibility to buy petrol for its tanks. So, as I said, this is the last joke of this campaign that makes us all wish the election come very quickly and without any delay.
  8. horta waxa ka horeysa ma iman karan oo xafladayada ma naga jiidhi karan Ma iyagaa u baahan inay yimaadaan kuwa idinla jooga uunbay idinku kicinayaane ... mar dhow meel lagu geyrasheeyo Hargeysa waa laga waayi doonaa :rolleyes:
  9. waxan maqlay shalay Al shabaab waxay qa qabteen bissaadooyin loo maleeynaye inay siineysteen oo sharciga la hor keeneyey Xaaji Faalso Somaliland markay yimaadaan xaggeed ku geyrasheen :rolleyes: ?
  10. Juje ma garkaad ka baqday mise sheekaa kalaa jirta? Shalay markay C/laahi Yusuf ka soo hor jeedeen waad la jirtay maanta maxaad ku nacday Ma Gadhka mise wax kale
  11. Adeer Garku diintuu ka mid yahay, haddii aad neceb tahay diinta qaybteed ayaad neceb tahay, qaybaha kalena sidaad u jeceshay ma naqaan.
  12. Hope other criminals who hide behind the religion to kill other muslims and innocent people would see this as a lesson that SL people wont tolerate such acts and ask Allah for forgiveness before it is too late. on the other hand, the ppl and the government of Somaliland sympathize with their Union of Islamic Courts UIC) BROTHERS who were defeated and chased by Yey and ethiopian occupation forces , :confused: :rolleyes:
  13. Ali Khalif Galyr & The Art of Political Opportunism Browsing through some English Dictionaries the most frequently mentioned attributes of a hero is altruism, self-sacrifice, and unselfishness. Reflecting on Professor Galyr’s political career none of these attributes comes to mind. On the contrary, as Dr. Bahar aptly insinuated, Professor Galyr time and again exhibited a troubling tendency for blatant opportunism and an insatiable ‘lust for power’ at any cost, thus indirectly contributing to the continuation of the anarchic situation of the past 17 years and the incalculable human cost associated with it. Dr. Galyr’ Patriotic Credentials On May, 1991, few months after the collapse of the central government, the **** dominated Somali National Movement (SNM), in collaboration with Ethiopian Military senior officers, hastily convened a conference in the northern Somali city of Burco and unitarily declared the northern regions of Somalia as a separate state they named ‘Somaliland’. …… Ali was one of the first diasporas delegates to attend the conference and actively participate in it. But this wishful magnanimity was thrown to the winds when in January 1993 Professor Galyr flew from the United Arab Emirates to attend the Somaliland Borame Conference, where he actively but unsuccessfully campaigned for the Vice Presidency. The Vice Presidency was given to an SNM loyalist from Awdal, Abdirhaman Aw Ali. After Professor’s Galyr disappointment in Borame he quickly discarded the separatists’ label and put on the unionist anti-Ethiopian shirt. Dr. Galyr’ Patriotic Credentials Unfortunate for Dr. Galyr, in spite of his enthusiasm to go along with Abdiqasim’s destructive clan-driven agenda, he was unceremoniously dismissed as Prime Minister while on a trip to the United Nations. Dr. Galyr at the Imbaghetti Peace Conference Soon it became apparent that he was not there to facilitate or mediate but to lobby and run for the Presidency against his adopted nemesis, Abdulahi Yusuf, the current President of the Transitional Federal government (TFG). However, he failed miserably and in a sour loser mood returned to the US complaining that the conference was rigged and that Ethiopia was pulling the strings. We should remember the conference venue was not Ethiopia but rather Imaghetti, Kenya, Dr. Galyr and the Union of Islamic Courts According to sources in Mogadishu who were present in the capital at the time, Dr. Galyr, after many unsuccessful attempts to meet with the top leadership of the UIC, sought the help of a young man from his clan, who happened to be in the inner circle of the Shabaab Wing of the UIC, and persuaded him to introduce him to the top leaders of the organization, namely Dahir Aweys and Sheikh Shariff Sheikh Ahmed. Dr. Galry and the next Somali Conference However, I will not be surprised to read tomorrow that he is either organizing or attending another anti-TFG Somali Conference, promoted as a reconciliation conference. Conclusion To be fair, as Dr. Bahar rightly observed in his article, Dr. Galyr is not the only one who adopted the trait of opportunism at a time when the country is hanging on the balance. I hope Dr. Ali Khalif takes my advice: please ‘conquer your urges’ to seize and take advantage of every political opportunity and instead follow Arthur Ashley’s road map to ‘heroism’: “Heroism is Not the urge to surpass all others at whatever cost, but the urge to serve others at whatever cost”. source: Hiiraan
  14. Nuune, ninkii Calasoow XAMAROOW beenta ka soo afuufaa oo warka ka soo tebaa, dadkana wuxoow ku dhahay LONDONaan joogaa, marka markaan dhahaayay London halaga hijroodo soow sax mahayan? hoos ka akhri http://www.waagacusub.com/wareeysi%20ali.htm Wariye Dahir Abdulle Alasow ayaa sheegay in Xoogaga Kacdoonka ay kulaalayaan Villa Somaliya halkaas oo fariisin u ah Madaxweyne Yusuf balse uu isaga cararay. " Dagaalka xoogaga maaha mid gawaari dagaal loo adeegsanayo balse Ninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibeeysaa ayay ku dagaal gelayaa,run ahaantii looma kala harin dagaalka,wuxuuna argagax iyo xabsi geliyay Ciidamadda Uganda oo intii aan joogay Jiida hore ee Dagaalka ka bixi waayay khadka telefoonka iyagoo codsanaya in jaanis la siiyo ,inta ay iska saarayaan Ciidamadda Itoobiyaanka laakiin qorshaha la Ciyaarayo sidaas maaha ee ujeedku wuxuu yahay in gacan ku heynta Madaxtooyada lagala wareego gacan shisheeye iyo mid Cabdilahi Yusuf" ayuu yiri Dahir Alasow oo sheegay in jabkii ugu ba'naa ee dagaal uu maanta Muqdisho ka dhacay. Dahir Abdulle Alasow wuxuu sheegay in markii hore dagaalka ay ku jireen beelaha ****** oo kaliya laakiin gelinkii dambe ee maanta ay ku biireen dagaalka beelaha kale ee Soomaaliyeed taas oo dagaalka ka dhigeeyso mid u dhaxeeya Soomaali iyo Itoobiyaan. "Markii Diyaarada la soo riday dagaalka waxaa ku soo biiray Somaliweyn oo dhan,waxaa la xiray ganacsigii oo dhan,Caruurtii iyo haweenkii ayaa bambaanooyin iyo tooreeya qaatay oo ka hortagay Itoobiyaanka,waxaan Indhaheeyga saaray Rag badan oo la dagaalayay Itoobiyaanka una dhashay ********** ,iskaba daa ******* weynee,marka dagaalku waa dagaal Somali u dhan tahay" ayuu ku celceliyay Dahir Alasow Dahir Abdulle Alasow oo maalintii sedexaad ku sugan Jiidaha dagaalka waxaa uu ku nuuxnuuxsaday in Ina Xuubsireed iyo raggii kale ee Cabdilahi Yusuf ku kooxda ahaa ay isaga carareen Madaxtooyada oo uu kuu sheegay in waxyar loo jiro,si loo ixtiraamo codsiya is daba joog ah oo ay soo dirayaan Ciidamadda Reer Uganda,kuna dalbanayaan in Xabada la joojiyo. Wariye Calasow waxaa kale oo uu ku nuuxnuuxsaday in odayaal dhaqameedyo tageen jiidaha dagaalka ,ayna ku wargeliyeen horjoogayasha Ciidamadda in Madaxweyne Yusuf soo dirtay ergo nabadeed oo leh xabada hala joojiyo oo hala wada hadlo Wariye Dahir Alasow oo inta badan Warbaahinta Maanta iyo shalay uga warbixinayay hadba halka xaal maraya ayaan waydiinay su-aal ku saabsan inuu qabo wax cabsi ah iyo inkale wuxuuna ku jawaabay. " ma jirto cabsi aan qabo,waayoo dhinaca Ciidamadda Itoobiya iyo kuwa Puntland waxaa la socda Wariyaal faaqidaya hoowlgaladooda ,sidaa hadii uu xaal yahay waa maxay Wariyaha reer Muqdisho ee ka baqanaya waxaysan ka baqaneeyn kuwa ka kala yimid boosaaso iyo Addis Ababa,jawaabtu waa maya ,Wariyihii baqayana waxaan leeyahay Ninkii dhoof ku yimid beey geeridu dhibee ee sawirada iyo warbixinada yeeysan idin dhaafin
  15. oooow Dahir Alasow of Waagacusub.com is finally in the UK after many failed tahriibs and sponsers, he posted his telephone number in waagacusub.com frontpage as a breaking news that he finally came to the UK, thanks to the Hargeisaawi brothers who helped him alot, the guy was dying to come to the west. London waa in la isaga guuraa marka, horaa waxaa u joogay ilaa kun BEENAALE oo soomaali ah, Alasow from waagacusub hadduu ku soo biiray dadka London HIJRAA u sugnaatay
  16. I'm here again, Before we discuss the Salafi methodology etc, I tend to differentiate between thos who really followed our SALAF's way and those who called themselves as SALAFI. Bros & Sis, have you ever heard someone called Rabiic Bin hadi Al-madkhali calling his group as SALFI and excluding others calling them other names etc.? So b4 we say are they on the right or wrong direction? we have to ask ourselves (Which group could we call SALAFIYAH; RABIIC's group or SALMAN's group or SALAFI JIHAD's Group?) These are three main SALAFIYAH group today. there is also other group which near to SALAMAN's group whom they call Parlimentarian Salafi i.e those who permitted to become parlimantarian etc. For me the nearst group to our SALAF's way is SALMAN FAHAD AL-AWDA Group (if we can call as Group). Let me see who you think the Salafi's are!
  17. Thanks ALL Other Sahabi (R.A) (I can't remember his name now) said one day to our Prophet (S.A.W) O Prophet of ALLAH there was a time you were the hatest person in this world for me ... and now my LOVE to you had reached a level that i can't staisfied myself by looking at you ... I can't fill my eyes from you ... or something like that. This and many other eveiences show how SAHABA (R.A) loved our prophet (S.A.W) and how they sacrifised all their belongings, including their LIFE, to protect him from any harm. ALLAHU MAJCALNAA MITHLAHUM ....
  18. Please refer to the book called: the Saved Sect: by the Student of Ibn Uthaymeen, Shaykh Fawzi Stil you're insisting that your group is the so-called Saved Sect :mad: , So, What should we answer if this christian group says you MUSLIMS are putting each others into the hell what about us? Aren't they Right?
  19. Salafi D'wa wrote: this Ummah will split into seventy-three sects: seventy-two will be in the Fire and one in Paradise and that is the Jamaa'ah." [Reported by Abu Daawood - Sahih] Salafi Da'wa before you talk the harm that may fall on us and the suffering of MUSLIMS around the world and before you encourage us to do something about this suffering enz. before all that... please and please remove your heart the HATRED and the complex against the other MUSLIMS rather than the NON MUSLIMS First acknowledge that they're MUSLIM and they will enter JANNAH INSHALLAAH regardless of their MADHABS and regardless of what others say about them, don't present above HDITH at every ceremony and in every occasion as this is the only HADITH in ISLAM or this is the best HADITH enz. This is nothing more the implying that your group is the only group who deserve to enter paradise and this is not ISLAMIC BEHAVIOUR it is sickness in your heart. Furthermore, how can you criticise the evangelic extremist Christian group in their country to suspect Muslims intolerance while your group always claim that 72 Muslim groups will go to HELL and only one group (implying that is your group) will enter the JANNAH? Why this double standard? Why..? What should we answer if this group says you MUSLIMS are putting each others into the hell what about us? As I said earlier first reconcile to your MUSLIM brothers and unite with them and don't prevent them entering JANNAH by caliming (in every occasion and in everywhere as we can see now your title) that only one MUSLIM group will enter the JANNAH and the rest will go to hell (ILAAHAY BAAN KA MAGANGANAYE). Sop such childish claims and then talk about the MUSLIM suffernig enz. Finally, there are many interoperations of the above hadith if we assume it's SAHIH. However, many ULUMA reject this hadith as it opposes many VERSES in the QURAN and plenty of well known SAHIH HADITHS. So do we accept this HADITH and ignore all other VERSES in the QURAN and HADITHS which clearly opposes this HADITH? Should we open all our preaches with this HADITH as it's the fundamental of ISLAM in everywhere and in every occasion as your group does? Where are the other tens of thousands of HADITHS and thousands of VERSES in the QURAN which give us hope, joy and cheerfulness?
  20. Just b4 yesterday night i was watching Saudi TV. they're still kissing his shoulder and some of them his armpit :mad: , so what kind of people are they? if somene said don't kiss me why are they kissing him? or what was norm in many years couldn't be changed overnight? i'm confused :confused: I was expecting more legislations such as banning men kissing other men or call it if you like KHASHAM CALAA KHASHAM (nose to nose), i.e when they touch each other's noise, imagine somene whose nose is flat (like us) what sould happen
  21. "Don't kiss my hand," Saudi king tells citizens Sunday September 11, 09:29 AM RIYADH (Reuters) - Saudi Arabia's new King Abdullah has ordered citizens not to kiss his hand, saying the traditional gesture of respect is degrading and violates Islam, Saudi newspapers reported on Sunday. "Kissing hands is alien to our values and morals, and is not accepted by free and noble souls," Abdullah told a delegation from Al-Baha, in southwest Saudi Arabia, who came to the royal palace to offer congratulations on his accession. "It also leads to bowing, which is a violation of God's law. The faithful bow to no one but God." Abdullah became king on August 1 after the death of King Fahd. Thousands of Saudis flocked to pledge allegiance to him in the days that followed, many kissing him on the shoulder or stooping to kiss his hand in a sign of respect and loyalty. But the king, who has a reputation for modesty in a family better known for opulence and power, said only a father or mother deserved such deference. "I announce my complete rejection of this matter, and I ask everyone to restrain from kissing the hands of anyone but their parents," the monarch said. No Comment