sahal

Nomads
  • Content Count

    401
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by sahal

  1. Xaasidsanaa nimanka qaarkood oo kursi ku dhegnaan jecelaa. Nooga fuqa kursiga calool weynayaasha tihiin maxaan dhahaa! iyaga yaa ka caloolo waawayn
  2. This looks like askartii F A Q A S H T A, look at Surwaallka iyo suunka waa kuwii ciidammada. any DNA test?
  3. Why would we be shocked?? this is good news actually. To bring peace to somalia after all the suffereing they have endured is what all somalis would want to see. All the best to them immisa shir iyo heshiisiin baan soo aragnay .. waa SHIMBIRAYAHOOW HEESA, HEESA HEESA HEESA, HEES WANAAGSAN HEESA
  4. War this topic is not about UCID's leader, it's about M.S.I.K party ee meesha hanaga qasin. Adeer, UCID waa xisbi doorashada u taagane, adigu kan xaggaad ka keentay? ma jeebkaad kala soo baxday?
  5. What Duke do not realize is the "visitors card" put on Faroole's neck ,,,, War ninyohow waa runtaa keligiisaa ka wata ... sawirkana malaha last sekenkii buu soo galay waa isagii dhinaca ugu xigee :rolleyes: war laakiin waa xariif mar hadduu sawirka ka soo baxay
  6. May 22nd, 2010 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- “Maalin hore ayey noo timi anagoo ah dumarkii lagu dhacay Jiifoo-Jaq, gabadha (Xaaska) Badhasaabka Maroodi-Jeex, waxaanay nagu tidhi sheekadiinan (Mashruucii la dhacay) baan wax idiin ka qabanayaa, dabadeed shalay (dorraad) bay gabadhi nala soo hadashay. Waxay tidhi, dumarkiini la dhacay oo 50 Dumar ah ayaa la idin doonayaa, laba Bas ayaa la idiin soo dirayaa, waxa la idin gaynayaa Huteel Baar Xaraf (Hargeysa), waxaana la idin doonayaa 8:00 subaxnimo (shalay), Ra’yigiina ka dhiibta.” Mid ka mid ah Haweenka lagu dhacay Mashruucii fashilmay ee fadhi-ku-macaash oo magacceeda ka gaabsatay, isla markaana sheegtay in Xisbiga UDUB u maleegay xeelad ay sheegtay in lagu doonayay in lagu sheego inay ka digo-rogteen Xisbiga KULMIYE oo ay UDUB ku biireen. Haweenaydan oo ka mid ahayd Haween shalay u waramay Warbaahinta, ayaa sheegay in la khiyaameeyay. “Anagoo hooyooyin badan ah oo gaadhayna 180 ayaanu diyaar garawnay. Hawshayadii iyo shaqadayadiiba dhulkaanu dhignay, ka dibna waanu dhaqaajinay oo Baskiibaa nalagu guray. Markaanu Xarumaha Wasaaradaha ag-marayno, ayaanu ugu tagnay laba Bas oo kale, waxaanu ku nidhi, Baar Xaraf baanu doonaynee waakan Bar Xarafe na jooji. Inankii Baska waday ayaa nagu yidhi Xaraf halkan maahee waa Hotel kale oo halkaa hore laga dhisay oo cusub, anagu hore umaanu arag, markaa horaanu u soconay oo waanu raacnay. Wax kolba Dhir nala sii mariyaba, waxa nala geeyey meel la yidhaahdo Xaraf baa la yidhaahdaa, ka dibna Basaskiibaanu ka daadegnay oo geed baanu fadhiisanay.” Ayay tidhi Haweenaydani, waxaanay intaa ku dartay oo ay tidhi, “Intayadii wada socotay gaar baanu u fadhiisanay, cabbaar baanu fadhinay, Gabadhii (Marwada) Badhasaabkaanu la hadalnay, waxaanu ku nidhi kumee, waan idiin soo socdaa meel gaar ah baan idiin diyaariyee fadhiya bay tidhi. Waanu fadhinay oo waanu sugnay..Gabadhii way noo timi oo way na kaxaysay, meel gaara ayaan idin gaynayaa bay tidhi, balse namay gaynin, dadkii meesha joogay markaanu wareysanay ee aanu Dumarkii wareysanay, waxay nagu yidhaahdeen waxaanu leenahay Alla-Bari, qaarna waxay yidhaahdeen dad KULMIYE ka soo baxay ayaanu meesha ku soo dhaweynaynay. Intaa ka dib Gabadhii iyo Gabadhii kale ee noo yeedhay ayaanu labadoodiiba helnay, gabadhii noo yeedhay baanu ku nidhi waadigii lahaa wax baa la idiin qabanayaaye wixii naloo qabanayey ha naloo qabto. Iyada oo aan na qancin bay gabadhii haddana tagtay, dabadeed, meeshii laga hadlay oo waxaa la yidhi meeye dadkii KULMIYE ka soo baxay, cid hadasha waa la waayey.” Haweenaydan oo ka sii hadlaysa Kiiska Dacwadda mashruuca fadhi-ku-macaash iyo dhacdada ay sheegtay in lagu sameeyay, ayaa waxay hadalkeeda ku soo gunaanadday oo ay tidhi, “Markii hore waxa nalagu yidhi, Marwada Madaxweynaha ayaa idin la hadlaysa, markaa anaguna waxaanu is nidhi idinka oo aan Xisbina ka socon mar haddii marwada Madaxweynhu idin la hadlayso u taga oo dantiina u sheegta. Maxkamaddii dhulka nagu jiidaysay, waxa noo raacday maanta in nalagu siyaasadeeyo gabadhii Madaxweynaha ayaa idiin yeedhaysa, waxbana iyadoo aanay ka jirin. Hadal iyo dhammaan, waxaanu af-duubnayn 8:00 subaxnimo ilaa 3:00 galabnimo.” Dhinaca kale, Warbaahinta maxalliga ah, gaar ahaan Telefishannada ayaa laga baahiyay Barnaamijka ay Haweenkani sheegeen in uu fashilmay ee dadweynaha ku biiray Xisbiga UDUB, sidoo kalena mar aanu isku daynay in aanu la xidhiidhno masuuliyiinta Xisbiga UDUB, si aanu arrintan wax uga waydiino, ayaanay noo suurtogelin. Somaliand.Org Hargeisa News Desk wararkasomaliland@gmail.com
  7. Haddii Faysal la doorto wuxuu keenayaa Pepsi cola oo wax badan coca coalda ka fiican
  8. Sahal do you know this site is called Somaliaonline. You are a silly troll. Please go and elect that buffoon, Somalis will be happy for you. Faysal wuu sheegay, ciidan nabad ilaalin ah ayuu xamar u soo diri doonaa marka la doorto si ay nabadda u ilaaliyaan oo ugaandheeska idin madhiayay idiinka caydhiyaan
  9. Vote for Faysal 1. Caagad dambe caano laguma shuban doono 2. Baradho iyo kaabaj wan iyo orgi le'eg ayaa sanaag laga soo saarayaa 3. 5 biriij baa hargeysa laga dhisayaa (tiiba 3 bilood baa lagu dhisyaa) 4. xoolaha burco USA, EUROPE iyo Australia ayaa loo dhoofin doonaa 5. Neefka eriga ah. labo fuusto oo batrool ah ayuu la qiimo noon doonaa 6. Pepsi cola warshad ah ayaa la furayaa
  10. Miyaadan caawa ku dhufan? Mise wuu kaa baxay oo waad qaadireysan tahay?
  11. Hargeysa wuxuu ka joogaa $2,000, burcna $2,500, Berbena $3,000, ceerigaabana $5,000 .... marka haddad kollay iibsanayso cerigabo tag
  12. VIVA Faysal, isgaa beri hore doorashada ku guuleystay! Jacaylbarow yaan kaadhka lagaa gadan ... hadhow meel aad isku daweysid heli maysid ,, Viva Faysal :cool:
  13. Sahal, lol ma UCID baad uu shaqaysa sxb. Sxb Ucid uma shaqeeyo, laakin i am a fun of Faysal jinnoole :rolleyes:
  14. if he is elected Faysal cali Waraabaa will call new Nile basin conference in Erigavo where the cbage weights one Goat
  15. Carruurtaan la xidhxidhay horta Kaadhadhkii Faysal sheegayay ma haysteen? Haddii ay haystaan shaqo ma waayayaan laakiin haddii ay iibsadaan halsi bay ku jiraan Dadka laga iibsanayo Kaadhadhka waxaanu leenahay, Kaadhadhka la iibsanayaa waa Kaadhkii dhalashada ee maaha Kaadhkii codaynta. Qofka Kaadhka iska iibiyow waxaad ogaataa in aan lagu dawaynayn, in aan Shaqo lagu siinayn oo ay Kaadhkaa kaaga xidhmayso oo qofka reer Somaliland ahi kaadhka ayuu ku kala baxayaa. Anigu ujeedo ay ka leeyihiin Kaadh-urursiga ma garanayo, laakiin waxaan idin leeyahay waxaad iibsanaysaan maaha Kaadhkii codaynta ee waa Kaadhkii dhalashada.” Ayuu yidhi Guddoomiyaha UCID.
  16. Dhallinyarada yayryarka ah ee gardarrada lagu xidhay, faysal baa soo deyn doona oo weliba shaqo u samayn doona ee faysal doorta :cool:
  17. I kike markuu dhahay Caagaha caanaha oo dhan dhalooyin baan ku beddelayaa .. loooooooooooool
  18. Dadka laga iibsanayo Kaadhadhka waxaanu leenahay, Kaadhadhka la iibsanayaa waa Kaadhkii dhalashada ee maaha Kaadhkii codaynta. Qofka Kaadhka iska iibiyow waxaad ogaataa in aan lagu dawaynayn, in aan Shaqo lagu siinayn oo ay Kaadhkaa kaaga xidhmayso oo qofka reer Somaliland ahi kaadhka ayuu ku kala baxayaa. Anigu ujeedo ay ka leeyihiin Kaadh-urursiga ma garanayo, laakiin waxaan idin leeyahay waxaad iibsanaysaan maaha Kaadhkii codaynta ee waa Kaadhkii dhalashada.” Ayuu yidhi Guddoomiyaha UCID.
  19. Nuune, you're supporting wrong Guy. Support Faysal who will make Somali sheeps worth two oil barrels and to export not only aarab countries but to US and Europe and Sanaag cabage (if you elect him) will weight one goat :mad: . see my thread... faysal Jinnole
  20. Caag dambe caano laguma shuban doono haddaad fyasal ddorataan
  21. Caag dambe caano laguma shuban doono haddaad fyasal ddorataan
  22. Faysal baa caagadaha caanaha joojinayaa oo quraarado ku beddelaya si caafimaadka kor loogu qaado ee Faysal doorta
  23. Faysal baa caagadaha caanaha joojinayaa oo quraarado ku beddelaya si caafimaadka kor loogu qaado ee Faysal doorta
  24. Faysal baa Baradhada Ethiopiua joojinaya oo Baradho iyo kaabaj Ariga le'eg sanaag ka beeraya ee faysal ddorta