sahal

Nomads
  • Content Count

    401
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by sahal

  1. Jacaylbaro;718004 wrote: Madaxweyne Rayaale ?? Now how about Gen. Ilkojiir ??? intaana ugu dar Xaabsade = somaliland :confused: C/samad cali Shire = Puntland
  2. Jacaylbaro;718002 wrote: Xabashi baabad moodaa ,,,, dee Dhagaxbuur bay ka yimaadeen maaha!
  3. Xaaji Xunjuf;695051 wrote: mamulka gobolka badhan/jsl oo u mahadceliyay xukuumadda jsl. Well said. waa kuwa daka xalaasha ahi. SSC saado cali dhulkooday gubayaan dakaanina dhulkooday dhisanayaan.
  4. Adeer, ninkii qarandiid ahi ha isaga baxo Somaliland oo buqland iyo meeshuu doono ha aado. buuhoodle waa dhul Somaliland ah, ciidanka qarankuna wuu difaacayaa ciddii ciidda Somaliland ku soo xadgudubta, marka Saado cali kuwa heesha la qaadayi ha isaga tegeen somaliland. Somaliland fannaaniin uma baahna :mad:
  5. SSC Ma Argagixisaa?! Waar kuwani aragagixisaday meel uga dheceen markay Saado cali argagixiso ku sheegeen
  6. sahal

    SNM Vs SSC

    Waar bal nimankaan riyoonay arka, maxay yidhaahdeen SNM iyo saado cali , war miyeydaan xishonayn, mise siilaanyaad isku halleynaysaan? Faysal waraabe hadduu madxweynenimada ku guuleysan lahaa saado cali iyo kuwa ka dabajiibayaaba ma haddleen maanta. laakiin siilaanyaa khaldkaa iska leh
  7. Adeer, Somaliland way DUUSHAY. calaacalka iska daaya oo gurigiinna hagaajista Somali bay ku waalataa markay doonayaan inay na khiyaamyaan, Adeer ha nagu habsaamina, waannu idinka tashannay. HA NAGU HABSAAMINA
  8. Qodax Qorax;686966 wrote: .... iyada oo loolan baaxadweyni ka dhexmuuqday qaar ka tirsan siyaasiyiintii xilligaa ka soo jeeday Laascaanood oo qaarkood u kala adeegayeen labada Maamul ee Hargeysa iyo Garoowe, isla markaana ay adeegsanyeen Canaasiir ay ka marayeen dhinaca Qabyaaladda. .... dhaqaale iyo balanqaadyana ay beelaha Hargeysa u fidiyeen qaar ka mid ah kuwii Laacsaanood Duulanka ku soo ahaa ee ka soo jeeday ***********, Magaalada waa laqabsanayaaye Jaamac Siyaadow , yaanay Bahararsame idiinka Horumarin, Bahararsane waxa uu ahaa yoolku magaalada waa la qabsanayaaye yaanay Jaamac Siyaad Idiinka horumarin waana arrimihii iyo waxyaalihii ay saraakiisha malayshiyada Hargeysa ka dhex fidinayeen kuwii maan gaabka ahaa ee markaa la socday iyaga ....... Jidbaale.com Cabaadku waxba tadhi mayoo ciddanka qaranka way ka go'an tahay inay xuduudda gaadahaan ama Bugland u yeedha ama reer hagadh u yerat.
  9. [quote=Hal nin ayaa jiro oo qadiyad leh waa C/raxmaan Janaqow, dagaalkii baydhabo lagu weeraraye 2 wiil ayuu uu diray, 2007dii wiilashiisa mdi ka mid ah ayaa ku dhintay Xaafada Gubta asigo la dagaalamayo dowladdii c/llahi yusuf iyo ethiopianka. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
  10. Tooshka WC: Horjoogayaasha dilayaasha iyo debshidayaasha Somalia iyo nolosha qoysaskooda. 08 Janaury 2010 Waagacusub.com-Qormadaan oo noqon doonto taxane waxaanu ku eegeeynaa shaqsiyaadka horboodaya siyaasadda daneeystenimadda Somalia iyo dalalka ay qoysaskooda ku raaxeeysanayaan. Nuxurka Warbixintaan oo ka dhigan mid shaqsi walba lagu cadeeyn doono faahfaahin la xiriirta halka ay qoyskiisa degan yihiin,magacyada Caruurtiisa iyo xaasaskooda,wuxuu nuxurkeedu yahay in bulshada Soomaaliyeed isweydiiso,DILAYAASHA IYO DEBSHIDAYAASHA DILA,DACDAREEYO,WAX WALBA U DIIDAY CARUURTA SOOMAALIYEED HALKEE DEJISTEEN,DEGAN YIHIIN CARUURTOODA,MA WAXAY DHIBKA IYO XANUUNKA LA QEYBSADAAN CARUURTA MISE DALAL NABADA AYEY KU DUMAASHADAYAAN,IYAGOO KA WARQABIN IN AABAYAASHOOD AY DAADINAYAAN DHIIGA BERRIMAGEYDO SOOMAALIYEED Jawaabta waxaa laga sugayaa wadaniga iyo waxgaradka Soomaaliyeed laakiin liisaska iyo qaanadaha tooshka Waagacusub waxaan ku bilaabeeynaa sidaan: LIISKA QAAR KA MID AH HORJOOGAYAASHA XASUUQA BA'AN KA WADO GUDAHA SOMALIA EE ILMAHOODA DHOOFSADAY-KUNA HOOWLGALA MASKAXDA AL-QAEDA. 1- Xasan Daahir Aweys –Cairo, Egypt & Asmara Ereteria. 2- Yuusuf Siyaad Indha Cadde, – Uganda, Kampala 3- Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur, — Sudan & Ethiopia 4- Axmad Cabdi Godane, —Sharjah,United Arab Emirates 5- Cabduqadir Cali Cumar, — Egypt & Turkey 6- Sheekh Xuseen Cali Fiidoow, — Egypt, Sweden, UK 7- Ibraahim Xaaji Jamac Miicaad Afqaani, — Egypt & USA 8- Cabdullahi Ahmed Yusuf, — Finland & UK 9- Sheikh Abuukar Cali, — , Finland helsink 10- Sheekh Abdirahman Xassan Xussein – Yurub & Qadar 11- Mohamed Said Atom – Denmark. 12- Fuad Mohamed Khalaf -Cairo, Egypty- 13-Yaasiin Beynax- Stockholm-Sweden 14- Maxamed Saciid Garyare-Stockholm Sweden 15- Cabdi risaaq Cilmi Xaayoow- Cairo,Egypty 16- Xasan Mahdi- Cairo Egypty LIISKA QAAR KA MID AH SHAQSIYAADKA MASKIXIYAN ADEEGSADAY AMA HADA ADEEGSADA MAGACA DOWLADDA KMG 2005-2011 IYO DALALKA AY CARUURTOODA SI NABADDA UGU KALA NOOL YIHIIN: 1- Cabdulahi Yuusuf Axmad, – Canada 2- Shariif Sheekh Axmad – Qadar & Turkey 3- Maxamad Abdulaahi Farmaajo – USA 4- Cabdi rashiid Cali Sharmarke – Canada 5- Aden Madoobe – Turkey & Australia 6- Shariif Xasan Sheekh Adan – USA,Emirates & Holland 7- Cabdi Kariin Jamac – USA, Virginia 8- Cabdi Nuur Sheekh Maxamad – USA, Ohio 9- Cabdi Weli Maxamad Cali – USA New York 10- Xuseen Xalane – USA,Virginia 11- Cabdi Rashiid Xaashi – Canada 12- Maxamad Cabdullaahi Oomaar – UK 13- Axmed Cabdi Salaan- Canada & USA 14- Mustafe Dhuxulow - London,Uk 15- Cali Maxamed Geeddi-London UK & Nairobi,Kenya 16- Nuur Xasan Xuseen ,London Uk 17-Cabdi raxmaan Ibbi-Molbourne,Australia Qeybta 2-aad waxaan ku eegi doonaa horboodayaasha sar sare ee Somaliland,SSC,Puntland,Galmudug,Ximin iyo Xeeb,Central Somalia,Hiiraanland,Greenland,Waax iyo Waadi,Ahlusuna wal jameeca iyo saraakiisha Hay'adaha samafalka ku magacaaban. 20 sano kadib malaha shacabka Soomaaliyeed isma su'aalin ,kumana fikirayaan waxa qasab ka dhigay inay taageeraan shaqsiyaad Caruurtooda dal nabada geystay ama ay ku nool yihiin ama iyaga laftooda wato baasabooro ajnabi. Sidee ku yeeshay inuu Caruurtaada dilo,kuwiisana dal nabada ku raaxeeystaan. U kac cadaalada iyo dareenka wanaagsan,kuna dhiiro inaad shaqsiyaadkaan waydiisid waxa u diiday inay Caruurtooda dhibka la wadaagaan malaayiinta ku dayacan gudaha Somalia ee ay ku dul dagaalamayaan. SOURCE: http://waagacusub.org/news/08.01.11.1toosh.htm
  11. SSC ma daahir calasow bay taageero ka raadiyeen saado ali dahir alasow SSCDA :cool:
  12. Originally posted by 'Liibaan': SNM Clan Enclave Ratcheting Up its Aggression on SSC Regions PRESS RELEASE,(NSUM)- ...... Secondly, Somaliland correctly sees the Puntland regional administration, of which the SSC regions are co-founders, as a toothless bull-dog having no stomach to defend or liberate the SSC regions. Indeed, many SSC people accuse it, rightly or wrongly, of not only failing to defend the area against Somaliland's incursion but to have connived in this act and continues to do so. But if Puntland's administration has betrayed the SSC regions, that does not go for its kindred clans. ..... In the absence of intervention from a Somali government or Puntland administration, it behoves other kindred Puntland clans to come to their brethren's rescue. ...... What is happening now to the SSC regions could happen tomorrow to others in Puntland. ..... It therefore behoves the Somali government and all Somali unionists to speak up against this heinous crime against the unionist SSC people. NSUM , Executive Committee. Waar ninku cabaad badanaa ... muu wax iska celiyo ama oohinta joojiyo. Dhulka uu leeyahay may puntland noo difaacdo muxuu isagu u difaacan waayay .... :eek: Yuu ka sugayaa inuu dhulkiisa u difaaco ... caqli xumaa .. waar nagala tag naacda Tan kale maxaa ku jaban hadduu walaalihii Somaliland dhinac ka raaco intuu Pirateland taageero ka sugayo ... Pullshit
  13. ^ ^ That is why I love Somaliland ,,, a Sheikh can simply sit next a beautiful lady with her hear not covered ..... Ilbaxnimo.net beautiful lady ..... :confused:
  14. Waar malha HJ midi kama maqna maanta , weliba waa xaafadoodii Annagu Faysal baan sugeynaa
  15. And how many times have i posted Sh sharif flying to spain and the Hadj and America.
  16. If you want to know Piracyland, look at A/weli's profile (real reprasanative of Pircyland) he is the most contreversial figure ever .... once aginst piracyland, once working with pircayland, omce against TFG, now working wih TFG enz. so is pairacyland mabd'aba ma leh ... meeshii dabyshu u socoto ayay u socdaan marka odayga ha la yaabina ... dadkiisuu ka turjamay Beesha Bariga Puntland LoooooooooooooooooL
  17. Waar odayga ha la yaabina, macmacaankii xamar baa yaraaday from president to 1 Wasiir, waa wax laga xumaado xitaa kan wasiirka laga dhigay shalay wuxuu lahaa piracyland way go'aysaa, gooni baan isu taageynaa etc.. laakiin hadda macmacaankiisuu iska doontay .... Tolow ransomka Piratesku ma ku filnaan doonaan odayga?
  18. Madaxwaynaha dawlada Puntland waxa uu eed dusha uga tuurey Madaxwaynaha KMG ah Shariif Shiikh Axmed oo uu sheegay in wasiirada Puntland la siiyey ee saddexda ah in labo ka mid ah uu isagu keensadey ayna xafiisyadiisa uga shaqeyn jireen. Anaga Puntland ahaan 3 wasiir ayaa nagu magacaaban xukuumada labo ka mid ah Ninka Madaxwaynaha ah ayaa bililiqaystey oo keensadey wax lala yaabo weeye wasiiro laka bililiqaysanayo anagu arintaas yeeli mayno nama matalaan” ayuu yiri Madaxwayne Faroole. Madaxwaynaha Puntland waxa kale oo uu sheegay in labada wasiir ee Madaxwayne Shariif ku darsadey liiska ee Puntland kasoo jeeda inay yihiin kuwo nabada iyo danaha Puntland kasoo jeeda kana shaqeynaya fawdo iyo la shaqeyn kooxda SSC la baxdey ee hada ku sugan magaalada Muqdisho. :rolleyes: Fuul article http://www.raxanreeb.com/?p=71564
  19. Markuu mijin ku dhuftay laba habloodna hareeraha ka soo galeen uun buu bilaabay: that's why he said Xidhiidhkaasi wuxuu noqon karaa wacyi badan, waxaannu wada degganahay hal Qaarad .... war kanoo kale weli lama arag :confused:
  20. ilaa faysal la doorto ictiraaf imaan mayo :mad:
  21. Jaamacad baa iska dhimatay! Dugsi Hoose xataa uma qalmo guriga ay dheheen jaamacad baan ka dhigeynaa. waxaase ka sii daran xaggee macallimiin jaamacdeed ka keenayaan@ I would rather call dugsiga Hoose/Dhexe ee baradho
  22. Jaamacad baa iska dhimatay! Dugsi Hoose xataa uma qalmo guriga ay dheheen jaamacad baan ka dhigeynaa. waxaase ka sii daran xaggee macallimiin jaamacdeed ka keenayaan@ I would rather call dugsiga Hoose/Dhexe ee baradho