sahal

Nomads
  • Content Count

    401
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by sahal

  1. Xaaji Xunjuf;808668 wrote: Abdul So tell me Abdul are there specific garaads with veto power with in the garaad tribal structure? Yes, there is a ONE with Veto Power and he is Garaad BINTI
  2. Free him now or we will free him by force using our khatumo commrades from buuhoodle
  3. Che -Guevara;802178 wrote: Maybe LSK knows him? yes he was full SOL member. he was very active chap in galkayo media .... Ilaahay ha u naxariisto
  4. The main Reason: Read this article. Farxiyo Fiski oo Dalqad lagu Furay iyo Fanaaniin Norwey u yimid inay Heshiisiiyaan Lamaanahan laga naxay Furitaankooda) Fanaanadda Farxiyo Fiski iyo Gacaliyaheeda Muusikiiste Bashiir Hanuuniye ayaa dhabarka isku jeediyay oo kala booday,waxaana taasi sababtay in hal dalqad lagu furo Fanaanad Farxiyo Fiski,inkastoo hadda Caasimadaha Copenhegen iyo Oslo ee Dalalka Norwey iyo Denmark ay soo gaareen koox Fanaaniin ah oo ay kala hogaaminayaan Fanaan Jooqle iyo Fanaan Saacid Bulxan oo dhexda u xirtay inay u kala dab-qaadaan Lamaanahan Arooskoodu ugubka yahay ee weli ku jira Bishii Malabka. Muusikiiste Bashiir Hanuuniye ayaa maalmahan ku sugan Magaalada Oslo ee Caasimadda Norwey,waxaana la filayaa maalmaha soo socda in la soo afjarii-doono xurgufta soo dhex-gashay Lamaanahan,iyadoo warar soo gaaraya Webka aan Runta ka-xishoon ee Shacabkamedia uu sheegayo in kolka la heshiisiiyo labadan Fanaan,la saadaalinayo in Fanaan Farxiya Fiski ay qaadi-doonto Hees ay ku raali-gelinayso Odeygeeda oo la magac-baxday (Bashiiroow)Heestan ayaa waxaa Erayadda iyo Laxankeeda sameeyay Fanaanadda iyadoo kolka uu raali-gelinta aqbalo Fanaan Bashir lagu rajo-weyn yahay inuu Heesta loo sameeyay isaga uu Muusikadda gacantiisa ku tumi-doono,iyadoo heestan lagu duubi-dooono (Istuudiye Hanuunniye)oo ku-yaal magaalada ay Lamaanahan ay degan-yihiin ee Copenhegen caasimadda Dalka Denmark Furiinkan laga wada-naxay ayaa sabab looga dhigay kadib markii ay Fanaan Farxiyo Fiski ay ka dhego-adeegtay inay joojiso Hees ay shaashada ka muuqanayso iyadoo la arkayo qaar ka mid ah xubnaha jirkeeda,waana midda uu ka carooday Odeygeeda Fanaan Bashiir Hanuuniye
  5. Faysal Cali Waraabe oo dhaleeceeyay siyaasada Siilaanyo iyo xaalada uu dalku maraayo Written by Qaran news Sep 13, 2011 at 01:45 PM Hargeysa (Qaran news)– Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID dhawaana Maxkamadda sare ee Somaliland u xukuntay inuu yahay guddoomiyaha sharciga ah ee xisbigaasi Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in go’aankaasi ahaa mid cadaaladda Somaliland u hiiliyey isla markaana muujiyey ayuu yidhi in ay cadaaladdii Somaliland bisayl noqotay oo ay si dhex ah oo xaqsoor ah ugu gar qaaday. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe wuxuu dhaleeceeyey Madaxweyne Siilaanyo iyo siyaasadda dalku ku socdo oo uu ku tilmaamay mid jiho beeshay oo indho la’ wuxuuna Guddoomiye Faysal Cali Waraabe si gaar ah ugu eedeeyey Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo inuu in maamulkiisa oo aan dalka ka talinaynin wax aan sannad gaadhin uu damcay inuu burburiyo Mucaaridka isagoo si gaar ah ugu eedeeyey Siilaanyo inuu ka danbeeyey khilaafka xisbiga UCID isagoo taasi ka hadlaya wuxuu yidhi “Xukuumaddii Rayaale inkastoo aan Mucaarid ku ahaa oo aan si adag ula hadli jiray haddana mar walba wuxuu i odhan jiray waxaa ka hadlinaya wadaninimo maalin iyo habeenba xafiiskiisu wuu ii furnaa anigoo hor taagan ayaan dhaleecayn iyo eed dusha u saari jiray, Siilaanyana isagoo aan sannad jirin ayuu damcay in si sharci darro ah xisbigii UCID iyo hogaankaygiiba loo burburiyo weliba rag aanu saaxiib nahay la igu adeegsaday, waa ayaan darro in Siilaanyo sannad gudihii uu damcay inuu xisbiyadii iyo saxaafaddiiba ku burburiyo halkaasi ayuu ka bilaabay dawladnimadii waxaan leeyahay taasi dhiqi mayso dalka iyo dadkaba haddii ay sii socotana wixii ka yimaadda isagaa dusha u ridan” ayuu yidhi Eng. Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha xisbiga UCID. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe wuxuu ku tilmaamay siyaasadda dalku ku socoto mid indho la’ oo dhego la’ oo doonaysa in Somaliland iyadoo soo jeeda la iibiyo wuxuuna sheegay inaanu Maamulka Siilaanyo taasi ka aqbali doonin. ugu danbayntiina Guddoomiyaha xisbiga UCID wuxuu u mahad celiyey Aqoonyahano iyo Siyaasiyiin xoog iska saaray in xal loo helo khilaafka xisbiga UCID isagoo ka carabaabay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, Dr. Axmed Xuseen Ciise iyo rag kale oo badan. Last Updated ( Sep 14, 2011 at 08:11 AM )
  6. Kulan balaadhan oo ay xalay Jaaliyada SL-UK Ay ugu dabaal degeen guushii ay maxkamada ka gaadheen Written by Qaran news Sep 16, 2011 at 10:49 AM Waxaa habeenkii xalay ka dhacay magaalada London Shir aad loosoo agaasimay kaas oo taageero buuxda lagu siinayay Goaankii geesinimada iyo taariikhiga ahee ee ka Soo baxay maxkamada sare ee Somaliland kaas oo lagu soo afjaray Inqilaab lala Magana xisbiga UCID.Shirkaas oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Somaliland ee Ee dagan London hormoodna ka ahaa qabsoomidiisa Khader Adan Koodbuur waxaan shirkaa ka soo qayb galkay sadaxda xisbi qaran UDUB, KULMIYE iyo UCID , Ganacsato , Aqoon Yahan iyo jaaliyada Qaybeheeda kale . Ugub horayntii waxaa halkaasi ka hadalay Xiis ahmed Qaalib oo ka mid ahaa raga Qaban qaabadiisa ka mid ahaa inay xafladani qabsoonto xiis wuxuu si cod dheera akau yidhi Waa guul somalailand garsoorkeedi gaadhay waa guul cadaaladii Somaliland gaadhay Waxaa loo bahanyahay inaynu wanaaga is garab taagno si ay ugu dhiiradaan garsoorayaasha intooda kale waxaan halkan ka hanbalyay nayaaa gudoomiyaha maxkamada Sare Yusuf Ismaiil Ali. Waxakaloo halkaas ka hadalay ugaas Haaruun oo hadalka ku dheeraday aad iyo aadna ku taageeray goaankii maxkamada Somaliland kasoo baxay 11/9. Waxaa hadalka u baxay Wasiirkuxigeenkii hore ee Caafimaadka Mohdi Osman Buuri Waxanu aad ugu nuux nuuxsaday goaanka maxkamada sare oo uu yidhi waa halkii Cadalada ugu danbaysay waxaanu leenahay waa guul guul waanunu idin garab taaganahay waxaanu n leenayhay garsoorka intiisa kale ha ku daydaan dariiqa uu jeexay gudoomiyaha maxkamada sare. Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye UK Ibrahim Hussein Dakhare ayaa isaguna ku dheeraday go'aanka geesi nimada leh ee ka soo baxay maxkmada sare waanu soo Dhawaynaynaa waananu ayid sanahay garoorka cadaalada u dhacay .Xoghayaha arimaha gudaha iyo xidhiidhka gobalada Xisbiga UCID oo ka mid ahaa Madaxdii goob jooga ka ahayd goaankasi markuu dhacayay isla markaa xogagaal ka Ahaa ayaa wuxuu halka soo jeediyay hadal aad u qiiro galiyay dadka isla markaan Xaqiiqda ku fadhiya waxaanu yidhi waa guul waa guul u soo hoyatay garsoorka Somaliland waa guul u soo hoyaytay dumiqradiyada Somaliland waa guul u soo hoyaaytay cadaaladii Somaliland waxanu soo jediyay in loo aqoonsado maalinta Cadaalada Somaliland 11/9 waxaanu u mahadnaqay cidkasta oo guusha gacan ka gaysatay. G/xigeenkii qaarada Europe Fowsi xaaji Yusuf ayaa sheegay in uu taageeraya guusham iyo cadalada ee garsoorka u soo hoyatay waxaan kaloo xusayaa qolyaha websiteyada isku soo qoray Inaanay waxba ku yeelayn jiritaankii xisbiga qofkuna aanay ku qurux badanayn inuu sheegto xil aanu hayayn. Waxakaloo ka hadalay gudoomiyihii hore SSUK Ahmed daahir Waxa kale oo goobtaasi ka hadlay gabdho fara badan oo ay ka mid tahay marwo Sahra oo gabdha jaaliyada matalaysay Aqoonyahan Abdi Koosar iyo dad aad u tirabadan oo k soo jeeda jaaliyada Somaliland Uk waxaanay isla qaateen in shirkan loo bixiyo HIILGarsoor
  7. Is casilaada xisbiga UCID- Ee Dibad joogayaasha oo noqotay mashruuc magac doonasho ah Written by Ali Yusuf Qaalib Sep 17, 2011 at 05:34 AM ASSALAAMU CALAYKUM, Dhamaan waxaan salaamaya bahda shabakadaha somaliland. Waxaan kaloo salaamayaa dhamaan madaxda xisbiga ucid,taageerayaasha xisbiga,iyo dhamaan waxgaradka reer somaliland. Hadaan u dego dulucda maqaalkan aan uga jeedo waxaa jirta tan iyo intii maxakamad sare ee somaliland ku dhawaaqday xukunkii xaqa ahaa ee xisbiga ucid in ay badatay dad leh xil ayaanu u haynay UCID oo waanu is casilay leh. hadaba waxaa u sheegayaa dhamaan dadka reer somaliland in dadkaasi in tooda badan aanay wax xil ah u haynin xisbiga ee ay yihiin magac doonasho iyo ka xumaan xukunkii xaqa ahaa ee maxakamada sharafta leh ee somaliland xukuntay guushuna ku raacaday gudoomiyaha xisbiga ENG. Faysal Ali Hussein. Hadaba somalidu waxay tidhaahdaa (GERI LABA NIN KAMA WADA QOSLISO) dhankii laga xukumay dadkii taageeraha u ahaa waxaan leeyahay samir iyo iimaan qaata waa loo hibeeyaa markaad hayso maragii. dadka leh waanu iscasilay ma xisbigay aaminsanaayeen mise qoladii laga xukumay??? hadaan anigu su'aashaas bal uga jawaabo waxay aaminsanyihiin dadkii daadku qaaday ee ma aha dad aaminsanaa xisbiga iyo sharciyadiisa. Waxaana fiican in uu qofku ahaado mid mabda' leh oo ku raacay xisbiga barmaamijkiisa siyaasadeed, ee aanu ahayn mid dugsanaya dadka gaar ah ama shakhsi gaar ah. odhaah somaaliyeed oo baxday wakhtigii ingriiska baa ahayd " ALLAHAYOW MUXUU FARANJIGII ***** FARIIDEEYEY... NIN AAN AABIHII FUULI JIRIN FARAS MUXUU SAARAY" . Tusaalahaas wuxuu ku qotomaa dadka aan macruufka ahayn ee ku soo shaac baxay xisbiga UCID masraxa siyaasada ku soo galay hadana si ay u iib baxaan sheeganaya maskab aanay haynin. waxaan leeyahay dadkaas aanu saaxiibada nahay siyaasadu waa galab iyo subaxlay, waxaa maanta idiin muuqda iyo waxa bari iman doona waa kala jaad ee ka fiirsada hadaladiina. {ALAAH BAA MAHAD ISKA LEH}. GUDOOMIYAHA XISBIGA CADAALADDA IYO DARYEELKA (UCID) EE U.S.A ALI YUSUF QALIB
  8. Warsaxaafadeed Gudoomiyaha Dhalinyarada Xisbiga Ucid Ee qorba joogta iyo yurub somaliland. Awc Tageero ku socota gud: Feysal ali Warabe__ Iyo xisbiga Ucid somaliland Sweden//Gudoomiyaha Dhalinyarada Xisbiga ucid.Md. Hussein abdi dahir ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku taageerayo in Gudoomiyaha haatan ee xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe uu sii hayo jagada xisbigaas iyo musharaxnimadiisaba ilaa into uu ku guulaysanyo doorashada madaxtooyadda, inshallaah Warsaxaafadeedkaas oo uu gudoomiye Hussein abdi dahir kaga hadlay arrimo kala duwan waxa isaga oo dhamasytiran uu u dhignaa sidan: “Marka hore waxaan halkan hambalyo uga soo jeedinayaa shacbi weynaha reer soomaliland,iyo .kuwa dabada iyo kuwa dalkii joogaba.sida fiican ee ay uga qayb qaateen doorashdii ka dhacday wadanka jamhuuriyada soomaliland sidii fiicnayd ee ay cod kooda uga dhiibteen ,waxaananna leeyahay wallalayaal aynu wada ilaashano wadankeedana nabadiisa iyo horumarkiisaba Iyo wixi diintena dhawacaya Ee islamka ku soo duula ama somalilanba Iyo ucidba. OBS. Midda kale waxan aad Iyo aad Hanbalyo leeyahay maxkamad sare Somaliland. Iyo dadka Reer somaliland. Oo dhaan. Ee xaqa Iyo Ruunta jeceel. Xisbi daacada Iyo Madaxweeyna dacaada. Mar labaad aniga oo ku hadlaaya afka gudoomiyaha dhalinyaraada xisbiga Ucid Ee gorba joogta waxaan halkan ka cadaynaya una soo jedinayaa cid allaale iyo cidii ay ku jirto hamiga gudoomiyah xisbiga UCID in aay u banaantahay qofki reer somalilandba ah xisbigona waa xiisbi qaraan dadka reer somaliland ka dheexeya.lakiin didana dulmiga iyo xumanta. Xisbiga u rali ahada Ayan leeyahay dadka Reer somaliland. Kuwa jooga dalki Iyo kuwa jooga qurbaha. Lakiin Codsi aan weydisanayo dadka Reer somaliland. Fadlan naga rali ahada. Hadi anu nahay Dhalinyarada Ucid kuwa dalka jooga Iyo kuwa dabada joogaba. Anigo ku hadlaya afka Dhalinyarada Ucid. Naga rali ahada. Waxana rajeynaya inaanu mar uun qabsaano anagu xisbiga inshallaah waa hadi aanu nahay Dhalinyarad xisbiga Ucid. Ee noo soo duuceeya.inshallaah manta jaanis weeyn aya ka banaan xisbiga ucid maadaamo rag badani fashil meen oo hawada ka baxeen. Oo u,, En. Feysal ali Warabe Iyo rag badan oo kale aay ku haren. xisbiga ucid.Xaqna u hiiliyey. Illhyna talo saartay. Waney ku guleysten. Amiin Midda kale xibiga Ucid dee dadka Reer somaliland gul ayu u soo hoyey. Iyo Feysalba. Marka fadlan dadka Reer somaliland ha naga degdegina. Waxa kale oo aanu halkan ku cadaynayaa in aanay inta uu kursiga ku guulaysanaayo gudoomiyaha xisbiga ENG,Feysal ali WARABE uu ahaanayo gudooomiyaha xisbiga iyo musharaxa xisbiga UCID Ee somaliland inshallaah,,,,, waa inta laga gaarayo shiirweyna xisbiga Ucid. Ee 3 bilood ka hareen inshallaah. Waxaan ku soo gebo gabaynayaa warsaxafadeedkan in manta laga bilaabo ay dhamaan xisbiga Ucid Iyo Reer somaliland isu diyaariso ,diyaar garaw iyo abaabul si aynu ugu diyaar garoowno doorashooyinka soo socda ee. Waa ta ugu horeysa xisbiga Ucid qabsan doono inshallaah ,,,,,Iyo goloyaasha deegaanka,baarlamaanka iyo madaxtooyadaba inshaallah Somaliland Iyo Ucid guul Hussein abdi dahir Gud: dhalinyaraad xisbiga Ucid Ee qorba joogta Iyo Yurub Hussein677@hotmail.com
  9. miyuu waalan yahay? war golihii 2006da uunba meesha imaanaya waqaf iyo wuxuu wataa meesha maba imanayaan raggii faysal uunbaa meesha imaanaya Viva faysal 5 sano dambaan ku doorannay jacaylbaroow xisbiga cusub ku biir kanu duulyaye
  10. xalayoo dhan qosol baan la seexan waayay haahaaahaaahaahaahaahaa
  11. Why Not? Xalay miyaadan maqlayn Xuseenkii Ingiriiska yimid ...xisbi cusb baanu sameysanayanaa ... Viva faysal
  12. Didn' I tell you! I am insider. i knew this decsission before it comes public Hurrah Jacaylbaro & xaaji xunduf ka xaaxaabiya. the hero came back and he will clean his home no more **********, no more laaluush cune Viva faysal!
  13. GOOD NEWS. Qolyihii inqilaabka oo loo sheegay inay xisbi cusub furtaan iyo faysal oo furihii xafiiska loo soo celiyay COMING SOON !
  14. Jacaylbaroow inqilaabkiinnii wuu dhicisoobay. faysalna isagaa UCID u hadhi. labaannu idinka yeellay midh saddexaad idinka yeelli mayno filimkaasi wuu dhammaaday
  15. jacaylbaro u sheeg sxb. Faysal wuu soo noqon and he will clean the house
  16. waa qaybi oo xukun .. inuu UCID dhowr urur u kala baxo ayaa la doonayaa laakiin waxaan u sheegeynaa inuu UCID sii adkaan doono oo Faysal ku dabo fayli doono.
  17. Adeer ciddii doontaa ha iska hadasho ciddii doontaa xafiis ha xirato, UCID waa faysal Faysalna waa UCID. UCIDNA Faysal uunbaa u hari. maxay doonayaan niomankaan qurbaha ka yimid ee xoogaaga sandareerta ah siilaanyo ka qaatay ee marba meel ku shirayaa. Adeer UCID ragbaa kaadidooda u cabbay. nin xoogaa jeebadda logu shubayna ma qaadan karo sidaa ha ******** kuwa maqaaxidaha ka qaylqaylinya. nmankaani urur cusub ha iska sameystaan dee sida Gabboose. maxay noo wareerinayaan. mise lacagta la soo siiyay intay ka dhammaaneysay maqaaxidaha ka qaylqaylinayaan.