sahal

Nomads
  • Content Count

    401
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by sahal

  1. Wadani;903549 wrote: ^ R u saying the Awdal clan is larger than the Khaatumo clan? If they're not larger than so-called Khatumo, why all the past SL presidents and even hopefulls/candidates pick them and not pick so-called khatumo? Why?
  2. Xaaji Xunjuf;903481 wrote: Maxammad farax inu basaboorkisa Somaliland la soo baxa uun bay ahayd marki ba wala sii deyn laha. inuu waliba CALANAKANA huwado ayay ahayd. Siilaanyo ayaa tilifoon loo soo diri lahaa ka dibana DEGDEG ayaa lagu sii dayn lahaa looooooooooooooooooooool
  3. he has to break the stereo-type and pick someone from beelaha laga tirada badan yahay
  4. Ciyaal Facili;903537 wrote: Maxaa uga tagtey Berbera,Hargeysa,Burco and Borama. because Sultan Faysal Cali Waraabe ayaa u diiday akhri maqaalkaan http://www.soomaalinews.com/faysal-cali-waraabe-oo-riyo-maalmeed-ku-tilmaamay-midnimo-laga-gaaro-wadahadalka-ay-leeyihiin-somaliland-iyo-soomaaliya/
  5. when their kinsman was on the power they never complained let alone demonstaration and when he lost FOREVER they started Awdal state, demonstrations, complaints, bacaaaaaaaaaaac iyo waa nala xoogayaa Shiiit Xukuumaddu waa inay gacan bir ah ku qabataa dadka xasaradda wada ama hargeysa ha joogaan ama boorama ama Laascaanood
  6. uchi;903516 wrote: Believe me when I tell you that the Somali President and Farole are good friends and see eye to eye on many things. Don't be suprised if they communicate on regular bases. With Siilanyo and Abdi-iley as well .... mmmmmmh i'm not sure with Ghelleh !
  7. source: http://www.soomaalinews.com/faysal-cali-waraabe-oo-riyo-maalmeed-ku-tilmaamay-midnimo-laga-gaaro-wadahadalka-ay-leeyihiin-somaliland-iyo-soomaaliya/
  8. Faysal Cali Waraabe oo riyo-maalmeed ku tilmaamay midnimo laga gaaro wadahadalka ay leeyihiin Somaliland iyo Soomaaliya. Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay hadal doraad ka soo yeeray Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon {Saacid} oo sheegay in wadahalka ay la leeyihiin maamulka Somaliland ay ka qabaan kalsooni badan oo ku aadan in midnimo laga gaaro ayaa waxa uu maamulka Somaliland hadalkaasi ku tilmaamay riyo-maalmeed, isla markaasna dowladda Soomaaliya aysan sheegan karin dhulka Somaliland, iyadoo aan gacanta ku heynin gobolada dalka Soomaaliya qaarkood. Eng. Faysal Cali Waraabe oo ah Guddoomiyaha xisbiga Ucid ee maamulka Somaliland ayaa sheegay in dowladda hadda ka jirta dalka Soomaaliya inaysan waxba dhaamin tii ka horeysay ee KMG aheyd, wuxuuna intaasi ku daray in dowladaha caalamka oo dano gaar ah ka leh Soomaaliya ay madaxda Soomaalida ku seexiyaan waxaad tihiin dowlad rasmi ah oo ka madaxday KMG, isla markaasna ah dowlad rasmi ah oo lala shaqeyn karo si buu yiri ay uga gaaraan danahooda gaarka ah. “Eexlasho weyn baa jirta oo la inaga eexanayo, sababtoo ah dowladda Soomaaliya loo sameeyay ee Xasan Sheekh Maxamed u madaxa u yahay ee la yiri waa dolwad rasmi ah waxay tii hore ee KMG aheyd dhaantaa ma jirto, waxaana magacan dowlad rasmi ah loo siiyey dano ay beesha caalamka ka sameysaneyso, dowladda cusub ee Soomaaliya inaysan dhaamin tii hore waxaa daliil u ah waxay ka talisaa intay tii hore ka talin jirtay oo keliya, sidii tii hore buu qabiil u soo doortay xildhibaanada gaaraya 275-mudane iyo Madaxweyne isna ku yimid qaab qabiil, dalku wuxuu ahaa laba wadan sanadkii 1960-kii oo waxaa loo qeybsanaa Somaliland iyo Soomaaliya, innagu keenii baynu gacanta ku heynaa, madaxda dowladda iyagoon meel kale iska daaye Xamar xittaa aysan si fiican gacanta ugu jirin ma aha inay yiraahdaan Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya oo ay na sheegtaan, Xasan Sheekh inuu yiraahdo Madaxweyne Soomaaliyeed baan ahay waa nasiid darro, waxaananu u aragnaa inaannu xag u laheyn inuu fadhiisto kursigii dowladda Soomaaliyeed lahaan jirtay ee Qaramada Midoobay, lacagta Soomaali la siiyana xaq u ma laha, Xamar baan gacanta ugu jirin, wasiirradooduna Hoteelo ayey ku xiranyihiin oo dadka ma dhexgeli karaan, sidaasi isagoo og ma aha inuu yiraahdo Berbera iyo Bosaasaan cashuurtooda doonayaa, waxaan u aragna hadalada ka soo yeeraya madaxda dowladda inay tahay caqli xumo ka soo muuqata” ayuu yiri Fayal Cali Waraabe. Sidoo kale Eng. Faysal Cali waraabe mar uu ka hadlayey hadalkii doraad ka soo yeeray Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxa uu yiri “Ninka Ra’isul wasaaraha ka ah Soomaaliya waxa uu yiri wakiil ayaan ka nahay Soomaaliya su’aashu waxay tahay yey ka wakiil yihiin yaana doortay, Hargeysa iska daaye Bosaasaaseysan tagi karin, waxa nagu soo noqnonaya oo aan ka warhelaynaa inuu kulan dalka Ingiriiska ku dhexmari doono Madaxweynaha Somaliland iyo kan Soomaaliya, hadda dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London waxaa ku sugan wasiirada arrimaha dibadda Somaliland iyo kan Soomaaliya oo kulan hordhac ah halkaasi ku yeelanaya si ay ugu gogol-xaaraan wadahalka dhexmari doona Siilaayno iyo Xasan Sheekh, kulankaasi waa mid lagu dibindaabyeynayo jiritaanka Somaliland iyo madaxbanaanideeda”. Ayuu yiri Faysal oo intaasi ku daray “Haddaynu wadahadal la galeyno Soomaaliya waa inaynu ka wadatasho, waxaanan leeyahay inaanay bannaanaynba in lala wada hadlaa, mar hadday leeyihiin midnimaa lagu socdaa iyagoon Xamar dhaafin ee cashuur baannu rabnaa leh”.
  9. As Oday failed to produce any qualifications for the so-called Eng.Yarisow, we consider this Eng or Inj title as conventional Somali Engineer i.e no qualification, Eng is the best qualification and no military rank Colonel is the best place to start and so on
  10. bunches of losers, haters and failed qurbo-joog I can name and shame all of them but Xagla-qalloociye is an enough example ........... where is he now?
  11. Siiraanyo took both posts .. that's African Democracy
  12. Odey;903121 wrote: You clearly dont know the man at all!, he read at two Universities in England, one of which I was also a student at when he was studying there!. Tell us which universiteis were they and which qulifications?
  13. H. Abg or Wac are charismatics, Imagine Sh. Sharif or Mohamed Dheer (AUN) with same qualification of A.weli or bachelor degree in EU 0r US but Wac Buudhan even Phd holders like Dr Hirabe ... unnukaa maha nalooku yimid
  14. Tallaabo;903103 wrote: ^ Yeah, the same folks who would have waved the SL flag are now waving the blue flag for her. Then Xaaji is right .... they don't care much about flag but CLAN !
  15. Lost here and there ... got something from there .... typical opportunist
  16. oo dagaalkii sokeye inuu dhammaday baanba moodayaye... wali ma socdaa .. mise kii mediahaa socda
  17. Annagu wixii Somalia midinimadeeda ilaalinayaa ama Baydhabaama beledweyne ama Bosaso oo aan Somaliland soo fargelinayn waan taageersannahay. United Somalia Hooora. Having said that, Faysdal wuu kas digay nimanka Xamar fadhiya ee wasiirkii ugu muhiimsanaa inan reer Soamliland ah ka dhigtay ... siduu Faysal sheegasy nimankaasi niman Somalia ku ekaanaya maaha, intay Somalia mideeyaan yay doonayaan ionay Somaliland jajuub ama xeel ugu soo daraan
  18. Oba what type of Engineer is he? Electric, civil, telephone, TV ... secondly, he used to work london municipality what kind of work? municipality has diofferent departments land, plants, traffic lights, refusal collection etc. thirdly and lastly is he Wac Buudhan. if he is then he is the sort of Dr Ali Hirabe, Al Haji Muse, Cumar Finish et al i.e waxba soo kordhin mayo Do you agree?
  19. oba hiloowlow;902241 wrote: oday waalan weeye ninkaan waa ninkii Abdullahi Yuusuf dabka ka shiday ,,,,,,,,,,,,,, oo u bixiyey 'ma quuste'
  20. Isma Lahayn UDUB baa baaba'aya ........