sahal

Nomads
  • Content Count

    401
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by sahal

  1. Somalia;902186 wrote: How did he overcome this conspiracy??? through his determination and commitment
  2. Hooooooooooooora Guddiga diiwaangelinta Ururrada siyaasadda iyo ansixinta Xisbiyada oo maanta Xaflad ku qabtay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa shaaca ka qaaday in saddexda Xisbi ee ku guulaystay inay Xisbiyo u soo gudbaan, waxaanay sheegeen inay kala yihiin KULMIYE, UCID, WADDANI. Xafladan waxa ka soo qeyb galay Hoggaamiyeyaasha sadexda xisbi qaran ee lagu dhawaaqay eek ala ah KULMIYE, WADDANI iyo UCID, waxaanay Masuuliyiintoodu ay Gudida diiwaan gelinta ka gudoomeen shahaadadii xisbiyadda. Xisbiyada soobaxay waxay Guddigu sheegeen inuu kaalinta koowaad galay Xisbiga KULMIYE ee talada dalka haya, halka kaalinta labaad uu galay Xisbiga UCID, Kaalinta saddexaadna uu galay Xisbiga WADDANI oo isagu Urur-siyaasadeed ka soo gudbay. Go’aankii Gudida diiwaan gelintuna wuxuu u qornaa sidan:- “Wuxuu Cadaynayaa 1. In xisbiga KULMIYE lixda gobo lee dalka dhammaan kaga gudbay 20%, sidaasna ku noqday xisbi Qaran 10-ka sanno ee soo socda, sida uu cadaynayo qodobka 6-da faqradiisa 2aad ee Xeer No 14/2011. 2. In Xisbiga UCID iyo Ururka WADDANI u gudbeen xisbiyo Qaran iyagoo buuxiyay shuruudaha ku qeexan qodobka 6-da faqradiisa 2aad ee Xeer No n14/2011, sidaas ayaanay ku noqdeen xisbiyo Qaran 10-ka ee soo socda. 3. Ururrada UMADa, RAYS, XAQSOOR iyo DALSAN umay gudbin xisbiyo Qaran iyadoo aad la socotaan in dastuurku cadeeyay inuu dalku yeelanayo saddex xisbi oo kaliya, sidaas awgeed, ururrada UMADA, RAYS, XAQSOOR iyo DALSAN kumay guulaysan inay noqdaan xisbiyo Qaran.
  3. Dr Hirabe was big contributor to Shaciye ..he may ahve joined Culusow cabinet .. who knows
  4. Muuse Comedian ma aha, Runtuu sheegaa... Runta lama jecla Ar ani goofkii awoowgeeyaan joogaa, dad dhulkiis inya degay anigaa iska leh ma dhihin .................
  5. Oba, Unnuka waa dadaalayaan. halkaas ka sii wada ..... ninkii Dr Hiraabe xagguu ka baxay horta? he was Funny man
  6. [quote= Muuse Suudi Yalaxow oo qoslaa ayaa ku yiri “AREEY minaad wax qaban kartid dadkaada u qabo, Mugaad Boorame garoon u dhisto, Saylac dakaddeeda furto, iiga sheekeey aqoontaada , HADII KALE Ha is wareerin, taasi aqoon maaha xambadna kugu tari meyso, ee ANAA KULA YAABEE, UMADA KALE YEEY KULA YAABINE, Ilmahaaga iska korso, SOMALI XABAD UMA QABAN KARTIDE. :D Run Badanaa ...kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
  7. Kuwo mudahaaradaya waa islaamihii qaadka keeni jiray iyo kuwa u shaqeeya ...kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Oh i forgot iyo ciyaalka IDPs kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
  8. Ma dadbaa intaa ka Xanaaqsan?
  9. Wadahadalkii wuuba dhacay, soow kan Jabuuti ka dhacay maaha?
  10. Dee Hargeysa ha iska yimaadeen .... waan soo dhoweynaynaa .. JB ayaa gacmo furan ku soo dhwoeynaya
  11. Waar Profosoorradu Siilaanyay la hadlayaan (kuwii doorashada ka xanaaqay iyo .. wasiirka dibu dejinta iyo ,,, bal wax noo baadh baadh). Shit .. ma idinkaa wax fahmaya
  12. According to Khatumo, Farole and Silanyo are best friends ... waa oori walaalo dee, their kids and wives would have a breakfast together in Garowe, lunch in Hargeys and the dinner either Har or Gar so thay're best friends JB soow sidaa maahan?
  13. War Khaatumo micneheedu waa maxay? dee waa Khaatumo .. Dhammaad ... dee naga daaya haddaba
  14. Oo sannadbuuba jiraaye Hanjabaddu maxay tahay? waa yaab
  15. Waar ninyohow mid ma isiinayaa hanblahaas? ileen Jamicanba ba waa kan siiyaye
  16. Kaasi Weligii nasan maayo
  17. Oo Carafaat maad la hadashaan yuusan shaqadiisa waayine. imminka habla madmadow baaba meeshii soo galaye NOW, waar yaan sidii cawke tareenka lagaa tuurin dheh
  18. Where are three k's and mr. Awke, saaxiibkey? KOORAANKII, KANEECADII IYO KULEYLKII?
  19. [quote= hadii aad ku darsatidna waan u sheegayaa Isimada, waan u sheegayaa dadweynaha, waxan u sheegayaa indheer garadka, wixii dalka ka dhaca adaa mas’uul ka ah” ayuu yidhi Samatar. What about if thety said we are happy after bribing them with the OIL bounty?