
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Mogadishu: powerful opposition takes shape....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xukuumada Daarul Hijreyn oo laga dhisayo magaalada Marka >>>> Xafiiska Warqabadka Muqdisho - Xukuumad loogu magacdaray Daarul Hijreyn oo qaban qaabadeeda laga wado magaalada marka, ayaa soo ifbaxaya, kadib markii inta badan ururada diidan Dowlada uu Hogaamiyo Sheik shariif ay halkaa kusii qul qulayaan. Wadaadka caanka ah ee Sheik hassan Turki oo isagau ku sugan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ay dhisi doonaan maamul slaami ah oo ku balaarsan dhammaan geeska Afrika, iyada oo marka hore Somaliya laga hirgelin doono wejiga hore ee Xukuumada Daarul Hijreyn. Ilaa iyo hadda waxaa socda shirar gogol xaar ah oo lagu qaban qaabinayo shirweynihii asalka u noqon lahaa dhismaha xukuumada ay kooxahani ugu magac dareen Daarul Hijreyn ama Baladul Hijreyn oo iyana la magac hayo, waloow ayan jirin labada magac mid haatan ay go'aansadeen. Sida muuqata qaban qaabada gogol xaarka shirweynaha dhismaha xukuumadan ayaa ku socda si xoowli ah, waxaana sida la filayo loogu talagalay in xukuumada ay hogaamiyaan Sheik Shariif, iyo Ra'iisul Wasaare Omar Abdirashiid loogaga hortago. Biladul Hijrateyn) oo loola jeedo dhulkii ay usoo hijroodeen Asxaabtii uu hogaaminayay Jacfar Bin Abi-Daalib (R C), Dhulkaas oo ka kooban Somaliya iyo Ethiopia Allidamaale.com -
Latest headlines from the south... New GovernmentThere has been some movement on the ground since the inception of Sharif Ahmed’s government, there is talk of the formation of an Islamic emirate government in the south run by Al Shabaab, Hizbul Islaam and sponsored by powerful forces in the Gulf regions. There are negotiations going on in Marka led by Xasan TurkI. Hizbul Islam has gained much ground in the capital taking over various districts in the city and holding the important district of Afgoyee to the south. They have issued a clear message to the new government that any encroachment on their territories in the capital will not be tolerated. Al Shabaab carried out a devastating attack on AMISOM forces killing up to 11 soldiers and injuring another 15. Duke..
-
^^^Of course the secessionists being Anglo Saxon are much more advaned than the rest of the African Somali's. What a dilema.
-
lool.Are they still talking. Ahmed and Nur were purged while all of Yey'ssupporters are back in the cabinet. A great deal of influance for an old retired man who is now residing in Yemen at the behest of the President.
-
^^^lool. The secessionist adds his few cents. Adeer former President Yusuf is in Yemen for health reasons and no more. As you know when he resigned he toured Puntland and even oversaw the election to its completion. Abdullahi Yusuf has left the TFG, but his great legacy is Puntland which is not thriving. Nur Cade and Ahmed Clown only got a job because of Yusuf and were discarded when he left without leaving anything comparable to Puntland.... But you knew that.
-
BADHAN: Puntland military commitee reaches heart of Sanaag: Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Col Cashuur -
The army is taking shape GUDDIDII LOO XILSAARAY HUBINTA CIIDAMADA PL OO GAADHEY MAGAALADA BADHAN Badhan : Subaxnimadii Khamiista ayaa magaalada Badhan waxa gaadhey sadex xubnood oo ka tirsan guddi dhowaan madaxweynaha PL C/raxmaan Maxamed Faroole u magcaabay tiro koobta iyo hubinta ciidamada kala duwan ee dawlad goboleedka Puntland ee Soomaaliyeed. Guddida ayaa waxay u kuurgal ku sameeyeen ciidamad Boliska iyo Daraawiishta ee ku sugan magaalada Badhan , waxayna ciidamada ugu tageen saldhigyadooda, iyaga oo diiwaanka ay siteen ka hubinayey magaca askariga , deetana sawir ka qaadayey . Waxa gudida la joogey mar kasta oo ay hawshaas wadaan Guddoomiyaha gobolka Sanaag PL Md. Maxamuud Siciid Nuur iyo labada taliye ciidan ee kala ah Col. C/laahi Cumar Cashuur oo taliye u ah daraawiishta iyo Col. C/xakiim Maxamed Liibaan oo taliye u ah ciidanka Boliska gobolka. Sida la ogyahay ciidanka Asluubta ayaan haba yaraatee ka jirin gobolka Sanaag, waxase la filayaa in maamulka cusubi ka asaaso ciidankaas iyo sidoo kale dhismaha xabsiyadaba. Xubnaha iyo masuuliyiinta gobolka ayaa ka cudur daartey iney warbaahinta wax faah-faahin ah ka siiyaan kulamadoodaas.
-
Laasqoray:- Munaasibad Balaadhan oo Ujeedkeedu ahaa soo Bandhigida Mashaariicda Warshada Kaluunka ee Laaqsoray ayaa Galabnimadii Khamiista lagu Qabtay Isla Hoolka Wayn ee Warshada Kaluunka Laasqoray, Kulankaasi Balaadhan ayaa waxa lagu Casumay Ganacsato, Aqoonyano, iyo Qaar ka mid ah Ururada Bulshada. Ganacsato Fara badan qaar ka mid ah Warbaahinta Waa wayn ee Somaliya ayaa Joogay Meesha Kulankaasi ka dhacay oo ahayd Degmada Laaqoray. Ugu horayn kulankaasi waxa Furay Maareeyaha Guud ee Warshada Kaluunka Laaqoray Dr C/raxmaan Maxamed C/laahi Isaga oo si qota dheer uga hadlay Hadafka Munaasibadaasi, Maareeyaha ayaa sheegay in Ujeedka Xafladaasi uu salka ku hayo sidii Bulshada loogu soo Bandhigi lahaa, Adeegyada Warshada Laasqoray iyo Qalabka Casriga ah ee lagu soo Kordhiyay, Maareeye C/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa farta ku Fiiqay in Warshada Kaluunka ee Laasqoray La Balaadhiyay isla markaana Kaluunka lagu soo Kordhiyay Qaabab Badan oo Casri ah, C/raxmaan ayaa Xusay in ilaa 5 - Nooc loo sameeyo Kaluunka Warshada Laaqoray kaasi oo uu Yiri" Hadeer Warshada waanu Balaadhinayay anaga oo la Kaashanayay Khuburo ku xeel dheer Arimaha soo saarida Kaluunka, Waxaan soo Kordhinay Kaluun Fara badan oo si Carsi ah loo Farsameeyay sida aad Hadeer Aragtaan Kaluunkaasi Hortiina Yaalaa Wa Nooc Cusub" Ayuu Yiri Maareey C/raxmaan. C/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa Ku Nuux - Nuuxsaday in Ganacsatada looga Fadhiyo inay Barnaamijkaasi Hormarka ah ka Qayb qaataan, Maareeyaha aya Farta ku Goday in Warshada Kaluunka ee Laasqoray ay Haatan ku Talaabsaday Hormar Baaxadlen, Mr C/raxaam ayaa Yiri" Kaluunka waxa uu Daawo u yahay Xanuun Badan waxana uu u baahan yahay ka Faa iidaysi Fara badan". Dhanka kale waxa isna lagu soo dhaweeyay Mikirifoonka Cali Maxamuud Xasan [Cali Ceelaayo] oo ka mid ah Masuuliyiinta Ugu saraysa Warshada Kaluunka ee Laasqoray, Cali Ceelaayo ayaa ugu horayn Mahad Balaadhan u soo Jeediyay dhamaan dadkii Munaasibadaasi Joogay, Waxa uu si dheer uga hadlay Warshada Kaluunka ee Laaqoray isaga oo Yiri" Warshada Kaluunka ee Laasqoray Waa Warshada Balaadhan waana Mashruuc Qaran Maha Mid Shakhsiyaad, Maha mid Urur iyo Mid Gobolk Toona waa wax u baahan in dhamaan Ganacsatada Somaliyeed ay Gacan ku yeeshaan sii Barnaamijkaasi looga Gaadhi lahaa, Meel sare" Ayuu Yiri Cali Ceelaayo. Cali Maxamuud Xasan Cali Ceelaayo oo sida la sheegay ku Jira Shanta Golaha sare ee Warshada ugu sareeya ayaa xusay in Xeebaha Somaliya siiba Tan Puntland ay u baahan Tahay Gar Gaar Deg Deg ah taasi oo ku aadan Buu Yiri Badbaadinta Maraakiibta Jariifka ku wada Xeebaha" Cali Ceelaayo ayaa Yiri" Ka Ganacsato ahaan waa inaan dhexda xidhanaa oo Maamulka la Kaashanaa sidii Masiibadaasi wax looga qaban Lahaa Darsaad ay sameeyeen dadka u Olaleeya Arimaha Kaluunka ayaa lagu sheegay in Bada Somaliya ay safka Hore kaga Jirto Meelaha ugu Kaluunka Badan"". Cali Ceelaayo ayaa dhanka kale sheegay inay Warshada ka shaqeeyaan ilaa 850- Ruux kuwaasi oo Buu Yiri Haween iyo Ragba leh, Cali Maxamuud ayaa sheegay in shaqaalaha Warshadu yihiin kuwa aqoon u leh, shaqada ay Hayaan. Cali Ceelaayo ayaa Ugu danbayntii sheegay inay ka Maamul ahaa, Wadayaan Hadafka ay ku doonayaan inay ka Gaadhaan Warshada Kaluunka ee Laasqoray kaasi oo ah Buu Yiri in dhamaan Geeska Afrka la Gaadhsiiyo Tayada Warshada Kaluunka ee Laasqoray anaga oo Kaashanayna Buu Yri, Ala Subxaanahu Wa Tacaal, iyo Aqoonta aanu u Leenahay ka Ganasiga Kaluunka. Sidoo kale waxa Halkaasi ka Halday Gudoomiyaha Ganacsatada Puntnd Sheekh Ismaaciil isaga ku Hadlayay Magaca Ganacsatada PL ayuu Yiri" Waan ku Faraxsanahay in aan Maanta Joogo Munaasibad lagu soo Bandhigayo Kuluunka Laasqoray Waxaan aad ugu Mahad Celinayaa dhamaan Rag lugta ku leh Mashruuca Warshada Kaluunka ee Laasqoray kuwaasi oo ah Ku Geesiyaal ah oo dhabarka u dhegtay Masuuliyada intaasi Leg" Lama Oran karo waa wax sahla meel ay intaasi oo Ruux oo Ajaanib iyo Somali ah ka hawl Galaan" Ayuu Yiri Gudoomiyihu.
-
The ICU to Amin Amir: we won't take it anymore!!
General Duke replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Faroole is following the right channels. He has a right to do so, his name is important and so is the name of the state that he leads. Unlike Mr. unaccountable thug Riyaale who has arrested his political opponents’ [remember the Qaran party lot] and has postponed elections for a year. Now go get that unrecognized money of that unrecognized country “Somaliland” and trade it for something. -
Twisted Logis: Adeer spare us the mindless twaddle, it was the international community that put pressure on the former President not withstanding his bad health and age, Yusuf was not defeated and did not lose an election he resigned. The treacherous crowd led by Nur cade confused who got a thrashing and humiliation in the election and Ahmed AbdiSalaan lost and don’t figure in any of our new game plans. The fact that many of Yusuf’s acolytes are in the cabinet tells a great deal, things have changed and they would have even had Yusuf retired at the end of his term. You have nothing to be happy about here lad, and thus your Oodweyne like meaningless tirade.
-
Xiin, adeer I have no issue with Sharif Ahmed, they could make him Information minister or trade. Three positions are always important for Somalia's development. 1. What we call Chancellor, US calls Secretary of the Treasury and the rest of the world knows as Finance Minister, this is a very important post and we should have an economist in this position. 2. Foreign affairs is an important post, Mohamed Omaar is ok, not to sure about his educational background but he seems like a decent and active fellow from what I have seen of him. 3. Interior: Abdulqadir Ali Omar is a good choice he is tough and has a big following within the courts. I also noticed that he never fled and never lost faith in Sharif Ahmed, for loyalty and courage and religious convictions I give him some credit. Though the security portfolio should have also gone to him. Ina Cadow, Jurile, have been underused.
-
LSK, point taken. Xiin, that makes sense, I swear I heard of the guy before. As for the cabinet, its not about bad, its the same thing we had back in 2004. Ibrahim Cadowe should have got a bigger better position. Janagow, should have been given something bigger. Sharif Xasan should have been given something small. But hey it does not rock the boat and that what matters I guess.
-
LSK: Cadaado is not part of Galmudug. But he is from Cadaado.
-
Xiin, I have heard of this Azhari before, its not the PM's in law you are correct, there was another one by that name who was in Geedi's government, I think?
-
Cosmic change has already taken place The TFG system and Federalism is here to stay. What has changed? Nothing, we have a new President and a promise for change, we have calls for Shraia implementation and that is most welcome. For if one was after justice, then Islamic law is pure justice, it allows for no occupation of Muslim property and protects the innocent and unarmed. If devolution of power is what one is after then we will have the formation of states, and that’s a most welcome change. If one wanted to isolate a certain group or clan, well pardon but that did not take place at all in the contrary many of the key players have returned and some of the adversaries have been put into the dustbin of history. Nur Cade is gone, Ahmed AbdiSalaan is gone and again one applauds the PM’s swift and decisive move.
-
^^^ "He who does not economize will have to agonize." - Confuscius
-
Magacyada Golaha Wasiirada Cusub ee DFKMG oo Lagu Dhawaaqay oo ka kooban 36 wasiir - Feb 20, 2009 Jabuuti: Waxaa maanta (Jimce Feb 20, 2009) ra'iisul wasaaraha DFKMG Cumar C/rashiid Cali Sharmarke uu ku dhawaaqay golahiisa wasiirada ee cusub. Waxana uu magacyada wasiirada kaga dhawaaqay xaflad ka dhacday Jabuuti oo ay kasoo qayb galeen xildhibaanada DFKMG ee laga sugayo in ay wasiradaas ansixiyaan. Golaha wasiirada ee xukuumada labada sano ee la magacaabay oo tiradoodu tahay 36 wasiir waxay kala yihiin: Ra'iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Kaluumeysiga: Prof C/raxmaan Ibraahim Ibbi Ra'iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka Maaliyada iyo Lacagta: Shariif Xasan Sheekh Aadan Ra'iisul wasaare ku xigeen ahana Wasiirka Tamarta iyo Shidaal: C/waaxid Cilmi Goonjeex Wasiirka Macdanta iyo Biyaha : Cabdalla Boos Axmed Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda: Maxamed Ibraahim Xaabsade Wasiirka Arrimaha Gudaha: C/qaadir Cali Cumar Wasiirka Caddaalada iyo Garsoorka: C/raxmaan Maxamuud Janaqow Wasiirka Arrimaha Dibadda: Maxamed C/laahi Oomaar Wasiirka Gaashaandhiga: Maxamed Cabdi Gaandi Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah: C/raxmaan C/shakuur Warsame Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka: Madoobe Nuunow Maxamed Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta: Sheekh Nuur Aaden Cali Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Haweenka: Fowsiyo Maxamed Sheekh Wasiirka Dhaqan Celinta iyo Naafada: Maxamed Cali Ibraahim Wasiirka Gargaarka Aadamiga: Maxamuud Cabdi Ibraahim Wasiirka Warfaafinta : Farxaan Cali Maxamud Wasiirka Cilmi Baarinta iyo Technolojiyada: Maxamed Cali Xagaa Wasiirka Caafimaadka: Qamar Aaden Cali Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha: Maxamed Cabdi Xayr "Maareeye" Wasiirka Jaaliyadda Dibada: C/laahi Axmed Cabduli As-hari Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta: Axmed C/laahi Waayeel Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare : Prof. Ibraahim Xasan Caddow Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta: Maxamed Cabdi Yuusuf Wasiirka Horumarinta Reer Miyiga: Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada: Saleebaan Colaad Rooble Wasiirka Amniga Qaranka: Cumar Xaashi Aadan Wasiirka Xannaanada Xoolaha: Abuukar Cabdi Cismaan Wasiirka Beeraha : Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud Wasiirka Hantida Qaranka iyo Qalabeynta : Maxamed Mursal Wasiirka Dib u dhiska : Xuseen Ceelaabe faahiye Wasiirka Dalxiiska iyo Durjoogta: Maxamed Xuseen Giriig Wasiirka Boostaha iyo Isgaarsiinta: C/risaaq Cismaan Juurile Wasiirka Ganacsiga : C/rashiid Maxamed Ciro Wasiirka Warashadaha: C/raxmaan Jaamac Cabdalla Wasiirka Gadiidka Cirka iyo Dhulka : Cali jaamac Jangeli Wasiirka Degaanka iyo ilaalinta bay'adda: Burci Maxamed Xamsa Faafin: SomaliTalk.com | Feb 20, 2009
-
The New York Post apologized today , Now for Amin Ammir
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Good news for Obama again. Another silly cartoon to smear him bites the dust. The New York Post apologized today after so much uproar in America in the last few days for that idiotic cartoon intended to insult Obama as a monkey. After two days of picketing and vociferous protests, the New York Post has apologised for printing a cartoon that was interpreted by some readers as comparing America’s first black President to a crazed and violent ape. A qualified apology was posted in an editorial on the tabloid’s website yesterday evening as 200 protesters marched outside its Manhattan offices. Civil rights leaders and politicians were offended by the sketch, which referred to the shooting of Travis, a celebrity chimpanzee who went on a violent rampage this week. The Rev Al Sharpton led protests against the cartoon, which shows a policeman saying “They’ll have to find someone else to write the next stimulus bill” as he stood over the body of the dead chimp. President Obama was the architect of much of the fiscal stimulus package and some readers concluded that the Commander-in-Chief was the butt of a racially charged joke. The New York Post has rejected that suggestion but finally bowed to pressure last night and issued an apology. “It was meant to mock an ineptly written federal stimulus bill. Period,” the editorial read. “But it has been taken as something else - as a depiction of President Obama, as a thinly veiled expression of racism. This most certainly was not its intent; to those who were offended by the image, we apologise.” Related Links The nature of the apology did not quell all of the criticism of the newspaper though. It continued: “However, there are some in the media and in public life who have had differences with the Post in the past - and they see the incident as an opportunity for payback. To them, no apology is due. “Sometimes a cartoon is just a cartoon - even as the opportunists seek to make it something else.” Mr Sharpton criticised what he called the paper’s “conditional statement” of regret. “Though we think it is the right thing for them to apologise to those they offended, they seem to want to blame the offence on those (who) raised the issue, rather than take responsibility for what they did,” he said. The civil rights veteran said the groups protesting against the cartoon would go ahead with a previously scheduled rally outside the Post today. Picketers chanted “Boycott the Post! Shut it down!” and “End racism now!” yesterday in front of the paper’s office, saying the cartoon echoed racist stereotypes of blacks as monkeys. Charles Ashley, 25, a model at the demonstration said: “You would have to be in a time warp or in a whole other world not to know what that means.” “Since when can you call for the killing of the president of the United States?” demanded City Councilman Charles Barron. The editor-in-chief of the Post had initially refused to apologise for the cartoon, published on Wednesday, claiming it was a clear parody of Washington politics. It was drawn by long time Post cartoonist Sean Delonas, who has attracted criticism in the past for his forthright imagery. source