General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. 'Medicine' Sheikh Aweys, formerly legislative head of the Islamic Courts Union (ICU), told Al Jazeera TV from his base in Eritrea that the fighting will continue until AMISOM troops leave Somalia. "They [AMISOM] are the enemy of the Somali people," Sheikh Aweys said, while urging Islamist insurgents to continue to war. He condemned Somalia's new government, saying that it was established by the West to 'weaken the muqawama,' a reference to the Islamist insurgency. Sheikh Sharif Ahmed, a former ICU executive chief, is now the new president of Somalia's UN-backed 'unity government' and its Islamist-dominated Cabinet. Further Sheikh Aweys distanced his group, Party of Islam, from the recent fatwa issued by the Islamic clerics, saying: "The sheikhs tried but they should not issue a fatwa on the war, which is defensive. Every person will use medicine to fight a disease." What madness
  2. Warlord 'Resigns' Yusuf Mohamed Siad, known popularly as 'Indha Ade' (White Eyes), told the BBC Somali Service that he has resigned as the military chief of the Party of Islam. Indha Ade, the notorious ex-warlord of Lower Shabelle region and the ICU's former defense chief, said his group had accepted the decision of the Islamic clerics not to attack AMISOM. "I recently resigned as the military leader of the Party of Islam, and I am not involved in the fighting," Indha Ade said. He stated that he has been a long time friend of new President Sheikh Sharif but urged the new leader to clearly express his position to the muqawama. "I want to state that the people of Mogadishu do not deserve to be shelled while they are returning," Indha Ade said, while referring to civilians returning to their homes with the hope that the anti-government insurgency will stop.
  3. Warlord 'Resigns' Yusuf Mohamed Siad, known popularly as 'Indha Ade' (White Eyes), told the BBC Somali Service that he has resigned as the military chief of the Party of Islam. Indha Ade, the notorious ex-warlord of Lower Shabelle region and the ICU's former defense chief, said his group had accepted the decision of the Islamic clerics not to attack AMISOM. "I recently resigned as the military leader of the Party of Islam, and I am not involved in the fighting," Indha Ade said. He stated that he has been a long time friend of new President Sheikh Sharif but urged the new leader to clearly express his position to the muqawama. "I want to state that the people of Mogadishu do not deserve to be shelled while they are returning," Indha Ade said, while referring to civilians returning to their homes with the hope that the anti-government insurgency will stop.
  4. 'Medicine' Sheikh Aweys, formerly legislative head of the Islamic Courts Union (ICU), told Al Jazeera TV from his base in Eritrea that the fighting will continue until AMISOM troops leave Somalia. "They [AMISOM] are the enemy of the Somali people," Sheikh Aweys said, while urging Islamist insurgents to continue to war. He condemned Somalia's new government, saying that it was established by the West to 'weaken the muqawama,' a reference to the Islamist insurgency. Sheikh Sharif Ahmed, a former ICU executive chief, is now the new president of Somalia's UN-backed 'unity government' and its Islamist-dominated Cabinet. Further Sheikh Aweys distanced his group, Party of Islam, from the recent fatwa issued by the Islamic clerics, saying: "The sheikhs tried but they should not issue a fatwa on the war, which is defensive. Every person will use medicine to fight a disease." What madness
  5. 'Medicine' Sheikh Aweys, formerly legislative head of the Islamic Courts Union (ICU), told Al Jazeera TV from his base in Eritrea that the fighting will continue until AMISOM troops leave Somalia. "They [AMISOM] are the enemy of the Somali people," Sheikh Aweys said, while urging Islamist insurgents to continue to war. He condemned Somalia's new government, saying that it was established by the West to 'weaken the muqawama,' a reference to the Islamist insurgency. Sheikh Sharif Ahmed, a former ICU executive chief, is now the new president of Somalia's UN-backed 'unity government' and its Islamist-dominated Cabinet. Further Sheikh Aweys distanced his group, Party of Islam, from the recent fatwa issued by the Islamic clerics, saying: "The sheikhs tried but they should not issue a fatwa on the war, which is defensive. Every person will use medicine to fight a disease." What madness
  6. ^^^loool. Adeer You suffer from delusional grandeur, Riyaale is your boss concentrating in appeasing him and giving him another term. Some one from SOOL would do the same thing, steal the little money you have just like Riyaale.
  7. Riyaale is your boss, he has made millions while you are a poor sod in the west talking big. Riyaale was an NSS boss who used to bully the likes of Abdullahi Omaaar who's son Mohamed can not step into Hargaysa today. You control nothing, Siyad's goons control Hargaysa saxib.
  8. Abu Zaylici: Adeer again you seem to confuse yourself ever more. The issue is simple and clear those who used Mogadishu as a battle ground to settle scores from 1991 till now are well known. It does not matter if they change their names to Jalle Aydeed to Abu Aydeed, their terror tactics and use of the civilians as human shields is to them a competitive advantage. Now I expected nothing less from you but to blame others How many died today? and for what reason who were you liberating? AfricaOwn, the black sheep of the secessionist lot, adeer Yusuf chased Riyaale out and you could do nothing, and if Siyad Barre was the worst enemy of all time, then why did you elect his little NSS Spy as your supreme leader? Give us a break lad you are just throwing stones at a well armed opponent.
  9. Sh. Indhacade Iyo Dr. Cumar Iimaan Oo Beeniyay Inay Ku Jiraan Dagaalka... Yaa Wada Dagaalkan? 23 February, 2009 12:32:00 Toronto t. Font size: Muqdisho,25-Feb-2009:-Waxa maalintii labaad dib usoo cusboonaaday dagaalkii shalay ka dhacay xaafada Hodan oo u dhexeeyay ciidamo kala raacsan dowladda uu hogamiyo Madaxweyne Sh. Sharif iyo Xisbul Islaam oo uu hogaamiyo Dr. Cumar Iimaan. Dagaalkan oo la isku adeegsaday hubka noocyadii kala duwan, isla markaan gaystay qasaare naf iyo maalba leh, ayaa maanta dib u bilowday kadib markii lagu guuldaraystay in qolo walba ay halkeedii hore ku laabato. Isbahaysiga Xisbul Islaam ayaa u muuqda mid isku qilaafsan qaabka dagaalkan ay u bilaabeen. Sh. Yusuf Indhacade iyo Dr. Cumar Iimaan ayaa beeniyay inay ku lugleeyihiin dagaalkan, waxayna si kali kali ah u sheegeen inaysan wax shaqo ah ku lahayn dagaalka shalay iyo maanta ka socda xaafadaas. Dr. Cumar Iimaan oo Faahfaahin ka bixiyay cida wada dagaalkan ayaa sheegay inuu ku kali yahay dagaalku taliyaha ciidamada Jabha Islaamiya Sh. C/qaadir Komaandoos oo ka tirsan isbahaysiga mucaaradka ee Xisbul Islaam. Qilaafka Dr. Cumar iyo C/qadir Komaandoos ayaa yimid kadib markii Dr. Cumar Iimaan uu diiday inuu ku maalgaliyo dagaalka lacagta madax-furashada looga soo helay Talyaaniga oo loo siidaayay laba haween oo Soorooyin ah. Lacagtan oo kusoo dhacday gacanta Sh. C/qadir Komaandoos ayuu ugu yaboohay inuu ku maalgaliyo dagaal lagu qaado ciidamada dowladda Sh. Shariif, laakin Dr. Cumar Iimaan ayaa ku tilmaamay lacagtaas mid xaaraan ah oo aan lagu maalgalin karin isbahaysiga Xisbul Islaam. Intaas kadib ayuu go'aan kaligiis gaaray Sh. C/qadir Komaandoos sidaas ayuuna dagaalka ku bilaabay shalay ilaa maantana uu ku socdaa dagaalku. Madaxweyna Sh. Shariif oo ku socda wadadii madaxweyne C/qasim Salaad uu maray sagaal sanno ka hor, wadadaas oo ahayd dagaal la'aan ayaa xoogaga kasoo horjeeda waxay isku dayayaan inay dhul balaaran qabsadaan maadaama uusan dagaal usoo jeedin madaxweyna Sh. Shariif, waxayna u muuqataa inuu dagaal kama dambays ah gali doono marka xeero iyo fandhaal ay kala dhacaan oo xalku uu sii fogaado, dadweynuhuna ay ka niyad jabaan dowladda taagta yar.
  10. Sh. Indhacade Iyo Dr. Cumar Iimaan Oo Beeniyay Inay Ku Jiraan Dagaalka... Yaa Wada Dagaalkan? 23 February, 2009 12:32:00 Toronto t. Font size: Muqdisho,25-Feb-2009:-Waxa maalintii labaad dib usoo cusboonaaday dagaalkii shalay ka dhacay xaafada Hodan oo u dhexeeyay ciidamo kala raacsan dowladda uu hogamiyo Madaxweyne Sh. Sharif iyo Xisbul Islaam oo uu hogaamiyo Dr. Cumar Iimaan. Dagaalkan oo la isku adeegsaday hubka noocyadii kala duwan, isla markaan gaystay qasaare naf iyo maalba leh, ayaa maanta dib u bilowday kadib markii lagu guuldaraystay in qolo walba ay halkeedii hore ku laabato. Isbahaysiga Xisbul Islaam ayaa u muuqda mid isku qilaafsan qaabka dagaalkan ay u bilaabeen. Sh. Yusuf Indhacade iyo Dr. Cumar Iimaan ayaa beeniyay inay ku lugleeyihiin dagaalkan, waxayna si kali kali ah u sheegeen inaysan wax shaqo ah ku lahayn dagaalka shalay iyo maanta ka socda xaafadaas. Dr. Cumar Iimaan oo Faahfaahin ka bixiyay cida wada dagaalkan ayaa sheegay inuu ku kali yahay dagaalku taliyaha ciidamada Jabha Islaamiya Sh. C/qaadir Komaandoos oo ka tirsan isbahaysiga mucaaradka ee Xisbul Islaam. Qilaafka Dr. Cumar iyo C/qadir Komaandoos ayaa yimid kadib markii Dr. Cumar Iimaan uu diiday inuu ku maalgaliyo dagaalka lacagta madax-furashada looga soo helay Talyaaniga oo loo siidaayay laba haween oo Soorooyin ah. Lacagtan oo kusoo dhacday gacanta Sh. C/qadir Komaandoos ayuu ugu yaboohay inuu ku maalgaliyo dagaal lagu qaado ciidamada dowladda Sh. Shariif, laakin Dr. Cumar Iimaan ayaa ku tilmaamay lacagtaas mid xaaraan ah oo aan lagu maalgalin karin isbahaysiga Xisbul Islaam. Intaas kadib ayuu go'aan kaligiis gaaray Sh. C/qadir Komaandoos sidaas ayuuna dagaalka ku bilaabay shalay ilaa maantana uu ku socdaa dagaalku. Madaxweyna Sh. Shariif oo ku socda wadadii madaxweyne C/qasim Salaad uu maray sagaal sanno ka hor, wadadaas oo ahayd dagaal la'aan ayaa xoogaga kasoo horjeeda waxay isku dayayaan inay dhul balaaran qabsadaan maadaama uusan dagaal usoo jeedin madaxweyna Sh. Shariif, waxayna u muuqataa inuu dagaal kama dambays ah gali doono marka xeero iyo fandhaal ay kala dhacaan oo xalku uu sii fogaado, dadweynuhuna ay ka niyad jabaan dowladda taagta yar.
  11. Warlord IndaCade has no more room, he is confused and lost in te abyss, well he can forget about Marka.
  12. Warlord IndaCade has no more room, he is confused and lost in te abyss, well he can forget about Marka.
  13. Abu Diaby: Adeer you have no leg to stand on whatsoever Who fought inside Guriceel, Dhusa Mareeb and how many died? Yes the old man is gone and there are no more excuses Since yesterday the death toll in Mogadishu alone is between 60-80 thats in two days and who is fighting? Meiji: the man devoid of any logic, adeer the topic is simple who sends mortars and use the city of Mogadishu as a battle ground? Answer the question and dont get emotional.
  14. Sh. Aweys: lama joojinayo dagaalada 25 Feb 25, 2009 - 3:15:41 AM Hogaamiyaha ARS-Asmara Sheekh Xasan Daahir Aweys oo wareysi siiyay Al-jazeera isagoo ku sugan dalka Eritrea ayaa sheegay in dagaalada ka socda Muqdisho aysan joogsanayn inta ay dalka ka baxayaan AMISOM. Sheekh Aweys, wuxuu sheegay in dagaalada socda ay yihiin kuwo lagu doonayo in dalka looga saaro ciidamada ka socda Afrika oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwo kusoo duulay dalka Somalia. "Dagaaladu waa soconayaa inta dalka laga saarayo AMISOM... waayo waa cadow doonaya inay dhibaateeyaan shacabkeena" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir, isagoo kooxaha Islaamiyiinta ah ugu baaqay inay dagaalada sii wadaan. In ka badan 35-qof ayaa ku dhintay dagaalo ka dhacay Muqdisho 24-kii saac ee ugu dambeeyay, iyadoo ay ku dhaawacmeen 130-qof oo kale, kuwaasoo u dhexeeya kooxda Xizbul Islam iyo ciidamda dowlada oo gacan ka helaya kuwa AMISOM. Aweys ayaa weeraray xukuumada cusub ee Somalia, taasoo uu hogaaminayo Sh. Shariif Sh. Axmed, isagoo ku tilmaamay xukuumada inay tahay mid loo dhisay inay la dagaalano muqaawamada. "Dowlada cusub waxaa dhisay xukuumadaha reer galbeedka; qasadka laga leeyahayna waa in lagu jabiyo muqaawamada oo guulo ka gaaray dagaaladii ay la galeen cadowga" ayuu yiri Sheekh Aweys. Gudoomiyaha ARS-Asmara wuxuu gaashaanka ku dhuftay go'aanadii kasoo baxay culumadii ku shiray Muqdisho, kaasoo lagu dalbay in dagaalada la joojiyo, lana dhowro inta ay dalka ka baxayaan ciidamada Afrika ka socda. "Inkastoo culumadu ay dadaaleen, hadana ma ahan inay soo saaraan fadwo ku aadan in dagaalada socda... waayo dagaaladu waa kuwo isdifaacid ah, mana jirto qof aan dawo kula dagaalamayn cudurkii ku dhaca" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys. Shir jaraa'id oo uu Muqdisho ku qabtay Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah madaxa Hay'ada culumada Somalia ayaa dusha ka saaran kooxda dagaalada bilowday dambiga khasaarihii dagaalkaas uu dhaliyay, isagoo sheegay inay fadwo cusub kasoo saarayaan dagaalada khasaaraha dhaliyay ee ka socda Muqdisho. GAROWE ONLINE
  15. Sh. Aweys: lama joojinayo dagaalada 25 Feb 25, 2009 - 3:15:41 AM Hogaamiyaha ARS-Asmara Sheekh Xasan Daahir Aweys oo wareysi siiyay Al-jazeera isagoo ku sugan dalka Eritrea ayaa sheegay in dagaalada ka socda Muqdisho aysan joogsanayn inta ay dalka ka baxayaan AMISOM. Sheekh Aweys, wuxuu sheegay in dagaalada socda ay yihiin kuwo lagu doonayo in dalka looga saaro ciidamada ka socda Afrika oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwo kusoo duulay dalka Somalia. "Dagaaladu waa soconayaa inta dalka laga saarayo AMISOM... waayo waa cadow doonaya inay dhibaateeyaan shacabkeena" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir, isagoo kooxaha Islaamiyiinta ah ugu baaqay inay dagaalada sii wadaan. In ka badan 35-qof ayaa ku dhintay dagaalo ka dhacay Muqdisho 24-kii saac ee ugu dambeeyay, iyadoo ay ku dhaawacmeen 130-qof oo kale, kuwaasoo u dhexeeya kooxda Xizbul Islam iyo ciidamda dowlada oo gacan ka helaya kuwa AMISOM. Aweys ayaa weeraray xukuumada cusub ee Somalia, taasoo uu hogaaminayo Sh. Shariif Sh. Axmed, isagoo ku tilmaamay xukuumada inay tahay mid loo dhisay inay la dagaalano muqaawamada. "Dowlada cusub waxaa dhisay xukuumadaha reer galbeedka; qasadka laga leeyahayna waa in lagu jabiyo muqaawamada oo guulo ka gaaray dagaaladii ay la galeen cadowga" ayuu yiri Sheekh Aweys. Gudoomiyaha ARS-Asmara wuxuu gaashaanka ku dhuftay go'aanadii kasoo baxay culumadii ku shiray Muqdisho, kaasoo lagu dalbay in dagaalada la joojiyo, lana dhowro inta ay dalka ka baxayaan ciidamada Afrika ka socda. "Inkastoo culumadu ay dadaaleen, hadana ma ahan inay soo saaraan fadwo ku aadan in dagaalada socda... waayo dagaaladu waa kuwo isdifaacid ah, mana jirto qof aan dawo kula dagaalamayn cudurkii ku dhaca" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys. Shir jaraa'id oo uu Muqdisho ku qabtay Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah madaxa Hay'ada culumada Somalia ayaa dusha ka saaran kooxda dagaalada bilowday dambiga khasaarihii dagaalkaas uu dhaliyay, isagoo sheegay inay fadwo cusub kasoo saarayaan dagaalada khasaaraha dhaliyay ee ka socda Muqdisho. GAROWE ONLINE
  16. The past two years we have had many claims by amnesia stricken Somali’s notably the fake religious groups, secessionists and other pretenders who made outrageous statements devoid of fact and common sense. It was told to the world that atrocities were being committed by the foreign Ethiopians and by the government headed Mudane Yusuf, all blame was heaped on them and we were told if only they left then everything would be honky dory. However before Yusuf ever arrived in the south Mogadiishu had 17 years of urban fighting, from the USC clan cleansing and massacres of the early 90s to inter clan fighting to the rise of the warlords and even Sharif Ahmed and his groups war in 2006. In each instance the civilians were used as human shields at best and as cannon fodder on most occasions. They was always sweet talk of reaching clan Nirvana, or liberating the country, or resisting the Kaffir. Beautiful words were spoken by Aydeed to multitudes, by Xasan Dahir even InadCade could rap like Jay-Z when it came to the reasons he fights in populated areas. Since the resignation of Yusuf we have had no let up to the war in the south in fact we have a new deadly clan group taking over the central regions, we have a new alliance of “Islamists” against other “Islamists” who are being praised and encouraged to continue to murder more Somali's by parasites in a remote cave in Afghanistan tribal area’s. Suicide bombings and deadly fighting has returned, and now one wonders have the memory of the amnesiacs returned or do they need more time and more civilian deaths before they acknowledge the truth.
  17. Update 1: Khasaaraha Dagaalka Muqdisho oo Kordhaya iyo Rasaas Dheceysa Tuesday, February 24th, 2009 at 5:24 pm Cabdalle Muumin HR Media News Desk Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd madafiic lagu tuurey xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ee Muqdisho iyadoo welina ay socdaan rasaas goos goos ah oo magaalada ka dheceysa. Wariyaha Horseed Media ee Muqdisho Maxamed Cabdi Kuuriya ayaa sidoo kale ku soo waramaya in weli xilligan la maqlayo rasaas ka dheceysa meelo kala duwan oo magaalada ka mid ah, waxaana goobaha ay rasaastu weli k dheceyso ka mid ah degaanadii ay maanta dagaaladu ka dheceen ee degmada Hodan. Degaanka KM4 oo maanta dagaalka ugu badan uu ka dhacay ayaan jirin wax dhaqdhaqaaq ah oo ka jira, waxaana si aad ah looga maqlayaa rasaas mararka qaar xoogeysaneysa oo ka dhacaysa meelo ku dhow xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Rasaasta weli dheceysa oo ay ku jirto mida hubka culus ee hoobiyaasha iyo madaafiicda ayaa xitaa gaaraya degaano kale oo aad uga fog meelaha lagu dirirey halkaasi oo dad ay ku wax yeeleysey. Dad xog ogaal ah ayaa Horseed Media goor dhoweyd u sheegay in dhowr madfac oo hoobiye ah ay ku dheceen xarunta madaxtooyada kuwaasi oo aan la ogeyn wax khasaare ah oo ay geysteen. Horseed Media oo xiriir la sameysay madaxtooyada ayaan noo suuro gelin inaanu wax faah faahin ah helno. Khasaaraha oo kordhaya Khasaaraha dagaalka maanta dhex marey ciidanka DKMG iyo kuw AMISOM iyo kooxaha ka soo horjeeda ee Xisbul islaam ayaa lagu soo waramayaa inay sii kordheyso oo saacadba saacada ka dambeysa dad hor leh la geynayo cusbitaalada, waxaana taasi ay keeneysaa in tirada dhimashada iyo dhaawaca ay mar walba ka badato intii hore. Cusbitaalada caafimaadka ee Muqdisho ayaa lagu sii wadaa weli dad ay waxyeelo ka soo gaareen dagaaladu oo u badan rayid xoogsato ah oo ku dhaawacmay dagaalka maanta, cusbitaalada Madiina iyo Dayniile ayaa ka mid ah cusbitaalada dadka ugu badan la geeyey. Maamulka cusbitaalka Madiina ayaa sheegay in qaar ka mid ah dadka la keenay cusbitaalka ee dhaawaca ah ay u baahan yihiin qalliin madaama ay xaaladoodu culus tahay. Waxaana maamulka cusbitaalku ay sheegayaan in dawada iyo dhakhaatiirtu y ku filan tahay xilligan, laakiin waxay walaac ka muujiyeen tirada badan ee dadka ah ee maanta keliya la geeyey cusbitaalkooda iyadoo 60 qof oo dhaawac ah la dhigey cusbitaalka Madiina maanta oo kaliya. Inta badan dadka la dhigey cusbitaalada Muqdisho waa dad rayid ah oo qaarkood ku sugnaa goobo ka agdhowaa meesha uu dagaalku ka dhacay sida Suuqa Bakaraaha iyo wadada Taleex oo ka wada tirsan Degmada Hodan. Dagaalka maanta dhex marey dhinacyada DKMG iyo ciidanka Afrika ee AMISOM ee nabad ilaalinta oo dhinac ah iyo xoogag kale oo taabacsan Xisbul islaam ayaa sababey dhimashada dad ka badan 20 iyo dhaawaca 80-meeyo dad ah wallow ay jirto in tirada ay sii kordheyso maadaama ay weli rasaastu dheceyso oo duqeyn ay magaalada ka jirto.
  18. Axmed Walad Cabdalla oo cambaareeyay weerarkii lagu qarxiyay ciidamada Amisom ee kusugan Muqdisho. (Mogadishu, Talaado, Feb, 24, 2009, (Hornafrik Media) Axmed walad cabdalla ayaa sheegay in weerarkan looga loola dan lahaa in lagu dhiibaateeyo hanaanka wadahadalada iyo hormarka laga gaaray dhanka siyaasadda ee dalka Soomaaliya wuxuuna sheegay wakiilka qaramada midoobey ee arimaha soomaaliya in falkaasi uu yahay fal danbiyeed culus oo ay gaysteen sida uu wararka u dhigay kooxo ka soo horjeeda nabad ka hirgasha Soomaaliya kadib ku dhawaad 20 sano oo colaadi ka taaganayd. Midowga Afrika ayaa iyana shir ay ku yeesheen Magaalada Addis Ababa ee xarunta Midowga afrika ayaa waxay si kulul u cambaareeyeen weerarkii lagu dilay 11 askari oo nabad ilaaliyaal afrikan ah kuwaas oo ka soo wada jeeda dalka Burundi waxaana ay midowga afrika sheegeen in falkaasi ay barayaan sidii ay uu u dhacay. Warar hordhac ah oo ay soo daabaceen Midowga afrika ayay ku sheegeen in weerarkani uu ahaa mid uu fuliyay sida ay sheegeen in Ciidamada dowladda ay garayaan oo la shaqayn jiray sida ay sheegeen Ciidamada islamarkaana aan la koontarooli jirin. Macada suurtagalnimada warkaan ay sheegeen ciidamada Midowga Afrika iyadoo weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday Ciidamada Amisom uu ahaa kii ugu khasaaraha badnaa ee soo gaara ciidamadaasi waxaana ka dhintay mar qur ah 11 askari halka ay ku dhaawacmeen 15 askari oo kale waxaana askartaasi loo qaaday dhaawacooda Magaalada Nairobi ee dalka Kenya
  19. ^^^Nothing is wrong with it. As long as it is not in the guise of Clan Courts. Islamic rule would benefit Somalia immensely if done right. Benefits would be security, justice, equality, the handover of looted property and stopping the scourge of Qad. Done in the fashion of Yusuf InadCade it would be a disaster.
  20. Meiji adeer, if you cant handle the news dont read it. The suicide bombing alone testifies that there is no truce, the groups are positioning themselves. Also Dalkanews.com is a big supporter of the clan courts and the Sharif..
  21. Gabbal adeer, I have not heard anything new, they have attacked the North before so I don’t doubt they will try again, but their energy now is entirely on the south and they have vacated much of the central areas they held to local warlords and Ahlu Sunna.
  22. 11 askari oo katirsan Ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM oo lagu dilay weerar Posted to the MOL February 22, 2009, 2:05 pm Mogadishu, Somaliya:- Kow iyo toban askari ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta ee Midwoga Africa ee kusugan magaalada Muqdisho ayaa manta kugeeriyooday qarax ay la beegsadeen kooxda Alshabaab ee kasoo horjeeda cidaamada nabad ilaalinta. Qaraxaan ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay 15 askari , waxayna dhammaan ka tirsan yihiin ciidamada kasocda dalka Burundi. Qaraxaan oo shida la sheegay ahaa mid ismiidaamin inkastoo ay saraakiisha AMISOM ay shegeen inuu weerarkani u ahaa hoobiyaal lagu soo tuuray xarunta ay daganyihiin. Qaraxaan ayaa waxa uu kusoo aaday xilli ay Midowga Africa ay qorshaynayaan inay ciidamo horleh usoo diraan dalka Somaliya. Wuxuu sidoo kale kusoo aadaya maalmo kadib markii ay Culimada Somaliyeed ay shir ku yeesheen magaalada Muqdisho kana soo saareen go’aamo ugu baaqaya ciidamada midowga Africa inay dalka uga baxaan 120 maalmood, halka ay ugu baaqeen koxaha dagaalamaya inay sidoo kale weerarada ka joojiyaan ciidamada nabad ilalinta inta ay dalka ka baxayaan. Mudugonline.com
  23. Muqdisho: Xisbul Islaam oo digniin udiray ciidamada dawladda Soomaaliya. 23. februar 2009 Muqdisho(AllPuntland)- Afhayeenka Ururka ay isku raaceen oo ay dhisteen Afar Urur oo ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ee la yiraahdo Xisbul Islaam ayaa Digniin culus udiray Ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayagoo uga digay in ay ku soo dhawadaan ama soo galaan deegaanada ay Maamulayaan ciidamada ka amar qaadanaya dhinacyadan. Afhayeenka Ururkaasi Sheekh Xasan Mahdi ayaa shaaca ka qaaday in ay arkayaan dadaalo ay wadaan dad uu ku sheegay in ay ka tirsan yihiin dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo uu sheegay in ay doonayaan in ay ciidamo keenaan deegaanada ay ka taliyaan Ururadooda, wuxuuna sheegay in hadii aan laga tagin talaabooyinkaasi oo aan laga guurin ay u arkaan mid ka soo horjeeda amaanka dalka Soomaaliya. " Anaga ayaa maamuleyna deegaanada aan maamulna waadna la socotaan, waxaana goobaha aan joogno meelaha dhow dhawaanahaan aan arkeynay ayadoo la leeyahay ciidan ayaa la keenayaa, waxaana uaragnaa in looga soo horjeedo amaanka deegaanadan" Ayuu yiri Afhayeenka Kooxdan oo ku sheegay talaabooyin ciidan lugu keenayo deegaanadaasi kuwa dagaal looga dalbayo. Xasan Mahdi wuxuu sidoo kale soo qaaday wada hadal ay la furaan Xukuumada Soomaaliya wuxuuna taasi ku sheegay mid aan marnaba Maskaxda galeyn ilaa ay Toobad keenaan Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waa sida uu hadalka udhigaye Afhayeenka Kooxda, wuxuuna sidoo kale sheegay in aysan ayagu cidna weerar ku qaadeyn. " Wada hadal ma jiro, Culumada ma timid nagama codsan in aan la hadalno dawladda Shariif Sheekh Axmed, mana la hadleyno waayo waad garan karnaa waxyaabaha ay sameeyeen, waayo waxa ay ku dhaqaaqeen talaabooyin aan u aragno in ay ka soo horjeedaan Diinta Islaamka" Ayuu hadalkiisa raaciyey Afhayeenka Xisbul Islaamiya. Digniintan ka timid Xisbul Islaamiya ayaa ku soo beegmaya xili ay dad badan oo ku dhaqan Magaalada Muqdisho ay cabsi ka qabaan in ay dagaalo dhexmaraan dawladda Soomaaliya & Ciidamada Ururada ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayagoo sheegay in ay hada muuqdaan Sawiro muujinaya in ay dagaal dhici karaan, hadii aan wax laga badalin sida ay wax ku socdaan. F. C. Geylan AllPuntland
  24. ^^^lool. Allidamaale and Dalkanews have nothing in common lad.
  25. Xisbul Islaami oo isku fidiyey qeybo muhiim ah oo kamida magaalada Muqdisho, ugana digey ciidamada dowladda iney ku soo dhowaadaan. (23-02-2009)Dhaqdhaqaaq millitari ayaa beryihii ugu dambeeyey waxaa magaalada Muqdisho si weyn uga wada ururka Xisbul Islaam oo ay ku bohoobeen dhowr urur-diimeed, waxaana ciidamo ka amar qaata Xisbul Islaam ay buux-dhaafiyeen degaanada dermooley, Suuqa Xoolaha, Huriwaa, Towfiiq, Jidka Warshadaha, Xaafadda Gubta, iyo qeybo kamida degmada Daynille, waxaana Ciidamadaasi haatan isku fidiyeen qeybo kamida xamar jadiid iyo Hodon. Ciidamada Xisbul islaam oo Saldhig weyn ku leh degmada Afhooye ayaa waxay ku soo faafeen degaano ka tirsan Ceelasha biyaha, waxayna si taxader leh ula wareegayaan goobo muhiim ah oo magaalada iyo nawaaxigeeda ku yaala. Sheekh Xasan Mahdi oo u hadlay Xisbul Islaam, ayaa sheegay ineyan ururkoodu cidna duulaan ku ahayn oo ay yihiin urur nabadeed, hase yeeshee wuxuu ka digey in daan-daansi loola yimaado, wuxuuna carrabka ku adkeeyey ciddii soo haweysata goobaha ay magaalada ka joogaan iney cawaaqib xun kala kulmi doonaan. Dowladda uu Madaxweynaha ka yahay Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa culeyka ugu weyn ee horyaala uu yahay kooxaha Islaamiyiinta ah ee ay beri ahaayeen far iyo faraanti, balse haatan dhiigiisa baneystay heshiis ay la heshiiyaan iska daaye.