
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^Will keep an eye out for that book thanks, any info on the author and how you came across the book?
-
Garowe: Airport for Puntland's capital near completion.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Will be the second largest in Puntland and fourth after Bossaso, Hargaysa & Mogadishu. This is a brand new airport build from scratch. Inshsa Allah more updates as we get closer to opening of the Puntland state capitals airport. -
Clan divide is emerging with regards those who are for extension of Riyaale rule and those against.
-
Ma Jirto waxa ay Xisbiuada Mucaaradka ahi diidi karaan gabi ahaantoodba, oo dhaafsiisan Canbaarayn oo kali ah, taasi oo lafteedu ah Ayaamo ama Galin Qudha, taasi badalkeedana tani waxay sii dhiirigalisaa isku day kasta oo siyaassadeed misna khatar badan Waxa hubaal ah in hadii madaxweyne Riyaale caawa ku dhawaaqo go’aan qaadasho shaqsiyadeed oo uu gabi ahaanba ku mamnuucaayo ereyga ina wareeriyay ee “Doorasho” In jawaabta qudha ee Xisbiyada Mucaaradkaahi ka bixin karaan uun tahay Canbaarayn Maalin Galinkeed ”Bes” The mugged ones can do little to contain the Riyaale push to dictatorship.
-
Lix Bilood ka Dib Sadex Sano Hadii loo Kardhiyo, Maxay Samayn Karaan kuwa Damaca Lihi ? Yaa Huba? Yaa kaa Damiin ah March 29th, 2009 Burco (Somaliland)-Haa waa suura gal inaad ku faraxdo ama ka naxdo natiijada ka soo baxday kulankii golaha odayaasha Somaliland ay gacmaha kor ugu taageen in uu Mudo lix bilood ah bilaa Shuruur Xilka Madaxweynenimo ugu Sii hayo Dalka Madaxweynaha Mudo-kordhinta ku Mamay ee Daahir Riyaale Kaahi. Hasa yeeshee Akhriste xusuusnow in aanad wax damaanad ah u haysanin in doorasho dhici doonto xataa lixda bilood ka dib, ma jirto waxa shuruud ah oo lagu xidhay mudo kordhintan, ma jirto cid damaanad qaadi karta lix-bilood ka dib in hadana 42 kan Oday Madaxweynohooda Riyaale ay u kordhin doonaan Mudo kale oo haday doonto 3 Sano ah Mid kale xasuusnow akhriste Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin Isaguna waxa uu golaha guurtida ugu abaal gudi doonaa go’aankoodan dhigiisa oo ah mudo-kordhin goleed, waxa kale oo suura gal ah in Natiijada Doorashooyinka Madaxweynenimo hadii bilaaba ay dhacdo ay soo saari doonaan golaha Guurtida Laftoodani. Talaabooyinkan oo dhan waxa ay u muuqdaan in uu masuul ka yihiin Xisbiyada Mucaaradka ah, Waayo?, ma muuqato istaraatijiyada Siyaasadeed oo ka dhan ah isku dayga noocan oo kale ah Ma Jirto waxa ay Xisbiuada Mucaaradka ahi diidi karaan gabi ahaantoodba, oo dhaafsiisan Canbaarayn oo kali ah, taasi oo lafteedu ah Ayaamo ama Galin Qudha, taasi badalkeedana tani waxay sii dhiirigalisaa isku day kasta oo siyaassadeed misna khatar badan Waxa hubaal ah in hadii madaxweyne Riyaale caawa ku dhawaaqo go’aan qaadasho shaqsiyadeed oo uu gabi ahaanba ku mamnuucaayo ereyga ina wareeriyay ee “Doorasho” In jawaabta qudha ee Xisbiyada Mucaaradkaahi ka bixin karaan uun tahay Canbaarayn Maalin Galinkeed ”Bes” Si kastaba xaalku ha ahaadee Xisbiyada Mucaaradka ah waxa la gudboon in hadii ay Damac Leeyihiin ay la yimaadan Durbaankiisii oo dhamaystiran, Hadii kalena ay Bulshada ka Daayaan Qiirada Yar ee Maalin Galinkeed ah, Arintuna imika u muuqato Sidaasi oo Abadan ah, Hadii aay Liqayaan Iyo Hadii kaleba Foosi Saleebaan Aw-Bindhe Somaliland Burco
-
Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Garowe oo mar dhaw xariga laga jari doono Sunday, March 29th, 2009 at 2:55 pm Garoowe:-Garoonka diyaaradaha ee Garowe International Airport oo in muddo ah shaqadiisu socotay ayaa wuxuu iminka marayaa heergabagabo ah waxaana la filayaa muddo aan ka badnayn 2 bilood gudahood in ay isticmaali doonaan diyaaradaha. Maanta ayaa waxaa Airpor-ka booqday masuuliyiin ka socday maamulka Puntland iyo Artmon oo ka socday hay’adda ICAO ee QM u qaabilsan garoomada kaa soo muddo badan ay wadashaqayn lahaayeen Injineerka dhisaya garoonka wuxuuna markasta bixin jiray tallooyin wax ku ool ah oo ku saabsan dhanka bad-baadada garoonka iyo waxyaalaha lagama maarmaan ka ah sida tijaabada carada ama ciida la dhigayo wuxuuna maanta sheegay in uu garoonku marayo heerkii uu ugu fiicnaa abid uuna gabagabo yahay safarkiisa kan xigana uu ahaan doono mid garoonka lagu furo. Inj.C/qaadir Xaaji Ciise Xaaji Cumar oo ah Injineerka gacanta ku haya dhismaha garoonka islamarkaasna ah maamulaha shirkada dhisaysa garoonka ee Mubarak Construction Company (MCC) ayaa PP u sheegay in garoonku uu haatan gabagabo yahay ayna ka dhiman tahay oo kaliya 10 Cent oo carro ah oo la dhigo taa soo buu yiri ay tijaabada carada ay u dirayaan dalka dibadiisa si loo tijaabiyo in ay tahay nooca loo baahnaa. Dhismaha garoonka ayaa waxaa gacanta ku haya shirkada dhismaha ee Mubarak Construction Company (MCC) shirkadaasoo ka mid ah shirkadaha waawayn ee ka jira Puntland ee ku hawlahan dhismayaasha kala duwan, waxayna shirkadu ay guryo casri ah oo aad u bilicsan ka dhistaa magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso waxayna dhawaan haddi Eebe idmo ay shaqooyin ka bilaabi doontaa magaalooyin kale oo isugujira magaalooyinka Puntland iyo kuwo ka baxsan oo codsiyo isdabajooga uga yimaadeen. Sawiro-badan Xigasho Puntlandpost
-
^^^Great book a dark somewhat prophetic look at the future..
-
Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Dhigay Afar Suxufi Oo Ka Tirsan Warbaahinta Madaxa-banaan March 28th, 2009 Hargaysa (Somaliland.org)- Ciidamada Somaliland ayaa xabsiga dhigay afar wariye oo ka tirsan saxaafadda Madaxa-banaan, waxaana wariyayaashaasi la xidhay saddex ka mid ah la qabtay habeenkii xalay, kuwaasi oo kala ahaa Liibaan Maaweel Shire, Cabdi Abokor iyo Ducaale Maxamed. Axmed Saleebaan Dhuxul Wariye Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa isna ciidanka Boolisku qabteen maanta gelinkii hore isaga oo hawl maalmeedkiisa ku guda jira waxaana laga qabtay xarunta baarlamaanka ee magaalada Hargaysa. Lama garanayo sababta keentay xadhiga suxufiyiinta, balse waxa ay qayb ka tahay cabudhinta iyo cadaadiska xukuumadda Madaxwayne Riyaale ku hayso saxaafaddda madaxa banaan. Liibaan Maaweel Shire Madaxda Idaacada Madaxa banaan ee Radio Horyaal, Madaxda ururada saxaafadda Madaxa banaan iyo madaxda axsaabta mucaaridka ah ayaa cambaareeyay xaqdhiga suxufiyiinta, waxaanay masuuliyiinta xukuumadda ugu baaqeen in ay degdeg xoriyadoodii ugu soo celiyaan suxufiyiintaasi. Axmed Maxamed Saleebaan (Dhugfe)
-
Hargaysa: Riyaale Muggs them again, gets 6 month extension.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somaliland president receives another term extension 28 Mar 28, 2009 - 3:10:36 PM HARGEISA, Somalia Mar 28 (Garowe Online) - The leader of Somalia's breakaway state of Somaliland received a term extension Saturday, in a vote that is likely to deepen the region's ongoing election crisis, Radio Garowe reports. Somaliland's upper house of parliament, the House of Guurti, held an extraordinary session in the regional capital Hargeisa, with 79 MPs present including Guurti Chairman Saleban "Gal" Mohamud. The House of Guurti/Mar 28 Some 20 Guurti MPs offered heated speeches, introducing two opposite motions. The first motion indicated that the administration of President Dahir Riyale's term in office expires on April 6, arguing that there is "no emergency" such as war, drought or other natural disaster to warrant another delay of the much-expected presidential election. This motion's supporters accused President Riyale of failing to hold elections on time, while calling for the establishment of a caretaker government to rule Somaliland until the election. Outside the Somaliland Parliament/Mar 28 The second motion stated that the Somaliland election commission could not organize the election on time, citing the Oct. 2008 suicide bombings in Hargeisa that targeted the office of President Riyale among others. Further, the pro-Riyale lawmakers in the House of Guurti argued that there is an ongoing drought in some regions of Somaliland, saying that the current government should receive a term extension to overcome such challenges. Mr. Saleban Gal, the Guurti Chairman, then said the lawmakers would vote on the political future of Riyale's government. Outside the Somaliland Parliament/Mar 28 "Of the present lawmakers, 42 MPs voted to extend the term for the President and the Vice President, 35 MPs rejected the vote, 1 MP abstained and I did not vote," the Guurti Chairman announced As the chairman declared the vote results, his two deputies – Sheikh Ahmed Sheikh Nur and Said Abdullahi – sat next to him. The new election date was set for October 29, 2009, giving the Riyale administration time to complete the voter-registration process. Somaliland opposition parties Kulmiye and UCID have not formally responded to President Riyale's term extension. But Mr. Ahmed Silanyo, the Kulmiye party's presidential candidate and the opposition leader, has vowed not to recognize Riyale's government after April 6. Security was extra tight in and around the parliament building in Hargeisa, as police and military units kept close watch as the House of Guurti held its most important vote to date. In 2008, Guurti MPs voted in favor of extending Riyale's constitutional five-year term in office by one additional year, with opposition parties accepting the term extension on grounds that the presidential election be held on March 29, 2009. Somaliland unilaterally declared independence from the rest of Somalia in 1991, vowing to establish a peaceful and democratic government. Critics say Somaliland's democratic image has been severely tarnished by election delays and the overall lack of press freedom, including a ban on independent radio stations. The separatist republic has not been recognized internationally. Source: Garowe Online -
Hargaysa: Riyaale Muggs them again, gets 6 month extension.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Its a great question, why is the election postponed again for the third time? AfricaOwn: Adeer the so callede leders have some of the blame but its Riyaale who is being disrespectful to the secessionists.. -
Hargaysa: Riyaale Muggs them again, gets 6 month extension.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Goluhu Ciidan Ma Dal-Ban, Waana Khalad Inay Gudaha Soo Galaan”-Gudoomiyaha Guurtida “Ciddii Ciidanka Keentay Baa Ka Jawaabi, Laakiin Waxay U Egtahay In Loo Keenay Arimaha Ka Socda Guurtida ”—Guddoomiyaha Wakiilada Hargeysa March 26, 2009 (Haatuf)- Mooshin ku saabsan muddo-kordhin la doonayo in xukuumadda madaxweyne Rayaale xilka loogu kordhiyey ayaa shalay la soo hordhigay fadhiga golaha guurtida, waxaana madasha laga akhriyey waraaq qoraal ah oo uu madaxweyne Rayaale golaha guurtida kaga codsanayo inay muddo-kordhin sameyaan. Haseyeeshee qoraalkii mooshinkaa ayaa loo qaybiyey mudanayaasha, waxayna shirgudoonku mudanayaasha ku war-geliyeen inay laba maalmood soo dersaan, ka dibna dooddiisa la gudo-galo, waxaase maalintii shalay dhismaha xarunta baarlamaanka ka jiray jawi dareen leh oo ay dadku su’aalo badan iska waydiiyeen, kana muujiyeen dareen walaac leh, ka dib markii ay ciidamo tiro badan oo bilays ahi isa soo dhoobeen hareeraha iyo gudaha dhismaha xarunta labada gole ee baarlamaanka (guurtida & wakiilada). Dhismaha xarunta baarlamaanka ayaa arooryadii hore ee shalay lagu war-helay cutubyo ciidanka bilayska ah oo hoganaya agagaarka iyo gudaha dhismaha baarlamaanka, waxayna ciidamada halkaa yimi horjoogsadeen baabuurtii mudanayaasha labada gole ee guurtida iyo wakiilada, iyagoo u sheegay inaanay baabuurtoodu geli Karin gudaha dhismaha baarlamaanka, taas oo aan hore u dhici jirin, noqotayna arin ku cusub dhaqanka hawl-maalmeedka baarlamaanka, waxayna taasi dareen sas iyo cadho leh gelisay inta badan mudanayaashii labada gole ee xarunta ka soo xaadiray, waxaana la iswaydiiyey cidda bixisay amarka ciidamada lagu keenay xarunta baarlamaanka iyo sababta ciidamada loo soo dhoobay gudaha dhismaha baarlamaanka, iyadoo ay gudoomiyayaasha labada gole ee baarlamaanku saxaafadda u cadeeyeen inaanay wax ciidamo ah dal-baninin, isla markaana aanay jirin sabab ciidamo loo soo dhoobo xarunta baarlamaanka. -
Hargaysa: Riyaale Muggs them again, gets 6 month extension.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Maxa La Gudboon Muj Ahmed M Silanyo Haatan Iyo Boobka Rayale Ka Bacdi March 28th, 2009 Go’aanka muddo kordhina ee golaha guurtidu wakhtiga ugu kordhiyey Md Dahir Rayale Kaahin ma aha goaan ama qaraar ka turjumaya rabitaanka iyo dooniska shacabka Somaliland. Waxa ku baxay lacag ka badan lix boqol oo kun oo Dollar si loo iibsado codkooda oo ay khal khal u galiyaan rabitanka shacabka. Taas waydnu wada ognahay dhamaanteen. Hase yeshe waxa muuqatoo xaqiiqo ah in Dahir Rayale iyo casaabda la shaqaysata ay isticmaalayo ama bahdilayso hayadahii dawladeed ee loo samaystay in dadkan iyo dalkan ay asturaan oo an facaan. Sheekadu ma tagna lix bilood oo Dahir Rayale loo kordhiyey ee waa qorshe iyo mashruuc taxane ah oo wadankan lagu burbirinayo. Goaankan muddo kordhinta guurtida ma aha keliya mid ay wakhtigi ugu kordhiyen Dahir Rayale. Wa mid ay awood ka baxsan awoodaha koomishanka ku faro geliyeen o waxa ay xitaa cayimeen wakhtiga doorasho dhici doonto. Miyanay hore komishanku u sheegin in ay doorashoyinka u qabteen 31 May? Haddii aay saas tahay wa maxay wakhtiga kale ee komishanku cayimay? Siday doonto ha ahaatee, hadaan usoo noqdo nuxurka qoraalkayga iyo tan toos ugu socota guddomiyaha xisbiga KULMIYE Mujahid Ahmed Maxamed Silanyo. Waxan anigu ku talin laha in waraaq danbe oo KULMIYE soo saara oo yidhahda waanu diidanahay goaankas aanay macno samaynayn. Sidoo kale waxan u arkaa in KULMIYE goaankas aqbalaa in aanay macno samaynahyn. Waxan qabaa in loo baahan yahay farsamo kale iyo hab kale oo sharci darrada, qaran dumisnimada iyo xoog shegashada Dahir Rayale looga hor tago. Sida ugu haboon waxa weeye in aqoonsiga iyo u adeegista xukun maroorsiga Dahir Rayale uu xisbiga KULMIYE, gaar ahaan, Mujahid Silanyo kala noqdo. HAdaan si kale u dhigo, Mujahid Silanyo waa aabihi qarankan Somaliland. In badan waxa laga yaaba marka ay isku saaxad soo istaagaan Dahir Rayale iyo Cawil in qiimeynba la samayn waayo oo la arko siyaasiyin hirdamaysa. Laakin xaqiiqadu waxa weeye, berrina la ogaan dona, inta danaysa arrimaha geeska Afrikana ogtahay, in Silanyo yahay aabihi iyo waliba astaantii (symbol) qarankan Somaliland. Sidaas darteed waxan soo jeedinaya, maadaama oo farsamoyinki hore ee u adeegayay hagar daamoyinka Dahir Rayale ay tahay in wax laga bedelo, waa in Muj Silanyo ku dhaqaqa talaboyinka ka duwan talaaboyinki hore loga bartay. Taasina waa in Muj Silanyo kala noqdaa aqoonsiga iyo wada shaqaynta Dahir Rayale iyo xukuumadiisa, qaabka iyo farsamada taas loo marayaana anay noqon qaabki hore u xoogeynayay Dahir Rayale. Hadaan si kale u dhigo, ma haboona maanta in KULMIYE baaq danbe soo saaro oo yidhaah DIIDNAY iyo IINYO. Ma haboona in KULMIYE aqbalo goaankas guurtida. Waxa haboon in Silanyo oo ah guddomiyaha KULMIYE iyo astaanta qarankan Somaliland in uu aayar oo dhalatay isaga oo aan haa iyo maya toona odhan Airportka ka Hargeysa ka dhoofo isaga oo u socdo dhinaca ingiriiska oo dabadeed laba mid xaal noqdo. Kow, in meeshu isla qasanto o waalato oo qas iyo jahwareer siyaasaded yimaado. Laba in Dahir Rayale iyo casaabadiisa in bulsahda caalamka iyo gobolada jaarku cidhiidhi ku gelin yan inuu noqdo Diktaator dhacay. Waddo kale oo taa ka ahayn ma furna ayaan filaya. Dahir A Jama London, UK -
Hargaysa: Riyaale Muggs them again, gets 6 month extension.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dahir Riyaale took an extra year. Then extended the election through the "election commision". Now he got another 6 months from the "gurti". Next they will crown him Suldan Dahir king of NW Somalia for life.. -
War Deg Deg Ah: Golahii Guurtida Oo Mudo Lix Bilood Ah Ugu Kordhiyay In Madaxweyne Riyaale Sii Hayo Dalka. March 28th, 2009 Mooshin ku saabsan muddo-kordhin la doonayo in xukuumadda madaxweyne Rayaale xilka loogu kordhiyo lix bilood oo kale, ayaa manta golaha guurtida cod loogu qaaday. Fadhiga golaha guurtida, ayaa laga akhriyey waraaq qoraal ah oo uu madaxweyne Rayaale golaha guurtida kaga codsanayo inay muddo-kordhin sameyaan. Ka dibna waxaa loo gudo galay cod qaadista, mooshinka mudo kordhinta. Waxaana halkaa ku sadex cod ku dheeraaday xubnihii mudo kordhinta Riyaale u codeeyay oo 41 noqday, halka kuwa diidanaa noqdeen 38. Halkaana waxaa mudado lix bilood loogu daray xukumadii Riyaale, oo markaa sii haynaysa talada dalka ilaa Oct 29 2009. Wixii faah faahina ee la xidhiidha arintan dib ayaanu idinkula soo socod siin doonaa. Dhinaca kale, waxaa ilaa iminka ku xildhan saldhiga weyn ee Hargeisa, labada wariye ee iyagu u kala shaqeeya Idaacada Horyaal iyo shabakada Somalilandfuture, Ahmed Saleebaan Dhuxul iyo Liibaan Maaweel Shire. Lamana garanayo sababaha wariyayaashan loo xidhay, wixiise faah faahina dib ayaanu idinku soo sheegi doonaa.
-
A man of the people
-
No longer at ease
-
^^^What ever you say, just dont ruin the thread.. Why do you read something you already purport to be knowledgeable about? As for African novels Things fall apart: The landmark work
-
^^^JB: Kindly delete that post, this thread is not about journals. So kindly show respect to the other posters. Add it to your singers thread. Thanks
-
^^You want a real book on Somalia? Book Review Abdi Sheikh-Abdi, Divine Madness: Mohammed Abdulle Hassan (1856-1920) (London: Zed Books Ltd., 1992) Many books have been written about Mohammed Abdulle Hassan, the man who led the Somali resistance in the early twentieth century, yet he and the movement he led (the Dervish) continue to be a subject of study a long time after the fall of the movement. Known by his followers as Sayid (master), by the colonial literature as Mad Mullah, Mohammed Abdulle Hassan remains a controversial figure. Dr Abdi Sheikh-Abdi now adds his work on the subject which took him more than ten years to complete. This book examines ─── ; in a social and historical perspective ─── ; the rise of Mohammed Abdulle Hassan and his movement. It consists of an introduction and six chapters. As Euro-colonialists were usually of another faith, the Somalis felt that the colonialists were trying to Christianise their children. The resistance led by Mohammed Abdulle Hassan was in response to this belief. The introduction attempts to examine the literary historical of Mohammed Abdulle Hassan (known as Sayid Mohammed) who was one of the greatest Somali poets of this century. Chapter 1 presents the people of the country. Chapter 2 deals with the historical setting of the event which led to the Somali resistance led by Mohammed Abdulle Hassan in early part of this century. Chapter 3 covers the life of the man, his background and the influence which reflected the struggle which he spearheaded. Chapter 4 explores the armed resistance to colonialism. Chapter 5 focuses on the ideology, characteristics and organisation of the Somali Dervish movement. Chapter 6, which is also the conclusion, examines the implications and the ideological influences which the Dervish movement left on Somali nationalism which was to start shortly after the annihilation of the movement. By forwarding a rich and in-depth analysis of literary materials, historical and social evidence, the author challenges both the interpretation and the early publications of Mohammed Abdulle Hassan's personality and leadership. He maintains that Mohammed Abdulle Hassan was not "an ambitious chieftain of a militant Muslim sect [salihiya] bent on wrestling power from the tradition-bound Muslim brotherhoods [Qadiriya, Dandarawiya, etc.] of the Somaliland", but a true nationalist whose aim "transcended both religious considerations and clan based affiliations." Consequently, the ideology behind the struggle was to arouse and stimulate the rise of modern Somali nationalism two decades later in the Somali peninsula. The author's approach differs from the style of contemporary scholars as he emphasises the social context of the Dervish movement rather than literary, spiritual or other aspects. Through his research, Dr Sheikh-Abdi gives attention to the oral tradition of the Somalis as it is an important element in the historical research into a predominantly oral society. One important contribution forwarded by Dr Sheikh-Abdi is the atrocity committed by the British colonial forces against the followers of the Dervish movement. Previous works were written mostly by colonial officials who focused only on the fierce way Mohammed Abdulle Hassan deal with those Somali clans who opposed him. Before the arrival of colonialism in the Somaliland, the Somali society led a decentralised way of life. The colonial powers demanded a way of life contrary to their traditional one. Subsequently, Somalis responded violently in reaction to this interference. However because of the lack of leadership, as the author maintains, this resistance was futile. Only with the appearance of Mohammed Abdulle Hassan did the Somalis became organized, under his leadership. By knowing that the colonialists could not be defeated only by force, Mohammed Abdulle Hassan, use words as arms. As words, spoken or written, have been the most powerful means of communication in all mankind's society, he consummately and skilfully used the communicative functions of Somali verse. He repeatedly sought to gain in verse what he had not succeeded in acquiring with arms. He designed his verse to enhance his cause, to encourage his followers or scorn and discredit his enemies. However, by scorning his enemies, he sometimes used to preach the pastoral ethos excessively as Said Samatar writes, like an "epigram that borders on the obscene." It is here that Dr Abdi-Sheikh explores the dual poetic exchange between Mohammed Abdulle Hassan and his opponents, namely Ali Jama Habil and Ali Adan "Ali Dhuh", as this throws light on the social dynamics of that period. It is in the conclusion and the reason behind the disintegration of the Dervish movement that Dr Sheikh-Abdi's work falters. The reason that Mohammed Abdulle Hassan was such a controversial figure was that his indiscriminate raiding, seizing and plundering of the property of the Somali clans he suspected, were not favourable to his cause. This behaviour poisoned his relations with the Somali clans and crippled his movement as, consequently, it alienated him from the clans who traditionally considered all crime against an individual as a crime against the clan to which the person belonged. It also estranged him from other religious orders such as Qadiriya and Dandarawiya. The conflict stretched to such an extreme that the Dervish eventually killed Sheikh Awees Biyooley (Sheikh Uways bin Mohammed al-Baraawa) in Biyooley, the Qadiriya representative in the southern Somaliland in 1909. The veteran Dervish Ismail Mire believed that what led to the collapse of the movement was the indiscriminate killing of holy men. Despite the lack of emphasis on the gravity of the collapse of the Dervish, we cannot deny the invaluable contribution of Dr Sheikh-Abdi in the form of this inestimable scholarly work.
-
One Hundred Years of Solitude (Spanish: Cien años de soledad) is a novel by Nobel Prize-winning Colombian author Gabriel García Márquez. It was first published in Spanish in 1967. The book was an instant success worldwide and was translated into over 27 languages[1]. Lauded critically, the book contributed to the Latin American "Boom" in literature and the development of the postmodernism literary style. It was also an immense commercial success, becoming the best-selling book in Spanish in modern history, after Don Quixote[2]. The product of 15 months of work, during which García Márquez barricaded himself in his house[3], it broke his writer's block and is widely considered García Márquez's magnum opus. The novel chronicles a family's struggle and the history of their fictional town, Macondo. Although the title implies that the story spans one hundred years, it is unclear exactly how much time the narrative covers. This ambiguity contributes to the novel's treatment of time, as there is a notion that time lapses, repeats, changes speeds, or stops altogether at different parts of the story, and that all the events in some sense happen simultaneously. Like many other novels by Gabriel García Márquez, One Hundred Years of Solitude crosses genres, combining elements of romance, history, and fantasy. The narrative style of the novel was especially praised and extensively studied - ostensibly objective but often manifestly ridiculous, it combined García Márquez's experience as a journalist with the literary style of magical realism and extensive uses of metaphors and irony.
-
Mogadishu: Fighting between factions kills dozens
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dagaal la isku adeegasanayo Hubka culculus oo ka soconaya Muqdisho Dagaal la isku adeegsaday Hubka noocyadiisa kala gedisan ayaa waxa uu ku dhexmaray Xoogag Iska soo horjeeda Saldhiga Degmada Yaaqshiid . Dagaalkan oo Bilowday Maanta Goor duhurkii ah ayaa waxaa uu yahay mid si goos goos ah u soconaya waxaana la isku adeegsaday Hubka Noocyadiisa kala Gedisan waxana sida la sheegay uu u dhaxeeya Xoogag aan la shaacin blasé lagu qiyaasay Ururka Xisbul islaam Garabka mid ah iyo Midowga Maxkamadaha Islaamka Garabka Jabuuti ee taageersan dowlada Soomaliya . Dagaalkan oo ayaa waxaa uu qasaare Geystay Inta la hubo kudhowaad 9Qof oo ku geeriyooday 6kalena ay ku dhaawacmeyn kuwaasi oo u badan dad Shacab ah ayadoo aan weli la aqoon qasaaraha dhabta ah ee goobta lagu dagaalamayo ee ah Saldhiga Degmada Yaaqshiid qasaaraha ka soo gaaray Dhinacyada Dagaaladamaya. Saldhiga Degmada yaaqshiid ayaa Mudadii ugu dambeysayba Aheyd goob ay isku hor fadhiyaan ciidamo kala taabacsan Dhinacyada ka dagaalamaya Mudisho waxaana haatan dagaalka halkaasi ka soconaya uu yahay mid xoogan ayadoo aan jirin Wax hadalo ah oo ku aadan Dagaalkaasi oo ka soo baxay masuuliyiinta Dhinacyada halkaasi ku dagaalamya Balse Waxii war ah oo ku soo korhda kala Soco SBCInternational Cali Max’ed Axmed Cali Luckyman SBCInternational- Muqdisho -
Mogadishu: Fighting between factions kills dozens
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho: Dagaalkii Maleeshiyaadka Maxaakimta iyo xisbul islaam u dhaxeeyey oo la isla habeensaday 27. marts 2009 Muqdisho:(AllPuntlan d)- dagaal xoog leh oo u dhaxeeya Maleeshiyad kala tabaacsan Xisbul Islaam iyo kuwa Maxaakimta ayaa ka sii xoogeysanaya Xaafada badan oo degmada Yaaqshid ah. Dagaalka ayaa galabta waxaa ku dhintay inta la ogyahay ilaa 20-ruux oo shacab iyo labada dhinac isugu jira , waxaana uu ku sii fiday xaafado hor leh Dagaalka ayaa hada waxaa ku gacan sareeya kooxda xisbul islaam oo dib u qabsatay Saldhigi Yaaqshid ee shalay laga saaray . Dagaalka oo hada socda lama sii saadalin karo waxaa uu ku dambeyn doono laakin Ciidamo gurmad aha ayay heleen maqribtii caawa Maxaakimta taa oo keentay in dagaalka sii cuslaado wixi ku soo kordhaa kala soco Allpuntland -
Mogadishu: Fighting between factions kills dozens
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho:Maleeshiyaa dka Maxaakimta qeybta dawlada oo dagaal ku qabsaday Saldhiga yaaqshid oo ay heysteen Maleeshiyada Xisbul islaam 26. marts 2009 Muqdisho(Allpuntland )- Dagaal maanta barqadii ka bilawday Caasumada Muqdisho meelo ka mid ah gaar ahaan Degmada yaaqshid oo u dhaxeeyey Maleeshiyaad kala taabacsan Maxaakimta qeybta Dawlada iyo kuwa xisbul islaam ayaa caawa ku dhamaaday in Maleeshiyaadki Maxaakimta ay xoog ku qabsadeen Xarunta Saldhiga . Qabasashada Maleeshiyaadka Maxaakimta ayaa timid markii dagal tiknikadooda ay wada galeen ku qaadeen Xarunta Saldhiga , waxaana ay dhinacii kale ka qabsadeen gaari ay wateen oo Tikniko ahaa . Dagaalka ayaa bilawday markii mid ka mid ah xogheynadii Madaxweyne shariif xiligii uu ahaa Hogaamiyihii maxaakimta hadana ka mid ah saraakisha Madaxtooyada looga dhacay gaari agagaarka Saldhiga oo ay ka dhaceen Maleeshiyaadka Xisbul islaam. sarkaal u hadlay Maxaakmta ayaa sheegay in gaariga la dhacay dagaalku uu ka biawday ayna ka biyo diideen Xisbul Islaam in ay gaariga soo celiyaan sidaasna ay dagaalka ku bilaabeen . Xaalado dhiilo colaad xambaarsan ayaa laga dareemayaa Caawa Deegaanka yaaqshid , walina ma jiro wax waan waan ah oo socda Allpuntland Xafiiska wararka Muqdisho -
War deg deg ah: dagaal mar kale ka bilowday degmada yaaqshiid e magaalada muqdisho kaasoo u dhaxeeya kooxaha muqaamada. Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa tibaaxaya in dagaal uu haatan a soo cusboonaaday degmada yaaqshiid ee magaalada muqdisho kaasoo lagu soo wraamayo inuu u dhaxeeyo kooxaha muqaawada ee ku sugan magaalada Muqdsiho. Dagaalkan ayaa waxa auu daba socodaa dagaal shalay halkaasi labadani kooxo ku dhexmaray kaasoo u dhaxeeya kooxaha muqaawada oo warraka sheegayaan inay kala taabacsan yihiin dowlada soomaliya iyo kooxda Xisbul islaam. qoryaha daran dooriga u dhaca iyo rasasa noocayadda kala duwan ayaa laga maqlayaa agagaarka degmada yaaqshiid ee magaalada muqdisho. lama sheegi karo qasaaraha ka dhashay dagaalkani haatan socda. wixii ku soo kordha kala soco wararkeena soo socda insha alaah Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com