
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Wasiirka arimaha gudaha ee Dawlada Puntland iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo oo u kicitimay dalka Kenya Posted to the MOL March 31, 2009, 9:00 am Wasiirka arimaha gudaha iyo Dawladaha hoose ee maamul gobaleedka puntland C/laahi axmed jaamac Ilkojiir iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka ka duulay garoonka dayuuradaha ee magaalada Boosaaso iyagoo ksii jeeda dalkaasi kenya. Socdaalka wasiirka arimaha Gudaha ee dawlad gobaleedka puntland ee uu ugu anbabaxay dalka kenya ayaa lagu sheegay kulan uu magaalada nairobi kula qaadan doono Hay adaha qaramada midoobay gaar ahaana kuwa samafalka oo uu kala hadli doono xaaladaha abaaraha ee ka jira deegaanada dawlada Puntland Somalia. Mudane ilkojiir oo isagoo ku sugan airportka Bosaso intaysan kicin diyaaradii qaadi lahayd la hadlay saxaafada ayaa sheegay inuu nairobi utagaya sidii uu qolyaha gargaarka ee qaramada midoobay ugala hadli lahaa arimo farabadan oo ka jira deegaanada dawlada puntland ayna ugu weyn tahay abaaraha ee saameeyey gobalo badan oo kamida Puntland. sidoo kalle wuxuu wasiirku sheegay inuu kalan la qaadan doono madaxda dalka kenya iyo madaxda kalle ee safaaradaha caalamka ee magaaladaasi nairobi ku yaala ayadoo kenyana uu sigaara ugala hadli doono hashiis dhawaan ay kala saxiixdeen dawlada shiikh shariif iyo kenya kuna saabsanaa canshuuraha ayadoo kenya sheegtay inay dawlada shiikh shariif canshuurta loogu qaadi doono garoomada kenya ee nairobi ku yaala taasoo Dawlada puntland si weyn uga hor timid kuna sheegtay wax lala yaabo in dawladi dawlad kalle uqaado canshuur . safarka wasiirka arimaha gudaha dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga ugu anbabaxay dalka kenya ayaa kusoo beegmaya ayadoo maantana magaalo madaxda dawlada Puntland ee garoowe uu ka furmay kulan balaaran oo looga hadlayo xaaladaha abaaraha ee ka jira dawlad gobaleedka Puntland Rabiile Cabdikariin Gabanow Mudugonline.com Boosaaso
-
Bossaso: Security top of the agenda for Admin: Audio
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
audio Minister of Security -
Bossaso: Security top of the agenda for Admin: Audio
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
AUDIO Interior Minister Ilka-Jiir -
Bossaso: Security top of the agenda for Admin: Audio
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
audio President Faroole -
Kulan looga hadlay amaanka puntland oo ka dhacay magaalada Boosaaso (DHAGAYSO) Posted to the MOL March 30, 2009, 6:21 pm Kulan balaaran oo looga hadlay amaanka maamul gobaleedka ayaa caawa ka dhacay xaruta madaxtooyada ee magaalada Boosaaso Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay odayaasha iyo waxgaradka iyo ganacsatada gobalka bari sidoo kalle waxaa kulankaasi goob joog ka ahaa wasiirka amniga puntland iyo wasiirka arimaha gudaha . ugu horayn waxaa halkaasi ka hadlay khudbad dheerna kasoo jeediyey madaxweynaha maamul gobaleedka puntland c/raxmaan faroole Rabiile Cabdikariin Gabanow Mudugonline.com Boosaaso
-
OGAAL: ‘Doorashadu waa inay 31 May dhacdaa… Guurtidu awood uma leh muddaynta’ March 30th, 2009 Maxay ku kala duwan yihiin Komishankii hore iyo kuwa maantu? “Masuulka Kursiga fadhiyaa halay kordhiyo & inuu Doorasho qaban waayo oo ummadda cabudhiyo maaha” Shukri X. Ismaaciil Baandare - Waraysi “Haddii mudda-kordhin uun la wado waxa iman kara oo ay taasi horseedi kartaa cawaaqib-xumo” “Haddii Komishanku hanan waayo Kalsoonida Xisbiyada iyo Shacabka, awood-fulineed yeelan maayo” “Waa nasiib-darro inay maanta Komishanka lacagtii doorashadu kaga xaniban tahay Xisaab-xidh la’aan”
-
Xisbiga Siyaasiga Ah Ee KULMIYE oo Mawqif Adag Iska Taagay Muddo Kordhinta Golaha Guurtida March 31st, 2009 Hargaysa (Somaliland.org)- Hogaanka sare ee xisbiga KULMIYE ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay in go’aankii muddo kordhinta Madaxwayne Riyeele ee golaha guurtidu uu yahay mid baal-marsan sharciga iyo distoorka daka, isla markaana aanay jirin duruuf muddada xilka loogu kordhiyo xukuumadda wakhtigeedii gabaabsiga yahay. Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE waxa uu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay xaruntiisa Hargaysa, waxaana war-murtiyeed laga soo saaray shirkaasi jaraa’id lagu sheegay in go’aankii golaha guurtida ee muddo kordhinta xukuumaddu aanu waxba ka bedelin mawqifkii hore ee xisbiga KULMIYE, kaas oo ahaa in aan xisbiga KULMIYE sinaba u aqbali kariin muddo kordhin aan sharciga iyo distoorka dalka waafaqsanayn. Warmurtiyeedka xisbiga KULMIYE ka soo saaray shirkaasi jaraa’id oo noqul ka mid ahi soo gaadhay shabakadda wararka ee Somaliland.org, isaga oo dhamaystiran waxa uu u dhignaa sidan: “Go’aankii Golaha Guurtida ee muddo-kordhinta MADAXWEYNAHA waxba kama beddelin mowqifkii hore Xisbiga KULMIYE ee ahaa inaan Xisbiga KULMIYE sinaba u aqbali Karin muddo-kordhin aan sharciga iyo distoorka dalka waafaqsanayn. Xisbiga KULMIYE wuxu u arkaa Go’aankii Guurtida ee 28ka March 2009 ee loogu kordhiyey MADAXWEYNAHA muddada lixda bilood ah mid baalmarsan sharciga iyo distoorka dalka, iyada oo aanay oollin duruufaha ku xusan qodobka 83aad farq.5aad, ee loo cuskaday go’aankaas isaga ah, kaas oo dhigaya sidan:- “Haddii ay suurtoobi weydo duruufo la xidhiidha nabadgelyada darteed in la qabto doorashada MADAXWEYNAHA iyo ku-xigeenka MADAXWEYNAHA marka muddadii xilkoodu dhammaato, waxa Golaha Guurtida waajib ku ah in ay muddada xilka u kordhiyaan MADAXWEYNAHA iyo Ku-xigeenka MADAXWEYNAHA , ……”. Waxa kale oo Xisbiga KULMIYE u arkaa inaan Guurtidu xaq u lahayn sharci ahaan inay cayinto wakhtiga doorashadu qabsoomayso, Sida ku tilmaaman xeerka doorashooyinka Lr.20. 2001 qodobkiisa 8aad oo dhigaya sidan: “Komishanka ayaa cayimaya taariikhda la qabanayo doorashooyinka , si waafaqsan distoorka…” Dhinaca kale waxaan la tixgelin go’aankii Golaha wakiillada la soo doortay ee ku baaqayey in haddii doorashadu ku qabsoomi weydo muddadaas sannadka ah ee loo kordhiyey Mdaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa, in labada Gole ee sharci-dijintu (Baarlamanku) ay isugu yimaadaan fadhi wada jir ah, si ay uga wada go’aan qaataan xaaladda abuurantay. Waxa xaqiiqo ah in shantii sannadood ee MADAXWEYNAHA iyo ku-xigeenkiisa la doortay ay ku dhammaatay 15 May 2008, iyada oo sababta loogu kordhiyey sannadka dheeraadka ah ay ahayd inuu ku qabto sannadkaa gudihiisa doorashadii Madaxtooyada, taas oo uu ku fashilmay. Haddii mar kasta oo uu Madaxweynuhu qaban waayo doorasho suurtagal noqon mayso in mar walba loogu abaal gudo muddo kordhin cusub. Sababahaas kor ku xusan awgeed, wuxu xisbiga KULMIYE go’aansaday Qodobadan hoos ku qoran: a. In wixii ka dambeeya 6da April 2009 aanu Xisbiga KULMIYE u aqoonsanayn Daahir Riyaale iyo ku-xigeenkiisa kuwo sharci ku fadhiya. b. Xisbiga KULMIYE wuxuu diyaar u yahay inuu ka qeybgalo doorasho xor ah oo xalaala, taasoo micnaheedu yahay :- (i) inaan hantida ummadda (gaadiidka, xafiisyada dawladda, dhulka danta guud, khayraadka badda iyo maaliyadda dawladda) loo adeegsan dano xisbi u gaara. (ii) in seddexda xisbi u sinnaadaan adeegsiga warbaahinta dawliga ah ( Raadiyow Hargeysa, TV-ga Qaranka iyo Wargeyska Maandeeq), loona magacaabo guddi madax bannaan oo maamusha. (iii) in ciidamada nabadgelyada (Booliska iyo sirdoonka) aan loo adeegsan dano xisbi u gaara, sidoo kalena inaan ciidanka qaranka loo adeegsanin ujeedooyin ka baxsan waajibaadkiisa Distooriga ah ee difaaca qaranka. (iv) In la helo garsoor dhexdhexaada oo madax bannaan Xisbiga KULMIYE wuxuu mar walba u diyaar u yahay in khilaafaadka lagu dhammeeyo wadatashi. Xisbiga KULMIYE wuxuu soo jeedinayaa in la helo Dawlad wada tashi ku timaada oo lagu wada kalsoon yahay, waajibaadkeeduna ku kooban yahay inay dalka gaadhsiiso Doorasho xor ah oo xalaal ah.” Axmed Maxamed Saleebaan (Dhugfe) E-mail: afqarshe114@hotmail. com Somaliland.org, Hargaysa
-
So he was a hostage all along in Asmara ? It makes sense that him and Shiekh Ahmed would not be against each other.
-
Masha Allah, congrats to the JB the Mrs and the rest of the family. May Allah [sWT] protect and keep your family, and make your daughter one who walks with dignity and defends her faith and people. Amin
-
^^^^Thanks, date palms are easy trees to grow in Somalia's Puntland regions. I once went to Tunisia and even in the depth of the desert you could see rows of these beautiful Olive trees.
-
I wonder can the Oilive tree grow in Somalia's Mudug region?
-
Boocame: Puntland Ministers visit SOOL:PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Boocame: Puntland Ministers visit SOOL:PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Boocame: Puntland Ministers visit SOOL:PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Midig: Wasiirka Howlaha Guud iyo Wasiirka Waxbarashada -
Garowe: Airport for Puntland's capital near completion.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Garowe aiport is getting built as we speak, Bossaso is a much larger project, insha Alah both will be completed pretty soon. -
^^^..Lool. Again all I can do for you is give you my sympathies, I hope you get help and recover, you sound jumpy.
-
^^^lool. Pardon but Duke does not have that problem, but I do respect your courage to admit to yours and Xasan Dahir's affliction. Now go and get that treated.
-
^^^lool maybe you are talking from your Asmara hole?
-
^^^Che, adeer JB is a man I have no issues with whatsoever. He is a quite a nice fella and adds allot to the site.
-
^^^And you observe and comment on them.. Also my comments on Riyaale are neither good or bad, just based on the reality of the man and the magic.
-
Che, how are the dancing lessons with Mohamed Abdi Yusuf going?
-
^^^Maybe he is like Siyad Barre. t
-
Wasiir PL oo booqday Gobolka Sool 29 Mar 29, 2009 - 1:13:17 PM Wafdi uu hogaamiyo Wasiirka Waxbarashada Maamul Goboleedka Puntland ayaa kormeer shaqo ku gaaray degaano hoos yimaada Degmada Boocame ee Gobolka Sool. Midig: Wasiirka Howlaha Guud iyo Wasiirka Waxbarashada Ujeedada kormeerka ayaa ahayd u kuurgalida xaalada waxbarasho ee deegaanadaasi ka jira. Wasiirka Waxbarashada Md. Cabdi Faarax (Juuxa) ayaa mas'uuliyiintii booqashadiisa ku waheliyey waxaa mid ahaa Xildhibaano, Wasiirka Howlaha Guud iyo Gaadiidka Md. Daahir Xaaji Khaliif, Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Cabdiraxmaan Diiriye Carab iyo weliba Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Sool Maxamuud Jaamac Dalmar, Wasiirka Waxbarashada Puntland iyo wafdigiisa ayaa kormeerkaasi ku maray tuulooyinka Degmada Boocame oo ka mid ahayd Tuulada Fardhidin, Tuulada Karin Karfood iyo Tuulada Dan. Waxaana halkaasi kula kulmeen maamulayaasha iyo macalimiinta tuulooyinkaasi iyagoo ka codsaday Maamulka Puntland inay wax ka qabtaan dhanka waxbarasho oo ay sheegeen in aysan haysan goobo dayactiran isla markaasna ay ardaydu wax ku barato. Intaasi ka dib ayaa wafdiga Wasiirka Waxbarashada waxaa ay gaareen Degmada Boocame halkaasi oo si wayn loogu soo dhaweeyay iyadoo dadka deegaanka ay uga hortageen duleedka magaaladaasi. Wasiirka iyo wafdigiisa waxaa ay kormeereen goobaha waxbarsho ee degmadaasi iyagoo dadka deegaanka kala hadleen arrimaha la xiriira heerka waxbarasho isagoo Wasiirku u balanqaaday in dhawaan dayactir lagu samayn doono goobaha waxbarashada. Isku soo wada duuboo kormeerka Md. Juuxa ayaa ah kii ugu horeeyey ee lagu soo kala bixiyo degmooyin ka mid ah deegaanada Puntland ilaa iyo 10 kii sano ee Puntland jirtay. RADIO GAROWE
-
^^^That made sense.
-
Garowe: Airport for Puntland's capital near completion.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Maybe you have a point. Did not figure Berbera in, though its becoem a smaller tow since the war. As for the runways both Bossaso & Garowe will be concrete and Mogadishu is already I am not to sure about Egaal's.