General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Golaha Wasiirada ee Dowladda KMG ah oo ogolaaday in Soomaaliya la keeno Ciidamo ka socda IGAD iyo Midowga Afrika. Shirkii Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa dood dheer iyo is jiid jiid kadib lagu ansaxiixay in soomaaliya la keeno ciidamo ka kala socda Midowga Afrika iyo urur goboleedka IGAD kuwaas oo hubka ka dhiga Maleeshiyooyinka Soomaalida. Shirka oo ahaa mid albaabada u xiranaa, uuna socday muda badan ayaa maanta lagu ogoladay in la keena ciidamada Shisheye wadanka Soomaliya , waxaana cod aqlabiyad ah ku ogoladay in la keena ciidama shisheye 62 wasiir halka ay diideen 9 wasiir waxaana shirka isaga baxay wasiirka Howlaha Guud Cismaan Xasan Cali Caata oo aad ugu carooday arinta ah in ciidama la keena Soomaliya Furitaankii shirka oo khudbad dheer ka jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu sheegay sida ay muhiim u tahay in dalka la keeno ciidamo Afrikan ah, isagoo Wasiirada ka codsaday in la ogolaado Ciidamo shisheeye. C/llaahi Yuusuf oo ku dheeraaday keenista ciidamo shisheeye ayaa waxaa uu kaloo sheegay in IGAD ay ogolaaden ciidamo, halka Midowga Afrika iyagana ay diyaar yihiin. Wasiirka Koowaad Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa la filayaa in qoraalka ay maanta ogolaadeen Wasiirada uu hordhigo Baarlamaanka KMG ah, iyadoo go’aanka ugu dambeeyay in dalka la keeno ciidamo shisheeye uu leeyahay Baarlamaanka. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com
  2. Madaxwayne Yusuf waxa u Golaha Wasiirada siiyay warbixin dhinacyo badan isaga oo ka shayeeyay qaabkii loo soo dhaweeyay& Madaxwayna yeeshii ay kulmeen, Madaxwaynuhu waxa uu sheegay in Soomaalida looga baahanyahay in ay Wadankooda Dhisaan ayna ka shaqeeyaan Nabada kuwado noolaansho iyo Sidii Dadka Soomaaliyeed ay ugaari lahaayeen Horumar dhinac walba leh, Warbixintii dheerayd ee Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Yuusuf Axmed ka hor aqriyay Golaha Wasiirada ka dib waxaa Biloowday Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya Madaxwaynuhuna waxa uu dib ugu laabtay Aqalka Madaxtooyada Kumeelgaarka ah ee Nairobi, Kulanka Golaha Wasiirada Sida caadiga ah waxaa gudoominayay Raysul wasaaraha Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geedi waxaana la guda galay ka doodida Ajandihii shirka oo ahaa Soomaaliya Ciidamo ma la keeni karaa mise lama keeni karo, Doodu waxa ay ku bilaabatay dood is waydaarsi iyo oraah ay Soojeedinayeen Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya Doodaa oo ku aadanayd Figrad dhiibasho iyo soo jeedin Xubnaha wasiirada iyadoo si aada looga Dooday Tirada Ciidan,Wadamada ay ka Imaanayaan, iyo waxa ay qabanayaan, Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradu waxa ay soo jeediyeen in aan loo baahnayn in wadamada Dariska ah laga keeno Ciidamo iyaga halka Qaarkalle oo ka tiras Wasiiradu sheegeen in maadaama Soomaaliya maanta u baahantahay in la caawiyo aysan lahayn Doorasho, Xaalku si walba ha noqdee waxaa la isla ogolaaday in Soomaaliya la keeno Ciidamo Ajnabi ah iyadoo Raysulwasaaraha Soomaaliya Prof Cali Maxamed Gedi halkaa ka sheegay in ay Diyaar uyihiin ku dhawaad 9 dal oo udiyaara in ay walaalahooda Soomaaliyeed Caawiyaan, Waxaa arinka Ciidamada dood dheer ka dib lagaliyay in loo codeeyo iyadoo 63 Xubnood oo ka mida Golaha Wasiirada ay aqbaleen in Soomaaliya la keeno Ciidamo halka 9 Xubnood qaadaceen, It seems the news was not as bad as some thought at first.
  3. and no country on earth has done that in the past." Meles Senawi Melez is being down right ****** , forget nations a single Somali man invaded and occupied a much more powerful Ethiopia. And what about the Italians?
  4. China: Shiinaha oo Qaramada Midoobay Ka Dalbaday Inay ka Qayb Qaadato ciidamo Loo Diro dalka Soomaaliya - Saturday, February 05, 2005 at 10:10 China (AllPuntland)- Dawladda FKGS ayaa rajo fiican kamuujisay iskaashi lasheegay in dawladda Shiinuhu ka muujinayso dhinaca dib u dhiska dalka Soomaaliya ee mudada 14ka sano ah bur bursanaa. Sida uu qoray wargayska People's Daily Online qaybtiisa Afka Englishka ee kasoo baxa dalka Shiinaha ,dawladda Shiinaha ayaa qaramada midoobay cadaadis ku saartay in laga qayb qaato ciidamada shisheeye ee tagaya dalka Soomaaliya .Waxay kaloo Dawladda shiinuhu sheegtay kaalmo caalami ah inay tahay waxa ugu horeeya ee ay u baahantahay dawladda dhawaan lagu soo dhisay magaalada Nairobi. Dawaldda Shiinuhu waxay ku tilmaantay wax laga noxo inaan wax gar gaar ah oo lataaban karo loo fidin dadkii ku waxyeeloobay dhulgariirkii Tsunami ee ka dhacay xeebta badwaynta Hindiya inkastoo ay sheegtay in dawladda shiinuhu ay laf ahaanteedu Soomaalida caawimaad gaarsiisay. Wargaysku asagoo hadalkiisa sii wata ayuu faallo kabixiyay saaxiibtinimada soo jireenka ah ee udhaxaysa Soomaalida iyo Shiinaha ,wuxuu tilmaamay in dawladda Shiinuhu ay Soomaaliya kafulisay mashaariic farabadan oo ay kamid tahay Dhismaha Tiyaatarka caalamiga ah ee Soomaaliya ,Cusbitaallo iyo waddooyin waawayn oo dalku ku faani jiray , wuxuu kaloo xusay in saaxiibtinimada Shiinaha iyo Soomaaliya ay yaqaanaan caruurta Soomaaliya. Dawladdu shiinaha waxay ballan qaadday inay kaqaybqaadanayso horumarka iyo dib u dhiska dalka . Madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa kulamo la sameeyay masuuliyiin kasocta safaaradda dalka Shiinaha ee Nairobi waxayna kawada hadleen sida dawladda Shiinuhu u caawin karto dalka Soomaaliya iyo sidii horay loogu sii wadi lahaa xiririirkii soo jireenka ahaa ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Shiinaha. CCC Farayaamo AllPuntland
  5. A conflict of deep and principally dividing is emerging to surface between the President, the Speaker of Parliament and PM's cabinet. Is this truth or the hearsay of some Somali media outlets? The fact is that the cabinet has agreed to request the deployment of foreign peace keepers for a limited time in Somalia. 60 voted for 9 against. Those who voted for include the PM and a number of ministers from Mogadishu including the security chief Qaynyare. The minister for security and a number of other ministers are part of the delegation heading to Mogadishu on Sunday and which is being led by the Parliament speaker. These website represent a narrow point of view. Lets wait for the news to come in.
  6. Contrary to what you said my friend, the fact is, Col. Yey knows he is in a big delima. Suldanks the parliament has agreed that Mogadishu status as the capital of Somalia is non negotiable. Mogadishu is so lawless everyone who does not posses a couple of technicals can be considered an outsider. The Somali president should not be at the mercy of anyone least of all warlords. Somalia needs a new start. The nonsense of the last 14 years cannot be allowed to continue. The dilemma for the former warlords and strong men of Mogadishu and elsewhere is they now hold public office. In which they will be held accountable. The days when they were free are over. The President is an old warrior he knows that a government without the ability to defend its citizens is not one at all.
  7. They look good. But can they alone do the job? If they can we will all rejoice.
  8. Somali Unity is non-negotiable. The people of Sool, Sanaag and Cayn chose to remain with the rest of Somalia, and no one can force them to do otherwise. Everyone knows who started this war; it is started by the secessionist/ Somalilander who wants to force the will of the people of SSC and force the people of SSC to take a name they fought not to be call for over a century ago, Somaliland is a name given by their former enemy Britannia. If the secessionists don’t want to be part of Somalia that is their prerogative, the door is open for them. Nuff said
  9. Ofcourse there is a millitary solution Care to share it with us bro. LASK, LA is that big ? now how that warms my heart.
  10. Unless my brother is a warlord in the making who is making technicals in some garages and hoping to order malitias to be an obstacle. That sounds great, but what do you mean As for Juma, bro if they[minister] dont do their job they will all be sacked.
  11. And should we presume you are the government spokesperson? lol. No dear I just got inside information. Musa gave a good performance. However Somalia already has people who suffer from AIDS and the lawless situation wonte help them one bit. These troops are needed because as Wind observed the warlords dont really have the ability to bring order to Xamar. They do have some power within their clan strongholds and could be a nuasance.
  12. Syrians, who the locals say occupied the land before the Somalis moved in from the mainland Interesting, shows just how much of our history we know.
  13. He has a right to give his view. After all he is giving his own individual opinion. Musa is just giving his people what they want to hear. Remember his remark about Abdullahi for clan reason's could not be president . That also was for the constituants in Madina. All this is a ploy people, the government has agreed to request for international help to solve this national problem.
  14. I urge the gentlement concerned to engage in a more lively and healthy debate let their critism be more constructive, instead of this useless name calling and attacks on indivituals. By any chance do they frequent this forum or are they actual members of SOL? Damn is Jirde Qudac and Hashi Baalerz in disquise?
  15. Dagaal dhimasho & dhaawac dhaliyey oo ka dhacay Kismaayo(Mid ka mid ah labada dhinac oo aanu wareysanay) Kismaanya Dagaal qaraar oo leysku adeegsaday hubka waaweyn & qoryaha boobayaasha ah ayaa maanta ku dhexmaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose maleeshiyooyin kala taageersan Isbaheysiga dooxadda Jubba ee uu madaxda ka yahay Barre Aadan Shire Hiiraale & Golaha Midnimada & Qaran-ka ee uu guddoomiyaha u yahay Jaamac Aadan dheere, iyadoo dagaalkan oo ka bilowday saaka bartamaha magaalada leysku xiiqay, waxaana uu ku soo fiday xaafadaha kale ee magaalada, waxaana deryankan rasdaasta maqlayey daafaha magaalada. Jaamac Aadan dheere oo aan qadka taleefanka magaalada Kismaayo kula xiriiray daqiiqado ka hor ayaa sheegay in maleeshiyooyin-ka isbaheysiga dooxadda Jubba ay weerar ku soo qaadeen xaruntiisa ku taal xaafadda Calanley, wuxuuna tilmaamay in weerarkaasi dhinacooda ay kaga dhaawacmeen 6 ruux, halka uu sheegay in dhinaca Isbaheysiga dooxadda Jubba ay kaga dhimatay 6 ruux, 24 kalena ay kaga dhaawacmeen, wuxuuna xusay in Barre Hiiraale uu yahay nin isku dilaya dad wada-dhashay oo aan meel kala jirin, sida uu hadalka u dhigay. Dagaalku wuu ka socdaa bartamaha magaalada wuxuuna ku sii siqayaa dhinaca Galbeed ee magaalada, waxaana uu bilowday saaka 8:30, iyadoo maleeshiyooyin-ka Barre Hiiraale ay na soo weerareen, waxaana ku raad joognaa firxadkooda, kooxaha na soo weerarayna waa gacan ku dhiiglayaal doonaya in ay iska horkeenaan dadka walaalaha ah†ayuu yiri Jaamac Aadan dheere oo sheegay in dhinacooda iyaga oo aanan weerar filaneyn lagu soo qaaday weerar, isla markaana ciidamadoodu ay ku sugan yihiin Beerxaano. Waxaa weydiinay Jaamac in dagaalka maadaama uu weli soconayo ayna dhibaato ka soo gaartay dad rayid ah in ay jiraan waanwaan laga dhex wado labada dhinac wuxuuna ku jawaabay. “Barre Hiiraale nin nabad & wadahadal doonaya ma ahan, waa nin dagaal u orod ah, mana doonayo in uu wadahadal ogolaado waana nin leynta dadkiisa doonaya in uu wax ku noqdo†Dhinaca Isbaheysiga dooxadda Jubba oo aan isku daynay in aan la xiriirno ayeysan inoo suurtagelin, waxaana weli ka soconaya magaalada dagaalkaasi. Ku noqo beejka Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho cabdishakuur@dayniile.com
  16. Waraysi dhinacyo baan taabanaya oo ay Somalitalk la yeelatay gudoomiyaha golaha la magacbaxay "golaha nabadgalyada iyo midnimada qaranka" mr Jaamac Aadan dheere Somalitalk: Gudoomiye ku soo dhawoow Somalitalk, ugu horayn waxaan ku waydiinaynaa waxaad tagtay deegaanka Beerxani oo ah halka ay ku sugan yihiin ciidamadiina, kulan ayaadna ku qabateen deegaankaasi, yaa kasoo qayb galay kulankaasi maxase looga hadlayay kulankaasi? Gudoomiye Jaamac: rest of interview http://www.somalitalk.com/2005/jan/31jan35.html
  17. Ok Smith, we seem to be giving adeerkiis some mythical powers as of late huh? Bro it seems all my work has paid of, just look how hard brothers like Toolstoy and websites like Somaliland.org are working.
  18. H-a-r-t-i, yaa la hadli kara?, H-a-r-t-i waxa la hadli kara ninkaas ay wada daaqaan ee ay ceelka ka wada cabaan ee ay Ab iyo Isir is dhaleen. Nin gobabka Xaraf fadhiyaa inuu halkaas uun ka baano mooyaane H-a-r-t-i waxba kama sheegi karo. Colaada uu hurinayana haddii ay dhacdo waxa uu ogyahay in aanay soo gaadhayn isaga. Maxamed Waxa uu doonayaa inuu halkan kaga damaashaado dagaalka Bari ku dhex maraya Beelahaas iyo Beelaha I-s-a-a-q ee Bari oo uu ummaddaas dhex dhigo colaad isir ah oo aan dhammaanayn. Arrinta Bari arrin Maxamed Xaashi iyo rag la mid ah loo daba fadhiisan lahaa ma aha. Ragga loo daba fadhiisanayo waa la ogyahay waa dadkay taabanayso ee Masiirkooda iyo nabadgelyadoodu ay ku jirto, laakiin ninka Gobabka Hargeysa ka baanayoow Adeer aadyar iska qayil.†Out of anger the truth at last comes out. It seems Jirde has spoken what we have always known. There is no military capacity on the part of the secessionist, what’s even more interesting is that lately they have been rattled to such an extent that their well rehearsed lines are coming apart. “Xudduudana sideedaba Dawladdu ma ilaaliso, xuduuda la leeyahay waa la soo xidhayaa haddii la tago gelin ma la joogayaa, lama joogi karayo, Toon ayaynu tagnay gabalku uguma dhicin Ciidamadeenii waa la aamini waayay, Salaxlay 15 daqiiqo ayaa la joogay oo waa laga soo jiireeyay waana la aamini waayay. Ninka leh 500km intaan socdo ayaan xuduudkaa bari tagayaa oo aan ku nagaanayaa dee waa Beentaa†There goes the 30, 000 army. The celebrated power of the SNM soldiers and the saying made by people like Ina Warrabe “We will go as far as Garoweâ€. They already blinking and Ina Yey is not even in Mogadishu yet…
  19. some already mentioned- sitting on a dock of a bay In no particular order Woman- John Lennin You are everything- Marvin Gay& Diana Ross The drugs dont work -The Verve Fast Car- Tracy Chapman Faded pictures- Case feat Joe Yellow & Scientist - Cold Play Rover- Frank Sinatra
  20. Dont get it twisted............Its Somalia that I love,I dont recognize Somaliland.
  21. Samsam oo Soo Gaartey Garoowe SomaliTalk.com | Feb 3, 2005 Diyaaradii sidey Samsam Axmed Ducaale ayaa 5:30 subaxnimo kasoo degtey Boosaaso, isla xilli yar kaddibna waxay u kicitintay Garoowe oo ah magaalo madaxda DGPL. Markii ay soo gaartey Garoowe maanta duhurkii ayaa waxaa lagu wareejiyey madaxtooyada DGPL, waxaana wareejiyey Dr. Ghanim Alnajjar oo kasoo kaxeeyey Hargeysa oo shuruurd la'aan looga soo daayey. Samsam iyadoo xor ah hadda waxay ku sugan tahay magaalada Garoowe, xaaladeeda caafimaadna lagama dayrin. Warkaas waxaan ka helay daqiiqado ka hor Axmed Maxamud Ducaale "Duuje" mar aan kula xiriiray khadka Telefoonka asagoo jooga magaalada garoowe.
  22. 17-YEAR OLD ZAMZAM AHMED DUALEH RELEASED FROM PRISON Hargeisa - Zamzam Ahmed Dualeh has been unconditionally released by the Somaliland authorities into the custody of the Independent Expert on the human rights situation in Somalia, Dr. Ghanim Alnajjar, who will then accompany Ms. Dualeh back to her home region of Puntland. Seventeen-year old Ms. Dualeh was arrested on 15 August 2004 and on 15 December 2004 was sentenced to five years' imprisonment by the regional court of Hargeisa - four years for alleged espionage and one year for purportedly lying about her name, identity and clan. She was suspected to be obtaining secret information about the Vice-President's house on her visit to Hargeisa from Puntland. She denied the charges. Allegations have been raised that Ms. Dualeh was mistreated by police officers during her detention. Upon the request of the Independent Expert, the Somaliland Government confirmed its commitment to investigate these allegations, and ensured that it would fully respect any decision by Ms. Dualeh to pursue these allegations in a court of law. Dr. Alnajjar is on his fourth annual fact-finding visit to the region since being appointed Independent Expert on the situation of human rights in Somalia by UN Secretary-General Kofi Annan in June 2001. His mandate is to assess the prevailing human rights situation in Somalia and report his findings to the UN's Commission on Human Rights. During his mission, Dr. Alnajjar held substantive talks with top Somaliland officials, including the Vice-President, the Justice and Interior Ministers, the Attorney General, and the Speaker of the House of Representatives. He was also able to meet with leading members of the opposition, representatives of local and international NGOs and agencies, and the media. Amongst the matters raised during these discussions were women's and children's rights, prison conditions, Somaliland's election timetable, the ongoing efforts to establish an independent human rights commission, the controversial Public Order Law, and other related issues. In discussions with the Interior and Justice Ministers regarding the Public Order Law, it was suggested that the members of Somaliland's National Security Committee, which has the prerogative of applying the law's provisions, urgently study the possibility of revising the law, with a view to reconciling it with international human rights standards. The ministers agreed to look into this matter with their colleagues in the National Security Committee. The Independent Expert continues his mission this week with visits to Garowe, Bossaso and the tsunami-stricken Hafun-area. SOURS: UNDP SOMALIA via email to SomaliTalk.com
  23. Samsam Axmed: oo soo gaadhay Caasumada Puntland ee Garoowe Posted to the Web Feb 03, 16:56 Garoowe:-Zamzam Axmed Ducaale oo in muddo ah ku xirnayd xabsiga Hargaysa ayaa maanta soo gaadhay Xarunta maamulka Puntland ee Garoowe kagadaal markii maamulka la magacbaxay S/land ay u fidiyeen wax ay ugu yeereen cafis ay soo dalbatay. Diyaaradii ay la socotay Zamzam ayaa maanta galinkii dambe soo cagadhigatay gagida diyaaradaha Kanooko ee magaalada Garoowe, inkastoo ay ii suurtoobi waysay in aan la kulmo Zamzam, kadib markii qaraabadii la socotay ay ii sheegeen in ay aad u daalan tahay, balse warar ku dhowdhow Zamzam ayaa noo xaqiijiyay in ay cadaysay in loo gaystay dhibaatooyinkii horay saxaafada looga sheegay intii ay ay ku jirtay xabsiga Hargaysa, ku waasoo dhan ka ah shareecada Islaamka iyo waliba bini-aadanimada. Zamzam oo ah inan aad u da'yar ayaa maxkamada gobolka Hargaysa kuxuntay 5 sano oo xarig ah, kagadaal markii maamulka lamagacbaxay S/land uu ku ee deeyay Zamzam in ay ka waday magaalada Hargaysa hawlo basaasnimo ah oo laga soo abaabulay magaalada Boosaaso laguna khaarajinayo madaxwaynexigaha S/land Axmed Yaasiin. Zamzam ayaa haatan waxa ay ku suguan tahay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe waxaana la filayaa in ay biri saxaafada u warami doonto. Axmed C/salaam Puntlandpost,Garoowe,J,F,Soomaaliya Mail: loole25@hotmail.com Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan
  24. SOMALIA: IGAD leaders agree to deploy peace mission [ This report does not necessarily reflect the views of the United Nations] NAIROBI, 2 Feb 2005 (IRIN) - The governments of Djibouti, Ethiopia, Kenya, Sudan and Uganda have expressed their commitment to supporting a peace mission for Somalia by providing troops or equipment to the envisaged force, a statement said. The leaders of the six countries met in the Nigerian capital, Abuja, on Monday, as members of the Intergovernmetal Authority on Development (IGAD) on the sidelines of the African Union summit. "There is an urgent need to provide security support to the Transitional Federal Government of Somalia to ensure its relocation to Somalia and guarantee sustenance of the IGAD peace process," they said in a joint communiqué. IGAD, which groups Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Sudan, Uganda as well as Somalia, sponsored peace talks between Somalia's various clans and factions that culminated in the establishment of the Somali transitional federal government in 2004. The newly created government, however, remains in Nairobi, where it was set up, because security concerns and lack of resources have prevented members of the administration from moving to Mogadishu, the Somali capital. The IGAD heads of state, who met under the chairmanship of Ugandan President Yoweri Museveni, instructed the IGAD secretariat, in collaboration with the African Union, to establish a fund to cover expenses for the deployment of the peace support mission. They urged defence ministers and military chiefs of countries that would contribute troops and materiel to the mission to meet "urgently" to discuss, in consultation with the Somali government, the details and modalities of deploying the envisaged force in Somalia. The leaders also gave Museveni the mandate to seek from other countries in the region, AU members states and the international community troops, financial and technical support for the peace mission. The IGAD heads of state "requested AU member states to give them the mandate for the deployment of a peace support mission to Somalia and expressed their hope that ultimately the mandate will be endorsed by the United Nations". [ENDS]
  25. lol, first time for everything. Ali Samatar hails from Las Ano, is that true? Dusty/India, what is your point? Again why only Ali Samatar and not everyone in the Barre regime?