General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. (well honestly she refused to go out with me and I have been stalking her ever since).But I can hook you up with you know who if the need arises
  2. Xoogsade, well said brother. But we live in hope.
  3. Baydhabo oo si diiran loogu soo dhaweeyey weftigii Dawladda ka socday Posted to the Web Feb 17, 23:20 Nairobi:- Wararka naga soo gaaya Magaalada baydhabo ayaa waxay sheegayaan inay weftigii ka socday Dawladda FKMG ah ee ka koobnaa Golaha Wasiirada iyo Golaha baarlamaanka s diiran loogu soo dhaweeyey imaatinkooda,islamarkaasna dadweynaha farabadan isugu soo baxeen Jadadka waaweyn ee Baydhabo,taasoo ay ku muujinayaan rabitaanka ah helitaanka Dawladda dhexe oo ay Soomaaliya yeelato. Wasiirka Gadiidka Cirka iyo Dhulka,Md. Ibraahim Aadan Xasan (Kiish-bur) ayaa waxa uu uga mahadceliyey dadweynihii soo dhaweeyey,isagoo sheegay inay u diyaargaroobaan soo dhaweynta Dawladda FKMG ah oo dhawaan ka filayo inay dalkii dib ugu noqoto,wuxuuna u sheegay dadweynihi inay suurtagal tahay inay Dawladdu ka timaado Baydhabo. Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka socday maalmahii la soo dhaafay abaabul u diuaargaraw ah Dawladda,iyadoo wararka hoose ee ka soo baxaya ilaha muhiim ah tibaaxayaan inay jiraan olole xooggan oo ka socda Nairobi,kuwaasoo lagu doonayo inay Dawladda ka caga dhigato Baydhabo inta Magaalada muqdisho laga dhigayo goob ay xasiloon oo Dawladdu degi karto. Wefti iyaguna ka socday Golaha Xukuumadda iyo Baarlaamaanka ayaa waxay ka degeen Magaalada Jawhar ee Gobolka Shabeeladda Hoose,iyagoo halkaas si diiran loogu soo dhaweeyey,waxaana soo dhaweyntooda ka qaybqaatay dadaweye aad fara badan,kuwasoo muujinayey inay ka go'an tahay helitaanka Dawlad soo celisa nadaamkii iyo kala dambeyntii,wafuuddaas ayaa waxay qaarkood u sii gudbeen Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wafuuddaan ayaaa socdaalkoodu ku salaysan yahay ka dhaadhicinta Shacabka Goboladaas taageerida Dawladda FKMG ah oo dhawaan u guuri doonta dalka,iyagoo kulamo goono gooni ah la yeelan doona Madaxda iyo waxgaradka Deegaankaas,waxayna wararka xog ogaal sheegayaan inay halkaas u tageen la kulanka Weftiga Xaqiiqa raadiska ah ee socda Midawga Afrika oo booqasho ku maraya Magaalada Muqdisho. Jaamac Ismaaciil Dharbaaxo Puntlandpost,Nairobi,Kenya
  4. Honestly brother you sure are a dreamer. Maybe but I have a great deal of hope for reer Mudug. As I said before if there is going to be any expansion to Puntland in the south it should be through Galkacyu with the consent of south Mudug. Rahima sis what gives me such hope, is the fact that there has not been any war between these clans since 1993. There is a growing inter business links within the city. Also how on earth can we allow the separation for clan reason’s between a people that share everything? This divison won’t last long and forget my life time, I trust these walls will soon insha Allah come tumbling down. The road to Cadado and Abduwaq goes through Baraxley.
  5. Kenya, Somalia to sign economic cooperation pact Posted to the Web Feb 17, 16:12 Nairobi, Kenya.-- Kenya and Somalia are fine-tuning an economic cooperation strategy which is expected to culminate in the creation of a joint commission to explore areas of advancing economic development in the Horn of Africa nation, officials said here on Tuesday. Kenyan Foreign Minister Chirau Ali Mwakwere said during talks with Somali Prime Minister Ali Mohammed Ghedi that the joint ministerial commission is expected to meet soon to push forward the economic cooperation agenda. The economic cooperating agreement will spell various sectors in which the Kenyan government would help the Somalia authorities to get back on their knees after a 14-year period of strife. "We are working on a joint cooperation strategy to advance our economic development," Mwakwere told journalists after a closed- door meeting with the Somalia premier. Kenyan officials believe Somalia has a viable economic potential in livestock, fisheries sectors and has a very vibrant telecommunication industry which has continued to thrive despite the 14-year civil war which has rocked the nation. Somalia also enjoys a vibrant aviation industry boosted by the 50,000 US dollars a day "khat" trade between the two nations and the 14 daily flights from Mogadishu to Kenya which are being conducted through the Nairobi-based Kenya Civil Aviation Authority. Kenyan aviation authorities are expected to help Mogadishu re- establish their airspace safety in the meantime when the UN civil aviation arm, the International Civil Aviation Organisation (ICAO), which degated the job to KCAA, reverts the job to Mogadishu. Ghedi said his country needed the support of all nations to enable it get back on its feet, saying after 14 years of destruction, the country was ready for reconstruction. "We need support of all other nations in order to serve our people as a government and start the contruction. This task cannot be done without the support of all the other people," Ghedi told a joint news conference during which he outlined his government`s relocation plan. Puntland Post
  6. SOMALIA: Ministers to explain new government policies in regions Posted to the Web Feb 16, 22:47 NAIROBI:- At least 40 members of Somalia's interim government left the Kenyan capital, Nairobi, on Wednesday for various regions of Somalia to explain the new government's policies to the public, an official in Prime Minister Ali Mohammed Gedi's office said. The delegations, made up of five teams of ministers and members of parliament, were due to visit regions in southern and central Somalia. "Teams comprising seven to eight ministers and MPs will visit the regions of Bay, Bakol, Hiran, Middle Shabelle, Galagadud and Mudug," Abdurrahman Ali "Malaysia", the special adviser to Gedi, told IRIN on Wednesday. The teams will spend five days "explaining government policies and establishing a presence" in those regions, he said. "Upon their return, they will report back on their impressions of what they have seen in the respective regions," he added. The trip is the latest indicator that momentum is building up for the Kenya-based Somali government to return home. It is the first "bold" trip for the new government to venture into the regions, according to a Somali political source. "Some of these regions have not had any contact with any form of authority" since the fall of President Muhammad Siyad Barre in 1991. "It is basically a wild west out there," the source said. On 6 February, 50 MPs of the 275-strong Parliament left Nairobi for the Somali capital, Mogadishu, to join another 30 who arrived in the city on 3 February. The second group of parliamentarians, led by Speaker Sharif Hassan Shaykh Aden, included some cabinet ministers. They received a rousing welcome from the public and a show of support from militiamen allied to the country's faction leaders, according to eyewitnesses. The MPs' trip to Mogadishu was also part of preparations for the return of the government to Somalia. The Somali political source said if this latest trip succeeds, it would greatly advance government plans for relocation. Ali said the ministers and MPs were also due to visit their native regions. Gedi will "most likely be in Mogadishu by the end of this week", Ali added. Military experts from various African countries are currently in the country to assess the situation ahead of the proposed deployment of a peace mission to the war-torn country. The regional Intergovernmental Authority on Development, whose members are Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, Sudan and Uganda, sponsored two years of peace talks between various Somali clans and factions that culminated in the formation of the transitional government. The new government, which includes several faction leaders, has not been able to relocate from Nairobi to Somalia, citing security considerations. However, it has come under increasing pressure from the Kenyan government and western diplomats to do so. The transitional federal parliament elected Abdullahi Yusuf Ahmed as president on 10 October. The election marked the culmination of the two-year reconciliation conference that brought representatives from various clans and factions together. Source: IRIN News
  7. Wafdigii ka socday Dowladda KMG ah oo Galabta gaaray Magaalada Baydhabo Wafdigii ka socday Dowladda KMG ee ee loo xilsaaray in ay indha indhneyn ku sameeyaan gobolada dalka Soomaaliya isla markaana googol dhig u ah imaanshaha dalka dowladda ayaa goor dhaweyd waxa ay ka soo dageen garoonka diyaaradaha ee magaalada magaalada Baydhabo iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay. wafdigani oo ka kooban 8 xubnood ayaa waxay Magaalada Baydhabo joogi doonan sida Qorshaha yahay 5 cisho, iyagoo kulamo kala duwan la yeelan doonan odayaasha Gobolada Baay iyo Bakool. wafdigan oo la filayay saakay horey ayaa waxa uu dib u dhac ku yimid kadib markii ay isku dhaceen labo maleeshiyo oo kala taageersan garabyada RRA da Aadan Saransoor iyo Sh. Aadan Madoobe in kastoo markii dambe la xaliyay gacan ka hadalkaas. Wasiirka Warfaafinta Dowladda KMG ah ahna Afhayeenka Dowladda Maxamud Jaamac Sifir ayaa wariyaasha u sheegay in shan Maalmood kadib wafdigan ku laaban doonan Magaalada Nairobi, isagoo intaas raaciyay in Magaalada kismaayo loo diri doona Wafdi kale, sidoo kale waxa uu sheegay in Cali Maxamed Geeddi ku soo jeedo Magaalada Muqdisho. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com Wasiirka Caddaaladda iyo Wafdi la socda oo 4 ta galabnimo lagu wado inuu gaaro Magaalada Baydhab Kumanaan dad ah ayaa taagan xilligan gudaha iyo bannaanka garoonka Magaalada Baydhabo oo goor dhaw Galabta la filayo inuu ka soo dego Wasiirka Caddaaladda Dowladda KMG ah iyo Xubno la socda oo maanta ka soo kictimay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wariye jooga Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ayaa ii sheegay in dadkaas oo wata sawiro Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxay doonayaan inay soo dhaweeyan Wafdiga Dowladda KMG ah. Maleeshiye ku hubeysan Baabuurta dagaalka ayaa ku sugan Garoonka waxaana laga baqaya inay rabashado hor ah ka dhacaan Magaalada Baydhabo, waxaana la filayaa inay galabta diyaaradda soo gaarto Baydhabo. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com
  8. Wafdi ka Socda Dawladda Federalka Soomaaliya oo Maanta u kicitimey Gobolo ka Tirsan Soomaaliya. Wafdi isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaanno ayaa maanta ka dhoofey Nairobi waxeyna u kicitemeen Gobolada Bay, Bakool iyo Sh/Dhexe. Wafdiga oo si deg-deg ah ku baxey kaddib markii dawladda Kenya shaley wakhti kama danbeys ah u qabatey in Dawladdda Soomaaliya loo dhisey uga baxdo dalka Kenya una tagto gudaha Soomaaliya ayaa Ra’iisul Wasaare Geedddi wuxuu soo saarey amar deg-deg oo uu ugu dirayo wafdiyo kala duwan Gobolada Dalka oo dhan. Wafdiga maanta u amba baxey Gobolada Bay iyo Bakool waxaa hor kacayey Aadan Madoobe waxaana waheliyey Cali C/lahi Cosoble oo ah Wasiirka Waxbarashada, Wasiirka Haweenka Fowziyo Maxamed, Maxamed Cumar Xabeeb Guddoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe iyo mas’uuliyiin kale oo aan u dhalan goboladaas, waxaana la filayaa wafdiyo kale iney u kicitimaan Kismaayo iyo Gaalkacyo maalmaha soo socda si ay usoo indha indheeyaan xaaladda goboldaas ugana dhaadhiciyaan qorshaha Dowladdu dooneyso iney nabad ugu soo dabaasho dalka oo idil. Warku wuxuu intaas ku darey Ra’iisul Wasaare Geeddi laf ahaantiisu inuu horkici doono wafdi kale oo kormeer ku mari doona Muqdisho iyo goobo kale. Wafdiyada ka socda Dawladdu waxey gogol dhac u yihiin Wafdigii ka socdey IGAD iyo Jaamacadda Carabta ee haatan ku sugan Muqdisho iney kula kulmaan gobolada kale ee ay booqashada ku tagi doonaan. Si kastaba ha ahaatee waxaa hubaal ah in Dawladdu ka caga dhigan doonto Soomaaliya dhamaadka Bishaan February ee aan ku jirno. M/ed Cisman/ Gaalkacyo, Soomaaliya maxamedcismaan2@hotmail.com Mudugonline.com
  9. Ethiopia or Arab Druze from Lebanon who cares as long as we get our nation back..
  10. Cadaado lol, it's a pipe dream without south Mudug. I belive its in the inteerst of Puntland and the clans of Galgaduud/Mudug to have a united Galkacyu that would mean bringing on board the powerful clan of south Mudug. This is more important from an economic and political stance than incorporating Abudwaq and its two other villages. Galkacyu would develop to rival even Mogadishu being at the centre of the country and a bridge between the south and North of Somalia. Hobyo, Garacad, Galinsoor and Cadaado would benefit. Trade and commerce would thrive and it would go along way to end suspecion and clan animosity. So if Puntland should expand let it be a natural expansion and not just based on clan. The Abudwaaq and Cadaado is not as important as accomodating south Mudug and uniting Galkacyu.
  11. ^^^ lol digest what ever you want son. He is the legitimate President of Somalia I didnt makee him that it was all ordained by the lord. Now you can keep insulting your President, but hey that wont do much for. Breaks and stones might break my bones but words.. But you are a refugee who knows nothing about anything. Like I said you look silly brother. Dont insult the President kapish
  12. lol, why are you two wishing for bloodshed, something I missed. Rahima, the foreign forces wont go to Xamar. They will protect the government until it recruits and trains new personnel Juma The guy is looking for bloodshed...all over again...only this time he believes he can do what he failed with before. Come on you are grown man, you know that is far from the truth.
  13. Juma, its always easy to laugh now but you will cry later.
  14. The Abdiqasim Episode has completely lost the international community's apetite for Somali "governments". Now, as you well see, it is much more harder to get international support (not talking about lip service here) then pre-Abdiqasim times. Interesting. So repeating the same mistake of Abdiqasin will give confidence to he outside world? The government will go to Mogadishu to control it and not to be controled by it.
  15. You don't understand Duke, the placing of the government in Muqdisho legitimizes the work that was done for over two years. lol, you make laugh. Placing the government, without an army will legitimise what? It will give courage and strengthen to the faction leaders and criminal courts of the city. It will create mayhem and lead to violence after the two day honeymoon period is over. I applaud the government’s decision to wait it out until it has the resources and capacity to defend itself and its citizens. The foreign minister cannot even go home because the local criminal boss feels threatened that law and order might be on the way. The same faction leaders who are in government want to be rewarded for occupying a building for 14 years. Come on Horn I know you are a smart person.
  16. And they say lets all go back to Mogadishu and they these faction leaders will look after the government. Even our Deputy PM Aydeed and MP Furux's boys are demanding money for looting state property. What in the world.
  17. Kooxda Xuseen Caydiid oo iibineysa Villa Somalia Burtinle-Online Axad, Febraayo 13 2005 Kadib markii ay magaalada Nairobi ku laabteen wafdigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan Sheekh Axmed ee socdaalka ku tegay magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxaya warar ku saabsan natiijadii uu wafdiga kala soo kulmay safarkii Muqdisho. Wafdiga oo intii ay joogeen Muqdisho booqday dhismayaal ay kamid ahaayeen Xaruntii hore ee Madaxtooyada ee Villa Somalia, dekeda, iyo Radio Muqdisho ayaa wuxuu wafdigu wada hadal ku saabsan sidii hantida qaranka loogu wareejin lahaa dowladda la yeeshay kooxaha gacanta ku haya hantidaas. Kooxda Xuseen Caydiid oo gacanta ku haysa xaruntii madaxtooyada ee Villa Soomaaliya iyo idaacaddii qaranka Soomaaliyeed ee Radio Muqdisho ayaa la sheegay in ay lacag ku xireen dib u celinta hantida qaranka, iyagoo malaayiin doolarka Mareykanka ah dalbaday in looga iibiyo hantida qaran ee ay gacanta ku hayaan. Sidoo kale kooxda uu hogaamiyo Maxamed Jaamac Furux ee gacanta ku haysa dekeda ayaa iyagana la sheegay in ay shuruudo fara badan ku xireen dib u celinta hantida qaranka. Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan Sheekh Axmed oo Jimcihii ku laabtay magaalada Nairobi ayaa warbixin ku saabsan safarkii wafdigiisa u gudbiyay Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf iyo Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geeddi. Burtinle-Online editor@burtinle.com
  18. Juma Which Somali national force are you talking about The one that’s being formed as I type this. The one that will put to shame these little faction leaders and clan supremacist in which you trust. Juma you have been in denial for far too long if you think that the Jackal will be outmanoeuvred. Its time to understand the gravity of the situation you find yourself in dear Abti. 1. Somalia has an internationally recognised government, comprised of all the clans and representing the spectrum of Somali society. 2. The government request for assistance and military aid has been accepted. The EU, is providing the funding. The AU and Arab League are providing the muscle and ammunition. 3. The government has massive support within the country and will no doubt have willing numbers of individuals joining the new Army and security forces. 4. It has the support of the down trodden the poor, those from the supposed minority clans who’s lad has been occupied. It seems you are in denial, you are stuck in first gear. You actually think that this is some game some sort of a joke. You think that for two years the international community was bluffing that no one learned from Arta? Well my dear brother your nightmare will only get worse.
  19. Somali Foreign Minister H.E Abdullahi Shiekh Ismael Yusuf Indhacade :Wasiirka Arrimaha Dibada ee dowladda dibad jooga ah Cabdulahi Sheekh Cusmaciil cag sooma dhigi karo gobolka Sh/ hoose waxaana ku xukunay. Waagacusub.net 13.02.05 Nairobi Sheekh Yusuf Indhacade oo ah hogaamiye kooxeed soo baxay waayahii dambe kana amar taagleeyo gobolka Sh/Hoose ayaa markii ugu horeeysay si kulul u weeraray Danjire Cabdulahi Sheekh Cusmaaciil oo ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dowladda Federalka uu Cabdulahi Yusuf Madaxweynaha ka yahay. Yusuf Indhacade oo weriyaha Waagacusub.net ugu hadlayay Caawa Magaalada Marka wuxuu shaaca ka qaaday in Danjire Cabdulahi sh Cusmaaciil uusan imaan Karin oo caga dhigan Karin gobolka Shabeeladda hoose oo ah halka qura ee ay degto beesha uu ka dhashay wasiirka ee Biyomaal,Sheekh Indhacade wuxuu intaas ku daray in Cabdulahi Sheekh Cusmaaciil uu yahay nin Amxaaro ah oo ugu xakuman shan sano oo xarig ah hadii ay gacanta ku dhigaan,isagoo dhanka kalana sheegay inaysan wax cabsi ah ka qabin Ciidamada Amxaarada oo ay Jahaad u Diyaar garoobeen. Si kastaba ha ahaatee hadalkaan ka soo yeeray Yusuf Indhacade ayaa ah kii ugu horeeyay ee Wasiirka Arrimaha Dibada looga mamnuuco degaanka uu ku dhashay ee Marka hasse yeeshee qaar ka tirsan waxgaradka beesha wasiirkana waxay sheegeen inay arrinkaas ka hadli Karin oo ay Qatar gelayaan sidaas darteedna ay jeclaan lahaayeen inuu Danjire Cabdulahi cudur daar ka bixiyo codsigiisa ku aadan Ciidamadda Itoobiya. Maxamed Xabiibi'Marka Waagacusub News Monitering editor@waagacusub.net .............................................................. Now this type of thug proves that these people are scared of the restoration of law and order. Otherwise a man would not be baned from his own home. Insha Allah its him[inda Cade] who will be behind bars very soon.
  20. africa into little Dubai? lol No no Suldan its a very big Dubai.
  21. ^^^^^ Spare me the hot air brother. You speak for only yourself and no "Somalis". The people of the state of Puntland need this type of project that will improve their livelyhood. As for the tribe thing, we are clans not tribes and these types of projects would help all the clans of Somalia. And please stop refereing to the Somali President as a warlord you are getting silly now.
  22. The people will only meausre the success of this project. As for all the fear and loathing its just the beginning. The AU troops will play a secondary role the actual work will be done exclusively by Somali troops. Mogadishu will be taken by Somali troops. So all the hot air of fighting Ethiopea will amount to nothing as no troops from that country will be moving to Xamar or any other vital southern town. As for Xasan Dhair he will quite down when he realises no one is gonna hand him over to the US. All this noise he is generating is for self preservation. As for his promises he got beat in Bari in 1993 and then he had a well motivated and equiped Al-Itihad force up against a wing of the SSDF. Today him and these clan-courts are up against a Somali government that's made up of every clan with logistical support from the AU and the Arab league. Do the math, he wont last that long thats why he is hiding in Gurcail and out of Xamar.
  23. MUQDISHO OO RUNTEEDII U QAAWISAY DOWLADDA FEDERAALKA & DUNIDA KALE (Muqdishaa Nabad ah oo maalin cad beenowday!!!) Dadka Muqdisho ayaa ku hungoobay inay Guddoomiyaha Baarlamaanka ee maalintii afraad ku sugan magaaladaasi uu taageero siiyo ama u soo debco diidmada ku aadan ciidamada shisheeye ee dalka al keeno oo ahaa arrinta ugu weyn ee meel walboo uu tago iyo xaflad waliba oo uu ka qeyb galo laga hor sheegayay ama laga dalbanayay. Inkastoo aad la isugu khilaafsan yahay laguna kala duwan yahay arrinta ciidamada dalka imaanaya, haddana inta badan dadka Muqdisho qeybahooda kala duwan waxay ka mideysan yihiin inaan ciidamo Itoobiyaan ah la keenin Soomaaliya, taasina ay tahay khad gaduudan oo aan loo soo dhaafi Karin, laakiin Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dhinaca Ganacsiga ka soo galay siyaasadda, dadka ku dhowdhowna ay sheeg-aan inuusan ku wanaagsaneyn dhinaca siyaasadda ayaa muujiyay xeelad aan laga fileyn iyo dhaqan siyaasadeed markii marnaba khudbadihiisii laga waayay inuu raaco guuxa Muqdisho ama ay jiiraan mowjadaha ku wareegsan. “Haddii arrintu tahay annaga inaan dalka ku soo laabanno, oo loo fasirayo inaan baqeyno, taasi ma jirto dalka waan imaan jirnay, waan imaaneynaa wax cabsi ahna nagama heyso, laakiin waxaa la doonayaa oo aan rabnaa waa inuu Stysem-ku shaqeeyo oo dowladdu howlgal noqoto, aanay marin wadadii kuwii ka horeeyay ee fashilka, waxaan diideynaa inaan halkan iska nimaadno kadibna wixii mudada dheer loo fadhiyay fashilmaan†ayay ahaayeen ereyadii uu Shariif Xasan Sheekh Aadan Guddoomiyaha Baarlamaanka ka yiri arrinta ciidamada shisheeye iyo xafladaha kala duwan ee uu ka hadlay. Xafiiska somaliweyn ee Mugadishu somoginfo@somaliweyn.org KOR TAG