
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Minister Osman Ato heads for South Africa on government business:
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Laba wefdi oo ay kala hogaaminayaan Cusmaan Caato & Daahir Riyaale oo shirar kaga wada qeybgalaya dalka K/Afrika Nairobi Maalinimada Axadda fooda nagu soo haysa ayaa la filayaa in wefdi ka socday dowladda federaalka KMG ah ee Soomaaliya, uuna hogaaminayo wasiirka howlaha guud & guriyeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato) in ay gaaraan dalka K/Afrika halkaasoo la sheegay in ay uga qeybgalayaan kulan heer wasaaradeed ah oo ay yeelanayaan wasiiro ka tirsan dalalka Afrika, waxaana wefdiga ka socda dowladda federaalka ay halkaasi ku soo bandhig doonaan baahida dowladda cusub ee ku wajahan dhinaca dib u dhiska & dayactirka kaabayaasha muhiim-ka ah ee ay dowladu u baahan tahay Wefdi kale oo uu hogaaminayo madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale kaahin oo shalay ka ambabaxay magaalada Hargeysa kuna sii hakanaya dalalka Jabuuti & Itoobiya ayaa la filayaa in ay gaaraan dalka K/Afrika halkaasoo ay uga qeybgeli doonaan shirar ay wada yeelanayaan mas’uuliyiinka tirsan dalka K/Afrika & safaaradaha dalkaasi u fadhiya dalalka adduunka. Ku noqo beejka -
Cusmaan Caato oo ku sii jeeda Dalka Koonfur Afrika Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta Cusmaan xasan Cali (Cusmaan Caato) ayaa lagu wadaa in dhawaan socdaal ku tago dalka Koonfur Afrika, halkaas uu uga qeybgali doona shir ay leeyihiin wasiiro Afrikan ah sida aan ka soo xignay qaar ka mid ah Saraakiisha Dowladda Federaalka ee soomaaliya. Cusmaan Caato iyo wafdiga la socda ayaa la filayaa in maalinta Axada ka dhoofaan magaalada Nairobi oo dowladda soomaalida dibad joog ku ah tan iyo markii la dhisay, waxaana la filayaa in shirkaas ku soo bandhigaan arrimo ku saabsan dhinaca dib u dhiska & dayactirka kaabayaasha muhiim-ka ah ee ay dowladu u baahan tahay. Waa shirkii ugu horeeyay oo Caalami ah oo ka qeybgalo Cusmaan Caato tan iyo markii u huub siibtay dhanka Dowladnimo dhamaadkii iyo bilowgii sanadkan, waxayna tani weji furan u noqonaysaa qabqabliyaasha dagaalka soomaaliya oo nolol cusub bilaabaya hadda. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com
-
Nice pics thanks mate. Muad intersting point, I have no idea though..
-
Mogadishu Will Only Be Safe Once Abdullahi Arrives
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The dude who wrotte the article is from Mogadishu's big guns. And he illustrated the point nicely, its Abdullahi it waits for. Cause the big man is the President of all of Somalia, including the Berbera-Burco-Traingle As for Qudac bro you hellucinating, cause as I told you before Xamar is the Capital of Somalia and we will see how long you boys stay out of it. Alas you always were slow -
Is Puntland immune to the Federal laws of Somalia
General Duke replied to Jumatatu's topic in Politics
Puntland will wait for no one. So people get the government back to Mogadishu and get things working then talk, before that happens let President Cade take care of business. -
Yacquoub good questions bro. Wiilo and Juma who said only Mogadishu will get disarmed? When one is planning there must be prioritisation. Mogadishu is the capital of the nation, for 14 years it has suffered under these militias; there have also been many failed attempts to merge the various militias in order to get the security situation under control. If one needs proof we have the debacle of Arta and the example of what happened to Abdiqasin and his government in Mogadishu. There is no real alternative to the President’s plan. Start from scratch and create a whole new army and security forces that would be able to protect the state in this case form itself. As for the foreign troops, why should Mogadishu fear these troops as they would only come at the behest of the Somali government?
-
Nice pics, have you any of the town of Berbera? The sea looks real clear though, unlike our Blackpool
-
Mogadishu Will Only Be Safe Once Abdullahi Arrives The East African (Nairobi) OPINION January 17, 2005 Posted to the web January 18, 2005 Maxamed Xaaji Ingiriis Nairobi With clan conflicts, lack of rule of law and chaos rife, Somalia is not hospitable to its inhabitants - Somalis and non-Somalis alike. Recently, there was the murder of the mayor of Cadaado Mohamed Mohamud Siad "Suley" and the killing of the well-respected former army general, Mohamed Abdi Mohamed, just after he had said his prayers at a mosque in Mogadishu. There is much senseless killing going on, such as the recent fatal shootings of the general manager of Al-Barakaat, Abbas Abdi Ali, again, in front of a mosque, and that of a prominent lawyer in the street of Bakaraha. These men were real treasures for Somalia and their deaths are tragedies that the country can ill afford. It's not just in Mogadishu. In Hargeisa capital of somaliland, last week, two men who were related to Ismail Aden Osman, the Homeland Minister, were killed. Last year, there were murders of numerous foreign relief workers, including two British citizens, an Italian and a Kenyan national. Though Hargeisa enjoys relative peace, southern Somalia is a most perilous place to work. Lately, fierce fighting has flared up across the country. Inter-clan war backed by the fiendish business community of both sides is currently going on in the central regions of Hobyo and Gelinsor. Conflict also hit the Sool area, over a territorial dispute between Somaliland and Puntland. Certainly, these battles serve to entrench the image of Somalis the Western world as a people who possess neither rules for war nor any kind of rule of law. But the traditional history of Somalia is against that. Our ancestors had a customary code of law called Xeer, which was used to defuse hostilities among clans and elders went to great lengths to placate tensions among them. Today, wicked politics dominate our culture, brushing aside the traditional Xeer. British journalist Joseph Winter writes, "Guns have become a part of everyday life in Somalia." A French aid worker by the true conception as saying "Somalia is a country where everybody wants to shoot everybody." The reality of Somalia is that warlords incite their militias to create and occupy power vacuums, aggravating the cycle of atrocities in the process. "The sooner the people of Somalia are helped to get rid of warlords, the sooneranother potential safe haven for terrorists will have been removed from the map," an exiledSomali professor wrote last year. But the most basic challenge is how to interpret the problems of a population that shares a common religion, ethnicity, language, culture and so much more, which became fragmented. Somalia was among countries affected by the tsunami tragedy. The UN aid agencies and other international aid organisations hesitated to send rescue teams, food and clean water, citing lack of security. Hundreds of people reportedly died in the disaster and the scale of the tragedy turned out to be greater than it was first presumed. Harried by bandits with guns, people across the country still need urgent recovery from the wounds of war, and even the armed militias would not oppose their much needed rehabilitation. But even after a two-year long process of peace talks culminating in a government of national unity accommodating warlords that was approved in Kenya almost three months ago, the government is yet to relocate to Somalia. One of the reasons is that elected President Col Abdullahi Yusuf is not from Mogadishu, but from northeastern region of Puntland, which has no influence on what is happening in the country's most important yet most volatile city - the capital, Mogadishu. The president himself reportedly said in a meeting in Nairobi with his clan that, "Mogadishu has too many warlords and too many technical-wagons, and so it is not pragmatic to move to a city without law and order." Doesn't Mr Yusuf grasp that he's the one that the ordinary people are waiting for, the one to whom they're looking to set up a police force and reinstate stability, or is he just good at throwing the first stone at peace? Relevant Links ........................................................... Maxamed Xaaji Ingiriis is a Somali journalist based in Brussels. He has been associate editor with the Ayaamaha newspaper in Mogadishu for the past five years. E-mail: :ingiriis@yahoo.com
-
Another traditional leader behind bars in SOMALILAND
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Summary Traditional elder of Hargaysa put in jail because he stated that he once believed in Federalism ala Somaliweyn[a henious crime in them parts]. He also agreed with the call of another Suldan to hold a major meeting of their clan in order to discuss the current situation of the area which they reside. He is the second traditional leader to be treated this way by the Riiyaale regime. We need to keep a close watch on this, because they might charge the poor man with spaying or being a Puntland double agent -
Another traditional leader behind bars in SOMALILAND
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Boqor Raabbi Oo Xabsiga Loo Taxaabay Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 21 January, 2005 -------------------------------------------------------------------------------- Boqor Raabbi Yuusuf Cabdillaahi oo ka mid ah madax-dhaqameedyada beelaha Hargeysa, ayaa la xidhay Arbacadii, habeenkii Iiddu soo gelaysey. Sida ay Somaliland.org u sheegeen dad ehelkiisa oo aanu telefoonka kula xidhiidhnay, Boqorka waxa u yeedhay Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Hargeysa, abaaro 7:00 fiidnimo, waxana uu tegey Saldhigga Dhexe ee Booliska Hargeysa, halkaas oo lagu xidhay, ilaa iyo haddana uu ku xidhan yahay. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, mudane Ismaaciil Aadan Cismaan ayaa isaguna maanta u xaqiijiyey BBC-da xadhigga Boqor Raabi, waxana uu sheegay in loo haysto waraysi uu Boqor Raabi siiyey warbaahinta maxaliga ah oo uu ku sheegay hadallo ka soo horjeeda Qaranimada Somaliland. Iyo sidoo kale inuu ka hadlay arrimo keeni kara nabadgelya-darro. Wasiirku si cad uma sheegin hadaladaas. Hase yeeshee, waxa la filayaa in xadhiga Boqor Raabi uu salka ku hayo waraysi uu dhowaan siiyey Telefishanka Madaxa Bannaan ee Hargeysa, kaas oo uu ku sheegay inay jirtey inuu mar aaminsanaa fekradda Federaalka, balse intii Boqornimada loo caleema-saaray uu ka hadhay fikraddaasi, isla markaana uu aaminsan yahay waxa beeshiisu aaminsan tahay. Waxa kale oo uu Boqor Raabbi si weyn u taageeray baaqii shirka Beesha ***** ee ka soo yeedhay Suldaan Maxamed Cabdulqaaddir, kaas oo uu waraysigaa faahfaahin iyo sharraxaad dheeraad ah kaga bixiyey ujeedada ka dambaysa. Waxana uu beeniyey in shirkaasi xidhiidh la leeyahay shir la sheegay inuu ku baaqay Ina Buubaa oo ka tirsan dowladda Mbagathi uu ku dhisay Col. Cabdillaahi Yuusuf iyo inuu xidhiidh shakhsi ah la leeyahay Buubaa oo ka tirsan beeshiisaba. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaaddir oo isagu shir uu dhowaan qabtay ka soo jeediyey baaqiisa shir ay yeelato Beesha ***** , halkaas oo Boqor Raabbi-na ka caddeeyey taageeradiisa shir noocaas, ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in Boqor Raabbi aanay isku mawqif iyo isku aragti ka ahayn shirka uu ku baaqay, isaga oo ku eedeeyey Boqorku inuu u socdo meel kale. Waa Boqorkii labaad ee xukuumadda Madaxweyne Riyaale u xidho ra’yigiisa siyaasiga ah, iyada oo horraantii 2004 xabsiga loo taxaabay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow), kadib markii uu saxaafadda uga warramay xogo ku saabsan heshiisyo ay wada galeen xukuumadda Somaliland iyo dowladda Jabuuti iyo kaalmo milateri oo ay xukuumaddu siisay Gen. Cadde Muuse iyo ciidamadiisii magangelyada ku yimi Somaliland. Cabdirisaaq M. Dubad, Hargeysa. .................. -
You have to hand it to old Dahir Riyaale he sure know how to keep these boys under manners. Democracy is a wonderful thing Isimada Somaliland oo Daahir Riyaale ugu baaqay in uu sii daayo Boqor Raabbi Hargeysa - 27.January.2005 Salaadiinta ku dhaqan dhulka la baxay Somaliland ayaa ugu baaqay Madaxweynaha maamulkaasi, Daahir Riyaale Kaahin, in uu sii daayo Boqor Raabbi oo ka mid ah isimada deegaanka Hargeysa, kaas oo lagu eedeeyey falal Soomaali weyn raadis ah. Cali Dool Axmed oo ah xoghayaha salaadiinta ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku codsaday in la sii daayo Boqorlka oo muddo toddobaad ka badan ku xiran xabsiga magaalada Hargeysa. Xoghayuhu waxaa uu qoraalkiisa ku sheegay in iyadoo la dhawrayo maamuuska uu suldaanku ku leeyahay dhaqanka uu markaasi ka codsanayo Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin in uu sii daayo boqorka. SBC Online.net
-
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo sheegay inay imaanayaan Muqdisho ciidamo ka kala socda Carab iyo Afrikan ah. Wasiirka Arrimaha Dibadda soomaaliya Danjire C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo haatan ku sugan Magaalada Abuja ee dalka Nayjeeriya ayaa sheegay in loo baahan yahay ciidamo isugu jira afrikan iyo Carab kuwaas oo uu sheegay inay ka qeybqaadanayaan qorshaha hubka looga dhigayo Maleeshiyooyinka soomaalida. Danjire C/llaahi Sheekh Ismaaciil waxaa uu sheegay inay carabta ka sugayaan kaalmo dhaqaale oo xoog leh si gacan uga helaan hub ka dhigis lagu sameeyo in ka badan 20 kun oo Maleeshiya oo hogaamiye kooxeedyada soomaalida haystaan, waxaa uu sheegay inaysan jirin faragelin gaar ah oo dowladaha Itoobiya iyo Kenya ku haayaan dowladda soomaalida, isagoo sheegay in wararkaas ay yihiin kuwa la doonayo in la isaga horkeeno Itoobiya iyo Carabta. Waxaa uu sheegay in xukuumadiisa ay doonayso taageerao Jaamacadda Carabta ka hesho, iyadoo dhaqaalahaas dib looga dhiso dalka soomaaliya, laguna soo celinayo xasiloonadii burburtay 15 sano ka hor.
-
Jen Maxamed Sheekh Cusmaan: Kuwa diidan inay hubkooda iska dhigaan markii horeba waxay wax ku noqdeen hubka marka waxay ku.. Wasiirkii hore ee Maaliyadda Dowladdii Maxamed Siyaad Barre Jen Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa sheegay inuu taageersan yahay dhismaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, wuxuuna ugu baaqay madaxda Dowladda federaalka soomaaliya inay si deg deg ah ku imaadaan Magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay in haddii loo baahdo uu dowladda dejin doona gurigiisa inta ay ka caga dhiganeyso, isagoo sheegay in shacabka soomaaliyed ay maanta u baahan yihiin dowlad. :Kuwa diidan inay hubkooda iska dhigaan markii horeba waxay wax ku noqdeen hubka marka waxay ku dadaalayaan inaysan hubka dhiibin, waana caqabadda dowlad ayaa taasi ahâ€ayuu yiri Jen Maxamed Sheekh Cusmaan oo haatan ku nool beer uu ku nasto oo ku taala Degmada Afgooye. Maxamed Sheekh Cusmaan waxaa uu ka mid yahay dadka fara ku tiriska ah ee ka haray Xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre isagoo inta badan ka qeyb qaatay dadaalada nabadda ee soomaaliya.
-
nearly 40 US soldiers Killed in Iraq: Deadliest day so far
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
America suffers bloodiest day as Bush calls on Iraqis to defy the insurgents By Patrick Cockburn in Baghdad and Kim Sengupta in Shaiba 27 January 2005 Just four days before Iraq's historic elections, 36 US soldiers were killed yesterday in the deadliest single day for American forces since they invaded Iraq almost two years ago. The heaviest loss was a transport helicopter crash in the western desert that killed all 31 Marines on board. The CH-53 Sea Stallion went down at 1.20am near Rutbah, a desolate town 220 miles from Baghdad. Officials in Washington said that bad weather was the most likely cause. Four more US Marines were killed in ground fighting in Anbar province, which includes Ramadi and Fallujah, west of Baghdad, and a soldier was killed by a rocket-propelled grenade north of the capital. The losses bring the number of US soldiers killed in Iraq since the start of the war to more than 1,400, with more than 10,000 wounded. At a press conference in Washington, President George Bush acknowledged that the news would be "very discouraging" to the American people. "We value life," he said, "and we weep and mourn when soldiers lose their life". But he ignored growing calls in Congress for the administration to at least set a timetable for withdrawal of most US troops, insisting American forces would remain in sufficient numbers to ensure "the job is done", and the Iraqis were able to defend themselves. Despite the bloody cost of the war, the President stressed "the long-term objective, and that is to spread freedom". Sunday's elections, he predicted, would be "a grand day in the history of Iraq", though he declined to specify what would be a satisfactory turnout. An hour later, the Senate confirmed Condoleezza Rice as Secretary of State by a margin of 85 to 13, overriding fierce criticism from some Democrats that she had misled the country over the reasons for going to war. Ms Rice did draw more opposition than any secretary of state in recent history, more than the seven votes cast against Henry Kissinger in 1973, and the six objecting to Alexander Haig in 1981. Her predecessor Colin Powell was confirmed unanimously. The latest surge in casualties may divert public attention in the US from the election. The US has lost 33 helicopters in Iraq, of which 20 were shot down. In the worst incident before yesterday, two helicopters carrying soldiers collided over Mosul in northern Iraq in November 2003, while trying to avoid ground fire. Seventeen men were killed and five wounded. A Chinook helicopter was shot down by a shoulder-launched heat-seeking missile fired from a date grove near Fallujah the same month, killing 16 soldiers. Helicopters now fly low and fast to give insurgents firing at them less time to aim. The roar as they fly just above roof-top level in Baghdad often sets off a cacophony of car alarms. Though flying low may make them less vulnerable, it also makes reconnaissance and surveillance by helicopter more difficult. Yesterday, two suicide car-bombs were detonated on the airport road, the most lethal highway in Iraq, which is heavily patrolled by US armoured vehicles. Seven soldiers were wounded. Last November the British embassy told its staff not to use this road. Although the interim Iraqi government claims 14 out of 18 provinces are safe, Iraqi truck drivers say the only safe provinces are the three Kurdish ones in the north. The guerrillas appear to have an inexhaustible supply of young men willing to be suicide bombers. In the Sunni Arab town of Riyadh south-west of the oil city of Kirkuk, three suicide cars filled with explosives blew up close to an Iraqi army post and a police station yesterday. Four Iraqi policemen, two Iraqi soldiers and three civilians were killed, and 12 wounded. An approaching US combat team came under fire and two soldiers were wounded. The insurgents, many different and loosely co-ordinated groups but all opposed to the election, reject the vote as illegitimate because it is in effect being held under the auspices of the US as the occupying power. In the latest attempt to disrupt polling, a suicide bomber detonated a fuel tanker at an office of a major Kurdish political party yesterday, in Sinjar, a town a few miles south-west of Mosul, killing 15 people and injuring 30, officials of the Kurdistan Democratic Party said. The insurgent group led by al-Qa'ida's leader in Iraq, Abu Musab al-Zarqawi, claimed responsibility for the attack. The KDP is one of the two largest Kurdish political organisations in Iraq, and part of a coalition of 11 Kurdish groups for the elections. A video is circulating of a hooded fighter with a pistol who says: "We are mujahedin in the province of Nineveh [Mosul]. What they call elections have no basis in the Islamic religion and that's why we will hit all the election centres." The US military keeps reporting they are fighting a group called AIF, for Anti-Iraqi Forces. US intelligence says 95 per cent of the insurgents are Iraqis. 27 January 2005 14:01 Search this site: Printable Story -
It does seem to be a repeat of the old government. Some ministers like the ministers below have kept their posts. I gues the new President opted out for stability which is very important in our region. Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Axmed Cabdi Xaabsade and W.Dowlaha Amniga iyo Kormeerka Warsame Cabdi Shirwac .........................................
-
Caasha Geelle oo noqotey Haweenaydii ugu horeysay ee Wasiir ka noqota Maamulka Puntland Garoowe :- Xubnaha Golaha Wasiirada ee saaka uu dhawaaqey Madaxweynaha DGPL ayaa waxaa markii ugu horeysay ka mid noqotey Haweenay, iyadoo Madaxweynaha uu sameeyey wasaarad cusub oo qaabilsan Hawlaha horumarinta Arimaha Qoyska. Magacaabista wasaaradan cusub ee loo magacaaney Caasha Geelle Diiriye oo ah Qofkii ugu horeeyey ee dumar ee wasiir ka noqotada Puntland ayaa waxaa si wayn u soo dhaweeyey dadweynaha reer Puntland. Xiriir xaga Telefoonka oo ay Radio SBC la soo sameeyeen Dadweyne ku sugan Magaalooyinka Boosaaso, Galkacyo, Garoowe, Laascaanod iyo Qardho ayey badankoodu waxay muujiyeen sida ay ugu qanacsan yihiin Wasaarada qaabllsan Arrimaha Qoyska ee uu magacaabey Madaxweynaha Puntland. Wasaaradan cusub ee maanta uu ku soo darey Wasaaradihii hore ee Puntland Madaxweynaha Puntland Gen.Cadde Muuse ee uu u magaacay Caasha Geelle Diiriye ayay Dadweynuhu ku tilmaameen inay tahay mid si wayn loogu baahnaa taasi oo ay sheegeen inay qayb ka tahay balantii uu horey u qaadey Madaxweynaha Puntland ee aheyd inuu wax wayn ka badali doono arimaha Bulshada. Caasha Geelle Diiriye waxay inta badan Dadku ku tilmaameen inay tahay qof u qalanta oo ka soo bixi karta isla markaan karti u leh Wasaaradan Miisaanka xoogan leh, bacdamaa lagu yaqaan inay in badan ku soo jirtey hawlaha u adeegida shacabka reer Puntland iyo guud ahaan Soomaalida. Caasha Geelle waxay Madax u tahay Dalada WAWA oo ah shabakad ay ku midaysan yihiin tiro aad u badan oo Ururada Haweenka ah, waxayna magacabiisteedu muujinaysa sida Shabakada WAWA ay door wayn ugu dhexleedahay kaalin kasta oo bulshada ku aadan. SBC - HorseedNet
-
nearly 40 US soldiers Killed in Iraq: Deadliest day so far
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Bloodiest day for US forces in Iraq Wednesday 26 January 2005, 18:52 Makka Time, 15:52 GMT US Marine Corps has declined to provide details of the crash A US Marine Corps helicopter has crashed in western Iraq killing 31 people, US military officials said. The military said in a statement on Wednesday: "A US Marine Corps transport helicopter crashed on 26 January at approximately 1.20am (2220 GMT Tuesday) near al-Rutbah while conducting security and stabilisation operations." Speaking to Aljazeera from Ramadi, Muhammad Abd al-Rahman, an independent Iraqi journalist, said a US military Chinook helicopter used for carrying cargo as well as troops, had come down in a remote desert area in Widyan district, east of Rutba town on the Iraq-Jordan border. He said local residents reported seeing several US military helicopters on low-altitude flights over the area where the crash took place, which is apparently beyond the reach of civilians. It is a known fact that US forces use transport aircraft for ferrying both goods and troops in response to frequent attacks on US convoys on Iraq's roads, Abd al-Rahman said. But as these aircraft fly at relatively slow speeds and at low altitudes, they are vulnerable to rocket attacks by fighters who can fire and withdraw. No group has claimed responsibility for the downing of the helicopter so far, he added. The US Marines declined to provide the cause of the crash. It said a search-and-rescue operation was under way. The statement said casualties would be confirmed later.In a separate incident, four US marines were killed in the western province of Anbar on Wednesday, the military said in a statement. If confirmed, the single-day number of US fatalities would reach 35, bringing to 1416 the number of US military personnel killed in Iraq since the March 2003 invasion. The crash came as US-led forces, Iraqi national guardsmen, interim government offices and other election targets were hit around the country. -
nearly 40 US soldiers Killed in Iraq: Deadliest day so far
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
In ku dhow 40 American ah oo maanta ku geeriyootey waddanka Ciraaq Ciraaq-26.January.2005 Ciidamada American-ka ee ka hawl gala dalka Ciraaq ayaa waxaa maanta soo gaarey khaarihii dhimasho ee ugu xumaa ee soo food saara maalin gudaheed. 31 askari oo marines ah ayaa waxaa diyaaradi kula dhacday saaka aroortii, ka dib markii ay bur burtay diyaarad helicopter ah oo ay saarnaayeen. Waaxda gaashaan dhigga ee dalka Maraykanka Pentangon waxay xaqiijisay khasaarahaasi dhimasho ee soo gaaray askartooda. Hase yeeshee waxaysan faah faahin ka bixin sababta ay u bur burtay diyaaraddaasi, waxase ilaah qaarkood sheegeen in shilkan uu sababay hawada oo xumayd. Lama oga diyaaraddaasi oo ku dhacday galbeedka dalka Ciraaq inay rasaas la heleen kooxaha iskacaabinta dalka Ciraaq iyo in kale. Isla maanta dalka Ciraaq waxaa ciidamada Maraykanka looga dilay afar askari oo kale oo lagu dilay gobalka al Ambaar. Khasaaraha dhimasho ee askarta Maraykanka ka soo gaaraya dalka Ciraaq ayaa aad u soo kordhaya marba marka ka dambeeya. Bishii la soo dhaafay ee December 11-keedii waxaa magaalada Mowsil ee dalka Ciraaq lagu dilay 14 askari oo Maraykanka ahka di markii qof naftii hure ah uu bam isku soo rakibay dabadeedna uu isku dhex qarxiyay saldhigga Maraykanka ee magaalada Mowsil. Dhinaca kale marka la eego meela kala duwan oo Ciraaq ka mid ah maanta waxaa ay ka dhaceen qaraxyo kala duwan oo ismeedaamin ah oo ay soo qaadeen kooxaha wax iska caabiya ee dalka Ciraaq. Ugu yaraan 5 qof ayaa lagu dilay magaalada Riyadh ee oo ku taalla meel ku dhow gobalka Kirkuk ee waqooyiga wadanka Ciraaq ka dib markii saabuur la soo meedaamiyay lagu qarxiyay magaaladaasi. Kooxaha iska caabintu waxay sidoo kale weeraro kala duwan ka gaysteen magaalooyinka Mowsli Tikrit iyo magaalooyin kale oo dhowr ah. Si kastaba ha ahaatee rabshada dalka Ciraaq waxay cirka isku shareerayaan iyadoo ay afar maalmood uun ay ka harsan tahay waqtiga loogu talagalay inay dhacaan doorashooyinka dalka Ciraaq. Marka laga reebo bur burkan helicopter-ka maantay, shilkii ugu dhimashada badnaa ee bur bur diyaaradeed uu soo gaaro askarta Maraykanka wuxuu dhacay 15-kii bishii November ee sanadkii 2003-da, markaasoo lagu dilay 17 askari oo Maraykan ah. Waxaa Diyaariyey: C/qaadir Maxamed Nuunow nuunow16@hotmail.com SBC Online + BBC World -
Deadliest day for U.S. in Iraq war 31 Marines killed in chopper crash; 5 troops in other incidents Wednesday, January 26, 2005 Posted: 10:18 AM EST (1518 GMT) U.S. HELICOPTER CRASHES Deadliest of Iraq war January 26, 2005: 31 killed November 15, 2003: 17 killed November 2, 2003: 16 killed January 8, 2004: 9 killed November 7, 2003: 6 killed April 2, 2003: 6 killed Source: U.S. military -------------------------------------------------------------------------------- BAGHDAD, Iraq (CNN) -- Thirty-one Marines were killed in a helicopter crash near Iraq's border with Jordan, bringing the number of U.S. troops killed Wednesday to 36 -- the deadliest day for U.S. forces since the start of the war in Iraq. Four U.S. Marines were killed during combat in Iraq's Al-Anbar province, and a U.S. soldier died when insurgents attacked a combat patrol north of Baghdad, according to the U.S. military. The cause of the chopper crash was not immediately known and is being investigated, according to the military. Wednesday's death toll surpassed the 31 U.S. forces killed on March 23, 2003 -- four days after the start of the war in Iraq. Twenty-nine of them died in combat that day. Wednesday's incidents brought the U.S. death toll in the war to 1,417. The transport helicopter crashed near Ar Rutbah in western Iraq about 1:20 a.m. local time (5:20 p.m. Tuesday ET). (Map) It was carrying personnel from the 3rd Marine Aircraft Wing and the 1st Marine Division. Military officials said a search and rescue team was at the site and an investigation of the crash was under way. The four Marines who died Wednesday were killed during combat operations in Iraq's Al-Anbar province, according to a military news release. The Marines were assigned to the 1st Marine Expeditionary Force. Ar Rutbah is also in Al-Anbar province. Elsewhere, a U.S. soldier was killed Wednesday when insurgents attacked a combat patrol with grenades near Ad Duluiyah, military officials said. The soldier, from the 1st Infantry Division, died and two others were wounded in the attack about 11:20 a.m. (3:20 a.m. ET). The injured were taken to a military hospital for treatment; one was in serious condition. Five Iraqis killed Four multinational soldiers were wounded Wednesday when a car bomb exploded near a convoy in southwestern Baghdad, along the road to the city's airport, a source with the U.S. Army's 1st Cavalry Division said. The attack took place about 10 a.m. (2 a.m. ET) on the road, which has been one of the country's bloodiest locations in recent months. The nationalities of the wounded soldiers were not immediately known. U.S. troops sealed off the area after the explosion. In Tamin province, also on Wednesday, three car bombs within an hour killed five Iraqis and injured six other people, according to the police chief in Kirkuk. The bombs exploded between 11 a.m. and noon (3 and 4 a.m. ET), said Maj. Gen. Torhan Abdul Rahman. The first was in the town of Riyadh, about 30 kilometers (19 miles) west of Kirkuk, and targeted a police station, he said. Three Iraqi police officers were killed and three civilians injured. The second detonated outside the Riyadh mayor's office, killing two Iraqi soldiers. The third bomb exploded outside Riyadh and targeted a U.S. military convoy. Three other Iraqi civilians were wounded. Insurgents attacked the offices of two political parties in Baquba on Wednesday, triggering clashes that left an Iraqi police officer dead and four others wounded -- three of them working as guards for the parties, Baquba police said. The insurgents used grenades and small arms fire to attack the Kurdish Democratic Party office and the office of the Iraqi Patriotic Gathering Alliance about 6:30 a.m. (10:30 p.m. Tuesday ET), police said, and the resulting battles lasted two hours. In al-Nahrawan, a southeastern suburb of Baghdad, city council leader Karim Sarhan was gunned down Wednesday morning in a drive-by shooting on his way to work, Iraqi police said. Three government employees were shot and killed in attacks Tuesday, according to police. Three Baghdad schools to be used as polling centers in Sunday's election were attacked Tuesday night, an Iraqi police officer said. A bomb planted at a fourth school was defused. About 8 p.m. (noon ET), Salah al-Deen school in northern Baghdad was damaged when insurgents threw a grenade at it, authorities said. Thirty minutes later, a bomb exploded near the main gate of Al-Fursan school in southeast Baghdad, causing damage, police said. About 10:30 p.m. (2:30 p.m. ET), Al-Balquees school in northern Baghdad was damaged when it was hit by a rocket, police said. About 90 minutes later, experts defused a bomb planted near al-Yemen school in al-Gazaliyah neighborhood in western Baghdad. Iraqis go to the polls Sunday, and U.S. and Iraqi officials have been warning that insurgents would ramp up their attacks in a bid to derail the vote. On Tuesday, a high-ranking official in Iraq's Justice Ministry was gunned down in a drive-by shooting as he was leaving his home southeast of Baghdad, police said. A group calling itself the Army of Ansar al-Sunnah claimed responsibility for the attack on Judge Qais Hashim al-Shonmari, and warned of more attacks to come. Shonmari's son was also killed in the shooting.
-
Magacyada Xubnaha Wasiirrada ee uu Magacaabey Madaxweynaha DG Puntland SBC Exclusive - 26.January.2005 Madaxweynaha Dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Maxamuud Muuse Xirsi, Cadde ayaa saacad ka hor ku dhawaaqay golaha wasiirrada ee cusub, kuwaasi oo kala ah: A. Wasiirrada: 1. Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta, Barkhad Cali Saalax 2. Wasiirka Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga, C/raxmaan Maxamed Faroole 3. Wasiirka Maaliyadda, Dr. Maxamed Cali Yuusuf 4. Wasiirka dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga, Cali Cabdi Awaare 5. Wasiirka Horumarinta arrimaha Qoyska, Caasha Geelle Diiriye 6. Wasiirka Waxbarashada, Axmed Siciid aw-Nuur 7. Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga, Axmed Cabdi Xaabsade 8. Wasiirka warfaafinta, isgaarsiinta iyo hiddaha, Cabdirisaaq Siciid Geesood 9. Wasiirka Isboortiga, Shaqada iyo Shaqaalaha Siciid Jaamac Qoorsheel 10. Wasiirka Kalluumaysiga iyo gaadiidka badda Ismaaciil Shire Jaamac (Buraale) 11. Wasiirka Caafimaadka, C/raxmaan Siciid Maxamed (Dhagaweyne) 12. Wasiirka Ganacsiga iyo Wershedaha Cabdinuur Cilmi Biindho 13. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Cabdullaahi Cali Xirsi Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Beeraha iyo Deegaanka Ibraahim Cali Xirsi iiru dawlayaal: 1. Wasiiru dawlaha amniga iyo kormeerka, Warsame Cabdi Shirwac (Seefta Bannaanka) 2. Wasiiru dawlaha madaxtooyada, Axmed Xuseen Yuusuf (Doonyaale) Wasiir Kuxigeenno: 1. Wasiir Kuxigeenka awqaafta iyo arrimaha diinta, Cali Xaamud Gamuute 2. Wasiir kuxigeenka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga Cabdiweli C/raxmaan Geyre Daahir Aadan Jaamac 3. Wasiir Kuxigeennada maaliyadda, C/risaaq Xuseen Maxamed C/raxmaan Diiriye Qoorad 4. Wasiir kuxigeenka arrimaha gudaha iyo amniga, C/qaadir Geelle Diiriye 5. Wasiir kuxigeennada dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga, Axmed Aadan Carab C/kariin Cali Garaad 6. Wasiir kuxigeenka horumarinta arrimaha qoyska Cali Ciise Sugulle 7. Wasii kuxigeenka waxbarashada, Cabdi Maxamuud Maxamed (Goobbe) 8. Wasiir kuxigeenka warfaafinta, Ibraahim Cartan Ismaaciil 9. Wasiir Kuxigeenka Isboortiga Shaqada iyo shaqaalaha Maxamed Maxamuud Shiikh Ibraahim 10. Wasiir kuxigeenka ganacsiga iyo wershedaha, Cabdullaahi Maxamed Barre (Caato) 11. Wasiir kuxigeenka xannaanada xoolaha beeraha iyo deegaanka, Yaasiin Cali Tamaad. 12. Wasiir kuxigeenka dekedaha iyo gaadiidka badda, Eng. Maxamed Ciise Lacle Wasiir kuxigeenka kalluumaysiga, Maxamed Axmed Cilmi Sidoo kale wuxuu magacaabay madaxweynuhu Agaasimaha madaxtooyada (Cheif Cabinet), waxanu u magacaabay Eng. Caydaruus Cismaan Yuusuf. SBC Exclusive Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com
-
Like it or not ignore it if you want, we wont let the story go untill the girl is out.
-
Peace welcome to SOL. Its an ok place, gets hot some times. Just give your opinion and be yourself. As for an AK, wait till I get my hands on one Juma, you just wait :mad:
-
I gree with Qudac, these people should be pardoned. I know I aint nothing to gain frm them being in the cold. Bring them all back.
-
“If Nationalist is to be brought back, then Otali, Nasir and many of those who broke the rules would have to be brought back also.†I think a pardon and a warning to all would be a good reflection on the admin, a very good suggestion.