General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. MMA, you sound like a novice. All the cities and states the "Sharif group" [what an absurd name] visited are by far the most important areas where the Somali populations in the diaspora reside in. It is only realistic that the government point view should be delivered to these areas. As for the Sharif all he says is "the charter, the charter", which became quite boring after a while.. Gacmadere, visited Toronto, MPLS, London, Birmingham UK, Sweden and Finland. In all these locations he met with the people and excanged frank views with those who are against the government and was recieved very well..
  2. ^^ I agree Kismayu would be an important venue for such a meeting and if it happens it would be a major step. Hiiraale should be supported for this..
  3. WAFDIGII UU HOGAAMINAYEY WASIIRKA HORUMARINTA REER MIYIGA EE DAWLADA KU MEELGAARKA AH MUDANE MAHAMED MAHAMUUD GUULEED "GACMA DHEERE" IYO BOOQASHADII FINLAND 27 - 28.10.2005 Helsinki - Oktoobar 30, 2005 Maalinimadii jimcaha ee 28.10. ayey aheyd markii Wafdi balaaran oo ka koobnaa wasiirka horumarinta reer miyiga Mahamed Mahamuud Guuleed, Xildhibaan cabdullahi Cali Cumar "Daad" iyo lataliyaha xafiiska ra'iisul wasaaraha jeneraal Cabdulqaadir Ali Diiriye"Subxaanyo" ay kulamo kala gedisan kula yeesheen hay'ado dhowr ah ee wadankan Finland. Kulamadaasi ayaa waxaa ka mid ahaa mid ay wafdigu kula yeesheen wasaarada arimaha dibeda, wakiilka gaarka ah ee wasiirka arimaha dibeda ee Finland .....iyo Haweeneyda qaabilsan bariga iyo bartamaha afrika ... Ka dib warbixin kooban ee wafdigu soo jeediyey ee ku saabsanayd xaalada dawlada federaalka ee ku meelgaarka ah, iyo waxyaabihii u qabsoomay kadib markii ay wadankeeda usoo guurtay, ayaa waxaa laysku soo qaaday sida ugu wanaagsan ee dawlada Finland ay mar kale uga qayb qaadan karto dib u dhiska wadanka iyo taageero buuxda ee loo fidiyo dawladan ugubka ah. sidii xiriirka labada wadan loo xoojin lahaa oo loogu shaqeyn lahaa qaab dawli ah, maadaama ay soomaaliya dawlad u dhalatay, iyo weliba sidii ay dawlada Finland uga qaadan lahayd door fiican sidii loo dhameystiri lahaa dib u heshiisiinta iyo oofinta balanqaadyadii uu caalamku u balan qaaday DFKMG, maadaama Finland ay tahay sanadka 2006 hogaanka wadamada ku bahoobay Europe ee "European Unionka". iyo sidii sooomaalida faraha badan ee wadankeeda degan ay ugu dhiiri gelin lahayd dawlada Finland sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen dibudhiska wadankooda, oo barnaamij wanaagsan loogu sameyn lahaa. Dhamaana qodobadaasi waa ay soo dhaweysay dawlada Finland, waxayse aad walaac uga muujisay khilaafka dhexyaal hogaanka sare ee dawlada. taasoo ay ku dhiiri gelisay iney ayaguna soo afjaraan sida ugu dhaqsaha badan khilaafkoodaas. Intaa ka dib ayaa waxaa wafdiga galabnimadii loo soo galbiyey xarunta dhalinyarada soomaaliyeed ee Finland "Kanava" oo halkaasi loogu sameeyey afur aad u wanaagsan ooy kula afureen odayaal iyo dhalinyaro halkaasi ku sugayey. Halkaasoo si hoosa laysigu wareysanayey loona kala xog qaadanayey. kulankaasi oo jawigiisu aad u wanaagsanaa ayaa waxaad arkaysay sida soomaalinimada ku jirto ee ay halkaasi ugu soo dhaweeyeen soomaalida Finland xubnihii dawlada ee soo booqday wadanka ay degan yihiin ee Finland. Kulankii habeenimada ee ahaa mid ay dhamaan wada sugayeen reer Finland ayaa ka dhacay Hool weyn oo ay si heer sare ah u diyaariyeen gudigii qabanqaabada kulamada wufuudii gaadhay asbuucii hore Finland. waxaa halkaasi isugu yimid dadweyne aad u fara badan walow ay ahayd bishii barakasneyd ee ramadaan oo dadku taraawiix iyo afurba ku mashquulsanaayeen. waxaadna arkaysay hoolkii oo si tartiib tartiib ah usoo buuxsamey markii laga soo baxay salaadii taraawiixda. waxaa ugu horeyntii halkaas khudbado soo dhaweyn iyo fariimo isugu jira ka soo jeediyey gudigii qabanqaabada kulankaas. waxaa sidoo kale ka soo jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysay Saed Jama Guled oo isagu ku hadlayey magaca bulsho weynta soomaaliyeed ee degan wadanka Finland. intaa kadib ayaa xiriiriyaashii barnaamijka ee Shujaac iyo Saido Mohamed waxay ay makroofanka ku soo dhaweeyeen wasiirka horumarinta reer miyiga Mohamed Mahamuud Gacmadheere, oo isagu halkaas ka soo jeediyey khudbad uu ku cadeynayey ujeedada safarkooda, qorshaha dawlada ee dib u dhiska iyo dib u heshiisiintaba, waxa looga baahan yahay diaspora soomaalida Finland iyo warbixino kale oo aad runtii ay dadkii kulankaasi ka soo qayb galay ugu riyaaqeen. Sidoo kale ayaa waxaa isaguna halkaasi ka hadlay Xildhibaan Daad oo isagu aad u daneynayey doorka haweenku ka qaadan karaan dib u dhiska wadanka. waxa uu xildhibaanku xusay in dawladii Mohamed Siad ay burburtey ka dib markii ay haweenku dhabarka u duween oo ay kalsoonidii kala noqdeen. Jeneral Subxaanyo oo ka mid ahaa wafdiga wasiirka ayaa isaguna ka hadlay halkaas oo u mahad naqanay dhamaan dadkii soomaaliyeed ee kulankaasi ka qayb galay oo uu ku booriyey in soomaalidu meel kasta oo ay joogto ay gacmaha is qabsato. waxaana uu xusay in DFKMG ay habeen iyo maalinba u taagnaan doonto sidii mar uun loo soo celin lahaa qarankii dumay ee soomaaliyeed, balse ay u baahan tahay dawladu taageerada shacabkeeda. Intaa ka dib ayaa dood iyo suaalo fara badan ka dib la wada heesay oo la qaaday heestii qaranka ee "Soomaaliyey toosoo" iyo heestii kale ee calanka "Qolaba calankeedu waa Caynoo" iyadoo dadku ay soo fuuleen goobtii wafdigu fadhiyey oo ay aad u qiireysnaayeen. waxaa intaa kadib abaalmarino la gudoonsiiyey wafdiga iyo gudigii qabanqaabada iyo soo dhaweynta wafdiga ee ahaa reer Finland. isku soo wada duuboo kulankaasi ayaa ahaa mid aad loosoo abaabulay wafuuduna aad uga cajabiyey sida soomaalinimada iyo xirfadaba leh ee reer Finland ay u diyaarsan yihiin. oo aysan wafdigu usuuro gasheen iney dawlada Finland qaabkan oo kale ula macaamisho madaxda qaranka soomaaliyeed hadii aysan ayagu isku duubnayn. intaa kadib ayaa dhamaan xubnihii wafdigaasu balan qaadeen iney fariintan gaarsiin doonaan madax weynaha iyo raiisul wasaarahaba.. Saed Guled - Helsinki Warsid Finland Warsid.com
  4. ^^^ what load of nonsence. Somaliland is a country run by NSS stoog who terrorised the main clan of that area. Its second prominent leader is accused of buchering civilians from parts of the former British protectorate. You live in a world which does not exist. Puntland has shown the limit of Somalilands power and the myth of the SNM. Now watch the myth of warlords and the lie you belive regarding the situation in "Konfur" Somalia. It has been more than 12 months and there has been no bloodhsed.. So give us a break isloated, clan region of Norh Western Somalia.
  5. why the threats to shoot down planes, and the demonstrations then. Why has Inda cade given 48 hours to any Kenyan in his "fiefdom"? Where there is smoke surely there is fire...
  6. ^^^ Good point Yonis, if it is still open, why the fuss??? As for targeting Mogadishu the Wind blowr made a good point for once. There are alternatives to Dayniile and Ceel Ahmed. So its not targeting the people but the warlords of Mogadishu.. Also lets se how many planes they shoot down..
  7. The governemnt was never divided. The few individuals who are now stuck in Mogadishu have shown that they are the ones who are trying to keep the problem going. Insha Allah our MP's will see reason and even happless Sharif will wake up..
  8. The November 1 2005 is when the decree starts. If you dont pay tax you will be shutt down... Oh my Juma, come on cousin admit it that this is getting interesting. Did you see how rabid Mr Qaynyare became. Wonderful..
  9. Government is not working, will not work they say. Oh my, Dayniile is shutt down and so is Ceel Ahmed? Where in the world is Ceel Ahmed? Well again its progress. Oh did you hear that loads of Mp's alos changed sides? Caraale, Qamar, Xaf and Fax all switched from hapless Sharif to go to Jowhar. Qorshel, let these people dream of war with their warlord. I will shoot down a plane he says..
  10. I pray to Allah to forgive the deceased and shower him with mercy as well as giving his family courage in this difficult time..
  11. Good news. Peace and prosperity for the people of Gedo and all Somalia...
  12. Juma, it gets better.Your leader MUsa got another beating today [politically] in the meeting. Enjoy Xildhibaan Xuseeen Caraale:"Markaan aragnay in Muuse Suudi wuxuu rabo iska sheegayo, fowdaduna ku badatay halkaan ayaan go'aansannay inaan ka guurno hoteelka" Xildhibaan Xuseen Caraale Caddaan oo ka mid ah mudanayaasha ugu magaca dheer xubnaha golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo xildhibaanno kale oo uu ka mid yahay Ing. Maxamed Xuseen Caddow, Ing, Xuseen Cabdi Wade iyo kuwo kale ayaa maanta ka baxay shir ka socda hotelka Saxafi oo looga hadlayey arimo ay ka mid yihiin sidii maamul cusub loogu sameyn lahaa Gobolka Banaadir. Xildhibaan Xuseen Caraale ayaa Warbaahinta u sheegay in ay isaga guureen hoteelka Saxafi oo uu sheegay inuu bar u noqday mas'uuliyiinta raba iney qas iyo fowdo ku jaha'wareeriyaan bulshada. " Markaan aragnay in Muuse Suudi uu wuxuu rabo iska sheegayo, fowdaduna ku badatay halkaan ayaan go'aansannay inaan ka guurno hoteelka" magaaladana dhinac ka galno" ayuu yiri Xildhibaan Xuseen Caraale oo oo intaa raaciyay in maamulka Gobolka Banaadir uu dhisan yahay uuna soo magacaabay nidaamkana soo dhisay xubnaha wasiiradan. Shirkii Maanta ee xubnaha labada gole ayaa Muuse Suudi uu horkeenay in maamul cusub loo dhiso gobolka Banaadir si looga takhluuso midka uu Guddoomiyaha ka yahay Cadde Xasan Cali Gaabow, taas oo si weyn ugu soo horjeesteen inta badan Xildhibaannaddii shirkii maanta yimid, ugu danbeyntiina Maxamed Jaamac Furux ayaa soo jeediyay in dooda qodobkaa lala sugo Guddoomiyaha Baarlamaanka. Beesha Galmaax Yoonis oo uu kasoo jeeddo Cadde Xasan Cali Gaabow ayaa aad u taageertay erayada xaqa ah ee kasoo yeeray afka mudane Xildhibaan Xuseen Caraale, iyagoo ku tilmaamay inuu yahay xildhibaan u hiillinaaya beelo sedkooda loo quuri la'yahay Cali Muxiyaddiin Cali muxiyaddiin@hotmail.com Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
  13. ^^^What seems to be the matter cousin.. Your comments are forever shrinking. What say you regarding the theme of this post? Are uour beloved heros losing ower, is your Sharif isolated and roaming the baren wilderness of Shepurds Bush, afraid of what might happen to him in Xmar, with the loss of his MP's.? What say you to all of these simple pints dear cousin..
  14. Qorshe ay wateen Muuse Suudi iyo Maxamed Qanyare oo Xalay lagu kala booday Kadib Markii Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxay sheegayan in Muuse Suudi Wasiirka Ganacsiga Dowladda Federaalka iyo Wasiirka Ammniga Qaranka Maxamed Qanyare ay soo bandhigeen in Maamulka Cusub ee yeelanayo Gobolka Banaadir ay madax ka noqdaan labo xubnood oo ka mid ah taageeriyaasha Wasiiradan. Kulan xalay ka dhacay Hotelka Amiira ee Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in Maxamed Qanyare iyo Muuse Suudi ay ku soo bandhigeen Maamulka cusub ee Gobolka banaadir iyo raga madaxda ka noqonayo,laakiin dood kulul ayaa arrintaas lagala hortagay sida ay sheegayan wararka laga helayo kulankaas. Ragga ka hor yimid Qorshaha Muuse Suudi iyo Maxamed Qanyare oo kulankaas dooda adag ka dhaliyay ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaan Xuseen Caraale oo heyb qabiil yihiin Wasiirka Ganacsiga, kaas oo sheegay inaan jirin baahi hadda loo qabo in Maamul cusub la sameeyo, maadama uu jiro Maamul uu soo dhisay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi. Ilo Wareed ayaa sheegaya in Muuse Suudi uu doonayo in Maamulka Banaadir uu hogaamiyo mid ka mid ah Saraakiisha Ciidamada oo lagu magacabo Gudbaaye, halka Maxamed Qanyare uu wato Ibraahim Shaawaay. Qaabka ay wax u socdaan oo ay wadaan xubnaha Labada Gole ee ku sugan Muqdisho ayaa ah xaalad abuuri karta dagaal sokeeye, dagaalkaas oo ka dhex dhalan kara beelaha degan Muqdisho. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
  15. Maamul u Sameynta Gobolka Banaadir oo mar kale manta lagu kala dareeray Kadib Markii muddo badan dood si hoose u socotay yeesheen Xubnaha Labada gole qeybta Muqdisho ayaa ugu dambeyntii lagu kala dareeray fadhigii Maanta ku yeesheen Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho kadib markii la isku mari waayay qodob ku saabsanaa maamul u sameynta Gobolka Banaadir. Xubnaha labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya qaybta magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka soo saareen fadhigii maanta labo qodob oo ay ka kala mid yihiin, qodobka ugu horeeya oo ah Buug dhowaan ay soo saatay hay'adda UNESCO oo ay ku sheegeen buugaasi in uu yahay mid wax u dhimaya dhaqanka iyo waliba siyaasad ahaan beelo ka mid ah beelaha Soomaaliyeed (Beesha Jareer Weyne) Laakiin warar ku dhaw dhaw kulankaas ayaa sheegaya in lagu kala tagay markii Muuse Suudi iyo Maxamed Qanyare soo bandhigeen arrimo ku saabsan Maamul u sameynta Gobolka Banaadir. Arrintan ayaa waxaa ka soo horjeeda Xildhibaano ku sugan Muqdisho, kuwaas oo ku dooday in la taageero Maamulka cadde ka yahay Guddoomiyaha iyo duqa magaalada Muqdisho. Xalay ayaa sidan oo kale dhacday kadib markii la soo bandhigay qodob ah in maamul cusub loo sameeyo Gobolka Banaadir, waxaana muuqata in xubnaha Labada gole qeybta xamar ku kala qeybsan yihiin arrintan oo ay watan Muuse iyo Qanyare. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.
  16. Kulan ay maanta xubnaha labada gole ee ku sugan Muqdisho ku yeesheen Hotel-ka Saxafi oo ku soo dhamaaday qalalaase Posted to the Web Oct 22, 15:45 Muqdisho:- (PP) – Kulankii caadiga ahaa ee ay xubnaha labada gole ee ku sugan Muqdisho ku yeelan jireen maalin walba oo sabti ah, kana mid ah kulammada caadiga ah ee ay yeeshaan maalmaha sabtida ah iyo maalmaha Axadda ah ayaa maanta ku soo dhamaaday qalalaase sababi gaaray inay gacanta iskula tagaan Xildhibaannada iyo Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaiya ee ka mid ah xubnaha Muqdisho ku sugan. Kulankii maanta ayaa looga dooday buug lagu magacaabay Cilmiga Bulshada oo ay beelaha jareertu ku sheegeen in iyaga wax loogu dhimay, iyo sidoo kale hubka ku soo qulqulaya Soomaaliya iyo cidda keenta, waxaana kulankii kan ka horreeyay loo xulay min Afar xubnood si ay uga soo doodaan, waxaana maanta la dhageystay xubnihii soo aqriyay isla markaana warbixinta ka keenay buugga loogu magac-daray Cilmiga Bulshada. Sidoo kale guddi ka kooban 4-xubnood oo iyagana loo xil-saaray inay baaritaan ku soo sameeyaan hubka dalka soo gala ayaa waxay sheegeen in warbixintooda aysan diyaar ahayn isla markaana ay sheegeen inay tallaadada soo socota ay keeni doonaan warbixin dhameystiran oo qeexaysa hubka dalka la soo geliyo noocyadiisa, halka uu ka yimaado iyo weliba shaqsiyaadka dalka soo geliya. Intii aan laga gaarin go’aannno laga soo saaro buugga loogu magac-daray Cilmiga Bulshada ee buuqa weyn dhaliyay ayaa waxaa halkaas ka istaagay guddigii loo magacaabay inay maamul u soo sameeyaan gobolka Banaadir oo iyagu xalay isku khilaafay kulan ay ku yeesheen Hotel Amiira, waxaana maanta warbixintii ay soo jeediyeen ay dhalisay qalalaase keeni gaaray gacan ka hadal dhex mara xubnaha labada gole ee isugu jira Wasiirrada iyo Xildhibaannada kulankaas isugu yimid. Xildhibaannada iyo Wasiirrada hubeysan ee dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Muqdisho ayaa isku maandhaafsan maamul u sameynta gobolka Banaadir, qaar ka mid ah xildhibaannada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku andacoonaya in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uu yahay mid dhisan oo uu magacaabay Ra'iisul wasaare Geeddi, aana loo baahnayn la isku mashquuliyo guddoomiyaha gobolka Banaadir balse loo baahan yahay in maamul ka madax bannaan ka dowladda oo aan wax u dhimeyn midka dowladda laga dhiso Muqdisho. Halka dhinaca kale Wasiirrada hubeysan ay dhankooda uga andacoonayaan in aanay jirin wax la yiraahdo maamul cusub oo ay dhistay dowladda Federaalka Soomaaliya, sidaa daraadeed loo baahan yahay in la dhiso maamul cusub. Kulankii maanta ayaa isagu ahaa mid ku soo dhamaaday is faham-darro iyo qalalaase weyn kaasoo laga baqay inuu ka dhex dhaliyo xubnaha labada gole gacan ka hadal. Maxamed Xuseen Jimcaale(Jantiile) Wakiilka Puntlandpost -Muqdisho,Soomaaliya contact us:webmaster@puntlandpost.com
  17. Mogadishu is no Bossaso, however the so called resisatance has come down to the simple man known as Sharif Xasan and his mentors Qaynyare and Sudi Yalaxow, and they are not much... watch this space...
  18. ^^^ doubt those comments are even genuine. As for Col Qaybdeed I think its too early to say anything...
  19. For the people who put Sheikh Xasan Dahir Aweys with the likes of warlord Indhacade, waxaan idin oranlahaa ka fiirsada. Sheikh Aweys is genuinely al-Itihad. What a joke, Inda Cade is aprt of the same group as ina Dahir Aways. The old Colonel oops Shiekh has influance in the region where the drugs allegation surround. In fact while the courts destroy home made brew and close down mini film oulets they turn a blind eye to Mr Inda Cades' gross human righst vialations. Aways is either blind or ignorant, but I prefer the other argument which is he simply does not want to know what his kinsmen do in the South..
  20. Cabdiqaasim- Bad Xasan Dahir- Bad Indha Cadde- Bad Indeed they are all bad, for the three are from the same sub,sub-clan which dominates each town in the lower Shabbele. They rule the area with an iron fist and have now been found to dable in drugs. What the elected Presodent of Somalia, who has the support of the people of lower Shabele got to do with this is again a question posed to you. President Yusuf is no saint, but neither does he occupy land wrongfully nor does he support such action. Also your constant refereal to him shws that you have yet to come to temrs with the implicaion to our society of the above mentioned individuals. They use the sacred faith as a cover for criminality. Te courts can maim and kill a man from the minority clans yet turn a blind eye to the oppresion and aggression and drugs trade of their own. Now thats the worst clanist actions ever and you have always defened such action. For you once denied houses and prooted has ver been looted.. Cabdiqaasim- Bad Xasan Dahir- Bad Indha Cadde- Bad Lets summarise it for you. Xasan Dahir and Inda Cade both ruled Marka at certain times, thus whats happens there now is known to "Shiekh" Dahir. Abdiqasin was a Presidnet of the TFG which armed Inda Cade, the actions of which he has never condemned publicly or privetly. Inda Cade crimes are even being commited today with the severe taxation of the local population by his thugs.
  21. warlord turned president cabdulahi yusuf who stole, dumbed dangerous waste into our sea, gave illegal fishing rights to forigein companies without consulting people of Somalia, and most serious Back it up or keep quite. The allegations about Inda Cade and his group have been made by the UN monitoring group. What backs up your above claims Haruun?
  22. Juma, the celebration in Villa Somalia by my kin was also a dream right??? Come on its time to throw in the towel old man..
  23. War iska aamuus pls, you of all people have no right talking. You support CY for God-sake, and not because he is president. For the vermin’s in Somali politics, there are ranks of verminity (yes me own word ), you support the quarterback (amongst those which are alive) so please let it rest. The hypocrisy is seeping out of your seams My dera Rahima, are you dreaming again. The UN report never accuesed Puntland of dealing n drugs nor selling charcoal, nor occupying looted property. I support the elected President of Somalia, pure and simple. You compare the incomparable, even know when such a damning report comes out. You tunr a blind eye, you hide behind rhetoric of "they are all the same" . My dear sis THEY ARE NOT THE SAME. The men who occupy looted property, who destroy the natureal habitat to make a quick dollar, who have brought issery and near slavery to the local population are not the same as any faction or group in Somalia. From Somaliland to Puntland , Hiiraan, Gedo and even parts of Mogadishu. These clan sourts are the champoions and now beloved Abdiqasin.s mask has been uncovered... Another question how come the BBC has not spoken about the alleged drugs trade and its link to the Xasan Dahir and Abdiqsin..
  24. ^^^ MMA I disagree, Yusf Inda Cade was appointed by Abdiqasin, he is a close aid to Abdiqasin and we never heard Mr Carte speak against these actions which you attribute to only Mr Inda Cade. Abdiqasin either is an ignorant, happless fool who knows nothing, or is part of this netweork, which one is it? I would say that an operation this large could not have happened without the knowledge of both Abdiqasin Salad and Xasan Dahir..