General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Wada hadal seddex geesood ah oo ay isugu imaanayaan Madaxda Dowladda Federaalka ee Jowhar , Maxkamadaha Islaamka iyo Ganacsatada hubeysan ee Muqdisho Sabti, December 31, 2005(HOL): Warar aynu ka helnay ilo kalsoon yahay ayaa sheegaya in ay haatan socoto qaban qaabo loogu jiro sidii ay kulan seddex geesood ah u yeelan lahaayeen Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka ee Jowhar saldhigoodu yahay, madaxda maxaakiimta Islaamiga ah iyo Ganacsatada hubeysan ee magaalada Muqdisho. Wararku waxay sheegayaan in kulankaasi lagu wado in uu 20 bisha Janaayo ka furmo Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo la sheegayo in ay ka soo qeybgeli doonaan madaxweynaha Dowladda Federaalka iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi midkood, haddii aaney labadooduba imaanin, halka ay sidoo kale ka qeybqaadan doonaan Ganacsato caan ah oo u badan kuwa hubka ku heysta magaalada Muqdisho iyo weliba Mas’uuliyiinta Maxaakiimta Islaamiga ah oo ay wararku sheegayaan suurtagalnimada in uu wehlin doono Shiikh Xasan Daahir Aweys, iyadoo ay warar hordhac ah sheegayaan in kulankaasi looga wada hadli doono sidii meesha looga saari lahaa mad-madowga ku kala dhex jira seddexda qeybood. Warkan oo aan ka soo xiganay Wargeyska Sanca Press ee magaalada Muqdisho ka soo baxa waxay intaasi ku darayaan in qaban qaabada kulankani uu leeyahay Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo isagu la sheegay in dhawaantan qeyb weyn ku lahaa heshiisiintii dhexmartay Maxamed Dheere iyo Yuusuf Indha Cadde oo Guddoomiyayaal ka kala ah Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose, iyadoo ay weliba jiraan warar hoose oo sheegaya in kulanka uu ka dhici karo Tuulo Saldhig u ah Xaajiga oo ka tirsan Degmada Cadale laguna magacaabo Masaajid Cali Gaduud. Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka ayaa u muuqda kuwo doonaya in ay wada hadal kula dhameystaan khilaafka ka dhaxeeya Maxkamadaha Islaamiga ah iyo Ganacsatada Muqdisho kadib markii uu dhawaantan qabsoomi waayay kulan la filayay in Ra’iisal Wasaare Geedi uu Muqdisho kula yeesho Wasiirrada hubeysan ee ka soo horjeeda, ilaa haatanna ma jiraan warar rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda kulankan oo ka soobaxay seddexda dhinac ee la doonayo inay kulankaas isugu yimaadaan. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  2. Happy new year brothers and sisters once again... Qorshel,Sophist, Mr Castro,Jafarel, Xarago, my man LSK, J11, MsWORD, Horn Afrik, xiinfaniin Xoogsade, my boy Jumatutu, Yoonis_Cadue,Samurai Warrior, , Mansa Munsa, OLOL, Tolstoy, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar and all SOL.
  3. Lander to be card-carrying-hired-spin-doctor for Col. Yey must take it's human toll on one's conscious, to the point, whereby, one can be seen to acting nothing less than a political sompie and a shameless propogandist; I may be called hired spin doctor or even a Zombie; however one can never claim that I suffer from an inferiority complex which has led me to believe that my national history started with the arrival of the British. Lander “Mr. Dahir Rayale there, the certain landers would of opined that Somaliland is in the finally in the world Map.†Indeed your invalid and childlike self hate is evident from that above sentence. What can one say to a grown man who labels himself as “Landers†what is that a new car from Range Rover? Dear boy accept that you are a “Somaliâ€, then we will be on our way to finding a cure for your tormented soul. â€the limit of your imagination, or reflection, or come to think of it, is the measure you use to ascertained the importance of any issue; you're likely to confused Somalilanders†A summary is in order, limit of imagination and reflection can simply be viewd when one scrutinises the name, flag and even the myth of origin and reason of existence of this “Somaliland†that is entirely inhabited by a new people known as “Landersâ€. "....Uncle Yey is in the news, then it must be good news...." Indeed Uncle Yey nice [Kind of reminds me of Uncle Ho] is the leader of the nation that you so vehemently despise. The irony is with all your self adulation and delusional grandeur , with all your fancy meaningless words and boring long posts or simply utter waffle you have yet to comprehend one fact. That you my dear boy are a Somali from the North West of Somalia, that your national capital Mogadishu and your national leader is President Abdullahi Yusuf Ahmed or as you call him Uncle Yey..
  4. He is already a dead man walking - let us see - That is an acciurate description of all mortal souls. As for you OLOL, you have a right to your opinion. Abdullahi Yusuf is the elected President of Somalia and as he chose this vocation must not be shielded from insults. However you made me mad, why the name Casha? Its such a nice name, I have a beautiful niece named Casha.
  5. Mogadishu the capital of the Somali republic. The past few days has seen a major activity on the part of the minister/warlords and Abdiqasin Salad, with the aim of creating a body which they control for the city. And destroying the embryonic administration of Mr Cade Gabow. The problem, as ever is that they all have their own idea about who should lead it and how this organisation should be run.
  6. The news from the supporters of Sharif Xasan..Ouch Shariif Xasan iyo Wafdigiisii oo aan ka mid noqon xubnaha Soomaaliya umatalaya Barlamaanka Carabta Xasan Xanafi Guuldaradii ugu xumayd tan iyo intii uu bilowday qilaafka u dhaxeeyaha xubnaha dowlada ku meelgaarka ah ee soomaliya ayaa lasoo gaarsiiyay gudoomiyaha barlamaanka kadib markii kuraastii Soomaaliya ay ku lahayd Baarlamaanada carabta loo magacaabay in ay noqdaan Profisor Dhalxa iyo wafdigii uu hogaaminayey . Shariif Xasan Sh. Aadan oo baryihii lasoo dhaafay ka qayb galayey kulankii lagu aas aasayey barlamaanka Carabtaa kaas oo ka socday Qaahira ayaa markii danbe lasoo saaray xubnaha 88-da ah ee Baarlamanaka Jaamacada Carabta uu kakoobnaa, liiskaas oo uu iska waayay xubnahiisa. Dadaal dheer uu gudoomiyahu u galay sidii ay shirka uga qayb gali lahaayeen isaga iyo xubnihii lasocday, taas oo suurta galisay in isaga kaliya uu shirkaas ka qaybgalo, ayaaba markii danbe waxaa dhacaday in xitaa uu isagu uu kamid ahaan waayey xubnaha ku fadhiisanayey kuraasta baarlamaanada carabta uga soo aaday soomaaliya ee afarta ah . Xubnihii Soomaaliya ay ku lahayd baaralamaanka carabta ayaa waxaa la ansixiyay in ay ku fariistaan Ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya maxamed Cumar Dhalxa iyo sadex xubnood oo lasocday oo uu kamid yahay xildhibaan Burile . Tan ayaa ka dhigan dhabarjabkii siyaasadeed ee ugu xumaa ee soo gaara garabka dowlada KMG ee ku sugan magaalada Muqdisho ee uu hogaamiyo Shariifka kuwaas oo iminka u muuqda in looga dhereeyey dhinaca siyaasada arimaha dibada.
  7. While you hate copy and paste, the last nes on this particular issue is as follows. Dalxa and his delegation where sworn ina s the representatives for the Arab Parliment. This is not a big deal and the Sharif handled the situation well as reported.. Baarlamaanka Carabta oo ay uga qeyb noqdeen xubnihii Jowhar ka tagay Qahira:- Gudoomiyaha baraalmaanka Soomaliya Shariif Xasan ayaa shaaca ka qaaday in xubnihii Baarlamaaka soomaliya ee la socday wafdigii gudoomie ku xegeenka baarlamaanka somaliya Mr Dalxa ay yihiin kuwa magacyadooda laga diiwaan giliyay Barlamaanka carabta ayna soomaaliya uga qeb galayanaa kulamada baarlamaankaasi u yeelan doono. Wax dhib ah kuma jirto in xubnahaasi dhanka Jowhar la diiwaan giliyo magacyadooda, haddii baarlamaanka marka uu isu yimaado u ku hishiiyo in xubnahaasi la badalo ama la cusbooneysiiyo mar waliba waan ku qanacsanahay sidaa waxaa yiri Gudoomiye Shariif. Gudoomiye Shriif ayaa dhanka kale kulan la qaatay jaaliyada beesha ****** ee dalka Masar isgoo kala hadlay xaalada iminka uu dalkaku jiro. Jaaliyada ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka soomaliya ka codsaday in tanasulaad uu smaeeyo si loo badbaadiyo jiriotaanka dowladiilagu soo dhisay dalka Kenya. Cismaan Fantastic HorseedNet.com
  8. First of all I doubt Somali'as membership of the Sanca club will do anything to Eritria. Somalia today is a weak, divided misrable country that can bring no security to itself let alone threaten another soverign nation. However the Sanca club benefits Somalia because Sudan, Yemen and Ethiopia are more important to the Somali;s than Eritria. Simple, combined these nations have a population of 100 million and are important regional players. Eritria has a population of 4 million and is as powerful as ? Mr Toolstoy, another lander posted an earlier thread about Sudan. Now you know what you guys would say if Dahir Kahin was in that photo.. "Somaliland on the world map" something like that right.
  9. Happy new year to every one
  10. Shiinaha oo shaaca ka qaaday mowqifkiisa Somalia Jowhar-27.December.2005 Dowladda dalka Shiinaha ayaa shaaca ka qaaday mowqifkeeda ku aadan dalka Somalia gaar ahaan dowladda Federaalka kmg ee Somalia. Safiirka dalka Shiinaha u fadhiya Kenya Chu Chowli oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jowhar ka hor intuusan ka ambabixin ayuu wuxuu shaaca ka qaaday mowqifka dowladdiisu uu ka taagan yahay dowladda federaalka kmg ee Somalia. Mr. Chowli wuxuu sheegay in dalka Shiinaha uu weligiis saaxiib la aha dalka Somalia isla markaana uu diyaar u yahay inuu sii wado saaxiibtimada. Gaar ahaan ayuu yiri dowladda dalka Shiinaha waxay taageersan tahay dowladda federaalka isla markaasina ay la garab taagan tahay taageero dhinac walba leh. Mr. Chowli wuxuu sheegay in dowladda Shiinaha ay diyaar la tahay inay mashaariic tira badan oo horumarineed ay ka hirgelin doonto guud ahaan dalka Somalia. Safiirku wuxuu kaloo sheegay in ay rajaynayaan in dhinacyada dowladda ee kala tagsan ay isku yimaadaan oo ay mideeyaan fikirkooda si markaasi ay uga wada qaybqaataan ayuu yiri dib u dhiska dalkooda. Axmed Xasan Mahad SBC Jowhar
  11. Wafdigii G/Kuxigeenka Baarlamaanka Prof.Dalxa oo noqday wafdiga uga qeyb gala Somaliya shirka Carabta Qaahira:- Waxaa maanta magaalada Qaahira ka furmay Shirka Baarlamaanka Jaamacada Carabta. Shirkan ayuu maanta furay Madaxweynaha dalka Masar Md.Maxamed Xusni Mubarak. Ayadoo ay magaalada Qaahira Soo gaareen labo wafdi ay kala hogaaminayaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan iyo Kuxigeenkiisa Prof.Maxamed Cumar Dalxa ayaa waxaa si rasmi ah shirkan uga qeyb galay dhamaan wafdigii la socday Prof.Dalxa ee kasoo kicitimay magaalada Jowhar. Labadan wafdi ee ka socday dalka Soomaliya ayaa ayagu mid waliba sheeganayey in si rasmi ah u sitaan casumaada Baarlamaanka Soomaaliya uga qeyb galayo Shirka maanta ka furmay Qaahira ee Baarlamaanka Jaamacada Carabta. Wafdigii la socday Shariif Xassan Shiikh, Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ay ku wehliyeen 3 xildhibaan ayaa ayagu waxaa loo ogolaaday in shirka uu ka qeyb galo Shariif Xassan oo kaliya. Xildhibaanadi kale ee kamid ahaa Shariif Xassan wafdigiisa ayaa loo sheegay in xubnaha Baarlamaanka uga qeyb galaya ay yihiin Wafdiga ka yimid magaalada Jowhar oo uu horkacayo G/Kuxigeenka Maxamed Cumar Dalxa iyo Guddoomiyaha Shariif Xassan oo asagan lagu daray shirkaasi. Arrintan ayey si weyn uga andacoodeen Xildhibaanada garabka Muqdisho oo sheegay in Jaamacada Carabta ay si gaar ah casumaad ugu dirtay xildhibaanada ku sugan magaalada Jowhar. Xildhibaano ay kamid ahaayeen Yusuf Xassan Ibraahim (Dheeg) iyo Zakariya Xaaji Maxamuud oo kamid ahaa Wafdiga shariif Xassan ayaa si weyn uga carooday kadib markii laga celiyey shirkii maanta ka dhacay Qaahira. Shariif Xassan ayaa markii ugu horeysay maanta shir kala qeyb galay Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Prof.Maxamed Cumar Dalxa oo ay siyaasada si weyn isaga soo horjeedeen in dhawaale. Waxaa lagu wadaa in shirkan Baarlamaanka Jaamacada Carabta lagu dhisayo Kuraasta kusoo aaday dowlada Soomaaliya ay tahay 4 xildhibaan, ayadoo loo badinayo in ay kuwaasi noqdaan xubnaha ka yimid magaalada Jowhar ee kamid ahaa wafdigii Dalxa. Balse arrintaasi ayaa la sheegay in ay tahay mid weli murran weyn uu ka taagan yahay. Jaaliyada Soomaalida ee Masar ayaa ayagu si weyn ugu dadaalay in la dhex dhexaadiyo xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya kamid ah oo ayagu kala socday, ayadoo ugu danbeyntii uu Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan uu ogolaaday inuu horkaco wafdigii ka yimid Jowhar. Cabdullahi Haji HorseedNet.com
  12. Wafdiga Prof. Dalxa oo noqday wafdiga sida rasmiga ah uga qaybgalaya kulanka Qaahira Posted to the Web Dec 27, 11:18 Qaahira (PP) - Maanta saacaddu markay tahay 11:00 Duhurnimo ee xilliga dalka Masar ka furmay Magaalada Qaahira kulan ay ku kulmayaan Xubno ka socda Baarlamaannada Jaamacadda Carabta, waxaana noqday wafdiga sida rasmiga ah Soomaaliya ugu matalaya kulankaas Wafdigii uu hoggaaminayay Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Cumar Dalxa. Wafdiga uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ayaa la xaqiijiyay inay dhamaantood noqdeen xubnaha loo ogolaaday inay ka qaybgalaan shirkaas, oo la siiyay warqadaha ka qaybgalka, waxaana sidoo kale Jaamacadda Carabtu ay siisay guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan Warqad Casuumaad ah oo u ekayd inay tahay warqad dheeri ah oo aan qorshaha ku jirin, waxaana taasi ay timid kaddib markii xubnihii la socday Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Cumar Dalxa ay ka codsadeen Jaamacadda Carabta inay ku soo darto shirka Guddoomiyaha Baarlamaanka. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la sheegay inuu kaligiis ka qaybgalayo kulanka, iyadoo aanay la socon wafdi uu damacsanaa guddoomiyuhu inay kala qaybgalaan kulankaas, sida Puntlandpost ay kaga helayso warar ka imaanaya Magaalada Qaahira ee dalka Masar. Labadan wafdi ayaa shalay si kala gooni gooni ah u kala gaaray Magaalada Qaahira ee Dalka Masar, waxaana si weyn loo soo dhaweeyay sida wararku sheegayaan wafdiga uu hoggaaminayay Prof. Dalxa, taasoo keentay in guddoomiyaha baarlamaanka uusan helin wax soo dhaweyn ah. Kulankaan maanta furmay oo socon doona 2-maalmood ayaa waxaa lagu dhisi doonaa baarlamaanka ka kooban 88-xubnood oo ay yeelanayaan dalalka ku mideysan Jaamacadda Carabta oo ay tiadoodu gaarayso 22-dowladood, waxaana dal walba laga doonayaan inay ugu biirto kulankaas 4-xubnood oo ay soo xualay dowladda Federaalka Soomaaliya. Maxamed Xuseen Jimcaale (Jantiile) Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu - Somalia Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan
  13. I agree with Horn on this, what makes Mohamed Dhere and Geedi (two cousins) relationship any difefrent? Hiiraale and Yusuf have not been in the same side nor have Morgan and Inda cade. This is Somalia after all.. The Kismayu conference is an important one and Hiiraale must be supported on this. Nothing to dow ith clan bonds but common sense.
  14. Good news indeed.. China is a bigger economy today than Great Britian and soon will pass Germany as the worlds third largest..
  15. Good on President Cade, Puntland needs a small but qualified cabinet..
  16. Kulanka Dubai ee Madaxweynaha Puntland & Suldaanka Brunei Dubai - 14.December.2005 Suldaanka waddanka Brunei, Hassanal Bolkiah, iyo madaxweynaha Puntland Gen. Cadde Muuse Xirsi oo labaduba haatan ku sugan magaalada Dubai ee waddanka Imaraadka Carabta ayaa maanta wada hadal ku yeelanaya magaaladaas. Suldaanka waddanka Brunei, Hassanal Bolkiah oo ay u dhammaatay booqashadii uu ku joogey waddanka Imaraadka Carabta ayaa codsaday in uu kulan la yeesho madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland iyada oo labada dhinac ay ka wada hadli doonaan xiriirka iyo iskaashiga Puntland iyo Brunei. Suldaanka Brunei oo ah mid kamid ah ragga ugu maal qabeensan caalamka isla markaasna hoggaamiye u ah dal qani ku ah khayraadka dabiiciga ah ayaa haatan sida muuqata danaynaya in uu xiriir sokeeye la yeesho Soomaaliya gaar ahaan dawlad goboleedka Puntland. Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com
  17. I have been away too long Lets answer the crazed critics, or the Duke researchers.. loool, 3800 of nonsens, there would have been les rambling from you if they took 1$ for evry post you make. I recommend you to stop with your clan oriented nonsens you post every day and come to your sense before they bann you from this forum Lol, brother many thanks for your response.Howver I disagree with you, see I never have had a problem with any clan, only individuals such as Yalaxow, Tool Sharif, Mr Drugs and so on. So I sugges you breath in deeply and open your eyes, the people you need to address are right here. Juma, Mr Yoonis, answered for me in a wonderful simple and stright forward manner. It is to be expected that you would find his response difficult. Rahima, my sister, your point is valid, for I might have been seen as a Morgan supporter. Yet If I was his supporter then I would defend him to day, correct? Unlike some here I do not hide what I belive. I do not confuse Islam with the clan, I do not excuse the actions of my clan. I have never supported the injustice of any clan. I admit I am guilty when it comes to supporting the state of Puntland, I will till I die support it. I am also guilty to supporting the rights of the dispossesed, the people who lost their properties. Your arguments are the opposite. You dont like Puntland and you deny propert has ever been looted.. I must admit everyone should support who they want taking a stand is an essential component of politics, but I also know that it is immoral to argue for those who looted the weak & the innocents property, who now plant drugs in our national agricultural lands and more alarmingly use our noble faith in such dispecable fashion..If Morgan has joined that crowd well good luck to him... Come on now you guys can do better..
  18. Its good news that common sense has returned. However Somali;s should not be prisoners in their own land specially in the 21 Century. May Allah give peace to all our people..
  19. ^^^ You are lost. I stan by those wods even today.. For the people of Kismayu all of them deserve to live in dignity in their own homes.. Like I said you are not much of a researcher..
  20. lol, Juma spends all his leasure time and proves that I copied and pasted the battles for Kismayu. Come again. If that was your smoking gun, then you are indeed a pathetic excuse for a researcher. You need more than that, like I said earlier every Somali has a right to reclaim his or her home. However if and that is all it is Morgan attaks Kismayu today with the support of Inda Cade, Aways and the butchers of lower Shabbele then he is no more than a tool, and you of all people know I am allergic to tools... So Juma, unlike you I dont need to prove that you support, Inda Cade, Yalaxow and the clan clensing which took place in Mogadishu. Unlike you I dont insult my own kin the "********" comment comes to mind... So brother, try again will you
  21. Rahima, Yes I was against the previous TNG for Abdiqasin was a weak and always wrong. I never agreed to it nor did the state of Puntland which I support agree to the Carta process. In fact that TNG tried to destroy Puntland state and alhamdlilah Puntland survived. It the Abdiqasin TFG never got nay where. This TNG however is different even Abdiqasin swore to support it and was there at the inaugaration of A/Yusuf. As for enemies my dear, my enemies are the enemies of the Somali people. No clan is my enemy and least of all the USC clan. As one knows my family are USC. That includes,.. You are constantly chasing shadows, when you suggest I have enemies, back it up. Since my dear you, Xoogsade, Juma and others here dont have more family in Mogadishu than me, even right now...The point is I am against those who oppose the national government. The same government all the warlords and clan factions swore to spport.. Thats why I sk who does Morgan represent, if not himself? Nothing complex about this..
  22. ^^This is about the poet named Toogane whats the President og the republic got to do with it? I suggest its you who is in love with the old man...
  23. Yes it is. When Morgan was attacking Kismaayo before he was your superhero. Kismaayo was in the same shape as it is today, only difference is the coalition, which controlled it, had a faction of the enemy in it-yes it was as you lot who saw it as Jihad. Now that this same evil man is doing the same thing and Kismaayo is in the same state, the supposed attack is wrong because he has sided (stop gasping ) with the wicked enemy. Rahima, as ever you confuse yourself. Lets not take things out of context. General Morgan's invasion attempt on Kimsayu was wrong. His actions in Kimsayu have been a disaster. Yet one must never shy away from reporting the news. I have always supported the rights of all Somali's. That includes of course the rights of displaced and dispossesed members of my clan. There is no shame in wanting my fathers house back. Yet the question I put was, who does Morgan represent? If he gains the support of IndaCade and Co, will he bring anything more than his own self satisfaction? Your cruisade in replying to everyone and then when it gets hot highlighting the fact that you are indeed a woman will fool no one. You are so a like my cousin Juma you seem to forever find innovative ways of defending the rights of warlords, drug beddlers and fake wadaads. You attack the national government of Somalia. Yesterday I might have given the wrong impression of supporting Morgan, through my copy and paste, maybe I got emotional, however you was against him, for the same reason you defend him today. Because of your clans interest. Lets reson with each other. I want my fathers house back and justice, for all clans. What is your aim?
  24. Admin, what say you. On the Somali History page??