General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^As ever clever drawing by Amin Ammir...
  2. ^^^ As a football fan I was waiting for your best 11, and formation...Still waiting...
  3. And this isn't about tribe. The most upstanding minister is Caasha Geelle and the most rotten apple in the bucket is Gaagaab. Both from Mudug, so lets not go there. Agree 100%, no one should be allowed to hide behind their family. Gagaab is becoming too unpopular and he should do something about it. i.e. come clean or leave ASAP.. Lets debate this issue without getting to emotional. Has anyone found anything on this Australian compony?????
  4. ^^^ Why do you even care? As for Geedi Mogadishu is still getting ready to welcome him. They need more time to sort everything out for H.E The first minister of Somalia a nation that stretches from Zaylac to Liboi road, which has as a symbol a blue flag with five pointed star and a President named Abdullahi Yusuf Ahmed... You knew that after all thats why you care if your PM is lost or not...
  5. ^^^ No you just belive in the sacredness of HM Colony and that your whole history began when the British colonised your clans grazing area... Wake up son..
  6. Coach: General Duke formation 442 with emphasis on attacking football and good distribution of the ball.. Goal keeper: 1) Professor Dalxa DP Speaker [stature, good hands] 2)Right Back, Col.Shatigaduud Minister of Agriculture 3)Left Back, Mareeye Minister of Information .. 4) Centre Back Mohamed Dheere Omar Habeeb [tight defender, (no question asked)... 5)Centre Back Ali Mohamned Gheedi [ Captain. Central defender] 6) Defence Midfielder : Xasan Abshir Farax 7)Right Midfielder: Abdirizaq Jurrile 8)Left Midfielder : Abdullahi Shiekh Ismael 9)Attacking Midfielder : Abdullahi Yusuf Ahmed [creative player] 10) Xuseen Mohamed Aydeed 11) Moulid Macane Mohamoud...
  7. ^^^ My adeero is in the Premiarship while the dude you mention are in Conference.. Like I said the next four years with Allah grace is Yusuf/Geedi.. With Aydeed playing in the role of Makelale with Cade Gabow in defence...
  8. ^^^ I usually disagree with Wind, however on this occasion his criticisms of late are valid. This whole contract deal does not seem real or the PL government is just ****** ...
  9. ^^^ who was my friend. I posted an article form Somalweyn. who knows what happened and where???
  10. ^^^ I dont know if this connected to the above... Ciidanka ilaalada badhasaabka gobolka cayn DGPL kaysa cabdi yuusf oo dagaal ku dhexmaray gawaadhi siday sanaaduuq tuulada balihadhac oo 120km kaga began bari buuhoodle Somaliweyn - -- - 26/09/05 Wararka ka imaanaya tuulada balihadhac oo katirsan degmada widhwidh oo gobolka cayn DGPL ayaa waxay sheegayaan in ilaalada badhasaabka gobolka cayn kayse cabdi yuususf uu halkaa dagaal ku dhexmaray gawaari la sheegay inay saanduuq siday laga keenay dhanka hargaysa baabuurtan ooahayd laba baabuur ayaa markii layska hor yimi lays dhaafsaday tacshiirado inkastaan wax qasaara ah dhicin waxaa uu wararku tibaaxayaan in baabuurtaa ay u noqdeen halkii ay ka soo kaceen markii hore Waxaa intaa ay ku darayaan wararka ka imaanayaa halkaas in ciidan xoojin ah uu ka yimi maagalada buuhoodle soona gaaray tuulda balihadhac ee hawshu ka dhacaday halkaas oo uu ku sugan yahay haatan badhasaabka gobolka cayn kayse cabdi yuusuf Guud ahaan jawiga ayaa aad u kacsan inta u dhaxaysa xaduuda labada maamul puntland iyo Somaliland taas oo bilaabtay markii uu bilaabmay ololihi doorashada somalialnd taasoo taasoo heegan galisay ciidamada daraawiishta puntland iyadoo ay kusaguan yihiin gobolka sool gaar ahaan laascaanood taliyihii ciidanka daraawiihsta DGPL col; cadhays Wararka ka imanaya adhicadeeye ayaa sheegaya inay ka tageen raxan tignika ah oo gaaray sa tiraba 6 tiknika ah isagoo uu noosheegay nin magaciisa qariyey oo kusugan adhicadeye kana tirsan saraakiisha maamulka somalialand in loo kaxeeyey tiknikadaa magaa lada HARGAYSA halkaas oo beryahanba qas ka tagnaa si ay uga qayb qaataan sugida amaanka magaalda hargaysa oo tan iyo intii iska hor imaadkii hubaysnaa uu ka dhacay xaaladeda amaan aan caadi ahayn c/qaadir gaabuush/lasanod/puntland gaabuush6@hotmail.com Soo diray wariyaha Somaliweyn ee Jowhar Mohamed Abdulle Hassan Siidi siidmohamed@hotmail.com
  11. ^^^ Many thanks for your concersn. I have noticed how you have been taking an unhealthy interest in my person. Should I be worried dear brother..lol
  12. The TFG was it born to reconcile conflict of policies or tribal conflicts..? Kindly decode the above statement for me... As for the tribal link, you mean clan link as all of the Somali nation is one tribe. The warlords days are over, they are already a shadow of their former selves, very few adventures lately. Constant meetings, Morgan, Hiiraale, Inda Cade, Sudi and Qaynyare all in the same hut.. How come? I will tell ya dear lad. Fear is a strong ingrediant in making hard headed ignorant individuals see reason. I hope Geedi arrives and opens a meeting for all of them and then tells them that he is the boss.. The boss gives orders and not the other way round, regardless of your clan.. Yusuf/Geedi, Aydeed/Gabow, now thats a good combination dont you think?????
  13. ^^^ lol, the JVA is not an alliance of two clans you are right, its between a whole clan and a sub-clan of a clan that dominates south Mogadishu. As for the bable, spare it dear boy. Its true you might be baffled, for you are the only one who was baffled by this whole issue, even your remarks about that cartoon Amin Ammir highlighted how deeply you blinded yourself to the truth. Brother, Hiiraale as well as other members are small players, for they control clan millitias and occupy few cities and towns. Their control of these areas are weak and based on the gun. Your weakness is shown the way you make Kismayu into a big deal. Kimsayu to me is nothing special....Lol, brother Kismayus history will record this time as just another chapter in the Somali war, remember the USC controlled it and Morgan controlled it and now JVA control, but soon the people of Kismayu will control it, as is their right. So dont put no big bets on uncle Hiiraale or the Galgaduud twins to make any lasting impression...
  14. Yet another person making lame excuses and assumptions. First the process was good, the agreement was sound what we have now is the implementation phase. The President has a clear plan but you guys have to be a bit pataint. All good things come to those who wait. As for the government it has only been 11 months since the Presidents election and less 9 months till the PM was given his mandate. So what happened since then? Well Jowhar happened, Geedi, Gabow and international recognition happened. The forecast for the next 12 months is sunny with some rain but nothing to get worried about...
  15. Kulan qado oo ay isugu yimaadeen qaar ka tirsan wasiirada Muqdisho oo ka dhacay Degmada Balcad. Balcad. Kulan qado oo uu soo qaban qaabiyey wasiirka ganacsiga al xaaji Muuse Suudi Yalaxow, kulankaani ayaa waxaa kasoo qayb galay wasiirada ku sugan magaalada Muqdisho. kulankaani ayaa ahaa oo kaliya mid qado ah waxaana halkaasi ka hadlay wasiirka ganacsiga oo uu ku weeraray saxaafada isagoo sheegay ineey hurinayaan colaad oo aanan ka shaqeynayn wanaaga iyo isu keenida dadka kala fogaaday. dhanka kale waxaa shalay u sheegay Maxamed dheere in balcad uu xukumo Muuse Suudi shirna uu ku qabsan karo
  16. Kulankii maanta ka dhacay degmada Balcad oo wax go’aama ah ka soo bixin ayey xubnihii ka qeybgalay galabta dib ugu soo laabteen magaalada Muqdisho. September 25, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Kulankan oo ay ka qeybgaleyn in ka badan Afar boqol oo qof ayaa xubnaha ka qeybgalay oo isugu jiray siyaasiin waxgarad iyo culumaaudiin lagu sheegay inuu ahaa kulan Qado ah oo halkaas ka dhacay. Kulanka maanta oo la wada sugayey waxyaabaha ka soo bixi doono maadaama degmada Balcad ay isugu tageen xubnihii dowladda ee fikirka uga soo horjeeday xubnaha magaalada Jowhar ku sugan ayaan wax go’aamo ah ka soo bixin. Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay xubna ay ka mid ahaayeen wasiirka ammniga Maxamed Qanyare, wasiirka ganacsiga Muuse Suudi, wasiirka diinta iyo Owqaafta Cumar Finish wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqan celinta Bootaan Ciise Caalin, wasiirka dib u dhiska iyo dib u dajinta Barre Hiiraale, xildhibaan Axmed Cumar Jees, Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade, Xildhibaan Seeraar iyo mas’uuliyiin kale. Dhammaan xubnihii ka qeybgalay kulankaas maanta ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhaxe ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
  17. Qanyare, Suudi, Caato, et al are vital for the establishment of a reconciled government or even to get of the ground you will continue uttering crap after crap.And you are welcome to it. You ahve to realise these men are the past their clans are important and are part of the TFG. Like President Yusuf said, "these men dont know what they want". Your whole argument in defence of the scarpmerchants and roadblock owners is that they are edefnding against a dictatorship. Maybe its lack of rasoning or basic comprehension on your part but there will be no dictatorship and after 4 yaers a new round of elections will start.. Like Abdiqasin lost who knows ina Yey might lose[thats if he runs] next time... Like SKY pointed out above no one is going to care about what the warlords want, their time is over their days of having lunch in this town or a conference here is coming to a close. So Juma its your choice support peace or stand against the progress of the beloved nation...
  18. Shiikh Xasan Daahir oo beeniyey wararkii kasoo baxay Madaxda Somaliland Mogadisho:- Shiikh Xasan Daahir Aways oo la hadlayey saxaafada isaga oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in sheegashada madaxda Somaliland in ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Alqaacida ay tahay mid ganacsi oo keliya. Waxaa shiikh Xasan uu sheegay in tallaabadan ay qaaden mas'uuliyinta Somaliland ay tahay mid ay ku doonayaan in ay ugu dhowaadan reer galbeedka. Shiikh Xasan waxa uu sheegay in uusan isagu qabin in ragaasi ay yihiin Al Qaacida, isla markana aysan joogin Soomaliya xubno ka tirsan Alqaacida. Laakiin ay joogan Soomaliya wadaado noqday siyaasiyin. Waxana uu intaa ku daray in laga yaabo in qaarkood ay u hanqal taagayaan inay xukumaan wadanka. Shiikh Xasan waxa uu sheegay in inkasta oo Soomaliya ay tahay dal aan sharci ka jirin laakiin uusan u malaynayna in qof ajnabi uu ku soo dhiiran karo gudaha dalka Soomaliya oo aan wax sharci ah ka jirin. HorseedNet.com
  19. Hassan Dahir Aweys, Aden Hashi Farah known as Eiro and Ahmed Abdi Godane Is this just name calling or is there a real link? The above men are always mentioned in contexed to any and all "terriorist" attacks that happens in Somalia. I am having a hard time beliveing all this, is there a real network or are we chasing phantoms? The above mentioned men specially, Xasan Dahir has become more visible and open about his intentions of seeking political legitimacy. Keep us informed..
  20. Salaad cali Jeelle “Bilaha Soo socda kuwa fowdada wada oo uu qanyare ugu hrreeyo bulshada waa ay ka dhex bixidoonaan inta kalana gacmaha ayay ios qabsandoonaan†{Jawhar} Wasiir ku xigeenka war faafinta Salaad cali Jeele aya sheegay in khilafka dowladda kadhex jira ay wadaanrag aan sidaa usii badneyn oo ugu horreeyo wasiirka ammaanka qaranka Maxamed Qanyare Afrax. “Bilaha Soo socda kuwa fowdada wada oo uu qanyare ugu hrreeyo bulshada waa ay ka dhex bixidoonaan inta kalana gacmaha ayay ios qabsandoonaanâ€ayuu yiri wasiir ku xigeenka war faafinta Salaad Cali Jeelle oo intaana sii raaciyay “waxaanu ku guuleysanay in fidnada Qanyare ka shaqeynayo aaney dadka ku dhex milmin oo hadda ay wali ku egtahay in saxaafada uun uu ka sheego†“Colaadda uu carrabka ku dhifanayo oo mar walba kasoo burqaneysa haddi uu heli lahaa cid uu kulasoo galgsho mar hore ayuu dadka dhibaato ugeysan laha ,lakininagu waanu ku guuleysanay hadafkiisu in aanu meel; mar noqon†ayuu mar kale yiori wasiir ku xigeenka war faafinta Soomaliya Salaad cali Jeelle oo war fidiyeennada kula hyadlayay magaalada Jowhar ee Xarunta ku mel gaarka ah ee Soomaaliya oo intaa ku daray “marka ugu danbeysa wuxuu sheego ayuu weynaya oo waxaaba ay noqoneysaa dalka in uu isaga cararo†Waxa Sidoo kale Salaad cali Jeelle uu ka dhawaajiyay in madaxweynaha dowladda federalka Soomaliya C/llaahi yuusuf Axmed ay dhab ka yiohiin hadalladii uu ka jeediyay munaasabaddii lagu xusayay m,alinta nabadda aduunka ee ka dhacday magaalda Jowhar ,xilligaasoo uu sheegay in nabadda badigoobkeeda uu albaab kasta u garaacayo. Wasiir ku xigeenku waxaa kaloo uu sheegay in maalmaha in soo aadan uu magaalada Muqdisho soo gaari doono ra’isulw asaaraha dalka Soomaaliya Prof cali Maxame dgeedi oo uu ka dhawaajiyay in iminkaba qabanqaabada soo dhaweyntiisa Muqdisho ay wadaan ra’isulwasaare ku xigenka Soomaliya ee dhinacyada ammaanka iyo siyaasadda Inj Caydiid iyop xubno kale oo ay ka midyihiin : iyo masuuliyiin kale oo ka mida xubnaha labada gole ee Muqdsho ku sugan ooo uu ka tilmaamay Inj Caddow ,Xersi Aaden Roble,Maxamed jaamaca Furux,Xuseen carraale ,Nuur wabar ,guddoomiyaha gobalka Banaadir iyo masuuliyiin kale . Marka laga reebo gudoomiyaha gobalka iyo ra’isulwasare ku xigeenka ayaa masuuliyiintan kale waxaa dhammaantoodba ay kla tirsanayen xubnaha Shariif xasan uu hoggamiyo,lakin iminka us wareegsaday dhanka magaalada Jowhar fikir ahanmarka la eego. cabdi maalik muxuyaddin (Xafiiska WidhWidh Online ee Muqdisho) Webmaster@widhwidh.com
  21. Midowga Africa oo jawaab ka bixiyay baaq iyo canbaareyn uga timid wasiirrada hubeysan ee Muqdisho Addis Ababa:- Midowga Africa ayaa qoraal uuu kasoo saaray xaruntiisa magalada Adis ababa waxaa uu ku sheegay inxafiiska uu ugafuray magaalada Jowhar si uu horay ugusii dhaqaajiyo nabadeynta dalka Sooaaliya. Qoralka midopwga Africa waxaaa sidoo kale lagu sheegay in furitaanka xafiiska midowga Africa ee Soomaliya ay qeyb ka tahay dadaallada uu midowgu ku taageerayo isku adygan ugu danbeeya ee dowladda federalka ku mel gaarka ah ee soomaaliya lagusoo dhisay oo la doonayo xukuummada nabadeed in looga hirgeliyo dalkan ay sharci la’aantu l;a degtay. Midowga Africa oo sidoo kalana doonaya in ciidamo nabadgeliyada suga uu usoo diro dalka Soomaaliya ayaa xafiis waxaa dhawaan u ka furtay magaalada jowhar oo dowladda ku meel gaarka ahina ay xarun ka dhigatay tan iyo inta ammaanka magaalada caasimmadda ah uu kasoo wanaagsanaanayo. “....Hindisaha lagu furay xafiiskani waxaa uu la socdaa baahida loo qabo in la meeleeyo qaabab wanaagsan iyo macaahid midowga Africa uu ku xiriirin karo taageerada uu siinayo dalka Soomaaliya...â€ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay xarunta midowga Africa ee magaalada Adisababa. Hadalka kasoo baxay midowga Africa waxaa uu si aad ah uga hor imaanayaa qoralkii shalay wasiirrada hubeysani ay gabagabadii kulan maalmo u socday kasoo saaareen. Midowga Africa war murtiyeedkiisankuma aanu sheegin inta ay dhammaaneyso tirada shaqaalaha uga howlgalaya xafiiska magaalada Jowhar iyo waliba howsha gaar ahaaneed oo ay qaabilsananayaan. Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa bishii Ocrober ee sanadkii 2004-tii waxaaa lagusoo dhisay wadahadaladii nabadeynta ee ka dhacay dalka Kenya ,waxaana tani ay tahayisku dayga 14-aad ee ladoonayop nabad iyo kala danbyen in lagulasoo dabbaalo dalka Soomaaliya oo fowdo iyo degenaasha la’aan ay qabqbalayaasha dagaalku hormuud ka ahayeen dhexda kaga jiraytan iyo markii ay meesha ka baxday dowladdii dhexe ee uu hoggaaminayay general maxamed Siyaad barre 1991-kii. Laakin nasiib darro tan iyo markii ay dalka u soo guurtay sanadkan horraantiisii dowladdu waxaa ay ahayd mid kala qeybsan oo xubnaha qaar ay degenyihiin magaalada jowhar ,halka ku wa kalana ay fariisinka dhigten magaalada Muqdisho,tasina waxa arajo xumo ay ku abuurtay shacabka Soomalida oo dadkii ay wax qabasho kasu gayeenay noqdeen kuwo dagaal xagga fikirka ahi uu ka dhex aloosmay. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ,Ra’isulwasaare prof geeddi iyo xubno kale waxaa ay degeen magaalada Jowhar oo muqdisho ilaa iyo 90 kilo mitir ujirta waxaana ay leeyihiin Muqdisho waa meel aan nabadgeliyo lahayn oo aan mu habbooneyn in xilligan dowladdu ay timaado. Laakinqabqbalayaasha dagaalka ee fadhigoodu yahay Muqdisho oo Osman Cato uu ku jiro sida qoraalku uu u dhiganyahay iyo kuwo kale oo golayaasha dowladda ka tirsan ayaa fariisin ka dhigtay Muqdisho,iyagoo madaxweynaha iyo ra’isulwasarahana ku eedeynaya in ay ku gull darreysteen meel marinta heshiiskii la gaaray 2004-tii. Midowga Africa hatan waxaa uu beesha caalmka ka dal;banayaa in la qaado xannibaada dhinaca hubka ee saran dalka Soomaliya si uu suuragal uga dhigo hadafkiisa ah in ciidammonabada ilaaiya uu usoo diro dalka Soomaliya Cismaan Xasan Cali (fantastic) HorseedNet.com
  22. Wafdi ka socda Puntland oo lagu wado inuu gaaro Jowhar Garowe:- Waxaa lagu wadaa in ay dhawaan tagaan magaalada Jowhar ee xarunta Dowlada Federaalka Soomaaliya, wafdi balaaran oo ka socda dowlad gobaleedka Puntland. Wafdigan ayaa la sheegay inuu yahay mid uu maamulka Puntland u saaray sidii u wax uga qaban lahaa khilaafka dowlada Puntland iyo maamulka Federaalka soo dhexgalay ee la xariira arrimaha Macdanta iyo Shidaalka laga baarayo Puntland. Wafdigan ayaa la sheegay in ay kamid noqon doonaan guddi khaas ah oo uu maanta ku dhawaaqay Madaxweyne kuxigeenka Puntland, ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha Md.Xassan Daahir Afqurac. Xubnahan ayaa waxaa kamid ahaa sida wareegtada kasoo baxday Madaxtooyada PL ku qoron: 1) Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab)___Wasiirka Maaliyada Puntland 2) Barkhad Cali Saalax___Wasiirka Diinta & Awqaafta Puntland 3) C/risaaq Cali Yuusuf(Geesood)___Wasiirka warfaafinta Puntland 4) C/raxmaan Max’ed Siciid (Dhegaweyne)___Wasiirka Caafimaadka Puntland 5) C/laahi Cumar Bootaanm___xubin 6) Liibaan Xaaji Yuusuf___xubin Xubnahaan iyo kuwo kale ayaa lagu wadaa in ay gaaraan magaalada Jowhar si ay xukuumada Federaalka ugala tashadaan arrimaha la xariira heshiis ay dowlada Puntland la gashay shirkad baarta macdanta. Tan iyo intuu soo baxay murranka labada dhinac u dhaxeeya ayaa waxaa jiray xiriiro hoose oo dhexmarayey Xukuumada Cali Maxamed Geedi ee dowlada Federaalka iyo maamulka Puntland. Labada dhinac ayaa ayagu ku heshiiyey in si toos ah uga wadda xaajoodaan arrimaha la xariira Shidaalka iyo macdanta. C/risaaq Shiino HorseedNet.com
  23. Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka: “In wax la is hoos geliyo looma Baahna, Anaga qado kaliya ayaa na loo sheegay, wixii qado ka badanna aniga diyaar uma ihi in aan ka qeyb galo…†September 25, 2005 -------------------------------------------------------------------------------- Cismaan Cilmi Boqore, gudoomiye ku xigeenka golaha baarlamaanka federaalka kmg-ka Soomaaliyeed ayaa sheegay in lagu wargeliyay in degamada Balcad ay ka dhacayso qado sharaf oo kaliya. Wuxuu sheegay gudoomiye ku xigeenka in wixii ka badan qado sharaftaasi aanu isaga ku jirin, isla markaasna aanu aqabali doonin, wuxuuna sheegay in waraaqihii casuumaada ee la soo gaarsiiyay ay ku qornaayeen casumaad qado sharaf oo kaliya. “In wax la is hoos geliyo looma Baahna, Anaga qado kaliya ayaa na loo sheegay, wixii qado ka badanna aniga diyaar uma ihi in aan ka qeyb galo…†ayuu yiri Cismaan Cilmi Boqore. Wuxuu sidoo kale sheegay in odayaasha iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ay aqbaleen in qado sharafta lagu qabto halkaasi, wuxuuna sheegay in aysan ka cabsi qabin dagaal uu halkaasi ka dhaco. Maxamed Cali Maxamud (Madka) Xafiiska Markacadeey Marka xafiiskamuqdisho@hotmail.com
  24. Somalias first leader has been taken abroad for medicine. May Allah restore his health... Madaxweynihii Koowaad ee Soomaaliya muxuu ku sugan Yahay Hadda? Aadan Cabdulle Cusmaan(Aadan Cade) oo ahaa Madaxweynihii ugu horreeyey ee ay Soomaaliya yeelato xiligii ay madaxbanaanida qaadatey ayaa xaaladiisa caafimaad laga dayrinayaa,iaydoo la soo sheegayo in Dibadda loo qaaday Aadan Cadde. Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde) oo Soomaaliya Madaxweyne ka soo noqday 1960-kii ilaa iyo 1967-dii Markaasoo doorashada looga guuleystay kadib markii Tartan adag wada galeen isaga iyo Madaxweynihii la dilay C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey wuxuu ku sugnaa Gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan beer uu ku leeyahay Degmada Janaalle. Aadan Cadde ayaa ah nin waayeel ah waxaana la soo daristey xaalad gabow ah iyo xanuun, wixii ka dambeeyey sanadkii 2000 ayaa la sheegay in xaaladiisu ay ahayd mid ay hareysey waayelnimo iyo xanuun. Qaar ka mid ah caruurta uu dhaley Aadan Cadde ayaa la sheegay in maalinimadii Khamiistii ay u qaaden dalka dibadiisa si halkaasi uu ugu soo qaato daaweyn. Madaxweynihii ugu horeeyey Jamhuuriyada Soomaaliya Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde) wuxuu ka mid ahaa Madaxweynayaashii soo marey Qaaradan Afrika kuwaada si weyn loo qadariyo, waxaana lagu xusuustaa Aadan Cadde sidii shariifka aheyd ee uu dagey Kursiga, iyadoo loo aqoonsadey Madaxweynihii ugu horeeyey ee Afrikaan ah oo si Dimuqraadi ah uga dega xilika Madaxweynenimada. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com news@ufurow.com Muqdisho , Soomaliya