General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Lets look back at the major events that led to this war.. The religious fevour... Yeaah war is fun..
  2. Bayaan ay soo saareen Kooxda xiriirka iyo arrimaha Soomaaliya. Axmed-yasiin Max'ed Sooyaan. Waayaha.net Qaahira:(April3,07), Kulan ay maalinimmadii shalay ku yeesheen xarunta Jaamacadda Carabta ee Qaahira oo lagu falanqeeyay talaabooyinka loo baahanayahay in la qaadoo sii loo horumariyo howlaha nabadeed ee Soomaaliya ayaa Kooxda beesha caalamka ee arrimaha Soomaaliaya (International Contact Group on Somalia) ay ku sheegeen sida ay uga go'antahay wax ka qabashada dhibaatooyinka ha dda ka taagan magaallada Muqdisho, gaar ahaan duqaynta lagu hayo meelaha dadku ku badanyihiin iyo dagaallada beelaha dhexdooda ah, kuwaasoo natiijadoodu tahay dhimasho, dhaawac iyo barakac dad badan oo Soomaaliyeed. International Contact Group on Somalia shirkii ay ku yeesheen Qaahira oo ay ka dhex muuqato haweeneyda ariimaha Afrika u qaabilsan W.A.dibadda Marykanka. Kooxadan ayaa ugu baaqday dhammaan qaybaha is haya inay joojiyaan dagaallada iyo colaadda, markaas ka dibna laga shaqeeyo sidii loo heli lahaa xabbad joojin joogta ah, sida ay ku warameen kooxdan ayaa raba inay gacan siiyaan dadaalka QM, Jaamacadda carabta, Midowga Afrika iyo Igad iyagoo ciyaaraya kaalin dhexdhexaadin oo ay kuabuurayaan jawi nabadeed iyo dib u heshiisiin siyaasadeed . Kooxdan ayaa si aad ah u cambaaraysay wax ay ugu yeertay falalka ay kooxaha xag jira iyo Argagixisad ay sii wadaan si qalqal u geliyaan DFKMG ah iyo hanaanka siyaasadeed ee dib u heshiisiinta, waxay sidaasoo kale cambaarayn taas la mid ah dusha kaga tuureen fal kasta oo handadaad ama cadawad ah oo loola jeedo ciidammada Midowga Afrika ee halkaa howl-galka nabad ilaalinta u jooga (AMISOM). Kooxda ayaa sidoo kale tilmaantay inay gacan ka geysan doonto talaabooyinka looga hor tagayo in qalqalka noocaas si looga hor tago waxyeelo soo gaartay dadka rayadka ah iyo in uu hakad galo dadaalka ku aaddan howlaha sama falka biniaadminimmada. Kooxdan oo ka kooban dalalka; Italy , Kenya , Norway , Sweden , Tanzania , the United Kingdom , and the United States, ayaa ugu dambayntii uga tacsiyeeyay dalalka Uganda iyo Belarus dhimmashadii ka soo gaartay intii lagu jiray howl galka nabad ilaalinta ah.
  3. ^^^So what? the Arabs who confused the clown courts are now turning their back, another door closes..
  4. Ma noo sheegi kartaa tiradda dadka aad gacanta ku haysaan iyo Meesha aad ku haysaan? Taliye Cabdi Gaani: Haa dadka aan haynaa waa 170 qof waxayna ku jiraan dhammaantood Xabsiga Magaaladda Gaalkacyo. GO: Taliye waxaa jira warar sheegaya in dadkan aad u dhiibteen Ciidamadda Itoobiya ee ku sugan Gaalkacyo maxaa arrintaas ka jira? Bambooyinka ay Booliska PL qabteen Taliye: Arrintaasi waa been, wax ka jiraana ma jiraan, waxaana diyaar u nahay in aan cid kasta oo u baahata aragtidooda aan tusno. Waana been abuur warkaasi. GO: Maxaa caddayn ah oo kale oo aad u haysaan dadkani in ay yihiin rabsho wadayaal?. Taliye: Taasi waa marag madoon, waxaana kuu cadaynaya qalabkan aan ka helay Maxaabiista waana kuwan. Bambooyin kale GO: Maxaad ka yeelaysaan hadda Maxaabiistaan? Taliye: Arrintaas waa iska cadahay, sharciga u degsan Puntland ayaa la horgaynayaa, wixii sharcigu yiraahdo ayaana ka yeelaynaa. GO: Waad Mahad santahay Taliye. W/D: Axmad Maxamad, Garowe Online
  5. Those who started are now trying to cover themselves..
  6. “Ciidammada Ethiopia ee ku sugan Muqdisho waa kuwo ku shaqeeya amarrada dowladda, mana dhacayso inay heshiis dhab ah la galaan kooxo aysan dowladdu waxba ka ogeyn, inkastoo ay dowladdu soo dhaweynayso wax walba oo heshiis loo arko ciddii wadda”.
  7. “Dowladdu waxay sii wadaysaa howlgallada ay ku nadiifinayso kooxaha xag-jirka ah ee Muqdisho dagaalka ka wada, mana dhacayso inuu joogsado howlgalka ay dowladdu waddo inta ay kooxahaas ka wadaan dhaqdhaqaaqyada Muqdisho” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmo-dheere),
  8. MUQDISHO: Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya oo sheegay inaysan aqoonsanayn heshiiskii dhex maray... Posted to the Web Apr 04, 12:24 Muqdisho (PP) – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmo-dheere) oo uga warramay saxaafadda sida ay dowladda Soomaaliya u aragto heshiiska dhex maray xubno ka tirsan beelaha ****** iyo saraakiisha Ethiopian-ka ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin heshiiskaas. Gacmo-dheere; wuxuu sheegay in aysan jirin wax heshiiskaas ay ka ogtahay dowladda Soomaaliya, isla markaana aysan aqoonsanayn dhammaantiis, waxaana uu ku tilmaamay in heshiiskaas uu yahay mid aan dhaqangalayn. “Dowladda Federaalka wax ay ka ogtahay heshiiskaas ma jirto, waxaase sheegayaan in uusan dhaqangal noqon Karin heshiiska la sheegay inuu Muqdisho ku dhex maray Ethiopian iyo ****** inta ay dowladdu ansixinayso oo ay aqoonsanayso” ayuu yiri Gacmo-dheere. Wasiirka Arrimaha Gudaha wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay sii wadayso howlgallada ay ku doonayso inay ku sugto ammaanka Muqdsiho, wuxuuna sheegay inay la dagaalamayaan kooxo uu ugu yeeray inay xiriir la leeyihiin shabakadda Al-Qaacida oo ka tirsanaa Maxkamadihii Midoobay. “Dowladdu waxay sii wadaysaa howlgallada ay ku nadiifinayso kooxaha xag-jirka ah ee Muqdisho dagaalka ka wada, mana dhacayso inuu joogsado howlgalka ay dowladdu waddo inta ay kooxahaas ka wadaan dhaqdhaqaaqyada Muqdisho” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmo-dheere), wuxuuna intaas ku daray: “Ciidammada Ethiopia ee ku sugan Muqdisho waa kuwo ku shaqeeya amarrada dowladda, mana dhacayso inay heshiis dhab ah la galaan kooxo aysan dowladdu waxba ka ogeyn, inkastoo ay dowladdu soo dhaweynayso wax walba oo heshiis loo arko ciddii wadda”. Warar hoose oo soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in dowladda Soomaaliya lagu wargeliyay heshiiska ayna waddo qorshayaal ay kula hadlayso xubnaha beelaha ****** oo la sheegay inay xiriir la sameeyeen dowladda. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@gmail.com
  9. No one should be allowed in to Puntland without documents. No one needs the fake clan insurgency in those parts. Hence Puntland 1/3 of Somalia will not tolerate anything that damages its hard won security.
  10. GAALKACYO : Maxaad kala socotaa Bambaanooyinkii laga helay Maxaabisitii laga shakiyay (sawiro) Posted to the Web Apr 04, 18:13 Garoowe:-Waxaa Puntlandpost u suura gashay in ay hesho sawiro laga qaaday oo muujinaya bambaanooyin laga helay gaarigii ay saarnaayeen maxaabiis dhawaan lagu qabtay magaalada Garoowe iyakoo u sii jeeda magaalada dakada ah ee Boosaaso. Maxaabiistan oo tiradoodu ay gaaraysay ilaa 237 qof oo isugujira rag iyo hawaan dhammaantood wada-dhalinyaro ah ayaa boolisku uu ka shakiyay waxaana lagu sameeyay baaritaan Waxay muddo 4 maalmood ah lagu hayay saldhiga iyo xabsiga , waxaana la waydiiyay su’aalo. Waxaa durbadiiba la sii daayay qaar ka mid ah oo la sheegay in ay dhalinyaradan oo iyaku badankoodu ka yimid Koonfurta ay ka soo raaceen magaalada Gaalkacyo. Intii kale ayaa waxaa loo qaaday magaalada Gaalkacyo , inta aysan gaarin magaaladaasi ayaa waxaa askari ka mid ah isku dayay in uu ku fariisto bastad wayn oo ay wateen 2 nin oo ka mid ah dhalinyaradan ku waa soo horay ugu dooday markii Boolisku uu su’aalaha waydiinayay in ay wataan bastad ay doonayaan in ay ka sameeyaan bastadaha yaryar ee rootiga lagu gado , hase ahaatee askarigii ayaa markii uu salka saaray bastada ay la duntay waxaana durbadiisa sida aad sawirkaba ka aragtaan ka soo daatay bambaanooyin aad u badan. 2-da Nin ayaa ayaa iyaku si gaara u sheegtay in ay wateen bambaanooyinkan. Xeer ilaaliyaha Guud ee DG Puntland Dr. Axmed Cismaan ayaa Puntlandpost u sheegay in Guddi baara nooca hubkan loo isticmaalo iyo ujeedada laga lahaa hubkan , ku waa soo uu sheegay in ay maanta guda galayaan baaritaankooda. Dhalinyaradan Soomaalida ah ayaa sidoo kale waxaa waheliya dhalinyaro Ethiopian ah oo iyana lagu soo qabtay magaalada Qardho , ku waa soo la sheegay in loo gacan galiyay Saraakiil Ethiopian ah oo ku sugan gudaha Gaalkacyo. Sidoo kale warar uu shabakada Puntlandpost ay heshay ayaa sheegaya in iyana si la mid ah Ethiopianka laga shakiyay gacanta loo galiyay saraakiil Ethiopian ah oo ku sugan Gaalkacyo. Jaamac Cali Warsame
  11. The TFG armed forces are doing a hell of a job.
  12. Somaliland caring for the south, raising money for Mogadishu civilians, hating their Ethiopian allies. Amazing development and one that points to the success of the TFG.
  13. Che, I gave the franks answer. The Ethiopian troops take orders and direction from the TFG, they will not sign any agreement with this group as the TFG wants no agreement, simple really. Even the clown media is reporting more troops moving towards Mogadishu.
  14. R/wasaare Geedi oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho (Muqdisho)-R/wasaaraha DFKMG Cali Max’ed Geed oo ayaantaan safar dibada ah dalka kaga maqnaa ayaa maanta soo garay magaalada Muqdisho. Cali Max’ed Geedi ayaa ka soo kicitimay dalka Saudi Arebia oo uu kaga qayb galay shirka hogaamiyeyaasha madaxda Carabta, kaas oo ku matalayey madaxweynaha dalka Soomaaliya oo isaga halkaas lagu casumay. Ku simaha Afhayeenka dawlada FS C/llaahi Muxyadiin Max’ed ayaa sheegay in maanta ay kullan yeelan doonaan madax u saraysa dawlada, si R/wasaare Geedi uga war bixiyo safarkiisii ugu danbeeyey. R/wasaare Geedi ayaa hadda kor mar uu ka war bixinayey shirka Carabta waxaa uu sheegay in dalalka Carabtu ay balan qaadeen in taageeraan shirka dib heshiisiinta Soomaalida ee lagu rajo weyn yahay in la qabto 16 ka bishan aynu ku jirno. Waxaa kale oo iyana uu sheegay in dalalka Carbeed ay balan qaadeen inay ka qayb qaadanayaan dhismaha dalka haddii heshiis buuxa laga gaaro muranada Siyaasadeed ee hadda tagan. Xarunta wararka
  15. MUQDISHO: Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kulammana la leh Madaxweyne Yuusuf Posted to the Web Apr 04, 12:25 Muqdisho (PP) – Ra'iisul Wasaaraha Dowldda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kaddib markii uu booqasho maalmo qaadatay dalka uga maqnaa. Prof. Cali Maxamed Geeddi Geedi oo safarro kala duwan ku soo kala bixiyay dalalka Saudi Arabia iyo Kenya ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho isagoo soo maray Magaalada Baydhabo ee xarunta Dowladda Federaalka Soomaaliya. Wararka soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in lagu wado in Ra’iisul wasaare Geeddi uu kulammo la yeesho Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo xubnaha baarlamaanka ee ku sugan Muqdisho, waxaana la sheegay inuu kala hadi doono xaaladda uu dalka xilligaan marayo. Ra’iisul wasaare Geeddi ayaa waxaa wararka qaarkood ay sheegayaan inuu wado qorshe uu isugu keenayo Xildhibaannada beelaha ****** ee ku jira Baarlamaanka kuwaasoo uu kulammo kala yeelan doono xaaladda Muqdisho iyo sida ay u arkaan. Prof. Geeddi ayaa kala soo kulmay shirkii uu kaga qaybgalay Saudi Arabia ee dalalka Jaamacadda Carabta taageero hiil iyo hooba leh oo ay dalalka Carabta u fidiyeen dowladda Soomaaliya iyo isgarab taag ay sheegeen inay garab taagan yihiin Dowladda Soomaaliya ee doonaysa inay xasiliso ammaanka dalka. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@gmail.com
  16. Raisal wasaaraha Somalia cali Maxamed Geedi oo dib ugu soo laabtay Dalka. Raisal wasaaraha Somalia Cali Maxamed Maxamed Geedi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib safar qaatay mudo 2 todobaad ah oo uu ku tagay wadamo kamida Khaliijka iyo waliba africa, Raisal wasaaraha ayaa ka qayb galay kulankii jaamacada carabta ee ka dhacay Sacuudiga isagoo khudban dheer ka jeediyay shirka madaxda carabta. Raisal wasaaraha oo siwayn loogu soo dhaweeyay Garoonka caalamigaa ee Muqdisho iyadoo loo galbiyay madaxtooyada Somalia. Raisal wasaaraha ayaa kulan albaabada loo laabay la galay isla wakhtigii uu gaaray madaxtooyada Madaxwaynaha Somalia iyadoo saxaafada loo diiday inay wax ka ogaadaan waxay kawada hadlayaan labada Masuul.
  17. GeelJire, you seem not to undertsand the scope of the clean up operations. The city will be cleaned up house to house searches, the gun market the time of voluntery pleading with clowns is over. As for the troop movements, it only highlgihgts the seriousness of the matter, more boots on the ground, Ethiopoian, Ugandand, TFG and soon more African troops. GeelJire, who signed for the otehr side if there is an agreement?
  18. The point, the last four days was devestating for the clown court millitia, the talk of ceasefire is from one side, no single Ethiopian, Ugandan or TFG official has signed it or spoken on it. The collection of dead and the safe passages for the civilians means only that the second phase will begin soon in clearing out the city..
  19. The point, the last four days was devestating for the clown court millitia, the talk of ceasefire is from one side, no single Ethiopian, Ugandan or TFG official has signed it or spoken on it. The collection of dead and the safe passages for the civilians means only that the second phase will begin soon in clearing out the city..
  20. GeelJire, simple because they have been defeated?