General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Heshiisyada ay wada gaareen saraakiisha Ethiopia iyo kooxaha kacdoonka wada maxaa ka run ah???. Kooxaha dawlada ka soo horjeeda ayaa ku guulaystay inay bahdilkii ugu xumaa u gaystaan dawlada kadib markay sitoosa ula xirteen saraakisha Ethiopia ee ku sugan Muqdisho iyagoo xiligii ay doonaan dagaal la gala sidoo kalana nabad la saxiixda markay damcaan xabad joojin, iyadoo wax qaymayn ah iyo tixgalina aan laga siin Dawlada Somalia oo madaxdeedii ugu saraysay ay ku sugan yihin Muqdisho, hadaba su’aalaha lays waydiin karo ayaa ah, Waasee Xiriirka Dawlada iyo Saraakiisha Ethiopia?, Maxayse Saraakiisha Ethiopia xiriirka tooskaa ula sameeyaan Kooxaha kacdoonka wada?.Mise Ethiopianku cida kaliya ee ay aamineen dhib iyo dheefba waa kooxaha rabshadaha wada??!!!. Hadaba hadaan siday u kala horeeyaan u galo qodobadan marka koobaad Dawlada Ethiopia saraakiisheeda ku sugan Muqdisho waxay sitoosa amarka uga qaataan Addis ababa iyagoo ka sir iyo hawlgal duwan Dawlada somalida sidoo kalana marar badan weeraro ku qaaday meelo ay naf tooda uga baqeen in wax lagu yeelo sidoo kale xiriirka ka dhexeeya iyaga iyo dawladu aad ayuu usareeyaa marka dhinacyo badan laga eego sida iyagoo si toosa ay isugu dhafan yihiin ciidamada labada dhinac waa Ehtiopia iyo Dawlada FKS. Waxay sidoo kale dhaqaale ahaan ku tiirsan yihiin dawlada somalida oo iyadu dhabarka uridatay kharashaadka ciidamada ay u yeeratay wallow dhinaca qalabka Military ay ka helaan dalkooda Ethiopia. Qodobka kale oo ah sababta Saraakiisha Ethiopian ku ula sameeyaan xiriirka tooska Kooxaha kacdoonka wada ayay dadku u fariseen siyaabo kala duwan iyadoo dadka qaar ku macneeyeen in hoos ay kawada socdaan dawlada iyo saraakiisha Ethiopian ka heshiisyada ay saraakiisha Ethiopia lagalaan kooxahana ay dawladu la socoto iyadoo ay yihiin heshiisyadaasi kuwo xeel dagaal ah ethiopiana ay gasho markasta oo ay diyaarinayso qorshe kale oo ay ku badalayso xeesha dagaal ee ay markaasi wado ama ay ugu diyaar garoobayso dagaal kale oo ay qaado. Qodobka ugu dambeeya ayaa ah in dadka siyaasada indha indheeyaa qabaan in Xukuumada Addis ababa aysan aaminsanayn inay kooxaha wax rabshaa yihiin kuwa kaliya ee wax laga waydiin karo Somalia balse ay siwayn uga go’an tahay ciribtirka kooxahan iyagoo marnaba aan cid ku aaminin soo afjarida hawlaha kooxahan ay wadaan sidoo kale xukuumada addis ababa waxay siwayn isha ugu haysaa in heshiis ay kooxahani la galaan dawlada
  2. Muqdisho: "Wax heshiis ah oo aan og soonahay ma jirto oo lala galay dowladda KMG ama Itoobiya" Wasiirka arrimaha gudaha 4. April 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Maxamed Maxamuud "Gacma Dheere" ayaa sheegay in dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya aysan wax heshiis ah la gelin kooxaha ka soo horjeeda ee maalmahan dagaalada kula jiray ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa dowladda. "Wax heshiis ah oo aan og soonahay ma jirto oo lala galay dowladda ama Itoobiya" ayuu yiri Wasiirka arrimaha gudaha dowlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Gacma Dheere oo intaa raaciyay in halkii heshiiska uu ka dhacayey aysan joogin dowladda KMG. Gacma Dheere ayaa sidoo kale sheegay in kooxaha ka soo horjeeda aan la oran karin waa qowmiyada ******, balse ay yihiin wax uu ku sheegay argagixiso lagana yaabo in ay ku jiraan xubno yar oo hugsan shaarka ******. Wasiirka arrimaha Gudaha ayaa ku eedeeyay beelaha kooxaha ka soo horjeeda dowladda in aysan aqoonsaneyn dowladda oo heshiis ay la galeen saraakiisha ciidamada Itoobiya, taasina aysan iyagu wax dhibaato ah ku aheyn hase, ahaatee dowladdu qorshaheeda aysan hakad gelin doonin arimahaasi. Gacma Dheere ayaa horay ugu baaqay waxgaradka beelaha qaar ee ka soo horjeeda dowladda in ay dowladda u yimaadaan si wada hadal ay ula galaan hase ahaatee ma jirto weli wada hadal dhex maray dowladda iyo kooxaha kasoo horjeeda. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  3. DFKG oo beenisay Heshiiska ay wada gaareen Itoobiyaanka iyo Odayaasha ******. Muqdisho:-Wasiirka arrimaha Gudaha ee Somalia Max’ed Max’ud Ghacma Dheere ayaa sheegay inaysan jirin wax heshiis ah oo xukuumadu gtahay oo dhex maray ciidamada Itoobiya iyo Odayaasha ******. Dowladda KMG lama socoto Wax heshiis ah oo lala galay dowladda ama Itoobiya" ayuu yiri Wasiirka arrimaha gudaha dowlada Federaalka KMG ah oo sheegay inaysan marna heshiis la galayn kooxaha uu ku sheegay arga gixiso. Kooxaha naga soo horjeedaa waxay ku qaraabtaan shaarka ******,waxaanse ognahay inay ka mid yihiin arga-gixisada caalamiga,mana soconayso inay Shaar ****** wax ku kharribaaan ayuu mar kale yiri Mr.Gacma Dheere. Dhinaca kale Wasiirka arrimaha guduhu wuxuu wax lala yaabo ku sheegay in Odayaal sheeganaya inay beelaha ****** matalaan ay heshiisyo iyo kulamo ay la qaataan ciidamada Itoobiyaanka iyagoo is hilmaansiinaya dowlada Somalia oo iyadu ku howlan howlaha umadda ay matasho waa sida uu hadalka u dhigaye. Gamca Dheere wuxuu ugu danbeyn ugu baaqay wax garadka beelaha ****** iyo cid walba oo DFKG ka cabanaysa inay u yimaadaan si la isula meel dhigo,khilaafka u dhexeeya dowlada iyo iyaga. Xarunta Wararka ee Waayaha.net
  4. Maraykanka oo ku baaqay in la taageero hawlgalka M. Afrika ee Soomaaliya Dowladda Maraykanka ayaa waxay ugu baaqday beesha caalamka inay taageero u fidiso hawlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika uu ka wado dalka Soomaaliya. Afhayeen u hadlay waaxda arrimaha dibadda ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in beesha caalamka ay la gudboon tahay in ay soo dedejiyaan taageero ay u fidiyaan hawlgalka Midowga Africa oo ku xiran inuu guuleysto rajada xasiloonida dalka Soomaaliya. Afhayeenkaasi oo lagu magacaabo Sean McCormack waxa uu sheegay in dib u heshiisiinta ay tahay dhabaha keliya ee looga gudbi karo mushkilada siyaasadeed ee 16-kii sano ee ugu dambeeyay ka jirtay dalka Soomaaliya. Afhayeenku wuxuu intaasi ku daray in dowladda Maraykanka ay dhiirigelinayso taageero kasta oo loo fidiyo hawlgalka midowga Afrika. Hadalkan ka soo yeeray afhayeenka ayaa ku soo aaday saacado ka dib markii ay maalin ka dib oo ay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar ay kulan ku yeesheen oo ay kaga hadlayeen arrimaha Soomaaliya, Kooxda xiriirka Soomaaliya. C/qaadir Max'ed Nuunow SBC Monitoring
  5. ka sheegay in kooxo uu ugu yeeray inay yihiin kuwo xag-jir ah oo xiriir la leh Argagaxisada kuna sugan Muqdisho aysan wax nasiib ah ku yeelan shirka dib u heshiisiinta Qaran ee ka dhacaya Muqdisho bishan April.
  6. Jaamacadda Carabta ayaa sheegay in kooxaha xag-jirka ah ee ay sheegeen inay ku sugan yihiin Soomaaliya aysan wax kaalin ah ku yeelan shirka dib u heshiisiinta Qaran ee ka dhacaya bishan bartamaheeda Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Xoghayaha Guud ee Jamciyadda Carabta Caamir Muusaa oo hadal ka jeediyay shirka Kooxda xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya oo ka dhacay Qaahira ee looga hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa ka sheegay in kooxo uu ugu yeeray inay yihiin kuwo xag-jir ah oo xiriir la leh Argagaxisada kuna sugan Muqdisho aysan wax nasiib ah ku yeelan shirka dib u heshiisiinta Qaran ee ka dhacaya Muqdisho bishan April. Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Norway Raymond Johansen oo shirkaas socoshadiisa madax ka ahaa ayaa sheegay in la adkeeyo xabbadjoojinta looga dhawaaqay Muqdisho, ayna beesha calaamku ka shaqeyso sidii Soomaaliya loogu dabbaali lahaa nabad iyo kala dambeyn waarta. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia
  7. Kooxda Xariirka Soomaaliya Oo Ku Baaqay Xabad Joojin Ay Gaaraan Dhinacyada Soomaaliya Isku Haya. Posted to the MOL April 4, 2007, 7:40 am Kooxda xariirka caalamiga ee ariamaha Soomaliya ayaa qoraal ay ka soo saareen gabagabada kulankoodii magaalada Qaahira ee dalka Masar ayay ku baaqeen xabad joojin rasmi ah oo Soomaaliya ka hir gasha. Kooxda waxa ay isla qaateen mowqif adag oo ku aadan taageerida dowlada KMG ah ee Soomaliya , waxa ayna ka digeen in la sii joogteeyo falalka milateri ee wiiqaya dadaalada caalamka ee dhanka bani`aadanimada Soomaaliya. Qoraalkooda waxa ay ku canbaareeyeen kooxaha ay ugu yeereen kuwa mayal adag ee caga jugleynta ku haya hay`aadaha federaaliga ee dowlada KMG ah ee Soomaaliya. Waxa ay isla garteen in siyaasada ka jira Soomaaliya uu yahay mid beel beel ku saleeysan, iyadoo ay tibaaxeen in aan shirka dib u hishiisiinta laga qeyb gilin kooxaha xag jirka ee Soomaaliya. Xog hayaha guud ee Jaamacadda Carabta Caamir Muusa ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la soo dadajiyo shirka dib u hishiisiinta kaasi oo uu sheegay in uu yahay furaha xalka. Kooxdaan xariirka Soomaaliya ee kala ah Mareykanka, Ingiriiska ,Talyaaniga, Tanzaaniya ,Swedan, Nowey iyo Qaramada Midoobay ayaa dhinaca kale canbaareeyay dilkii Muqdisho loogu geystay askariga reer Uganda iyo diyaaradii lagu soo riday Muqdisho ee laga lahaa dalka Belarusia . Waxa ayna kooxda isla gaartay in la taageero ciidamada Midowga Africa ee Soomaaliya loo dirayo si ay u suura gasho in Soomaaliya ay ka baxaan ciidamada Itoobiya.
  8. MUQDISHO: Caamir Muusaa: "Caalamka waxaan ugu baaqayaa inay taageeraan dowladda Soomaaliya ayna ka caawiyaan sidii..." Posted to the Web Apr 04, 18:11 Muqdisho (PP) – Ururka Jaamacadda Carabta ayaa sheegay in kooxaha xag-jirka ah ee ay sheegeen inay ku sugan yihiin Soomaaliya aysan wax kaalin ah ku yeelan shirka dib u heshiisiinta Qaran ee ka dhacaya bishan bartamaheeda Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Caamir Muusaa oo ah Xoghayaha Guud ee Jamciyadda Carabta oo ka qabgalay kulankii Kooxda xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya oo ka dhacay Qaahira ee looga hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa ka sheegay in kooxo uu ugu yeeray inay yihiin kuwo xag-jir ah oo xiriir la leh Argagaxisada kuna sugan Muqdisho aysan wax nasiib ah ku yeelan shirka dib u heshiisiinta Qaran ee ka dhacaya Muqdisho bishan April. “Caalamka Waxaan ugu baaqayaa inay taageeraan dowladda Soomaaliya ayna ka caawiyaan sidii ay u dhisi lahayd hay’adaheeda shaqo, isla markaana ay gacan ku siiyaan sidii ay uga hortagi lahayd kooxaha ka wada Soomaaliya rabshadaha” ayuu yiri Caami Muusaa oo hadal ka jeediyay kulankaas. Dhanka kale kulankaas oo uu shir guddoomiyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Norway Raymond Johansen ayaa sheegay in la adkeeyo xabbadjoojinta looga dhawaaqay Muqdisho, ayna beesha calaamku ka shaqeyso sidii Soomaaliya loogu dabbaali lahaa nabad iyo kala dambeyn waarta. Xubnihii kulankaas ka qaybgalay ayaa way dhammaantood isku raaceen in xoojiyo nabadda Soomaaliya, isla markaana Dowladaha Afirkaanka ah ay dhameystiraan ciidammadii ay ugu talogaleen in la geeyo Soomaaliya si ay nabad soo celinta qayb uga qaataan, dunidana ay caawiso ciidammadaas Afrikaanka ah ee gaaraya 8-kun oo Askari. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@gmail.com
  9. ^^^Its a fake tape and the fact that all Olol & others have is this is quite amusing. Now he talks about Lower Sahbbele, while he remembers what IndaCade did to Dhoobley. Ormo from Guriceel give it a break.
  10. The ceasefire was never a serious matter. These guys are buying time. They are thinking of exit strategy. How do I get out of my bililiqo home and how do I go to a safe haven? I think Eritrea is welcoming. Ahmed diriiye, Culusoow, A.qasim you are no longer able to occupy, fund occupation, or start clan wars. Take your last stand, bow, and.... Hit the road Abdiqasim and don't you come back no more no more no mooore. Hit the road Culusoow and don't you come back no more no more no mooore. Hit the road Nabadoon bililiqo and don't you come back no more no more no mooore
  11. Fakir ahaan way jiraan dad siyaabo kala duwan u arka qormadeydan xasaasiga ah, hase yeeshee inkasta oo aan u soo joogay mudadii 16-ka sano wixii dalka ka dhacay, dhowrkii xukuumadood ee feynuustooda lagu demiyay Muqdisho, waxaan kula talin lahaa dadka Muqdisho inay shucuurtooda ku muujiyaan rabitaanka Dowladnimo, inay dadkooda dhexdiisa ka ridaan oo natiijadii ka soo baxdayna ay noqotay in meydadka dadkooda ay waddooyinka yaalaan in ka badan 70-saacadood, waxaana kula talin lahaa in caqligu shaqeeyo. Ma aha wax caqli saliim ahi aqbali karo in dowlad caalamku aqoonsan yahay looga horjeesto iyadoo magac beeleed la adeegsanayo, waana wax aan adduunyada ka dhicin in Qaran qabiil ka xoog badiyo, waxaana kula talinayaa kooxda magac qabiil huwan inay xisbi sameystaan dabadeedna iyagoo mucaarad ah isla markaana aan adeegsan qoriga caaradiisa ay la gorgortamaan dowladda Federaalka, waaba haddii ay dhab ka tahay rabitaankooda saldanad iyo dhaliilaha ay ka eegayaan dowladda Federaalka. Somaliweyn Media Center Somalia - Muqdisho
  12. Waxaa shaki la geliyay cida sida tooska ah dagaalka uga mas'uulka ah, mar haddii ay soo baxeen laba koox oo sheegtay inay ka dambeeyaan (******, Haraagii Maxkamadaha+argagixiso ajnabi ah) dagaalada Muqdisho ka dhacay ee geystay qasaaraha aadka u ballaaran, hase yeeshee muxuu xalku noqon karaa haddii cida tuuryada bilowday ay xabbad joojin iskeed ah ku dhawaaqdo laba jeer, iyadoo hadalada ka soo yeeraya mas'uuliyiinta Hawiyaha mucaaradka ah uu aad uga weyn yahay cod beeleed ka soo yeeray mid ka mid ah afarta beelood ee ugu waaweyn beelaha Soomaaliyeed (******).
  13. Dagaalka oo socda laba maalmood ayaa waxaa kulan uu soo qabanqaabiyay Madaxweyne C/llaahi isugu yimid xubnaha beelaha ****** ee ka mida dowladda Federaalka, iyagoo ka dooday muddo dhowr saacadood ah, waxaana kulankooda ka soo baxay laba qodob oo kala ah: In dagaalka Muqdisho ka socda aanu ****** wax lug ah ku lahayn, iyo in dagaalka ay ka dambeeyaan haraagii Maxkamadaha Islaamiga ah oo ku gabbanaya magaca beelaha ******, tiiyoo fikirka guud ee dowladda Federaalka uu noqday in dagaalka Muqdisho ka socda uu u dhaxeeyo haraagii Maxkamadaha iyo kooxo argagixiso ajnabi ah oo ku dhuumaaleysanaya gudaha magaalada Muqdisho, iyagoo wax lala yaabo ku tilmaamay inaanu jirin ****** afka u duuban oo dagaalamaya, taasi oo ay sheegeen inay tahay astaanta kooxaha argagixisada ee ka muuqda shaashadaha caalamka sida uu yiri Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Salaad Cali Jeelle.
  14. Sida lala wada socdo tan iyo markii caasimada Muqdisho soo gaartay Dowladda Federaalka waxaa magaalada Muqdisho ka dhacayay dagaalo sida muuqata ay ka dambeeyeen kooxaha sheegtay inay ****** yihiin, isla markaana habeen iyo maalin adeegsanayay madaafiic kala duwan oo ay ku tuurayeen dowladda iyo ciidamada Itoobiyaanka ah, iyagoo sidoo kale hoobiyeyaal la dhacayay kaabayaashii shacabka sida Dekedda iyo garoonka diyaaradaha, waxaana shaki la geliyay sida dowladda Federaalka u shaqeyn karto, kadib markii ay dhaceen falal dhowr ah oo lagu khaarajinayo madaxda dowladda iyo ciidamadeeda, tiiyoo dhacdadii ugu yaabka badneyd ay noqotay markii niman wejiga qarsaday ay dileen nin xirnaa dareyska ciidamada Booliska.
  15. Dagaalada Muqdisho ka dhacay ee socday afarta maalmood qasaaraha ay geysteen wuxuu saddex jibbaar ka badan yahay ugu yaraan dagaal beeleed socda sanad barkiis, taasi oo sababtay awooda iyo hubka casriga ah ee ay adeegsanayeen ciidamada Itoobiyaanka oo iyagu kaaga darane liishaankoodu aad u dheereeya, iyagoo xitaa caado u noqotay in dhismihii ay xabbada qoryaha gacanta kaga soo dhacdo ay dhulka la simaan, halka maleeshiyooyinka dagaalamaya ay adeegsanayeen tabo kala duwan oo ay ku wiiqi karaan awooda Milateri ee kahorjeeda, iyagoo ku guuleystay inay soo ridaan mid ka mid ah diyaaradaha qumaatiga u kaca oo ka qeyb qaadaneysay dagaalka, sidoo kale inay gubaan gawaarida ay wataan ciidamada Itoobiyaanka ah isla markaana tiro askarteeda ah ku dilaan, hase yeeshee oo la filayay in Muqdisho ay ka dhacayaan dagaal dowlad-diid ah, ayaa hadana waxaa soo baxaya su'aalo la iska weydiinayo xabbad joojinta goos gooska ah ee halka dhinac ka imaaneysa.
  16. Sidee ku dhaqan gashay xabbad joojinta halka dhinac ah ee markii labaad Muqdisho ka hirgashay? (Warbixin) Somweyn Media Center (SMC) Muqdisho 03/04/07 Magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya oo iyadu caan ku noqotay isla markaana gobolada kale ee dalka kaga dheereysay dagaalada ujeeddooyinka badan, isku dhacyada beelaha iyo falalka abaabulan ee lagu khaarajiyo dadka qiimaha u leh dalka, hase yeeshee inta aan ku fogaan taariikhdii foosha xumeyd ee ka dhacday Muqdisho sanadadii la soo dhaafay, ayaa hadana magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday toddobaad tacsi ah oo ay ka dhaceen dagaal aan hore u soo marin, kaas oo ka duwanaa dagaaladii hore uga dhici jiray.
  17. ^^^Again another of those incoherent sentences of yours. Wont waste much time, the TFG is in Mogadishu and will pacify it insha Allah.
  18. Che, Somali;s are all the same, even Shiekh Sharif led a clan based court and fought a clan based war and even lied in the process, not to mention he was an in law of Xasan Dahir and so, what makes him any different to the older warriors? Also the tape is a lie, are you still wishing it was not?
  19. ^^^Trust me Che, nothing could be further from the truth. I knew all along the fighting would be to the destruction of man and material of the opposition. It was important that the snake head be targeted, Culusow, Abdiqasin, the charcoal traders and so on. Also remmeber we have been here before, the Mogadishu media lies never seaze to amaze.
  20. How the world reacted to our story John Nichols, writing on The Nation magazine's blog "President Bush describes Iran's seizure of 15 British sailors and marines as "inexcusable behaviour". But did the Bush administration's anti-Iran machinations lead to the escalation in tensions that culminated in the seizure of the Brits? One of the finest reporters on Middle East affairs argues that this is precisely the case." USA Today (website) "A British newspaper is reporting that Iran seized 15 British sailors in retaliation for a botched attempt by US forces to capture two high-ranking Iranian officials while they were visiting the Kurdish portion of Iraq earlier this year. 'Early on the morning of 11 January, helicopter-borne US forces launched a surprise raid on a long-established Iranian liaison office in the city of Arbil in Iraqi Kurdistan. They captured five relatively junior Iranian officials whom the US accuses of being intelligence agents and still holds,' Patrick Cockburn reports in The Independent." Fox News (website) "A botched attempt by the US to abduct two senior Iranian officials on a visit to Iraq 10 weeks ago was the flashpoint for the current crisis in which [iran] detained 15 British troops in the Persian Gulf, The Independent reported. The US move happened on the morning of January 11, when forces carried out a surprise raid on an established Iranian liaison's office in northern Iraq, the newspaper claimed." Mother Jones (liberal magazine) "This is precisely how wars get started, an act of aggression by one side followed by an act of retaliation by the other, tit for tat until someone gets nuked. Patrick Cockburn reports that Iran's capture of 15 British marines and sailors was a direct response to a botched US operation in January, when the military snatched 5 Iranians in Arbil - identified as members of a Revolutionary Guard, or Pasdaran, unit - who were suspected of arming insurgents."
  21. Britain vs Iran: A high-stakes game of chess The Pawn: Iranian diplomat is released by Iraq as hostage crisis enters crucial stage [The Gambit: Margaret Beckett says Britain is 'ready to engage' with Tehran The Endgame? Hopes rise that British sailors may be freed through prisoner exchange By Patrick Cockburn Published: 04 April 2007 The stand-off over the 15 British sailors and marines captured by Iran looks to be moving towards a de facto prisoner exchange, despite denials by Britain and Iran that a swap was intended. The first sign of a breakthrough yesterday was the release of Jalal Sharafi, an Iranian diplomat abducted from the streets of Baghdad two months ago, whom Iran claimed had been seized by Iraqi commandos controlled by the US. At the same time, an Iraqi Foreign Ministry official said the Iraqi government was "intensively" seeking the release of five Iranian officials captured in a US helicopter raid on a long-established Iranian liaison office in the Kurdish capital of Arbil in January. The rhetoric in Tehran and London became more diplomatic as Tony Blair said the next two days would be "fairly critical" in resolving the crisis, though the Prime Minister gave no details. Iran continues to deny it seized the British naval detachment in the northern Persian Gulf on 23 March to force an exchange of hostages, while Britain said it would not bargain for their release. The seizure of the sailors and marines was the latest episode in a series of tit-for-tat confrontations between the US and Iran which began, as The Independent revealed yesterday, when the US tried to seize senior Iranian intelligence officials on an official visit to Arbil on 11 January. The raid failed and only succeeded in detaining five Iranian officials at the liaison office, which has now been officially recognised as a consular office. Senior Kurdish officials told The Independent that the real US targets were Mohammed Jafari, the powerful deputy head of the Supreme National Security Council, and General Minojahar Frouzanda, the head of intelligence of the Iranian Revolutionary Guards. They had visited President Jalal Talabani of Iraq at Dokan near Sulaimaniyah and then gone on to Arbil where they saw Massoud Barzani, president of the Kurdistan regional government, at his headquarters outside the city. The Arbil raid came a few hours after an aggressive address to the nation by President George Bush, in which he denounced Iran as America's great enemy in Iraq. It has been followed by a series of tit-for-tat incidents such as the attempted abduction of five US soldiers in a highly sophisticated attack near the holy city of Kerbala, south of Baghdad, in which the assailants first tried to take prisoner the US soldiers but later killed them. The US blamed the episode on Iraqi Shias acting as proxies for Iran. Though there was greater optimism yesterday about the British hostages being released, the Iranians have a tradition of blowing hot and cold in negotiations and drawing them out to extract the last possible advantage from the situation. The release of Mr Sharafi is a hopeful sign. He was seized in mysterious circumstances on 4 February by uniformed men. Iran and some Shia politicians in Baghdad said they were from the 36th Commando Unit of the Iraqi Army that was, in practice, controlled by the US. Mr Sharafi has now returned to Tehran. The US denies any role in his disappearance. At the same time, immediately after the Arbil raid, the US Secretary of State, Condoleezza Rice, revealed that President Bush had approved a policy of raiding Iranian targets on Iraqi soil. Neither Mr Sharafi, a second secretary at the embassy, nor the five Iranian officials seized in Arbil seem to have been important figures. Mr Sharafi was involved in plans to open a branch of the Iranian national bank in Baghdad. One of the captives from Arbil was described by the US as a senior officer of the Quds Force, an elite unit of Iran's Revolutionary Guards. American and British claims that there was no connection between the capture of Iranian officials on 11 January and the seizure of the British sailors and marines was undermined yesterday when the Iraqi Foreign Ministry official said his government was also working "intensively" for the release of those five other Iranians to "help in the release of the British sailors and marines". In Washington, President Bush signalled the same: "I also strongly support the Prime Minister's declaration that there should be no quid pro quos when it comes to the hostages," he said. With the stand-off at a sensitive stage, Britain reacted with caution to the release yesterday of a new picture of the captives on the website of Iran's Fars News Agency, an apparent breach of the understanding that no more such photographs would be published. The picture, apparently a still taken from a video, showed six sailors squatting on a carpet in a room, wearing blue, black and red tracksuits. Britain had expressed outrage over the airing of videos of the service personnel last week. The British also froze most diplomatic contacts with Iran. On Monday, an Iranian state-run television station said all 15 of the Britons had confessed to entering Iranian waters illegally.
  22. Che, its an honest mistake. After all you have fallen for the Puntland army taking over Mogadishu trick. The man leading the clean up is a Mogadishu resident. Now what does that say? Taako, I got you man.
  23. Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegay inaysan dowladu waxba kala socon wadahadalada la sheegayo Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 03/04/07 Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmo-dheere) ayaa sheegay in aanay jirin wax ay kala socoto dowladda Soomaaliya waanwaan la sheegay inay u socoto Beelaha ****** iyo Saraakiisha Ethiopia ee hoggaaminaya ciidammada Ethiopia ee ku sugan Soomaaliya. Mudane Gacmo-dheere wuxuu sheegay inaysan ogeyn odayaal ****** ah oo doonaya inay wadahadallo la yeeshaan Saraakiisha Ethiopia isagoo sheegay inay xaq u leeyihiin inay kala hadlaan xaaladda Muqdisho iyo guud ahaan dalka Soomaaliya odayaashaas dowladda Soomaaliya. “Waa jirtaa inaan maqlaynay hadallo la isla dhex marayo oo sheegaya in odayaala ka tirsan Beelaha ****** ay doonayaan inay kulammo la qaataan maanta saraakiisha Ethiopia ee ciidammada hoggaaminaya, waxaanse u sheegaynaa inaysan taasi u noqonayn mid wax-tar leh” ayuu yiri Gacmo-dheere oo intaas ku daray: “Odayaasha ha ka war sugeen kulanka ay la yeelanayaan Ethiopian-ka wixii ay kala soo kulmaan, maadaama ay diideen inay la hadlaan dowladda”. Gacmo-dheere wuxuu ku tilmaamay kulankaan la sheegay inuu maanta dhex marayo Odayaal ka tirsan ****** iyo saraakiisha hoggaaminaya ciidammada Ethiopia inuusan najaxayn oo ay u baahanayaan odayashaas inay la hadlaan dowladda Soomaaliya. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)
  24. ^^^lol. You did not get it all, the Col is none other than a famous Dayniile resident. Taako was being ironic...
  25. ^^^So are the likes of Abdiqasin, Ali Mahdi, Mohamed Abdi Yusuf clanists, in your opinion?