
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Xuseen Aydeed the new saint, like the Sharifs before him???
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sharif Xasan an illeterate former Qad merchant was made a saint when he went against the TFG. -
Xuseen Aydeed was villified a few weeks back when he made some silly comments about uniting Somalia & Ethiopia, for that he was demoted and has evidently become isolated within the cabinet. Now Hussain is being hailed as a hero by the mindless minions who support anything which will keep the fat cats & anti government groups in their place...
-
President Yusuf PM Geedi travel from Baidoa to Villa Somalia by ROAD
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne Yuusuf iyo Geedi oo safar dhulka ah Muqdisho ku yimid. Muqdisho, Axad, April 8, 2007 Simba Radio Madaxweynaha iyo Ra'iisu Wasaaraha Dowladda KMG ah ee Somalia ayaa maanta safar dhinac dhulka ah dib ugu soo laaabtay Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi, ayaa kasoo baxay magaalada Baydhaba oo shalay tageen, halkaasi oo ay kula soo kulmeen kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Afrika ee Jendayi Frazer. Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha ayaa waxaa socdaalkooda ku wehliyay oo Baydhaba kala yimid qaar ka mid ah Wasiirada Dowladda KMG ah ee Somalia oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhiga Barre Aadan Shire "Hiiraale" iyo Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka Maxamed Ibraahim Xaabsade. Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf iyo Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa waxaa ammaankood aad u sugayay Islamarkana la socday ciidamo Ethiopian ah oo la sheegay inay aad u tira badnaayeen. Simba Media Center, Muqdisho Somalia Email: simba@simbanews.com -
Abdullahi Yusuf has come out on top, lets see if the clan courts now turned clan leaders will prevail. Guess not brother.
-
Fraizar press conference...slap on Somaliland face...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Ok saxib you are an expert on international affairs now. Just like yesterday you was an expert on security issues..lol -
AUDIO: Sirta Warlordka Col. Yey oo Salaad Cali Jeele ka fakatay
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
Considering the title, yes my statement was more than appropriate. Salad Ali Jele comments are his, just like Hussain Aydeeds comments regarding uniting Ethiopia & Somalia was his. -
President Yusuf PM Geedi travel from Baidoa to Villa Somalia by ROAD
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha iyo ra'isul wasaaraha qaranka oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho. Madaxweynaha iyo Ra'isul wasaaraha jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane C/llahiYuusuf Axmed Iyo Dr Cali Maxamed Geddii ayaa maaanta dib ugusoo laabtay magaalada Muqdisho kaddib markii ay Madaxweynaha iyo Ra'isul wasaaraha jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane C/llahiYuusuf Axmed Iyo Dr Cali Maxamed Geddii ayaa maaanta dib ugusoo laabtay magaalada Mqudisho kaddib markii ay shalay magaalada Baydhabo wada hadal kulasoo qaateen saraakiil Ameerikaan ah oo ay horkacaysay kaaliyaha xoghayaha umuuraha duibadda mareykanka ugu qaabilsan arrimaha Afrika Jendayi Frazer. Madaxweynaha iyo Ra'isul wasaaraha oo ay la socdeenxubno ka tirsan golayaasha dowladda ayaa waxaa ay Muqdisho kusoo gareen safar dhinaca dhulka ah,iyadoo ka hor intii aanay imaana si weyn loo adkeeyay amaanka magaaalda Muqdisho gaar ahaana deegaanada laga filan karo falal qaran diidnimo in ay ka dhacaan. Saaka ayay ahayd markii ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed aydageen isgoysyo dhowr ah oo ku yaala magaalda Mqudisho,kuwaasoo ay ka mdi ahaayeen Kilomitir 4 ,Zoobe, Banaadir,Tribuunka iyoMeelo kale iyadoo mudadii la sugayay imaatinka madaxweynahana la adkeeyay amaanka ,islamarkaana dhaq dhaqaaqa gaadiidka iyowaliba kan dadweynaha laga hakiyay inta badan wadooyinka ku yaala koofurta magaalda Muqdisho. Madaxweynaha iyo ra'isul wasaaraha ayaa haatan kusugan xarunta dmaxtooyada ee Villa Soomaaliya ,halkaasoo ay kuleeyihiinwada hadallo ku aadan sidii magaalda Muqdisholooga dhigi lahaa mid ka bad qabta kooxaha qaran diidka ee dhibaatooyinka kuhaya shacabjka Soomaaliyeed. xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho Contact:info@carmooyin.com -
President Yusuf PM Geedi travel from Baidoa to Villa Somalia by ROAD
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
MUQDISHO: Madaxweyne Yuusuf iyo Ra'iisul Wasaare Geeddi oo maanta soo gaaray Muqdisho iyagoo soo maray dhanka Dhulka Posted to the Web Apr 08, 13:47 Muqdisho (PP) - Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisul wasaare Geeddi ayaa safar dhanka dhulka ah ku soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Safarkaan ayaa ahaa mid ay ku soo mareen dhanka dhulka markii ugu horreysay Madaxweyne Yuusuf iyo Ra'iisul wasaare Geeddi waxaana galbinayay ciidammo xoog badan oo Ethiopian ah, iyadoo ay dhanka kale la socdeen Ilaaladooda gaarka ah oo ka soo raacay iyaguna Baydhabo. Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha ayaa waxaa safarkooda ay maanta dhulka ku soo mareen ku wehliyay Wasiiirka Gaashaandhigga Col. Barre Aadan Shire (Hiiraalle) iyo Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Maxamed Ibraahim Xaabsade oo labaduba ku sugnaa Baydhabo xilliyadii ugu dambeeyay. Waddooyinka Muqdisho ayaa waxaa intooda badan xiray Ciidammada Dowladda ka hor intii aysan soo gaarin Muqdisho Mas'uuliyiinta ugu sarreysa Dowladda oo ka soo dhaqaaqay Baydhabo saakay aroortii hore. Safarkaan ayaa lagu sheegay inuu ahaa mid ay labada mas'uul ku indho-indheynayaan waddada dheer ee u dhexeysa Baydhabo iyo Muqdisho, waxaana ay soo gaareen Muqdsho oo ay shalay ka duuleen iyagoo gaaray Baydhabo. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: Jantiile@gmail.com -
President Yusuf PM Geedi travel from Baidoa to Villa Somalia by ROAD
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Oh they do talk allot.. -
Muqdisho: Madaxweynaha dowladda KMG iyo Ra'iisul Wasaaraha oo safar dhulka ah ku soo galay Muqdisho. 8. April 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md.Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geeddi oo saakay safar dhulka ah ugu soo ambabaxay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha ayaa la sheegayaa in safarkooda ay ku wehliyaan xubo ka tirsan golayaasha Baarlamaanka iyo golaha wasiirada dowladda KMG. Safarka Madaxweynaha ayaa waxaa uu ahaa mid aan horay loo shaacin iyadoo amaanka xubnaha ugu sareeya dowladda ay aad u sugayeen ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Itoobiya oo deegaano fara badan soo maray. Waxaa aad loo adkeeyay amaanka wadooyinka soo gala magaalada Muqdisho iyadoo wadada dheer ee Ex-Kontorool Afgooye ee laga soo galo Muqdisho ilaa Muqdisho ciidamada dowladda ay ku sugnaayeen iyadoo gaadiidka mara wadadaaasi la hakiyay maanta balse dib loo furay. Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo Cali Maxamed Geeddi ayaa maalintii shalay magaalada Baydhabo gaaray iyagoo kula kulmay wafdi ay hoggaamineysay Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibada Mareykanka Jendayi Frazer. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
-
Fraizar press conference...slap on Somaliland face...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dhaqaalaha Jendayi Frezer ayaa sheetay in dowlada Maraykanka ay taageero dheeraad ah u fidin doonto Dowlada Soomaaliya, si loo meel mariyo dadaalka nabadeynta iyo dib u heshiisiinta. -
Fraizar press conference...slap on Somaliland face...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mrs.Frazer oo warsaxaafadeed kasoo saartay Safarkeedii Soomaaliya (Daawo Sawiro) Last Updated::2007-04-08 15:29:03 Nairobi:- Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka ee Arrimaha Soomaaliya Jendayi Frezer ayaa ka hadashay safarkii ay shalay ku gaartay dalka Soomaaliya. Mrs.Frezer ayaa warsaxaafadeed ay ku qabatay Safaarada Maraykanka ee dalka Kenya ku sheegtay in safarkeedii Soomaliya uu ahaa mid lagu taageerayo Dowlada Soomaaliya. Haweenaydan ayaa sheegtay in ayada iyo Safiirka Maraykanka u fadhiya kenya, qaabilsana arrimaha Soomaaliya Mr.Micheal Renneberge ay la kulmeen mas'uuliyiinta ugu sareysa ee Dowlada Federaalka Soomaaliya. Mrs.Frezer ayaa sheegtay in ay Dowlada Soomaaliya ku dhiiri geliyeen in aan dib loo dhigin shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliya, isla markaana dadaal dheer loo galo arrimaha nabadeynta iyo wadahadalka. Kooxaha kasoo horjeeda DFKMG Mrs.Freser ayaa carabka ku adkeysay in loo baahan yahay Wadahadal, balse waxay sheegtay in aysan suurta gal ahayn in Dowlada Soomaaliya ay la shirto ama wadahadal la gasho kooxaha hubeysan ee Qaran diidka ah isla markaana raba in ay dalka Soomaaliya ka dhigaan dhul aan waligii Dowlad yeelan. Waxayna haweenaydan Maraykanka u qaabilsan arrimaha Afrika ay sheegtay in Mas'uuliyiinta Dowlada Soomaaliya ay warbixino muhiim ah kasiiyeen dagaaladii ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo dadaalka ay ugu jiraan in dib loogu soo celiyo amnigii dalka Soomaaliya. Dhaqaalaha Jendayi Frezer ayaa sheetay in dowlada Maraykanka ay taageero dheeraad ah u fidin doonto Dowlada Soomaaliya, si loo meel mariyo dadaalka nabadeynta iyo dib u heshiisiinta. Xiriirka Soomaaliya iyo dalalka Deriska Mrs.Frezer ayaa ku baaqday in sidoo kale tilaabo adag laga qaado kooxaha hubeysan ee qalalaasaha ka wada magaalada Muqdisho. Waxayana sheegtay in sida kaliya oo looga guuleysan kara kooxaha hubeysan ay tahay in ay wada shaqeeyaan Dalalka Deriska la'ah Soomaaliya iyo DFKMG. Kooxaha Muqdisho ka dagaalamaya waa in aysan helin dalal deris ah oo ay xarumo ka sameystaan, isla markaana la cunaqabateeyo oo aan dhaqaalaha dibada looga soo dirayo uusan gaarin, ayey tiri Mrs.Frezer oo sheegtay in arrimahaasi looga baahan yahay in ay iska kaashadaan Wadamada geeska Afrika.
-
AUDIO: Sirta Warlordka Col. Yey oo Salaad Cali Jeele ka fakatay
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
So Jelle speaking to his clan has in private has something to do with Presidet Yusuf, well the secesionist are getting desperate. -
Oh I do recognise Somaliland as being part of Somalia..
-
President Yusuf since october 2004 in pics..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
^^^Hargaysa will insha Allah, not fall into violence because its people will not allow it. Insha Allah the peace in that region will continue...
-
Another day another hole dug by the anti-governemnt groups for themselves..
-
Beelaha ****** oo eedeyn u jeediyay Mareykanka Mogadishu 07, April.07 ( Sh.M.Network) Odayaasha dhaqanka Beelaha ****** ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay xukuumadda Washington in iyadu ay Mas'uul ka tahay dhibaatada ka aloolsan dalka Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho. Xuseen Siyaad Qoorgaab oo ah Afhayeenka guddiga Xabadjoojinta ee beelaha ****** oo ka qeybqaadanayay barnaamijka dabagalka wararka ee ka baxa idaacadda shabelle ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay mas'uul ka tahay waxyaabaha ka socobaya magaalada Muqdisho oo uu sheegay in iyagu ay ka dambeeyaan. Qoor-gaab ayaa sheegay in dadka Somaliyeed mustaqbalka ay kula xisaabtami doonaan mareykanka waxa ka dhacaya magaalada Muqdisho oo uu sheegay in ay yihiin waxyaabo Mareykanka uu taageerayo. Xuseen Siyaad Qoorgaab oo ah Afhayeenka guddiga Beelaha ****** ayaa waxa lala yaabo ku tilmaamay sababta Q.M ay kaga aamusa tahay waxyaabaha ka dhacaya magaalada Muqdisho oo uu sheegay ciidamadii sharciga ahaa ee Q.M ay ansixisay aanu wax lug ah ku laheyn halka kuwo uu ku tilmaamay in sharci darro ay ku yimaadeen ay dadka xasuuq u geysanayaan. Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in dowladaha waaweyn iyo ururada caalamiga ah ay ka fiirsadaan waxyaabaha ka dhacaya magaalada Muqdisho. Hadalka Qoorgaab ayaa ku soo beegmaya xilli maanta magaalada Baydhabo ay socdaal ku yimaadeen wafuud ay horkaceyso kaaliyaha xoghayaha arimaha dibadda ee Mareykanka ugu qeybsan arimaha Africa MSS Jendayi Frazer oo sheegtay in ay taageersan tahay xabad joojinta ka jirta magaalada Muqdisho. Click here to find this article in english Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
-
President Yusuf PM Geedi meet top US diplomats...PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
" Anaga waxaan taageereynaa dowladda KMG ah, waana la shaqeyneynaa" ayay hadaladeeda sii raacisay. -
President Yusuf PM Geedi meet top US diplomats...PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
“Anagu waxaan taageereynaa dowladda KMG Soomaaliya, si ay uga hortagaan argagixisada, waana la soconaa waxaa Xamar ku sugan xubno argagixisada xiriir la leh, sida Xasan Daahir, Aadan Ceyrow, iyo Xasan Turki, waxayna xubnahaasi magan gelyo siiyeen kooxihii soo qarxiyay safaaradihii Daara-salaam iyo Mombassa, iyo markabkii Mareykanku lahaa” -
President Yusuf PM Geedi meet top US diplomats...PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
^^^Indeed, so one needs to be careful what they wish on others..Peace is essential every where.
-
President Yusuf since october 2004 in pics..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol is she related to George Faizar? In January 2004, warlords and politicians signed a deal to set up a new parliament. After their inauguration in Kenya, legislators elected Abdullahi Yusuf as president by a large majority. Mr Yusuf has called for AU peacekeepers to help disarm the militias. Insecurity has stopped the transitional government from installing itself in the capital. Ah thats history.. -
President Yusuf since october 2004 in pics..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics