General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Qudbadii runta aheed ee la is dabamariyey Madaxweyne Cabdullahi Yusuf oo markaasi ah Madaxweynaha dowlad goboledka puntland oo jooga Garoowe 1999kii waagii dowlada carte halkaan ka dhageyso. RUNTA
  2. Hadaba hadalkaan been abuurka ah oo 26 ilbiriqsi oo kaliya ah, looguna tala galey in ummada soomaliyeed lagu dhaxdhigo dagaal sokeeye,uu dhiig ku daato halkaan ka dhageyso. BEENTA
  3. Beeni Raad Maleh,Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan bahda saxaafadda meelkasta oo ay joogto. Marka xigta waxaan jeclahay in aan ummadda somaliyeed u cadeeyo hadalka halkaan ku duuban (xog-waran.com,dayniile.com iyo waaga cusub.com) in uu san ahayn hadal ka soo yeeray Madaxweyne C/lahi Yuusuf oo uu ula jeedo dagaalka hada Muqdisho ka socda iyo beelaha ******. Dhageysi Wacan Marka xigta waxaan jeclahay in aan ummadda somaliyeed u cadeeyo hadalka halkaan ku duuban (xog-waran.com,dayniile.com iyo waaga cusub.com) in uu san ahayn hadal ka soo yeeray Madaxweyne C/lahi Yuusuf oo uu ula jeedo dagaalka hada Muqdisho ka socda iyo beelaha ******, balse uu yahay hadal hada ka hor la jeediyey oo ku aadana Dowladii C/qasim Salad Xasan ee Carte lagu soo dhisay. Cidii rabta hadalkaan xaqiiqadiisa waxay ka dhagaysan kartaa ayadoo cod ah halkaan. Shabakada carmooyin.com hadeynu nahay Waxaan kula talin laheen dowlada fedaralka somaliya in ay talaabo sharci ah ka qaado websideyada caadeystey in ay ummada somaaleyd dagaal ka dhax olaliyaan iyo gaar ahaan cidii ka danbaysay in ay soo Edit garayso (soo jar jarto hadalkaan) Waxaana si qasab ah lagu wargalinayaa websideyada arinkaan been abuurka ah sameeyey in ay u diraan raali galin dhamaan ummada soomalyeed meel waliba ay joogto, iyo madaxweynaha soomaliya Mudane: cabdull Yusuf Axmed iyo Raisulwasaaraha somaliya Mudane: Cali maxamed geedi.
  4. After the route in Mogadishu the clown courts and their media lackeys turned to their best strategy, to lie. They lied about being a religious movement, when it was a clan movement, some actually fell for this. They lied to the young children who they promised heave and yet ran from that same heaven to Yemen, Eritrea and the Gulf. When the religious card failed they swiped the clan oen again led by Ahmed Diriye, they said they wanted to make peace with the Ethiopians and get rid of Puntland troops. This was coming from men who hail from lower Mudug Guriceel & Cadaado. Then they started a war using the population as human shields, they got defeated yet again. Then the audio of President Yusuf???
  5. There is no ceasefire, the clan courts have been defeated and thats why there is no sound. As for the elders who met the Ethiopians well there are many versions to this story.. Here is another one. ..........Dayniile.com.............reports War deg deg ah Dhawaqa rasaasta oo mar kale dib ugu bilaabtay magaalada Muqdisho iyadoona ay dhacayaan madaafiicda goobta iyo hoobiyasha 3.4. 2007 ................Carmooyin take........................ Saraakiisha Ciidank Itoobiyaanka oo Odayaasha Qarandiidka u sheegay in Barri 4 saac ay hubka iska keenaan Saraakiisha Ciidanka Itoobiyanka iyo Odayaal ka socday Kooxaha qaran diidka Muqdisho ayaa maanta kulan ku yeeshay Saldhigga ugu weyn ciidanka Itoobiyanka ee dalka Soomaliya oo ah Sei Piano,waxaana saraakiishu ay odayaasha qarandiidka u sheegeen in ay hubka iska keenaan muddo loo cayimay. Saraakiisha Ciidanka Itoobiyanka iyo Odayaal ka socday Kooxaha qaran diidka Muqdisho ayaa maanta kulan ku yeeshay Saldhigga ugu weyn ciidanka Itoobiyanka ee dalka Soomaliya oo ah Sei Piano,waxaana saraakiishu ay odayaasha qarandiidka u sheegeen in ay hubka iska keenaan muddo loo cayimay. Odayasha ayaa hamigoodu ahaa in ay saraakiishu ka yeelandamac gurracan oo ay wateen,hase ahaatee waxaa ay kala soo kulmeen jawaab aanay ku qancin. “Waxaan idin sheegeyna in aa barri 4 saac iska keentaan hubka hadii kale inaga ayaa idin kazoo doonaneyna”ayaa lagu yiri Odayaasha qaran diidka sida ay shabakaddani ka ogaatay dad ku dhow dhow kooxaha qaran diidka ee Muqdisho. Arrintan ayaa kusoo beegmeysa iaydoo labadii maalmood ee lasoo dhhaafay ay mahaalda Mqudishoxasilloonayd,tasoo lagu macneeyay qaran diidka oo dagalkii hakiyay kaddib markii ay aqwoodii ka dhamatay. Shalay iyomaanta ayaa Magalia Mqudisho waxaa kusoo qul qulayay kumanaan askari oo Itoobiyaan ah iyadoo ujeedaduna ay tahay in ay ka qeyb galaan howlgalka baaxadda leh e la doonayo in lagushiiqiyo qaran diidka iyo haraadiga argagixisada. Shalay ayay ahayd markii ay ciidamoka tirsan xoogga dalka Soomaliyeed iyo kuwo Itoobiyan ahi soo buux dhafiyeen hareeraha Suuqa Bakaaraha iyo xaafadda casa Popolare oo ka mida deegaanda qaran diidka xarumaha u ah. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com Contact:info@caermooyin.com
  6. Aah but today,we have a new class of guerrillas who changed the whole norms of the art.They claim to be warriors when in fact they are some mere selfish assassins whose objectives are not genuinely to pursue their Goals and damage the enemy army,but the whole populace,both civil and the military.Then we have the potatoes who hail that and call it a fight.Its a cowards fight if u ask me. Xalane as ever puts into words what few here can. The truth. Viva Captain..
  7. ^^^No saxib we are trying to safe a new generation from what happened over tha past 16 years. These cowards can not use Mogadishu as a safehouse, they can not use civilians as human shields. They are being crusehd and insha Allah all will be over very soon. The governemnt has given them three months but they wasted it and instead called for a clan-jihad. No saxib force is the only language they speak.
  8. lol. Economist you made me laugh a great deal. The Mogadishu clans have proven they are peace loving, as for the trouble makers we know where they stand..
  9. ^^^Conventional war is not their aim, they wanted to hide behidn the children and women, anyhow they are on the run again.. So much for taking over villa Somalia, it was villa Horn Afrik & Culusow which got trashed.
  10. ^^^The theifs and bandits became a central part of the clown courts hence all the talk of the golden six months and all this hatred towards the government, the 4.5 and everything else. Whats amusing is that only a week or so ago, the Ethiopians were the good guys, and other clans were bad. Funny thing that.
  11. ^^^Ok and what have all those other fake audios acheive? Did it stop his lection victory? Did it stop his governemnts relocation to Jowhar & Baidoa? Did it stop his governemnts millitary victory against clown Xasan Dahir, wonder boy IndaCade & mouth piece Sharif Xasan, the Oromo, Eritrean fighters ? Did it stop his entry into Mogadishu,? No and this fake audio will not insha Allah stop the cleaning up of Mogadishu...
  12. ^^^Indeed, they lie to themselves just look at the sites such as waagacusub which was claiming for three days that Villa Somalia was over run, and so on..
  13. ^^^Those are great steps. Remmeber the clown courts never questioned the gun market, never stopped the charcoal trade, and even empowered the warlords such as IndaCade, Goobanle, Cirfo to keep doing what they were doing.. Insha Allah the mop up will be a success.
  14. ^^^Xiin, why do you always start with silly commnets and then end it so. Next time go elswhere it is getting boring all those false predictions and illinformed comments you make around here..
  15. Horn, there is no ICU, the clan courts have said they are nothing more than a clan movements. Hence the battle in Mogadishu was led by the Guriceel junta and thier supporters.. In the name of clan as Ahmed Diriye has said.. Thus Xiin and anyone else who continues to go along with this group, should be ashamed..
  16. ^^^Ok you are not even putting up a good fight on SOL, a virtual world let alone the real one. Kismayu, Baidoa, Mogadishu are all in the hands of the TFG, even the tough hoods in Xamar have fallen, keep talking and pretending thats all you are left with.
  17. The tape is a desperate measure, a last gasp. Remember all the reports of he fled Mogadshu, he is dead, he is injured, villa Somalia has been captured and so on. Now its a tape.. Well we all need hope. Secessionits why all the love for reer Mogadishu now? It is funny how you used to point at them as the very example of failure and a reason for your recognition. Now Faisal Ali Warrabe cares, when yesterday he made those famous remarks. Now you are all devout Muslim's, when yesterday you never complaned when Minister Edna Adan made those famous remarks..
  18. Abwan is still waiting for villa Somalia to be taken over by his sub-clan again. No saxib the world has changed, go demonstrate in West London.
  19. ^^^They will not be given another chance. The charcoal traders & scrap merchants are next.. Bakara market has been surrounded..
  20. Xiin, is sounding desperate which was not his trait. He supported a clan movement which robbed his own family, we undertsand that the religious branding affected many. What I can not fathom is how he is still cheering for the movement when they have re branded back to the clan faction? Sad really.
  21. Gawaarida sida dhuxusha ee kujira geerishyada Miisaanka dhuxusha ee Magaalada Muqdisho oo wali gubanaya. April 02-2007-HornAfrik, Mogadishu Mudo sadax maalmood ah oo ay Magaalada Muqdisho marti u ahayd dagaalo aad u qaraar ayaa waxaa wali gubanaya Baabuurta nuuca loo yaqaano indhatareeyada oo dhuxul ay saarantahay kuwaasoo ku xaraysnaa geerishyada kuyaala Miisanka dhuxusha kadib markii ay ku dhaceen Madaafiicdii Maalmihii aanu soo dhaafnay lagu garaacayey Magaalada Muqdisho. In ka badan 10 gaari oo ah Baabuurta xamuulka ah nuuca loo yaqaano indhatareeyada oo jiidaya Rimooradooda ayaa maalintii saxaad ku gubanaya iyaga iyo dhuxushii saarnayd geerishyada waaweyn ee Miisaanka dhuxusha ee Magaalada Muqdisho kadib markii Madaafiic habow ah ay ku habsadeen goobahii gaadiidkaasi ay yaaleen. Madaafiicdii Maalmihii aanu soo dhaafney ku dhacayey meelo badan oo ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa gaystay qasaare isagu jira dhimasho dhaawac iyo burbur hantiyeed iyadoo goobo ganacsi oo fara badan kuna yaala xaafadaha waaweyn ee Magaalada Muqdisho ay ku dhaceen Madaafiicdaasi waxyeelana ay u gaysteen dadkii goobahaasi iska lahaa. Miisaanka dhuxusha ayaa maanta lagu arkayey qiiq fara badan iyo uuro halkaasi ka baxaysa kadib markii dhuxul fara badan iyo gaadiidkii saarnaa oo Madaafiic ay ku soo dhaceen ilaa iyo maanta ay ahaayeen kuwa iska holcaya. Mana jiraan ilaa iyo iminka cid markaasi isku howshay inay wax ka qabtaan ama ay gurmad u sameeyaan dadkii lahaa dhuxushaasi iyo gaadiidka.
  22. Ciidamda Xoogga iyo Kuwa Itoobiyaanka oo soo dagay hareeraha Suuqa Bakaaraha. Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaliyeed iyo kuwa la socda ee Itoobiyaanka ah ayaa saaka soo buux dhaafiyay hareeraha suuqa weyn ee bakaaraha Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaliyeed iyo kuwa la socda ee Itoobiyaanka ah ayaa saaka soo buux dhaafiyay hareeraha suuqa weyn ee bakaaraha oo ah suuqa uguweyn dalka Soomaaliya ee xagga ganacsiga ,iyadoo aan la garanaynin ujeedka ay ciidankani ka leeyihiin imaatinkooda deegaanada ku hareereysan suuqa bakaaraha. Ciidamaadan ayaa la sheegay in ay ka soo baxeen dhinaca Cisbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho waxaana ay cabsi baaxad leh ku abuureen dadka ka ganacsada S/Bakaaraha iyo waliba Shirkadaha Ganacsiga iyo kuwa qabta Adeega Isgaarsiinta oo Anteenooyinka halkaas u yaaliin. Warar is Khilaafsan ayaa ka soo baxaya sababaha ay Cidamadaan Ethopianka iyo kuwa xoogga dalku u soo dageeen agagaaraha Bakaaraha ,waxaana jira warar sheegaya in ay doonayaan in ay hareereeyaan deegaanka Cirtoogte iyo waliba xaafadda Casa Popolare oo ay wali ku dambeeyaan kooxo qaran diidyo ah ,waxaana ay tani imaanaysaa iyadoo ciidanka xoogguna ay soo dageen deegaano uu ka mid yahay Tribuunka . Arrintusiday doontaba ha ahaatee waxaa laga dhur sugayaa howgllada baaxadda lehee ciidanka xoogga Soomaliyeed iyo kuwa nabad ilaalinta Itoobiyaanku ay bilaabaan saacadaha inasoo aadan Maxamed CusmaanAxmed Xafiisak warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqadisho Contact:info@carmooyin.com
  23. Wada hadal u socda DFS iyo ganacsatada suuqa weyn ee Bakaaraha (Muqdisho)-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laga rajo qabo in waani dhex marto dadka ku dhaqan meelaha aan dagaalku saamayn iyo DFS. Dawlada ayaa ku codsatay dadka ka ganacsada suuqa weyn ee Bakaaraha inay soo wareejiyaan hubkooda si aagga ganacsigu uu uga bad baado dagaal dhex mar dawlada oo kaashanaysa Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda. Ganacsata suuqa bakhaaraha ayaa sheegay inay wareejinayaa hubkooda, hase ahaatee waxay soo jeedidiyeen dawladu keento booliiskii goobahaas waardiyey lahaa. Waxaa jira iyana warar kale oo sheegaya in gancsatadu laba qaybood u kala jaban tahay qayb doonaysa inay hubka la dhiibo, oo dawlada iyo Ethiopian-ku ay keenaan cidii waardiyey lahayd ganacsiga iyo koox qabta inaan la dhiibin hubka wax kasta ha ka dheceene. Waxaa jirta rajo weyn oo laga qabo in guud ahaan arintaan laysku afgarto,xalna laga gaaro muranka hadda yimid. Suuqa Bakaaraha ayaa isagu ka bad badbaaday dagaalkii kharaaraa ee ka dhacay maalmihii aan soo dhaafnayn magaalada Muqdisho,waana suuqa ganacsi ee ugu weyn dalka Soomaaliya. A Y Farah Waayaha.net,Muqdisho,Soomaaliya
  24. ^^^A case of lost in desperation on your part is it not. Xiin, the clan-millitia you was cheerleading for around SOL, have been defeated in Mogadishu.. Kismayu is doing well and more peacefull than anytime in recent memory, so is Baidoa, Beledweyne, Galkacyu and most of the country. Insha Allah so will Mogadishu, after the Bakara Market gets weapons transfered..