
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Wardheernews Editorial about Riyaale- 2 years ago
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
If you can discuss Somali politics, we can discuss SL politics. Another simple truth, if Somalia is divisable so is SL. -
Secessionist excuses for the worst set back in their history..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Geediid & other secessionists I truly feel your pain, you so wanted this fantasy to come true, to further reinforce that SNM myth. Dont blame us, we did not wnat this incident in the least, thus this event highlights only your weakness and not ours. If we tried to invade Burco and then retreated to LA, what would you have said? -
Secondly, the Abdullahi Yusuf, Cade Muse, and Ali Jamac are all the same pieces of single clan, they might not be from same sub sub tribe, but they fit into the same clan. Therefore, Cadde Muse, Abdullahi Yusuf and Jamac case is irrelevent. What a comedian, the majority of the clans of Puntland are all from the same sub-clan though like any group have various sub-subclans. Your point is null and void, the people of SSC, share both kinship and political outlook with other Puntland clans as well as Somaliweyn. They do not want to secede from the rest of the country
-
They will get disarmed just like how the TFG crossed that "huge mountain" once termed as courts. Now this supposed roadblock will be passed. Just keep singing like thats.
-
Garowe hadey iswaasho BM baan la dhacaynaa! Threatens SL vice president
General Duke replied to Paragon's topic in Politics
^^^Mujahid-SNM, you like Galkacyu very much? Why not visit there its a pleasent place this time of year its truly wonderful. Anyhow threats are your forte, taking care of business not your cup of tea huh. -
Secessionist excuses for the worst set back in their history..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I think they miscalculated. Was that predictable enough for ya ina adeer? -
Secessionist excuses for the worst set back in their history..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The man of the moment WARAR XOG-OGAAL AH OO NAGA SOO GAADHAY GOOBAHA DAGAALKA Warar aanu hadda ka helnay aaga hore ee uu ku sugan yahay ciidanka Somaliland ayaa sheegaya in ay arimaha murugsan ee sababay in xilka laga qaado Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Mudane Adan Mire Waqaf ay u dhacday sidan hoose. Ka dib markii qorshihii ugu horeeyey ee lagu tegey aaga Dhahar ay ahayd in ay booqdaan koox wasiiro ahi aagan oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Qorshaynta, Ciyaaraha iyo Gaashaandhiggu, ayaa waxa ka war helay maleeshiyada Puntland, oo weerar la soo beegsaday madaxda Somaliland eek u sugnayd Dhahar. Markii laga war helay in lagu soo maqan yahay oo ifafaalo colaadeed ay qabsadeen kooxdan wasiirada ah ayuu wasiirka gaashaandhigu codsaday in lagu soo taakuleeyo gaadiidka Tiknikada loo yaqaano oo joogay Ceerigaabo, kadib waxa loo soo diray 17 gaadhi oo tikniko ah. Wasiirka iyo ciidankii uu watay waxay cagta mariyeen maleeshiyadii Puntland iyagoo gaadhay xuduuda Somaliland iyo Somalia. Ka dib ayuu wasiirku codsaday in Saad, ciidan iyo tikniko kaleba lala soo gaadho si ay u sii joogaan xadka ay gaadheen. Hadaba waxa dhacday in laga madax adaygay in xitaa Ceerigaabo oo uu ka codsaday in gurmad / saad looga soo diro loo diiday in loo diro. Hadaba markii Gurmadkii uu shan cisho ka hor ka codsaday Galbeedna aanu weli soo gaadhin abaanduulaha ciidanka qaranka Somaliland iyo Wasiir ka mid ah wasiirada la socday kooxda wasiirada ahna ay Wasiirka gaashaandhiga soo kala dhex gashay xurguf ka dhalatay inay been u sheegaan Madaxweynaha Somaliland. Arintu markay halkaa maraysay ayuu wasiirka gaashaandhiggu la tashaday wasiiradii la socday oo badi la ogolaaday in ciidanka meesha laga soo saaro si dib la isugu soo abaabulo. Hadaba wasiirka gaashaandhiga Mudane Aadan Mire Waqaf oo aan weli helin wax gurmad Saad, Ciidan iyo Tikniko ayaa go’aankii ay qaateen ee dibu gurashada qaatay. Waxa dhacday in Wasiirku uu ugu jawaabay wasiir ka mid ah wasiiradii la socday oo ayidsanaa amarka ka imanaya maamulka sare oo odhanaya ha ka bixina aaga Dhahar ee aad joogtaan uu wasiirku ugu jawaabay anigu xataa hadii aan shaqadayda ku waayayo inamadan ku layn maayo meesha, waayo wuxuu ogaa waxay saad haystaan oo gabaabsi ahayd. Hadaba waxa muuqata in meesha ay ka dhacday arin aan la fahmi Karin oo wax u dhintay sharaftii iyo sumcadii Ciidanka Somaliland iyadoo aan marnaba la maqlayn talada wasiirka gaashaandhiga oo ah ruuxa keliya ee ogaan kara khatarta ciidanku ku suganyahay oo xataa shidaalku uu gabaabsi ku ahaa. -
Secessionist excuses for the worst set back in their history..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Wargeyska Haatuf & Somaliland oo isku weeraray xaaladda gobolka Sanaag War saxaafadeed maanta ka soo baxay madaxtooyada maamulka Somaliland ee magaalada Hargeysa ayaa si kulul loogu weeraray warar uu wargeyska Haatuf ka qoray dagaalkii dhowaan dhex maray ciidamada Puntland iyo Somaliland dagaalkaas oo ku dhex maray nawaaxiga magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag. Wargeyska Haatuf ayaa sheegay in go'aankii ahaa in ciidamada Somaliland ay ka baxaan magaalada Dhahar uu amarkeeda lahaa madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin, arrintaas oo ay hadal haynteedu ku badatay gudaha magaalada Hargeysa. Warsaxaafadeed lagu beeninayo in Daahir Riyaale Kaahin uu amray in ciidanku ay ka noqdaan Sanaag Bari ayaa maanta soo baxay waxana hadalka ka soo baxay madaxtooyadu uu ku tilmaamay warka wargeyska Haatuf mid isku *** iyo been abuur ah oo shacabka lagu marin habaabinayo. Si kastaba ah ahaatee, ka bixidii ciidanka maamulka Somaliland ee Sanaag Bari iyo shaqo ka eryidii wasiirkii gaashaandhigga ayaa dadku ay ka muujiyeen dareen ah fadeexad soo food saartay siyaasadda maamulka Somaliland ee dhinaca Sanaag Bari. Sucaad Mire SBC Boosaaso -
Secessionist excuses for the worst set back in their history..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hiyikac iyo Hungo: Tallaabadan Somaliland kaga soo baxday deegaanka Dhahar ayaa ah mid lama filaan ku noqotay shacabka Somaliland oo filayey in aanay jirin dib u noqosho dambe, balse la joogo wakhtigii la sugi lahaa xuduudda Somaliland. Tallaabadani waxa ay beeninaysaa warar is daba joog ah oo uu soo saarayey Wasiirka Warfaafinta Somaliland, kaas oo uu ku sheegayay in Somaliland uu ka dhammaaday dulqaadkii, ayna ka difaaci doonaan xuduudahooda gardarrada iyo faragelinta Puntland. Hadalkaas waxa ay xukuumaddu taageero kaga heshay xisbiyada Mucaaridka ah iyo shacbiweynaha Somaliland. Hase yeeshee, waxa yididiiladaas barbar taalley shakiga ay dad badani ka qabeen in xukuumaddu ay ka dhabaynayso hanjabaaddaas, iyaga oo xasuusan in ciidamada Somaliland ay weli fadhiyaan Adhicaddeeye oo qiyaastii 50km u jirta magaalada Laascaanood, kadib dagaal kulul oo ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ku dhexmaray jiiddaasi Okt. 2004 iyo tallaabadii Madaxweyne Riyaale kaga soo raray ciidanka iyo maamulka Somaliland magaalada Laascaanood, kadib weerarkii isaga laftiisa ciidamada Puntland ku soo qaadeen mar uu booqday magaaladaas 7 Dec. 2002. Waxayna dad badani ka werwersanaayeen in Madaxweyne Riyaale amri doono in ciidamadu ka soo baxaan deegaankaas. Tallaabadani waxa kale oo ay dhirbaaxo xun ku tahay dadka deegaanka Dhahar ee taageersan ama soo dhoweeyey maamulka iyo ciidanka Somaliland, iyada oo la rumaysan yahay in dadka deegaankaasi ay aad uga soo horjeedaan maamulka Puntland sababo la xidhiidha khilaafaad dhinaca deegaanka ah oo u dhexeeya beelaha Boosaaso iyo Dhahar, kuwaas oo u hiyikacay ciidamada iyo xoogga Somaliland ku tagtay, balse hadda ku hungoobey. Waxa kale oo ay tallaabadani sababaysaa in dhaqaaq kasta oo ay xukuumaddu samayso oo ku wajahan sugitaanka xuduuduhu ay noqoto mid la iska hubsado. C/risaaq M. Dubbad, Hargeysa. -
Secessionist excuses for the worst set back in their history..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Soo bixitaanka: In ka badan Toban wasiir oo ka socdey xukuumadda Somaliland ayaa ku sugnaa magaalada Dhahar shalay markii dagaalku dhacay, kuwaas oo la sheegay inay wadahadalo la lahaayeen odayaasha iyo waxgaradka degaanka Dhahar. Wasiirradaas intooda shalay gaadhey Dhahar-na waxay ku hirteen Wasiirka Gaashaandhigga iyo ciidamo laxaad leh oo uu horkacayo oo kaga sii horreeyey degmada Dhahar. Warar aanu xalay ka helay degmada Dhahar ayaa sheegay in wasiirrada Somaliland u hoydeen Degmada Dhahar. Hase yeeshee, saaka subaxnimadii hore ayay ka soo jarmaadeen Degmadaas, iyaga oo u soo kolanyaystay dhinaca Ceerigaabo. Sidoo kale, ciidanka Qaranka ayaa isaguna ka soo guurey goobihii ay ka fadhiyeen deegaanka Dhahar. Lama garanayo sababta keentay in ciidamada iyo wasiirrada Somaliland dib uga soo baxaan degmadaas, iyada oo ay wararku sheegayaan in ciidamada Somaliland ay ku gacan sarreeyeen dagaalkii shalay, isla markaana ciidanka laxaadkiisa iyo taageerada ay ka haystaan dadka deegaanku ay ahayd mid dhiirrigelin leh. Wararka ilaa iyo hadda laga helay geeddiga ciidanka iyo socdaalka Weftiga ku soo aaddan Ceerigaabo ayaa sheegaya in ciidanka Qaranku uu degey meel 170 Km dhinaca Galbeed ka xigta degmada Dhahar, halkaas oo la filayo inay tahay fadhiisinkii hore ee ciidankani ka ruqaansaday ee Shimbiraale. Waxayna wararkaasi ku tilmaameen dib u gurashada ciidanka xeel-dagaal oo ciidanku dib isugu habaynayo. Warar kale ayaa sheegaya in ciidan laxaad leh Somaliland u dirtay deegaankaas, balse dabeecadda deegaanka oo ah mid kulul oo oomane ah iyo gurmadka oo aad uga fog aanay u suuragelinayn ciidankaas dagaal muddo socda iyo sidoo kale iyada oo lagu jiro xilli Gu' ah oo roobabku xidhi karaan waddooyinka, sababtaas darteedna dib loogu soo raray. Warar kale oo la isla dhexmarayo magaalada Hargeysa ayaa sheegay in soo bixitaanka ciidanku uu ka dambeeyey hawl diblomaasiyadeed oo ay dowladda Itoobiya labada dhinacba ku cadaadinaysey inay joojiyaan dagaalka. Wararkaasi waxay sheegayaan in dhaqaaqan wasiirrada iyo ciidamada Somaliland ku tageen Dhahar uu yimi, iyada oo Itoobiya ku khasabtay maamulka Puntland inay dib uga noqdaan Degmada Dhahar, taasina ay ka cadhaysiisay dowladda Itoobiya oo xidhiidh wanaagsan oo saaxiibtinimo la wadaagta labada dhinacba. Waxayna wararku sheegayaan in sababtaas darteed, xukuumadda Somaliland amartay in ciidanku dib uga soo guuro degmada Dhahar. -
Secessionist excuses for the worst set back in their history..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Fadeexaddii Ugu Weynayd Ee Lasoo Darista Qaranka Somaliland: Yaa Lahaa Amarka Lagaga Soo Baxay Dhahar, Yaase Dhabar Jebinta Ku Sameyey Ciid Somaliland.Org — London, UK — 16 April, 2007 -------------------------------------------------------------------------------- London (Somaliland.Org) Xogo Iyo Tafaasiil dheerad ah ayaa kasoo baxaya sababihii dhaliyey xilka qaadista Wasiirka Warfaafinta iyo isku daba wareegi iyo kala hadalkii xukuumadda Md Rayale. Sidoo kale waxa soo shaac baxay fadeexad baaxad weyn oo iftiiminaysa khilaaf iyo khiyaamo qaran, taasoo kaliftay fadeexadii ugu weynayd ee soo marta qaranka Somaliland tan iyo markii cagaha loo taagay sanadkii 1991. Ilo xog ogaal ah oo dhuun daloola hawlaha ciidamadda qaranka iyo xukuumadda Somaliland oo xalay ilaa shalay shebekadda Somaliland.Org xidhiidho kala duwan dhex maray ayaa iftiiminaya dhacdooyin foolxun oo waxyeelo weyn u geestay qaranimadda Somaliland, taasoo ay masuuliyadeeda dusha uga ridayaan xukuumadda Madaxweyne Dahir Rayale Kaahiin. Dagaalki Koowaad: Sagaalki bishan April ayaa waxa uu socdaalay gobolka Sanaag wefti Wasiiro iyo xildhibaano Somaliland isugu jira kuwaas oo ujeedadodu ahayd xog raadin iyo gogol xaadhis mashaaric hayaddaha deeqda bixiyaa ka fulinayeen gobolkaas oo ka mid ah deeqo iyo mashaaric la xidhiidha mashruuca JNA. Waftigaas waxa weerar gaadmo ah kusoo qaaday maleeshiyo beeledka Puntland. Iska cabin iyo dagaal culus oo dhex maray ciidanka qaranka Somaliland iyo maleeshiyadas kadib waxa laga adkaaday maleeshiyo beeleedkii dagaalka sooqaaday. Hase yeeshee, Xukuumadda Somaliiland ayaa iyada oo ciidanka Somaliland ku gacan sareeyey dagaalkii haddana amar ku bixisay in ciidanka qaranku kasoo baxo Dhahar oo dib ugu ruqaansado xerooyinkodi iyo Shimbiraale. Tobankii April kadib markii ciidamadda iyo Wasiiradda Somaliland dib uga soo baxeen degaanka Dhahar ayaa waxa gebi ahaan gacan ku hayntii maamulka Dhahar la wareegay maamul goboleedka Puntland, kuwaas oo warbaahinta adduunka u sheegay in ay maamul u sameeyen degaanka Dhahar, ciidamadii Somaliland ka saaren degaanka. Doodii Rayale iyo Waqaf: Iyada oo waftdigii Wasiiradda iyo Xildhibaanadda Somaliland ku sugan yahay magaaladda Ceerigabo ayaa waxa xidhiidh dhinaca khadka telefonka ah dhex maray Madaxweyne Rayale iyo Wasiirka Gashandhiga Waqaf. Nuxurka xidhiidhkan iyo wada hadalka ayaa ah in ciidamaddu dib ugu laabtaan degaanka Dhahar iyo inay ku ekaadaan xeroyinkoda. Madaxweyne Rayale waxa uu ku doodayay in ciidamaddu aanay ku noqon Dhahar ee ku sugnaadan xerooyinkoda halka Wasiir Waqaf ku doodayay in fursad qaali ah lasoo gudbonatay qaranka Somaliland, awood ciidana haystan, sidaas darted ay ay tahay in ciidamaddu dib ugu noqdaan Dhahar. Madaxweyne Rayale marki in badan hadal la isku cel celiyey waxa uu Wasiirka gaashandiga la qaatay in ay dib ugu noqdaan Dhahar oo uu isagu go'aanka kama danbaysta ah qaato Wasiir ahaan oo yeelo waxii uu ka fursan waayo. Waxa masuul sare oo ka tirsan xukuumadda Rayale tibaaxay in Md Rayale cadadis badan kaga imanayay dhinaca Ethiopia in ay ka baxaan degaanka Dhahar. Puntland Oo Ka Baxday Dhahar Markii arrin halkas marayay ayaa maleeshiyo beeledki Puntland ay habeenimadii 11.04.07 kala baxeen ciidamadodi gebi ahaan degaanka Dhahar. Isla Maalinimadii xigtay waxa uu Wasiirka Gaashandhigu ka kaxaystay magaaldda Ceerigaabo Guuto ka mid ah ciidamadda qaranka Somaliland, guutadaas oo isaga marki hore kasii raacday magaaladda Hargeysa. Wasiirka oo guutadaas wata ayaa u ruqaansaday dhinaca degaanka Dhahar. Habeenimadii 12.04.07 ayaa waxa degaanka Dhahar galay Wasiirka Gashandiga Somaliland, Wasiirka Isbortiga iyo Ciyaraha Somaliland oo kaso jeeda deganka Dhahar iyo ciidankii ay wateen. Shirar iyo kulamo kala duwan ayaa 13.04.07 ka bilowday magaaladda Dhahar kuwaas oo dhex marayay waftiga Wasiiradda Somaliland iyo odayaasha iyo cuqaasha degaanka oo si fiican usoo dhoweyey wefdiga Somaliland. Hase yeeshee markay taarikhdu ahayd 14.04.07 ayaa waxa weerar gaadmo ah sadex dhinac kaga soo qaaday ciidanka Somaliland maleeshiyo beeledka Puntland. Ciidanka Somaliland si wanaagsan ayuu isaga caabiyey ciidankas iyo weerarkas, waanu ka gacan sareeyay maleeshiyadii soo weerartay. Nasiib darro'se waxay dhacday in ciidankii Soomaliland ee dagaalku ku qabsaday Dhahar kadib markii ay gurmadka ka dalbadeen ciidanki SL ee fadhiyey Ceerigabo ay heli waayan gurmadkii ay dalbadeem. Tasina waxa ay kalliftay in Wasiiraddii Somaliland iyo ciidankodiba dib uga soo baxaan magaaladda Dhahar halkaasna maamul beeledka Puntland kula wareego gacan ku haynta Dhahar. Isla wakhtiga ciidanka Somaliland lagu amrayo inay ka baxaan Dhahar waxa ciidamadda Somaliland u jireen magaaladda Boosaso wax ka yar 60km. Dhinaca kale waxa ciidamadda Somaliland u jireen xadka Somaliland iyo Somaliya wax ka yar 20km. Haddaba waxa xusid mudan in fursadii ugu fiicnaynd ee Somaliland xuduudaheda ku sugi lahayd ay xukuumadda Madaxweyne Rayale fashilisay. Waxa xusid mudan in qarankii Somaliland noqday wax lagu qoslo oo u ekaado in maleeshiyo beeleed ka guulaysatay. Waxaa suaashu tahay waxyeelo intee le'eg iyo saameyn intee le'eg ayay ku yeelan doonta dhabar jebintani qaramimada Somaliland. Ugu danbeyntii, Madaxweyne Rayale waxa uu xilki Wasirnimo ka qaaday Wasiirka Gashandhiga. Waxa yadu is weydiin mudan Yaa la xisaabtami kara Oo Madaxweyne Rayale isna xil ka xayuubin ku sameyn kara? © Somaliland.Org Newsdesk -
The blame game has begun for what Somaliland.org has termed the worst defeat in history. Here are the top excuses 1. It is Riyaale fault he made the order to send the troops back. 2. It was the fault of the defene minister he gave the order for the retreat. 3. It was the fault of both Riyaale & the defence minisetr they gave mixed signals which confused our forces. 4. It was the "Tigrays" fault they gave the order for our SNM forces to retreat. 5. It was the fault of Puntland they attacked us while not giving us a warning in advanced. What I liked the most was the fact that they claimed a millitary victory by retreating
-
Garowe hadey iswaasho BM baan la dhacaynaa! Threatens SL vice president
General Duke replied to Paragon's topic in Politics
^^^I dont think the man made such comments anyhow Mujahid-SNM you want to attack Garowe but can not get to LA, thats amusing wallahi. But anyhow its all Riyaale's fault right? -
^^^He is indeed getting better by the day. A stand up comic in the making.
-
PL Ministers arrive in Buuhoodle capital of Cayn
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
^^^The peaceful withdrawl there was a battle and a man lost his job. Nothing peaceful about it which was a shame since young men lost their lives on both sides. Anyhow its another great forward step, Puntland admin has made. -
Watch This Clip....Chanel Four (Hearts, Minds and Holywar)
General Duke replied to Tahliil's topic in Politics
I watched this and one sees the rush and enthusiasam to attack Baidoa. Also the young kids who were sent to the front, Abu Mansuur had his kids there though when the bullets started flying he flew to safety in Jeddah & now Asmara. Though the other kids were not so lucky. A damning document on the clan courts movement, while all the men full of bravado fled it was the young millitia men duped who paid the highest price.. -
Cadawga kowaad ee Somaliland maanta jira waa...
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
^^^Oh I am glad you have changed your mind Suldanka, I look forward to your SANAAG updates. As for the Mujahid what forced the pull out? Was it because they wanted to go bakc and missed Hargaysa-Burco traingle or they were forced by the locals and their admin of Puntland? As usual Mujahid-SNM finds himself on the losing side and starts making excuses. Why open your mouth in the first place ? -
Cadawga kowaad ee Somaliland maanta jira waa...
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
^^^Oh I am glad you have changed your mind Suldanka, I look forward to your SANAAG updates. As for the Mujahid what forced the pull out? Was it because they wanted to go bakc and missed Hargaysa-Burco traingle or they were forced by the locals and their admin of Puntland? As usual Mujahid-SNM finds himself on the losing side and starts making excuses. Why open your mouth in the first place ? -
Sad really. All that noise has turned to this?
-
Cadawga kowaad ee Somaliland maanta jira waa...
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
^^^I was silent? Again there you go delude yourself, I told all of you secessionist that you will get egg on your face like all the other times. Aside from SNM myth which you have spun dry you pose no danger to anyone. I never believed you could or were in control of Dhahar without our the locals consent, and when the guns started flying we know how it turned out. There was a battle yesterday and you lost. Thats a fact. If you try it again, the result will be just like it was in LA, and now Dhahar. -
^^^lol I am telling it as it is. Xalane ban was political and nothing more. You on the other hand have said many things worse than he, however due to the fact that your comments were not as effective as his, you remained.
-
Cadawga kowaad ee Somaliland maanta jira waa...
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
Just look around now, all of sudden Planders like Duke are all of sudden are getting big headed because they got the impression that Somaliland forces simply cut and run, instead of it being big boof by the SL admin. Wow what an excuse, there was a battle yesterday and one side vacated, oh what must we think? :confused: Then the blame game starts and Ministers get fired what arew e to think? :confused: Then Somaliland.org writtes the following. Dareenka kacsan: "Dadka reer Ceerigaabo maanta gelinkii hore waxay sacab iyo caleemo qoyan ku soo dhoweynayeen ciidan ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland oo ka yimi dhinaca galbeedka, laakiin, gelinkii dambe laba qof may wadahadlayn, oo niyad jab iyo madluun ayaa ka muuqdey, " sidaa waxa Somaliland.org u sheegay weriye jooga magaalada Ceerigaabo oo sharraxayey sida dadka dareenkiisu isu beddeley markii ay maqleen in ciidamadu dib uga soo noqdeen Dhahar. Magaalada Hargeysa oo iyada labada Askari oo ay ka tageen labada Askari ee ku geeryoodey dagaalkii shalay ayaa iyana niyad xumo iyo qalbijab weyn laga dareemay. What are we to think? :confused: Blame Riyaale, blame the fired Minsiter, blame the Ethiopians or even uncle Sam, but who cares? -
Kismayu: TFG troops capture weapons meant for trouble makers.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^No that wont happen, lets hope that the Mogadishu problem as small as it is now is solved without much blood-shed. I have no sympathy for the clan fighters at all however the public & property mudt not be further damaged. these men days are finsihed -
Cadawga kowaad ee Somaliland maanta jira waa...
General Duke replied to Suldaanka's topic in Politics
^^^Ah I am glad you have come to your senses and returned. Now as running the field, I dont see this as a major issue. You seem to forever underestimate our resolve when it comes to SSC. Saxib its like Puntland annexing Burco. SSC is part and parcel of Puntland state. By taking that into account you would not be as disapointed in the future as you are right now.