General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^I agree I have no sympathy but this man has enough money & support to take the route of Howard Stern. Its not the end of the moron. But I do applaud the decesion of MSNBC, though it came late.
  2. Zakaria could not carry the boots of Azhari. I know bothe men not in the same calibre.
  3. Did Pakistan give on Lahore or Karachi, did Nigeria give up on Lagos or has India given up on Mumbia and other major cities? What nonsence from an "elder" of the site? Mogadishu will remain the largest city, economic power house. But whats wrong with building a new capital from scratch if not now why not in the future?
  4. ^^^lol Who is claiming "massacre" and putting together meaningless reports about $1.5 billion destruction done in 4 days.. They aint clever and the TFG will no longer tolerate their bull.
  5. Here is Dukes next prediction, Mogadishu will be pacified in a couple of months.
  6. ^^^The conference will take place soon insha Allah, the funds have been released 40 million US dollars. As for Jeele his remarks were a private matter.. Anyhow he has chased the clowns from the hotel.
  7. ^^^Nothing wrong with holding Melez pic saxib, after all he supports the governemnt headed by their man Geedi.
  8. The nappy headed H.......outch But is making him a martyr any good?
  9. A simple question should Somalia get a new purpose built capital from scratch? Some nation have done this successfully in the past these include, Nigeria,Pakistan, india, Brazin and the USA, what say you? What would be the advantages & disadvantages to getting a new planned city? source
  10. ^^^All 1000 of them including the Imam of the confederacy? You must be kidding mate
  11. ^^^Was Faisal Ali Warrabe a member of the SNM or was he a spy for the former regime?
  12. Ra'isal wasaare Geedi " ****** waa in uu beeraha iyo guryaha la leeyahay soo wareejiyaa" 11, Apr 2007. Xassan Cali Geesey (Alqeys) Muqdisho - R/Wasaaraha dowladda FS Cali Max'ed Geedi ayaa ugu baaqay odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka beesha ****** in ay eheladooda dhamaan ka saaraan dhulkii iyo beerihii dowladda DMG si ay taasi bilow ugu noqoto beelaha kale in laga saaro dhualalka dowladda. Geedi waxaa uu u sheegay odayaasha dhaqanka oo shalay kulan uu kula qaatay hotelka Lafweyn in ay muhim tahay beesha ****** in ay la shaqeyso xukuumadda FS isla markaana ay hubkooda dhamaan kusoo wareejiyaan ciidamada dowladda DMG. R/Wasaaraha dowladda FS Cali Max'ed Geedi waxaa uu adkeeyay hadii dowladiisa ay taageero ka heshi beesha ****** oo isagu xitaa kasoo jeedo ay suuragl noqon karto in ay ku najaxdo howlaha ay ka wado Caasimadda Somaliya oo dagaalo xun ay kula galeen kooxo kasoo hubeysan. ''****** hadii wax dhab ay ka yihiin waa in uu baneeyaa dhamaan dhulalka iyo beeraha dowladda oo ay heystaan,waana in ay la shaqeeyaan ciidamada dowladda ee meel kasta jooga''yuu yiri R/Wasaare Geedi. Geedi ayaa hadalkaasi ka jeediyay kulan balaaran oo shalay hotelka Lafweyn ay ku yeesheen Odayaal iyo siyaasiyeen ka socday beesha ****** kaasi oo looga arrinsaday xaaladda iminka ay ku jirto caasimadda Somaliya,iyo waliba sida dowladda FS ay ugu guuleysan karto hantinta dalka. Xassan Cali Geesey (Alqeys) alqeys34@hotmail.com
  13. As usual they ran for it & their supporters take it as a sign ov victory..
  14. Salaad Cali Jeele " Kooxo ka haray Maxaakimta ayaa na soo weerartay waana iska caabinay " Wareysi uu Siiyey Xamardaye isagoo jooga Jiida Dagaalka 11, Apr 2007. Xassan Cali Geesey (Alqeys) Muqdisho - Wasiir Kuxigeenka Gaashaandhiga Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in kooxo uu ugu yeeray in ay yihiin Argagixiso ay dagaalki maanta ka dhacay Fagax ay soo qaadeen iyagoo buu yiri raba in ay qabsadaan fariisimo hor leh Salaad Cali Jeelle oo aan Telefoonka kula hadlay isagoo jooga jiida dagaalka oo waliba laga maqlayey dhawaqa rasaas ayaa sheegay in kooxaha Argagixisada iyo haraadigii Maxaakimta ay weerarka soo qaadeen, wuxuuna sheegay in la iska caabiyay oo dib loo celiyay sida uu hadalka u dhigaye. Waxa uu wasiirku sheegay in Ciidamada Dowladda ay kala eryeen kooxihii wax soo weeraray ee argagixisada ahaa, waa sida uu hadalka u dhigaye. "Kooxo Argagixiso ah ayaa weerarka nagu soo qaaday, dib ayaa loo caabiyay"ayuu yiri Wasiir Kuxigeenka Gaashaandhiga Salaad Cali Jeelle. Dagaalada ka soo cusboonaaday Muqdisho ayay dad aad u badani ka muujinayaan cabsi iyo wal wal aad u xoogan, iyadoo dagaalada laga baqayo in ay ku fidaan goobo hor leh, inkastoo deegaanadii ay hore isku hor fadhiyeen ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda ay degan tahay. Xassan Cali Geesey (Alqeys) alqeys34@hotmail.com
  15. So what hotel have you taken over? And since when has the TFG acquired ownership hotels in Mogadishu?
  16. ^^^So now you know the feelings of the people of Awdal?
  17. ^^^Baidoa to Mogadishu by road without any incident might seem like a small thing, even quite amusing. Consider this dear secesionists, what happened when Riyaale tried to travel by road to Las Ano? He ran for his life right, this is part of the country you guys claim, thus what so amusing, by air, by land none of your leaders can travel to the capital of SOOL.. To the others.. Baidoa to Mogadishu by road, takes in Bur-Hakabo, Balidoogle, Afgoyee and inner city of Mogadishu.. Consider this area was under the control of various warlords, clan courts leaders such as IndaCade, Cirfo, Qaynyare, Musa Sudi Thus by road highlights that those days are over, by road also highlights the weakness of the "inusrgency" many of you claim to be effective.
  18. Puntland oo ku guulaysatay in Golada deegaanka ka hirgaliso Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag kadib dagaal ka dhacay halkaas. Waxaa Maalintii shalay Golaha deegaanka loo sameeyay degmada Dhahar ee gobolka Sanaag Waxaana loo dhaariyay 35 xubnood oo ah golaha shacabka deegaanka degmada dhahar kuwaas oo iska dhex doortey Gudoomiyaha Golaha shacabka deegaanka degmada dhahar iyo gudoomiye ku xigeeen. Jagada Gudoomiyanimada ee degmada dhahar ayaa waxaa isku soo taagey labo musharax oo kala ahaa Mudane Axmed Maxamed Adan iyo Salaad Cali Shire labadaan musharax ayaa waxa ay kala heleen codad gaaraya 12 cod oo uu heley Salaad Cali Shire iyo 10 cod oo uu heley musharaxa la tartamayay ee Axmed Maxamed Adan. Waxaa sidoo kale isku soo taagey Gudoomiye ku xigeenka Golaha shacabka Deegaanka degmada dhahar Mudane Siciid Muuse Ahmed ma jirin cid la tartamaysey mudane siciid oo kula tartamaysey gudoomiye ku xigeen sidaasna waxaa gudoomiye ku xigeen loogu doortey Mudane Siciid Muuse Axmed. Doorashadaasi waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka dowlada hoose iyo Horumarinta reer miyiga ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cali Cabdi Awaarey oo ku dhawaaqey gabagabadii nitijadii doorashada waxaa kaloo doorashadaasi goob joog ka ahaa gudoomiyaha baarlaamaanka dowlad goboleedka Puntland Axmmed Cali Xaashi. Degmada dhahar waxa ay ka tirsan tahay gobolka sanaag waxa ayna ku soo biirtey degmooyinta dowlad goboleedka Puntalnd ee soomaaliya, maalin ka hor doorashan ayaa waxaa degmada dhahar ka dhacay dagaal ay iskaga horyimaadeen ciidamada labada maamul ee kala ah Maamulka isku Magacaabey Somalidland iyo Puntland. Heesta shabakadu idiin soo xushay(Dhagayso) Yusuf Max'ed Ismail (Gaduudow) E-mail yusufgaduudow@hotmail.com Bososo Somalia.
  19. ^^^You could not explain it away even if you wanted to.