
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Somali ambassador says Mogadishu becomes peaceful in 16 years
General Duke replied to Dhubad.'s topic in Politics
^^^lol Mogadishu is under control, thoug I know you are getting your news fom certain clan websites the same ones who claimed villa Somalia was taken over a while back. Again Moigadishu is under control those who wont hand their weapons over will get it confiscated. -
ME, some good suggestions however those are a prerequeset to peace, its the reason we have the resistance to change and all the noise.... Xoox-Ogaal, Galgaduud is a region in the centre of Somalia, that would be a reason for moving the capital there. However I would like that area to be a free trade zone to get foreign investment in order to create industries and jobs such as mining, fisheries and transportation hubs. Also a capital for a regional state [Like Puntland] should be given to Dhusa-Mareb. Emperor & Sakhar I agree with many of your points, though Marka is an existing town and thus will be excluded. My personal choice would be around that area of Lower Shabbele region.
-
Somali ambassador says Mogadishu becomes peaceful in 16 years
General Duke replied to Dhubad.'s topic in Politics
Mogadishu is under the control of the TFG, the security situation is being dealt with as we speak. We are heading towards the right direction. Jaylani You seem to be uttering the usual garbage. Puntland is united against the aggression of the secessionist. Puntland as a state is part of Somalia and recognises the government of Somalia as well as the capital being Mogadishu. Unlike the secessionist of course who hate everything to do with SOMALIA, as said by HE Faisal Ali Warrabe and Co. -
Somali ambassador says Mogadishu becomes peaceful in 16 years
General Duke replied to Dhubad.'s topic in Politics
^^^lol. Defetaed by whom, you must be smoking something strong saxib. Mogadishu is under control those who want to keep the looted properties will have to find another means other than millitary, that has not worked. -
Puntland delegate travel further into SANAAG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xiingalool oo noqotay Degmadii 20aad ee Puntland oo Doorata Maamul degamo Posted to the MOL April 12, 2007, 3:56 pm Golle.Deegaan iyo Duq Degmo aya maalintii shalay loo yagleelay Degmada Xiingalool ee Gobolka Sanaag. Waxaa soo doortey Duqa Golaha Deegaanka iyo Duqa Degmada ee Degamadaas Shacabka ku dhaqan Degmadaas, waana markii ugu horeysey oo laga hirgeliyo Degmada Xiingalool Gole Deegaan. Madasha loogu dhawaaqey in Golle Deegaan iyo Duq Degmo ay yeelatey Degmada Xiingalool ayaa waxaa Goob jog ka ahaa Gduoomiyaha Golaha wakiilada Puntland Axmed Cali Xaashi, Wasiirka Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Reer miyaga Cali Cabdi Awaare, wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka iyo Duulista Hawada Eng C/laahi Cali Xirsi,. Golaha Deegaanka ay yeelatey Degmada Xiingallool waxaa ay ka koobanyihiin 30 Xubnood, waxaana markii lagu dhawaaqey Xubnahaas ka dib la gudo galey Doorashada Gudoomiye nimada Golaha Shacabka isla markaana noqonaya Duqa Degmada, waxaana isu soo taagey Jagada Hogaanka Labo Musarax oo lagu kala magacaabo, Maxamuud Cali Shire iyo Yuusuf Faarax Siciid. Doorashada oo far tag ahayd ayaa 28 mudane oo Goobjoog ahayd waxaa ay Cod Aqlabiyad ah ay ku siiyeen uguna Doorteen Gudoomiye in uu u noqdo Shanta sano ee soo socoto Yuusuf Faarax Siciid. Waxaana ku dhawaqey Natiijada Doorashadaas Wasiirka Dawladaha Hoose iyo Hormatinta reer Miyaga Cali Cabdi Awaare. Degmada Xiingalool ayaa waxaa ay noqotey Degmadii 20’aad oo loo dhiso Gole Deegaan oo dhameystiran, waxaana ay ka mid noqotey Degmooyinka uu ka hir galey Maamulada ay Dadka Gacantooda ay ku soo doortaan. Horey waxaa loo soo dhisey Gole Deegaanka Gudoomiye Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag, waxaana ay ahayd Degmadii 19’aad oo katirsan maamulka Puntland oo loo dhiso Gole Deegaan. Rabiile Gabanow Mudugonline Bosaso -
Baaq ka soo baxey Isimada Gobolka Ceyn Last Updated::2007-04-12 13:04:28 Buuhoodle:-Kulan ay ku yeesheen Xarunta Gobolka Ceyn Cuqaasha iyo Waxgaradka Gobolka Ceyn ee Ismaamulka Puntland ayaa waxaa ay Maanta kulankoodii ay yeesheen ay ka soo saareen Baaq ku aadan Xiisado Colaadeed oo Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaliya uu ka wado Gobolkaas. Baqaan ayaa waxaa uu lagu sheegey in Maamulka Gobolada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya (Somaliland) ay Joojiyaan Colaada iyo Horinta Dagaalada ay faraha kula jiraan waa sida ay Cuqaasha hadalka u dhigeene. Cuqaasha ayaa waxaa ay Cambaareyn Dusha oga tureen dadka ay ku tilmaameen in ay u dhasheen maamulka Puntland oo hadana Ismaamulka Gobolada Waqooyi Galbeed ee Soomaliya ay Hoosta ku wataan oo ay ku sheegeen in ay yihiin kuwa u adeegaya Dano ku aadan kala fogeynta ummada Soomaaliyeed. Cuqaasha Gobolka Ceyn waxaa ay fogeeyeen wax kasta oo keeni kara kala qeybsanaanta ummada Soomaaliyeed iyo wax kasta oo keeni kara Nabad la’aan iyo Xasilooni Darro. Cuqaasha iyo Waxa Garadka soo saarey Baaqaan ayaa waxaa ay kala yihiin: * Gudoomiyaha Cuqaasha Gobolka Ceyn Maxamuud Nuux Maxamed. * Ku xigeenkiisa Xasan Xaaji Haaruun Ducaale * Maxamed Xasan Xaaji Cumar * Maxamuud Xaaji Biraamih Garbiye * Axmed Cabdi Hiirad * Foos Maxamuud Aw Musse * Maxamed Xaaji Xasan Cajab * Keyse Ibraahim Diiriye * Ismaaciil Xirsi Shabeelle * Maxamuud Yuusuf Booreeye * Cismaan Aadam Gaagaab. * Jaamac Maxamed Dheeg * Diiriye Maxamed Cali * Saahid Mire Seed * Xasan Ciise Wacays * Maxamuud Ciise Maxamed Baaqaan ayaa yimid ka gadaal markii maalintii Talaadada ahayd ay soo gaareen Magaalada Buuhoodle Xubno ka tirsan Mamaulka Somaliland oo imaanshahoodu uu abuurey khal Khal dhinaca Nabad Gelyada. Mohamed Ali (Dalmar) mohamedali11@gmail.com HorseedNet.com
-
^^^Saxib Puntland is part of the federal republic of Somalia it has given men and material to the TFG. Our PM Geedi is right now in Puntland.. Anyhow you have captured nothing, and forget ever controlling that region, its part of Puntland Somalia.
-
Somali ambassador says Mogadishu becomes peaceful in 16 years
General Duke replied to Dhubad.'s topic in Politics
More importantly, he said, with the increasing control of the TFG in Mogadishu, ****** elders are re-establishing their authority because the TFG created an environment where they can talk now and they are no longer targets of assassination. In fact, the ****** clan leaders, after a series of meetings with TFG Prime Minister Ali Mohamed Gedi last week, now seem prepared to participate in TFG's upcoming national reconciliation conference, said Farah. Trut to the point, which elder is against the TFG? Nabadoon looter Which elder is in support of the TFG? The Imaam of the two clans of Mogadishu North & South Imaam Mohamoud Imaam Cumar.. -
Puntland delegate travel further into SANAAG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
So much for taking over an area as soon as the delegation move out.. -
Puntland delegate travel further into SANAAG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gole deegaan & duq loo doortay degmada Xingalool ee gobolka Sanaag Gole deegaan oo ay shacabku soo doorteen ayaa markii ugu horreysey laga dhisay degmada Xinglool ee Gobolka Sanaag, iyadoo ay degmada Xingalool ay ku soo biirtay magaalooyinka Puntland ee leh golayaasha deegaanka, ayna noqotay degmada 20-aad leh gole deegaan ee ay dadku soo doorteen katana tirsan dawlad goboleedka Puntland. Tartanka duqa degmada Xingalool ayaa waxaa isu soo taagey Yuusuf Faarax Siciid iyo Maxamuud Cali Shire oo ku kala baxay doorasho gacan taag ah. Xubnaha golaha deegaanka degmada Xingalool oo gaaraya 30 ayaa waxaa goob joog ka ahaa 28 xubnood, waxana duqa degamada Xingalool ku guuleystey Yuusuf Faarax Siciid iyadoo uu musharraxii la tartamayey uu ugu hambalyeeyey guusha isla markaasna uu aqbalay natiijada. Natiijada doorashada ayaa waxaa ku dhawaaqay wasiirka dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga ahna guddoomiyaha dhismayaasha golayaasha deegaanka degmooyinka Puntland, Cali Cabdi Awaare. Sidoo kale, munaasabaddaasi ayaa waxaa khudbad ka jeediyey guddoomiyaha golaha wakiillada dawlad goboleedka Puntland, Axmed Cali Xaashi, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiirro ay kamid ahaayeen wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka iyo duuliska hawada, Eng Cabdullaahi Cail Xirsi. Wafdiga sare ee ka socda dawlad goboleedka Puntland ayaa si diirran loogu soo dhoweeyey magaalada Xingalool, waxanay maamulka ka codsadeen in wax laga qabto arrimaha horumarinta bulshada. Axmed Shaam SBC Xingalool -
Puntland delegate travel further into SANAAG
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xiingalool oo noqotay Degmadii 20aad ee Puntland oo Doorata Maamul degamo Last Updated::2007-04-12 13:10:41 Xiingalool:- Golle.Deegaan iyo Duq Degmo aya maalintii shalay loo yagleelay Degmada Xiingalool ee Gobolka Sanaag. Waxaa soo doortey Duqa Golaha Deegaanka iyo Duqa Degmada ee Degamadaas Shacabka ku dhaqan Degmadaas, waana markii ugu horeysey oo laga hirgeliyo Degmada Xiingalool Gole Deegaan. Madasha loogu dhawaaqey in Golle Deegaan iyo Duq Degmo ay yeelatey Degmada Xiingalool ayaa waxaa Goob jog ka ahaa Gduoomiyaha Golaha wakiilada Puntland Axmed Cali Xaashi, Wasiirka Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Reer miyaga Cali Cabdi Awaare, wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka iyo Duulista Hawada Eng C/laahi Cali Xirsi,. Golaha Deegaanka ay yeelatey Degmada Xiingallool waxaa ay ka koobanyihiin 30 Xubnood, waxaana markii lagu dhawaaqey Xubnahaas ka dib la gudo galey Doorashada Gudoomiye nimada Golaha Shacabka isla markaana noqonaya Duqa Degmada, waxaana isu soo taagey Jagada Hogaanka Labo Musarax oo lagu kala magacaabo, Maxamuud Cali Shire iyo Yuusuf Faarax Siciid. Doorashada oo far tag ahayd ayaa 28 mudane oo Goobjoog ahayd waxaa ay Cod Aqlabiyad ah ay ku siiyeen uguna Doorteen Gudoomiye in uu u noqdo Shanta sano ee soo socoto Yuusuf Faarax Siciid. Waxaana ku dhawaqey Natiijada Doorashadaas Wasiirka Dawladaha Hoose iyo Hormatinta reer Miyaga Cali Cabdi Awaare. Degmada Xiingalool ayaa waxaa ay noqotey Degmadii 20’aad oo loo dhiso Gole Deegaan oo dhameystiran, waxaana ay ka mid noqotey Degmooyinka uu ka hir galey Maamulada ay Dadka Gacantooda ay ku soo doortaan. Horey waxaa loo soo dhisey Gole Deegaanka Gudoomiye Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag, waxaana ay ahayd Degmadii 19’aad oo katirsan maamulka Puntland oo loo dhiso Gole Deegaan. Mohamed Ali (Dalmar) mohamedali11@gmail.com Horseednet.com -
Waftigii Puntland ee ku sugnaa Dhahar iyo Xiingalool oo u gudbay deegaanka Badhan kadib markay maanta booqdeen deegaanka ceel buh. Wafti balaaran oo ka socda Xukuumada Puntland uuna hogaaminayo Gudoomiyaha Barlamanka Puntland Md. Axmed cali xaashi oo maalmahan ku sugnaa deegaanka dhahar iyo Xiingalool oo labada ay ka hirgaliyeen golayaasha deegaanka ayaa maanta u dhaqaaqay dhinaca Badhan iyadoo lagu wado inay halkaasi ka hirgaliyaan golayaasha deegaanka sidoo kalana ay safarkooda uga sii gudbi doonaan dhinaca Degmada Laasqoray oo iyadu ah halka ugu dambaysa ee ay rabaan inay ka hirgaliyaal golaha deegaanka. Waftigan oo ay galibinayaan ciidamo lixaadle kuna hubaysan gawaarida dagaalka oo kor udhaafaysa 60 ayaa waxay ku soo guulaysteen inay ka hirgaliyaan golaha deegaanka Degmooyinka Dhahar iyo Xiingalool iyadoo dagaal ay la galeen Ciidamada Somaliland ay kaga saareen degmada dhahar. Waftiga oo kulamo is daba jooga la qaadanayay dadwaynaha ku nool deegaanada ay booqanayaan ayaa maanta harsaday tuulada Ceelbuh halkaasoo siwayn loogu soo dhaweeyay looguna sameeyay qado sharaf kulamana ay kula qaateen odayaasha deegaanka. Dhanka kale war ka soo baxay somaliland ayaa lagu sheegay inay isaga carareen ciidamada puntland degmada dhahar hadana ay ku dhaw yihiin ciidamada somaliland walow dadka deegaanka dhahar ay siwayn arintaasi gaashaanka ugu daruureen iyagoo qaar kamida waxgaradka dhahar ay saxaafada u sheegeen in wax ciidamo ah ama xubno somaliland ah aysan ku sugnayn dhahar iyadoo hada uu hawlihiisii shaqo guda galay maamulkii puntland ay ka hirgalisay halkaasi 2 bari ka hor kadib dagaal dhiig ku daatay oo ay kagala wareegeen dhahar ciidamo ka socday Somaliland. Xiisada colaadeed ee udhaxaysa Puntland iyo Somaliland ayaa cirka isku shareertay maalmihii la soo dhaafay kadib markii labada mamul wufuud u kala direen gobolka sanaag halkaasoo kulamo isbarbar socda ay la qaateen dadka deegaanada arintaas oo markii dambe keentay isku dhac labada maamul ah oo dagaal toosa ay isaga horyimaadaan degmada dhahar oo markii dambe gacanta u gashay Puntland. Heesta shabakadu idiin soo xushay(Dhagayso)
-
^^^Ok if thats how you are deluding yourself saxib..
-
“Puntland waa in ay shaqadeeda wadataa, Xor ayeeyna u tahay in ay la soo baxdo Macaadinteeda, cidii ku farxi lahayd iyo Cidii ka naxi lahayd.”ayuu yiri Ra’iisul wasaare Geedi. Ra’iisul wasaaraha waxaa uu sheegey in Ganacsiga Puntland uu yahay mid xor ah cid ku soo faragelineysaana aysan jirin. Si kasta oo ay ahaato kulankii maanta ay yeesheen wafdiga DF Soomaliyeed ka socdey, Maamul Goboleedka Puntland iyo Ganacsatada Puntland waxaa uu ahaa mid la siku afgartey sharuuc dhawaan la soo saari doono waxaana ay codsadeen DF Soomaaliyeed in shuruucda iyo Axdiyada Ganacsiga uu yahay
-
Geedi tells his clan give up looted properties..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Juje, again nothing wrong with holding Melez pics saxib, though you must ask those who did it openly and with such joy. How much pain were they in before hand? Mujahid SNM, the over all statement from Geedi was brilliant, he told his clan give up the loot. AJ-Timacade, This is Geedi's contituants thus they are proud he is the PM of the nation. -
The SNM crimes are undeplayed while the crimes of their enemies are highlighted till kingdom come. Lets be honest or lets stop the nonsence..
-
A big deal out of nothing thus far, any agression will only further unite the people of Puntland..
-
"There is no need for mediation because the TFG is not at war with a clan or subclan but with trouble makers." "If these so called elders want to make progress they must first disarm their boys if they can." A Yusuf Ahmed..
-
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku Gacan Seeray Go,aan ay shalay u soo Gudbiyeen Qaar ka mid ah Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf axmed ayaa Waxaa uu kulan la qaatay qaar ka mid ah Ganacsatada ku dhaqan Magaalada kaaso oo ay uga wada hadleen xaalada Caasimada Muqdisho iyo sidii ay u wada hadli lahaayeen odayaasha beesha ******. Ganacsatada ayaa waxaa ay madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyeen codsi ku aadan sidii ay u dhex dhexaadin lahaayeen Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Odayaasha ****** isla markaana ay kulan u wada qaadan lahaayeen. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa laga soo Xigtay in uu ganacsatadii la kulantay u sheegay in aysan jirin dagaal dhex yaala Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Beesha ****** balse waxaa uu sheegay in ay jiraan Kooxo Magaalada Muqdisho ka wada falal amaan Xumi ah. Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed oo kulankasi ka dib saxaafada la hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in kulankii dhex maray Madaxweynaha iyo Ganacsatada uu ahaa qaabkii ay ganacsatada u dhex dhexaadin lahaayeen odayaasha beelaha ****** iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya. Afhayeenka ayaa sheegay in kulankaasi uu ku soo dhamaaday natiijo la,aan maadaama uu tilmaamay ay ganacsatada doonayeen si ay u dhex dhexaadiyaan Dowlada iyo Odayaasha ****** taasina uu ku gacan seeray Madaxweynaha la is kuna afgartay hadii ay odayaasha ****** doonayaan la kulanka dowlada looga baahan yahay in marka hore ay hubka ka dhigaan kuwa dowlada ka soo horjeeda. Heesta shabakadu idiin soo xushay(Dhagayso)
-
^^^Al Sharpton is a funny character. Yep it sends a strong signal. But I can see the book deal and his portrial as a victim.
-
^^^Oh you have come back huh..Good to see you brother.
-
^^^lol, A rather weak reponse, the TFG has already won dear Xiin, for when your group resorted to bring out its Ace in the form of Nabadoon looter the game was over. Its amusing how you are now puppeting whats reported on Waagacusub to endenger confidance in the defeated lot. Kismayu, Bossaos, Baidoa, Beledweyne are all quite, the few remaining streets will be pacified its only a matter of time insha Allah. Even Mogadishu, the port, airport, main streets, and all the roads entering the city are in TFG control. Again I am disapointed with you saxib, but I have come to accept that from you of late. I hope you recover your old ways.