
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Dismantle the militia of the SNM gangs at AraCadeeye
General Duke replied to QabiilDiid's topic in Politics
Ok Mr Red Sea, I will not refer to you as Mujahid-SNM any longer. -
^^^The Shabaabs as a fighting force are gone their leaders will be hunted soon. As for this uprising, it was to be expected as I have highlighted many times over this is an anti-governemnt group who claimed to be religious and now fighting solely to retain the looted properties. they have said their problem is not with Ethiopia but with TFG and Puntland. Though of course you deny these things.
-
Baidoa: 31 kicked out of Parliment.[Check list for your friends]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I have not fired anyone saxib as for this group of renegades, they broke the rules and had to go. Simple as that. Somali Parliament fires 30 lawmakers for absenteeism The Associated PressPublished: April 17, 2007 MOGADISHU, Somalia: Somalia's transitional Parliament fired its former speaker and 29 other lawmakers Tuesday for failing to attend sessions in recent months in what may be a government move to further consolidate its control of the legislature. In January, the government successfully removed then-speaker Sharif Hassan Sheik Aden, seen as being too close to the government's rivals in a radical Islamic group that had controlled most of southern Somalia, including the capital, for six months. Aden was among those ousted from Parliament on Tuesday. Somali troops, backed by Ethiopian forces, ousted the Islamic movement in December from Mogadishu and its strongholds. Aden's replacement by a government loyalist-elected speaker was condemned by key donors to Somalia - the United States and European Union. All lawmakers fired Tuesday are allied to Aden and a number of them are in Asmara, Eritrea, which in the past has been accused of supporting Somalia's Islamic movement. About 150 lawmakers approved Tuesday's decision by acclamation, said Mohamed Hassan Fiqi, one of those in favor of the move. Those who voted for the ousters were "hostages and puppets of the Ethiopians so they have no legal authority to fire us," said Omar Hafhi Aden, speaking on the phone from Asmara. The transitional Parliament has 275 members. Omar Hafhi Aden is not related to the former speaker. Somalia has not had an effective national government since 1991, when warlords overthrew dictator Mohamed Siad Barre and then turned on one another, throwing the country into anarchy. The transitional government was formed in 2004 with UN help, but has struggled to maintain control over the country. -
^^^The old man was just a tool, I have nothing against him. The Shabaab are no more saxib as Mr Nabadoon said before this is about the clans who lost the most in the change. Anyhow dont cry of massacre when these boys are disarmed.
-
Mujahid-SNM they were not demonstrating against Puntland neither, thus your only tool was force which was matched.
-
Baidoa: 31 kicked out of Parliment.[Check list for your friends]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia oo maanta xilka ka qaaday 31 xildhibaan oo Baydhaba ka maqan. Baydhaba, Talaado, April 17, 2007 Simba Radio Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe, ayaa maanta ku dhowaaqay in 31 xildhibaan oo uu ku jiro Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ay waayeen xubintoodii Baarlamaannimo. Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta Baarlamanka Somalia Xildhibaan Cawad Axmed Casharo ayaa Idaacadda Simba u sheegay in go'aankaasi oo maanta Sheekh Aadan Madoobe kaga dhawaaqay kullankii Maanta ee Baarlamanka Somalia uu ku yeeshay Xarunta ADC-da ee magaalada Baydhaba. Casharo ayaa sheegay in Ajandaha Baarlamanka Somalia uu maanta ahaa ka doodista Sharciga la dagaalanka Argagixisada, laakiin markii lasoo daabici waayay warqadihii lagu qoray Ajandaha, uu Guddoomiyaha Baarlamanka soo jeediyay arrintan ku saabsan xil ka qaadista Xildhibaanada maqan ee Waqtigii loo qabtayna uu ka dhamaaday sida uu yiri Casharo. Xubnaha Xilalkooda waayay ayaa waxaa ka mid ah Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan, Fowsiya Sheekh Maxamed, Cabdi Raxmaan Ibbi, Jamaal, Saleebaan Colaad Rooble, Cumar Xaashi Aadan, Jaamac Cali Jaamac, Shariif Saalax, Zakiriye Xaaji, Yuusuf Dheeg. Xildhibaan Cawad Axmed Casharo ayaa sheegay in aysan dhicin wax cod bixin ah oo loo qaaday xildhibaanada maqan laakiin sida uu yiri markii uu ka dhamaaday waqtigii loo qabtay Xildhibaanadan maqan uu Guddoomiyaha Baarlamanka xaq u lee yahay inuu ku dhawaaqo in xubinamadii baarlamanka ay waayeen. Dhinaca Kale Casharo waxa uu sheegay inay jiraan xildhibaano waqtigii loo qabtay uusan ku dhamaan oo yimid, sidaa darteedna aan xubintii baarlamanka laga qaadin, kuwaasina ay ka mid yihii Cabdalla Xaaji Cali, Jaamac Cowfle, Faarax Ismaacil, Jeylaani, Bilaan iyo kuwa kale. Hase yeeshee Xildhibaanada xilka laga qaaday qaarkood ayaa arrintaasi ku gacan seeray, ayada oo xildhibaan Saleebaan Colaad Rooble oo kuwaasi ka mid ahna uu yiri in Baaarlamanka aysan wax awood ah lahayn oo awoodooda ay horey ugu wareejiyeen Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf axmed. Abdifitahaam Ahmed abdifitahaam@hotmail.com -
Somaliland: only a battalion with 17 technicals?
General Duke replied to miles-militis's topic in Politics
One thing I know though is that Pland didn't gain Dhahar by use of force. They were outmuscled in reality. Who;s reality are you talking about, brother you get better by the minute. -
^^^Everyone is irrelevent to you these days, you had some hope for the old Nabadoon a while back. While we told you this was no more than a last gasp by the anti TFG groups.
-
Baidoa: 31 kicked out of Parliment.[Check list for your friends]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Tahliil, can you give us the names of those who were in the country and afraid to resign? Nuune, is Casha Abdulle on the list? Is she not an opposition member who attacks the TFG daily? -
War deg deg ah: Dagaal qaraar oo goordhoweyd ka qarxay Muqdisho Dagaal qaraar ayaa daqiiqado ka hor wuxuu ka qarxay magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanadii ay isku horfadhiyeen ciidamada DFKMG ah iyo kuwa Itooiya oo dhinac ah iyo kooxaha ka soo horjeeda. Dagaalkan ayaa wuxuu ka qarxay Isgoyska Xararyaale ilaa iyo Cali Kamiin waxaana si weyn loo maqlayaa dhawaaqa rasaasta iyo madaafiicda, waxaana la isku adeegsanaya noocyada kala duwan ee hubka. Rasaasta ayaa haatan socota mana jirto wax faahfaahin dheeraad ah oo soo baxdey waxaana xabadani ay bilaabatey 8:35 Pm. SBC News Desk
-
Ulema rulling on collaborators (read at your own discretion)
General Duke replied to Paragon's topic in Politics
The Dayniile fatwa, like the Dayniile audio must be taken with a pinch of salt. Desperate times call for desperate measures. Dont you think xiino? -
Baidoa: 31 kicked out of Parliment.[Check list for your friends]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Baarlamanka KMG ah ee Soomaaliya oo xilkii ka qaaday 31 xildhibaan Fadhi ay maanta yeesheen golaha baarlamanka federaalka Soomaaliya kana dhacay xaruntooda magaalada Baydhabo ayaa xilkii lagaga xayuubiyey ilaa iyo 31 xubnood oo horay digniin loogu jeediyey. Xildhibaannada xilka laga qaaday oo kamid ahaa 44 xildhibaan oo mucaarad ku noqday dawladdooda ayaa waxaa kamid ah afhayeenkii hore ee golaha baarlamanka federaalka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan. Ilaa iyo 150 xildhibaan oo goob joog ka ahaa fadhigii maanta ayaa isku raacay in xilka laga xayuubiyo waxana kamid ah xubnahaas Shariif Saalax Maxamed Cali Cumar Xaashi Aadan Dhaqane, Caasho Xaashi Cilmi, Maxamed Cabdi Ibbi, Maxamuud Cabdullaahi Jaamac Sifir, Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane, Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim Ibbi, Caasho Xaaji Cilmi, Axmed Diiriye Maxamed, Saleebaan Colaad Rooble, Suuri Diiriye Carab, Maxmed Xasan Cali Daryeel, Sekeriye Xuseen Aare, Sekeriye Maxamuud Xaaji Cabdi, Axmed Maxamed Saleebaan Shirwac, Cadulqaadi Sheikh Axmed Nuur, Nuur Axmed Diirshe, Yuusuf Cabdullaahi Kaahin, Yuusuf Xasan Ibraahim (Yuusuf Dheeg), Cabdiraxmaan Faarax, Axmed Cabdraxmaan, Jaamac Xasan Ibraahim, Fowsiyo Maxamed Sheekh, Maxamed Cali Xaggaa, Cismaan Liibaan Ibraahim iyo xubno kale. Guddoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya, Shiikh Aadan Madoobe, ayaa beelaha ay ka soo jeedaan xubnaha la eryey ka codsaday in ay keensadaan xubnihii beddeli lahaa. Go’aankan ayaa loo cuskaday xeer hoosaadka golaha baarlamanka federaalka Soomaaliya. Maryan Saylac SBC Baydhabo -
Somaliland: only a battalion with 17 technicals?
General Duke replied to miles-militis's topic in Politics
lol, Puntland lost 40, but those who lost 2 soldiers withdrew and sacked their defence chief? -
Baidoa: 31 kicked out of Parliment.[Check list for your friends]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Nuune, you seem to know more than the 150+ MP's who amde that decesion? -
Baidoa: 31 kicked out of Parliment.[Check list for your friends]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Tahliil, why are you making up things, none of these individuals are in the country. Some were in the UK, thus the reason you gave is bogus. Anyhow now there is 31 vacant positions in the parliment let the clans get busy selecting their new members. Exciting stuff. -
Baidoa: 31 kicked out of Parliment.[Check list for your friends]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Baarlamanka KMG ah oo xilkii ka qaaday 31 xildhibaan iyo Magacyadooda Last Updated::2007-04-17 15:26:24 Baydhabo:-Fadhi ay maanta yeesheen golaha baarlamanka federaalka Soomaaliya kana dhacay xaruntooda Baydhabo ayaa xilkii lagaga xayuubiyey ilaa iyo 31 xubnood oo horay digniin loogu jeediyey. Xildhibaannada xilka laga qaaday oo kamid ahaa 44 xildhibaan oo mucaarad ku noqday dawladdooda ayaa waxaa kamid ah afhayeenkii hore ee golaha baarlamanka federaalka Soomaaliya-> Shariif Xasan Shiikh Aadan. Ilaa iyo 150 xildhibaan oo goob joog ka ahaa fadhigii maanta ayaa isku raacay in xilka laga xayuubiyo waxana kamid ah xubnahaas: 1. Shariif Xassan Shiikh Aadan 2. Jaamac Cali Jaamac 3. Shariif Saalax Maxamed Cali 4. Cumar Xaashi Aadan, 5. Munye Siciid Cumar 6. Maxamed Cabdi Yusuf, 7. Maxamuud Cabdullaahi Jaamac Sifir, 8. Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane, 9. Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim Ibbi, 10. Caasho Xaaji Cilmi, 11. Axmed Diiriye Maxamed, 12. Saleebaan Colaad Rooble, 13. Suuri Diiriye Carab, 14. Maxmed Xasan Cali Daryeel, 15. Sekeriye Xuseen Aare, 16. Sekeriye Maxamuud Xaaji Cabdi, 17. Axmed Maxamed Saleebaan Shiraac, 18. Cadulqaadi Sheikh Axmed Nuur, 19. Nuur Axmed Diirshe, 20. Axmed Cusmaan Jibriil 21. Yuusuf Cabdullaahi Kaahin, 22. Yuusuf Xasan Ibraahim (Yuusuf Dheeg), 23. Axmed Cabdraxmaan Maxamed, 24. Fowsiyo Maxamed Sheekh, 25. Maxamed Cali Xaggaa, 26. Cismaan Liibaan Ibraahim 27. Shariif Max’ed Siidii 28. Cabdoow Maax Faarax 29. Cabdalla Xaaji Cali Axmed 30. Jamaal Xasan Ismaaciil 31. Faarax Ismaaciil Xasan Guddoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya, Shiikh Aadan Madoobe, ayaa beelaha ay ka soo jeedaan xubnaha la eryey ka codsaday in ay keensadaan xubnihii beddeli lahaa. Go’aankan ayaa loo cuskaday xeer hoosaadka golaha baarlamanka federaalka Soomaaliya. HorseedNet.com -
FORMER SPEAKER, NOW FORMER MP BAYDHABO: Magacyada 31-ka Xildhibaan ee uu maanta Guddoomiyaha Baarlamaanku ka qaaday Xilalkoodii Posted to the Web Apr 17, 15:34 Baydhabo (PP) - Iyadoo Guddoomiyaha Baarlamaanka uu xilalkii ka qaaday 31-xildhibaan oo aan iyagu soo xaadirin fadhiyada baarlamaanka oo uu ka mid yahay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo hormuud u ah Mucaaradka Dowladda, horayna digniin loo siiyay ayaa waxaa xildhibaannadaan magacyadooda oo dhameystiran ay ahaayeen sidan: Shariif Xassan Shiikh Aadan Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim Ibbi Axmed Cusmaan Jibriil Yuusuf Cabdullaahi Kaahin Yuusuf Xasan Ibraahim (Dheeg) Jaamac Cali Jaamac Shariif Saalax Maxamed Cali Cumar Xaashi Aadan Munye Siciid Cumar Maxamed Cabdi Yusuf Maxamuud Cabdullaahi Jaamac Sifir Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane Axmed Cabdraxmaan Maxamed Fowsiyo Maxamed Sheekh Maxamed Cali Xaggaa Cismaan Liibaan Ibraahim Shariif Max’ed Siidii Cabdoow Maax Faarax Cabdalla Xaaji Cali Axmed Jamaal Xasan Ismaaciil Caasho Xaaji Cilmi Axmed Diiriye Maxamed Saleebaan Colaad Rooble Suuri Diiriye Carab Maxmed Xasan Cali Daryeel Sekeriye Xuseen Aare Faarax Ismaaciil Xasan Sekeriye Maxamuud Xaaji Cabdi Axmed Maxamed Saleebaan Shiraac Cadulqaadi Sheikh Axmed Nuur Nuur Axmed Diirshe Xildhibaannadaan ayaa waxaa horay loo siiyay dignin ku aaddan inay xilalkooda waayi doonaan haddii xilliga loo qabtay ay ku soo xaadiri waayaan fadhiyada baarlamaanka, waxaana xil ka qaadistoodaan ay jawaab cad u ahayd diidmadii ay muujiyeen xildhibaanndaan. Halkaan ka aqriso xil ka qaadistii Xildhibaanadaan Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogaidshu E-mail: Jantiile@gmail.com
-
Banaanbax looga soo horjeedo maamulka Somaliland oo ka dhacay dagmada dhahar ee gobolka sagaan. (Dhahar)17.04-7Mudaharaad looga soo horjeedo mamulka Somaliland ayaa maanta ka dhacay dagmada dhahar ee gobolka sanaag ee mamulka puntland Banaanbaxaas ay soo qabanqaabiyeen waxgaradka ku dhaqan deegaankaasi ayaa waxaa ka soo qeybgalay maamulka gobolka, kan dagmada, isimada, odayaasha, ururada bulshada, haweenka, dhalinyarada, ardayda, iyo dadweyne aad u farabadan. Dadkii banaanbaxaasi ka soo qeybgalay ayaa ku dhawaaqyey erayo lidi ku ah maamulka Somali land sida ay noo soo sheegayaan dadkii ay ka qayb galay mudaharaadkaas. Intaasi ka dib ayaan la xiriirnay gudoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa dagmada dhahar salad waxaana aan weydiinay waxa uu mudaharaadku uu ku saabsan yahay waxaanu uu sheegay in ay dadka degaanku ay aad uga xun yihiin maamulka Somali land ee dhawaan iyagu dhahar soo gaaray markii damena isga huleelay ciidamadaasi. Sikastaba ha ahaatee dagmada dhahar oo dhawaan uu dagaal ku dhexmaray ciidamada puntland iyo kuwa Somaliland ayaa hada dagan iyadoo dadka dagmadaasina ay si buuxda u taageersan yihiin sida ay sheegeen maamulka punt land. Radio widhwidh Mahamud Said Salaad Bosaso Punt land Somalia
-
Dismantle the militia of the SNM gangs at AraCadeeye
General Duke replied to QabiilDiid's topic in Politics
^^^JC, the term SNM & Somaliland could be used by any anti-secessionist individual as synonemous. Anyhow I have never been against the name Somaliland though sometimes the Somali National Movement sounds more appropriate..